No video

Guri Barwaaqo vs Farxaan Qaboojiye Sheeko Iyo Shaah ||2020||

  Рет қаралды 117,934

Maadshe Films

Maadshe Films

3 жыл бұрын

Пікірлер: 292
@FARHANYAREFY
@FARHANYAREFY 3 жыл бұрын
Asxaabta maadshe tv vs guri barwaaqo iyo waliba walaaldayda soomaliyeed waad mahadsantihiin Dhamaantinba
@nasrahaldhaa5682
@nasrahaldhaa5682 3 жыл бұрын
Welcome to burco wlky farxaan ♦️
@barwaqofarax4059
@barwaqofarax4059 3 жыл бұрын
Ku so dhawow wllo farxaan an jeclahay codkiisa
@cabdibashir160
@cabdibashir160 3 жыл бұрын
Farxaan qaboojiye wellcome bro
@Maahir--moha11
@Maahir--moha11 3 жыл бұрын
Legend farxaan qaboojiya
@abdirisakmustafe6927
@abdirisakmustafe6927 3 жыл бұрын
Young legend farxan mucjiaada fanka ✌
@user-nq8mc6wz2s
@user-nq8mc6wz2s 3 жыл бұрын
Wallhi codkaasi wuxuu kumacaanyahay akhrinta kalamka alle
@lindafilms345
@lindafilms345 3 жыл бұрын
Istuqfaralah wll ilaah ka baq
@nasraxasan6031
@nasraxasan6031 3 жыл бұрын
Subxaan oo cadaa
@salmaa2871
@salmaa2871 3 жыл бұрын
Abirashid Aadan, Waa runta Maasha'Allah, isticmaalkii Europe the Zionist {yacjuj iyo macjuj} umad ku taagneyd dariqii Allaah bey u keenen heeso iyo camalu shaydaan...} BAARI TUBE Waa runtaa ustad, Walhi intaan dhihi la'haa baat tidhi Maasha'Allah.. may Allaah give us beneficial knowledge and NUUR and an isight Amiin ya Allaah ya Rabb
@cajabfiqi
@cajabfiqi 2 жыл бұрын
kalaaamka Alle ma akhriyaaan miyaaaa⁉️
@lakimohamed9714
@lakimohamed9714 3 жыл бұрын
Wlllhy wn qoslay intii ila qososhay i love saar
@tubemixed2413
@tubemixed2413 3 жыл бұрын
War ilmadeerayal 1 million hadaa Awoodo wa idiin saari laha ilahaybaan ku dhaarte kamaan xaasidene subscribe iisar wll qli 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 3 жыл бұрын
Fantastic show! He's incredible singer ! He should be in a show Iam listening from Stockholm in sweden
@adnamaxamed3818
@adnamaxamed3818 3 жыл бұрын
Abtigay Qali farxaaan cabdi muuseee ale haykaadaayo soo noqo adoo nabada waan kuu xiisi doonaa gobalka raga iisoo dhaweeya abtigay wanaaga wan idiiku yaqaaanee ❤♥😂
@xuzniqayz2517
@xuzniqayz2517 3 жыл бұрын
Saxb
@sharmarkeahmed2932
@sharmarkeahmed2932 3 жыл бұрын
Fananka farxaan yare tageero buuxda u ahay keepi going
@xuzniqayz2517
@xuzniqayz2517 3 жыл бұрын
Saxn
@anfackhayrle2701
@anfackhayrle2701 3 жыл бұрын
Farxaan Qaboojiye lengend ba ii muuqda manta
@FARHANYAREFY
@FARHANYAREFY 3 жыл бұрын
Shukran wll😘
@kiiwanaaga8081
@kiiwanaaga8081 3 жыл бұрын
Maanta qosol bay iiga baxday guri Barwaaqo
@SaraSara-ov6gg
@SaraSara-ov6gg 3 жыл бұрын
Hhhhhh guray nin adag wllky 💎❤😍🤣🤣🤣😂😂😂 hubka dhiga warya🤣🤣🤣🤣🤣
@aminayusuf4899
@aminayusuf4899 3 жыл бұрын
Bulshada kalin weeyn baad ugu jirtaan waa Amina Y ooidinka soo salaameyso Xamar iyo xajkii geeska bariyoow.
