goortaan ku naawilay | Cabdalla y. hanuuniye | Hanuuniye | Hanuuniye LYRICS | caashaqu wax muu noqon

  Рет қаралды 107,819

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

heesta: Caashaqu Wax Muu Noqon
luuqdii: Cabdalla yuusuf Hanuuniye
LYRICS : Dhugmaal Lyrics
qoraalka heesta lyrics
Markaa nabad ahaydee
Caashaqu wax kuu noqoy
Naxariis ayuu qabay
Iminkuu nuglaadee
Goortaan ku naawilay
Naagana awgaa
Giddigood u wada nacay
Waa adigaa nin kale u yeeree
Annigana naftaydii
Nabarada ku beerayoo
Naxdinta ugu tala galay
........................................
Mar baan kugu nuglaan jiray
Qalbigaygana kugu nabay
Naxwada iyo sheekada
Kuu kala naqayn jiray
Goortaan ku naawilay
Naagana awgaa
Giddigood u wada nacay
Waa adigaa nin kale u yeeree
Annigana naftaydii
Nabarada ku beerayoo
Naxdinta ugu tala galay
.......................................
Markaa nabad ahaydee
Caashaqu wax muu noqon
Naxariis ayuu qabay
Iminkuu nuglaadee
Goortaan ku naawilay
Naagana awgaa
Giddigood u wada nacay
Waa adigaa nin kale u yeeree
Annigana naftaydii
Nabarada ku beerayoo
Naxdinta ugu tala galay
hanuuniye,
hanuuniye qaraami,
hanuuniye amaano,
hanuuniye shimbir,
hanuuniye dabaylaha jacaylka,
hanuuniye dalo aragtida,
hanuuniye hasha labada geel jecel,
hanuuniye durdur iyo xareed,
hanuuniye badu laydh qaboola,
hanuuniye qalbiga kuu kuu jabin,
hanuuniye iyo siraad,
hanuuniye aduunyo,
hanuuniye aduunyada xishood iyo,
hanuuniye aamina,
hanuuniye amina,
hanuuniye amanoy,
hanuuniye adna shidatay,
hanuuniye aan gam ee,
hanuuniye aduunyada xishood,
hanuuniye album,
amaanooy hanuuniye,
abdullahi yusuf hanuuniye,
aduunyada xishood iyo hanuuniye,
arooska najma nashaad iyo bashiir hanuuniye,
abwaan hanuuniye,
aamina camaari iyo hanuuniye,
aduunyo hanuuniye,
arooska farxiya fiska iyo bashiir hanuuniye,
aamina hanuuniye,
abdullahi yusuf hanuuniye hooyo,
hanuuniye bishu wali,
hanuuniye best song,
bashiir hanuuniye,
hanuuniye qurux badan idaa,
bashiir hanuuniye hooyadiis,
heestii bashiir hanuuniye hooyadiis,
bashiir hanuuniye iyo farxiya fiska,
hanuuniye qosol beena,
bashiir hanuuniye habeen tagay,
bishu weli ma toban baa hanuuniye,
bashiir hanuuniye iyo najma nashaad,
bashiir hanuuniye heestii nuura,
bashiir hanuuniye nuura,
bashiir hanuuniye music,
bashiir hanuuniye waan ku aaminay,
hanuuniye caashaqa wax ma noqon,
hanuuniye cirka sagal,
hanuuniye collection,
hanuuniye ciidanka,
hanuuniye channel,
hanuuniye casuumad,
cabdullaahi hanuuniye,
cabdalla hanuuniye,
hanuuniye indhaha ciida iga daa,
hanuuniye dantu ceeba malahee,
cabdalla yuusuf hanuuniye,
cabdullaahi yuusuf hanuuniye,
cabdilaahi yuusuf hanuuniye,
cabdale yuusuf hanuuniye,
cabdullahi yusuf hanuuniye,
cabdalla yuusuf hanuuniye heestii amaano,
cabdalla yuusuf hanuuniye shimbiryahow,
cawaale hanuuniye,
hanuuniye dumar iyo jaceyl,
hanuuniye dalo,
hanuuniye dalkii idina garibay,
hanuuniye dad waxaa,
hanuuniye dahaboy,
hanuuniye dumar iyo jacayl,
dadweynaha hanuuniye,
dalo aragtideeda hanuuniye,
dalo hanuuniye,
daruuraha hilaac iyo hanuuniye,
dalanbaabi baan ahay hanuuniye,
shimbiryahow ma duushaa hanuuniye,
shimbiryahow dabaylaha hanuuniye,
hanuuniye aan games,
hanuuniye iyo faadumo duur,
hanuuniye gorgor,
hanuuniye geed geed ka baxa,
hanuuniye gabi gabi khadeer,
hanuuniye gortan ku nawalay,
hanuuniye inanyahay garaad laay,
heestii gorgor hanuuniye,
yurub geenyo hanuuniye,
hanuuniye hasha labada geel jecel lyrics,
