No video

SOMALIA - BEERAHA AFGOOYE - RAAXO

  Рет қаралды 85,417

Maryam & Mohamed

Maryam & Mohamed

Күн бұрын

Пікірлер: 239
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
I'm from the north and this is one of the main reasons I don't believe in separating! In a time of global food insecurity barwaaqaddan qofkii iskaga dhaqaaqa waa doqon makala maarano wallahi. This level of greenery is soothing to the eyes! Mashallah illahayoow nimcadaada noo siyaadi.
@nastehoabdi555
@nastehoabdi555 Жыл бұрын
Barwaaqo taalo wlhi nabad allaha na siyo ❤
@sagalh6770
@sagalh6770 Жыл бұрын
MashALLAH, soomaali oo dhan adigoo kale haday ahaan la haayeen dayaxaan gaari lahayn.
@ggtl304
@ggtl304 Жыл бұрын
Can't agree with you more
@sky_1003
@sky_1003 Жыл бұрын
Not just for food but also for security. The country is beautiful and has plenty to offer but the people have poisoned minds. Believe me there are outside forces who are happy for the division because it serves their interest
@FM-vo8pb
@FM-vo8pb Жыл бұрын
Beeydaan maa ka doratey waxa qudaar iyo fruit meshas Ku yaala
@ashahenna9390
@ashahenna9390 Жыл бұрын
Aduunyada Ilaahey waxaan Ugu jeclahay Meel Beer leh Wada doog ah Inan Ku noolaado Kawaran Nimcada Wadankeena Iyo Quruxdiisa Iyo Anagii Oo Ka baahan Qaboog iyo Baraf Lafaha Na xanuneen wallahi Allaah Somali xaqa Tus wadankeena Nabad ka dhig Somalidana Qalbiyadooda Allaah Ha isku Furo xaasidnimada is neceebka Allaah Haka saaro Qalbiyadeena😢😢
@fooso1327
@fooso1327 Жыл бұрын
Maasha Allah, waxaan kaxumahay inuu jiro dhul beerashada ku fiican oo deegaan ahaan loo iibinaayo allahayow dadkeena kuwo waxsoosaar leh kadhig aamiin
@fatoumamohamed9440
@fatoumamohamed9440 Жыл бұрын
I am watching your channel from Toronto.Somali is blessed country ❤May Allah guide us to the right path.😊
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 Жыл бұрын
Etobicoke ayaa ka fiirsanaayaa anigoo shaqo ku jiro
@Ayeeyo1025
@Ayeeyo1025 Жыл бұрын
Jambaluul jiinkii Afgooye aan dhihi jirnay Maashaa Allah Muqdisho intaan ka baxno jimcaha aan dalxxiis u tagno Afgooye, Janaale iyo Shalambood aan habeenkii Xamar ku soo noqon jirnay nabada fiicneydaa You guys are amazing thank you for the video this is good experience for you and good memories for me so thanks again
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed Жыл бұрын
Good memories walhi. Glad we made this trip, will be coming back soon Insha allah
@fadumoali8301
@fadumoali8301 Жыл бұрын
Next time maryan needs a cart ❤❤❤❤
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 Жыл бұрын
Avocado soomaaliya inow ka baxo ma’u maleyneynin.I am glad to see Avocado tree in my country ❤
@haninora533
@haninora533 Жыл бұрын
Masha Allaah Tabaarakallaah Raxmaan caadi maaha Allaa markaa ka soo baxeesiin xamar cadeey waa oooyneysiiin wana u soo noqon doontiin inshallaah waa u xiisey xamar cadeey ❤❤🇸🇴❤️❤️☀️🌻✨👑
@hiba_qurux6104
@hiba_qurux6104 Жыл бұрын
Alla qumbahas qaleelka sidaa ujeclhy waa uxiisay inaa afgooye so aado wye🥰
@a.m.k9976
@a.m.k9976 Жыл бұрын
Masha Allah qoyskii faraxsanaa qiyaastii 6 sano mudo ah ayaa family tihiin sidaan filaayo, farxaddii aad ku yageesheen gurigiina ayaad wali ku nooshihiin Allaha idiin siyaadiyo inta cimriga baaqi idiin ahna farxaddaas kuwada noolaada oo sacaado ku waara. Qoys faraxsan iyo qalbiyo isku qanacsan waa nolol raaxo leh lamaanihii isla hela ee ka dhabeeya❤.
