No video

GOOBIHII UGU QURUX BADANAA AFGOOYE OO AAN BOOQANEY !!!

  Рет қаралды 189,131

Qurux Ku Dhiigle

Qurux Ku Dhiigle

Күн бұрын

Пікірлер: 662
@quruxkudhiigle
@quruxkudhiigle 2 жыл бұрын
400 K SUBSCRIBE WAX YAR NOOGA DHIMAN FADLAN SUBSCRIBE NOO SAAR , LIKE , SHARE COMMENT MY TEAM ONE LOVE ❤️
@maxamedcusman1158
@maxamedcusman1158 2 жыл бұрын
Taasi waa diyaar wllky qof qalbi fcn ayaa thy yaa wax kuu diidi karo balse hadaa nahy taageerayaashaaada booqashada Afgooye anaga dhan kama war qabin dad badan ayaa kuu xanaaqey maadaama aad dhuumasho aad ku imaadey waxaan jeclaan lahaa anoo ku hadlaayo aka reer Afgooye inaad noosoo laabato ku sugeynaa I.a
@laylagorod1121
@laylagorod1121 2 жыл бұрын
Waan gaarayna insha allh
@NasirAli-wz9qh
@NasirAli-wz9qh 2 жыл бұрын
Diyar SXB SAREE 💯👊🙏❤️
@nawaazz9955
@nawaazz9955 2 жыл бұрын
Hhhh
@abassmaalim5557
@abassmaalim5557 2 жыл бұрын
U are close u deserve bro let him reach that 400k
@Ina_mohamet
@Ina_mohamet 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@fartuunxasan2514
@fartuunxasan2514 2 жыл бұрын
scw scw scw
@ahmadinstitute1279
@ahmadinstitute1279 2 жыл бұрын
Scw
@ikraanismacip5419
@ikraanismacip5419 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@MohamedAhmed-jz8vz
@MohamedAhmed-jz8vz 2 жыл бұрын
Scw
@user-xp7en7or3k
@user-xp7en7or3k 2 жыл бұрын
Masha Allaah Nicmad fara badan iyo dhul aad umacaan illaahey wana nasiiyey Illaahow noo Aslixi balaad kena iyo balaad muslimba 🤲
@siidii33
@siidii33 2 жыл бұрын
Wllhi Wan qiroaday Somali isha Cadowga Illah haka haayo🇸🇴🇸🇴🤴🏾💗
@maryamahmed9518
@maryamahmed9518 2 жыл бұрын
Aamiin
@Samia_Abdi
@Samia_Abdi 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicna uguna qeyrka badnaa uguna Naxariis badnaa uguna aqoonta badnaa uguna akhlaaqada badnaa uguna uguna Udgoona Rabi intu Uu Abuurey Waa Nabi MUXAMED SCW
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 Жыл бұрын
SCW ♥️♥️🥰
@shakraomaar5388
@shakraomaar5388 2 жыл бұрын
Jack you are patriotic person you love your country 🇸🇴🇸🇴 more than your life keep going for doing this smart clips ❤️❤️💪👌
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Adiga Hada luuqadaada dhan waxa ka dooratay luuqad kle waliba qofka wax usheegeyso adoo og inuu somali yhy somali joogo maxa ka taqaana patriotic mise Qatar ayu kaa dhiga English ka I don’t get it 🤔
@daadiraay7214
@daadiraay7214 2 жыл бұрын
👋👋👋👋👋🏾
@jaahiliintaafkaayaankagooy7570
@jaahiliintaafkaayaankagooy7570 2 жыл бұрын
@@darishore814 he's more patriotic than you!!, Teda kale people like you are embarrassing wallahi!!🤦‍♂️
@muniir795
@muniir795 2 жыл бұрын
Woow afgoye waa meel aad uqurux badan waxaso khudrada ayaba laga helaya macha allah froum hargeisa
@hoodocabdi9564
@hoodocabdi9564 2 жыл бұрын
