"Guddoomiye Xinif, Golaha Wakiiladu Waajibkiisa Ayuu Ka Gudanayaa" Mustafe Khayreeye

  Рет қаралды 17,419

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 93
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 2 жыл бұрын
We define this with one word DUBJIRNIMO
@moustaphaobsieh2120
@moustaphaobsieh2120 2 жыл бұрын
Walahi mustafe bilaa khayroow inaadan xaqiiqa aadan sheegayn ma su'aalaa la waydiiyey runta sheeg gudi matihidė
@EngrAbdihamid
@EngrAbdihamid 2 жыл бұрын
Gudoomiye shaqo wacan, Tuugaaz intuu is qarin karayey way dhaaftay, Bananka halo soo saaro Siyaasi siqiirka.
@maxamedabdi971
@maxamedabdi971 2 жыл бұрын
tuugta la xisaabtama xinif waxasuu golaha uga dhacayey inaga qabta
@munajamac1419
@munajamac1419 2 жыл бұрын
alla been badana wuxuu kuhaayay gudomiye maad lahadashid ayakaa kotashtay aniga waxaan kafiirsanaaya xamar waxa loowacay iyo wixii uu weydiinayay m abiib isma laha wallahi ayaka ayaa maanta fidnada watay dadkana doqono maaha
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 2 жыл бұрын
Waa beenaale wixii uu dhex fadhiyay hadana markhari beena furaya
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 жыл бұрын
kuwan yar yaree makarafoonada la yaacaya waxay u bahanyihiin toobabar badan.
@sahalhaykal9958
@sahalhaykal9958 2 жыл бұрын
Kanyaree GudoomiyahanGudiga Sheeganayaa Waa Munaafaq Inamo yar yar oo kibirsan oon waxaan shaqadooda ahayn waydiiyay gudoomiyaha ayuu daawanayay Oo Qoslayay waar Munaafaqadaada Dadku Way Kudawanayeen munaafaq ilahaynaa nacay Gudoomiye Xinif Inamo yar yar oo bilaa aqoona ah ee Dagaaga ah Meelbuu iska saaray walaahi Dadka Intan Cuqdadu Hayso ee cid jeclaysiga Diin uhaysata Marka Laga Reebo Cida qaldan way muuqataa waxaan shaqadooda ahyn bay su,aalo ka dhigayaan Hooyadoodbuu ku wasay
@sacadmawliid7459
@sacadmawliid7459 2 жыл бұрын
Su.aalaha lawaydiiyay Haduuna ka jawaabi karin maxuu meesha ka soo doonay
@sahalhaykal9958
@sahalhaykal9958 2 жыл бұрын
@@sacadmawliid7459 suaalaha Lawaydiiyay Shaqadiisa mabay ahayn ciro iyo xisbiyada mucaradka ah maxaad ugu jawabtaa shaqiisa maaha ka wayndinayaa shaqada bulshadu u diratay waxaa maaha danta bulshadaa xilibaanku matalaa waxfahan bro
@abdirahimismail3168
@abdirahimismail3168 2 жыл бұрын
Isma dhaanto iyo dhasheedii
@marwohamda8695
@marwohamda8695 2 жыл бұрын
gudoomiye cabdikariin shaqadiisa ayuu watay gudoomiye haw jawaabiin ooyaayee iyo wixii la midaaa
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 2 жыл бұрын
waa odey dhaqan xuna xinif waa maskaxgaab waxaas ba talo loo dhiibayaa dadka oo kal waxba looma dhiibo waa is dhan yuhuuda
@yurub5288
@yurub5288 2 жыл бұрын
Ala ilahay ka baq si xun Ayaa waxa loo wedinayey oo ah kalay Anu muranee wana la cayey odeyga
@mustafejamac4435
@mustafejamac4435 2 жыл бұрын
Xil dhiban mustafe ma oyayaha labad buu noqday
@abdirashidabyan5716
@abdirashidabyan5716 2 жыл бұрын
Sheeko burco ayuu layimi golahaaa.... ceeb ceeb ceeb
@carabeyteshaashka5696
@carabeyteshaashka5696 2 жыл бұрын
Xilka qaranka halaga wareejiyo, kani wa qayro masuul, muran iyo hodhodho wa dhamaatay somaliland waa la Isla xisaabtamaya
@ismaciilcabdirashiid2143
@ismaciilcabdirashiid2143 2 жыл бұрын
Ugu horeyn waan hanbalyeynayaa shaqadda gudigu uhayaan qaranka gudoomiye hay'adeed inuu xildhibaanadii qaranka sidaa foosha xun ula dhaqmo oo caayo waxay ku tusaysaa masuuliyad darro weyn, sidaa markay tahay waa in talaabo laga qaadaa si isla xisaabtanku udhaqan galo.
