No video

Sheeko Gaaban---Iil Hooyo iyo Eedo Arxanlaay Qeybti Sedexaad

  Рет қаралды 1,081,387

Goobe Video Production

Goobe Video Production

Күн бұрын

Waa sheekadi Eedo Arxanlaay qeybteedi Sedexaad! Waana qeeybtii ugu dambeeysay sheekadi Eedo Arxanlaay. Waxaan idiin balan qaadeeynaa sheekooyin kale oo xiisa leh, kana turjumaaya dhacdooyinka dhabta ah ee biniaadamka soo mara, mala awaalna ka fog. Fadlan subscribe channelka si aad ula socoto riwaayado xiiso badan!

Пікірлер: 644
@anuusharaweelo8007
@anuusharaweelo8007 7 жыл бұрын
Thankz waa sugeenay in badan nolow like ii saara anaa ugu horeeyee baqiil namada iska daaya😂😂😂
@halimoali452
@halimoali452 7 жыл бұрын
Mash alh anig xitaa wan jecelhy
@faraxsanhassan3951
@faraxsanhassan3951 6 жыл бұрын
Alla cwa aneeba ilinta iga dhamaaty ilaahayow hooyo mcn iyo aabo mcn ha naga qaadin aamin aamin
@xabsoabdi7250
@xabsoabdi7250 7 жыл бұрын
yeeeeees wlhi wasugene qaybti sadaxad tnks Like isara inta igulafaraxsan
@GoobeVideoProduction
@GoobeVideoProduction 7 жыл бұрын
Dhamaan saaxiibada KZbin salaan qaali ah ayaan idin salaamay. Waxaan idiin wadaa qeybti ugu dambeeysay ee riwaayadaad wada sugeyseen, Iil Hooyo iyo Eedo arxanlaay. Waan ka xumahay intaan idinkala soo daahnay, waxaanse cudur daar ka dhiganayaa shaqada eey riwaayada soo martay oo aan fududeeyn, waqtina qaadata sameeynteeda. Waxaan idin ogeysiinayaa in Riwaayado kale safka ku soo jiraan shucuurtiina kicin doona haduu Eebe idmo. Si aad ugu xirnaatid riwaayadaha fadlan subscribe channelka!!!!
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Goobe Video Production mahadsanid aboowe wan sugaaye wlhi qeybtaan Inaa jeclahay iga gaarsii inta ruwaayada jileyso
@anuusharaweelo8007
@anuusharaweelo8007 7 жыл бұрын
Goobe Video Production thankz walalo ❤💋
@sadoolhaye386
@sadoolhaye386 7 жыл бұрын
wow
@Team-Biggy
@Team-Biggy 7 жыл бұрын
dhib maleh waku amin sanah nay abti shaqo wacan
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 7 жыл бұрын
Goobe Video Production salamulah wllky qaaali
@fatumasheikh1725
@fatumasheikh1725 4 жыл бұрын
I am watching this 4 times now will never stop watching it
@fatumasheikh1725
@fatumasheikh1725 4 жыл бұрын
Good movie
@naimahassan4705
@naimahassan4705 2 жыл бұрын
@@fatumasheikh1725 movie
@hubimohamed7626
@hubimohamed7626 2 жыл бұрын
Good move I am watching this 3 time now
@user-sx6ts1tp4k
@user-sx6ts1tp4k 11 ай бұрын
😊😊😊😊
@Amirkhan-wq7gd
@Amirkhan-wq7gd 7 жыл бұрын
Ilaahey ha no xafido hooyo sharaf
@ugbaadqurux5940
@ugbaadqurux5940 7 жыл бұрын
Ax wlhi waa murugo Hooyo Mcn Allaha iikaa daayo intay ka dhimatayna Allaha u naxariisto
@zakiyare984
@zakiyare984 7 жыл бұрын
Hhhhhhh Laki Caadi ma Ahan jilaa Nimada Ayey ku fiican tahay intii ila Aragtay Like Hala iisaaaro
@user-su8nx1pw1n
