GOLE-JOOG: Cali Mooge Geeddi

  Рет қаралды 45,912

Aayatiinka ummadda Soomaaliyeed

Aayatiinka ummadda Soomaaliyeed

Күн бұрын

Suugaantii Cali Mooge Geeddi oo lagu waraysanayo barnaamijkii Tixmaal ee telefeeshinka Djibouti. Waxa waraysanaya Maxamed Cabdillaahi Riiraash iyo Maxamed Daahir. Waxa ku jira qaybtan maansadii Gole-joog oo abwaanku ku xusayo magacyada boqollaal xayawaan iyo sifayntooda.

Пікірлер: 44
@odaygaraad8763
@odaygaraad8763 4 жыл бұрын
abwaanimo geesi lagu boqroo,guul sitaa tahay walee waan kuu qiray abwanimo cali mooge geedi ( waxaan ku bartay buuga laga qoray ee la idhaa qalin ma koobaan ) alle haw naxariisto
@laasgeed2553
@laasgeed2553 Жыл бұрын
Cali mooge Geedi Allaha u naxariisto. "Taariikh la guulguulay.....Ninka tayda gaasira ayaan tiisa gudhiyaa" Intaas uun Allaha ina garansiiyo.
@maxmudabtidon1960
@maxmudabtidon1960 4 жыл бұрын
Cajiib waxa wax aad loola yaabo ah ninku xikmadda uu ilaahay siiyay waxa kasii daran waa xaafid maskax yaable leh wax warqadda kama akhrinayo Allae ha u naxariisto abwaan cali mooge
@maxamuxasan4186
@maxamuxasan4186 15 күн бұрын
Ale hawnaxariisto ❤abwaan cali mooge geedi ❤ abwaan reer hargaysa ahbuu ahaa ❤
@abdirobleh823
@abdirobleh823 9 жыл бұрын
waa abwan buuxa hambalyo hambalyo waxa lagu bari kara ciyalka magacda xayawamadka
@sawdasalaf1100
@sawdasalaf1100 4 жыл бұрын
P00
@guuldoonmohamed8941
@guuldoonmohamed8941 8 жыл бұрын
Rabi haw naxariisto Walee Haddii Abwaan dhabi jiro Abwaan buu ahaa ilaahay derejeeyay Aqoon yahan Saynis yahana oo dhaqan yaqaana oo hilaada iyo Cilmiga dhulka iyo ka diintaba ku fogaaday ayuu ahaa Ilaahow jannada ugu deeq
@kayseiman2823
@kayseiman2823 3 жыл бұрын
%%1
@xiisoiyoxullasho
@xiisoiyoxullasho 6 жыл бұрын
Alle ha u naxariistee Abwaan Cali cilmi mooge wuxuu ahaa nin dhalinyaro ah oo illahay xigmad siiyey iyo hibo gaara abwaan la midana wali lama arag halkuu ka gabyayo
@koosahmed7232
@koosahmed7232 4 жыл бұрын
Allah yarxamu Raaxmiin. Rabbigii ayuu u laabtay isagoo Ummadiisa dhaxal iyo dhito buuxda uga tegey. Naxariista Eebe ayaa u weydiyay.
@najaxshariif5908
@najaxshariif5908 4 жыл бұрын
Inta 2020 daawanaysa like ta
@mudane1454
@mudane1454 6 жыл бұрын
Allow ku naxariiso Abwaan murti qiima wayn ka tagay
@libandabcasar3811
@libandabcasar3811 4 жыл бұрын
Alle qabriga ha unuuro Ali Mooge runti Abwan qimo badan ayuu ahaaa, suugaan dhaxal gal ah ayuu inoga tagay
@shariifkhaliif980
@shariifkhaliif980 2 күн бұрын
Aamiin yaa allah
@jaamaccabdigodane971
@jaamaccabdigodane971 2 ай бұрын
Ninkaan waliga ma arag nin la ayni ah xagga aragtida iyo aqoontiisa dhaqa, cilmi iyo xaafidnimo rabi haw raxmado
@soulemanahmed9900
@soulemanahmed9900 9 ай бұрын
subxanallah allah u naxaristo abwan galiiya,ee afka somaliyed
@fadxibarre6283
@fadxibarre6283 5 жыл бұрын
Alle haw naxariisto waa bil ramadaane
@FarahAbdul
@FarahAbdul 4 жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto 1960-2003 da Yar ayuu ifka kaka dagay.
@ahmedbashir7126
@ahmedbashir7126 8 ай бұрын
Allah naxariista jano haka waraabiyo Abwaan Cali mooge
@saidjama7840
@saidjama7840 7 жыл бұрын
Ninkanu wuxu aha philosopher aragti fog
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 Жыл бұрын
