GUD MAXAMUUD XAASHI IYO CABDILAHI CUKUSE OO REER SOMALILAND SU AALO ADAG KA WAYDIIYEEN XAALADA DALKA

  Рет қаралды 5,808

Hamze Hariir

Hamze Hariir

Күн бұрын

GUD MAXAMUUD XAASHI IYO CABDILAHI CUKUSE OO REER SOMALILAND SU AALO ADAG KA WAYDIIYEEN XAALADA DALKA

Пікірлер: 92
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 15 күн бұрын
Cadawgii gudaha iyo tuugtii qaranka dhac dee xafashtay
@AbdiqaniArtan
@AbdiqaniArtan 15 күн бұрын
Cirro,Maxamuud Xaashi,Xirsi Gaab,Cukuse,Maxamed Abiib,Batuun iyo qaar kale oo badan guuuuuuul. guuuuuul guuuuul
@mohamedsaadmuse542
@mohamedsaadmuse542 15 күн бұрын
Mahamuud xaashi iyo cukuse labaduba anigu waxan u aqaan labawajilayaal ama danxiirada
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 15 күн бұрын
BEENALEH BEENALEH BEENALEH BEENALEH BEENALEH BEENALEH BEENALEH BEENALEH
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 15 күн бұрын
TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG
@cadomedia
@cadomedia 15 күн бұрын
Waa tuug illaahay ka go'day waa in lala xisaabtamaa iyaga maaha in wax laga dhagaysto
@iftin2024
@iftin2024 15 күн бұрын
Cay baa ka soo hadhay kuwii caqliga saboolka ka ahaa Waar nimankan ma runtaad ku haysataan waa laba nin oo caqli u saaxiiba, hadalkoodu waa nin damiirleh gaadhsii murtida doqona hawsheegin. Shacabka Soomaliland waa dad caqli badan They know wrong and right, guul iyo gobanimo kaah iyo wadani🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@CadnaanlaantaBari
@CadnaanlaantaBari 15 күн бұрын
Maxamuud Xaashi Cabdi Laguma shiiqin karo cay iyo aflagaado qaawan oo ku salaysan shaqsi nacayb iyo hinaase siyaasadeed.
@mustafehussein6983
@mustafehussein6983 15 күн бұрын
Maansha Alla waa jawaabo miisaan leh ku socda❤❤❤❤
@CadnaanlaantaBari
@CadnaanlaantaBari 15 күн бұрын
❤daqiiqadaha 39 iyo Maxamuud Xaashi waxay leeyihiin dhadhan khaas ah.
@abdihoori4524
@abdihoori4524 15 күн бұрын
Qof caqli lihi wa arkaya in rag qaranka dhacay oo aan siyasad lahay ba kule markale xukunka no dhiba ya kayelaya cadow bay ku noqden somaliland
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 15 күн бұрын
MAXMED XAASHI IYO VIKISE CAQLIGA NAGAMA COYAARI KARTAAN IN DOORSHADA RAAFTO WADANI BAA LA MASUUL AH IN GOOJE CADE LA QABSADO WADANI BAA KA MASUUL AH
@waaberi4446
@waaberi4446 15 күн бұрын
Allah 50000000 milyam ku baxay bu yidhi ma dalbu caawnayey..
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 15 күн бұрын
TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 15 күн бұрын
Car ha ujawaabaan cadawga geeska afrika faqash
@mcnncm1318
@mcnncm1318 15 күн бұрын
Madaxweyne MBC kulmiye dalka haynaya
@xirsiadamagan6229
@xirsiadamagan6229 15 күн бұрын
Doorashoonka wadani Ayaa dib u dhigay.
@FustafeMaxamed
@FustafeMaxamed 15 күн бұрын
Maxamuud Xaashi si ragganimo leh ayuu ugu dooday xuquuqda reer Awdal.