@Hirsi25
@Hirsi25 Жыл бұрын
Mansha allah so beautiful🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯✅
@maryamahmed3136
@maryamahmed3136 Жыл бұрын
Oh Maryam and Muhammad you guys are making me jealous Masha Allah our Country looks amazing
@ducaysane1133
@ducaysane1133 Жыл бұрын
Wow, quruxda dalkeena organic ah oo weliba hawo macaan leh
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed Жыл бұрын
It’s so beautiful 😍
@aisha665
@aisha665 Жыл бұрын
Maasha Allah,WADANKEENA WA BARWAAQEE ILAAHOW NABAD IYO DOWLAD XOOGAN NA SII AAMIIN
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Жыл бұрын
Maa shaa Allah. Ilaahey ha idiin nabad geliyo. Beryahan dhul balaarsi iyo dhul boob ayeey Somalidu barate. Nimco Ilaahey waaye. I love Afgoye.❤
@Abshir252
@Abshir252 Жыл бұрын
I enjoyed this clip. Thank you for sharing 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💜💜💜💜💜💜
@marada2770
@marada2770 Жыл бұрын
O Masha Allah Masha Allah allow yaa tigiid iigoyo wow nabada iyo xasiilonida hala taageero dhaman walalaha somaliyed aad iyo aad ayaan uu soodhaweynaya nabad iyo hurmarka kajiiro dalka garahan koonfurta iyo bartamaha somaliya Masha Allah Allahha u siiyaadiiyo
@samiroupdyabukar6598
@samiroupdyabukar6598 Жыл бұрын
Aniga mugdisho ayaan deganahay mana arkin afgaandho bexeeyso waxaan moodayay in Kenya lagakeeno
@luulabdi6273
@luulabdi6273 Жыл бұрын
Mashaa allaah Somaliya xasuus dheer ayaanageliseen❤
@khadarduale3219
@khadarduale3219 Жыл бұрын
Maashaa Allaah, Ilaahay ayaa wadan barwaaqo ina siiyey alxamdu Lillaah. Illaahayow dadkeena is jecleysii aamiin, aaaaaaaaaamiiiiin:)
@amaanijama658
@amaanijama658 Жыл бұрын
واو ماشالله يارب زدنا علي نعمتك🤲♥️♥️♥️
@ibtijah2747
@ibtijah2747 Жыл бұрын
Dhangaloow yaa la soo hilmaamin.aboow aboow waa soo socdaa iinshaa Allah
@mohamedilyaas2773
@mohamedilyaas2773 Жыл бұрын
maryan cadeey iyo muxamed,lamaane,Qaali ah,allaha idiin barakeeyo,.
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed Жыл бұрын
Mahadsanid bro.
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 Жыл бұрын
Maasha-allaah, dalkiina ku raaxaysta.
@nasrocumar603
@nasrocumar603 Жыл бұрын
Masha'allaah ilaahay wadankeena nabad hanogadhigo yaa rabi.
@flighthub4305
@flighthub4305 Жыл бұрын
Like I said people should stay lol sweet home somalia has entered to peaceful country is about time that's what I said before we are in that path great video and beautiful images
@shamsosaidahmed7085
@shamsosaidahmed7085 Жыл бұрын
Maryan adigoo xijaab xiran inan ku arko ayaan jeclahy mar uun xitaa❤❤❤❤❤❤❤
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
Wey xijaabantahay gabadhu. Joojiya waalidiinan xijaabku wuu balaadhanyahay mara keliya ha ku soo koobina.
@abdullahibadri9612
@abdullahibadri9612 Жыл бұрын
Oo gabadhu sow ma xijaabna, miyey kula qaawan tahey??!!! Mise indha shareer hadeyna xirneyn ma xijaabna miyaa.,
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
@@abdullahibadri9612 walle iyo bille waa ummad aan ka yaabay.
