GURI QURUX BADAN OO IIB AH KUNA YAALA HURWAA SIDA UU UDHISAN YAHAY IYO SIDA UU LAAMIGA UGUDHAWYAHAY!

  Рет қаралды 23,166

Ajmal Services

Ajmal Services

Күн бұрын

Пікірлер: 24
@Liiloowe
@Liiloowe Жыл бұрын
WALAAHI WAA GURI AAD UQURXOON GEEDO IYO HAWO FIICAN LEH OO CARUURTA IYO DADKA WAAWEYN UFIICAN. YAA ALLAAH ILAAHAYOW KAAS OO KALE IISAHAL. IISOO DUCEEYA OO HANTI AANAN KU FASAHAADIN IIGU DUCEEYA.🤲🤲
@ahmedmahomed3056
@ahmedmahomed3056 9 ай бұрын
Thank you ❤❤❤❤❤
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Жыл бұрын
Masha alaah heli Waa dheh macaanto 80-90 aa huriwaa ladhihi jiray😅😂
@Chuunde
@Chuunde Жыл бұрын
Exactly Waagii hore meel la huriwaayay bey eheed that’s why loo dhihi jiray huriwaa markii danbe oo qandalka halkaas loo raray ayaa loo bixiyay heliwaa yacni meel la heli waayay🙌
@fahadhassannuur7329
@fahadhassannuur7329 Жыл бұрын
Waa sadax boss lacagtaas wah😮
@halimahussein2000
@halimahussein2000 Жыл бұрын
maansha alaah keep going sister
@xaliimomoosakhan3741
@xaliimomoosakhan3741 Жыл бұрын
Maasha Allah Scwscw 🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘
@DeeqoKarar-y6c
@DeeqoKarar-y6c Жыл бұрын
130.000 dollar 💲 Hiliwaa maciyaareysaa?
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 Жыл бұрын
waa haleys ku ciyaaro $130kun hurwa xamar xafadaha ugu xum bey ku jirta
@abdikarinise2267
@abdikarinise2267 Жыл бұрын
Waa mahadsantahay gacalkeey
@zaamx1960
@zaamx1960 7 ай бұрын
Firsho badaan hagaaji guriga
@asmaaragsan6439
@asmaaragsan6439 Жыл бұрын
Xafadenu Kuala guriga waxyar ayu nojiraa wuuna qurux badanyahay
@abdirisakhjeesto8103
@abdirisakhjeesto8103 Жыл бұрын
Dhankee waye walal huruwa ka dhankee??😊
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 Жыл бұрын
Walee xamar waa la isfuranayaa subxaanallah, waa sababtaa ey ganacsado badan somali ah dibadaha gurya uga dhisanayaan ileyn dalkii mooryaan baa joogta dhulkii kuciyaaray
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql Жыл бұрын
Hadda ka hor ayaa soo bandhigtay wali ma iibsan waayw
@hawosheik3670
@hawosheik3670 Жыл бұрын
Maashaa Allaah
@qalbiwacan23
@qalbiwacan23 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@cabdulqaadirmaxamad9301
@cabdulqaadirmaxamad9301 Жыл бұрын
Huriwaa? 130,000 dollar? 15x20? Cabdi indha la'
@fartundahir1380
@fartundahir1380 Жыл бұрын
130 000 nabadna mataalo Subxanallh
@ibrahimbiiba6434
@ibrahimbiiba6434 Жыл бұрын
WLLEY CALI TURCAAYE NOOGA KEEN BOOS 6000 AH
@fdwehliye7048
@fdwehliye7048 Жыл бұрын
Kkkk waa ciyaareesaa wlhi nusboos xitaa majoog lixkun$ saas meey kuula liidataa ceel turcaaye
@sufiqumane
@sufiqumane Жыл бұрын
130K what a joke 😂
@fartundahir1380
@fartundahir1380 Жыл бұрын
Kirada waameqa
@musemuse1507
@musemuse1507 Жыл бұрын
sidii cariish ayuu u dhisan yahay
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
زيارة لمجمع سكني جديد 🏡
6:58
يومياتي بعد رجوعي للوطن✈️
Рет қаралды 126