Guddigii Xaafadda Dab-damiska ee kulamada la qaatay Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo saaray war Cusub

  Рет қаралды 10,565

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Пікірлер: 54
@jamayasin2155
@jamayasin2155 3 ай бұрын
Waa ninkii aad Qabiilka Geela ugu qalayseen ee aad lahaydeen Birmade Xasan Sheikh iyo dal Xoreeye waad istaahishaan in sidaas laydiin galo waana waxaad shaqaysateen ee adkaysta
@aql8881
@aql8881 3 ай бұрын
Guryaha dowlada ma iyaga leh rufiyaan
@nuurabdulle1849
@nuurabdulle1849 3 ай бұрын
Dowlada wey kusaxantahay halaga saaro
@AxmedMacalin-fp3jk
@AxmedMacalin-fp3jk 3 ай бұрын
Asc soomaliya waxay ubaahantahay magaalo madax aan muqdisho aheen 3 waxyaaboo no 1 waa cidhiidh 2 waa goobculaadeed dadku way isko cudadaysan ya hiin 3 way dhismiwayday dooladnimo sided darteed waa in lasamay magaalo madax siyaasadeed muqdish noquto mid ganacsi😊
@MuseFarey-g3c
@MuseFarey-g3c 3 ай бұрын
Xoog baad kuheysateen wakhtina waa l idiin siiyay saas ayaan maqalnay
@naleye1
@naleye1 2 ай бұрын
Guryaha dowlada halaga baxo waxaa dhiman meelo Badan oo aay kamid tahay Terebuunka iyo xiryahii dowlada yaa is garay weli sharciga hashaqeeyo. Somalidii hore haso labato Nin walba mesho dhistay inte gorigortahay hasii dunsado walesa so hayaaa Somali 🇸🇴 Hanolaato ha is racdo 🇸🇴❤️
@143-k1d
@143-k1d 3 ай бұрын
dhul guriceel iyo baraxleey looga soo tagay sidee looga helaa muqdisho oo wado kasta la dhisay bal aqliga ha shaqeeyo?
@143-k1d
@143-k1d 3 ай бұрын
mooryaanta gudoomiye shuute kuwa uu xukumo iyo kuwa qaxa aa noqoneysaan insha-allah wee dhamaatay dhul dowlad iyo guri daarood la heysa naayo
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 3 ай бұрын
Allamaa madaxwayne somaalikale ahaan lahayd waa wada qaylonlahaayeen waa iswaali lahaayeen laakiin hada waa kabaqayaan xasan iyo dadkiisa inkasrtii umadii aad barakiciseen xaafada hodan iyo xamarwayne,shangani yaaqshiid. Madiono maxaad sameyseen tuugo idinkaa lugooydeen masaakiinta oolacag kusooqadateen
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 3 ай бұрын
Baxa oo social Mediaha ka tuuqsada. Tuuqsiga waa meherediinee. Dawlaa gacan dheer!!!!
@QasimOsman-jm9rx
@QasimOsman-jm9rx 3 ай бұрын
War dadkaan meesheey ka yimaadeen meey u noqdaan maxaa dhigay dhul dowladeed
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 3 ай бұрын
Xasan ayax balan male wixii aad yeelasaan yeela xasan ayax maanta wuxuu joogtaa guul kolhaduu xalay ciidamo cagafyo si arxan la'aan ah ayaa dadka loburburshay
@RaxMo-mk9eh
@RaxMo-mk9eh 3 ай бұрын
Hg inta cuqdada uqabto mayaro insha allah adinkoo cuqdad qawo ayaa udhimaneysaan
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 3 ай бұрын
Dambigii shacabka iyo Diinta ka gasheen ayaa la idinka aaray. Tuugo tuugo dhashay, aaway dhiigii waa daadinaynaa aad dhaheyseen. Viva Xassan tuug, viva diimuqraadiyada awaarland somalia
