Saalax Qaasim _ Baxsaney Hargaysay _ (ORIGINAL KABAN VERSION ) Hees Kaban Xul ah With Lyrics

  Рет қаралды 1,037,650

MUDUG BOY

MUDUG BOY

Күн бұрын

Пікірлер: 230
@Mudugboy1
@Mudugboy1 Жыл бұрын
Magaaladee ayaad Ku Dhalatay ? Aniga : Magaalada Qabribayax Ee Deegaanka Soomalida ❤
@cabdishakuur406
@cabdishakuur406 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@SaynabMaxamed-q9q
@SaynabMaxamed-q9q Жыл бұрын
❤❤❤
@zakiyaanocadezaki0715
@zakiyaanocadezaki0715 Жыл бұрын
Masareno wana dhageysaneynaa
@BishaarCabdiraxmaan
@BishaarCabdiraxmaan 10 ай бұрын
​@@cabdishakuur406yyyyyyyyyyyyyyyýyyý
@CibadoYusuf-mp7tu
@CibadoYusuf-mp7tu 10 ай бұрын
❤😂😢😮😅😊
@Zaynab_033
@Zaynab_033 4 ай бұрын
Baxsaneeey hargeesay😢❤ From.xamar❤ love u landers
@hueyfreeman2133
@hueyfreeman2133 2 ай бұрын
Such a beautiful a voice! I’m fortunate to have discovered his music! long life Salah Qaasim! l lots of love from US ❤️
@CarabShiikh
@CarabShiikh 10 ай бұрын
erayadii cabdicasiis dakharre laxankii codkii iyo kabankii ustaad saalax qaasim salaama hargaysa weyn iyo dhammanba somali weyn 2023 wakhti fiida garoowe
@apdirizaktacapir4547
@apdirizaktacapir4547 5 ай бұрын
Erayada waxa leh Hadrawi suuqanta hadanad xog saxa ka hayn laguma dagdago xumaana hayga qaadan ee waa iga sixid
@MahamedAhmed12aad
@MahamedAhmed12aad 5 ай бұрын
Heesta waaxa alifey MAXAMED IBRAAHIM WARSAME HADRAAWI waxa uu soo direy saxiibkii ABDI AADAN QEYS... WAANA JAWAABTI SILSILADII HEESAHA AY KU JIRTEY BELADWEYN.... BI'IWAA HADRAAWOW BASHII AQOONTOY BOQORKII HAWEENKOW...... BURCO XAAL SII.. ..... AYUU CABDI QEYS KAGA SOO JAWAABEY HEESTI BELADWEYN OO UU MARKA U SXBKII HADRAWII KA SHIKIYEY INUU DAWLADII KACAANKII LA SAFTEY OO UU ISKU DHIIBEY SIYAAD BARE..... SHEEKADU WEY DHEER TAHAY CAMO!!!
@apdirizaktacapir4547
@apdirizaktacapir4547 5 ай бұрын
@@MahamedAhmed12aad suuganta waxay u haystan sida siyaasada oo kale kkk
@thejoker4345
@thejoker4345 Ай бұрын
Heestaan waxaa allifay nin reer mudug ah oo ina Ciise Cagole la yiraahdo, sxpkiis Cabdi o Hargeysa joga aya farriin u so diray in naagtiisii ay niman carab yemen la mareysay o aysan u so socon, wuxuna u shegay inu ka tashado. Wa isaga leh " inantaa badweyn iyo, berrin carab u dhooftey, ma baxnaaninaayee...."
