Thanks wall wa video ugu quruxda badnaa an waligeey dawado Mansha allah waxn jeclaan lahaa inan helo biyo zam zam lkn nasiibka ima samixin madaama an xanunsanhay 😢
@HiboAbdullah-wb5vz Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤
@khadiijacarab3434 Жыл бұрын
Alxamdulilha Wllky ❤❤alle ha jasaa mariyo wllky
@MohamedAli-s9y8n Жыл бұрын
Masha Allah. Waa dhulkii barakaysnaa. Dhallinyarow ummadda Slomaaliyeed u soo duceeya in Rabbi misery oo sharafteedii u soo celiyo.
@asmajokarasmajokar9375 Жыл бұрын
Allahu akbar allow dinta nagu qalbi qaboji nagu dil Kalamka afkena udambeyane allow ka dhig la illaha illalah Muhammed rasulllaha salalahu caleyhi wasalam
@sucaadcali8112 Жыл бұрын
Mansha allah Dhakhtarow Timirtaa Xaramka Taala love ku ahay 😘
@macalincabdaleahmedabdikad6527 Жыл бұрын
اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
@fahimacabdilahi2581 Жыл бұрын
Wllky dhakhtar alle haku sharfo inaan anuu joogan ismo dayayba ilaa u muqalku dhamaaday
@nimcaali3930 Жыл бұрын
Masha.allah allaha idinka aqbalo Acmaasha Aniga Insha.allah mar uun waan tagi
@zahradahir2811 Жыл бұрын
Mashallah tabarkallah rahaman ❤
@madeymohaa66 Жыл бұрын
If only all somali content creators did this sort of vedios! 🤝Your vedios are beneficial bro
@ayouch322 Жыл бұрын
Scw mansh allha alleh haidinka aaqabalo 🤲🤲
@nacimoomarsarmole8379 Жыл бұрын
Scw scw ❤ ilhow anaga neh no kas yaarabi ❤
@fatimahaid9174 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
Dhulkaa lugu aasay walal ee geed lama saarin😂😂😂😂😂😂
@nimcodagan586 Жыл бұрын
@@calibaxdo8239 waa ogahay jawaab tu waa abwaa 😇😂
@shukriabdirisaqmohamed6713 Жыл бұрын
Mahdsanid wllky dhakhtar alle hka abaal Mario vedeoyda qurux bdn e baydkii Rasuulkena N.N.K.H Alle ku caabudi jiry si live ah ula socon wa nimco alle masiyo adiguna shukrn yaa akhii🙏hdda qalbiga indhahba waa ka tgy runti I.n Lugna wa ku this doona I.n
@maanka1111 Жыл бұрын
ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️✊️🤝🧡✊️🙏🥺☺️🙌🖤
Wllo Alle darti igu soo ducee waxaad jogta dhulki barakaysna wll in Alle isiiyo awlad wlhi cidlo ayaan joga in Alle iga farxiyo walasha ayaan ahay si niyaha Alle darti igu soo ducee Alle haku barakeeyo wllkay