No video

Guddiga Doorashada Somaliland iyo waxa uga qorsheysan doodda Sawirka Indhaha | Wareysi Gaar ah

  Рет қаралды 60,734

BBC Somali

BBC Somali

Күн бұрын

Wareysi gaar ah oo BBC ay la yeelatay, Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland, Muuse Xasan Xaaji ayaa uga waramay sida ay iskugu diyaarinayaan qabashada Doorashada Somaliland 2024 iyo muranka ka taagan hab diwaangalinta Sawirka Isha (Bio-metric Iris Registration) oo xisbiga talada haya ee Kulmiye iyo xisbiyada mucaaradka ah sida Ucid iyo Wadani ay siyaabo kala duwan uga hadleen.

Пікірлер: 123
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
BBC dhex Dhexaad maaha waa Somalia-Talyaani iyo Maafiya. Reer Somaliland kuwan Qbiilka iyo 4.5 ka ku shaqeeya fadlan waxba ha waydiinina. Waa Cadowga British-Somaliland. Muwaadin ka fogow.
@mohamedmoham7197
@mohamedmoham7197 Ай бұрын
Good topic Gudida Madaxa Banaan ee Gomiishanka Doorashooyinka ee Somaliland 😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@TV_Nofa
@TV_Nofa 23 күн бұрын
This interview is conducted professionally. It’s the best interview.
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
Impressive quality; he knows his job very well. from saylac city❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@wardichannelforeducational228
@wardichannelforeducational228 Ай бұрын
Nio waa nin dhalin yaro Ah. Oo aqoon ku hadlaya. ❤❤❤
@cabdiraxmancisman995
@cabdiraxmancisman995 Ай бұрын
Alle nabad galiyo haynoo dhameeyo
@abdiismail-lz5xs
@abdiismail-lz5xs Ай бұрын
Hambalyo Guddoomiye Muuse sida aad wanaagsan ee su'aalaha weriye ku sheegan uga jawaabtay
@user-li3bq3dx5n
@user-li3bq3dx5n Ай бұрын
Guul somaliland guul somaliland guul somaliland guul somaliland guul somaliland guul somaliland guul somaliland
@Abdillahi-qt7oj
@Abdillahi-qt7oj Ай бұрын
Waa wariye reer koonfureed sh oo ku dhashay musuqmaasuq iyo isdaba marin
@user-xd4zc4gg2h
@user-xd4zc4gg2h Ай бұрын
GUUL IYO GOBANNIMO SOMALILAND ❤❤❤🎉🎉🎉 FOR ANSWERING THE BBC. MR. MUUSE XASSAN XAAJI GENUINE ANSWERS💜👍
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
ninkasta shaqadiisa waa in lagu ixtiraamo !!!!!!!!! cagaha maaha in layskaga joogsado from saylac city
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Ай бұрын
Goobtii ilbaxnimada Somalidu kasoo bilaabantay SEYLAC❤
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Ай бұрын
Hus hooyada saylac lagu wasye
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
@@crisaaqaxmed2074 cadowga somaliland hayska ciyaane 🤣
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Ай бұрын
@@crisaaqaxmed2074 Maxa kudaaray laangaab
@Saeed-me6gq
@Saeed-me6gq Ай бұрын
They can already tell if you had Somaliland identity card, so why can they not use that. Guul Somaliland ❤❤❤❤❤
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Ай бұрын
ITS TO MAKE SURE THAT PERSON WILL NOT COME BACK WITH ANOTHER CARD AND VOTE!!!!!!.
@roodasaeed8596
@roodasaeed8596 Ай бұрын
Good question
@LibaaxShabeel
@LibaaxShabeel Ай бұрын
Gudoomiyuhu waa nin aftahan oo an loo gaban Karin nacalaa faqash kuyaal.
