Buusiriga Burdaha Tixay mawaxuu Kamidyahy Culimada shareecada mise waa suugaanyahan ||Sh Axmed Yare

  Рет қаралды 15,073

Zaadka Aakhiro

Zaadka Aakhiro

Күн бұрын

Пікірлер: 58
@zaadkaaakhiro4727
@zaadkaaakhiro4727 Жыл бұрын
zaadka Aakhiro waa hoyga sara uqaadida sunada nabiga ﷺiyo bururinta bidcada nagusoobiir si aan qeerka usiifaafino asxaabtaadana lawadaag
@Surprised3DModel-ny3vb
@Surprised3DModel-ny3vb 3 ай бұрын
Sh axmed yare alaha ku ilaaliyo aduun iyo aakhiraba
@MucadCabdi-ne6ww
@MucadCabdi-ne6ww 26 күн бұрын
الشيخ العلامه احمد يري ارجو ان يكون شيخي في المستقبل
@abdxamiid8426
@abdxamiid8426 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا خيرا الجزاء يا شيخنا الفاضل
@curiousLiban
@curiousLiban Жыл бұрын
Allaah ha xafido Sheikh Axmed Yare iyo culimadeena kale ee dariiqii salafka ku taagan oo mar walba xaqqa u iftiimiya dadkeena
@xasangurey6496
@xasangurey6496 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@shiikhmustafa8139
@shiikhmustafa8139 5 ай бұрын
M.a sh ahmed yare
@noradinbulbul6193
@noradinbulbul6193 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخنا
@duceysaneduceysane-dk5is
@duceysaneduceysane-dk5is Жыл бұрын
m.a culumadda tawxiidka wallahi ahmed yare waa cadeeye xaqqa allah ha xafido siday quraxdu unuuriye dhulka ayuu u nuuriyay
@Kendndnd
@Kendndnd Жыл бұрын
Mooryankan jadiidiya youtube muu lacag ka raadinaa
@Kendndnd
@Kendndnd Жыл бұрын
Gaalkan axmad Yare la yiraahdo sadax towxiid buu aamisanyahay waxa uuna caabudaa sanam cirka fadhiy
@قناة_الصومالي_الأثري
@قناة_الصومالي_الأثري Жыл бұрын
​@@Kendndnd تكفير الاشعرية
@Surprised3DModel-ny3vb
@Surprised3DModel-ny3vb 3 ай бұрын
Asc Alxamdulillaah Ilaahey wuxuu balan qaaday inuu diinti xifdin doona Wuxuuna ku xifdiyey culumada
@shaamilmedia8683
@shaamilmedia8683 Жыл бұрын
M.a alaha kuxafido sh.axmad yare
@burhaansaleemaan
@burhaansaleemaan Жыл бұрын
حفظك الله في الدارين شيخ
@Abdikarim3277
@Abdikarim3277 Жыл бұрын
Shiiq axmed yare waa caalim allah ha inoo xifdiyo shiiqena qaaliga ah
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 Жыл бұрын
​@@Kendndndadigu dhowr jeer baan kuarkay ee Alle kabaq oo culimada aad aflagaadeeni jooji. Culimada hilibkooda waa sun
@abdinasirgaraad4132
@abdinasirgaraad4132 Ай бұрын
@@Kendndnd ninyohow waxaad isku ogtahay fara badnaaa meel kasta comments ayaad la soo taagan tahay shirki miyaa ku dhibaayo sheeg sheegiisa
@Kendndnd
@Kendndnd Ай бұрын
@@abdinasirgaraad4132 wa ka towbad keenay hada suufinimo
@abdirizacktube116
@abdirizacktube116 9 ай бұрын
الله يحفظك في الدارين هو امام في هذا العصر امام محدث
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 6 ай бұрын
لا ينبغي مثل هذا الغلو
