Mujaahid Shaarub ayaa Ka hadlay Weerarkii uu kaligii kaga furtay Gaadhiga Ciidankii Siyaad Barre.

  Рет қаралды 120,624

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 192
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 2 жыл бұрын
Reer Sheikh Isxaaq waa gob waa dad wanaagsan. Siyaad Barre iyo heeryadiisa waa iska qaadeen USC wee dhameestirtay. Waxaa aad ugu xumahay in koonfurta Somalia weli idinku dhegantahay wee ila qaldan yihiin
@mubarikdekhaybe612
@mubarikdekhaybe612 2 жыл бұрын
Thank you Walaal 🙏
@jamaalabdi
@jamaalabdi 2 жыл бұрын
Abid intaan History SNM ah daawanaayey waa Mucjiso tani Masha allah Halyey ilaahay cimriga hakuu barakeeyo Kayse digaale waxaan ka codsan lahaa inuu inoo baadi doono Harag-Waafi markuu jeelka Burco kala baxay xabashiga
@deegaali5634
@deegaali5634 2 ай бұрын
C. Cc😅Xx😅
@abdiahmet5499
@abdiahmet5499 2 жыл бұрын
Taarikhda snm hadanu nahay qurba jooga aad Ayaan ula socona. No soo badi waraysiga. Tnks keyse
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Ha wallo aad ayaan u dhagaysta waxan raba bugaagta ku saabsan in soo iibsado sida buuga mujaahid lixle Allah yarxama wadankeena meesha uu ka yimi iyi waxuu soo maray in aan barano waa wax wacan aniga 1989 ayaan dhashay marka hada ayaan uruurisku tariikhda ku jira illahay hayno dhawro hasheena maandeeq Somaliland❤❤
@zakiamareh2674
@zakiamareh2674 Жыл бұрын
hadaad thiin qurba joogta fikir ayaan ino hayaaa . waxan jeclaystay in aynu mujaaahidinteeni labadii bilodba aynu mid caaawino... oo aynu lacag u ururino k warama fikrkaaaas walalyaaal.
@absjones2916
@absjones2916 Жыл бұрын
This man is a read son of sh Isaaq. He’s very humble indeed. Thank you for service sir….. am Isaaq habar jeclo maxamed abokor adan Mohamed. Reer haye Bari nothing but respect sir❤❤
@mahmedmuuse3688
@mahmedmuuse3688 Жыл бұрын
waa isaxaaq care cabdirashiid
@mahmedmuuse3688
@mahmedmuuse3688 Жыл бұрын
waxa waraysanaya kayse digaale
@gemstar416
@gemstar416 2 жыл бұрын
SNM was very unique jabhad from other revolutionary groups. Ilaahayna wuu u fududeye guushiina
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 жыл бұрын
Illaheye ciimriga iyo caafimadka haa Kuu dheery Akharan Jaantul FARDOUSE HAA KUU GUU BUUSHARYOW
@abdirashidabyan5716
@abdirashidabyan5716 2 жыл бұрын
“Waxaad ahayd sarkaal bilad haysta oo xorayntii Goday masuul ka ahaa, waxaanad ka tagtay Ciidankaagii kuliyada milatariga ee Ameerika kuu diray, maxaad iga filanaysaa” Sidaas waxaa yidhi gacan ku dhiigle Gaani oo ul yar gacanta ku haysta waardiyayaashiisiina ay la socdaan ayuu yidhi Cabdilaahi Askar Cabdilaahi Askar oo taahaya jidhkiisuna uu aad u damqanayo ayaa ugu war celiyay Bilada geesinimaan ku helay ee been been la iima siin, waxbarashada Maraykan la iigu dirayna imtixaankaan baasay ayaan ku tagay ee garab iyo qabyaalad toona la iiguma dirin, Ilaahay ayaanan wax ka fishaa ee aadami waxba kama fisho ayuu Cabdlaahi cod dheer ku yidhi.
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
Isaaqa sidakale waxan aad meelahaa ku qorayso jooji dadku wuu isyaqanaye Ina Askarna khasare ayuu ahaaye.