Cajiib alaw u naxariiso taariikh cusub weeye cidin halkaa ma gaadhin mid hore iyo mid dambaba number one AHN
@abdisalammohamud9541
@abdisalammohamud9541 Жыл бұрын
Allah u naxariisto Abwaan dhaxal ka tagey dheh
@takoyareofficial1424
@takoyareofficial1424 2 жыл бұрын
Allah ha U naxariiso abwaanka Insha Allah
@nouhdhamme5366
@nouhdhamme5366 6 жыл бұрын
Alah ha u naxaristo aqoon dhaba
@sheekhabdillahi7318
@sheekhabdillahi7318 4 жыл бұрын
Waa soomaali dhab ah nin kani
@abdullahiabshir9607
@abdullahiabshir9607 2 жыл бұрын
Alla muxuu xikmad xambaarsana abwaan ali mooge Ilaahow unaxariiso oo janadii fardowsa geey
@cabdiraxmaansomali7691
@cabdiraxmaansomali7691 6 жыл бұрын
Subxaanallah
@a.s1a.s175
@a.s1a.s175 5 жыл бұрын
Ninkani waa Cidagale
@sheekhabdillahi7318
@sheekhabdillahi7318 4 жыл бұрын
Cali mooge muu ahayn ilma warqad is hordhige likiin wuxuu ahaa maskax shiil)hada waxaa na wareeriyay qaar warqad uun is hor haya oo leh waxaan nahay abwaan
@abdigeedi2342
@abdigeedi2342 4 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariist cali mooge
@ibrahimabdi8900
@ibrahimabdi8900 5 жыл бұрын
Inuu ciidagale yahay suugaanta ka gartey
@huaweiy6prime428
@huaweiy6prime428 5 жыл бұрын
Waa ciida gale oo weliba yoonis
@samakaabdeeq2756
@samakaabdeeq2756 4 жыл бұрын
@@huaweiy6prime428alle haw naxariisto
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
oo ma waxay isku jilib ahaayeen cilmi boodhari allaahu akbar waar dee gabaygu guri isaaq buu fadhiyaa abwaan cali cilmi mooge geeddi alle ha u naxariisto oo qabriga ha u nuuro aamiin.
@salebanjama6471
@salebanjama6471 4 жыл бұрын
Wuxu ahaa aqoon yahan dhanaystirane Rabbi janooyinkiisa ha ku arsaaqo
@cabdiraxmaansomali7691
@cabdiraxmaansomali7691 6 жыл бұрын
Illahay haw naxariisto
@garaadyare8373
@garaadyare8373 2 ай бұрын
سبحان من حلقك
@Ahmadissak
@Ahmadissak 4 жыл бұрын
Waa assal
@soulemanahmed9900
@soulemanahmed9900 9 ай бұрын
naxaris jano
@MohCiilmoge
@MohCiilmoge 8 ай бұрын
Cali Mooge Geedi AHN Dhaqan yaqaan Dhaxal Reebay
@mohamedyussuf3813
@mohamedyussuf3813 2 жыл бұрын
Nin aan afsomali caruuta 7 jirka kuhadla ayaa doonaya inuuqiimeyo abwaanka markuuleyahay harawi magaadhikaro mabafahmayo waxa lagahadlayo
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 10 ай бұрын
Gacanbaan u taagay ninkan
QALIN MA KOOBAAN: Suugaantii Cali Mooge Geedi iyo Barnaamijkii tixmaal ee TV Djibouti VTS 01 1
27:11
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
1:11:11
Bishar Ahmed
Рет қаралды 554 М.
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
MrBeast
Рет қаралды 49 МЛН
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 12 МЛН
Omar Kuul gabeygisi
55:16
Abdillahi Ahmed
Рет қаралды 13 М.
Tixmaal - cumar daahir
7:53
Jabuuti TV
Рет қаралды 25 М.
Wankayga Cadoow Ha naaxin AHU Abwaan Af-gudhiye
19:28
Hoodo Show
Рет қаралды 31 М.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
WaayoJoog: Gudagalkii Hargeysa  31 May 1988  Mujaahid Weere.
27:40
Cali Mooge Geeddi iyo Tixmaal
25:30
Aayatiinka ummadda Soomaaliyeed
Рет қаралды 14 М.
xasuus reeb mohamed baruud uffo
1:10:15
Horn Cable Tv
Рет қаралды 180 М.
meecaad miigane
10:54
Abdi Agalab
Рет қаралды 743 М.