@Saxansaxo11
@Saxansaxo11 2 жыл бұрын
Xinif iyo kuwa la midka ah halaga qabto ummadda. Waa tuugo caddeysatay inay xoolaha masaakiinta cunnaan.
@abokaraadan2506
@abokaraadan2506 2 жыл бұрын
Ninbaad u jawabtey su aal maaha iyo maxad shirka uga qabgashay war waxaasi shaqadiina maaha ee shaqada uu qaranka u hayo weydiiya tan shiqsiyadiisa ah maxaa idika galay
@FarahAbdul
@FarahAbdul 2 жыл бұрын
Xinif in uu xisbi ka tirsanaado ma aha waayo kursi siyaasadeed kuma fadhiyo sidaa daraadeed waa in aanuu xisbiyada afka la galin Kulmiyana ka baxo orod dastuurka soo akhri.
@abokaraadan2506
@abokaraadan2506 2 жыл бұрын
Dastuurka iyo waxa ku qoran maha in been laga sheego xusbiga iyo qofka masuulka ahi ma kala maarmaan shaqada waxa u dhiibey waa xusbi intuu tartamay madaxweyne noqday xusbi nimadau maaha markaad xil hesho iskaga bax waxbaa kaa khaldane shaqada aad qaranka u hayso waa lagaa xisaabin karaa lakiin shiqsiyadaada laguma xisaabin karo kawaran hadii aan hada ku dheho maxad cuntaa iyo maxad ku seexataa iyo qolkee seexataa soo odhan maysid maxaa kaaga jira bal eeg xildhibaanada iyagoo shacab soo doortay hadana xusbiyada ka shaqaynaya kuwaas maxad u arki weydey masuulka waxa la weydiinkaraa shaqada qaranka weliba si degan oo ixtiraam ku jiro lakin maxaad timaha u jaratay lama odhan karo
@alimohamed-up7vs
@alimohamed-up7vs 2 жыл бұрын
Adeer nin suaalaha diida waa laguu yaqaanaa xaqaa qabane ha u doodin yaad dembiga la qaybsane
@mahatazizi3526
@mahatazizi3526 2 жыл бұрын
Ixtiraamkamka iyo haybadda miyaa laga tegeyaa marka la isla xisabtamayo
@alimohamed-up7vs
@alimohamed-up7vs 2 жыл бұрын
Adeer haybad ma laha ruuxa ka dhidida in lala xisaBtamaa ee ha difaacin
@mahatazizi3526
@mahatazizi3526 2 жыл бұрын
@@alimohamed-up7vs sidani waa cadiofad qaawan oo bilaa aqoon ah
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 2 жыл бұрын
War dowlada haynaga burburina ilmaderayaal
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
In la ixtirama fiican
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 жыл бұрын
Uufuuf Akhaas waar waa laadink khasarye streget Boys tuuloyinka laaga soo uursteye naaga amuuse Waxan waalan ee meesha iskuu yeemd Ellaheye umada haa idiinka qaabto
@ismaciilcabdirashiid2143
@ismaciilcabdirashiid2143 2 жыл бұрын
Intaanad wax dhaliilin horta qoraalka iska hagaaji
@ifrahjama630
@ifrahjama630 2 жыл бұрын
Masha Allah Tabaarikalaah illaahay ha ku Xiftiiyo sii wacan iyaad sameeyan qabiil iyuu moodaya in lagu joogo
@farahmohamed5941
@farahmohamed5941 Жыл бұрын
nidaamkaan qaldan
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Blse dulqad ba idinkana la idinka bahan yhy
@warfaaden6369
@warfaaden6369 2 жыл бұрын
caruur lagu sheegay golaha wakiilada
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Sharcigana ha la ilaliyo
@maxamedcabdilahi6176
@maxamedcabdilahi6176 2 жыл бұрын
Wuxu ahaa nin laisugu tagay eadigu edebyeelo
@ahmed_diinaari
@ahmed_diinaari 2 жыл бұрын
Aad iyo aad
@faisaldini
@faisaldini 2 жыл бұрын
Ninmanyahow dee walahi dowladnimada khalad bak ka fahansantihiin. Courses la iidhahdo politics and governments philosophy bartaa. Anigu yaab ban la fadhiyaa walahi. Ka daa yaa sidaan walahi ninanyahow
@quruxbila2022
@quruxbila2022 2 жыл бұрын