@ahmedhassa5867
@ahmedhassa5867 2 жыл бұрын
@@abdihakimmohamed2561 nio waxan meel kastaba wax aan jirin ayuu la taagan yhy wllhi
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 2 жыл бұрын
@@abdihakimmohamed2561 hadduu khasaare ahaa maxay 25 nin naftooda ugu biimeeyeen soo fursshadiisa? Arrintaa ayaaba markhaati ku filan inuu ahaa geesi aan SNM ka maarmi karin
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
@@Aw88-c1r markii la furtay muxuu qabtay ee laga faaiday midakale maanaa khasaare ubixiyey raggaas furtay ee aad sheegayso ayaa Khasaaro ubixiyee. ILLAAHAY SWT JANNADIISA FIRDAWSA haka waraabiyo isaga iyo ummaddii muslimka ahaydba.
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 2 жыл бұрын
@@abdihakimmohamed2561 waar waa raggii Hargaysa xoreeyey! Adigu wiil yar baad tahay sidaad u hadlasee ee markuu Askar naftiisa huraayay xagguu joogay aabbahaa. Ma sida Cirro ayuu xagga kale ka soo jeeday, mise sid Faysal ayuu orod ku galay Yurub? Runta sheeg hadda!
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 жыл бұрын
Maansha Allaha waa qoof imaan qaaba ILLAHEYYE IRSIIQ BADAN IYO CAAFIMAD HAA KUU SIIYO
@abdifatahxidig3027
@abdifatahxidig3027 Жыл бұрын
SNM Geesiyaasha Geeska Africa Adeerayaal Inta Nool Alle Cimriga & Caafimaadka Haw Barakeeyo Intii Dhimatayna Alle Haw Naxariistoh ❤
@yusufabdi8747
@yusufabdi8747 7 ай бұрын
Ninkaa ciidan ayaanu mar wada ahayn .waxaanuna ahayn qaybta 7aad ee fadhigeedu ahaa magaalada garadag Laakiin maxaa alla ka taray habar habar tii berbera ayuu kuu dhintay ee dhex martay ciise muuse iyo habar yoonis
@shirelove1928
@shirelove1928 2 ай бұрын
Isaq been badana
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh Ай бұрын
@@shirelove1928 FAQASH IBNA FAQASH
@suldanabdi688
@suldanabdi688 2 жыл бұрын
Inkastoo aan nin yar axaa kanamid ahaa dadkii soo qaxay malintaas meel kudhaw ayaanu daganayn intaas uu sheegayba waa runtii kaligii ayuu la dagalamay
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 2 жыл бұрын
Libaax buu u eeg yahayba Ilahay haku sharfo adeer
@siciidali4034
@siciidali4034 2 жыл бұрын
Ururkii cajiibka ahaa ee 4 million oo somalilanders ahi ku naaloonayaan waxa ay noo beereen maanta.allah ha idin naxariisto inta nool iyo intii dhimatayba !!!
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 2 жыл бұрын
Waa iska amar alle oo xaga rabi ka socday ayaan odhan karaaa nin kaliya oo xanuusanaya oo waxaaso ciidani ku hareeraysantahay oo cabsi iyo goormad dhimani aanay ka madhnayn ayaa hadana lay naayay kaligii boqolaal askari oo milatari ah oo hub iyo xoog iyo tababar iyo sanad iyo awoodba leh
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 2 жыл бұрын
Xaq ayuu ku dagaalamayey , oo Rabi ayaa u gargaaray (SNM) xaq u dirir.
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Mujaahid Kani maalintaa uu xaajiyada la hadhay meel u dhow ayaanu deganayn oo la yidhaa jab dhurwaa ciidankii sharaarub oo Bali kaliil deganaa ayuu ka Furtado waxaa u kaxeeyey darwal la odhan jiray siciid hoobaley
@xirsin7431
@xirsin7431 2 жыл бұрын
Aniguna subaxii ku xigay ee shaarub soo noqday ayaan joogay aniga iyo aabahay oo waagu noogu beryey kaynta bar ka xigta halka ay wadada qori jabley kaga daranto wadada dababahal. Waanu soo dabagalay ciidankii shaarub ee halkaa subaxdii nagu soo dhaafay. Waxaan banka xagiisa woqooyi kasoo daawanayey oo aan dhahayga ku eegaye markay baasuukayaasha la dhacayeen sadexda tuulo. Ina bare , jabdhurwaa iyo xadhigxadhigba.