@user-su8nx1pw1n 6 жыл бұрын
haaaa WA ARKY
@marwomohamed1232
@marwomohamed1232 6 жыл бұрын
Zaki Yare 😋
@alinuur1345
@alinuur1345 6 жыл бұрын
Kkkkk😴😗😘💏🔊🕨🕪🕪🔈🔇🐆🐅🐅🏞⛱🏝🏜🏖🏕🏛🕋🕌🚾🚾🚩🏴🏳
@munadaganahmed7022
@munadaganahmed7022 6 жыл бұрын
Akhash. Lki. Caadi. ma. Ahan. jilaa. Nimada
@haniibraahiimhaniibraahiim2304
@haniibraahiimhaniibraahiim2304 5 жыл бұрын
waaruntaa
@Aabe9
@Aabe9 7 жыл бұрын
Anigaa u horeeyo like igu qabta san usugaayey waan daalay wlhi
@ayaanmohamed9065
@ayaanmohamed9065 7 жыл бұрын
like tu maxay sheegtaa wllo
@hidaayomuxumedmaxamuud2823
@hidaayomuxumedmaxamuud2823 7 жыл бұрын
farhiya official cz😂😂😂😂
@khawlacismn9171
@khawlacismn9171 6 жыл бұрын
mooji wall wlhy
@isseolowahmed5860
@isseolowahmed5860 3 жыл бұрын
Heestaan markaan maqlo waan Calool xumaanayaa walaahi eedo aaba uu Qabo Waan soo arkey 😭 😭 😭 😭 😭 😭 😭 😭 😭
@qaaliluula8013
@qaaliluula8013 7 жыл бұрын
Runti wan ka helay riwayadan hooyo mcn allah ku dhowro
@hibomohamoud4116
@hibomohamoud4116 7 жыл бұрын
goobe vedio production adbad ugu mahasantihin sidad noogusoo gudbiseeen shekoyinka runtii ruwayadani dadbadan ayey dariinsiinaysaa hooyo nimada iyo naxariisteeda nalasoo wadaaga kuwo kaloobadan thankx alot
@sacdiyahapdirazhidcali7659
@sacdiyahapdirazhidcali7659 6 жыл бұрын
Alllooow Hooyadeeey IiidaaaH Aaamiin Aamiin 😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@maxamedaxme6251
@maxamedaxme6251 7 жыл бұрын
Mnsha allah gabdhahan wlhy yaryar baan anigu ka helay qaybta ay filmka kaga jiraan ilaahey ha daayo lkn waa gabdho caqli badan ee wax kale ha looga faa.iideeyo
@naimoali9660
@naimoali9660 7 жыл бұрын
waad ku mahadsantihiin dhamaantiin inta ka qeebgashay ruwaayadaan. waana mid qiimo leh alow hooyo mcn ajir iyo xasanaad kusii.
@ayang7089
@ayang7089 7 жыл бұрын
Wan dhararsana ruwayada inta iga danbeyso liketa igu qabta pls
@somaliqueen1553
@somaliqueen1553 7 жыл бұрын
ilahow hooyaden ha naga qaadin😅😅😅😅😥😓
@somalilandwaasomali2595
@somalilandwaasomali2595 7 жыл бұрын
Masha allh inanta yar waa aktarad wllhy soo barbaar habo
@gabadhahooyomaariyo3926
@gabadhahooyomaariyo3926 7 жыл бұрын
Wlh ilmo ayaa iso dhaftay gabdhaha yaryarka caadi mahaan warhooy nimanow iyo nagoow ilmihiinaa haystaa oo eedo ha u gacan galiniina
@abubinabdullah2810
@abubinabdullah2810 6 жыл бұрын
Walh waa runta ilmaheyda islaan kale umadhiibo hooyadood hadii aay geeriyoota xitaa aniga haysana wlh bilahi talh intii ay tan igu dhici laheyd
@samirathahar3177
@samirathahar3177 7 жыл бұрын
Woow waan sugay in badan Like isaara inta ila sugtay
@wiibtobiibto9752
@wiibtobiibto9752 7 жыл бұрын
Filfilo naag nool iga dheh 👏🏽👏🏽👏🏽
@napiihaapdilaahi386
@napiihaapdilaahi386 6 жыл бұрын
lama huran waacaws jilal lamahuran hoyo😘😘hoyo nolow 😍😍😍😍😍😍😍😍👊👊💖💖💖💟
@aaminajama7143
@aaminajama7143 6 жыл бұрын
