WAA SAFARKII FAAFAN, ERER, NOGOB ILAA AFDHEER DAWLAD DEEGAANKA SOMALIDA | ADDINDHIG.

  Рет қаралды 50,200

Mohamed Hassan Dhalo

Mohamed Hassan Dhalo

Күн бұрын

Пікірлер: 146
@abdifatahhalane1792
@abdifatahhalane1792 4 ай бұрын
M. A waar ninku muxuu Afsoomaaliga ku tiiqtiiqsaday! M. H. Dhalo❤🎉👏👏
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 4 ай бұрын
Ilaahow dhagar walba oo lala damacsan yahay dadkaas walalaheen ah fashili iyo dhamaan wixii somali oo dhan iyo muslimiinta kaleba la damacsan aamiin
@GiireGuuled
@GiireGuuled 4 ай бұрын
Aamiin
@c.raxmaanmahamed7036
@c.raxmaanmahamed7036 Ай бұрын
Aamiin
@AlbedriNuurUrurrUruryare
@AlbedriNuurUrurrUruryare 3 ай бұрын
Waa dhul soomaaliyeed m.a oo ubaahan madax bannaani❤❤❤❤❤❤
@shaficihassan7558
@shaficihassan7558 3 ай бұрын
Wariyaha kaliya ee afsomaliga siday tahay ugu hadla warkiisa aan jeclahay guul wll
@chafeyare
@chafeyare 4 ай бұрын
Masha Allah daqiiqad kama daalin intaan muuqaalkan daawanaayay hibada wariyanimo ee Wll Dhalo iyo Bilicda quruxda badan ee dhulkeena iyo xiisaha aan u qabo inaan barto waxay sababeen in muuqaalku iga dhamaado anigoo wili sii raba. Allah haku dhawro wll halkaa noogasii wad safarka.
@AxmadMukhtar
@AxmadMukhtar 3 ай бұрын
The greatest
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman 4 ай бұрын
Masha Allah masuul guuleyso niin aan tageero iin badan waa niin reer Bursalax ah 🖐🏾🖐🏾🖐🏾🖐🏾🖐🏾🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@ayaaneeyyAhmett612
@ayaaneeyyAhmett612 Ай бұрын
MashallaH waa dhul aad u Qurux bdn❤
@MohamedIbrahim-n9w
@MohamedIbrahim-n9w 4 ай бұрын
Hargeysa ayaan kaa so salaamayaa maxamed dhalo. Ilaa daljir ayaan kusoo daawan jiray. Hore usoco walaal. Waa barnaamiyo wacan oo wariye sare tabinayo
@abdisankushassan8148
@abdisankushassan8148 3 ай бұрын
Masha Allah Wariye Sare Mohamed Dhalo xaqiiqdii dhul aan Dhaayo aan arag ayaad ino so gudbisay Balse walalkeyga waxa Iga talo Mar hadaad Safar Gelaysid MUSIC ISKA ILAALI❤
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 4 ай бұрын
Runti anoo gogoshayda fadhiya ayaan idinla safray soo tabintaaduna aadbay fadhida dhinaca afsoomilga keep going🎉❤
@ZalmanahmedMohamed
@ZalmanahmedMohamed 4 ай бұрын
Cajiib eray bixintaa meshada dhigtay Af-maal ba thy Runtii sxb Gulayso ❤
@Naturrally-xu7ge
@Naturrally-xu7ge 4 ай бұрын
Mash allah saxiib dhulka somaliyed waad na wada tustay allah ku dhawro
@JamaalGM7
@JamaalGM7 4 ай бұрын
