GOORMEE AYUU ISLAAMKA SOO GAARAY SOOMAALIYA? | WAAYA ARAG PODCAST | QORAA ABDULLAHI SUJUD | SHARMAKE

  Рет қаралды 3,310

Hubaal TV

Hubaal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 11
@ismailabdullahi7773
@ismailabdullahi7773 Күн бұрын
MASHA SHIIKH AAD BUU U MAHADSANYAHAY
@subraarm4381
@subraarm4381 Күн бұрын
Waan Ku salaamay Ilaahay ayuunbaa Soomaal waxa la yidhaa garanaya meesha la gayni doono waayo Diintii ayuu ninkaasi Qabyaalad Qaawan geliyay Soomaal Rageeda Sheekhyada ah waxaa ugu fiican Sheekh Abdi Heresy waayo Diintiisa, dalkiisa iyo dadkiisa ayuu Qawl Xaqa u sheegaa midkale dadku way jeclaan karaan sidan Maanta Haan arkayo Qabiilkiisu waa Rumaysan karaan. Han Ku soo noqdo Diinteena marka hore waxaan Ahay 68 Jir Adari,Saylac,Jabuuti iyo Diri dhabe ilaa muqdisho 1968 bishii April haantegay waan Ka soo noqday waxaan dalkayga Aniguna Indhahayga Ku soo arkay Misjidka Qibla taynka ah oo labad Qiblo haysta Saylac waan Ka labad EE Aduunka guudkiisa Ka dhisan Asxaabtu taagtay meeshii u horeysay ee Africa Diintu Ka bilaabatay Boqorkii ayuu Xamar ag dhigay yaa Allaha yaa la aaminaa. Qofna Soomaal kuma jiro. Waan maqlaa Qabiilo Sheeganaya Inay Soomaal wixii Geesi lahayd dusha saartay Xitaa Kii la Garanayay Aqalkii Cawska laga sameeyay Ku dhashay oo la garanay Qabiiladaas ma degaan.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 16 сағат бұрын
Scw scw scw scw ❤❤
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Күн бұрын
Mooryaan oo Dhuusomareeb duleedkeeda kudhashey hadii uu Nabi Muxamad SCW ku’abtisado, dadka oo dhan cadaabta ayaa lagu Shubaa😂 Adeeroow isbaaradaada ku’ekow😂 Xerogaan waa jaho wareersanyahay!😮
@bileabddiAndi
@bileabddiAndi Күн бұрын
@hubaal tv qoraalka muwluuca wax ba ka qaldan specifically thumbnail-ka
@hubaaltv5778
@hubaaltv5778 Күн бұрын
waa mahadsan tahay walaal waana badalnay
@bootstrap-es5wf
@bootstrap-es5wf 2 күн бұрын
HABARGIDIR xitta ciwanada in title looga ayaa lagaaray war H.G maanta cida ka go'eysa waa cid aan horay uga mid ahayn wixii raba halagasheego laakin maanta uma baahan inay dadka kubarido inasooraca ayagii ayaaba isgaran la'a oo alle ayaa badiyey sidaa darteed Beeshas afkiina kalabax alleba idima dhaline.
@AbdiaAbdiow
@AbdiaAbdiow Сағат бұрын
Qof walbaa wuxuu rabo hayska qorto somali lkn ogadaa somali waa ancient people dhulkaana waa joogeen waligood ila tariikhda faraciinta iyo punt somali waa joogeen dhulkaan Arabismkaa wuxuu yimiid diinta islamkaa markeey soo ghadheey somaliida lkn somali waa somali abtiriska walaguciyareey But alxamdhulilah we are same people genetically
@alikaahiye4168
@alikaahiye4168 2 күн бұрын
10 su al ee Lawadiiyay Jawaabta waxaadoodaa in uu aniga iga hadlayo
@utun_jaceyl
@utun_jaceyl 2 күн бұрын
@@alikaahiye4168 hhhhhh
War Culus: Damaca Oromada iyo maahsanaanta Soomaalida"
34:54
Xogmaal Media
Рет қаралды 8 М.
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 20 МЛН
How to Fight a Gross Man 😡
00:19
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 20 МЛН
УДИВИЛ ВСЕХ СВОИМ УХОДОМ!😳 #shorts
00:49
Maxaa maanta ka cusub dagaalka Suuriya? | Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 23 М.
FANAANKA CAANKA AH EE IIDLE | QOSOLKII  ADUUNKA ANOTHER LEVEL
54:57
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 4,2 М.
Maxaan kusoo arkay Jaziiradda Lamu?
9:03
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 16 М.
Muqdisho Maaha Saad Moodaysid Nolosha Habeenki 🇸🇴
16:23
DEEQSI MAN
Рет қаралды 32 М.
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 20 МЛН