@aliabdi5708
@aliabdi5708 15 күн бұрын
Tugtu waxaay rabaan markalee in wadaanka xadaan sorry umaley mayo in ay soo noqon danaan thanks
@mcnncm1318
@mcnncm1318 15 күн бұрын
Yaan idin aaminaya huwanta GUDAHA
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 15 күн бұрын
MOORYAANTA HIIL UDOONATAY NIN DADKIISII ROORI LOO QAYBIYO
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 15 күн бұрын
ERAYGAA ISBEDEL 40000MILYAN MAYA HAWADII WAA LASOO CELIYAY BURCO MUUSAAA SAMEEYAY MALAHA
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 15 күн бұрын
Madaarka muusaa samaynaya
@mcnncm1318
@mcnncm1318 15 күн бұрын
Waxan waa cadowgii gudaha iyo tuugtii
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 15 күн бұрын
CID HADDII MAXKAMAD LA TAAGAYO, WAA XIRSI, CIRRO IYO INA XAASHI !!!
@mcnncm1318
@mcnncm1318 15 күн бұрын
Tuugo naciimo JOOKAR
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 15 күн бұрын
Car ujawaab cadawga soomaliland waa soomalia
@waaberi4446
@waaberi4446 15 күн бұрын
Bal dhagaysta wuxu ku hadlayo...
@AbdullahiMohamed-t7k
@AbdullahiMohamed-t7k 15 күн бұрын
Suaalo 1.Ma ballan qaadayaan in haddii uu 4 Wasiir(foreign,Finiance,Education,and defence). 2.In la Joojiyo mudo korordhsiga. Wa Mahad santihiin.
@mohamedhaybe
@mohamedhaybe 15 күн бұрын
Aftahanimo Dan gaara leh oo qiimma lehlkkkkk
@CaliCabdi-v9v
@CaliCabdi-v9v 15 күн бұрын
Tuugtii Dalka Boobaybaa Hadana Cid waxkasheegayaa Maxaa Lagu Aamina Karaa Ninmankii shalay dalka Baabiiyay
@user-js7nh8kq1k
@user-js7nh8kq1k 15 күн бұрын
Aqalkaga hortiisa ood weeyn baa la dhigta hadalkaaga hortiin afef ba la dhita Dalka in la xoreeyo iyo in doorasho laqabto midke haboon,,,,,,?
@aminaomer6330
@aminaomer6330 15 күн бұрын
Iswaydii meeday lacagtii balayo sheeg
@mohamedhaybe
@mohamedhaybe 15 күн бұрын
Markii aad madaxweynha qarsoon ee aad powerka lahayd maxaad qabanaysay ee ad u qabanwayday danahaga ayaad mashquul ku ahayd
@AbdullahiMohamed-t7k
@AbdullahiMohamed-t7k 15 күн бұрын
Adeer Suleiman waydii Suulaha
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 15 күн бұрын
TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 15 күн бұрын
TUUG IS URURSADEY, MIYAANEY ARKEYN SHICIBKAN SIDA KALE WAX U ARKAYAAN ??? SHICIBKII MADAXDOODA MIN CEERIGAABO ILAA SALLAXLEY MIYAANEY ARKEYN TUUGTANI ?
@mustafehussein6983
@mustafehussein6983 15 күн бұрын
Aamin baad tihiin la aaminey oo aamin lagu ogyhy
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 15 күн бұрын
Ilaa xitaa dadla wax su'aalaya waa laga sii shaqeeyey. Suaalaha waa la wada diyaariyey. Dadla wax su'aalaya waa dadkii Ina XAASHI iyo DHUKUSE ay sii diyaariyeen. MARKAA DADKA LAGUMA KHALDI KARO. DADKA WAX WAREYSANAYA IYO KUWA LA WAREYSANAYO, WAA WADA HUWAN. DADKII SU'AALAHA FIICAN WEYDIIN LAHAA MEESHA LAMA KEENIN.