Goob fagaara ah kubalansadaba isaga iyo idinkaa kasii vip san kulankan idina wixii xaq uleedihiin waydiiya isna wixi xilaa uu hayo wixi Khuseeya waa inuu kajawaabo
@abdiabdi1738
@abdiabdi1738 2 жыл бұрын
Hayda dawladeedna ma tihidin xayawaanyahow golha sida khaldan ku yimid shacbka soomlilaan way idin Nadeen uf uf uf et xildhiban ma ismoden en skag
@sacadmawliid7459
@sacadmawliid7459 2 жыл бұрын
Gudoomiyaha haayada barakacayaashu waxba kalama socdo dadka uu gudoomiyaha u yahay waayo wixii la waydiiyaba waa uu ka gubanayay meesha ma madarasadiisii buu mooday
@fadumoaxmed1984
@fadumoaxmed1984 2 жыл бұрын
Ninka maanta waxaas samaynaya isagoo qayrkii uguul wadaynaya bari marka xilka laga qaado halkuu ku dhuuman
@alimohamed-up7vs
@alimohamed-up7vs 2 жыл бұрын
Ha ka hadhina waad u dhaarateen umadane
@daahaismail3757
@daahaismail3757 2 жыл бұрын
Waar idinka akhlaaq xun oo wasiirka sharafta kaga ciyaray inu ciyalkinan u yimaado may ahaynba
@axmednajax9577
@axmednajax9577 2 жыл бұрын
wasiir maahe waa gudoomiye
@hussainn8440
@hussainn8440 2 жыл бұрын
Guduumiye halkaa kaga hay Allaa yacizak
@truth8422
@truth8422 2 жыл бұрын
Xinif iyo Abiib waa laba kala daran oon isdhaamin. Guddiyada waa in ay hogaamiyaan dad waayeel ah maaha in loo dhiibo ciyaal yaryar. Xinif na qof aan hagaagsanayn ayuu u muuqdaa.
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 жыл бұрын
Waar kuuligin maashruuc baa soo qaadan kuu buurbrinta iyo qaaska Qaranimada Somaliland
@carabeyteshaashka5696
@carabeyteshaashka5696 2 жыл бұрын
Fariid fariid dhalay
@abdihakiismail9475
@abdihakiismail9475 2 жыл бұрын
War ciilqabayalbadtihiin bal wuxu waydinayo eeg ooyaye maxad ciro ulahadashay labadikun iyo sidedii maxad tidhi waxay wadan waxlo dulqadankaro maha ninka wadani kalmad yidhahda arortasa loyedha waxay donayan in iyagana markay kasobaxan mesha lafaraxumeyo
@abdirahmansahal8041
@abdirahmansahal8041 2 жыл бұрын
Adaa fashilka ugu wayni kugu dhacay hadaad gudoomiye tahay maad hagtid kulanka ciyaalkii gudidaada ka mid ahaa ee caytamayayna wax u sheegtid
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 2 жыл бұрын
Haddii ka xildhibaanada caayay uu xilka sii hayo kii rajo kii rajo ka leh somaliland iyo dawladnimo hana qaada ha ku quusto
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 2 жыл бұрын
Xildhibaanku maanu caytamayn wau isku jawaaben kuwan xil ma qaadi karaan 2008 maxaa meesha keenay
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 2 жыл бұрын
@@abdullahahmad5635 I Abdulahi ma waxad taageersantahay in qof masuul dawladeed hayaa uu gudi hoosaad barlamaan iyo shaashadaha hortooda kibir iyo isla weynaanta uu muujiyaa misee waa in uu u muuqdo adeege busho in uu yahay ayaa u fiican haha dawladnimo ee aynu qaadanay ee dimuqraadiga ah cid kastaba taageersanowe
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Xinif wan arkay nin dabeecad yara adag weye
@alimohamed-up7vs
@alimohamed-up7vs 2 жыл бұрын
Adeer nin suaalaha diida hadaad aragto farbaa ku godan madaxweynaha ayaabuu ceeb usoo jiidayaa
@maxamedcabdilahi6176
@maxamedcabdilahi6176 2 жыл бұрын
Benaale
@jamaalahmed363
@jamaalahmed363 2 жыл бұрын
kani ma wuxuu difaacayaa nimankii lahaa dibjiryohow meesha ka bax
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Iyo inad sualaha si ixtram leh dadka u weydisan
@origami8415
@origami8415 2 жыл бұрын
La xisaabtama tuug kasta.