@FuulSare
@FuulSare 14 күн бұрын
Heestan waxaa leh Cabdiqafaar Ciise Cagoole
@mariansaid6369
@mariansaid6369 7 ай бұрын
Heestu waa qiso dhaba oo dhexmartay wiil iyo gabar is jeclaa, laakiin wakhtigu iyo waayuhu kala wadeen. Gabadhu waxay aaday wadanka Kuwait 🇰🇼. Gabadhaa badweyntiyo beri carab u dhoofay Ma baxnaaniyee xagayga waa barkumataalo. Labaduba waa dhinteen, alle nariistiistiisa haka waraabiyo Aamiin Beautiful voice of Saalax Qaasin ❤❤
@MaxamuudClaahi-ef9id
@MaxamuudClaahi-ef9id 7 ай бұрын
Waxan dhagaysanayaa Anigoo Ku Sugan Goobaha Difaaca Buqdharkayn Waan Qayilayaa saacadu Waa 8:16 pm waa habeen jimce sabti soo galayso sanadku waa 2024 bishii February waana Laba Waxan Diyaar U Ahay Difaaca Qarankayga Somaliland Hargaysa caday salaama Duriyada Meel kastood jogtan Qalbiga ayaan Idinka Salaamay
@hodanbeegsi2613
@hodanbeegsi2613 6 ай бұрын
Ilahoyoow ku xafid huuno
@ApdiwahidJingue
@ApdiwahidJingue 6 ай бұрын
Harti iska ilaali aabo calacalka dhaaf ooo😂😂😂
@aarsadaamdayib6537
@aarsadaamdayib6537 6 ай бұрын
Harti ama Daarood iisheeg wadan dhistay dhamaantood waa qoxoonti Allena wax uu u abuuray in inba meel lagu waso wllhi waa xaqiiq waa fadaro somali lagasoo dabo tuuray bal eeg magaalooyin qudha oo ay dhisteen waa dad adooma ah tusaale somali kenya itoobiya somaliland waa qoxoonti marbaa dawlad loo dhiibo tiina alle ayaa xaga kale urogay markay tuugonimo daynway​een markaasayHarti qoxoontiya2024ka hadlaysa dubihiiillahaybaadarandoorri ugudhacay😂😂😂😂😂😮😮😮@@ApdiwahidJingue
@NajmaAdam-pu9bg
@NajmaAdam-pu9bg 3 ай бұрын
Geesi qaran wanu kunsalamay jir oo joog waliga.
@cabdiqaniabdi9967
@cabdiqaniabdi9967 2 ай бұрын
Wishaaa naata badha
@Clkariimdaahir
@Clkariimdaahir 4 ай бұрын
Caawa oo taariikhdu tahay 28/4/2024 habeen isniin ah mugdisho ku noolahay alxm xasuus gaar ah hargaysa oo aan ku noolaa noloshayda hadhkeed mudo 10 sano ah waan kasoo maqanahay alle nabad qab ha igu geeyo
@user-pr4gw1wp4u
@user-pr4gw1wp4u 10 ай бұрын
Waa huba heestaan macn inaa dhageeysaneyson2023 love isaar
@cawkeyare2811
@cawkeyare2811 9 ай бұрын
😂miyaan laka dhamaankaraba 2008 ulaa hada 2023
@_alhaqu3604
@_alhaqu3604 4 ай бұрын
​@@cawkeyare2811❤
@Abdikadar.