Maansha allaa ilaahay mahadii weeye marlabaad qurux waad mshadsantahay sida quruxda badan eed noogu soo bandhigtay qayraadka dabiiciga ee dhulkeena hooyo, Mar saddexaad asxaabta qiimaha iyo qadarinta mudan mahadsanidin alfa marra, Indho basaasay oon aragba dhir cagaaran ayaa maanta doogsay qudaar suuq taal mooyee mid fresh ahba maan arkay baryahaa , wllky keep going and never give up forever, Ku daansha daanshood dhulkaaga hooyo Haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 2 жыл бұрын
Allahu akbar dhareerka nagadhamaaday wlhi Somalia Ilahey nabat noogadhig Yaa Rabbe ♥️
@dhabadaxaqa5179
@dhabadaxaqa5179 2 жыл бұрын
Aamiin wll
@mahamedabdi6000
@mahamedabdi6000 2 жыл бұрын
Qofkii oogu fiicnaa adunka oogu wnagsana Oogu cabsi badnaa Muhamed صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا kusali nabiheena scw
@Ina_mohamet
@Ina_mohamet 2 жыл бұрын
The family empire bumbum In the house 🙌🏻 Our bueatiful Country 🇸🇴 AFGooye ❤🥰
@maankaofficial8697
@maankaofficial8697 2 жыл бұрын
Our country is beautiful 😍 ❤
@zamaarahirad8932
@zamaarahirad8932 2 жыл бұрын
Bisinkiyaw faraa sakiin maaad ku sidataaa sideed wax tidhi 😂 Mnsha allah qurux waaaye alle haw siyaaadiyo walaalahayga somaaliyeed nimcada ay haysttaaan nabad buuxdana hasiiyo.💜💜💜💜💜💜❤❤❤❤🌹
@suhaybcabdi1813
@suhaybcabdi1813 2 жыл бұрын
War aawaya dadkii rasuulka jeclaa Scw like and love 💘♥❤💕💖💗💘♥❤💕💖💗💘♥❤💕💖💗💘♥❤💕💖💗💘♥❤
@lightuponlight1690
@lightuponlight1690 2 жыл бұрын
Subhanallah 👋 aad ugu farxay dhulkena maxaa nicmo taala😀✌️🇸🇴 Baraf qaboowgiisa la oyaa. Wadankeenasidaan ayuu uu yalaa: Sweden beenta ayaa la dhahay runty😢 lkn Dadkeena nicmadaas ma uu jeedan🤪😜 thanks for showing the beauty of our country 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somaaliaya hanolaato: coming to somalia after three or four years✌️ in shaAllah! Illahey cimri dheer hana siiyo
@aweysomar5420
@aweysomar5420 2 жыл бұрын
qurux ku dhiigle nin qalbi wngsn allah ku daayo ❤❤
@mohamedabdicate4943
@mohamedabdicate4943 2 жыл бұрын
Mashaallah ina ba caadi maaha afgoiye dalka Allow nabad nuuga dhig somalida tahriibka ku dhamaa tayna allah dalkoda ha tuso
@naimashukri5177
@naimashukri5177 2 жыл бұрын
Jack is respected person 🙏 Long life dia💋❣️
@abdifitahaidarus90
@abdifitahaidarus90 2 жыл бұрын
Koonfur galbeed Sh/hoose allow inoo daa dhul barwaaqo ah 🥰🥰🙏🏻
@hoodomuuse9814
@hoodomuuse9814 2 жыл бұрын
Walalkay qurux ku dhigle qof qalbi wanagsan ❤❤👑👑😍
@therealgoat96
@therealgoat96 2 жыл бұрын
Unbelievable Wllhi Quruxda Iyo Khayraadka Dalkeena Ilaahaw Noo Barakeee Dawlad Namatashana Nasii🙏🙏
@calinuurcabdirashiid1978
@calinuurcabdirashiid1978 2 жыл бұрын
Viva KGS 🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿
@mahbuubmukhtar9560