Omg so cute iiman yar IllAAHY HAKU daayo Nuune
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 7 жыл бұрын
Waaba aabe fiicaaan hadiii uusan caruurta dil isnah uga Darin waleee raajonimo Qurbah baaa u hiiliyey soomaliya waa dayacami lahaa yeen rabiyooooow caruurtayda rajo ha ka dhigin Amiin ii dhaha
@qalanjadaburco5410
@qalanjadaburco5410 7 жыл бұрын
Hablaha yaryari siday u matalayn wn ka helay masha Allah . Allow hooyinkeena noo dhawr inta dhimatayna u naxariiso amii
@shukriahmed9878
@shukriahmed9878 7 жыл бұрын
Maansha allah tanyarba fariidsan waan ladhacey
@mulkihappy
@mulkihappy 7 жыл бұрын
👏👏👏 masha Alla lagama xiisayo ribayadaada laki rubayadaan kuwa kale ka qatarsan wan sugenaa
@shakiraaadil8225
@shakiraaadil8225 7 жыл бұрын
Manshallah maiza gabar Aad yar jilitankeda aad u Mcn manshallah
@eshwaksirman3114
@eshwaksirman3114 7 жыл бұрын
Omg! Cunugta yar wa funny iman yar😗😍😍
@user-lx2ty1tv6m
@user-lx2ty1tv6m 4 жыл бұрын
M.a dheeh abaayo adigu mahadsan
@filsancadey8035
@filsancadey8035 7 жыл бұрын
Wlh colosha ka ooye😭😭😢😢😢 illahow hooyo la.aan hana dhigin
@mohaadan7164
@mohaadan7164 4 жыл бұрын
Amiin
@fardowssaahmed1397
@fardowssaahmed1397 4 жыл бұрын
Aamin aamin
@naftauroon3919
@naftauroon3919 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣 Mamo filfilo sidee u mataleysaa ka helay runtii
@abdirahmanmohamedqaxiye9292
@abdirahmanmohamedqaxiye9292 7 жыл бұрын
waxaa gaashey ayaay laaga jaraya lakiye ciyaalka ayaay cadiibatey qofyaha ilaahayo hooyo noodad oo ayeeyo haanokadiin
@ifrahabdilahisllwws5837
@ifrahabdilahisllwws5837 3 жыл бұрын
Block it und9o dkpnsoneonson in onsk jab newton to 88 cm 8 just to 33feet 8 oriental wins from 8snsknsono NSA jjobvddodvhdddfj 9s isis9nenssons of ns.s9nq8w on 8PM ieni w9iein ospqnwp0wwno
@Amalindhodeeq
@Amalindhodeeq 7 жыл бұрын
Walahay wax badan waa sugnay qaybtan Waan idin salaamay All 🙌🏼
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 7 жыл бұрын
Ninka calool jecel waa dhameeyay😢 I like that
@qalanjoaxmed1204
@qalanjoaxmed1204 7 жыл бұрын
Kkk Doob Dareenbaa Dilay kulahaa ruwayadan Markaa Daaanaysid Caloosha Kuxanuunaysid 😢😢
@salatguure8426
@salatguure8426 5 жыл бұрын
wlhi waa ilmeeye hooyo ifka adigaa kuu jeclhy 💓❤ilmhaa dhali doono i.a kuma haleenayo allaha xaaskeega mustaqbalka iida❤❤
@hamdaabdi6282
@hamdaabdi6282 7 жыл бұрын
Ilahow ilmahyga habadin eedo subxanalaah
@sadiyalove7908
@sadiyalove7908 7 жыл бұрын
Mar waan ooy mar na wa iskA quslaayi laki Cadí ma ahan wlhi jaliinkeda waku heestaa sodah Qatar heshay mac sokor 😂ilmaha na caloshee iga huriyeen qasatan Marko abahood ku kor ooy 😢😢
@hodanahmed9709
@hodanahmed9709 6 жыл бұрын
Alla Edo wey iso kurisay waxan xasusta bisbas iyo omo iney kurka ii Marin jirtay illahaw qer kusii
@hgh6577
@hgh6577 4 жыл бұрын
