"Gudida Dhexdhexaadinaysaa Dagaalka Laascaanood dhexmaaha lagumana kolsoonaan karo.."Xil. Cilmi

  Рет қаралды 25,498

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 75
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Жыл бұрын
Subxaanallaah 90 jir siyaasad ku dawakhay
@hasangeele
@hasangeele Жыл бұрын
odaygan 90 jira ayaa xidlhibaan ah ma isagaba kadida ceshan karo iyo saxarada wuxuu jogaa waqtigii la nasin lahaa xataa ilko malaha kasay leyihiin waa xiøldhibaan subxan alaah
@sahroshinoburanbur5930
@sahroshinoburanbur5930 Жыл бұрын
Wexey gojacade usodireena waa odaygan camal iyo wiil caano nuug ah aqas idoor aqli maleh😂
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
Waa kuwa Somaaliland Burburiyey ee Maxaan Cunaa? Ee isagoo intaa le’eg aan garanay cumaamad qaado oo Masaajidka iyo Allah ka cabsi bilow.
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 Жыл бұрын
Adeer cimri kuu ma dhimana waa xiligii aad ilahay u carari lahayd dhulkana 3 mitir baad kuleedahay dhiig muslim iyo dhul islaameed wax ba kuutarimaayo
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Жыл бұрын
Way hoogtay Somali 90 jir noocan ah acudubillah
@mohamud12adam50
@mohamud12adam50 Жыл бұрын
War soomali ma Kani waa oramo isaaq .wali hadal aqoona ahayn.
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Жыл бұрын
@@mohamud12adam50 oromada walal ha u gafin 90 cuqdad qaba somali un laga helaa bal firi itopia 2sano kaliya waxay iska dilen 1milyan manta farax iyo qalbi wanagsan kuwada nolyihin halka Somalida 40 sano wixi dhacay melkasta latagan yihiin
@sahroshinoburanbur5930
@sahroshinoburanbur5930 Жыл бұрын
Garoowe❤garoowe❤garoowe❤garoowe❤Garoowe❤Garoowe❤Garoowe❤Garoowe❤majeerteniya❤majeerteeniya❤majeerteeniya❤majeerteniya❤majeeeteniya❤garoowe❤majeerteniya❤garoowe❤Cudurkaas baa igu dhacay Somaliyey Digfeer kaniin makahelaa hinaasa unu yahay ba la isheege plz reer mugdisho igucaawiya Daawadiisa❤allah majeerteen
@ikraancawil1619
@ikraancawil1619 Жыл бұрын
oo doqoney mawaxay kulatahay inanu jecayl ugu celcelino majeertiiniya uguhorayn majeerteniya waa dhuumasho dhabarku muqdo liano nomasobadhedhikaran ilaa ay cid dabadasogaliyan majeerteen isagoo xaya bay Somali and xalashatay lascanod tukaraq yocada oo garoowe intay ujirto aad garanayso awood ay ciidamada Somaliladn kuhorjogsadan inaney lahayn yaaaa miskiin bananka usobaxa intan garowe laydnku imaan wllhi ciidanka qaranka dulqadkii wuukadhamaday heer ay gaadhen inanay madaxdoda waxba kamaqlin shacabkinuna hada siqaxa waygatalo
@dhugfenabadiyonolol9608
@dhugfenabadiyonolol9608 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhh
@fahiyenuuxow9808
@fahiyenuuxow9808 Жыл бұрын
77777777777777777
@edebsan9049
@edebsan9049 Жыл бұрын
Subxanallah awoowe maskaxda xor ka noqo akhirada utudho dulmi ha taagerin.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
naya maxad ka shekaynaysa odayga wadankiisa ayuu diifacanaya guurtidena wa caqligi oo soconaya cidna ma khiyami karto niicdadana looma baahnaa
@edebsan9049
@edebsan9049 Жыл бұрын
Maxaa ku gubay? ninkii sheega ma dhaafto khayamo ma sheegin balse adaa hada qiraya subxanallah illahow xaqa u hiili ka dulmiga wadana jebi aamiin yaa rabi 🤲
@umusafia-jm5dt
@umusafia-jm5dt Жыл бұрын
Hadii umad dhex galayo khayr & dhexdhexaadnimo hor illaahaya halagu dhex galo taasaa if & aakhiraba lagu liibaanayaa
@waayeelcumar5546
@waayeelcumar5546 Жыл бұрын
Anaga dhammaynayna kulahaa. Kkkkkkkk ciroole caqligiisu caynKaa yahay cajaa'ib!!!!.. Hadaanay dhex ahayn maxaad ugu yeedhateen waa kuwii iska tagaye.