@abdiqaniahmedmohamed6413
@abdiqaniahmedmohamed6413 Жыл бұрын
Insha allah Taariikhda ayaa ,idiin xusi doontaa ❤😢🎉
@abdirahmaanali6467
@abdirahmaanali6467 2 жыл бұрын
Snm waxay ahayeen ragg adag alle hawnaxariisto intiidhimatay intii kale alle dhawro
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Alla aamin ma iisho ninkan sheekadiisu waa illogic marka caqliga reer bani aadan lagu qiimeeyo lkn xagga Ilaahay waxba kuma aha, waayo qof la dulmiyay Eebbe waa u hiishaa.
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 жыл бұрын
Maasha Allah nin iimaan leh, Ahun mujaahidiinta intii dhimatay
@ahmedj671
@ahmedj671 Жыл бұрын
Ninkaan waa abtiga hooyaday mcn inader ruuma abti cafimad iyo cimri dheer ban ku leyahay 😢
@yaasiinnaasiroffical
@yaasiinnaasiroffical Жыл бұрын
Xuseen dheere is not easy alle hawnaxariisto❤❤❤❤❤
@محمدعبدالرحمن-ت2ج7س
@محمدعبدالرحمن-ت2ج7س 2 жыл бұрын
Walaal kayse waad mahadsantahay adiga iyo martigaaguba
@asmacabdirashiid8151
@asmacabdirashiid8151 2 жыл бұрын
Waa.geesi
@zahraahmed4183
@zahraahmed4183 2 жыл бұрын
Waa nin habaryoonisa isaxaaq cabdale isaxaaq ba toljecqlo ah
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 Жыл бұрын
Waa dadki xalaasha ahaa isaqii saxda ahaa
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh Ай бұрын
WAA NIN DURRIYADDA AH OO SNM AH BES.
@saedamare896
@saedamare896 Жыл бұрын
maasha alla
@apdirashidabdilahi5157
@apdirashidabdilahi5157 2 жыл бұрын
1 kani ee SNM baa udhigaamyey 100 nin oo faqash ah
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
waan murogoodaa markaan xusuusto dawladii mulateriga ahayd dalka iyo dadka dhibkay u gaysayay iyo isbedelka dalka kudhacay ciidu xitaa wey isbedeshay
@zaabiryare1
@zaabiryare1 Жыл бұрын
SOMALILAND WAA WADA SNM❤
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 2 жыл бұрын
Halaagi dhacay looma kala hadhin snm guuuuuul iyo gobonimo walee waxay ahaayen rag udhintay jihaad
@snm1981
@snm1981 2 жыл бұрын
Geesi gesi dhalay
@abdullahimohammedali929
@abdullahimohammedali929 2 жыл бұрын
Masha Allah
@Mamar6310
@Mamar6310 2 жыл бұрын
Don’t forget your history
@Abdirashidcalanle
@Abdirashidcalanle Күн бұрын
Inuu gadhi furto waxa sabab u ahyd geesinimadisa iyo dhiranantisa iyo ilaahay oo ku garab galay sababto ah dulmi buu ka dagalamayey qofka xaqa u dagalamayana wuxu ka dhiran yahay boqol qof oo dulmi ku dagalamaysa marka waa awooda ilaahay iyo geesinimada iyo dhiirananta ilaahay siyay " lkn kuwa la dagalamayey waa la amarayey dhul aanay lahyn way ku dagalamayen tasa keentay in qori gaadhi lagaga furto ileen dad dhiran oo deegan ay leyihin ka dagalamaya may ahyne
@Ayan-c1n
@Ayan-c1n 2 ай бұрын
Idorow hdad dad tihin 30sano nin fano ma oyeeen😢😢
@munaosman4272
@munaosman4272 2 жыл бұрын
Ragii sidaa udgalamay ayaa laleeyahay waa somaliweyn rag iska fadhiyey diridhabe ayaa kuraxaysanaya dalka oo raga xiniinyaha kasoo riday way
@Wadani1988
@Wadani1988 2 жыл бұрын
na caruurtada korso snm waxba kama taqanide qabilba kuwlaay habryay
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Dhiilku haka buuxsamo sheekuun baa ka hadhi sida kuwan imika laga sheekaynayo kale.