@ismailali4339
@ismailali4339 Ай бұрын
Waa Weriye munaafaqa, wuxu ku celcelinaya hal suaal 10 jeer si uu u helo wax fashilin kara doorashada ama gudoomiyaha, gudoomiyuhuna waa nin garanaaya shaqadiisa oo kalsooni ka muuqato,
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
WERIYAHAN TABA BAR BUU UBAAHAN YAHAY
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Ай бұрын
❤ Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
Siyaasiyiinta reer somaliland Bbcda waa faqash wax warbixina yaanay siin waa basaasiin
@abdiqaniali9953
@abdiqaniali9953 Ай бұрын
bbc british baa leh kuwa somaliland gumeestay
@alnuurhome9443
@alnuurhome9443 Ай бұрын
Wariyahan waxuu ka neceb yahay SOMALILAND ma jiro. Lakin xiisadaha ka jira SOMALILAND waxuu jecel yahay in uu video ka sameeyo. Xaasid xum
@mubarakmahadmohamed
@mubarakmahadmohamed Ай бұрын
Waxaasaa wariye sheeganaya😂😂😂
@wardichannelforeducational228
@wardichannelforeducational228 Ай бұрын
Qof kan wax waraysanaya Xor maaha. Waa qoyan.
@abdiismail-lz5xs
@abdiismail-lz5xs Ай бұрын
Waxaan la yaabay kan wax wareysanaya Taytalka u sito(Tafatiraha Bbc Soomaali)iyo werysi xumaantiisa
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 Ай бұрын
Waxad mooda in uu ku dhagan yahay qalabkan indhaha ee doorashada ee xaqiijinaya doorasho xaq iyo xor ah wariyihu kalmadaa ayuu ku dhagan yahay oo uu ku soo celcelinayaa isaga oo ka raadiniya in uu halkaa ka abuuro isku dir
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 Ай бұрын
Ninka huwanta ah E xagajiraka Ah Muxu ugu qanci layahay Muxuu raba Wariye bastar Munafaqa 9 gor aya laga qanaciyay Lakiin Wa munafaq hoose
@FarxanAxmed-o3x
@FarxanAxmed-o3x 12 күн бұрын
❤❤❤❤
@abdiadan3932
@abdiadan3932 Ай бұрын
Kani wariye maaha hal suaal ah ayuu ku celceliniyaa
@Abdiqadir_Omar
@Abdiqadir_Omar Ай бұрын
Bbc Somali marwalba dhinac ayey ka raran tahay markastana Somaliland waa ku cadaw
@adamali2035
@adamali2035 Ай бұрын
Qof yaroo cuqdadaysan ayaad hor fadhiisatay gudoomiye ma ahayn inaad Waraysi ka Aqbasho qof bukaboo naxli iyo nacayb ka buuxo
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 Ай бұрын
Kani gudiba maaha maadaama uu wareysiba siiyey bbc oo ku suntan iska horkeenka dadka sland
@AaminaIbrahim-w2r
@AaminaIbrahim-w2r Ай бұрын
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n Ай бұрын
Waxani waraysi ma aha. Weligay ma arag su'aal keli ah oo lagu meeraysanayo ku dhawaad 20 midhidh BBC waa hore ayey dhimatay.
@abdiismail-lz5xs
@abdiismail-lz5xs Ай бұрын
Bbc Soomaalida waxaa haysta weriyaal xumo Ma sidaas ayaa u danbeysay Laantii af Soomaaliga ee Bbc da
@abdirahmanjama7182
@abdirahmanjama7182 Ай бұрын
Madax wayne , Madax wayne Madax wayne bay kaga dhagtay May ahayn in uu kan waraysi siiyo Nacayb madax wayne ayaa kamuuqda
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Ай бұрын
Gudoomiye gacantaada ayay kujirta Guusha iyo Guuldarrada Jamhuurida Somaliland🙏 Allah hakugu asturo, Guul Insha Allah🙏
@hassanfarrah9540
@hassanfarrah9540 Ай бұрын
BBC munaafaqad baad nagula dhex wareegaysaa
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Kan yaa waryso yidhi madaxda somaliland
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 Ай бұрын
Waxay.wadan..qorshe.cusub Waa.wax.lagu.qaldo