Laa xowla walaa quwah basbaas iyo oomo aaa yaa RABBU u dambi dhaaf dhibaato ka weyn ma jirtee
@ashaluuladoontiiallechunel7353
@ashaluuladoontiiallechunel7353 3 жыл бұрын
Waaw masha allah 3 years ago hadan dawanoyaa waana kaheley inoso badiyad keep going
@ayansuleiman1472
@ayansuleiman1472 7 жыл бұрын
Wooow Masha Allah
@M.chabow
@M.chabow 7 жыл бұрын
Gabdhaha yaryar Masha Allah siday wax ujilayaan
@marishcumar6707
@marishcumar6707 3 жыл бұрын
Waaw
@amaaldegan4156
@amaaldegan4156 7 жыл бұрын
Waa riwaayad fiican viiva laki X wacays❤❤ lkn islaan kaa daranbaaku heshay plz part 4 noosoodaaya
@haticeahmet7865
@haticeahmet7865 5 жыл бұрын
Cunugta yar ee iimaan ah wnkahlely mshllh 😘😘
@balqiisajaamac4019
@balqiisajaamac4019 7 жыл бұрын
horaaaa lo dhahay nin waaa nagtiiis ilove uuu nibanka somiyeed
@jawaahircabdulaahu5889
@jawaahircabdulaahu5889 7 жыл бұрын
waa Ka Xumahy Inee Meshaan Ku so Dhamatay mahdsanid 😮
@zaamzaylac3892
@zaamzaylac3892 7 жыл бұрын
An cunugta yar ka helay iimaaan
@NajiibAli
@NajiibAli 7 жыл бұрын
makuu kenaaa 😂😂😂😂😂😂😂
@susuumoha6879
@susuumoha6879 7 жыл бұрын
Inta riwaayada unlike saartay waxan u malaynayAa eedooyin qumayo ah inay yihiin sirtoodii ba banaanka la keenay. Yaa igu raacsan😂😂😂😂
@ayanitaidrissdanfeh7584
@ayanitaidrissdanfeh7584 7 жыл бұрын
Gabadha Lacagta jecel kkkkkkkkkk ubadii
@mohamedali-uw8jn
@mohamedali-uw8jn 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@razmi4568
@razmi4568 7 жыл бұрын
Gabadha Lacagta jecel anigaa kugu raacsan
@filsanbashir1365
@filsanbashir1365 6 жыл бұрын
Gabadha Lacagta jecel kkkkkkkkk
@iimancabdalle4998
@iimancabdalle4998 6 жыл бұрын
Gabadha Lacagta jecel hhhhhhhh
@quenzeyna9610
@quenzeyna9610 7 жыл бұрын
Xanuun wlh lkn wajibkeeda ayaa lamarsiiyay edo xumeey waxkalabax riwayadaan caharkadhigo alloow hoyo macaan unaxariiso say amiin
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 7 жыл бұрын
Zeynab Siyaad aamiiiiin
@zaamzaylac3892
@zaamzaylac3892 7 жыл бұрын
Wlhi aamino dhool dhexee indhaha wareejiseee
@user-fc6ct9ji8t
@user-fc6ct9ji8t 7 жыл бұрын
Thnks wll Mcn like isaara pls Somali Maxamed hadd thn blhi caleykume
@hff6tt714
@hff6tt714 7 жыл бұрын
Axlaaa riwaayid
@Umucaisha935
@Umucaisha935 6 жыл бұрын
poqorada baydhabo
@hoodoaxmed7064
@hoodoaxmed7064 5 жыл бұрын
ala ayeyo qof haysta iyo hooyo wax kama maqna
@najiib_ade3119
@najiib_ade3119 4 жыл бұрын
asc
@ummueymanibraheem4225
@ummueymanibraheem4225 7 жыл бұрын
Wlh waan sugaaye qebtan. Maxadsanid for uploading
@sheymaaaadam4077
@sheymaaaadam4077 7 жыл бұрын
Goobe vidio wad mahsantihiin inosoo badiya
@fathianouh9797
@fathianouh9797 7 жыл бұрын
Naxdin badanaa, Alaahoow caruurta silciso ha badin soco sadexdaadoo sagaal lagu darayna qaado
@miskiahmed8498
@miskiahmed8498 7 жыл бұрын
Omg was waiting for this Somaali hanoolato ....