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 Жыл бұрын
Waa nasiibdaro in odiyaashan in aay umada Somali hortaagan yihiin.
@thepearlofindianocean
@thepearlofindianocean Жыл бұрын
Bal ilaahaan idinku dhaarshee farqiga u dhaxeeyo eega wiilkaa yar iyo qolofkaas uu wareysanayo caqli xumaa qofku.
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra Жыл бұрын
Asaasaq weyn iyo asaasaq yar. Su,aalo muhiim ah ayaa la waydiiyay.
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra Жыл бұрын
@Hagar Gamadiid Xagar mise quwaax?
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 Жыл бұрын
Wale waa wiil caafimaad qabo wiilka Allah dhowro, lkn odeyga waa .Mujrim Ciil iyo Cuqdad l asaasaqey
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra Жыл бұрын
@@nimaabdi5202 Nimco
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 Жыл бұрын
Muqdisho ma imaaneysid miyaa duqyahow afka jajaban.
@Iskudhoon
@Iskudhoon Жыл бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أما بعد Waa qalad waa qalad oo waa qalad inay Guurtadu albaabka ka furto waana dhaliila aynu leenahay waana wax laga xishoodo odey dhaqameed waxa uun la kulmi karaa odeydhaqameed, Anigu waxaan u arkaa haddii ayba soo beegsadeen Guurtada waxay arkeen Doldoloolada ay leedahay Somaliland....Albaabkaa oo in laga xidho waa in la waydiiyo sababta keentay inay Abaaraan Guurtada haddii ay yihiin odeydhaqameed......intaa u dhaafi maayo Guul ayaan u rajaynayaa Somaliland
@mohamoudegeh5056
@mohamoudegeh5056 Жыл бұрын
Hadday abaareen guurtida oo guurtidu ku tidhi madaxdhaqameed baad tihiine ku ekaada madaxdhaqameedka waa maxay bilaayada dhacday?
@iqroali7019
@iqroali7019 Жыл бұрын
Geeeeeeeeeeeeeesi geeeeeeeeeesi viiva somaliland
@siradtosane6680
@siradtosane6680 Жыл бұрын
Subhaanallaah Rabbow tarbiyada hanaga xumeyn
@saynabismail2646
@saynabismail2646 Жыл бұрын
Afkaaga hagaaji qadhmuun
@ahmedjama4675
@ahmedjama4675 Жыл бұрын
Rugcadaa Waayo badan soo juugay alle haku daayo adeer
@oats2330
@oats2330 Жыл бұрын
90 years old man
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Жыл бұрын
Nimankaasssss hala eryo maaha dhexxxxxx waaaa qudhunnnnnn
@calixuseen9631
@calixuseen9631 Жыл бұрын
Asaasaq
@homeh3455
@homeh3455 Жыл бұрын
Waa oday asaasapay
@iqroali7019
@iqroali7019 Жыл бұрын
Guuuuuuuuuuuuuuuul somaliland
@hashihersi
@hashihersi Жыл бұрын
No Guul for somaliand
@hubalmedia4269
@hubalmedia4269 Жыл бұрын
Gudiga koonfur ka yimid cidna ma khasbaan balse talo ayeey soo jeedinayaan kadib iswareeysi markii uu dhaco.