@maxamedduudee9410
@maxamedduudee9410 2 жыл бұрын
War beenale ayad tahee nin ka ma su aalo ayad weydisey mise wd la kaftameyseen
@maxamuudkhadar3993
@maxamuudkhadar3993 2 жыл бұрын
Beenaleh waanu dawaney videoga ciyaal baad la isu keenay adiga masuulo hhh dagaab wadeen oo wad is ag yaaceysee sidii gabo yarta qayo feedh iyo dagaal baad golaha la fadhideen waxad u la timaaden wajoqihooni
@ismaciilcabdirashiid2143
@ismaciilcabdirashiid2143 2 жыл бұрын
Qoraalka ma budba lagu baray iska hagaaji qoraalka yaan lagaa garanin bahasha
@abdirahimismail3168
@abdirahimismail3168 2 жыл бұрын
maad fasaxin ee sidii ciyaalka ayaad bax tidhaahdeen waar kuwan ha la kala diro Isna udin muu dhaamin
@mustafejamac4435
@mustafejamac4435 2 жыл бұрын
Kkkk xil dhiban shaqadadu ma maxad ciro vidoes giisa kuu geeyayba waxad umada usheegtay inad ciro u shaqayso
@maxamedahmed2469
@maxamedahmed2469 2 жыл бұрын
Waxay kula tahay imisa ilaaahba kajira adduunka.
@liinaali1910
@liinaali1910 2 жыл бұрын
Waxan ciyaala suuqda ah halke laga soo ururshey ee kamaradaha uun hortagan ee wadanki ceebeyey e kala garan ka shaqadooda iyo ta shakhsiyadka
@invisiblehand.5125
@invisiblehand.5125 2 жыл бұрын
Maan gaab bilaa aqoona su.alaha iyo ouditka ma sidaa ayaa loo sameeyaa . Shit
@mohamedabotan9983
@mohamedabotan9983 2 жыл бұрын
Markaa shaqoo ama xil laguu siiyuu sii siyasadaysan waxa dacaysaa nimaan an aqoon haysaan sidaa ninkaas Xiniif inaa hayaad Daan oo dawladaa katirsaan gudomiyee looga diigoo. Markiiba daqaal bu bulaabaay. Diibtu xagiisaa mahaan. Dibtuu kii soo magacawaay waay yaaan.
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 жыл бұрын
Waxa miicno leeh sheeg duubjirinta Xildhibano maaha eeye weeyan
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 2 жыл бұрын
Waar beenta iska daa ma wixii aanu arkaynay ayaa beena yaa idinka akhlaaq xun
@axmadcawed3388
@axmadcawed3388 2 жыл бұрын
Madaxweynaha Somaliland waxaan usoo jeedinayaa,inuu kala diro Ragga fadhiya Golaha Baarlamanka Somaliland kama muqato masuliyad ay kumetelan Dadka Reer Somaliland
@FarahAbdul
@FarahAbdul 2 жыл бұрын
Horta ma kala diri karaa ayaa ka horaysa wax walba miyaad iska soo qoraysaa.
@origami8415
@origami8415 2 жыл бұрын
Hooyada kala diir Baarlamanka ma habaryaarta aya leh?
@mohamedsomaali
@mohamedsomaali 2 жыл бұрын
Neef baad tahay xoolo ah ma kala diri karaa horta sharciga horta baro hayska neefsane
@abubakarabdirahman2871
@abubakarabdirahman2871 2 жыл бұрын
Caqli ku dar useless-nimada iskadaa, ma isla xisaabtanka ayaad diidaysaa oo tuugnimada ayaad rabtaa??? Heego weyn inaad tahay way kaa muuqataa.
@Mo-fd9ri
@Mo-fd9ri 2 жыл бұрын
Caqligii HJ ayuu barlamaanka la tegay kaas gudoomiyaha isku sheegayay.
@osmanmaxamed7450
@osmanmaxamed7450 2 жыл бұрын
Waad Edab tahay maxa HJ Afka Ku galiyey
@Mo-fd9ri
@Mo-fd9ri 2 жыл бұрын
@@osmanmaxamed7450 reerku waa xinif oo miidhan.
@osmanmaxamed7450
@osmanmaxamed7450 2 жыл бұрын
@@Mo-fd9ri maxay hj kugu samaysay Bal noo waran. Ha laga xaal mariye Waxaan rerkii oo odhan afka ku galiyey
@alijaamac2952
@alijaamac2952 2 жыл бұрын
@@Mo-fd9ri kan hadlaya ee abiib gudoomiye uu ah ba waa hj sxb
@osmanmaxamed7450
@osmanmaxamed7450 2 жыл бұрын
@@Mo-fd9ri maxay hj kugu samaysay Bal noo waran. Ha laga xaal mariye Waxaan rerkii oo odhan afka ku galiyey
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 27 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,1 МЛН
Goob akhris oo haweenka u gaar ah oo Hargeysa laga furay
8:56
MM Somali TV
Рет қаралды 3,2 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY BARIGA DHEXE | XAALADDA SINWAR?
16:21
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 40 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 27 МЛН