@az.o.4694
@az.o.4694 Жыл бұрын
Xijaabka sharciga Kan ma'aha qaraabo diinta ciyaarta ka daaya
@abdikafiqoorkahaji725
@abdikafiqoorkahaji725 Жыл бұрын
Masha allh walalkey mohamed and maryan socdaal qurux badan
@fadumodirie5587
@fadumodirie5587 Жыл бұрын
MaashaAllah waxaa na gayseen ilmanimadeenii . Allaha idiin barakeeyo , mahadsanidiin.❤
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 Жыл бұрын
Maasha alaah maasha Alaah meryan iyo xaajigeeda waxaad noosoo duubteen nimcada dalkeena ilaahey qeyr heydinsiiyo aamiin 🎉🎉ilaahey dalkeena hasiiyo nabad waarta aamiin from Sweden
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed Жыл бұрын
Amiin ❤️
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
WA SAHAL ABDI OO.KU NOL CASIIMADA WADANKA DJIBOUTI 🇩🇯 ❤🎉 HAMPALYO. ĐALKA SOMALIA 🇸🇴
@daljirasomalia1791
@daljirasomalia1791 Жыл бұрын
Gob gob dhashey. Reer Jabuuti dadaan ku dhaarto
@zahraabdi3764
@zahraabdi3764 Жыл бұрын
MashaAllah, that’s the place I grew up…Afgooye is heaven 😢😢 I missed it ❤
@muslimaadan9764
@muslimaadan9764 Жыл бұрын
Maryamo iyo Muhamed waan iden jeclhy ❤Afgoye meshaan kudhashay wye ❤❤❤ wan idenso dhaceen lahaa lkn hada majogi ❤❤
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
SOMALIA 🇸🇴. MAN SHA ALLAH DALKA. AAN. WALAALKA NAHAAY. E SOMALIA 🇸🇴 🎉. WALAAHII WAA BARWAAQOO. LAKIIN. TALOO IIS KUMA KAA SHEEGTO
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 Жыл бұрын
Masha alah shabeelaha hoose meesha aan ku soo koray thank you waan qiirooday nolal meeshaas ayey taalaa ilaahow nagu celi
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
Maxaad meeshaa sidaa u quruxdabadan uga tagtay walaal?
@hodanc6255
@hodanc6255 Жыл бұрын
Anba wanku koray nabadgalyada wa muhin xamer bay u dhowdahay
@rajiinaboolaybeauty
@rajiinaboolaybeauty Жыл бұрын
Illahe wadanikena no xifdiyo 🤲🤲🤲🤲
@princessaishi007
@princessaishi007 Жыл бұрын
Lovely view and nature may allah bless your family.
@cumarmaxamed7520
@cumarmaxamed7520 Жыл бұрын
Amazing family may Allah bless you 🙏 inshallah
@hawoadawe1296
@hawoadawe1296 Жыл бұрын
Maasha allaah wadan waa leenahey ilaahow Amniga noo siyaadi yaarabi
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
WA YAHAAY AFGOO YEE ARAG NEE. .CARTA. DJIBOUTI 🇩🇯 🎉❤. NAAA. IILAA. SOO ARKAA
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
ALLEEE HA IIDIIN KIIN .BARAA KEEYO.