@mahbuubmukhtar9560 2 жыл бұрын
How beautiful our country 🇸🇴
@cabdiwaliaxmed3319
@cabdiwaliaxmed3319 2 жыл бұрын
Ixtiraamka aad muujisay ayaaba ku qancay aniga Qofka kaa weyn in Baaba ama Adeer ama abti la dhaho oo akhlaaqda wanaagsan waxaad ugu sii dartay Shumis M.a Qurux ku Dhiigle horamar wacan
@kashkayare03
@kashkayare03 2 жыл бұрын
Waw afgoi my degankeyga u xisay wlhi ❤ Ku dalxis dalkaga 👏👌✌
@cartancartan8452
@cartancartan8452 2 жыл бұрын
mnshs qurux kudhiigle waxtahy qof naxaarisbadan qalbi wangsan bro keep going kuleeyay from somaliland hargeisa gar ahaan xafda new hargeisa
@hayaatdiamond2200
@hayaatdiamond2200 2 жыл бұрын
Xili abaar ah kusoo aaday qurux kudhiigle oo wabiga biyahiisa yar yihiin waxaa fiicneyd xili roob inaa imaado oo wabiga booxo M.A afgooye meesha uga qudrada fiican uguna qodrada macaan ❤️💝
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 2 жыл бұрын
@rukiyarukiya5889
@rukiyarukiya5889 2 жыл бұрын
Mashallah wadanken Allah nawad nogadiga.anigo tagin Allah haidilin.somali waligey.matagin kenya ayan kudasheey.ilahadna joga,lakin Uganda ayan kusobarbaraye sidan,ayeya barwaqo utahay,markan yar aya isoxasusizeey gedaha aya fudigiraye,Ambala iyo seytunka.ayan soguranjiraye,awoowe bertisa lakin hada wudintaye,allaha unaharisto
@safiyosheikhmaxamedabdi3874
@safiyosheikhmaxamedabdi3874 2 жыл бұрын
Coming soon 400k insha allah waxn rajeynaa Isla caw in aad gasho shaqo qalbi wngsan
@talasameabdihasan4343
@talasameabdihasan4343 2 жыл бұрын
4:41 reer muqdisho Raqayga waxay yidhahdaan annagu waxaanu u naqaan {Xamar } Reer WAQOOYI is muujiya ❤️ 😂
@cabdifitaaxxersi5935
@cabdifitaaxxersi5935 2 жыл бұрын
O marka mamagaldena ged magici kadhigten
@talasameabdihasan4343
@talasameabdihasan4343 2 жыл бұрын
@@cabdifitaaxxersi5935 zhp anigu Uma bixin soomali Mohamed oo dhan baa u taqaan 😂😂 lahjadda ayaa saas ah
@haredmohamed667
@haredmohamed667 2 жыл бұрын
Xamar from Jabuuti
@abdifatahnur6155
@abdifatahnur6155 Жыл бұрын
Xamar iyo raqey labadabo wandhahna rer NFD
@socdaal
@socdaal Жыл бұрын
Waa kula naqaan sxb 😂 waa canjeerada oo aad dhahdaan laxoox oo kale reer xamarka badankood erayada gobolada kale wey keeni karaan adinkase hal xabo oo local ah ayaad ku naf baxdaan hhh international noqda oo barta gobolada kale eray bixinadoda.
@muna_____somali
@muna_____somali 2 жыл бұрын
400k Coming soon 💖 masha Allah wadankena Allaha Xafido🇸🇴🥺
@SuheybElmanowlimbo
@SuheybElmanowlimbo 2 жыл бұрын
Afgooye the food basket of Somalia 🇸🇴.❤️🍎🍉🍉🍌🍌🥥🌽🥬🧄🧅🫑🌶🥒🍇🥭🥝
@reerfarahabtidoon7957
@reerfarahabtidoon7957 2 жыл бұрын
Xili waxan oga markan afgooye adno xiliga fasaxa skolka’ Ay nadhihi jiren dadka beraha leh’ Waxad rabtan ka cuna berta’ Laakin 1shay berta kalama bixi kartan’ 2004 aya igu danbesay’ Alla maxan uxiisay’😢💯🇸🇴🥰
