Tartankii Heesaho Meel Xasaasiya Nasra Haldhaa vs Xamse ||2020||

  Рет қаралды 68,660

Maadshe Films

Maadshe Films

3 жыл бұрын

Пікірлер: 990
@nasrahaldhaa5682
@nasrahaldhaa5682 3 жыл бұрын
Wlky xamse hoobal ayaan U codeeyey Anigoo ah Nasra Haldhaa ♥️♥️♥️♥️
@abdulmiresalaad8295
@abdulmiresalaad8295 3 жыл бұрын
Anaa ku wto gar iyo gardro free cod cml
@nasrahaldhaa5682
@nasrahaldhaa5682 3 жыл бұрын
@@abdulmiresalaad8295 Mahadsanid wlo qli
@muhibomohamed5615
@muhibomohamed5615 3 жыл бұрын
May nasraay wlhi aduba wa cod macntahy makala dhacdaan
@abdurahmaanabdilahi1439
@abdurahmaanabdilahi1439 3 жыл бұрын
@@nasrahaldhaa5682 codka macaan quraanka kariimka ah ku aqri kari wlo
@nasrahaldhaa5682
@nasrahaldhaa5682 3 жыл бұрын
@@muhibomohamed5615 mahadsanid wlo qli Alle haku sharfo ♥️
@zhadiahazzan8803
@zhadiahazzan8803 3 жыл бұрын
Hazme ayaaan wataaa intiii igu raczan liketa ku dhac ziiiyq👋👋
@hassanadde1727
@hassanadde1727 3 жыл бұрын
Wiika codmacaan m.a From mogdisho capital somalia❤
@sayidkacade5561
@sayidkacade5561 3 жыл бұрын
Asaxaabta Dhamaan waa idin salaamay. Taageere Nasra Haldhaa. Keep going wll. From Muqdisho
@alizaki2310
@alizaki2310 3 жыл бұрын
Hamze Hopol gar iyo gardaba waan wataa🇮🇹🥳
@abdilahimahamud8399
@abdilahimahamud8399 3 жыл бұрын
Nasra 🥰🥰
@alizaki2310
@alizaki2310 3 жыл бұрын
Nin Boqole aH iyo inan yar Hays ag dhiGin
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 3 жыл бұрын
Hamza’ voice and his choice of songs are unique. Love the kid. Hore u soco walaal.
@mohamettmarcoz7942
@mohamettmarcoz7942 3 жыл бұрын
Hamse inthe building ❣👋
@bahdoonofficially725
@bahdoonofficially725 3 жыл бұрын
Dhulka yaan la dhigin ninka yaaa igu raaczan🌟👍👍👍lki👍 ha ladhaho intii ninka ah😂
@axmedboy8357
@axmedboy8357 3 жыл бұрын
Masha Allah 2baduba waa fani salaan sare saydhiye keep going wllky
@alishekeye1398
@alishekeye1398 3 жыл бұрын
Alfanaan xamze Mohamed cig3 fanka ayaa ku baruuren ❤
@jimcaalefuaad8312
@jimcaalefuaad8312 3 жыл бұрын
hamze mohameT Cige abtigaY waxad Hibo U lee dahay CoD toolmoon👏👏👏
@sayidali5879
@sayidali5879 3 жыл бұрын
Hamse hamse wlhy codbaa ku jira ninkaaa 👏👏👏👏👏👏
@sayidapdiraxmaan9848
@sayidapdiraxmaan9848 3 жыл бұрын
Xamse wuu iska dhiciyay nasra haldhaa 👍
@abdiqadaromar3523
@abdiqadaromar3523 3 жыл бұрын
Masha ala wll abdi Karin aad u mahad santahay adi iyo intii dadan la soo qay masha 🙃😊🙃 wlshay nasra haldhaa wan ku watada in kasdan kuxijinay wllo hore u soco ale cod ka haku daYo💗💝💞❣👌👌👌👌👏👏👏😏🤥😒🤥
@bamohamed3286
@bamohamed3286 3 жыл бұрын
Maa kala dhacadan xamze iyo nazra qurux waayo waayo baan soo xasuustay.💯💯💯❤❤.. no more playback.