@faatimamohamed9551
@faatimamohamed9551 Жыл бұрын
Masha allah Allah nimcoyin fara badan ayu na siiyay
@Farhia_ali
@Farhia_ali Жыл бұрын
MAASHA ALAAH. QURUX WADANKEENA. HIIYO ILAAH USIYAADIYO. KUDALXIISA FRUIT ORGANIC WAAYE MAASHA. ALAAH❤❤❤❤
@fatima19823
@fatima19823 Жыл бұрын
Wow 🤩 what a relaxing place. Making me want to move
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Жыл бұрын
SOOMAALIA ILAAHAY NABAD ALLAHA KA DHIGO AMIIN
@sahrocalichannel6482
@sahrocalichannel6482 Жыл бұрын
Afgoye niga salama✋
@khaliifhusseinmohamud9776
@khaliifhusseinmohamud9776 Жыл бұрын
Reer xaafadee sanadkee
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
HALKANII WA DEGMADA BALOW. EE .MAGAALDA AFGOOYÈE. EE.DALKA SOMALIA 🇸🇴 🎉❤😂😂. EE .AAN WALAALKA. NAHAAY. MAN SHA ALLAH
@ayaanaabdi2880
@ayaanaabdi2880 Жыл бұрын
OMG 🥰🥰🥰 baydaan gurigeena ka bixi jire
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 Жыл бұрын
Wey wey wey maasha allaah Afgooye
@cabdinasir0981
@cabdinasir0981 Жыл бұрын
masha allaah, dhul iyo aqli alle swc waa ina siiyay lkn anaka sikale u isticmalnay 🤲🤲😭😭
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
Dhul haa ilahay waa na siiyay lakiin aqli anagaa iska qaadnay waxaana u sababaa in dadka u badan yihiin danta qaaskaa ee aan la rabin danta guud meshaas baa aqli yarida ka jirtaa
@osobabdalla8208
@osobabdalla8208 Жыл бұрын
اللهم ما اصبح بى من نعمة او بأحد من خلقك ، فمنك وحدك لا شريك لك فلك الحمد ولك الشكر. ما شاء الله رب يزدكم.
@sahramohamudali663
@sahramohamudali663 Жыл бұрын
Masha allah nimcada dhulkena taala maxan gobkaas iyo begaankas cambaha geed ugu so dhacay yarantedi ceytun caad ruman gurigena ayey ka bixijen wan u xisay ❤❤❤
@salmanuur-bu3od
@salmanuur-bu3od Жыл бұрын
Dulki geledi ❤❤🌼
@muudahir7081
@muudahir7081 Жыл бұрын
Canbaha iyo liintas love ku ahy Allah idin barkeeyo😊
@saaradahi6675
@saaradahi6675 Жыл бұрын
MaashaAllah nimcadaas wadankeena taala arag
@saousandidar3234
@saousandidar3234 Жыл бұрын
MashaaAllah Maryam beretta wa ka heshay soo nice
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Mashallah Mashallah runahanti wax jecladay nolasha beraha inshallah 🙏 mustaqbalka waxan naqa dona beraley iyo xola daqato walahi hawo fresh ah cunto fresh ah nolal qurux badan Somalia 🇸🇴 qofka aya nasib leh aniga waxan kaso jeda bera ley iyo xola ley alxamdulilah ❤❤❤❤❤mashallah
@maganiyodiini4146
@maganiyodiini4146 Жыл бұрын
Maansha Allah waxan u heestay inaan ahay qofkii ugu horeeyay ee avocado ku beero somalia lkn inaba caadi maahan in aan arko geedkiii oo biro leh in somalia Maansha Allah waa wax lagu faano
@jamileosman4132
@jamileosman4132 Жыл бұрын
Mansha alah mansha Alah walaahi geesiyal tihiin iyaa jah jah waa u xiisay ❤❤ilahoow noo saaidi nabad began ma soo aragteen jah xasuusa i galisen jah
@TUREV____OD3
@TUREV____OD3 Жыл бұрын
1Million wee ukhaliman
@mohamedahmedsheikh6951
@mohamedahmedsheikh6951 Жыл бұрын
Balloow ❤❤❤ My tuladeeda Keep going
@hamdigodane3616
@hamdigodane3616 Жыл бұрын
Ilaahayoow wadankayaga nabad noo ga dhig! Ani runtii waanka baqaa inaan aado xagaa iyo konfur 😂laakiin aad iyo aad baan u jecelahay inaan tago
@hibohassan1749
@hibohassan1749 Жыл бұрын
Everyone say Mashallah Allahuma bariik ❤
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Masha Allah bertan Rabbi mooryaanta ha idinka badbadiyo Aamiin yaa Rabbi.