@fantastic9536
@fantastic9536 Жыл бұрын
قال الامام البوصيري في قصيدته، البردة، ،ردا علي من ينكرها، (لا تعْجَبَنْ لِحَسُودٍ راحَ يُنكِرُها تَجاهُلاً وهْوَ عَينُ الحاذِقِ الفَهِمِ) ( قد تنكرُ العينُ ضوء الشمسِ من رمدٍ ويُنْكِرُ الفَمُّ طَعْمَ الماء منْ سَقَم)
@sheeqmursal8370
@sheeqmursal8370 Жыл бұрын
Wallhi cajiib waye suufiyo may iska aamusaan allh akbar sheykhanaaa axmed yare
@Kendndnd
@Kendndnd Жыл бұрын
Mooryankan jadiidiya youtube muu lacag ka raadinaa
@أبوزكريايحيى-ث6ق
@أبوزكريايحيى-ث6ق Жыл бұрын
الله يحفظ شيخنا
@xasanmaxamuud9718
@xasanmaxamuud9718 Жыл бұрын
M.a barteediya sh.axmed yare allaha kuxafido suufiya kan ugu cilmiga roon waa kaas waxaan jirin kumada daalinaya yaahi
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 Жыл бұрын
Hhhhh waxaasaa sheekha ama ladhahaa caalim sh axmed yare alle hakubarakeeyo .waaradin qiimale oo aykudhisantahay aadaab iyo cilmi iyo usluub fiican .waa in lagagadaydo sheekha
@Kendndnd
@Kendndnd Жыл бұрын
Mooryantii jadiidiya yutububer Bay wada noqdeen ku soco sheydaan axmad yare
@nimcaanadan5584
@nimcaanadan5584 Жыл бұрын
Asalaamu calaykum wr wb jazaakalaahu khyer Allaha ku xifdiyo sh Ahmed yar waa Caalim MashaaAllaha
@Kendndnd
@Kendndnd Жыл бұрын
Mooryankan jadiidiya youtube muu lacag ka raadinaa
@umalkhayrsaleebaan2305
@umalkhayrsaleebaan2305 Жыл бұрын
Car sheeg waxa Cusub ee uu diinta Kusoo daray😂
@Daherawaleh2003
@Daherawaleh2003 Жыл бұрын
Cheikh Ahmed yare Allah ku dayoo
@Kendndnd
@Kendndnd Жыл бұрын
Ilaahay ha cadaabo galkan
@Daherawaleh2003
@Daherawaleh2003 Жыл бұрын
@@Kendndnd subxallah
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Жыл бұрын
Makhnuut khawaarij ahmed Sh kusheeg
@محمدتهليل
@محمدتهليل 4 ай бұрын
674 oo dhashay adeer yowsan war kaatagin
@sahalcadde6141
@sahalcadde6141 Жыл бұрын
Waxaa Lees weydiin karaa: Culumadaas tirada badan hadey u sugaayaan suugaanyahan inuu ahaa culumadaas kuwa qabtay, ku baraarugay ku dhaleeceeyey abyaada hadu lagu haysto Buusuuri sheekh AXMED iyo geerkiisa ay ku haystaan ama qaabka ay u fahmeen u fahmay ma ku jiraan.
@Nuurcalaanuur3710
@Nuurcalaanuur3710 Жыл бұрын
Waligiisa ayaa lagu haastay wax cusub ma aha , culumada waagaasi noolaa way ku haasteen ee kutubada aqri , hadeer mas alada laga hadlaayo taasi ma aha
@sahalcadde6141
@sahalcadde6141 Жыл бұрын
​​@@Nuurcalaanuur3710 Baarakallaah fiik culumada ku haysatay waagaas noolaa oo aan aheen kuwii sharxay yey yihiin. Ibn sayidi naas iyo raga kale la sheegay رحمهم الله ma ka mid yihiin ileen hadii suugaanyahan ow ahaa akhayaartaan kale dad culuumta diinta qeebaheeda ka la duwan yaqaan ay ahaayeen, isla markaasna noolaa waqtigiisa. Ama abyaadaan lagu haysto mar dhow ayaa lagu baraarugay.