@sakariyeapdisamad7642
@sakariyeapdisamad7642 3 жыл бұрын
First comment cimaamada igu tuura guroow waa zakariye 😍
@xaydarofficial
@xaydarofficial 3 жыл бұрын
Saydhiye wan kuugu hambalyaynayaa barmaamijka aad wado 👍
@iSuhur
@iSuhur 3 жыл бұрын
Guri sheekada wuu ingu dul sameeeyay walalhy he is very creative caadi maha
@maariyafarah8549
@maariyafarah8549 3 жыл бұрын
😂
@saamiyamohamed9700
@saamiyamohamed9700 3 жыл бұрын
Farxaan marlabad soo celiya saydhiyow
@eidmohamed3279
@eidmohamed3279 3 жыл бұрын
Guraw sxp col ooman baa kugu jira. Soo diga koobkii yaraa ee lagu shekyn lhaa durtaba fuuqsaday 😂
@dagan7757
@dagan7757 3 жыл бұрын
Waa iga qosliseen walaahi👍👍👌👌💯😂😂😂😂😅😅🤣🤣
@lacagleofficial
@lacagleofficial 3 жыл бұрын
Heesaha Farxaan qaboojiye iyo kuwa kale oo badan ayaan kuu hayaa ee isoo booqo 🙏🙏🙏 adigoo mahadsan.
@cabdiwahabcawil7178
@cabdiwahabcawil7178 3 жыл бұрын
Zxb guray koobabka shaaha lagu cabayaa dhaadheeraana meeshu maanay gobolkeenii ahayn
@hanibatuun
@hanibatuun 3 жыл бұрын
Wllky faraxan Yare ayaan si gaara uu salamayaa keep going ban ku leeyahay
@ismo_official
@ismo_official 3 жыл бұрын
𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐢𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐨
@khadarismail2418
@khadarismail2418 3 жыл бұрын
shaahan dhaadher ma 2021 😂😂
@amuunabdi2632
@amuunabdi2632 3 жыл бұрын
Waapa yaapaY 🤣🤣🤣
@amalgilin7551
@amalgilin7551 3 жыл бұрын
Halkaad hoy wacan filaysay, maxaan buul kuu habeeyay 😂😂 Rabbi dacwatanaa 😂
@ZTiger-ou6sc
@ZTiger-ou6sc 3 жыл бұрын
Kkkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 giribarwaaqo wad kadartay
@xuzniqayz2517
@xuzniqayz2517 3 жыл бұрын
Tiger saxb
@qableofficial8270
@qableofficial8270 3 жыл бұрын
Inadeer guroow Apdi kariin cali shaah iyo qamarka isku soo qabo zhp
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 2 жыл бұрын
Viva Somaliland guuule ❤💚❤
@hanaqaadfilms5750
@hanaqaadfilms5750 3 жыл бұрын
11.46 inta ila argtay in guri barwaaqo shaahisi dhameyay kuwii kale oo buixa kii saydhiyana qaatay like i saara
@yuusufmohamed2513
@yuusufmohamed2513 3 жыл бұрын
Aniga like ii saar asxaabta qaali ah
@cabdirizakcabdilahi9691
@cabdirizakcabdilahi9691 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo ala garacsanaaaa Kayarbuuu kuriixay jiwanka shaaxa lagu bixinyay hhhh
@nicimaibrahim5459
@nicimaibrahim5459 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo saydhiye &farxan yare Keep going wll yaal👏
@mohamed_bulshaawi
@mohamed_bulshaawi 3 жыл бұрын
👇Inta guri Barwaaqo ku qososha
@mursalmohamed7111
@mursalmohamed7111 3 жыл бұрын
Guri barwaqo sxb lacagta bixi ama waraaqda kadaa faraha farxan udaa kkkk waa mursal from sool gurigii darawishta
@shukriahmed351
@shukriahmed351 3 жыл бұрын
Madaxdii Farhan Abdi muse indr keep going
@saynabawil7909
@saynabawil7909 3 жыл бұрын
Hhhhh waan idin salaamay wllkay saydhiye iyo guri barwaaqo farxaan yare guri how baryahn hageed kadhacday wllhi waan kuxiisnay keep going
@carafocookingshow9297
@carafocookingshow9297 3 жыл бұрын
Heey waa sidee sida yar ee uu u ciyaarayo guri barwaaqo indr halkaa inaga yara adkee
@cumaribraahin7750
@cumaribraahin7750 3 жыл бұрын
Waa reer burco ma wada fanaanbaa Bal wax nosheega