@fartoonmohammed7519
@fartoonmohammed7519 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@fartoonmohammed7519
@fartoonmohammed7519 7 жыл бұрын
laki cadi ma aha
@zamzamzamu918
@zamzamzamu918 6 жыл бұрын
Mxaa
@allehakubarakeereyo6405
@allehakubarakeereyo6405 3 жыл бұрын
Magacayga maku soo gaaray in la dhaho FilFilo🤣🤣❤iLike wllhi 🥰
@Simanqaali
@Simanqaali 7 жыл бұрын
Mahadsanid wax bdn baa sugaynay
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 6 жыл бұрын
HOYO wilga lahadalle koula HINDA Wa chanisse hisiiiii Allah hihaffi ilmaa yare hoo dimathaih ana dilait halahalgii hidan Ryawaad murugo BADANNE hokatourjoumasai gimahaa hoyoadou halaodahai is TRUE history LACKI is BESTED Actrice sifianne ma JILAISSA Gurux BADANNE Wawenne Longue life AMINE ALLAH tank you very GOOBE VIDEO PRODUCTION WA SALAAM SALLAM saray Hamballo Grontualation et Felicitations Bravely
@sumayamaxamedmaxamed6454
@sumayamaxamedmaxamed6454 6 жыл бұрын
wlhy ruwaayadan murugo qosol iyo wxs maleh waayo waa xikmad soconaysa
@muntascrisaaqchannal6348
@muntascrisaaqchannal6348 7 жыл бұрын
MashaAllah gabdhaha yar yar waa qalilowyo masha Allah ilahay ha idin dhawro
@zamzamzamu918
@zamzamzamu918 6 жыл бұрын
Haa mashallah
@fartanur918
@fartanur918 6 жыл бұрын
hhhhh Aniga waxaba iga yaabisay sodohda sidey indha ha ukala gidisay wax kale iga dheh
@hilaacdahir173
@hilaacdahir173 7 жыл бұрын
Wlhy xasid nimadu maficna ilmaha waaa lasimaa kuwa aad adigu dhashay sidoodoo kalaa looladhaqmaa hooyo Allow hanaga qaadin
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Hilaac Dahir kuwi ku anficidoono lama oga wall Ilmaha waa loo naxariistaa wlhi waa maskiimo Ama adiga dhal ama xaas kaaga hadhasho markaste waa saqiiro caruurta
@xaawokiin5538
@xaawokiin5538 7 жыл бұрын
Hilaac Dahir aAmiin allow hoyo mcn noday
@fathiomar3263
@fathiomar3263 7 жыл бұрын
Aamin wll
@hilaacdahir173
@hilaacdahir173 7 жыл бұрын
Asma Curada cida Haaa huuuuno wlhy waa saqiiro wax maogooyina oo ilmadoow ah Allow ilma laan hanadhigin Hooyana noodayso oo Eedo hanabadin ilmaheenana habadin Eedo
@hilaacdahir173
@hilaacdahir173 7 жыл бұрын
Xaawo Kiin Amiiiiiiiiiiiiin yaaaaa Allaaah baaayo
@fahmoabdulkadir1783
@fahmoabdulkadir1783 7 жыл бұрын
Wax jiraa ayee ka turjumeysa ilahey hooyo hadhooro hooyo la.aan san ayaa kadanbeyso iyo silac 😢
@qalbisimansaafi4073
@qalbisimansaafi4073 7 жыл бұрын
Alh Eedo arxan daranaa balayo dhe ninkane wey raptaa Ilmahana wey dilee ka wrn bastarad dhe 😎😎
@fawsiahassan357
@fawsiahassan357 7 жыл бұрын
The kids make me cry it’s sad wallahi 😭😭 ilmo Saan reality u heesato ayaa laga yabaa
@dronszell
@dronszell 3 жыл бұрын
Like my friend .the same happens to my friend. Am so sad watching this video. Alhamdulilah my parents are alive. So sad for my friend, because she lives with her stepmother but now she lives with her grandmother. I hope she sees this video. I learnt more from this video also you.