@Abdikadar. 3 ай бұрын
Baxaaliga sidii bay baxsananta muuqiyo Bildhaanteedu wacantahy" Waayo wayo baa galay galabta anoo Mogadishu jooga waxana kusoo barbaaray baladweyne heestan miisanka culus ka ah baa galabta ii bixi hyso jawi ka jawi hadad qoralkeyga aragto sxp sallamullah Sacadu 16:30mp galabnimo 22/05/2024 😮
@Bagagac
@Bagagac 4 ай бұрын
Kadugso wayihii hore koley dawladii noma jidhe 2024🇸🇴
@abdisalamfarah9344
@abdisalamfarah9344 9 ай бұрын
Hargeysa---magaalada ugu heesaha badan magaalooyinkeenna❤❤❤
@MuniirAbokor-i9s
@MuniirAbokor-i9s 7 күн бұрын
Caasimadayda bilan hargaysa cadowga ha jabo from burco
@SharmaakeMuuse1234
@SharmaakeMuuse1234 5 ай бұрын
Caawa oo Taariikhdu tahay bishii 25:3:2024 Ramadaan 16keedi habeen salaaseed saacadu tahay 22:22 habeenimo waan iska jifa gogosha inshallaah waxaan diyaariyaa examkii dawlada alle ha igu guulleeyo i.a amiin heestan oo iga soo horbaxdey caawa waxaan dhageysan jirey 2018 taleefankeygii iigu horeyey i.a waxan dhageysan doona markaan helo clafkeyga iyada iyo aniga oo safar usocona Inshallaah allow igaarsii amiin anigoo footballer ah my favorite football ❤❤❤❤❤ vamoozzz
@Randa17
@Randa17 5 ай бұрын
Allah kuğu guleyo exam sandkii hore sidan Io kle baan walwal sana hadase Alxamdulillah 🤲
@maareyebugsiiye8615
@maareyebugsiiye8615 8 ай бұрын
Waxan dhagaysanaya ano qayaliya marqanvan bas àh 28.12.2023 Waa 10ki habenimo bura ah Waa khamis haben jimce so galaya Aduunkan ujeclahy magaladayda Alle ha inosiyadoyo nimcada❤❤❤
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase 7 ай бұрын
😂😂 ana waxan dhegaysanayaa 8.02.2024 mirqan wacan iyo magaladi wajaale
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 2 ай бұрын
Heestani laxanka iyo kabanku waa iskugu darsamay waliba waa sidig🎵🙏🫡
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 13 күн бұрын
Waa heeetii iigu horaysay een aa dhagaysto 2002. Mandera North West Somalia❤😊 🇸🇴
@AswaanSaalah
@AswaanSaalah 4 ай бұрын
Wan ka xumahy inaa ku guul darystay inaa ka mid noqdo ciidanka qaranka dalka soomaalilan si kaloo aan ku difacona garnamyo😢❤❤
@abdullahixuseen6508
@abdullahixuseen6508 5 ай бұрын
Heestan ugu jeclahay heesaha somalida heestii ugu horeysay aan xifdiyo inkastoo ay ku sii fiicanahay habeenkii marka marqaanku ku gaaro somaliyey qabyaalada iska dhaafa from xamar qurbuhu jooga saalama Somaliland wadanka aan dariska nahay ma ununka carab ka liidano iyagaba iyagoo carab wada ah bey dhowr Dalal kala yihiin ❤
@hamsehariir5003
@hamsehariir5003 Ай бұрын
Heesihi hore farshaxan nimada ka muuqata iyo hodon nimada suugaanta ayaad markiiba dhadhasan erayada iyo sarbeeta lagu ladhay waxad sitoosa udhuuxaysa micinah iyo afkeena hodonimadiisa .halka kuwa had sameeya heesah ay soo duuban.qayalo iyo music ..alle yaa cisika heesi hore
@hodonfaahiye5594
@hodonfaahiye5594 8 ай бұрын
Wan jeclahay heeskan iyo waliba fanka salax qasim naaji ❤
@adenyussuf5344
@adenyussuf5344 3 ай бұрын
Baxaaliga sidii bey baxsananta muqiyo bidhanteydo wacantahay
@amalmohamud2680
@amalmohamud2680 4 ай бұрын
Hargaysa caday jecliyaa❤🎉halkaan ku.dhashay kuna noolay meelkale ku doorsan maayo😊
@Mariamitio
@Mariamitio 4 ай бұрын
❤❤❤
@DARK-RR
@DARK-RR 14 күн бұрын
Waxaan soo maray halkaaaan 6:00pm _30-8-2024
@abdijama3767
@abdijama3767 8 ай бұрын
Heestan waa qiso Dhabi ah waxaana laga tiriyey heeso badan. Waxaa ka mid ah heesta khadro daahir qaado ee ah cabdow berisamaadkii marka sheeko baraley kaftan laisla beegado. Ninkay qisadan kudhacday 2000 waxaan ku array isagoo joiga Nairobi.