@mohamedhirsiali4716
@mohamedhirsiali4716 2 жыл бұрын
My first time to watch your channel and I subscribed it because of the way you respected our old father m.a keep going my Brother
@sharmakecabdi4994
@sharmakecabdi4994 2 жыл бұрын
AF Gooye mansha allah ❤🧡💛💙💜🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xidigshorts7342
@xidigshorts7342 2 жыл бұрын
Legend qurux kudiigle 💓 💖 🙌 Best youtuber ♥ ❤ 👌 👍 m.a
@hagaazihaaji9875
@hagaazihaaji9875 2 жыл бұрын
Walal beeraha janaale tag quruxdoda ina kaso tagtid aa ka shalayne wlhi wadankena Nimcada uu alle siiyay lama maleysan karo😭❤❤❤ ismahan daahir laxirir ayada hore utagte sidee information kaga siiso
@Sudabuy
@Sudabuy 2 жыл бұрын
Xudunteyda ku duugan Afgooye cade aad ban ugu xiisay 🥰🥰🥰🥰
@Faqiih2022
@Faqiih2022 2 жыл бұрын
Wwww m.a qurux Allow ku xafid wllky qalbiga kaa jeclahy mar walbo videoyaasha waan daawadaa hal mar reply isoo gal plz 🥺🥺🥰🥰😘
@shermakeemoallem3342
@shermakeemoallem3342 2 жыл бұрын
Masha allah wadankeyna waa meel aad uquru badan ilahey dowlad kheyr qabto hano sahalo Ali from canada
@mknoorofficiall3835
@mknoorofficiall3835 2 жыл бұрын
Really appreciated you jack 💪❤ for you making vedio any time that we need 🙏
@mustafaidowmursal9001
@mustafaidowmursal9001 2 жыл бұрын
I am so proud to have you Jack I.A we wait other wondrrful places like this Bro keep up
@yuusufqeys6730
@yuusufqeys6730 2 жыл бұрын
Legend meeshii saldanada gelediga ayaad timid soo dhawoow legend
@faatimajaamac7488
@faatimajaamac7488 2 жыл бұрын
Masha Allah anaguna indhahaan ka doogsanay . hormar wacan wllky😊😊😘 waraa raqayga wax iga sii quruxoow😊😊😘
@ibrahassan6418
@ibrahassan6418 2 жыл бұрын
The family empire bum bum in the house 400k kabdn aad u qalantaa legenow Keep going 🥰💯👏❤💚🧡
@aaminacubeyd1988
@aaminacubeyd1988 2 жыл бұрын
My beautiful home afgoi cade mglda dalxiiska rabbig ha barakeyo tnk u wllky qurux ku dhiigle ❤✌
@xafsowarsame1334
@xafsowarsame1334 2 жыл бұрын
masha alaah walahi dhul keena khayradka ku duuga ilahay haynaga dhigo kuwii ka faidaysta dhul shisheye waxba ma yalaan
@carfoonofficial9416
@carfoonofficial9416 2 жыл бұрын
Dalkeena masha allah qudaartas quruxda bdn odhan dalkena lee ka baxdaa afgooye wa iman doona malmaha so socda I.a❤✌
@cartaawiboy5764
@cartaawiboy5764 2 жыл бұрын
Mashaa Allh sxp sare hormar wcn ku rajeyna GULEYSA🇸🇴🥰🏃‍♂️
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Af-gooye weligey ma tagin lkn hadda inaa tagay waxba iima dhaanto jack *mahadsanid* wlhi libaax aa tahay keep going legend wax badan kaa sugeynaa🙏
@sahraxuseen419
@sahraxuseen419 2 жыл бұрын
Masha Allah beerahan soomaliya maykuyalan
@Banooda
@Banooda Жыл бұрын
Gaar ahaan koonfur galbeed bee ku yaalaan
@GAANI.