Wariyahan tebintiisu waa heersare waana ninka ugu wanaagsan dhanka soo tebinta wararka deegaanada isaga oo 99% afkiisa hooyo warbixinada kusoo gudbiyey Hambalyo walaal
@Burcawi24
@Burcawi24 4 ай бұрын
Si wanagsan baad u sharaxday safarkan sxb Thanks 🙏 ❤
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 3 ай бұрын
Masha Allaah laakiin joojiya 🎵 waayo wariye kaleera ayaa la rabaa si looga faaiidaysto ‼️❌🛑
@abdalaachraf7833
@abdalaachraf7833 3 ай бұрын
Masha allah docmentry qiima badan iyo tebin heer sare ah M.H.DH ❤
@URvimez
@URvimez 4 ай бұрын
Afmaal afmaal dhalay..wariye ilaa liibaan ilaa xadka gedo ayaad u tallaabi lahayd yeelkadeede dhul qurux badan baad inoosoo bandhigtay .somaalaay gobonimo🎉
@Hamse-Ahmed10
@Hamse-Ahmed10 4 ай бұрын
Maansha allah hambalyo Afsomaligu waa Hodan Nabad iyo badhaadhe ayaan idin rajeenayaa From Hargeisa❤❤❤❤
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 3 ай бұрын
Masha Allaah nimcadaa in laga faaiidaysto Allaah hadin waadajiyo Aamiin
@mubarikAbdulahi-z3t
@mubarikAbdulahi-z3t 4 ай бұрын
Hibdiisa afsoomali ubogay wiilkan msha alah sxp form Hargysa
@KingZhakour
@KingZhakour 4 ай бұрын
Godey GACALO imow saxiib ❤
@mo7shine650
@mo7shine650 3 ай бұрын
Wariyahan wuxuu ku xaragooday af somali🎉
@Haleelofficial
@Haleelofficial 4 ай бұрын
Dhul cajiib ah qurux iyo taarikh fog leh ummadas somaliyed nabadoda ilahay ha u siyaadiyo
@NasroSaid-o2j
@NasroSaid-o2j 3 ай бұрын
Afkeenna saad u taqaan ayaan u bogay maasha'allaah
@adnaanmohammed8669
@adnaanmohammed8669 4 ай бұрын
Meel hormarkaas iyo nabadaasi ka jirto ayey soomalida qaar ku sheegayaan in lagumeysanayo
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 4 ай бұрын
Mansha Allah wa dhul barwaaqo ah
@ahmedopil5112
@ahmedopil5112 3 ай бұрын
Caadi maaha afSoomaali waa la dhameeyay waa Abwaaan M X Dhalo.
@IsmailArab-ng6jt
@IsmailArab-ng6jt 4 ай бұрын
War nio hadli ogidaa. Masha'allah 😊
@layladheman6534
@layladheman6534 3 ай бұрын
Wooow mnsha allah. Qurux badan dhulku ❤❤
@thedailyhero8966
@thedailyhero8966 4 ай бұрын
I love your Somali 👌🏾
@xoogsadeUK
@xoogsadeUK 4 ай бұрын
Maashaa Allaaah wax dhulkeena sidaasi uga soo warama waanba waysanyne Mahadsanid
@hodandahir8111
@hodandahir8111 4 ай бұрын
Masha Allah my home dulka Somali ilahay ha barkayo
@garanemuhumed3153
@garanemuhumed3153 3 ай бұрын
Adindhig runti wariye hawlkar ah ayad tahay Mahadsanid sxb
@Hamsemostapha
@Hamsemostapha 4 ай бұрын
Oop wllhi wxan ku dharan karaa ninkani inuu yahay OG😮❤ afka uu kubhadlayo ragga somali ugu yaqan from hargeisa
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 4 ай бұрын