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
@@Wadani1988 Habartu ma caybaa? Miyanay ahayn ta ku dhashay cakuh caqli darana
@keysemaxamedhgi664
@keysemaxamedhgi664 2 жыл бұрын
Muj xuseen dheere Sarkaalkii ugu khatarsanaa Camndoosta Cadaadley soogaley watey.sow nin ciro haa La maagayo inderkiiya iyo ragaa tolkiiyee SNM.wada ahaa. Wax lalayaabo in xamar bad Dooneysaan iyo khuraafad Leysku Cabsiiyo iga Walee
@PlanetWar
@PlanetWar 9 ай бұрын
SNM Hadeey Mujahidiin yihii Khaatumo na waa mujaahidin idin doonayn oo Soomaaliweyn doonaya...😅😂🤣
@maxamedmuuse4882
@maxamedmuuse4882 Жыл бұрын
Waa qoloma ninkani
@cabdicumar5891
@cabdicumar5891 2 жыл бұрын
KAYSOW DADKA AAD WARAYSANAYSO NAGA SOO SHAANDHEE Plzzz🙏🙏#Mujahidka #Runta ahi wxban anigu gacantayda ku #Dilay ma idhaahdaane way ka dhacaane mida kale #SNM #LACAGBAN WXA KU QAATAY IDHAAHDANA MAAN ARAG
@___ozlo__4791
@___ozlo__4791 2 жыл бұрын
CILMIGAAGO YAR Amusnaan ba lagu kabaaa
@mjmj2602
@mjmj2602 Жыл бұрын
Garaad gaabni iyo garasho daro baa ku haysa. Ninkan adeer garan mayside aamusnida ku dedaal
@HaredDuale
@HaredDuale Ай бұрын
DALKA IN LA BURBURIYO ITOOBIYA AYAA KA DAMAYSEY jabhadii uhoreyseyna ssdf ayey ahayd iyo snm oo ku xigtey Dhamaan jabhadahaas ayaa sabab u ahaa in dalka itoobiya burburiso Eegana ay gaarsiisay iney tiraahdo bada iyo berigaba igu wareejiya waxa umada ku dhacayna ragii jabhadaas cadawgu wato hogaaminaayey ayaa ilaahay aakhiro weydiinayaa Waxayna ahaayeen gacan cadowga soomaaliyeed u adeegeysa Waxaa sidoo kale dulmi iyo caqli xumo sameeyey kuwii dalka xukumey oo dadka ay xukumaan duqaynaayey Ilaahayna wuu kula xisaabtami doonaa dulmiga ay shacabka ku sameeyeen Waagaas arday ayaan ahaa waana farxi jirey kolkii jabhaduhu dhibaato dalka gaarsiiyaan laakiin iminka oo aan weynaadey ayaan ogaadey ineynu dhuunteena mindi ku hayney Dawladuna inaka celineysey Laakiin maanta ma lahayas shaxdii itoobiya inoo dhigtay 40 sano ka hor oo ay kolba si u xardhayeen Oo shaxdaas ay iska dhaxlayeen inaguna intaas aynaan baraarugin Ilaa masntana weli reer waqooyi iyagu ma baraarugin ilaa falastiin ay noqdaana ..........?????
@muusecaalin8520
@muusecaalin8520 Ай бұрын
Subaxaas xaajiyada uu qabsaday subixii ku xigay Waxaan soo maray banka xadhig xadhig Anoo ka imi Dabo bahal Waa naloo sheegay In ciidankii shaarub lagala hdhay gaadhi Waxaan deganayn meel xadhig xadhig ka xigta bari
@xasandheere3294
@xasandheere3294 2 жыл бұрын
Lacagta waxa kaqaAlisanaa in lahelo hub laga furto cadawga
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 6 ай бұрын
Libaaxbuu u eeg yahey wlhi indhihiisa ka garata❤😢
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 9 ай бұрын
Calanka tawxiidka waxa ku qoray nin artist ahaa oo la odhan jiray Muraad magaalada Ottawa Canada sanadkii 1994 kii.