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 15 күн бұрын
TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG XAASHI
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 15 күн бұрын
Maxamuud xaashi iyo cakuse toloooow Yay u sheegayaan beenta,, waar reer somalilandoow cadawgiin ha jabee waa laba dayuuse iska jira please labadaa shaqsi ee dulliga ah,,
@khadraahmed3940
@khadraahmed3940 15 күн бұрын
Tuugtii somalaind dhacday ayaa is basal Odonata kkk
@Yonis3012
@Yonis3012 15 күн бұрын
Indho adeega waa laba tuug ilahay ka go ay. Lkn reer somaliland way barteen
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 15 күн бұрын
TUUG XAASHI
@xirsiadamagan6229
@xirsiadamagan6229 15 күн бұрын
Ma ogolaan doontaan hadii doorashada la idinka badiyo Ma aqbali doontaan.
@xirsiadamagan6229
@xirsiadamagan6229 15 күн бұрын
Cabdilaahi waxba ma hayo Garxajis ayuu raadinayaa. Waa qabyaalayste.
@AbdiqaniArtan
@AbdiqaniArtan 15 күн бұрын
Garxajis,Muuse Abokor,Samaroon iyo Gabooye guul baan u rajeynayaa.waxaan idin tusi doonaa Saleeban Gaal,Maxmed Kaahin iyo Muuse Biixi oo carruurtu suuqa ku shiiddo
@FreemanV99
@FreemanV99 15 күн бұрын
Both men have been there before. Unless there's a new belief in Somaliland that people are reborn, they will not bring anything new at all. Politicians get elected on policies rather than personalities or tribal affiliations. Somaliland needs a system overhaul that's compatible with how the world works. This ailing system of tribal culture won't take her anywhere.
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 15 күн бұрын
Ma shicibkii madaxweynahooda sida layaabka ah u soo dhoweeyey BAA WAALAN, MISE DHOWRKAN TUUGTA AH BAA WAALAN ????
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 15 күн бұрын
Niyow maxamuud xaashi wa legend ee maxa loga riixa inu lacag lunsaday wax cadyna miya lo hayaa
@aliabdi5708
@aliabdi5708 15 күн бұрын
Wa marka ay Warren wax ay xadaan ayeey ka tageen
@AbdullahiMohamed-t7k
@AbdullahiMohamed-t7k 15 күн бұрын
Airport Burao????
@omarjibriilomar1491
@omarjibriilomar1491 15 күн бұрын
Maxamuud 8 sano ayaad haysay talada wadanka garoomadii diyaaradaha adaa jeebka ku shubnay dawadii S/Land adaa iibshay oo ku wareejay tuug adiga ahaa in lagula xisaabtamo weeyi qaran dumisaw dadkaa ku OG tuugow
@abobasement346
@abobasement346 15 күн бұрын
OMG horay ban u shegay in museh oromoh markah u boqdoh barigah sidah cergaboh in u colad ku furoh waxan kah xumahay in Garxajis lagu furay dagalkah waxay ku socotah in museh iyo kahin so noqdan xukunkah sorry Garxajis dorashadinih way burburtay Good job 👍🏾 museh
@Mamar6310
@Mamar6310 15 күн бұрын
Doorashaba DHICI mayso niyow indhaha Fura
@MubYus
@MubYus 15 күн бұрын
Ciro caano fadhi, Dadka indhaha la hogaamiye ha u noqdo.
@MubYus
@MubYus 15 күн бұрын
4 Tuug oo is garanaysaa ayaa is waraysanaysa. Yaaab.
@mahamedomar2179
@mahamedomar2179 14 күн бұрын
Is always easy to criticis but solution and progress are really difficult. This man ( ina hasi) is empty....