@HD-ll6ir
@HD-ll6ir Ай бұрын
Bbc waad jeclan laheed in somaliland is agaran weydo shame on you 😂😂😂😂
@aminmohammed1518
@aminmohammed1518 Ай бұрын
Hal suaal ayuu 5 times waydiiyay
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Ай бұрын
kan gudomiyaha waraysanaya WUU BUKAA WAA FAASH 😂😂😂
@YacqubAli-j9d
@YacqubAli-j9d 8 күн бұрын
Gudomiye Huwan Baa Wareysi Siinaysaaaa sey wax kaa yihiiiin Alh Hadaaan Soomalia Weligeed is jiidan yno dad aynu is neef ogolaaneyno maaahin Kibir iyo kudul socod iidoor yeeli maayo
@faizaali2889
@faizaali2889 Ай бұрын
Faqashtii day
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 Ай бұрын
Wariyahu waa munaafaq ilaahay ka goay lkiin wuu iska celiyay abaalkiisa ayuu mariyay dhan walba wuu kaga soo wareegay si uu u abuuro munaafaqad laakiin siyaasi ama musuul kasta oo soomaliland waa in aanu waraysan hala iska ilaaliyo
@JamaalMuuse-v6x
@JamaalMuuse-v6x Ай бұрын
Indhuhu. Waa. Qasab. In. Lagu galo ooy ama ha ooyin
@user-js7nh8kq1k
@user-js7nh8kq1k Ай бұрын
Gudomiye ka hor kac nacaska
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu Ай бұрын
Taasi mayaanay keeni karin in wakhti badani halaabo oo dad badani waayo wakhti ay ku footeeyaan
@abdiismail-lz5xs
@abdiismail-lz5xs Ай бұрын
Wareysi xumo Hal su'aal ayuu 12 jeer ku celinayaa
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 Ай бұрын
sharafta qaranka ilaali gudoomiye yaanay magacaaga kudumin dalku waa maanta iyo baabah somaliland waxaynu is haynaa soomaali oodhan
@abdiqaniawsiciid7877
@abdiqaniawsiciid7877 Ай бұрын
Doorasho 2bil ka hadhay buu leeyahy qalab baan tijaabinayaa , waa kulmiye niqaaman eygan eygu dhalay , heego na wariyahay xagxaganayaan nacladi kortay
@maahirmooraal8728
@maahirmooraal8728 Ай бұрын
Waa Weriye shaqdiisa garanayaoo kaxaqiijinaya shacabka waxan Heego Hullaabantahy ee Isha sawerkeeda iyo film ma aan soconahayn oo Muwaadiniinta waqtiga Doorashada dibudhac keenaya..Heegoy xishooda kadaaya Weriyaha aflagaadada
@ahmedhassan-kt4ir
@ahmedhassan-kt4ir Ай бұрын
Wareysigani wuxuu muujinayaa in doorashadu dib u dhici karto
@aminmohammed1518
@aminmohammed1518 Ай бұрын
BBC cadawga SOMALILAND
@cabdirisaaqmaxamud7003
@cabdirisaaqmaxamud7003 Ай бұрын
Muhiimaddu waa in ay Somaliland ka dhacdo doorasho xalaal ah oo qurux badan oo soo celisa sumcaddii dalka.
@abdiyusuf2535
@abdiyusuf2535 Ай бұрын
MUUSE WUXU RABAA IN UU DAD AAD U BADAN IMINKA INDHAHOODA DIIWAAN GASHADO, MAADAABA AAN IMINKA DAD CUSUB LA DIIWAAN GELINEYN, MA INTAASAYDAAN FAHMAYN....😢
@sahraabdi6892
@sahraabdi6892 Ай бұрын
Muuse xaq bu raba lkn mucaradka weyan kuwa raba cadhadh badan oo ay haystan oo dadki laha jooginba in lagu codeyo marka indhuhu wa waxa lagu Kala baxayo ader
@ahaiban1
@ahaiban1 Ай бұрын
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland isagaa u saareeya Somaliland, wariyahan waxay ahayd inuu Gudoomiyaha Gudida komishanka doorashooyinka Somaliland afka ka laado, su'aalbuu 10 jeer ku celcelinayaa iyo markuu lahaa Jamhuuriyada iskeed isu magacawday, yaanu amarka ka qaadanaa inaanu goni isu taagno Somaliland waxay ahayd dal xor ah 26-06-1960, halkay Somalia Talyaanigu gumaysanaayey oo u n o-du u dhiibtay Tayaanigu inuu xornimo gaadhsiiyo december 1960!!!.