@maamemaxamed8892
@maamemaxamed8892 Жыл бұрын
Mzhallh
@zakiamareh2674
@zakiamareh2674 Жыл бұрын
fulay hooyadii ma goblanto inta ila fahantay cidaaan u jeedo ismuujiya
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 жыл бұрын
Waar Waxan Dundumada Ahee Kule Maxaad Haysaa Wuxuu Ka Xunyahay Nabad gelyada Iyo Wanaaga Dalka Ee Iskaga Hor Kac Mujaahi.
@zahraahmed4183
@zahraahmed4183 2 жыл бұрын
Waa geesi halyeya
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 2 жыл бұрын
Shaarub for Somaliland president
@CabdiraxmaanXuub
@CabdiraxmaanXuub 24 күн бұрын
Geesi qaran
@CumarMaxamad-is8cx
@CumarMaxamad-is8cx 24 күн бұрын
Ragi waa Ragi hore awowe🦁
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ай бұрын
Cajiib
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Жыл бұрын
Hargeisa 31 may 1988 ciidankii s.n.m ee soo galay waa guutooyika sayid cumar. sanaaci . 20aad
@cabdiraxmaanmaxamed4170
@cabdiraxmaanmaxamed4170 7 ай бұрын
CIMRI DHEER ADEER 👏 👏
@dirsletwo2721
@dirsletwo2721 2 ай бұрын
Just 2024 ❤
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 8 ай бұрын
Waar ninkan taariikhda snm ha laga qoro waa taariikhayahan❤❤❤
@محمدعبدالرحمن-ت2ج7س
@محمدعبدالرحمن-ت2ج7س 2 жыл бұрын
Waxaan kaa sugaynay qaybtii labaad ee ninkii gaadhiga waday
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
SNM dhamantood waa shahiid iyagoo nool baa jano loogu bushaareeyay
@mukhtaarmaxamef7817
@mukhtaarmaxamef7817 2 жыл бұрын
Ok
@kandarabi927
@kandarabi927 2 жыл бұрын
Niyow qaar kale oo mujaahidiinta ka mid ah oo iyaguna leh lacag ba dan kamaanaan lahayna waan arkay ee sabab tolow? Lacagtu inay wax tarto mooyee waxba illeen may yeesheen oo shidaal, hub iyo raashin ba waa u baahnaayeen e?
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Lacagta waxaa uga muhiimsana dagaalka ay kula jiran cadowga iyo in ay hub helaan waayo lacagta kolay waxay ka fekeri jiren in lacagta lasoo xaday snm dadka waxooda iska May qaadan jirin dan oo ku qasabta mooye iyaga faqash ayuunbay rabeen
@nuuracumar1371
@nuuracumar1371 2 ай бұрын
Lacagta meel walaga iibsada may jirin
@tamerat.
@tamerat. 2 жыл бұрын
snm guul
@ShukriCilmi-i9b
@ShukriCilmi-i9b Күн бұрын
Xaqiinii maydin helin
@fahadibrahim9435
@fahadibrahim9435 2 жыл бұрын
Qof kaligii ciidan dhan gawaadhi ka furtay war bashaha biyo nagada ama dhar u soo gaali. Waxa ka dhaggeysan meyno.