@hanthalaomari4470
@hanthalaomari4470 2 ай бұрын
Suufiyada dabecadoodan garan ee isma dhibayan, waxay dhahayan BURDAHA oogu filan CAALIM NIMO.😂
@Yaabisdiid
@Yaabisdiid Жыл бұрын
WAXAAN QABAA SU,AAL IN QOF GAAL NOQDO MAXAA U AH DALLIIL OO SUGAN AMA SAXIIX AH ??
@Drabdukadirhassantuulo
@Drabdukadirhassantuulo Жыл бұрын
Indhahu haday daaf qabaan iftiinka qoraxda ma arkaan, sidaas oo kale hadii adiga xasad ku tahay culumada xaqooda Uma jeedid,
@kabridgas1416
@kabridgas1416 Жыл бұрын
Sheekh, Imam Busayri raximuhu'Laah wuxu aha imam diinya. Gabayaagu waa mxd abdiwahab
@AbdirizakFarah-wg4tb
@AbdirizakFarah-wg4tb Жыл бұрын
Daalim hadana wahaabi caqiido xun Kheyr malaha
@issealielmi778
@issealielmi778 7 ай бұрын
Gartu way caday
@fadhegutaale2300
@fadhegutaale2300 Жыл бұрын
Daanyeerkaan maxaa u diidey meesha uu culimada caydeeda Ka diin yeeshay inuu ilaahey xuso Oo rasuulka ku salliyo waxay taasi Tusinaysaa inuu yahay diinlaawe Ku shaqaysta kiro ama sandareerto khawaarijtu siiso iyo Faairnimadiisa iyo munaafiqnimada uu shaqada ka dhigtay isagoo dhufes ka dhiganaya culimanimo iyo diinta
@kabridgas1416
@kabridgas1416 Жыл бұрын
Adigu amaan sida burdaha ma qoori karta???cilmigeedi ma lihid.
@ansalwacdiahmed5346
@ansalwacdiahmed5346 Жыл бұрын
Taasi cilmi uma baahna ee gabayaanimada waa hibo eebahay bixiyo
@xasanmuhumed3319
@xasanmuhumed3319 Жыл бұрын
Marka aad wax soo tabinayso waa inaad ogaato inay jiraan dad kula yaqaanaa oo kaa daba iman karo
@abdirahmanismail9800
@abdirahmanismail9800 Жыл бұрын
متى أخرجت الأدب من الشريعة ؟؟؟؟؟ فهو كالنحو والنحو من علوم الشريعة لأنه وسيلة . هلا استحييت وقد رأينا فضائح جدلك وقبح بحثك في مسألة التراويح حتى الآن ما رجعت ولا بينت ما خبطت . والله المستعان
@Drabdukadirhassantuulo
@Drabdukadirhassantuulo Жыл бұрын
Adigu midaada ka fakar, Buusari camalkiisa adiga waxba lagaa waydiin maaye,
@MohamedOmar-iw3bs
@MohamedOmar-iw3bs 6 ай бұрын
Wahabiyadha mushrikintisa halaqabto
@SamiroAhmed-vo7zm
@SamiroAhmed-vo7zm Жыл бұрын
beenaale wahaabi oo kaddaabah
@AbuuSumeya
@AbuuSumeya 6 ай бұрын
جزاك الله خيرا شيخنا الفاضل
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 21 МЛН
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 190 МЛН
2 MAGIC SECRETS @denismagicshow @roman_magic
00:32
MasomkaMagic
Рет қаралды 30 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 104 МЛН
Jawaabtii labaad ee laga bixiyay hadalka  sh cali wajiis  ||sh.cabdi caziiz mareexani
31:35
Faafinta Cilmiga نشرالعلم
Рет қаралды 2,1 М.
Difaacidda Shaykhul Islaam Ibnu Taymiya || Sh.Axmed Yare||
19:09
Ibraahim cabdi
Рет қаралды 6 М.
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 21 МЛН