@xasanaxmed3249
@xasanaxmed3249 Жыл бұрын
Maryan Cambaha waa baarati ,qof qabiir ah ,dad aan ogahay hadii loodiro xamiirka hal cambo xitaa kama keeni karaaan .
@apdullahiapdialigaaf2557
@apdullahiapdialigaaf2557 Жыл бұрын
Dagmadeydi❤
@xamiidali7615
@xamiidali7615 11 ай бұрын
Qofkii Afgoi Rwo Ha Isoo Qabto❤❤❤
@nalafaraxofficial405
@nalafaraxofficial405 Жыл бұрын
Masha alh
@anwarabdellahsuleiman
@anwarabdellahsuleiman Жыл бұрын
Maashaa allaah dalkeenna nimcaa fadhida waan idiin hanbalyeyna lamaanaha iyo dalkiinna hooyo
@Abdull-121
@Abdull-121 Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤
@bashj7379
@bashj7379 Жыл бұрын
mash allah barakallahu fiikum dhulkiinii Hooyo baad tagteen Thank you guys insh allah we coming from Canada.
@xxbaileyxx3770
@xxbaileyxx3770 Жыл бұрын
Masha allaha wadankeena allaha no baarageyo❤❤❤ xasuus ayaad nagalisay abaayo maryan qer baadan allaha kuu siyo.
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Жыл бұрын
Masha alaah thank you so much for sharing beautiful therapy 🎉❤❤🇸🇴
@Farhiya-sk7li
@Farhiya-sk7li Жыл бұрын
Afgooye waameeshii aanku dhashay beedaanigaa soohoobihee halahoo isii ❤❤
@kingnasrudeen3245
@kingnasrudeen3245 Жыл бұрын
Great video with great pple Enjoy ur time
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Masha Allah afakadho soomaaliya kabaxa waa Alxamdulillahi ❤.
@foos81
@foos81 Жыл бұрын
Asc nolasha farxadeyda nimcada aad ujeediin anaga oo qurbaha joognana ku hamino uma jeedan dadka dalka joogo🇸🇴🤲💙
@yusramahamed3780
@yusramahamed3780 Жыл бұрын
Maasha allaah
@shankaronahmedshankaroon
@shankaronahmedshankaroon Жыл бұрын
M.a family 👪 quruxbadan ❤❤
@zeinabhassan4104
@zeinabhassan4104 Жыл бұрын
Mashallaah tabarakallaah ❤Allaah nabad haynooga dhigo wadankeena amiin
@qadrocali9052
@qadrocali9052 Жыл бұрын
Mashaa allah walaalahen muqdisho maajoogtaan mise waariyo
@xasanaxmed3249
@xasanaxmed3249 Жыл бұрын
mashaa allaah
@najmamohamed1166
@najmamohamed1166 Жыл бұрын
Masha allh❤
@itshim7600
@itshim7600 Жыл бұрын
waxaa lasoo gashtaa kabo aa nacday markaa afgooye so adesid
@munocali5531
@munocali5531 Жыл бұрын
Afgoi cade reeer afgoi is muujiya
@haniahmed7534
@haniahmed7534 Жыл бұрын
😂 maryam please leave some for me 😂😂😂 the mangoes
@Ugbad814
@Ugbad814 Жыл бұрын
Maka baxdo avocado maxaa loo dhahaayy kenya laga keenaaa
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 Жыл бұрын
Masha Allah afgooye beegaan at Maryam naa walaahi xusuus dheeraa galey thanks anyway
@starlastella
@starlastella Жыл бұрын
😍😍😍 masha allah tabarakalah dharerka🤤 iga dhameysen❤️💯 masha allah 🥰 ♥️❤️
@qadrocali9052
@qadrocali9052 Жыл бұрын
Waanjejlaanlehen in aan is aragno waan kuu dhawahey
@AaminoCabdiraxman-ty6we
@AaminoCabdiraxman-ty6we Жыл бұрын