@ahlaamjaamac5927
@ahlaamjaamac5927 3 жыл бұрын
GURI BARWAQO kulaha ma Kagiiba🤣🤣
@suldaand
@suldaand 3 жыл бұрын
Ninkaaan garanayaaa (waaa Wedi cad) guribarwaaqo cardiid hhh
@abdinasiromar7947
@abdinasiromar7947 3 жыл бұрын
Martidu waxba ma bixisee ka du rasiidhka guroow😁😁
@gaanbia0628
@gaanbia0628 3 жыл бұрын
Guroww abti ciyaalkii magalada tahee dhulkaad ka kicisaY😅
@ayosportsnews5792
@ayosportsnews5792 3 жыл бұрын
Wlhi waa runta😆😆
@abdulahimuhamett6898
@abdulahimuhamett6898 3 жыл бұрын
Guri iyo farxaan ❣️🥰
@mahamed4159
@mahamed4159 3 жыл бұрын
Mid kleh wxay cupka noocan ah ee shaaha lagu cabayo😂😂😂😂😂
@saedhassanabdirahmaan6327
@saedhassanabdirahmaan6327 3 жыл бұрын
Welcome to the house burco farxaan qaboojiye
@nasirhariir9758
@nasirhariir9758 3 жыл бұрын
War nosoo celiya farxaan
@abdywahaabnuurwarsame2114
@abdywahaabnuurwarsame2114 3 жыл бұрын
Waaw sxp mcn waxaan kamid ahay asxpta xiiseysa barnaamijyadaada misana taageero buuxda kuu ah ee saydhiye iyo guri barwaaqo dhabtii waan idin wataa walaalo keep going to
@maahirabdi6201
@maahirabdi6201 3 жыл бұрын
GUREY waaba uu dabaqayee sow kan koobkii saydhiye ku dhadhabaya…kkk
@amiirkachannel2131
@amiirkachannel2131 3 жыл бұрын
Part two no so duuba
@Abdisalan22
@Abdisalan22 3 жыл бұрын
Saydhiye iyo Guri barwaaqo waa laba jila oo isla yaqaana riwaayadaha soo badiya
@muunaraqiya6783
@muunaraqiya6783 3 жыл бұрын
Waaaw waaaw sadhiye iyo guri barwaqo wan idan salamy wll waxn idan ka cod sanay wa ina heer burco ah waxn samasa taya yutuba waxn raba inada iga cawayan wan idan jeclahy 🥰🥰🥰🥰
@amiirkachannel2131
@amiirkachannel2131 3 жыл бұрын
First views keep going maadshe
@saraaragzan5122
@saraaragzan5122 3 жыл бұрын
Farxaan qaboojiye💪🏻❤❤❤
@xuzniqayz2517
@xuzniqayz2517 3 жыл бұрын
Saxb
@ahmedhassan-mm9xm
@ahmedhassan-mm9xm 3 жыл бұрын
gurey sheekada waad xawaasheysey kkkk
@aarkasoolmohamed5329
@aarkasoolmohamed5329 3 жыл бұрын
Garacasi ma cise muuse xasid sanaa mic bukature xasid nimada aqoon wa garac wa ruun yaab hhhhhhhhhhh
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 3 жыл бұрын
Gurey wxwln🤣🤣🤣🤣ihiii kulaha
@ardaaproduction1363
@ardaaproduction1363 3 жыл бұрын
war wiilka yaree martida kuu ah biilka ha u dhiibin e shaaha bixi
@sihaammohamad6692
@sihaammohamad6692 3 жыл бұрын
Hhhhh guri barwaaqo ninaan khaamtiisa la heli karin waaba comand
@pasheabaaz153
@pasheabaaz153 3 жыл бұрын
Fanankii wayna farxan qalinle legandi zaydhiye guray ba wan zalamaya
@barremohamuud3335
@barremohamuud3335 3 жыл бұрын
Xamse hobal io nasra saydhiyow ma labadan la tartansiiso nio
@Maahir--moha11
@Maahir--moha11 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo intaad naga qoslisey waad ku mahadsan th😂😂😂
@c.casiisabokor7453
@c.casiisabokor7453 3 жыл бұрын
Wlhi waA qararacle gurey
@apiiaxmed8722
@apiiaxmed8722 3 жыл бұрын
Asc asxaabey wanidinsalamay dhaman tiin ooiskuduuban wasaxibkiin maxamadmaxamuud ooidinkasosalamaya muqdisho Wlhi wan idin kufanaa sharaf iyo karaamo
@xamdamaxamedsiciid545
@xamdamaxamedsiciid545 3 жыл бұрын
Xamse hoola miyee soo qabta
@cabdibashir160
@cabdibashir160 3 жыл бұрын
Madshe Film we support
@abdiqaniofficial4314
@abdiqaniofficial4314 3 жыл бұрын