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Dagaal yahay niinka ahi 100 niin ayuu galigii toogan kara qofka geesinimo illahay hadu siiyo oo argagax ku dhicin hadana uu yahay qof shiishka yaqaan ciyaar maha
@Abdirashidcalanle
@Abdirashidcalanle Күн бұрын
Qofka xaqa ku dagalamaya wuxu ka dhiiran yahay boqol qof oo xaqdaro ku dagalamaya marka tasa geesinimada kenaysa
@mustafekader4895
@mustafekader4895 2 жыл бұрын
Adeero waa qof aad u wanaagsan oo iiman le
@abshirabdi7588
@abshirabdi7588 Жыл бұрын
War waxani wax la dhagaysan karo maaaha beeen xiitaaa Waa dhaaftay guuto dhanbaaan MEEL banaan ah ban kula dagaalamay dhaman wan ka adkaatay macquul maaha xoogaa waxaaa Odayga dhaaftay in UU yiraahdo buurtii baan kula cararooo kula dagaalamay
@barrehassan4895
@barrehassan4895 2 жыл бұрын
Wixii aanu Alle dilayn waa sidaa mujaahidka
@zakiamareh2674
@zakiamareh2674 Жыл бұрын
Cabdirashiid imika wuxuu ku noolyahay new hargasa buundada shiraaqle ee uu sheekada ku daray agteeda waaana bilaaaa camal ..
@hamsehussein594
@hamsehussein594 6 ай бұрын
War niyow horta nimanki siyad askasta u ahayd ma looma ooyaan bay ahayeen? Ciidankas shaarub watay manay dad is yaqaan o is garanaya ahayn? 14 nin oo hal goob kuwada dhintay miyayna cid lahayn amaba ciidanki shaarub manay ciidan nina ha ahate cid ka nolayn? Intaa san dhagays taa tariikhda snm malin cad iyo goob macayin ah ragii ku dagalamay ba sheekeya xagii kale cid hadal haysa maqli maysid
@shekhkhashiciofficialchann9798
@shekhkhashiciofficialchann9798 2 жыл бұрын
Subxasnallaah dhiig islaam baad kufaanaysaa rabbigaa usoo noqo قال رسول الله صلى الله عليه وسلم القاتل والمقتول في النار
@saeedbuni2567
@saeedbuni2567 2 жыл бұрын
Hooyadaaa buu ku faanaaa
@saeedbuni2567
@saeedbuni2567 2 жыл бұрын
Beenaaleee tahay shaydaan Sheekh sheeganayasa
@axmedcali2285
@axmedcali2285 2 жыл бұрын
Waxn shaadaada ahayn ha galin cabdow, xisaabta rabi baa leh, ee adigu taada ku filnow.
@abdiasiisosman1911
@abdiasiisosman1911 Жыл бұрын
Naftaada dadkaaga iyo sharaftaada inaad difaacdo naar laguma galo
@Abdirashidcalanle
@Abdirashidcalanle Күн бұрын
Ka dhulkaga kugu soo werara ee islamka kula sheganaya ama sinji kula sheganaya waa dalin waana layska celiya sida diinta islamku ku farayso dalinka dhulkaga iyo naftadada kugu soo werara
@dahamusse3251
@dahamusse3251 2 жыл бұрын
Waar kayse basha badhaax the history no one side always complante history of snm not one way
@somnews6954
@somnews6954 2 жыл бұрын
Hhhhh one man vs 100 iska sheekaysta iidoorow
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Geesinimo isaaq waka dalkiisa ku xoraystay faqashey haduu been sheegayo meeday dawladi quwada lahayd e siyaad bare meeday idoorka aad sheegaysa laf kaga shaqeeyay iyagana waa kuwa nabad ku naaloonaya waayo dulmi ayaa loola yimi wayna ka jawaaben
@xuseemhayaan605
@xuseemhayaan605 2 жыл бұрын
Geesi geesi dhalay gobanimadu waa geed ka baxa dhiiga geesiga soomaali hadii uu halyeey ka dhasho ama siyaasi ama aqoon yahan waa reer sheekh isaxaaq
@raageabdi5434
@raageabdi5434 2 жыл бұрын
Ninkani taariikh run ah ayuu ka hadlayaa
@mahamoudyuusuf4037
@mahamoudyuusuf4037 2 жыл бұрын
Geesi
@xasancanfar1274
@xasancanfar1274 11 ай бұрын
Qofkani ma filin hindiya oo uu yaraantii daawaday ayuu ka sheekaynayaa maanan fahmine kkkkkkkkkk
@mahamoudyuusuf4037
@mahamoudyuusuf4037 2 жыл бұрын
14 kaw ka siiyay geesi
@subxaanyoalbu7749
@subxaanyoalbu7749 Жыл бұрын
Waaladayacay nimankaa dadka dad kadhigay Allah kasokow
@barrehassan4895
@barrehassan4895 2 жыл бұрын
Su aal yaadayacay ninkaas?