@user-vn5vp6rt8k
@user-vn5vp6rt8k Ай бұрын
WARIYE DISCPLINE HALA KA SOO HAGAAJIYO SOMALIA AND SOMALILAND ISKU SI UMA WARAYSTO
@cumarcali5512
@cumarcali5512 Ай бұрын
WARIYOW WAANU KU FAHANAY IN AAD UJEEDO LEEDAHAY LAAKIIN WAXBA KUUMA SUURTA GALIN BEERKAA KU GOAY AFKA QADHMUUNA WAA KU URI DOONAA XANUUNKA UURKA KUU YAAL uraaye wariye sheeganaya
@wardichannelforeducational228
@wardichannelforeducational228 Ай бұрын
Wariye Maxaa kaa qaldan.
@VivaWNP143
@VivaWNP143 Ай бұрын
marka xil kaa wayn laguu dhiibo wa iska caynkan 10 jeer ayuu kala hadlayaa xita weriyihiiba yaabay
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Ай бұрын
MUUSE TUUG AYUU U SHAQEEYAA LAAKIIN HADDI MUUSE ISKU DAYO IN UU SII JOOGO XAFIISKA WALAAHI XOOG AYAA LAGAGA SAARI DOONA ANAGOO AH KUWA AAN OGALEYN BURBURKA UU MUUSE KU HAYO SOMALILAND ALLE QABEY
@abukyosman-yf2ky
@abukyosman-yf2ky Ай бұрын
Kaadib waaxid
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
Gudomiyaha dorashoyinka iyo wariyee an ku aqonsanayn inad dowlad tahay maxa isku keenay???? May ahay inu waraysiga siyo niinkan oo uu jeeda inu uu shaqaynayo xisbiga wadani
@VivaWNP143
@VivaWNP143 Ай бұрын
nasiib darrada haysata somaliland walahi waa dadkeeda bal dadka masuuliyinta ka ah eeg
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Ай бұрын
BBC===== RADIO MUQDISHO!!!!!.BAABA,A SOMALILAND BAY JECEL YIHIIN!!!!!!.WAA QADAADWAYNOO, CAQLI KALE MA LEH!!!!!!.
@user-js7nh8kq1k
@user-js7nh8kq1k Ай бұрын
Kani weriye maha E xagu jooga maxa lo xidhi wayay nacas
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv Ай бұрын
BBC WARIYHA NAIROBI U FADHIYA MIYAAD NAIROBI KU XIDHAYSAA HADANA WAAR WAXAN MURAAYADA XUN EE MADOW SITA AYAA LA XIDHI LAHAA EEYGA EEYGU DHALAY
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
EADANI MA RABO IN ISHA KU GALO WHY CARDS BEEN AH IN UU CODKA KU DHIIBTO WALIBA WAXUU SOO URURSADEY CARDS SOOL.OO DHAN
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Ай бұрын
Afqadhmuune hooyadaa ayaa budeeda lag sawirayaa midgaanyow gunta ahi
@Kilaaspodcast
@Kilaaspodcast Ай бұрын
Kani wariye professional ah maaha. Suaalo kaliye ayuu kusoo celcelinaya gudomiyaha. Inta wuxu ka baadhaya war hadhow uu ceeb ku ah somaliland. Faqashism ba kabuuxda.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
magaca somaliland weligeed baa nala oddhan jiray sidee u odhanaysa iskeed bay ugu dhawaqaday sidee u odhan karta magaci aduunku nagu citirafay Somaliland ee aanu khariiiradi aduunka berigasi kaga qayb galanay nama odhan kartan dowlada iskeeda ugu dhwaqday bbc wa in anau cancelna haday hadalkasi mar kalae ku soo celiyaan naga tuuura
@AichaAbaas
@AichaAbaas 21 күн бұрын
Gidooye kani.nac nac bandana muxu xuqa
@aminaismacil-b1u
@aminaismacil-b1u 13 күн бұрын
WARYAA WERIYEAHA YARAW WAA S LANDER EE MAAHA SOOMAALIYA DEE WAXAYAGU MAAHA ISMOODSIIS HANOOGA BI IN HABKAN AANU GAARNAY MISKIINYAHAW BEENTA LAGU QUUDIYO B B C AYAA BEEN LAGU QUUDIYAAA CAWRIDA IYO ISHAVWAALAN EE QOROTODA NAGALA TAG
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 Ай бұрын
😕😕😕❤🇮🇷🇮🇷🇮🇷❤😲😲😲gudoomiye maxaa kuu geeyey BBC miyaanad ogayn inay idaacad soomaaliya noqotay oo laynoo soo dhex mariyo cadawgeena gudoomiye.ka digtoonow mar labaadka baleeg siduu kuu qod qodaayo
@abdiqaniali9953
@abdiqaniali9953 Ай бұрын
bbc brish baa leh, kuwa somaliland la gumeestay
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 Ай бұрын
Guddoomiyaha cabsi baa ka muuqata uu ka qabo dhanka Madaxweynaha! Xisbiga Kulmiye iyo Musharrixiisu si cad bay u yidhaahdeen “waa khasab in doorashada lagu galo qalabka ‘Biometrica’ ah. Madmadow badane Allaa ku yaqaan.
