Asc Woxgaa meeshaas sheekha su.aashaas mar 2aad halagu celiyo. Maxaa u dhexeeya al_ shabaab iyo daacish.? Sababtoo ah waxayaahan uu sheegay aad uma cada. Tusaale ahaan 1_. Diintay si adag u akhriyaaan maxaa laga wada ? Iyo guud ahan mawduucaas
@abuucizsoomali427914 сағат бұрын
Macluumaaad badan uu sheegay waa qalad, laakin waxay kula duwanyihiin, Daacish waxay rumaysinyihiinالخلافة الإسلامية Lakiin shabaab marumaysana arinkaas.
@abdirahman_ahmed49 минут бұрын
Aqriska diinta waa musdalaxa cusub oo anan sal iyo raad ku laheen muslimiinta dhexdooda, wuxuu ula jeedaa in islaamka aanan lagu xakumi karin waqtigaan inuusan jihaad jirin iyo waxyaabo kale
@cabdullaahiismaaciil570815 сағат бұрын
Sh. Abdirahman dowladdu way xagalbdaacisay dagaalka oo waxay diiday diyaaradihii dhaawaca qaadi lahaa? Marka maxaad u leedahay dawladdu way timid jaawaabtaada fadlan iska sax. Midda kale saw ma ogid wixii hub magaca soomaaliyeed lagu soo qaaday in dowladdu hayso maxaad u leedahay waxba ma tari karaan? Very disappointed with your naive answer
@odayjama182912 сағат бұрын
Daacsih waa lasoo afjarin dhaqaso waa dad aan somaali ahayn markaa hala garab istaago ciidanka
@abdirashidroble992214 сағат бұрын
Sheeko xariir
@ib124410 сағат бұрын
Wadaad xume lacanadi kugu dhacdey In shaa Allah walaalaheena Dowlada islamka ilaaheey ha guuleeyo Ameen yaa rabi
@NuuneYare-d2u14 сағат бұрын
Sheekh ma aha waa shirkiile murtad ah uf uf uf uf gaalo raac nac dagaalka waa adagyahay saraakiishii way dhamaadeen mjaahidintuna waa tabar yaryihiin is burin cad can dhadaada ayaad caabudaa iyo waliba caloo shaada gaal yahay
@liibaanjamac213613 сағат бұрын
caydu waa ceeb ma argagixisada ayaad kamid tahay ?
@MaxamadMaxamadjaale12 сағат бұрын
Side qof muslim ah gal ugutilmame garacyahow wacelka
@fadumomusse213210 сағат бұрын
Filimkiini aad ku qaraabaneyseen diinta islaamka waa gubtay.ehlunaar
@liibaanjamac2136Сағат бұрын
@MaxamadMaxamadjaale wahaabiyo waa lasoo programiyey sucuudigii soo programiyeyna wey uga baxeen. oo hadda waxaa socota tirtiridda raadkii xanaabilada iyo ibn tayymiya