@indhofarasle19
@indhofarasle19 Жыл бұрын
Qoriga rasaas kama dhamato miyaah mida kale ciyaal miyaa lo shekenayaah😂😂😊
@aliosman9609
@aliosman9609 2 жыл бұрын
Nin ciidanka jabahada ahaa oon hadalkiisa beeni ku jirin wan waayey sorry midkaste wx aan caqliga galin buu ku marinya historiadiisa
@dr.abdiwelinur4135
@dr.abdiwelinur4135 2 жыл бұрын
Markhaatiyaal Baden ayaa cadeeyay , waa runtii, laakiin adigu awooda allaah waad dafirataye.
@aliosman9609
@aliosman9609 2 жыл бұрын
@@dr.abdiwelinur4135 oo san u dafiray Awooda Allah !!! SUBAXANALLAH
@larsmartin3314
@larsmartin3314 2 жыл бұрын
pathological liar weeyaan waxan u sheegaya waa wax aan sal iyo raadtoona lahayn weeyaan. Kun nin baan ban cidlaa ugu jilibdhigay, waa beentii adduunka.
@AhmedHassan-yo8gr
@AhmedHassan-yo8gr Жыл бұрын
Imaan ayuu leeyahay. Muj xalaal ah
@abdoulwahababdillahiissa7716
@abdoulwahababdillahiissa7716 Жыл бұрын
SNM🥰🥰🥰🥰🥰
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
SNM🌹🌷💐🌻🌹🌹🌹🌹🌹SNM🌹🌹💐💐💐💐🌹🌹🌷🌹
@Ismail-s9o3p
@Ismail-s9o3p 6 күн бұрын
gabaygii yowle
@mahadabdi511
@mahadabdi511 2 жыл бұрын
War sharub ma dhiman waa nin ogadeen makahiil ah america jooga waa gudoomiyaha jaliyadayada ee ogadeen North American
@dahoali2396
@dahoali2396 2 жыл бұрын
Nin kaa Shaarub muxuu dadka dhibay
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
mahad abdi shaarubka Ogaadeen warayso oo baabuurkaagii meeyay dheh ninkan mays hesheen ku dheh
@hanadabdi6147
@hanadabdi6147 2 жыл бұрын
Somaliland oodhan waa waa wada Mujaahud,ruux walba wax unbuu, sheegaa
@maxamuudxasan8744
@maxamuudxasan8744 Жыл бұрын
Kkkkkk
@larsmartin3314
@larsmartin3314 2 жыл бұрын
”Wey iga wareegeen. Dundumadii aan foodsaarka ka dhigtayna kun xabadood baa ku dhacay” ninkani waa filin hindi camal. Afka qalaad waxa la yidhaahdaa ” pathological liar”
@SadikMoh114
@SadikMoh114 2 ай бұрын
War ninka weyn benbadana inta uu hadlayo meqa vaar ayan kahaya
@farjanotvso
@farjanotvso Жыл бұрын
Ninkaan wuxuu u sheekaynayaa nin filim actor ka ahaa sida Rambo oo ciidan dhan kaligii la dagaalamayo caqligaygu wuxuu isiin waaye banaan cidla ciidan beebayaal iyo tikniko wata kaligigay la dagaalamaye baabuur ka furtay askarna ka laaye ana xabadaha geesaha iga marayeen waa qaabka movies loo jilo balse asaga lama yaabani waa actor kan wareesanaya ma ninkii filimka qoray miyaa anaga dhagaysanayna ma shineemada ama masrixiyada movie ka socdaan ku jirnaa caqligiyada yar ee wali la soo taagan dad baan laaye mujaahid baan ahay asagna isku sii marqaatiga furay inuu dad laaye waa wax cajiib ah
@Abdirashidcalanle
@Abdirashidcalanle Күн бұрын
Haduu layey soo dhulkisa laguma soo dulin
@Abdirashidcalanle
@Abdirashidcalanle Күн бұрын
