Muxaadaraad uu mowliidka ku radiyay ayaa duuban oo maqal iyo muuqaal ehe kuwaa may arkaan suufiyo . Mise tan ayay dan ka dhex arkeen .
@MaalimhamdiАй бұрын
Masamaasha,allaah asalka ayaa nadeeqaa
@mohagurey2214Ай бұрын
Suufi wa program gaalo watan wallahi
@h.makhtal8368Ай бұрын
ان الله لا يحب المعتدين - الخائنين- المفسدين - المتكبرين - الجهرة بالسوء- الفرحين المسرفين - الظالين - المسرفين - مختال فخور - الفساد - الكافرين ILAAHAY ma jecla Kuwa xad gudba - kuwa wax khayaama Kuwa wax xumeeya - kuwa isla wayn Kuwa waxooda xun soo dadka tusa Kuwa faraxsan ( kibirka iyo Islawaynida ) Kuwa wakhtigooda iyo lacagtooda wax xun bixiya Kuwa dulmilow yaasha ah Kuwa kuwa wax khasaariya ama aan wax tashiilin Kuwa u socda si isla wayni ah ama faan faan ah Kuwa wax khariba ama wax xumeeya Kuwa kaafiriinta ama gaalada ah ADERR XUSEEN
@theuniques2190Ай бұрын
Sh xasaan warkiisa waa logu kalsooni badanyahy kuwa kle is bed bedela.
الاحتفال بالمولد النبوي غير مشروع، بل هو بدعة، لم يفعله النبي ﷺ ولا أصحابه، وهكذا الموالد الأخرى، لـعلي أو للحسين أو لـعبد القادر الجيلاني أو لغيرهم، الاحتفال بالموالد بدعة غير مشروعة، والرسول ﷺ هو الداعي إلى كل خير، وهو المعلم المرشد للأمة، وقد بعثه الله بشيرًا ونذيرًا وسراجًا منيرًا يدعو إلى كل خير، وقال الله في حقه: وَمَا أَرْسَلْنَاكَ إِلَّا كَافَّةً لِلنَّاسِ بَشِيرًا وَنَذِيرًا [سبأ:28]، وقال في حقه: يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ إِنَّا أَرْسَلْنَاكَ شَاهِدًا وَمُبَشِّرًا وَنَذِيرًا وَدَاعِيًا إِلَى اللَّهِ بِإِذْنِهِ وَسِرَاجًا مُنِيرًا [الأحزاب:45-46]، وقال تعالى: قُلْ يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنِّي رَسُولُ اللَّهِ إِلَيْكُمْ جَمِيعًا [الأعراف:158]. ولم يرشد أمته إلى الاحتفال، ولم يحتفل في حياته بمولده، ولا فعله الصديق ولا عمر ولا عثمان ولا علي ولا غيرهم من الصحابة، ولا في القرون المفضلة القرن الأول والثاني والثالث، وإنما أحدثه الرافضة، ثم تابعهم بعض المنتسبين للسنة. والرسول عليه السلام قال: من عمل عملًا ليس عليه أمرنا فهو رد وقال عليه الصلاة والسلام: من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد وكان يقول في خطبته عليه الصلاة والسلام: خير الحديث كتاب الله، وخير الهدي هدي محمد ﷺ، وشر الأمور محدثاتها، وكل بدعة ضلالة. فالراجح والصواب عدم شرعية الاحتفال بالمولد؛ مولد النبي ﷺ وغيره، والله جل وعلا إنما نفع الأمة وهداها ببعثته ما هو بالمولد، إنما نفع الله الأمة وأرشدها وأخرجها من الظلمات إلى النور ببعثه ﷺ والوحي إليه، لما بعثه الله على رأس أربعين سنة وصار نبيًا رسولًا نفع الله به الأمة وأنقذ به الأمة من جهلها وضلالها لا بالمولد، نسأل الله أن يصلي عليه ويسلم عليه صلاة وسلامًا دائمين اللهم صل عليه... المقصود أن الراجح هو أن الاحتفال بالمولد بدعة ولا يجوز فعله، وإن فعله كثير من الناس الآن، فالبدع لا ترجع سنة بفعل الناس، البدع بدع وإن فعلها الناس، ولكن المشروع للمسلمين العناية بأحاديثه وسيرته والسير على منهاجه، وتدريس سنته في المدارس وفي المساجد، تعليم الناس لسنته ودينه في المسجد في المدرسة في أي احتفال في الإذاعة حتى يتعلم الناس دينهم، وحتى يسترشدوا بما بينه لهم عليه الصلاة والسلام هذا هو المشروع. أما الاحتفال بمولده في ربيع الأول من كل سنة بالأكل والشرب والذبائح والخطب هذا لا أصل له، هذا من البدع وهو وسيلة إلى الشرك، كثير من هؤلاء المحتفلين يقع منهم الشرك والغلو في النبي عليه الصلاة والسلام مع البدعة. نسأل الله السلامة.