@mohamedabotan9983
@mohamedabotan9983 Жыл бұрын
Kaan fariin ba losoo diraay wanaa diibay fariintii.heego nasdeer 😂😂
@sssdddf8508
@sssdddf8508 Жыл бұрын
Saab tv maaha dhex dhexaad waa faqash
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
GOLA QASHIN BAAD TIHIIN ALLAAH YAHDIIKUM YAA JUHALAA.
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Жыл бұрын
Caqli idoor Suldaan Hoolay oo shaxaad Doon ahaana waa u niikinayaa kuwii Geerida iyo Xabada Ka bad baadin lahaana oo u soo Gurmadayna sidaas bay u lahadlayaan
@IstarMaxamedmaxamuud143-jj9xc
@IstarMaxamedmaxamuud143-jj9xc Жыл бұрын
Kkkkkkkk walee somaliland dhiiqeey gashay
@SEEWEEYETV
@SEEWEEYETV Жыл бұрын
RAGBAA ISKU XILQAAMAY SIDII IIDOOR IYO WIXI LA HALMAALA LOO SOO CELINLAHAA SOOMALINIMO IYO ISLAANIMO
@SEEWEEYETV
@SEEWEEYETV Жыл бұрын
@Hagar Gamadiid ADOONTA ASHARAFTA XAGAA MAGAARIN EE SHUQUL DAANYEER BAAD WADAAN 🙊
@enjoytv439
@enjoytv439 Жыл бұрын
Rugcada adeg wlhi
@ismailabdi3654
@ismailabdi3654 Жыл бұрын
War waxaan halaiska qabto isaaqland waa kibreen heshiisna ma ogola dadna maheshiisiin karaan waa qooma liito oo waalan jaatbeey kadhergeen waa qoom duloobay isaaqland
@cumarcali5512
@cumarcali5512 Жыл бұрын
Kanaa odhanaya wariyaan ahay ka kasii darana waa tv ga dirtay
@ibrahimwarsame6746
@ibrahimwarsame6746 Жыл бұрын
Sheekadii waxay wadaan ciidamada qaranka somaliland kabaxa gobalka sool markaa huwantu aha keento ciidamo shisheeye oo aan ahayn ciidamada qaranka somaliland dhulka somaliland ciidamada qaranka somaliland ayaa joogaya cidkale laga ogalaamayo iney si gara u tidhaado ma ogalin ciidamada qaranka somaliland
@abdoulkader3543
@abdoulkader3543 Жыл бұрын
Soomaali waa Soomaali
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 Жыл бұрын
Waruntii xildhibanka
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
guurtida guurti ba u iman karta odayada dhaqanka odoyada dhqan baa u tegi kara
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Жыл бұрын
“Thomaliland “ Miciyaha intakahadhay😮 Gawsaha ayaan balan idiinkaga qaadnay!
@abdullahiali2732
@abdullahiali2732 Жыл бұрын
Dadkan lixdankii wada damay baa meheradii yarayd kucayaaray Mar wuxuu kuleeyahay waxbaan dhamaynkarnaa Marna wuxuu kuleeyahay salaadiin baa ladiiday Oo hadaad wax dhamaynkarto maxaad salaadiinta udirsatay ? Waxbaba waligaa maadan qaban sodonkii sano ee aad meesha fadhideene maxaad dhamayn karaysaa
@xamarey8143
@xamarey8143 Жыл бұрын
hadaan majeerteen la soomarin oon fidnada jooji la dhihin oon la soomarin dhulbahante oon ladhihin maxaad xukuumada biixi ka tabaneysan kadibna hargeyso la imaan oo laidiin sheegin waxa aylaascaano idinka tabaneyso dhex dhexaadintu soow sidaa ma aheyn waa maxey maxey hakan u imaan waayeen soomaalilaaney wada hadalka ogolow oo arintaan dhinac ha u baxdo eeda soomaaliyeed iyo tan caalamkaba yey ku raacin
@cabdimaxamuud2085
@cabdimaxamuud2085 Жыл бұрын
Xuduudii isaaqa miyeysan ku jirin guddiga dhex dhexaadintu ? maxay tahay xadkan ay sheegayaan ? Hadday kuliba yihiin dad kawada tirsan DFS Meesha waxaa Mar walba ka maqan doorkii ay lahayd DFS Ma garanayno waxay masuuliyadeeda uqaadan weydey DFS. Aduunyadu ganaaxii iyo ciqaabtii ay saari lahayd maamulka Sland waxaa hortaagan DFS