@xamdaqaali1992
@xamdaqaali1992 9 ай бұрын
Bash bashta iyo raaxada beeshi ila jeceliyo mahadsanid bar baarey Hadaad iga danbayso like isaar ❤
@kenyangaza5671
@kenyangaza5671 3 ай бұрын
Who is listening this in 2024?❤
@naajudahir220
@naajudahir220 3 ай бұрын
Me☝️
@abdirahimhussein962
@abdirahimhussein962 3 ай бұрын
Me i am in galkacyo mudug galmudug
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 ай бұрын
@@abdirahimhussein962rather say baraxleey
@salatosman1755
@salatosman1755 28 күн бұрын
Meh and still enjoying with it
@hogamiyeziyechmohamed9010
@hogamiyeziyechmohamed9010 4 күн бұрын
Me😂
@asmaamohamuudjimcale9239
@asmaamohamuudjimcale9239 8 ай бұрын
Xasuus heestan iitahy waxam hada jogaa xamar waliba gobolka banadir waxn jawi ku qadana bada waliba anigo kali ah iyo sanad csuub ❤
@alimaxamed3660
@alimaxamed3660 3 күн бұрын
Hadda waa guriga naceybka iyo kala dilka walaalaha soomaaliyed I am sorry hargeysaaa❤❤❤❤❤❤❤
@CabdiCasiiscanole
@CabdiCasiiscanole 26 күн бұрын
Mudugboy1 muqdisho gaar ahaan dagmada kaaraan xaafada xaliimihiiti ku dhashtay sanadkii 1990
@alxajjilacag8957
@alxajjilacag8957 6 ай бұрын
Esh cala heess Hestan cadhi maaha wlh legend legend dafay
@muhyadiinali8148
@muhyadiinali8148 10 ай бұрын
Beerti xoriyaaday Guri laysku baantay Baxsaney hargyasay❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
Xaramkii barbaartaay❌️ Xaruntii barbaartaay✅️
@HeyDbm
@HeyDbm 22 күн бұрын
Waaw allah ha ku naxaristo
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Mudug boy ma halkaan buu usoo wareegay❤.
@Mudugboy1
@Mudugboy1 Жыл бұрын
Maya Walaal maalin uun i heesaha kanaalkaas la tirtiro ayaan Kabaqay sidaas darteed Heesihii kanaalkaas Kujira Badankooda ayaan Halkan Soo Galiyey
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 8 ай бұрын
​@@Mudugboy1Mahadsanid Halyey is xilqaamay❤.
@abdisalandayib6428
@abdisalandayib6428 4 ай бұрын
Habeen jumca muparack ah Borama 2:30❤🎉 Waah Waah Waah 😮
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 5 ай бұрын
Hargaysa hoygii gobanimada hoygi gobta guri gobeed maagaladi gobta iyo duriyada
@hassanhaji9618
@hassanhaji9618 6 ай бұрын
Baxsanay Hargayaay kaa gudoomay baaqii Hargaysa waa qalbiga qofka soomaaliga ah, ha ogaadeen dad badan!!!