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 Ай бұрын
Wariyuhu tobabaar ayuu ubaahanyahhay
@adamdalmar8900
@adamdalmar8900 Ай бұрын
Markaa goob kasta in kamarad la geeyo xataa goobaha miyiga. Imisa kamaradood baa loo baahnayaa. Goob kasta dad taba baran la geeyo. Macquul ilama aha. Halkaa laf baa timir ku jirta.
@HardTalk1
@HardTalk1 Ай бұрын
Waxaad moodaa in weriyuhu ku riixayo Gudoomiyaha in Madaxweyneha in khilaaf ka dhex qarxo, sidii Xirsi 2007 u yidhi Madaxweyneha waxaanu u aqoonsanahay musharax oo keentay in is casilo muran siyaasadeed kadib. Waan hambal yaynayaa Gudoomiyaha dhex dhexaad nimadiisa
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b Ай бұрын
Digniinta ay u gudbiyeen gudiga doorashadu xisbi xaakimka way ka horeysay Hadalka amarka ah ee madaxwayne Biixi jeediyay 26 June . Wax ay ka soo saareen oo anshax Marin ahna kamay soo saarin.
@SomaliLandViews
@SomaliLandViews Ай бұрын
Waagay BBC idaacad caalami ah oo la dhagaysto ahayd waxaa wariyaal ka ahaa dad waxgarad ah oo lahjad af Somali dhab ah ku hadala. Hadda 1000 lahjadood oon qaar laba fahmi karin ayaa ka buuxa.
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
Madaxweyne maxa dhakada saray????
@xasanmuxsin2306
@xasanmuxsin2306 Ай бұрын
Gudoomiyaha Gudida Dorashoyinku Waa Nin Garanaya ashaqadiisa Sida ka Muuqata Lkn Weriyaha Ma Wadani ayuu ka Tirsan yahay
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv Ай бұрын
KAN YARI WAA KULMIYE HOOYADII WASE . INA RIYO RAAC WAXBA KAMA DUWANA OO NACAYB KA BUUXO . BAL WAA HALKAAD KA SHAQAYSAAN HOOYADIIN IYO JEEGAANBA WASE
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh Ай бұрын
Ismail_Jama waa af-hayeen ka tirsan URURKA WADDANI, QORAALKANI IYO EREYADABA WAA KUWII LAGU YIQIIN KOOXDAAS LA YIDHA WADDANI.
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 Ай бұрын
Dadka..ha.qaniina.reer. Isaaq.lan
@cabdiqaniaadem3661
@cabdiqaniaadem3661 Ай бұрын
Adna cuqdada kla tag meesha reer saliid qumbe iyo ukun
@abdiyusuf2535
@abdiyusuf2535 Ай бұрын
Africa ayeynu joognaa, maalintaas hadii duufaano ama dabaylo dhacaan, laydhku wuu tagaa internetkuna wuu tagaaye maxaa idiinka qorshaysan indha lahayninee😂
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 Ай бұрын
somaliland khadku meel walba magaadhay oo doorasho hadii soft wear la isticmaalayo
@moookoodaar269
@moookoodaar269 Ай бұрын
Kaadhkiba hadaan hayn maxa xala
@MohamedQooje
@MohamedQooje Ай бұрын
Waxan waa ciyaaal daldhan loga dhigay masuul dorasho wlhi madaxa laga jari doona ina kulmiyaw
@LibaaxShabeel
@LibaaxShabeel Ай бұрын
Laakin waa iska caadi hadii 2 sandood oo danbe loo kordhiyo Muuse. Guuuul somaliland. Faqasheey cadho u dhinta.