Waw barwaaqo iyo saydhiye waan idiin salaamy
@AhmedIbrahim-ml5hu
@AhmedIbrahim-ml5hu 3 жыл бұрын
Maxa logo bixiyey zxiipkeen qalabjaan
@nosirohmed
@nosirohmed Жыл бұрын
gurey isku darle weyn🔥
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla 3 жыл бұрын
wa video cajiib . asxabta somaliyed fadlan ha la igu taagero sidan u gaari lahaa challenge gan aan galay ee channelkan cusub in an waqti koban kuso kiciyo . taageeradadu wa muhiim tol hadaan nahy garabka i qabta soomaaliyeey
@ridwaannuur3287
@ridwaannuur3287 3 жыл бұрын
Keep going rag aan taagero 💯💯💯👑👑👑👑👑👑👑🔥🔥🔥🔥🔥💯💯💯❤❤❤❤❤❤
@xuzniqayz2517
@xuzniqayz2517 3 жыл бұрын
Saxb
@abshirh.mohamed6967
@abshirh.mohamed6967 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk maanta qosal iga dhamaaday guri caadi ma ahan
@nimacoibrahimaxamed1827
@nimacoibrahimaxamed1827 3 жыл бұрын
kkkkhhhhhh wan idin salamy walalhy seedhiye iyo guri barwaaqo iyo faarxaan guuleesta dhaamatiin cisi iyo sharaf ku nolaad
@idirismouse4365
@idirismouse4365 3 жыл бұрын
Waaar farxaan waxaaa dadku qoslysaan ku qoslimaaayo waayo waaaa rijaaaal
@beerdilacsheofficials6489
@beerdilacsheofficials6489 3 жыл бұрын
Yaaaa yaa guray manta waa uu ooyahay lkn midhaasi waa celis wadnahayga damqashada kadaa
@subeerxasan8827
@subeerxasan8827 Жыл бұрын
😂😂😂wllhi waan qosolay
@zakhiyaaadan2238
@zakhiyaaadan2238 3 жыл бұрын
Maanzha Allah wlladay keep goin 🙏
@caydaruuscabdirisaq3164
@caydaruuscabdirisaq3164 3 жыл бұрын
Saydhiyaw gabadhi raxma ee aad lahayd waa gabadh xijaban ma gursatay😂😂
@xaajiqalpi2724
@xaajiqalpi2724 3 жыл бұрын
Sheko iYo shaah 😂😂😂😂
@xuzniqayz2517
@xuzniqayz2517 3 жыл бұрын
Saxb
@cabdixliingallan1571
@cabdixliingallan1571 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo fani weeye wllhi qof aan qoslin hadii lagu yeero wuu ka qosli nayaa
@abdirahmannuradin8106
@abdirahmannuradin8106 3 жыл бұрын
Qosl wllhi😂😂😂
@enggarantinmedia9253
@enggarantinmedia9253 3 жыл бұрын
RAGII RAGA AHA QOSOLKU AGTINU YAALA😂😂😂😂😂
@farhiyoshire2430
@farhiyoshire2430 2 жыл бұрын
Mnsha allh farxaan qaboojiye waan jeclahay codkiisa heersare weeye
@maxille42
@maxille42 3 жыл бұрын
Horta nio saaxiipadaa nasiibxumaa Adna masaasaadtahay
@hamdamohmoud
@hamdamohmoud 3 жыл бұрын
🤣🤣guri barwaqo dadkena maha
@khaalidfarhaan7256
@khaalidfarhaan7256 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo faarta kuqaban gadhy hadaad sharabka saydhiye cabi lahyd
@hamsehoopal8256
@hamsehoopal8256 3 жыл бұрын
Saydhiye guri barwaaqo farxaan qalinle legends❤️😂
@zamzamjama162
@zamzamjama162 3 жыл бұрын
War xamse miidey heestaan ka sugayay inader cod sigayga itixgeli
@cabdiqani4717
@cabdiqani4717 3 жыл бұрын
Niyow ninka guri barwaaqo lala saaxiibi kari maayo wayo waxa samaysay ayuu ka shekaynaya kkkk Kkkkkkk ku tageera sxb haw bixin waxaaaa
@amiirkachannel2131
@amiirkachannel2131 3 жыл бұрын
Alla beerka si daan manta uqoslay walli uuma qoslin
@jimcalekhalif1048
@jimcalekhalif1048 3 жыл бұрын
Guray shaaha ma xabaalahaad kubaratay kkkk dhukaba waad dhigiwaydee
@xaliimocabdi5926
@xaliimocabdi5926 3 жыл бұрын
woow fany wlhi manshallh
@hodanibrahim3637
@hodanibrahim3637 3 жыл бұрын
Machallah legend
@ameenhaashi7569
@ameenhaashi7569 3 жыл бұрын
Qosol iguma hadhin guribarwaqo😂