@GAANI. 2 жыл бұрын
Caradii Carafta badneed Kuso dhawow Sxb Afgooye Mooskeda Inuu kucajabiyay Rajeena Iyo dhaman Qudarteeda 💪✌
@MrQaxwe
@MrQaxwe 2 жыл бұрын
Congratulations 🎊 400k keep going brother 👍🏻 ❤ horumar wacan wllky legend ✊
@shiishmaa3149
@shiishmaa3149 2 жыл бұрын
Intiila dhareertay ismuujiya
@anabhaji4516
@anabhaji4516 2 жыл бұрын
Asc qurux kudhiigle duqa abahaa lafac oo berta falaayo oo aad wareysiga kaqaadaysay maxaad alle dartii uga farxin weeysay si uu kuugu farxo waayo? waa abahaa oo kale oo shaqaalo da,daas ku ah garasha la,aanta ayaan kuugu dhaliilay Asc
@marufmohamednor6291
@marufmohamednor6291 2 жыл бұрын
Masha allah sxp kheyradka dalka inad so bandhigtid aad ban ugu faraxsanahay go forward
@jawahirjalaqsn9584
@jawahirjalaqsn9584 2 жыл бұрын
Maasha allah dhulkeena hoyo waa dhul barwaqeysan brother dhulkaga kudakey kep goin Legend 400k coming soon
@hodannuur6476
@hodannuur6476 2 жыл бұрын
Waw quxur.kudhigle wan kujaclahy ilahay dartis ayan kujaclay
@izmailfinger1871
@izmailfinger1871 2 жыл бұрын
Zhb Daroon ayaa kugu fiicnaan lahayd Kor inaa nagatusto jeclaanlahaa 🥰😍❣afgooye is the best 👌
@xamdayusuf9394
@xamdayusuf9394 2 жыл бұрын
Masha alah rer mudesha
@ibrazebinzambarota8683
@ibrazebinzambarota8683 2 жыл бұрын
Guys before the weekend let's reach together 400k ...team qurux one love bro
@therealT0RONTO
@therealT0RONTO 2 жыл бұрын
#kamaalAbdull Nin kahadal Badan Daxalka Abaha Ayuu Daxla Abaaba 🤣🤣🤣🤣🤣
@ruunfamilyvlogs176
@ruunfamilyvlogs176 2 жыл бұрын
Wall jack so duub oo dadka somalia 🇸🇴 ka aminsan meel dhimatay uso gudbi waaa iga codsi bowe 🙏🙏🙏😘
@yuusufyare2610
@yuusufyare2610 2 жыл бұрын
1milyan ilahay ha ku gaarsiiyo walalalkey qurux ku dhiigle waa ku wata talent ayaad leedahay
@abdulkadirfarah6288
@abdulkadirfarah6288 2 жыл бұрын
Waa koofurta somalia meeshaan ee waxagee saaxiib
@amirabeauty345
@amirabeauty345 2 жыл бұрын
Masha alaah muqdishu aaad ayad ugu raxeystay jack islii wad kareysatay malmahan alaaha kuu barakeyo wll
@abdullahxasan2383
@abdullahxasan2383 2 жыл бұрын
M.A bro hormar wacan kurajeyna I.A
@kowtherhapiip3994
@kowtherhapiip3994 2 жыл бұрын
Allah ayaa nasiiyay waa hanti umad soomaliyeed1🥰💖
@ciyarahadunida2562
@ciyarahadunida2562 2 жыл бұрын
Dagmadeena aya jogtaa waa ku immanent lahaaa lkn mesha jogtid ma aqaano lkn maalin un waa kulmi doonaaaa I sh allah
@ifraaxsuubane3387
@ifraaxsuubane3387 2 жыл бұрын
Wlhi dhareer run runa iga imaaday raqayga aad soo dhoweyday jah 👌👌👌👌👌👌👌
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 2 жыл бұрын
Masha allah walalkey wadankaga kudamashaadee qurux ku dhiigle keep going
@guleedahmet468
@guleedahmet468 2 жыл бұрын
Hore u soco wllo sallan boqortoyo from hargaysia
@snapper_bowy3256
@snapper_bowy3256 2 жыл бұрын
East West home is the best # somalia is our homeland our original soil , the family empire buuuum!! buuuum in the house
@ismailqurbaawi7858
@ismailqurbaawi7858 2 жыл бұрын
Bashaal wcan the best 👌 woow💯💯❤
@halimoosman935
@halimoosman935 2 жыл бұрын
Mansha Allah Illaheyow dalken nabad oo gadhig 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️
@farxiyaaadan1812
@farxiyaaadan1812 2 жыл бұрын
Wiika sanadka qurux kudhiigle l love you
@amalomar380
@amalomar380 2 жыл бұрын
Masha Allah
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 2 жыл бұрын
Wwwwww Mashallaha tabarakallaha
@jeehdinmchannel9684
@jeehdinmchannel9684 2 жыл бұрын
Wlhi somalia iney dhul noocan ah ku yaalo ma moodeynin maasha Allaah lkn waa dal aan dad lahayn