@abdifatahelmi3092
@abdifatahelmi3092 Ай бұрын
You dreaming heego wakhtigoodi wuu soo dhamaday
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 Ай бұрын
Ninkan muraayadah madowo waa Beenale muyarade persoshaaha Uu sheege beenalee😂
@XAAJILAFARUUG
@XAAJILAFARUUG Ай бұрын
Waxaan idinkalasocdaa magaalada hargaysa
@jamalcali4501
@jamalcali4501 Ай бұрын
kani intagoorigortahay dalka halaga qabto
@rajoo532
@rajoo532 11 күн бұрын
Wariya cadho ka muqata..😅 😂
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 Ай бұрын
Isha bu'da muse shani soo bixin ya la sarin kkkkkkkkkkk
@abdiyusuf2535
@abdiyusuf2535 Ай бұрын
Meeshu waa Africa dabayl iyo cillado korontada damiya amaba Internet ka ayaa jiri kara, Maxaad yeeleysaan maalintaas hadayba dhacdo😊
@siciiddauud
@siciiddauud Ай бұрын
Heegadi wariye cayayan
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh Ай бұрын
FAQASH IYO HUWAN HA DHACAAN OO HA DHINTAAN
@Jamal.145
@Jamal.145 Ай бұрын
War BBC ma sidaan ayaa u dambaysay? Af-Somali caadi ah xataa mayaqanan, waa wada Somali Baantuu. Tifaftiraha BBC kulahaa. Tifaftire maahee waa Tafaftire😮😮😮😮😅😅
@Wista140
@Wista140 Ай бұрын
Wxn yaa ku dirtay markaa tii barigi anu waal nayn ku coday nay meday
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz Ай бұрын
Canaan ka yaab reer ma doojo
@ayanlemuuse7006
@ayanlemuuse7006 Ай бұрын
😂😂 kani hal haben wariye xata ma noqon miyaa maxa ka khaldan mise wax ku adag afka somaliga
@abdisaid6092
@abdisaid6092 Ай бұрын
Soomaliland Doorashooyinka Puntland Kadhacay Wax hakabarato .
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq Ай бұрын
Meel qabiil ka jiro qofki runta ka hadlo laku xirayo beenta naga daya 😂😂😂😂😂😂 calankas aya muqadas ah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Ай бұрын
Adigu Dorashada aad tandhada ku geleyso ka soo bax horta tan cid waxka weydineysa ma jirtee 😂😂😂😂😂
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq Ай бұрын
@@halilmamohamed4493 hud hud cuqdadi ka muuqato allah kuso hanuuniyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴hadii uu calankas ku dhibayo hud hud cuqdadi ku jirto allah kuso hanuuniyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guul SOMALIWEYN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mrshabazg6647
@mrshabazg6647 Ай бұрын
Qadadwayn hawiye iyo darod waxa zoomalia xero shabab iyo amizon ka dhigay sow qabiil maaha
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq Ай бұрын
@@mrshabazg6647 sheeq sunni soo idoor ma ahan waliba cidada waaye idoor yahow hadii al shabab la dhaho idinka ka buuuxo walba xaasidin aydba tihin idoor waa idoor
@roodasaeed8596
@roodasaeed8596 Ай бұрын
Tuug beenaale,muse u adeega,waxaad is leedahay DP world lacagteedii ayaa lagaa jari
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 3,1 МЛН
MW XSM OO AS | ABIY KABAHA LA DUL-MARAY ''HALISTA MoU''
25:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 2,5 М.
BUUNDO | EP7 |  Xildhibaan Mohamed Abiib
48:39
Mohamed Omer
Рет қаралды 138 М.