@apdirahman1433
@apdirahman1433 6 ай бұрын
Xaramkii bar baartay Saalax Qaasim ilaahow kuu naxariiso ❤😢
@mhassan0163
@mhassan0163 5 ай бұрын
Walaal wuu nool yahay, xaafadda Southall ee galbeedka magaalada London UK buu deggan yahay 25 years
@iimanofficialchannel
@iimanofficialchannel Ай бұрын
😊
@user-il7dk5md3k
@user-il7dk5md3k 8 ай бұрын
Cawa oo ay tahay sanadki cusubaa ee 2024 ayaan dhagaysnaya heestan 12:35
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r Ай бұрын
WAA YAHAY?! YAA NOOGU MAGAADEYA?!! DUURXULKEDIYO DULUCDEEDA! AKHYAAREY! MAHADSANIDIIN
@abdullahiaraaye5857
@abdullahiaraaye5857 Ай бұрын
Xelliyada stress ka kabanka saalax qaasim waa cajiib, heestaan waa dhegeysanooyaa hadana wax eray ah kalama socdo kaliya kabanka unbaan la jaasayaa
@RidwanCqani
@RidwanCqani Ай бұрын
Baxsaneyy hargaysay
@MAHADAXMEDXUSEEN
@MAHADAXMEDXUSEEN 28 күн бұрын
Hablihi bahdeena imaan kabuuxa bilic igumajeerto
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 Жыл бұрын
Wow 👌Legend ist legend Saalax Qaasin Naaji 🌹🌹🌹🌹🙏👍
@user-qc3jn1yf4n
@user-qc3jn1yf4n 10 ай бұрын
Hestan dib ba uso boqday like isar 2023
@bulshaawilyrics
@bulshaawilyrics 7 ай бұрын
Legend qaab quruxbadan ayaad usoo diyaarisaY horeY u soco😊😊
@SPharaoh
@SPharaoh 10 ай бұрын
Heesihii Soomaaliyeed ayeey dad cadaan ah ku sawiranaayaan.
@xoormaxamed-tx7gq
@xoormaxamed-tx7gq 3 ай бұрын
Ceel buur ♥️
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 5 ай бұрын
Maagalada africa uhu magaca wanagsan uhu wiimaha badan ugu amaanta badan hargaysa xaramki barbaarte hoygi murida hoygii abwaanada hoygi gabayga hoygi maansada hoygi aftahanka hoygii afsomaliga hoygi hida iyo dhaqanka
@mustafaqowdhan6099
@mustafaqowdhan6099 4 ай бұрын
Baxasaneey hargeisa mirqan Addis abeba 21.27 date :- 27.4.2024
@HeyDbm
@HeyDbm 22 күн бұрын
Wx aa akfanaana
@ahmeddecco585
@ahmeddecco585 6 ай бұрын
Ninka hees jacayl ah mooday habeen ma jirin
@MusdafCde
@MusdafCde 3 ай бұрын
I was listening 2008
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 ай бұрын
Can we say now mudugboy is permanently back
@IstahilXasan-xn4vr
@IstahilXasan-xn4vr 28 күн бұрын
Xaramkii barbaartay🚫 Xaruntii barbartay ✔️
@ayubmuhudin5907
@ayubmuhudin5907 8 ай бұрын
Wixi beri isoo maray marna biix kama jabin bowdada habaaskiyo wali boodh kamaan tumin 16:50 1.1.2024😊😊
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Esh calla sawd Al fanaan saalax qasiin waa Heesa. Han u jecley habeenki
@jamaaarif4768
@jamaaarif4768 10 ай бұрын
Heeso iyo xikmadahoodiiii waa kuwiii hore qoom qayliyaaa isu harey
@apumahir
@apumahir 3 ай бұрын
erayada cabsicabsi waaye😂😂😂😂😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r Ай бұрын
Bacdeyn waa Kii lagaa dhoofowba WAA KU MAAWEELOO! KU MAQSUUD WAX LAGULA QABO QOSOLKAA KU DHANE!! KA BULDHE JAALLOW!😀
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 5 ай бұрын
Hargaysa guri gobeed hoygi gabayga iyo abwaanada iyo afsomaliga hoygi xigmada iyo cod karka iyo hal abuuurka
@alipashirjama2558
@alipashirjama2558 5 ай бұрын
Baxsaney hargeysay❤️🎧👂
@CabdicaliIbraahim-f7y