@abdifatah5450
@abdifatah5450 3 жыл бұрын
Waar ninku waa fanan dhamaystiran weliba talent leh inanta laftarkeedu waa gabadh talent fiican leh
@habaysanebile916
@habaysanebile916 3 жыл бұрын
Xamsaa ku leg gabadha boorka lagu daray
@abdikenisuldaan3054
@abdikenisuldaan3054 3 жыл бұрын
Hamzeh hoopal keep going proH👏🏻😍💯
@saynabawil7909
@saynabawil7909 3 жыл бұрын
Wllkay saydhiye waan idin salaamay xamse iyo nasra waan wataa waxan se u codeeyey nasra wllo hore usoco keeb going
@hamsehoopal8256
@hamsehoopal8256 3 жыл бұрын
Wlshy Nazra wataa anigu 😂❤️🔥
@godaalont8563
@godaalont8563 3 жыл бұрын
Fanaan dhabaa tahty libaax
@mohamedabdifatahosman9001
@mohamedabdifatahosman9001 3 жыл бұрын
Xamse zxp horey usoco cod talent leh👏♥️
@xigmadoffecial
@xigmadoffecial 3 жыл бұрын
Keepgoing
@sayidyusof6904
@sayidyusof6904 3 жыл бұрын
Xamseh wllo hore soco
@apo4417
@apo4417 3 жыл бұрын
Laandhere adaan ku wadana bwe 🙋🏻‍♂️🏆
@gobadofficials9743
@gobadofficials9743 3 жыл бұрын
wlldy qali marka hore wxn idiin rajaynayaa horu mar wcn hore u socda wn idin jeclhy wn idin sugayna no so badiya❤❤
@najmaismaaciil2352
@najmaismaaciil2352 3 жыл бұрын
Gabdha codkeedu Waa macn lakin anigu wilkan wataa xamase maldhah 😍🥰
@aburayanayman9129
@aburayanayman9129 3 жыл бұрын
Waar hamsow duuduubkaanu kugu liqnay laakin kama liidato nasri runtii waxay leedahay cod halaasi ah. Vote-kaaygu waa hamse❤️💯
@user-gg2vt9zt7x
@user-gg2vt9zt7x 3 жыл бұрын
Ninka u cudayay intaa ila aragtay lake saar
@mostaphehassan8841
@mostaphehassan8841 3 жыл бұрын
𝘄𝗮𝗿 𝗾𝘂𝗿𝗮𝗮𝗮𝗡 𝗸𝘂 𝘁𝗮𝗿𝘁𝗮𝗿𝗺𝗮 𝗱𝗲 𝘄𝗮𝗹𝗹𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻
@maxamedcabdimaxamedcabdi2356
@maxamedcabdimaxamedcabdi2356 3 жыл бұрын
Xamse ayaan u. Codeeyay
@maxamuudcabdicaarshe3741
@maxamuudcabdicaarshe3741 3 жыл бұрын
Ana nasran ayaan ucodeyey
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 3 жыл бұрын
Waa inoo ramadaanta
@omarhussein3199
@omarhussein3199 3 жыл бұрын
Sxb hamza aa kule
@sahraahmed9756
@sahraahmed9756 3 жыл бұрын
Wll inanka iyo inantu ma dhabay isujecelyihiin?!!!
@apdimohamed9491
@apdimohamed9491 3 жыл бұрын
Are maanta Xamse ayaan wataaa badaluuu nasra 😁😁😁
@najaxahmett2171
@najaxahmett2171 3 жыл бұрын
NasRa haldhaa seydhiYow💯💯❤️ inkasToo hamseba dab Yar shideYn
@barwaaqoahmet4475
@barwaaqoahmet4475 3 жыл бұрын
Waar niyaw anigu manta xamse ayan wata wllhi codba ku dhan🥰🥰🥰
@abdifatahaden2164
@abdifatahaden2164 3 жыл бұрын
Brother and sister are very sweet voice especially hamse sweetest voice
@apdirahmanismail4519
@apdirahmanismail4519 3 жыл бұрын
Tiim Xamse 💯
@muhidinhassan3226
@muhidinhassan3226 3 жыл бұрын
xamse wuxu ka cod wacanyahay qarbadan o fananin shegta waxan uhaya xamse 100&100❤❤❤❤❤
@ahmedmohamout4882
@ahmedmohamout4882 3 жыл бұрын
Xamze legend