@user-kn5nw1yv4p
@user-kn5nw1yv4p 15 күн бұрын
Cadawgii gudaha iyo tuugtii baa mesha isugu yimi yaawax ka dhagaysanaya 😂😂😂😂😂😂😂😂
@IfrahMaxamed-ui9nr
@IfrahMaxamed-ui9nr 15 күн бұрын
Mr Najiib Maxfuud kkkkkkk cidii kaa dhagaysataba u wad
@xirsiadamagan6229
@xirsiadamagan6229 15 күн бұрын
Somaliland makay ugu wacnayd ayey yahay.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 15 күн бұрын
AJANBAIGA WADANKA KANSHAQEEYA WAAN SOO DHAWEYNAYNAA VIDNA UMA DIIDIN SGACABKA INEY WAX BARTAAN OO SHAQO TAGAAN OP TIMA XIIRAAN QURX8NTA KA SHAQEYAN HITELDA IYI FARSMADA GACANTA DADKEENA XAFIIS BAAY RABAAN DHAMAAN DAWLADEED
@mohamedadammohamoud1972
@mohamedadammohamoud1972 15 күн бұрын
Kkkkkkkkk M Xaashi dhibka haysta waa Dood Aan ku Salaysnayn Waayeel’tinimo Sidookale habkii doonista Codka Shacabka 😊😅😮😢
@jamalskp7280
@jamalskp7280 15 күн бұрын
Ina xaashi tuug khaayin danayste
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 15 күн бұрын
DHALIILAHAN IYO HOOGAN AY SHEEGAYAAN MA KUWA IYAGUUNI ARKAYAAN OO SOMAALILAND OO DHAMI AANEY ARKEYN MAXAY AHAYD ??
@waaberi4446
@waaberi4446 15 күн бұрын
Akhas Wariyaha wareysana wa Wadani dadka meesha laguso uririyey wa calaamatu suaalbaa saaran....
@faridmohammed2263
@faridmohammed2263 15 күн бұрын
Waar bal eega kuwan horaa laydin arkay beenta joojiya cidi idin dooranmayso
@hajii2033
@hajii2033 15 күн бұрын
beenale beenta jooji
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 15 күн бұрын
KAAH SHARCIGUI BUU BURBURSH3Y ODAYSHA HABER JACLO SOO DIREY IN 3 NIN OO XISBAYADOODII WAQIGOOD DHAMADEY TARTAMAN KAAAH SHACABKA U CODEYN.MAYAAN INA XAASHI AIRPORKA HARGEISA HA LA WAAYDIIYO LACGTII XAGUU GEEYEY WADANI VID DOIRAN.MAYOSO IYADOO HASSAN SH33KH LA DOORTONWAAYE OO KALE
@xirsiadamagan6229
@xirsiadamagan6229 15 күн бұрын
Muc da maxaad ka wadaa? Wasaarad waa wasaarad shaqaa taala .waxaan ka fikiraysaa dhac dhac.
@user-ox6gm5bs1o
@user-ox6gm5bs1o 15 күн бұрын
Ma kulmiye dalcun iyo dadcunaban kulmiye uun kubedela? Waar dadka kaxishooda
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 15 күн бұрын
DHIBAATO WADANI IYO KAAH MID KA WEYNI DALKAN MA JIRTO !
@user-ed3ho9hm8u
@user-ed3ho9hm8u 15 күн бұрын
Waxaa u m.xaashi ku faanayo oo dhan dawlada kuwayd ayaa suurta galisay
@mcnncm1318
@mcnncm1318 15 күн бұрын
Bacaaac macaac TUUG INA XAASHI
@iftin2024
@iftin2024 15 күн бұрын
Don't be jealous 😂😂😂
@AbdilahiGurey
@AbdilahiGurey 14 күн бұрын
Toogtii ayaa la waraysanayaa maxay dhalay ay u qabanwaayen waanu idin naqaan
@AbdullahiMohamed-t7k
@AbdullahiMohamed-t7k 15 күн бұрын
ASC I so qabo
@dhuuxdigaleduale3922
@dhuuxdigaleduale3922 15 күн бұрын
Is-beddel intiinnan hadal haysaa waa intiinii shalayba joogteyba'e miyaanay ahayn ama ayaanmiyaanay intaasi Ku habboonayn, in intii shahalay qaldany inaad tidhaahdaa, qaladkayagii shalay baannu saxaynaa?