Waa rer sanaag ninkaan
@NasroSaid-o2j
@NasroSaid-o2j 3 ай бұрын
Hhhh ha dhaaran ninkani waa reer sanaag qabiil ahaanna waa sandaladii warsangeli
@macanowcade280
@macanowcade280 3 ай бұрын
Hassan Dhalo tabintaada caadi maahan Allaha kibatakeyo saxib guleyso
@abdisalam97
@abdisalam97 4 ай бұрын
What amazing ❤❤ documentary
@FutoXar
@FutoXar 4 ай бұрын
Dhulka hooyo❤❤❤❤soo badi safarka
@cabdicasiscaligeedicaligee9609
@cabdicasiscaligeedicaligee9609 4 ай бұрын
Mansha alah sxb soo soco ilaa jarati
@cabdirashiidmacalin6049
@cabdirashiidmacalin6049 4 ай бұрын
Cajiib sxb halkaa kasii wada oo raaso taariikhdeeda diini ilgaara kusoo eega
@BashirJibrilAxmed
@BashirJibrilAxmed 4 ай бұрын
Mashallah wll gulayso
@dhulgariir
@dhulgariir 3 ай бұрын
Waxaan aad uula❤yaabay walaahi bilaahi talaahi dhulka baaxadiisa waa cidlo nimcadaasi ayay soomaalidu magaalo yar intay isku soo urursadeen isku haystaan jagooyin Boqolaal kiiloo mitir oo aanay cidna daganayn maxaa idiin diiday inaad beero ka samaysaan oo aad u iib geysaan Somali somaliland puntland iyo dhamaan dhulka soomaaliyeed ee walaalihiina halka ay oromo iyo amxaaro Baradho qudhuntay iyo tamaandho dhimatay ay u iib gaynayaan dalkiina soomaaliyeed ee kale miyaad inooga faaiidaysaan ood idinkuna ka faaiidaysataan nimcada Alahayow nimcada aad soomaali siisay Haku cadaabin hana ku ibtilayn Walaahi waan cadhaysanahay Taasaa la leeyahay soomaali waa gaajo Inagoo khayraadkaa haysana oo soomaali oo dhami isku filan tahay
@qasaaye23
@qasaaye23 4 ай бұрын
Excellent program.
@AbaasYasin-r8i
@AbaasYasin-r8i 3 ай бұрын
From muqdisho dhul somaliyeed❤
@abdirahmanhambalayso4711
@abdirahmanhambalayso4711 3 ай бұрын
Ninkan tabintiisa aad baad u jeclahay waa top level
@Ahmeddahir-kh1zo
@Ahmeddahir-kh1zo 4 ай бұрын
Nin rageed 🎉❤
@Ax.Ahmed-iz2zl
@Ax.Ahmed-iz2zl 4 ай бұрын
Dhalo waku slamay zxib waxaan rabaa inaad kasoo waranto magaalada harar gaar ahaan si xeel-dheer taariikhda halgamaa (AMIIR NUUR) mhdsanid
@MuztaphyAMahdi
@MuztaphyAMahdi 4 ай бұрын
MANSHA ALLAH DHULKAYGI HOOYO❤
@AbdallaIbrahim-
@AbdallaIbrahim- 4 ай бұрын
Markii hore waxan rabay inaan kabaxo muuqaalka lakin sida aad utabinayso codkaaga iyo ereyada aad isticmaalayso maaha mid lagajeesankaro waxan kusoo bararugay muqalkii oo iidhamaaday codkaagaa dabin iigu dhigtay😂😂
@hassanhasangurey4929
@hassanhasangurey4929 4 ай бұрын
Masha Allah warbixin lagu doogsado
@Samatare-l9u
@Samatare-l9u 4 ай бұрын
Heer sare, doorashada kalamdaha ayaan la dhacay.