@yasirabdinasir9295
@yasirabdinasir9295 7 жыл бұрын
Wlhi waa filin waxkuqaadasho mudan eedo arxandaran ilaahayow ilma aandhalay naagkale ha ubaahinin
@istarabdi7650
@istarabdi7650 5 жыл бұрын
Wow waan kahelay like isaara inta igadanbaysa
@aaminacartan7747
@aaminacartan7747 7 жыл бұрын
Mansha Allah hblaha yar yar waan ka helaay
@shadiyamoha2219
@shadiyamoha2219 7 жыл бұрын
eedo arxanlaay maxaan dhaaxo arkay ax😢 aaqiro suaal taal wlh
@sumayocusmaan1998
@sumayocusmaan1998 7 жыл бұрын
gawadha yar waa ku heestaa maashaa allh
@ifrahyussuf7587
@ifrahyussuf7587 7 жыл бұрын
thanks wllo sharaf ruwayadani way igu socota walahi waa qiiro wana wax jira
@muslimahmed7470
@muslimahmed7470 7 жыл бұрын
labada yar yar ayaaban ku haystaa anu mnsha allh wlhi si fiican by u jilayaan
@aaminaudug4166
@aaminaudug4166 7 жыл бұрын
Ilaahow noo daa hoyooyinka inti dhimatayna u naxriiso
@Hijabnaturalsom
@Hijabnaturalsom 7 жыл бұрын
Cadi mahan edoyinka ku wana qata 😊👍🏼
@riishabmaxamuudmuuse3037
@riishabmaxamuudmuuse3037 7 жыл бұрын
alle haw dhewr hooyo mcn
@dheymaluula4452
@dheymaluula4452 7 жыл бұрын
Wooow thankss yaqey waan sug nay mudo badan
@munaaden781
@munaaden781 6 жыл бұрын
Asxaabta
@munaaden781
@munaaden781 6 жыл бұрын
Hooyo
@quman1439
@quman1439 7 жыл бұрын
Wlhi oohin.com sani wayba dhacdaa iyagu riwayad ku dhigeene
@fartunislaam8494
@fartunislaam8494 7 жыл бұрын
PART 4 As soon as possible please
@salmaabdilahi9271
@salmaabdilahi9271 7 жыл бұрын
saan U Rabay miyaaa 😍😍😙😙aad ayaa U Mahdsnitihiiin
@safiyamahamed7720
@safiyamahamed7720 5 жыл бұрын
Kkkkk wof caleg
@CABDALLATV
@CABDALLATV 6 жыл бұрын
Gabadha weyn oo shan wiil logu wacayo aba jecladay 😭😭😭❤️ wlh
@foosiyofanka8138
@foosiyofanka8138 3 жыл бұрын
Ilahay haku naxristo
@hodanabdullahihersi3322
@hodanabdullahihersi3322 3 жыл бұрын
Allah
@ayaanali4124
@ayaanali4124 2 жыл бұрын
subxaana allah
@isteellamoha3617
@isteellamoha3617 6 жыл бұрын
Bi istaahel eedo abarlaay nice film
@googlegmail3753
@googlegmail3753 7 жыл бұрын
Hortaa nagaha arxan daranaa. Sideeh U xumeynkara caruur u odeygega dhalay hadanah rajo ah masakiin. Taa ilahay.. mayanan ilahay uga baqeyn in ay kuweyga rajo ilahay Bado oo Ilahay ilmaheyga laga goyo dulmigan ku dhaqaqayo. Waxan u maleynaya was filim kaliyah ee ruun ma ahan
@Digitbuzzy
@Digitbuzzy 6 жыл бұрын
Ruwaayadan sidan u sugaayay wan daalnay aaaway qeybti afaraad pls inosoo daaaya thanks
@mazbel.114musse9
@mazbel.114musse9 6 жыл бұрын
kan ku qabo ana qabo like igu qabta
@zeinababdillahi8998
@zeinababdillahi8998 7 жыл бұрын
Bravo j'ai aimé.