Mida kale ku darso qofka xaqa ku dagalamaya wuxu ka dhiiran yahay boqol qof oo xaqdaro ku dagalamaya naf hurbu aha inuu dhinto iyo inuu dhawacmo intaba diyar bu aha lkn iyagu waxay dulmiyan bay raben oo awod bay is biden lkn ilaahay ba snm ku halagay
@subxaanyoalbu7749
@subxaanyoalbu7749 2 жыл бұрын
nimankaa waxa dayacay siilaanyo iyo biixi waayo iyagu way lanoolaayeen dhibtaa ay ragaasi soomareen wayna iska ilaaween
@Wadani1988
@Wadani1988 2 жыл бұрын
ciro muxuu kuqaban waar islayaab qabilba halka na dhigee waxyoow buuka madaxdaa daa
@hamsecumar3718
@hamsecumar3718 Жыл бұрын
NINKAN bilada iyo mamuska u u qalmo muse ha siiyo
@MahamedXasan-yx5di
@MahamedXasan-yx5di 26 күн бұрын
Raga ba ale naga beeray
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 2 жыл бұрын
Mar labad hala xoreeyo dalka waxa haysta faqash kuwii ugu liitay ina kahin iyo bixii waa in dabka lasara iyaga iyo waxii soo racbaa 13th November inshalah
@abdirashidabyan5716
@abdirashidabyan5716 2 жыл бұрын
1983kii ilaa 1991 wuxuu naftiisa u huray xoraynta dalka oo nolol Maraykanka ah iyo raaxo iska nacay oo duurka iyo darxumo ka doortay iyo halis ah inuu naftiisaba waayo 1991, 92, ilaa iyo 93-kii waxa uu Muuse Biixi Cabdi uu ahaa madaxii hogaaminayay Shirarkii dib u heshiisiinta iyo dhawaaqistii Somaliland ee ka dhacay Magaalooyinka Berbera iyo Burco, waxaana uu sanadkii 1993-kii uu ka mid noqday ka qayb galayaashii Shirkii Boorame. nabadaa ayuu ka shaqeeyaa.
@mohamedfoore9239
@mohamedfoore9239 Ай бұрын
Faatabakhle
@abdisamedomar1557
@abdisamedomar1557 2 жыл бұрын
aduunyooy xaalkaa ba ninkani in magaca soomaaliland lagu qoroo ayuu gayaa
@CabdiraxmaanCcumar
@CabdiraxmaanCcumar 12 күн бұрын
Been badanaa Dadka Mawada iidoorbuu moodaya caqli caruuryada kkkkkkkkkkk
@Gamboole
@Gamboole 2 жыл бұрын
kkkkkk waar odygu hindi afsomali ayuu dawaday wa wax lagu qoslo
@salimlover1122
@salimlover1122 2 жыл бұрын
Ader adu iska daa ana kaa aye naa qusayesa oo aminsan oo waxa aue beren manga quranaya
@thebokayoko8632
@thebokayoko8632 Жыл бұрын
geesi geesi dhalay
@HMS33
@HMS33 Жыл бұрын
Sharub ku soo cali again
@CaliCaliyow-j6o
@CaliCaliyow-j6o Ай бұрын
Been tiii adunku ugu weyned😢😂😂😂
Daawo mid kamida mucjisooyinkii  mujaahidiintii  Ururkii SNM
30:34
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Двое играют | Наташа и Вова
Рет қаралды 3,4 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 12 МЛН
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 11 МЛН
DEGDEG AXMED MADOOBE XABSI GURI (4738)
1:13:26
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,1 М.
Mujaahid Doolal Oo Ka Waramay Hawlgaladiisii Ugu Adkaa
29:58
SAAB TV
Рет қаралды 108 М.
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
SAAB TV
Рет қаралды 370 М.
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Двое играют | Наташа и Вова
Рет қаралды 3,4 МЛН