M.a maryan mcnto iska joga walow an is arkenin abayo innku arko ayan rawa xabiibti m.a somaloya belowaye walahi
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 3 ай бұрын
OKE 👍 OKE 👍 JAMUURIYADAA SOMALIA 🇸🇴 🍇🍇🍇🍇🍐🍐🥭🥭🥭🍋🍋🍋🧄🧄🫒🫒🍉🍉🌶🌶🌶🌶🥕🥕🍆🍆🫛🫛🥦🥦🍍🍍🍍🍏🍏🌽🌽🌽🌽🍋🍋🍋🍋🍋🍈🥬🥬🥬🍅🍅🍎🍎🍎🍈🍈🍈🥑🥑🍊🍊🍊🥝🥝🍐🍐🍐🍓🍓🍓🍓🍓🍓🍇🍇🍇🍇🍇🍒🍒🍒🥒🥒🥒🫐🍊🍊🫐🫐🫐🫐🍈🍈🍈🍎🍎🍎🍎🍅🍅🍅🫒🫒🫒🫒🧄🧄🧄🍒🍒🍇🍇🍇🥒🥒🍓🍓🥝🥝🍓🍓🍐🍐🥭🍋🍋🍋🧄🧄🫒🥦🫒🫒🍏🍏🍏🍏🍏🫚🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎
@fadumogelle8462
@fadumogelle8462 Жыл бұрын
Masha alah war meshan dalxiis ha loo tago waan ka heley
@shamsoaweis2199
@shamsoaweis2199 Жыл бұрын
Mashallah wayo wayo
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 Жыл бұрын
Mashaa allaah excellent video but it is funny language somali special sister
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed Жыл бұрын
😂😂😂
@payitforwardpower9910
@payitforwardpower9910 Жыл бұрын
I made a previous comment on your videos. I would like to apologize. Big respect I&I
@AbdulAhmed-gx2rh
@AbdulAhmed-gx2rh Жыл бұрын
AsC...Salaan ka dib kkkkkk! DHIRMAAYO... Qofkii fahmi waayaa waa '' KANEECO.'' Afka Qalaadna ''mosquito''...Maanshaa Allaah waa jawi aad uquruxbadan Allaah ha,idinku nabadyeelo..
@hodanc6255
@hodanc6255 Жыл бұрын
Kanecadi iyo dhiqadi sow malaha afgoye wayo wayo
@jisooismybiasandsoisyours4299
@jisooismybiasandsoisyours4299 Жыл бұрын
Mashaaalla
@fartunabdirisaq144
@fartunabdirisaq144 Жыл бұрын
Msh allh marka cadey no imaada wan idin so dhoweynaynaaa ❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Жыл бұрын
Manshalah😍guri ka dag hawada cuntada fresh 😘
@abdillahiwardere2394
@abdillahiwardere2394 Жыл бұрын
Mansha allah guuleysta cadawgana caqtahoostiisa
Somalia - Hido & Dhaqan | Bada Jaziiro | Shopping
13:32
Maryam & Mohamed
Рет қаралды 27 М.
Qare ka soo go'ay beeraha gobalka Mudug
10:07
Wehel Tv
Рет қаралды 6 М.
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 40 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 4,6 МЛН
GOOBIHII UGU QURUX BADANAA AFGOOYE OO AAN BOOQANEY !!!
12:31
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 189 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 96 М.
Hydroponic farming SOS Children's Village - Somali Version
5:03
Sunshine Consulting Firm
Рет қаралды 28 М.
DAAWO: Taarikhda Afgooye iyo wax yaabaha ay caanka ku tahay
12:48
Bidhaamiye TV
Рет қаралды 11 М.
DAILY ROUTINE | ESH CALAA CHICKEN WINGS
20:01
Maryam & Mohamed
Рет қаралды 25 М.
Qurba joog Maalgashatay (Beeraha) DHAGAXLE Ethiopia
14:14
KAMAL MAHAMED
Рет қаралды 20 М.
SOMALIA waakana gurigii aan ku dhashay
8:51
Maryam & Mohamed
Рет қаралды 35 М.
ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN
14:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 171 М.
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Hereri Media
Рет қаралды 557 М.