@CabdicaliIbraahim-f7y Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@EngismoAbdi
@EngismoAbdi 4 ай бұрын
Hargeisa magaalada ugu heesaha bdn beerti xoriyaaday Guri laysku baantay baxsaney hargeisa 19/04/2024
@badriamohamed6610
@badriamohamed6610 4 ай бұрын
Khamiis 18 April 2024 anoo safar u ah jigjiga ayaa subaxnimada ku sugayaa safarka Magaaldydii gorowe oo an nolashyda kuso qaatay bn daremayaa inan u xiisayo anoon ka bixin
@sampasenegal2537
@sampasenegal2537 3 ай бұрын
@harunmohamed6485
@harunmohamed6485 13 күн бұрын
2024 bisha 9❤
@jimcaalecali-cf1yc
@jimcaalecali-cf1yc 9 ай бұрын
Baxsaney Hargeysa.aay from khaatuno
@abdifatahhalane1792
@abdifatahhalane1792 7 ай бұрын
Dad wllo ah ayaynu nhye, shayaadiin ayaa inna dhex yaacday! Salaan gobeed sxb ayaan Hargeysa kaasoo leeyahay❤🙌
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 5 ай бұрын
Hargaysa hoygi abwaanada iyo hal abuurka iyo murtida iyo gabayga
@LuuleyNuux-ch2gq
@LuuleyNuux-ch2gq Жыл бұрын
Waah.wah.saalax.qasin❤❤❤❤❤❤
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 5 ай бұрын
Hargaysa hoygii murtida iyo sugaanta iyo gabayga iyo maansada iyo abwaanada iyo gobanimada
@Daahirabdiahmed
@Daahirabdiahmed 3 ай бұрын
Wan salama inta maalinta ciida daawan doonto❤😂
@abdihakinhassan-uc8oo
@abdihakinhassan-uc8oo 2 ай бұрын
ah❤❤❤❤
@MuhaammadAbdii
@MuhaammadAbdii 4 ай бұрын
Heestan😭😢
@Mohamed_Hassan_Daaha
@Mohamed_Hassan_Daaha 6 ай бұрын
Samir u ahayd ❌ Sami boowahaygii ✅
@Sacdiyah
@Sacdiyah 8 ай бұрын
Mid kamida magaalooyinka aduunka u jeclahay.
@feysalali8206
@feysalali8206 10 ай бұрын
Salax qaasim lajan waayo waayo
@user-lo7xr5fr7b
@user-lo7xr5fr7b 6 ай бұрын
Waan yaabanahay😮😊
@LibaaxDhunyare-fe2sz
@LibaaxDhunyare-fe2sz 9 ай бұрын
Mudge boy Aaway canjaladihii gabadhii faaiso koox hees mcn baan ku ogaa nasiib Daron Eratariya ayaan Aaday heesihii waan waayay
@Mudugboy1
@Mudugboy1 9 ай бұрын
Mudug boy iyo faisa Gooxba Hawada ayey kabaxeen Canjaladihii ku jirey badankooda halkan ayaan Kusoo uruuriyey
@LibaaxDhunyare-fe2sz
@LibaaxDhunyare-fe2sz 9 ай бұрын
​@@Mudugboy1War sxb heeso original ah baa gabdhaas canjaladaheeda kujiray meel lagala xariiro magaranee
@YusuphAhmed-rp1ke
@YusuphAhmed-rp1ke 8 ай бұрын
❤❤yes of course
@Dirir571
@Dirir571 8 ай бұрын
25-12-2023 ayaan dhegaysanaya anoo safar ah
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 3 ай бұрын
Made in somaliland eryadii dakhare❤
@user-sk2tb6wp5z
@user-sk2tb6wp5z Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 7 ай бұрын
Fanaan Saalax Qaasim ha la soo waydiiyo cidda midhaha heestan lahayd? Halabuurkii lahaa ee sameeyey heestan?
@sharmarkeg
@sharmarkeg 7 ай бұрын
Cabdiqafaar ciise cagoole ayaa leh wllo
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 3 ай бұрын
In kastoo bagaag iyo Same boowahaygii Waar halkaa sax
@Maxamadildubays
@Maxamadildubays 9 ай бұрын
Welcme to account maxamad ildubays❤❤❤❤❤❤
@hassanhaji9618
@hassanhaji9618 8 ай бұрын
Heestaan waxay ka mid ahayd silsiladiii "sheekobaraleey", heesta Khatro Aun ayvqaadi jirtay. Waxay leedahay qiso jacayl oo dhab ah.