@CabdixakiinCelabe
@CabdixakiinCelabe 4 ай бұрын
Ninka afsomaliga wuu ku farro yaraystay ❤❤
@mustafupdyhasen4587
@mustafupdyhasen4587 4 ай бұрын
Aftahan baad tahay walal ibana waad leaadahy Ee musica naga Daa fadlan walal
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 3 ай бұрын
Wow god job
@dauorad
@dauorad 4 ай бұрын
Alala ciil weynaa Ma dhulkaasa amxaaro naga haysataa
@kaarsheyusuf5835
@kaarsheyusuf5835 4 ай бұрын
M.a wariye qiima badan
@Somalia-c3m
@Somalia-c3m 4 ай бұрын
100.k🎉🎉aan gaarsiino ple🎉
@axmed12195
@axmed12195 4 ай бұрын
M.a welcome
@mohamettmohamutt6985
@mohamettmohamutt6985 4 ай бұрын
Mashalh🥰🥰🥰
@QarxisKudhiigle
@QarxisKudhiigle 3 ай бұрын
Keep going zhp
@arahmansheikhmohamed6955
@arahmansheikhmohamed6955 3 ай бұрын
Waxaan jeclaan lahaaa inaan arko dhulka saas u qurxan oo somalia.ka mid ah inaa arko i:a Dhul waayay dad xoreeya oo ka dulqaada axmaarada
@Sadia-u9k2y
@Sadia-u9k2y 3 ай бұрын
MaashaAllah
@HirsiAbdikadirHirsibuluko
@HirsiAbdikadirHirsibuluko 3 ай бұрын
Wabiga weeb ee gobalka afdheer magalda hargeele iskeen sxp dowlad deegaaanka somalida itoobiya ku soo dhowoow bariga itoobiya
@MohamedDahir-hw6kh
@MohamedDahir-hw6kh 4 ай бұрын
Safar wacan iyo dhul qurxoon
@dhuuhmohamud7148
@dhuuhmohamud7148 4 ай бұрын
Wariye sare Mohamed dhalo iyo wiilkan adeerka u ahaa mr Suudi wariye mohamed hassan dhalo waa shaqi af soomaaliga hodan ku ah
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 4 ай бұрын
Musiga wa ceeb iyo xumaan
@shantagees9425
@shantagees9425 4 ай бұрын
Musigu waa cibaado iyo nolosha badhkeed.
@axmedmowlid8786
@axmedmowlid8786 4 ай бұрын
WixuiXun Baa Xun. Xataaa hadii Uu Hadal.caadiya Yahay
@axmedmowlid8786
@axmedmowlid8786 4 ай бұрын
WixuiXun Baa Xun. Xataaa hadii Uu Hadal.caadiya Yahay
@saacidgacayte4688
@saacidgacayte4688 3 ай бұрын
Dhalow gobaladah dawlad deeganka somalidah gobalaadah dhiman baaan kaa dhowraynaah jarar qoraxey dollo shabelle liiban daawa iyo sitti Dhul barwaqah oo balaran
@Axmedsiciid-fn4py
@Axmedsiciid-fn4py 4 ай бұрын
Waa dhul soomaliyed
@kingMaame5
@kingMaame5 3 ай бұрын
Raaaaso city❤
@faysalahmed9402
@faysalahmed9402 3 ай бұрын
Marbaban moday inaan gariga dhinac kassaranahy oo aan dalxiiska idinku wehlio
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 4 ай бұрын
dhawr jeer naan,kusaf ray wadadan
@Adamyussuff
@Adamyussuff 4 ай бұрын
Afmaal afmaal dhalay 💯
@deexmaxamed3
@deexmaxamed3 4 ай бұрын
Qaab tabintaadaan ka helay top baad tahay
@IftiinMahamed
@IftiinMahamed 2 ай бұрын
Maxamed xasan dhalo nin codkisu ad ujeclahay 😫
@RadioQaraami
@RadioQaraami 4 ай бұрын
Maasha Allaah
@IsmailHasen-y5z
@IsmailHasen-y5z 3 ай бұрын
fadlan qeybtii labad meeday
@warsamemayele
@warsamemayele 4 ай бұрын
Wariye mohamed hassan dhalo afsomliga hodan ku ah aad ban ku salamaya
@ahmedceymis2708
@ahmedceymis2708 4 ай бұрын
Mashalah
@BashiirmaxamedAxmed-g6t
@BashiirmaxamedAxmed-g6t 2 ай бұрын
Bro iska jooji heeesaha
@yuniscabdirihman1211
@yuniscabdirihman1211 3 ай бұрын
Mohamed hasan dhalo waa afmishaar
@Ahmett990
@Ahmett990 4 ай бұрын
af tahan❤
@Biraha44
@Biraha44 4 ай бұрын
Wariye qaliya flow gareya
@QarxisKudhiigle
@QarxisKudhiigle 3 ай бұрын
Scw
@falatoking1761
@falatoking1761 4 ай бұрын
Bro please stop the music.