@nuuraxmed6091
@nuuraxmed6091 3 жыл бұрын
Wllhi qsl iguma hadhin🤣🤣
@munaabdi3685
@munaabdi3685 3 жыл бұрын
Wllo Hadii aan xaaqaqo idinka iidin dawada nololadan
@saamiyamustafe3284
@saamiyamustafe3284 3 жыл бұрын
Wllhi kayr sidaa waxa udhiiri galiyay cabdikarin cli shaah
@hapsahussein2268
@hapsahussein2268 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo waa fani
@momawleed9835
@momawleed9835 3 жыл бұрын
Hadad qozli wayday adaa xanuzan 😅😅😅
@khadarcadaala885
@khadarcadaala885 3 жыл бұрын
Waw farxan qabojiye fananka dada yar wan idin wada salami dhaman sobadi barna mijka
@filmsidefuaad8936
@filmsidefuaad8936 3 жыл бұрын
guribarwaaqo gacntaa kaga dhacday shaha saydhiye
@mohamedhindi1151
@mohamedhindi1151 3 жыл бұрын
Saydhiye zhp wxan rabnaa ina cali shaah iyo guray iyo adigu inaad is balansataan
@AbdifetahIOmar
@AbdifetahIOmar 3 жыл бұрын
Illaaahaw farxada, nabada iyo damashadka idin siyaadi. Aad baan idin salamay asxabta. Saydhiye waxa ka codsanaya aabaha qaramiga waa kula jooga isaga iyo our legend Hamza hopal isku balami. Waa kulan adag
@cabdibashir160
@cabdibashir160 3 жыл бұрын
SADHIYE, Guri Barwaaqo iyo farxaaan Salaan sare Bro's
@marialove2208
@marialove2208 3 жыл бұрын
Ala manooli wlhi way ilka bad nayd kulahaa😅😅😅😅
@suaadosaman4679
@suaadosaman4679 3 жыл бұрын
Malin hore waxan arkay adoo gabadh dhutinaysa qosol ka soo sameyey hadan ma tu dhaga lah baad ku qoslaysan Allh idilmuu wayin idinka ee waa laynugu eegaya ka fikira qof curtana ama dhaga lah inuu idin dawan karo Allh ka cabsada oo abuurta Allh ha ka soo matalina qoosol.
@muhanettilkacase
@muhanettilkacase 3 жыл бұрын
Waxan aheey will agoon ah please waxad iigu caawin karta hamigeyga ee wll haamigeyga ii ruumey subscribe igu caawi halmar lee raaja deeyda iirumey wll mhdsnd khaali❤️❤️🙏
@alizaki2310
@alizaki2310 3 жыл бұрын
FarHaan Abdi muuse nolow zhp 🥰
@FARHANYAREFY
@FARHANYAREFY 3 жыл бұрын
😍😍shurkan shoodhaygii
@alizaki2310
@alizaki2310 3 жыл бұрын
@@FARHANYAREFY Hye ShodhaHgii😁
Guri Barwaaqo Sheeko Qosola Tiitanik Iyo Wada Cad Yaraanti ||2021||
10:57
Tartankii Heesaho Meel Xasaasiya Nasra Haldhaa vs Xamse ||2020||
15:08
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 1,5 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Harley Quinn's desire to win!!!#Harley Quinn #joker
00:24
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 7 МЛН
GURI BARWAAQO IYO QOSOLKII ADUNKA | TIJAABI CODKAAGA |
25:16
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 416 М.
Guri Barwaaqo Sheeko Qosola Maarki Tuu Iyo Ina Hooyo ||2020||
13:58
Maadshe Films
Рет қаралды 93 М.
Challege Fanaanin Iyo Jilayaal Maxa Kala Qabsaday Ada Yaabi 2022
13:54
Cawaayska Guri Barwaaqo Iyo  HCTV Qosolka Aduunka kkkk
47:13
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 504 М.
5-TA SU,AAL IYO WASHIIGOODA |AYUUB KAARLO MADAX HUUDHEY✌✌
17:03
Abukar Culusow
Рет қаралды 129 М.
Saydhiyo Guri Barwaaqo  Parnk Ku Sameeyay? ||2020||
25:26
Maadshe Films
Рет қаралды 72 М.
Cawayska Guri Barwaaqo barbara sheekadii wadacad
8:13
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 103 М.
Hob Films Iyo Vlog aad u qurux badan #Buurta_Shifa
25:18
HOB FILMS
Рет қаралды 925 М.