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
KKK Anagu Gole Qaran baan nahay buu kuleeyahay? Maxuu u hadli waayey oo u diidiwaayey inta aanay Golaha Guurtida iman? Ragani rag laaluush qaata ama yaqaan ma aha sida kuwa Guurti ku noolka ah ee Saleebaan Gaal u MADAXDA yahay.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
guurtida maxay ka dooneen haday dacad yihin oday dhaqameed may u tagan wa dad aan weligood gar gelin garayn sida loo garnaco tooda xamar may u garnaqan rag aan aqoon garaba oo doonaya inu gar gaalo maxay ka dooneen garoowe sabaabmay u tageen ama garoowe iyo somaliland bay u garnaqyaan mise reer somaliland ruwyad bay wadane ragan ku celiya muqdisho xamar hau garnaqne
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Жыл бұрын
Ree Somaliland waxay u baahanyihiin dhalinyar hogamisa. Odayaashan maskaxdodu dhanayn say u hogaaminkaraan umad
@ismailabdi3654
@ismailabdi3654 Жыл бұрын
Wakaa waalidii iyo kibirkii isaaqland
@Xudeyfa
@Xudeyfa Жыл бұрын
Balfiiri cimriga uu yahay iyo dabuubtiisa waa duul ciroolahoodii madaxdoodii iyo dhalinyaradiiba yihiin wada kharoowgaas maxaa ergo iyo Akhyaar looga diri, Abaalkoodu waa in ka'iska celiyo uun.
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 Жыл бұрын
Day dadiisu intey leg tahay khaatimo xumo kudhimo allaah baan kuu bartey
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 Жыл бұрын
Gurtidu waa sharci dajin maha dhaqan maxay gala hadlayan may dhaqnka gala hadlan nabada ay wadan
@husseinfadumo4264
@husseinfadumo4264 Жыл бұрын
Waasax dhaxdhaxaad ma aha maxaa garoowe geeyay ayaga waxba nagama dhaxeeyo okay
@SEEWEEYETV
@SEEWEEYETV Жыл бұрын
IBNU XALAAL BAA JOOGA GAROOWE SIDEE UGU HOR MARA ILMO FADUMO😅😅😅
@SEEWEEYETV
@SEEWEEYETV Жыл бұрын
THIS PEOPLE BELIEVE THEIR BULLSHIT😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 Жыл бұрын
Nabada ay wadan maxay thy gardki ay lascnod kula so kulmin sowka dagal ku dhawaqay ciidi beenta aya lo sheegaya
@abdiali319
@abdiali319 Жыл бұрын
CCB weeyaan wariyeyaasha aan bislayn ee Hargeisa makrafoonka la hoos carara dadka.
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Жыл бұрын
😂 Tuugtaan marabaan inay baxaan😮
@cabdsalaa-tu3tj
@cabdsalaa-tu3tj Жыл бұрын
Beenaale xildhibaan ah weeye
@mubaarigmuuse46
@mubaarigmuuse46 Жыл бұрын
Odayga ka xishood
@ashahassan8878
@ashahassan8878 Жыл бұрын
Xitaa 90 jirkoodu been buusheegi beenland
@suhaybcabdi2401
@suhaybcabdi2401 Жыл бұрын
50 layba tahay adu iska aamu😂
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Жыл бұрын
Haday garaadadii dhaheen baxa, BAXA! Dhuunta Eebe jikre idinkagadhufaye. Yaanyuuryahay! Waxaan indho adakaa!😅
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 10 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 27 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 27 МЛН
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1,8 МЛН
Baro Diintaada iyo Reer Ceerigaabo!
39:14
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 455 М.
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 10 МЛН