@shaakir11ali26
@shaakir11ali26 3 жыл бұрын
Hamse ayaanu wadanaa maanta saydhiyoow
@karemamohamoud1871
@karemamohamoud1871 3 жыл бұрын
Mnsha allh nasra dheeman codka ilahay ha kuu barakeeyo waad lahysaa ilaahay hortii
@maxamettaqbal4579
@maxamettaqbal4579 3 жыл бұрын
Zxp zaydhiye xamze iyo nasra markale isugu celi si ay ukala hadhaan inta itaageersan like iisaara
@ahmedharir5863
@ahmedharir5863 3 жыл бұрын
Waa baraajo ciyaartu Codsi: tartan kale isku balmi o ah classico iyo heesihi qaraamiga ahaa sida subcis, aroor.... so on. Guulaysta Hamse iyo nasra haldha😍😍
@IbnuHassan
@IbnuHassan 3 жыл бұрын
Nasra ayaan siiyey codkeeda iyo heesaha ay xulaneysa intaba aad bay iitaabteen
@hamsearahman8899
@hamsearahman8899 3 жыл бұрын
Hamse in the house 🥰💥
@thequrankarim998
@thequrankarim998 3 жыл бұрын
Hamze keep on going hopal weeye ninkaaz
@ayuopahmettcabdi8394
@ayuopahmettcabdi8394 3 жыл бұрын
Legend xamse baa kuleh 🥰🥰🔥💯✌
@mukhtarabdiofficial8709
@mukhtarabdiofficial8709 3 жыл бұрын
Nara haldhaa ayaan wataaa Aniga ooo joog jabuuti
@nimcanismacil7690
@nimcanismacil7690 3 жыл бұрын
Xamsaan wataaa gar iyo gardaraba Lkin nasriba kama dhacdo keep going pro
@indhocitizen539
@indhocitizen539 3 жыл бұрын
Gar iyo gardrba nasra ayaaan wataaa♥️🙏🏆🥇
@daahirsalebanm.dorthopedic8090
@daahirsalebanm.dorthopedic8090 3 жыл бұрын
Hamze his voice is sensational
@mukhtarfidhiidhe18
@mukhtarfidhiidhe18 3 жыл бұрын
Nasra Haldhaa, Waxba lagama qaban karo. Nasra Fiiquluubinaa Wa arwaaxinaa. ♥️
@drabdirashidfaisal4365
@drabdirashidfaisal4365 3 жыл бұрын
Xamse ayaa wata Ana ila soo xidhiidh Waab heesayaaye Saydhiyow 👉 hargysa
@odayibnuoday1919
@odayibnuoday1919 3 жыл бұрын
Xamse maanta cidluu kaga tagay nasra
@ridwaanxasan9030
@ridwaanxasan9030 Жыл бұрын
M.a makal dhacan labadodaba waan idin salamay dhamaan tiin baa 🥰🥰🥰🤝🤝🤝
@aasiyamahamed8407
@aasiyamahamed8407 3 жыл бұрын
Weewe makala dhacaan labadooduba waa top waan qaatay anigu kala qaadi maayo codka alleh haydiin barakeeyo💋❤
@Mohamett10
@Mohamett10 3 жыл бұрын
Xamse🙋‍♂️
@ikraanaadan275
@ikraanaadan275 3 жыл бұрын
Codkaygu waa. Xamse👌
@jamamohamedhersi2370
@jamamohamedhersi2370 3 жыл бұрын
Nasra haldhaa group baan ka mid ahay😁😁😁
@shabcaanmaxmed3605
@shabcaanmaxmed3605 3 жыл бұрын
Barnaamijkan wan ka helay ee sidee uga qayb noqda 🙏
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 3 жыл бұрын
Intii hore oo. Dhan nasran watey lkn maanta xamsan wata mnsha allh wlhi weeye codkiisu
@mohamudahmed9995
@mohamudahmed9995 3 жыл бұрын
Hamse wataaa keeb going
@ahmedtaajir1296
@ahmedtaajir1296 3 жыл бұрын
Labadiinaba wan idin wataa Anigu waxa tihiin dunikale💯❤
@yaxyejokeryaxyejoker3505
@yaxyejokeryaxyejoker3505 3 жыл бұрын
War oday xamse ayaan wataa🤟
@jamahaibe2356
@jamahaibe2356 3 жыл бұрын