@siraajdiin7185Ай бұрын
Beenaale ayaa tahy
@GantlingАй бұрын
@@siraajdiin7185 nio maxaad ku beeneesay warkaa?????
@saciidmaxamedsaciidmaxamed9050Ай бұрын
Shekh xasaaan qiil ma noqdo
@abdullahimohamud-t6uАй бұрын
Sh xassaan daliil ma aha ii kitabka iyo sunada ka kena dalil.
@qanaatuqurtubahАй бұрын
Sheekha Qanaadka leh, hadalka sheekha waa lakala jar jaray, mid baan arkaayey baryahaan badallada jar jaraayo, hadalka Sheekha wuxuu ku jiraa video labo qaybood ka kooban oo uu kaga hadlaayey difaaca suubanaha Sallallaahu Calayhi Wasallam. Hadalka wuxuu kamid yahay mar uu lahaa Wahaabiyooy saraaxooda, Culimo Soomaaliyeed oo midaysan majirto. Marka hadalka qaybtiisa hore iyo qaybtiisa danbe ayaa la jaray
@siraajdiin7185Ай бұрын
Midkaan garxun asaga maxaa dhibaya. Kitaabta xataa mataqaanid عرف التعريف بالمولد النبي الشريف للأمام الجزري
Wll ahlusunanimadu maaha in suufi oo kaliya lasaarnaado ee ahlu bidac oo dhan baa xaqa loocadeeyaa oo laradiyaa khawaarij alshabaab sida xasaan iyo suufiyo isilaali ogow 73firqo suufi bas maha dariiqa hakaweecan
@Abdiazizmohshacenka-fe4uvАй бұрын
Sheikh xassan wahabiyo ayuu canananaya moyee suufi ma tageraayo
@xaqiiqdoon9448Ай бұрын
Niyoo ma dhihi waysay suufiyoy sh xasaan waad ku been abuurateen? mise qodax kalaa kugu taagan?!
@fathiabdi9555Ай бұрын
Sh Xassaan asagaa hadalladiisu iska hor imaanayaan waa nin dacwada salafka dadka ka horkeena, bal fiiri markii hore wuxuu lahaa salafiyooy mawliidkii baad diideen... haddana assagii ayaa diidan oo hadalkii uu ku jees jeesayay ee salafiyiinta buu haddana qabaa!!! Waa wax layaableh waa nin tanaaqud badan, Maa ku ekaada inuu bidcada diidanyahay, muxuu u durayaa hadalka salafiyiinta ee bidcada mawliidka looga soo horjeedo, waxay ku tusinaysaa inuusan cilmi meesha ku hayn,
@faaidyusuf1695Ай бұрын
Bidci been badanaa Baadil yaa marasaaray Intuu baal maro diinka Bolol aan sax ahayn Yaa ku baaqay bilaash Bidci been badanaa Mawliid caami ku baadka Wan baruurti kuboobka Habro bawd uga tuurka
@MohamedSharif-bn3rrАй бұрын
Sheekh xassaan waa is dhexqaadan waayahan dambe. Lama qaadan karo fatwooyinkiisa dambe. La socda sheekh xassaan waa is beddelay.
@suleimanabdi5348Ай бұрын
hooyadaa . miyaalaqada marka
@abdallahassan4127Ай бұрын
waxan rasululahi la imaanin ninkeeni kara majiro shikh xasaan waa kawar sugaynaa masiiro ayay aqriyaan mise bood boodayaan baq baq baq
@siraajdiin7185Ай бұрын
Wahaaabiyo ayadaa wareer San
@mohagurey2214Ай бұрын
Suufi wa qiil radis, xita gel jira haduu daha mowlid wa bananyi, qiil ayay kadiganayan😂😂😂
@siraajdiin7185Ай бұрын
Xasan waa nin waalan gaal ayuu qofkasta dhahaaa diin ma oga
@suleimanabdi5348Ай бұрын
beenaale
@h.makhtal8368Ай бұрын
ان الله لا يحب المعتدين - الخائنين- المفسدين - المتكبرين - الجهرة بالسوء- الفرحين المسرفين - الظالين - المسرفين - مختال فخور - الفساد - الكافرين ILAAHAY ma jecla Kuwa xad gudba - kuwa wax khayaama Kuwa wax xumeeya - kuwa isla wayn Kuwa waxooda xun soo dadka tusa Kuwa faraxsan ( kibirka iyo Islawaynida ) Kuwa wakhtigooda iyo lacagtooda wax xun bixiya Kuwa dulmilow yaasha ah Kuwa kuwa wax khasaariya ama aan wax tashiilin Kuwa u socda si isla wayni ah ama faan faan ah Kuwa wax khariba ama wax xumeeya Kuwa kaafiriinta ama gaalada ah ADERR XUSEEN