@maxamedkaariye7590
@maxamedkaariye7590 4 ай бұрын
Buuniga xog baahiyayaasha d
@husseinkh3644
@husseinkh3644 12 күн бұрын
af somaliga in laga qoro ninkaan ahayd
@NuurcabdiMaxamed-w3w
@NuurcabdiMaxamed-w3w 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@NuurcabdiMaxamed-w3w
@NuurcabdiMaxamed-w3w 3 ай бұрын
Somaliay.wa. Casimad.ugu.ween. Gobalad.dhan
@MarwahaniDuale
@MarwahaniDuale 4 ай бұрын
Dal barashadiiba vlog ayad ka dhigtay shiishowde at least 30 minutes ka dhigtig
@abdullahiabdi7700
@abdullahiabdi7700 4 ай бұрын
Waan ka hela yarkaan warbixintiisa hadaana qaldaneyn BBC ayaan ka maqlay codkiisa iyo magiciisa laakin muuqiisa waa ii maantay
@AbdirahmaanJibrilHassan
@AbdirahmaanJibrilHassan 4 ай бұрын
Hadal yaqan aan lahor marin weye kan walhi hadalka dha geyso hadii aad fahmeyso hadalkaa d k, H Kanoo kale waa saxafi harmariyey habkirkiisa Habka saxafinimada Bal firi waxan aan aragnay aayaa noola sharaxay asaa hesa ka la jada inoola saray
@FarassMedia
@FarassMedia 4 ай бұрын
MashaAllah
@CabdidaahirMahad-xi5vr
@CabdidaahirMahad-xi5vr 4 ай бұрын
Lph vidio inuu dheraadu ficnaa😮
@maxdar11
@maxdar11 4 ай бұрын
Waar meesha maxaa dhul inaga xiga
@Khaalidgamiil
@Khaalidgamiil 4 ай бұрын
Ey ey dhalay car kaalay somaliland qoodhaa lagu galinayaa😊
@Eidkaa
@Eidkaa 4 ай бұрын
Khaniis miya tahay laxeey
@yaasirahmedtubbe6530
@yaasirahmedtubbe6530 4 ай бұрын
Kani hadalo kadabar go'ay dunida ayuu kuhadlayaa
@Dalle_africa
@Dalle_africa 4 ай бұрын
Hhhhh
@M.diinaar_boy
@M.diinaar_boy 3 ай бұрын
Muuqaal cajiiba weeye runti.
@HamseMohamed-o3c
@HamseMohamed-o3c 4 ай бұрын
Wales iyo bilee wariye afmaal ah
@YAHYEXUSEEN-h5m
@YAHYEXUSEEN-h5m 3 ай бұрын
Faafan futo xun alla maxaan xoolo ku raacay
@sulekhamohamed-5564
@sulekhamohamed-5564 4 ай бұрын
Fiiq meesha kudhashy😢
@Saciid-axmed
@Saciid-axmed 4 ай бұрын
War dhulku qurux badanaa
Safarka Raaso Maalmihii Cilmiga iyo Culimada.
14:10
Mohamed Hassan Dhalo
Рет қаралды 24 М.
BOSSASO illaa XAAFUUUN & WAREEG iyo WAREER!
7:50
Daljir
Рет қаралды 64 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Reer Meel Cidlo Ah Lagaga Guuray Ayaa Na Marti Sooray
13:17
Cadceed Travels
Рет қаралды 40 М.
QABRI DAHAR HOYGI QURESHTA
12:45
geedi same
Рет қаралды 12 М.
Gobolka ugu halista badan caalamka || kashmiir  🤯
16:25
Muxsin Bashir
Рет қаралды 71 М.
WAXAAN KA GUDBAY XADKA OOGU QURXOONA AAN MARO ABID | S-2 EP-35
22:55
KAALAY ILA DALXIIS, XAABO ILAA XAAFUUN | Exploring Habo to Hafun
30:03