Hamse ayaan wataaa💯💯
@channelyusufyare7605
@channelyusufyare7605 3 жыл бұрын
Waxaan wataa. Xamse horey usoco
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 3 жыл бұрын
Labadinba hore usocda wll
@hamzedaacad8428
@hamzedaacad8428 3 жыл бұрын
Hamse ⭐💯✅🙌ayaan u codeenaya anana sxb Hore 🙌✊🏾u socda waakaa Hibada fanka dhabta ah ee loo baahan yahay maaha Sida 2dan eray ee inta la isku aadiyey muskidana lagu macaaneenayo👍😊✅💯
@abdifathahabdilahi5243
@abdifathahabdilahi5243 3 жыл бұрын
𝙓𝙖𝙢𝙨𝙚 %90 𝙉𝙨𝙧𝙖 𝙝𝙖𝙡𝙙𝙝𝙖𝙖 %80
@liibaan609
@liibaan609 3 жыл бұрын
Xamse Allaaayacizak waar ninkaasaan u codeeyey
@fadxikampalaofficial1044
@fadxikampalaofficial1044 3 жыл бұрын
Labaduba Ma Kala Dhacaan Wllhi Xamse Hobolka Iyo Nasra Haldhaaba Labaduba waa Top Keep going Dhamaantiin
@barwaqocapdilhi6981
@barwaqocapdilhi6981 3 жыл бұрын
Haaa zocto deee labadn maba kal dhacane wan idn watah nio👍👍👍👍👍
@hibaqcabdale4485
@hibaqcabdale4485 3 жыл бұрын
Anigu xamse ayaan u codeeyay❤❤❤❤🌷 Axsan cod walahi A
@muhumedmaxamed9804
@muhumedmaxamed9804 3 жыл бұрын
DEE HAMSE
@walansports12349
@walansports12349 3 жыл бұрын
Runtu fanta mahee alle dartii adiguba eego baaal hamze codkiisa oo qudha walee waa dubaahin inta igu raacsan like plz
@hillaacfilms2447
@hillaacfilms2447 3 жыл бұрын
Keep going madshe media
@nouramohd1314
@nouramohd1314 3 жыл бұрын
Xamse waa fanan cod safiya leh hore u soco wllo
@zhacpaanahmeth2739
@zhacpaanahmeth2739 3 жыл бұрын
HAMZE AYAAN WATAA
@ubahdahirabdullahi7431
@ubahdahirabdullahi7431 3 жыл бұрын
Msha wiilka xamse heesaha intaan jeclaa ayuu cod mcn ku qaaday Allah hakuu daayo codka mcn❤
@hamsehoopal8256
@hamsehoopal8256 3 жыл бұрын
Mahadznid wllo qli
@foosiyacumar7692
@foosiyacumar7692 3 жыл бұрын
Mashallah wll hore uso co nasar
@xigmadoffecial
@xigmadoffecial 3 жыл бұрын
Nasra maanta qajilaadii way ka ba dee 😂
@bootaancaato8750
@bootaancaato8750 3 жыл бұрын
Xamse ban u codeyay
@mizkikhadar5322
@mizkikhadar5322 3 жыл бұрын
Hamze hopale wata anigu keep going pro♥✊❣
@PapaMama-lj2vr
@PapaMama-lj2vr 3 жыл бұрын
Gabadha xooga waxaa ka muuqata kalsooni..wa salaamayaa wllashey gabadha sharaf leh
@madeeyepoi9738
@madeeyepoi9738 3 жыл бұрын
Hamse keep going zxp
@safwankaternouh7560
@safwankaternouh7560 3 жыл бұрын
Hayaay nasra waa lazoo qabtay maanta walee xamse waa fanaan anigu ha ha haaa xamse
@zadka.jr10
@zadka.jr10 3 жыл бұрын
My fans nasra don’ give up keep going
@lowkeyx1490
@lowkeyx1490 3 жыл бұрын
Farrah Hamza and Nasra keep going Waxatihin dhalin yaro sharaf LEH
@kingh.d757
@kingh.d757 3 жыл бұрын
Team Hamze 👏👏👏
@mushrifnouh694
@mushrifnouh694 3 жыл бұрын
xamsa iyo nasra maka dhacaan maan sha alla😇
@faaraxgeeljire3164
@faaraxgeeljire3164 3 жыл бұрын
Hamza u codeeyey inantu way yar cabsanaysay ... labadabu good job.