@fardowsomaalin953
@fardowsomaalin953 2 жыл бұрын
Heer afgoye ana niga barejenayo jowhar joga asxabta qurux kudhigle iso boqda wacusbahe🖐
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 2 жыл бұрын
Mushaarka ugu badan waxa istaahila beeraleyda la aantooda abaar waaye
@nuraomar5990
@nuraomar5990 2 жыл бұрын
Mashallah so beautiful Somalia haa nolaato 🇸🇴❤️💋💉🇸🇴❤️💋💉🥰🥰
@druzair5466
@druzair5466 2 жыл бұрын
Nintagey 🥰
@sahalabdille6645
@sahalabdille6645 2 жыл бұрын
Indeed so beautiful illahow noo barakey dulkeyna 💕
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48 2 жыл бұрын
Qurux kudhigle wa kusalamay afgoye masha allah
@libanahmed5297
@libanahmed5297 2 жыл бұрын
Maashaa. Alaah. Nicmara ilaah. Na siiyay
@ghostdx7857
@ghostdx7857 2 жыл бұрын
Masha allah dhareer iga so daatay
@abdiqaasimabdulqaadir4949
@abdiqaasimabdulqaadir4949 2 жыл бұрын
Legend dhulkiisa hooyo kuraaxey sanaayo 🖐🖐
@user-rd9kb5br1h
@user-rd9kb5br1h 2 жыл бұрын
Moqshisho qasatan xamar cadey nicmatul fashuuq qurux dhal dhalaal dharag masha alaah xamar cadey qasatan reer wabari🥰🥰🥰
@saara1436
@saara1436 2 жыл бұрын
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252615547971 ama +252619759187
@abukarabdi7612
@abukarabdi7612 2 жыл бұрын
Thanks Aboowe Wlhi
@Dacwa_som689
@Dacwa_som689 2 жыл бұрын
Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey dartiis I caawiya isoo boqda Kuna Soo biira Kheyrka Kafaideyso Wll qali
@kilweofficial8083
@kilweofficial8083 2 жыл бұрын
Ilaahyo waa ku barayay koonfur nbd ka dhig🤲🤲🤲🤲
@hustleforeverypenny9792
@hustleforeverypenny9792 2 жыл бұрын
Walaal waankuu baahanahay. Hadaad qof islaam ah tahay. Walaalkaa ayaan ahay. Waxaan si naxariis leh kaaga codsanayaa Subscribeta un inaad igu caawisid... Ilaahay hakaa ajar siiyo adiguna.... Aamiin 🤲🤲🤲
@cumarosman5729
@cumarosman5729 2 жыл бұрын
Mashallh
@sahraabubaker1579
@sahraabubaker1579 2 жыл бұрын
Walalkey mesha AMNI matahay in aan tagno ceeraha ayaan rabna insha alah
@ilyaasmoalim5109
@ilyaasmoalim5109 2 жыл бұрын
Wll keyga jack wllhi Kal iyo laab kuu taagera hormar wacan kuu rajaynaa
@tafsiirainaaxmeddige7694
@tafsiirainaaxmeddige7694 2 жыл бұрын
Mansha allah tanara kalaah
@qaaliladanofficiall4603
@qaaliladanofficiall4603 2 жыл бұрын
M.allah keep going my pro
@marufmohamednor6291
@marufmohamednor6291 2 жыл бұрын
Legend jack dhulkaga hooyo ku damashad sxp✌️
@ubahali4307
@ubahali4307 2 жыл бұрын
Maashaa'allaah jack waxaan kuleenahay ku raaxayso deeqda dhulkaava hooyo, laakiin wiilkeey naga daa heesaha gaalada iyo music ga , waa dhimco alle waxayna u baahan tahay shukrigeeda waa iga waano hooyo nimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@khayreaqilkaynan3762
@khayreaqilkaynan3762 2 жыл бұрын
Brorher wan kku wattaa
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 18 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН
Goobta aysan Soomaalidu booqan -Afgooye
15:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 212 М.
WAXAAN AADNEY GOOB HALIS AH !!!
21:57
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 110 М.
ITOOBIYA OO WAJAHEYSA DAGAALLO ADAG & ABIY AHMED MUSHKILAD WEYN DAREEMAYA
10:02
NOLOSHEENA HASSAN SOYA FT LEYLA UBAX OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
3:49
Soya films Studio
Рет қаралды 73 М.
SOMALIA - BEERAHA AFGOOYE - RAAXO
11:20
Maryam & Mohamed
Рет қаралды 85 М.
WAXAAN BOOQANEY GOOB LA YAAB LEH 📷
14:09
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 155 М.