@dhuuxdigaleduale3922
@dhuuxdigaleduale3922 15 күн бұрын
Cukuse iyo Xaashiba waa doqmihii shalay qaldana, maantana ina Ku leh: is-beddel baan samaynaynaa, dwaa intii laysku baran lahaane, qaladka aad Ka cabaynaysaan ummaddana u sheegaysaa na miyaanu qayb Ka ahayn qaladkiinnii shalay illeen nooma cusbidine.
@dhuuxdigaleduale3922
@dhuuxdigaleduale3922 15 күн бұрын
Xanuun Ka weyn labada hadlayaa miyuu jiraa?
@xirsiadamagan6229
@xirsiadamagan6229 15 күн бұрын
Muuse Nacayb iyo handaraab ka Bixid iyo musuq ayaad rabtaan.
@CawilCali-ng1wu
@CawilCali-ng1wu 15 күн бұрын
Waar ninka Reer Awdalaw ha is ccaayin. Cida aad wax waydiinaysaa maaha cid cuaub.
@IfrahMaxamed-ui9nr
@IfrahMaxamed-ui9nr 15 күн бұрын
Isu ilduufka iyo in laysla xisaabtami waayo oo aad naga nafaqaysataana Ku dar in Jaamacadaha lagu barto kkkkkkkkk Shugux shuguxdiinaa noo Lula abidkiin.
@MawliidIimaan-xz8nz
@MawliidIimaan-xz8nz 15 күн бұрын
Nin dawee laleyahay danbi ubaadh leyshay xalka doon laleeyahay isagay udaranto inu daroo ma ogola daranta mililkalee ana daysoo ma ogaalii maxamud xaashiiyo cukusee waa raga somaliland bohosha ku riiday waa ragii hawada iibsaday maxamuud xaashi waa ninkii lacagtii abaraha umadiiku tabalawday loo uruuriyay cunay dhacay ka xiishoon wayay talabad cukusee tarikhdisa midhiyah kugu fiilan waragi dagaalkii sokeeye abaabulay talabad maanta hadimada iyo hagardamada waa raga ku haya somaliland ciidanka qaranka waa ragi dhabar jabiiyay waragii dagaalka lascaanod abuuray cabdi riisaq khalif hawlgaliyay waa nimankii burta gacan libax sameeyay madaxwayne bixi wax lagu haysta dorasho mahee somaliland jarka ankaturnay maxad nogu fahantay dadwaynuhuna wayla socdan hadantii somaliland lagaturay ninka kasoo saray waa madaxwayne bixi marka ay siidatahay wax ay badalayan wa maxay wadani iyo kah waxay ku midobeen waa bur burinta qaranka hasee ahaadte maanta gubadu garonka dadwaynahay tala waxay yihina shacbiga codkoga kaga jawabii ciyartuna way danbaysa waa ino codka dadwaynah cawan manihin ee halays barto
@qorane101
@qorane101 15 күн бұрын
Waxaan salamaaya waxaan salmayaaa Fuck your salaan, just ask the question Qofkastaa kabonleef leefid ayuu 2 minute ku dhuminyaaa People are so fake just get to the point
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 15 күн бұрын
TUUG TUUG TUUG XAASHI XAASHI
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 15 күн бұрын
TUUG xaashi
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 15 күн бұрын
TUUG XAASHI
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 15 күн бұрын
TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 15 күн бұрын
TUUG XAASHI
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 49 МЛН
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 2,5 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 19 МЛН
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
WAAR Dag Dag Ah
14:49
Somalia official
Рет қаралды 2,4 М.
Maxamuud Haashi oo ka hadlay waxay ku midaysanyihiin Wadani iyo Kaah Doorashada
43:49
MAXAY TAHAY DIGNIINTA CULUS EE LAGA BIXIYAY BIYO XIREENKA ITOOBIYA?
22:51
DOODWADAAG| Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Fiqi|  12 09 2024
2:01:35
Universal TV
Рет қаралды 34 М.
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 49 МЛН