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 7 ай бұрын
Yaa midhaha heestan sameeyey abwaankee lahaa?
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 6 ай бұрын
Mudug boy soo laabasho wacan ,chanalkii hore maxaa kaa helay oo heestihii hore uga bixisay?
@xamdicabdi2017
@xamdicabdi2017 7 ай бұрын
Heestan waxan dhagesanaya /23/1/2024 habeen 22:20 saac arbaco soo galeso tartanga kubada cagta gobalada ayaa mudo ka soday muqdisho biri oo arbaca waxan sugena banadir io galmudug cida rayso oo fiinal u gudubto war io dhamaan tiis waxan meshan u soo galay jacyl keygi ayan waxan isku qabsanay waya arag ma tihid io wan ahay ane waxan iri hees ayn ku soo diraah ee micnaheda garo sas ayn meshan u imid salama dad yawoh👈
@alsomaliyi8261
@alsomaliyi8261 Жыл бұрын
Dadyowga shisheeye dalalkooda iyo heesaheena maxaa ku daray adigu qurux ka raadi baad isleedahay lkn iyagu waxay umaleeynayaan in ay ku hayso inferiority complex oo ah dilaa ah
@alileyzikabayare9222
@alileyzikabayare9222 Жыл бұрын
pppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppp7pppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppp
@maryamaibrahim8929
@maryamaibrahim8929 Жыл бұрын
❤❤❤😮😮😮
@mustafexirsi
@mustafexirsi 4 ай бұрын
Waar odaygii hore ee MudugBoy, xusuuso iyo qoraallo xilligooda joogay ayuu naga la guuree, adna armaad ka daba guurtaa?
5 ай бұрын
Waaaaaw❤
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 7 ай бұрын
Allayasharafak❤❤❤
@user-dn6lt1uq2d
@user-dn6lt1uq2d 6 ай бұрын
❤❤❤
@SowdoAxmed
@SowdoAxmed Жыл бұрын
❤❤❤❤❤::❤❤❤❤
@IbraahimXalaali
@IbraahimXalaali 16 күн бұрын
Xikmaaawi
@ABWAANDAYIB-QOODH
@ABWAANDAYIB-QOODH Жыл бұрын
Samir boowahaygii weeye✅
@Mudugboy1
@Mudugboy1 11 ай бұрын
Mahadsanid Ugaas
@CarabShiikh
@CarabShiikh 10 ай бұрын
maahan sxb sami weeye u jeedkoo ah labada abwaan oo isku magac ahaa kan heesta sameeyay kan lagu magac dhabay oo wadaagay magaca cabdi sida uu sheegay abwaannadii mid kamid ah
@CaliXasan-tx5os
@CaliXasan-tx5os 7 ай бұрын
2009 waaaaaw
@Morgan-ge6nv
@Morgan-ge6nv 2 ай бұрын
Qabridahar Soomaali Galbeed.
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 2,9 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 47 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 574 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,5 МЛН
Saalax Qaasim || Moog iyo Jacayl || Official Lyrics 2022 #SomaliVoiceGlobal
6:59
LYRICS: DAD JACAYL WADAAGOO WEJI KALA SUGAAYIYO..
11:23
CILMIDHAADHI CHANNEL
Рет қаралды 72 М.
Khadra daahir iyo Axmad cali cigaal || Waran caashaq with lyrcs
11:35
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 1,5 МЛН
Hadii samir wax lagu helo SAALAX QAASIM IYO KHADRO DAAHIR
12:14
𝕊𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚 𝕓𝕠𝕪 𝕝𝕪𝕣𝕚𝕔𝕤
Рет қаралды 355 М.
Shay mire dacar
4:45
PROFIT MAN 🥰$
Рет қаралды 1,1 МЛН
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 2,9 МЛН