@habsafareh1457
@habsafareh1457 3 жыл бұрын
Waaxanku talinlaaha inad kalabedasho xamse iyo Nasra wayo labaduba way codmacanyihii oo makaladhacan ee 😍 waa fikiirkayga
@kiiwanaaga8081
@kiiwanaaga8081 3 жыл бұрын
Makala dhacan balse Nasra meela udhaafi mayo inanta tageero mihiiman u ahay xamse sido kale wll guulaysta labadiinuba
@abdiqaniahmed8446
@abdiqaniahmed8446 3 жыл бұрын
Mashall
@abdiqaniahmed8446
@abdiqaniahmed8446 3 жыл бұрын
💗💗💗
@ahmedyassin2804
@ahmedyassin2804 3 жыл бұрын
Xamse wataaa anigu
@munailkacas370
@munailkacas370 3 жыл бұрын
Anigø aH Sedhiy0W Muna ApdiriZaak Waxn Codkeyga SiyEy Mizana Ucodeyey HamzE HoopaL✌✌💋
@engismailabdullahi6144
@engismailabdullahi6144 3 жыл бұрын
Anagu waanu ku jecelnahy nasra haldhaa
@muhibomohamed5615
@muhibomohamed5615 3 жыл бұрын
Uuuuuu dee saydhiyow labadan maba kala qaadikarnee laa ilaaha illalah😅🙈🙈lkn wlhi runta fcne labadaba wan isku qatay
@raxmamaxamuud2406
@raxmamaxamuud2406 3 жыл бұрын
Sister nasra ayaan wataa anigu 💪 inanta rag badan eryaytay 🗣
@zakimohas
@zakimohas 3 жыл бұрын
Inanta ayaan u codeeyay waxan leeyhay gabadha laxanka heesaha isma sax sidakale codkaagu waa top
@izhqiofficial2923
@izhqiofficial2923 3 жыл бұрын
Nice xamse Allah hakuu barakeyo Wll somaliyeed
@drscaqlizan2450
@drscaqlizan2450 3 жыл бұрын
Woow nasra haldhaa ku wataa
@ilkacase8282
@ilkacase8282 3 жыл бұрын
War mucjisadan xagad ka keenteen ninkasi muxu aha war saydhiyow ka saar ninkan tartanka kuma jiro wa fanaan ileene hhhh
@suudimcm1174
@suudimcm1174 3 жыл бұрын
Maadshe keepgoing
@MohamedGargaarAbdi
@MohamedGargaarAbdi 3 жыл бұрын
Hamze hambalyo wllo keep going
@cabdirisaaqcali4879
@cabdirisaaqcali4879 3 жыл бұрын
nasro haldhaaa hamse ma kala dhacaan lkn nasro haldhaaa kuhaystaaa inta igu raacsan like iskumunjiya
@qxuseen4512
@qxuseen4512 3 жыл бұрын
nasra haldha wata sxp qaali hore u sooco❤❤❤
@bindheofficial5362
@bindheofficial5362 3 жыл бұрын
A Ayaan u codeeyay maanta unantii haldhaa waaa la wataa
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 3 жыл бұрын
Xamza wa fanaan oo codka faniintii hore ayu waata, omar dhuule, tubeec, shay mire dacar, iyo kuwa kale manshaallah
Tartanka Heeso Bila Music Ah Iyo Najax Deeqsi 2020
16:49
Maadshe Films
Рет қаралды 61 М.
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 17 МЛН
WHO DO I LOVE MOST?
00:22
dednahype
Рет қаралды 78 МЛН
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 7 МЛН
#Qosolkii_Aduunka_Suldaan_Seeraar io #masraxa_Fursan Special thanks #universal_TV Aun Mundane Ajakis
9:20
Garaad Afgooye Productions & advertisements
Рет қаралды 15 М.
Xarafka Ku Hees Challenge 2023
14:47
Nalka Maanka
Рет қаралды 69 М.
Ruwayaadi Ugu Qosolka Badnayd Saydhiye Iyo Jawaan Iyo Sooraan Ee Wadaada
21:13
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 482 М.
Saleban dheere o cod kaga yaabsaday Xamse Hobal.........
22:11
Tayasiir Jacayl official
Рет қаралды 39 М.
Tartankii Heesaha Iyo Nasra Haldha VS Tayasiir 2020
24:05
Maadshe Films
Рет қаралды 45 М.
Riwaayad cusub murqaan,maroojiye,mudhxiye iyo widhwidh
22:25
Murqaan & Maroojiye Official
Рет қаралды 716 М.
ЕНЕШКА 2 СЕЗОН | 1-бөлім | Қашан туады?
19:02
Өзіміз Bilemiz
Рет қаралды 251 М.
Tes kejujuran
0:35
Arron Jakfar
Рет қаралды 68 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
0:10
seema lamba
Рет қаралды 27 МЛН
Когда научился пользоваться палочками
1:00
Время горячей озвучки
Рет қаралды 3,3 МЛН