gorgor yahoo iga arsii hanuuniye,
ygor gor hanuuniye,
yurub geenyo xasuustii hanuuniye,
yurub geenyo heestii hanuuniye,
hanuuniye heeso xul ah,
hanuuniye hees,
hanuuniye heestii aduunyo,
hanuuniye hooyo macaan,
hanuuniye heestii daalo,
hanuuniye heestii amaano,
hanuuniye heestii matlab iyo sabiib,
hanuuniye hees wadani,
hanuuniye heestii aamina,
hanuuniye istaahil,
hanuuniye iyo maandeeq,
hanuuniye iyo aamina,
hanuuniye iyo kinsi,
hanuuniye iyo siraad ugaas,
hanuuniye iyo,
istaahil hanuuniye,
hanuuniye jaceyl aan lagula wadin,
hanuuniye jaceyl keena ka weyn,
hanuuniye jaceyl,
hanuuniye jaceyl meena ka weyn,
hanuuniye heeso jacayl,
hanuuniye dumar iyo jacayl lyrics,
hanuuniye dabaylaha jacaylka lyrics,
hanuuniye neecawda jacayl,
hanuuniye qalbiga lagu yuu jabin,
hanuuniye kaban,
hanuuniye kalgacaylku qaladkiyo,
hanuuniye ka doortay,
hanuuniye kaban album mp3,
hanuuniye khadra,
hanuuniye kaman,
hanuuniye kaka na vada hrudaya,
hanuuniye konsi,
kaban hanuuniye,
kinsi iyo hanuuniye,
kaban macaan hanuuniye,
khaliil bashiir hanuuniye,
cabdalla yuusuf hanuuniye kaban,
hanuuniye lyrics,
hanuuniye luul,
hanuuniye shimbiryahow lyrics,
hanuuniye shimbir lyrics,
c/laahi yuusuf hanuuniye,
hanuuniye music,
hanuuniye marwadii haweenka,
hanuuniye matlab iyo sabiib,
hanuuniye naftii aad cajabisaa,
hanuuniye dusha nabar,
najma nashaad iyo bashiir hanuuniye,
najma nashaad bashiir hanuuniye,
hibo nuura dadweynaha hanuuniye,
heestii nuura hanuuniye,
hanuuniye dad waxaa u wacan oo,
hanuuniye qaraami dalo,
hanuuniye qaraami amaano,
hanuuniye qaraami hasha,
yuusuf hanuuniye,
#dhugmaal_lyrics #Hanuuniye #dhugmaal #dhugmaallyrics

Пікірлер: 31
@saidismail2854
@saidismail2854 Жыл бұрын
Heestan waxeey kamidtahay heesihii iigu horeeyey aan ke garaadsado, waxaan xasuusta 1977 anagoo degen magaalada dhuusamareeb oo aabahay shaqaale ka ahaa inaan heestan ay hurigayaga ka bixijirtey, waxaana aanan ilaabey marka uu fanaanku leeyahay (Nagaaba aawga gidigood u wada nacey) waxaan u maleeyn jirey Inuu leeyahay (Adanaaba horu bax) waxaan ahaa wiil yar oo ilaa lix sano jira
@ABSHIRAbderahman
@ABSHIRAbderahman Жыл бұрын
Afsoomali saxa dadka u teeb sxb qaali
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
HEetE hEEte tantan baan ta ahEy ugu jiraa uguqiimobadanahEy noolaaba intiitaqaano iyaaa ihihihihihihihii ihihihihihihihii saxsax absuttlyyyy Runrun
@43jr57
@43jr57 10 ай бұрын
Islaanta ku farokululayd😂 ifahano
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 10 ай бұрын
As, Familyyyyyy Systems, yartaanaa tanaa qatraayEEy qiimobadan dagan wax taqaan marwo yariisEEy dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey qaasatan facyaashay waanba uwataa dhaafaaba princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey mashaaaaalah tabaarakalah saxsax Runrun,sacabbadan hadiyado iyoiyo xaan istaahilaaba iyaaa iyaaa.yartayarta
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 10 ай бұрын
Familyyyyyy Jiilbajiil farac. Absuttlyyyy
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 Ай бұрын
Markaan nabad ahaynee Caashaqu wax kuu noqon Naxariis ayuu qabay Imikuu nuglaadee Sidan ayay sax kuyihiin erayada Sikastaba wad mahadsantahay wll👍
@face_king1
@face_king1 5 ай бұрын
Laban Sharaf Tii wuu kuraaxaystay Wlhy long life ustaad ❤❤
@haawodagan5472
@haawodagan5472 Жыл бұрын
Marbaan ku nuglaadee Qalbigeyga kugu nabay😢 Naxwada iyo sheekada Kuu Kala naqeyn jiray😢😢 Axyaaa xasuuuus🎉