@HoodoiyoAyaan
@HoodoiyoAyaan 3 ай бұрын
Dowlada hooyoyinka iyo caruurta aan wax haysan dib ha u dajiso waa dad maskiin ah in la barakiciyo oo hadana aan wax la siin waa dhib caruurta iyo hooyoyinka ha la ixtiramo 😌😌😌
@OoLl-i6c
@OoLl-i6c 3 ай бұрын
Baraxley Dhul kaagama sokeeye adeer calaacalka jooji
@MowliiidAli2002
@MowliiidAli2002 3 ай бұрын
Hooyada ino keen garacow
@OoLl-i6c
@OoLl-i6c 3 ай бұрын
@@MowliiidAli2002 kkkkkkkkkkkkkkkkk
@XASSAN-q4e
@XASSAN-q4e 3 ай бұрын
Habar,gidir ka guura dhuka dowlada
@CabdulaahiIbrahim-l8q
@CabdulaahiIbrahim-l8q 3 ай бұрын
Habargidirey isku xishooda 30 sano Kadib bililiqo war xishooda
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 ай бұрын
nabsigi farmaaja helay ee daaya xasan idintu kuguuray bu baro kiciyay
@143-k1d
@143-k1d 3 ай бұрын
baraxley iyo dhuusa mareeb halagu laabto dhul dowlo lama heysanaayo
@143-k1d
@143-k1d 3 ай бұрын
xaarmaajo abgaal aa xoog u sheegtay ayagaana dhulka leh nacalad baa tahay ku laabta dhulkii dhagaxa muqdisho dad aaleh awood eena lasoo baxeen
@OoLl-i6c
@OoLl-i6c 3 ай бұрын
Dawlad diid waa tahay ee saaka tabaraa ku deyrisay
@osmansharif9607
@osmansharif9607 3 ай бұрын
Goofkiina aada meesha waxaa iska leh dowlad ama dadweeynaha nac nacda badan joogiya waa dhamaatay anaa taabsaday sorry sorry habar boob.
@HassanMohamed-s3b
@HassanMohamed-s3b 3 ай бұрын
WAR AWAY HABARGIDIRTII XOGA KU FANINJIRTEY MAXAKUDHACAY 😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@Turtle333face
@Turtle333face 3 ай бұрын
Free H/G😂
@abdiazizsheikh8269
@abdiazizsheikh8269 2 ай бұрын
Kkkkkkk sxbayaalow dhulka aad ka imaateen aaway ileen 1991 aad qabsateene 😂😂😂😂😂
@muqdisho-channnel
@muqdisho-channnel 2 ай бұрын
Adeer tacsi looma baahna dhulkii dhagaxa ku noqo
@MaryanAli-v4k
@MaryanAli-v4k 3 ай бұрын
Intii laygu falay 1991ķii baa ka darayd adkaysta
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 ай бұрын
soomaalidu intay daalim ammaanayso khayr heli maayso
@fatumaalijaamac1508
@fatumaalijaamac1508 3 ай бұрын
BIRMADE XASAN SHEEKH 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 2 ай бұрын
War dadkani mieyeysan xishooneyn oo eysan ceeb aqoon , waa naxey nin dhul dowlo degan waqti lasiiyey kabixi waayey hadana waqti kale lasiiyey kdbna lasoo taagan dhul baa karabnaa dowlada inoo badala dab damiska dhulkaa kudhaletey laguuguma heysto galkacyo buu kuyaalaa gurigaaga runta ah bililiqada joojiya waad ka darteyn sacadow yaanan hg la isa saarin
@qaasimmohamed6246
@qaasimmohamed6246 3 ай бұрын
AAWAY. MARIIINOOO.SHUL WAA DHUL DOWLASEES. AAWAY. WASAARADDA. BEWRAHA. WAA DHUL DOWLADEED. AAWAY DHULKII FIYOORAHA. . WAAAYA DHULKIII. ISKAAAHITOOYINKA .AAWAY. DHULKIII 21 OCTOOBAR. BALAAYO. XASSAN GAR GUUTE. WAA FASHIL DOWLADAAADN. XAMAR GURI WALBO. LACAG BAA LAG QAADA. MAXAA LOOGU QABTAAAAA. FASHIL FOOQA FASHIL. FASHIL.