@fadomomahamed7556
@fadomomahamed7556 7 жыл бұрын
Maasha alaah gawadha yar waa cajiib caqligaaga alaha kuusiyaadiyo
@aliaali8070
@aliaali8070 7 жыл бұрын
gabdhaha yar yar si wanaagsan ayay ujileen soo barbara habo alle haydin xifdiyo
@axmedzimpa4525
@axmedzimpa4525 7 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk cadi maha islantu fil filo thanks wan sugane ilke ilaa ogada
@digriyowabdisalah7311
@digriyowabdisalah7311 7 жыл бұрын
Ayaan Sale
@qadrashilin874
@qadrashilin874 7 жыл бұрын
Aar laki iigeyaya I lOVE laki and xarago
@karinabdi7186
@karinabdi7186 5 жыл бұрын
Inta suduhda indhahega ufirsatay siday ledahay like isara😂😂😂
@caishamaliindi4784
@caishamaliindi4784 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkk allh berka 3 daxda waqti 1 mar ba wax cunaa yaaah kkk so funny wlhi
@hanaadheemanhanaadheeman2234
@hanaadheemanhanaadheeman2234 7 жыл бұрын
sodoh qataraa heshay 😂
@badras6115
@badras6115 7 жыл бұрын
Mnsha alaah waa riwayad fican lkn qaybkale mahdhayna mese waa bes way dhamaatay
@filsanaxmed2233
@filsanaxmed2233 4 жыл бұрын
Hooyo ilahayow ku daa ❤❤❤❤
@hikmaabdullah8350
@hikmaabdullah8350 7 жыл бұрын
aabe kan hakaa ahaado ama hakaa dhinto hhhhh walee nin ilmaheesa naag ufuro ilama ahan inoo jiro
@nimcomaxamed9771
@nimcomaxamed9771 Жыл бұрын
Ilaahoow hooyaday iidaa aamiin aamiin aamiin aamiin ya allah
@NadaNada-wx1jn
@NadaNada-wx1jn 7 жыл бұрын
Thnks wll saaan u sugayy w yabysa
@haponali9488
@haponali9488 7 жыл бұрын
waaaa run aaabuhu mar danbuuuu bararugaaaa allow iiidaaa hana IGA horysiiin thnkz dhmn faninta qiimha bdn
@faankakamaheloasalreerqard5583
@faankakamaheloasalreerqard5583 7 жыл бұрын
Ruwaayadahii nuxurka lahaa Goobe Video Production beey ku soo uruureen wali Chanel kan Goobe ruwaayad aanan la dhicin kama daawan yaa ila qaba 😍😍😍😍????!!!!
@shamissilver5901
@shamissilver5901 7 жыл бұрын
😂😂😂Shaxshalay walash miy momda
@haponali9488
@haponali9488 7 жыл бұрын
Shamis silver koly way u eegthy 😂😂😂
@munajaamac5582
@munajaamac5582 4 жыл бұрын
Hhhhhhh
@munajaamac5582
@munajaamac5582 4 жыл бұрын
Hhhhh walahi ruun ban modey
@umanajmanajiib1014
@umanajmanajiib1014 7 жыл бұрын
waxba kudhacay Laki isla wayin😎 Xaawo kiin atariisho run oo edeb badan😍
Sheeko Gaaban---Iil Hooyo iyo Eedo Arxanlaay Qeybti Labaad
1:04:59
Goobe Video Production
Рет қаралды 1 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 61 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 12 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 52 МЛН
Sheeko Gaaban---Col baan la ahee adna la coloow
30:10
Goobe Video Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
Eedo arxan laay part 21
25:29
Amtaf Beauty
Рет қаралды 199 М.
SOMALI SHORT FILM | DHAXAL QABYOBEY | PART 6
37:27
Abdifatah Ahmed
Рет қаралды 86 М.
Sheeko Gaaban----Sinji Quursi Part One
34:10
Goobe Video Production
Рет қаралды 343 М.
Eado arxan laay prty 25 oo xiisa leh
16:49
Family Sagal Channel
Рет қаралды 2,1 МЛН
Ruwayad cusub WAALI jeceyl part '1'
20:01
Somal media
Рет қаралды 575 М.
Ruwaayadii | Ha ila Guursan | Part 6 | 2023
21:16
Muna Faysal
Рет қаралды 247 М.
Sheeko Gaaban-----Ayuuto
57:44
Goobe Video Production
Рет қаралды 527 М.
SHORTFILM | EEDO MAANTA ANAA MEEL SAARAAYO ADAA YAABI DOONO
22:58
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 677 М.
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 61 МЛН