@jamacmohamed8089
@jamacmohamed8089 2 жыл бұрын
Ax ax ax walhi hees aad iyo aad u mcn walhi qalbiga taabanaysa kana hadlaysa jacayl xauunkiisa iyo dhibka uu leeyahay iyo hablaha soomaaliyeed sharafta iyo qiimaha iyo wanaaga ay ku dhexleeyihiin raga soomaaliyeed marka walhi fanaanka alle ha u naxariistee waxaan ka hadlay jcaylka dhibaatadiisa ayuu si hufan uga hadlay eebe ha u naxariistee dumaroow waxaan idin dhihi lahaa raga haloo naxariisto hana laga daayo dhibka iyo hagardaamada
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@faizafunnymohamed8271
@faizafunnymohamed8271 Жыл бұрын
😢wuu nool yhy
@BurhaanIdiris-i2s
@BurhaanIdiris-i2s 23 күн бұрын
Waa hees qalbi taabada waxa dareemi karaya qofkii wax jecladay xasuus 2024/9|22
@muuminmohamed9788
@muuminmohamed9788 Жыл бұрын
Wuu nool yahay asxaabeey fanaanka illaaheey caafimaad ha siiyee
@face_king1
@face_king1 5 ай бұрын
Cabdala Yusuuf hanuuniye 🎉🎉
@abdisalandayib6428
@abdisalandayib6428 2 жыл бұрын
Alleh yaraxma raaximiin Hees xaqiiqda Barteeda ugutagaysa waaye allh yaraxma Incha allh
@mbcnindaran3185
@mbcnindaran3185 Жыл бұрын
@adenibrahim8164
@adenibrahim8164 Жыл бұрын
really enjoyed Thanks mn
@reergaalkacyood9361
@reergaalkacyood9361 Жыл бұрын
Waa maxamuud kabanle ninkaan heesaya.
@axmedcsalaan6005
@axmedcsalaan6005 Жыл бұрын
Dad badan ayaa ku qalda lkn waaa hanuuniye waaa hubaal waxaase hubaal ah in kabanku u egyahay kii kabanle halka Laxanka laga fahmaayo inuu Hanuuniye yahay mahadsanid
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
iyaaaaaaa iyaaaaaaah nonseseseseseses dumaaaar waan uwataa tii kujirtayba qaasatan hablaha khayryaashay waanba dhaafaaba dhamaystiran princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey tii tii tanaa yartaanaa xaan istaahilaaba
@husseinabdi6951
@husseinabdi6951 2 жыл бұрын
Thanks abti mcn I hope you make me go back to memory lane 😭😭🤮
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Bal yaawaayE, yartaanaa tanaaa ooridumaroo cadayyareey yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad
@Aja-s2o
@Aja-s2o 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Tantan baan ta ahEy ahaana qaasatan noocayga caynyaashameyda facyaashay troonEey bilyans daganyareey fEejigsan princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay Runrun saxsax
@ezmarkhan9197
@ezmarkhan9197 Жыл бұрын
Heez iyo bar
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
LEeeee ttttttt, yartaan talaa yareydataanaa tii dumaar uwadateeey qiimobadantaanaa lEeeeee yaaawaayE ttttttt
@bajunmohameddabar3198
@bajunmohameddabar3198 Жыл бұрын
bajuun.m.dabar
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 39 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 491 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 714 М.
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН
Salaad darbi - Ceelbuur - Qaraami - lyrics
10:41
AFYAL STUDIO
Рет қаралды 41 М.
ABDALLA YUUSUF HANUUNIYE KABAN (DUMAR IYO JACEYL) QAACI AH
6:55
Deeyoo Media
Рет қаралды 2,1 МЛН
Xasan Aadan Hees Bulshayahay Ma Nabad baa Kaban Lyrics
7:31
Rashiid Boss
Рет қаралды 576 М.
SAMIIRKII AYUUB//HANUUNIYE//ERAYADII YAMYAM//KABAN//LYRICS
11:47
QOORYARE Studio
Рет қаралды 128 М.
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Hassan Adde
Рет қаралды 345 М.
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 39 МЛН