@143-k1d
@143-k1d 3 ай бұрын
muqdisho kohor mooryaan xagee deganeyd aan diinta laheyn? dhul halee siiyo awar miyaa kii dhagaxana waaka soo guurteen mooryaan aan diin laheyn xabad aa nii taqana walaahi somali maxamed wee nii baratay waxaa tihiin
@MA-uz3qe
@MA-uz3qe 3 ай бұрын
Cid aan moryan lahayn majirto ee bal hanagu qarxin
@osmanahmed3512
@osmanahmed3512 3 ай бұрын
Hadi doladi furumajo manta ay sida yeli lahayd sidan uma hadashen e qoryo ayad qadan lahayden hoyadin iyo qabyalada ini qaday wasa tuug tuug dhashay
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 2 ай бұрын
Waxaasi waa boola xuufto , hadey dagaalamayaan markii c.cabdi shakuur gacana laga jabiyey ilmihiisii istaafka u ahaana kubaha lagu aasey maalintaas xitaa waa booteynayeyn waxna meysan qaban markaa reerkan faankooda iyo wax qabadkooda isma laha
@ima6291
@ima6291 2 ай бұрын
War wuxuu caqli xumaa wlhi yaabwaye reerkaan maxa qanciyo Somali iyo adunkuba kayaabyaye somaliyey kuyeh.dawlada dhul idinsineyso oo meeqaa Xero Aya dad daganyahiin Mise dhaxal bay modern leyihin
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 3 ай бұрын
Dhul Aad ledihin radsada
@XASSAN-q4e
@XASSAN-q4e 3 ай бұрын
Mooryaata ka guura dhulka dowlada
@farhiyaabdullahi6681
@farhiyaabdullahi6681 3 ай бұрын
Maxaa loo tuuga ninka jareerka er Afka weyn ha la qararjiyo
@OoLl-i6c
@OoLl-i6c 3 ай бұрын
Somaliya OO dhan miyaa Dib u dejin loo sameyn karaa? kkkkkkkkkkkkk
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 3 ай бұрын
Waar dhulka dawlada ka baxa oo guryaha iyo beeraha aad xooga ku hesitiin ka baxa oo dad iska dhiga oo dhista magaalooyinkiina sida puntland oo kale waligiin ma joogeesaan dhul dowlada leedahay afgooye iyo marka waligiin isbaarada idima oolayso waar tashta somali way tashatay
@OoLl-i6c
@OoLl-i6c 3 ай бұрын
Bootadii xaaf xagee ku dambeysay? kkkkkkkkkkkkk
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 ай бұрын
xasan sheekh ilaahay kabiqi maayo war meesha dowlad kama jirte iskaciliya wa mooryaane waayo hadi loo balan gaaday dib udejin maxa loguso deg dejiyay
@LST25
@LST25 3 ай бұрын
Mooryaanka waa ka. Dhul dawladeed guryo la dhistey
@143-k1d
@143-k1d 3 ай бұрын
dhilo been badan aan diin laheyn oo xaaraan ku dhalatay aa tahay xaaran dembe ma jireyso baraxley iyo guriceel ku laabta mooryaan aan diin laheyn aa tihiin
@Turtle333face
@Turtle333face 3 ай бұрын
Qac😂
@fatumaalijaamac1508
@fatumaalijaamac1508 3 ай бұрын
aaway kuwii booteenaayay Xasan oo Maytidii ka fakan waayeen ayaad baryeesaan
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 3 ай бұрын
dhulkaas.umada.soonaali aya logu adeegaya .dowladan.laheyd.sharci.daro ayaad.ku.degteen.hasan.dowlad.aya.u.bahatay.wana.la.idin.ka.raraya.
@saraxlaboodosman5362
@saraxlaboodosman5362 3 ай бұрын
xassan baahane sharaf malaha waa tuug khaain ah ee iska dhiciya doofaarka cadawga ah
@143-k1d
@143-k1d 3 ай бұрын
mooryaan xaaraan ku dhashay oo waalid kiisa xaaraami yihiin aa tahay, dhulka dowlad ka guura baryo ma aha xabad aa shaqeeneysa xaaraami aa tahay
Ũrugarĩ wa ũteti kĩrĩma -inĩ #Kĩrĩrĩmbĩ
1:09:45
Inooro TV
Рет қаралды 5 М.
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 125 МЛН
WARARKA SOMALI CABLE TV IYO Saleemaan Raage 06 09 2024
28:26
Somali cable
Рет қаралды 1,1 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr (ajaxkmr1986)
Рет қаралды 587 М.
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 125 МЛН