GURI QUXROON HADAN RAQIIS AH || QAALI MA AHA

  Рет қаралды 43,975

Muniir official

Muniir official

Күн бұрын

Пікірлер: 165
@Farhan-dd7mh
@Farhan-dd7mh 2 ай бұрын
Muniir wx yar waxad samesa bro markaad guryaha galeso isbar inaadan fududaan qofka kugiga dagan ee kula socdo ayaa leska hor mariya mar walbo wa intaaso hawen jigan guriga isagane uu usii shegi karyo in lala socdo so isbar sidaas fudedd ayad kukashaa wadna kahor maresaa raga guriga dagan 2bada muqaal isku xikdayba keep goin
@Mariambile194
@Mariambile194 2 ай бұрын
Manshaalh wllo horay usoco dadka youtabarada waxaysan kahadlin oo noo muhiima baad noosogudbisay intaas iyo inkabadan information inaa nala soo wadagto baan rajaynayna thnks
@Teamceyda-f7q
@Teamceyda-f7q 2 ай бұрын
Kusaliya nabiga muxammad ❤❤❤scw scw scw 🎉🎉🎉scw scw scw ❤❤❤❤❤
@djDeeqsi
@djDeeqsi 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@istarlini
@istarlini 2 ай бұрын
scw scw scw scw scw scw ❤scw scw scw scw scw ❤scw scw scw scw scw ❤scw scw scw scw scw❤
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Ай бұрын
قال رسول الله -صلى الله عليه وسلم-: (من ادّعى دعوى كاذبة ليتكثّر بها لم يزده الله إلّا قلّة) رواه مسلم في صحيحه NABIGA ﷺ WAXUU YIDHI : ( QOFKII BEEN SHEEGA SI UU UHELO SHARAF IYO WAX BADSO , ILAAHAY WAXUU USII KORDHIYAA WAX LA`AAN AMA SHARAF LA`AAN) Waxaa soo wariyey Saxiix Muslim ADEER XUSEEN
@soomaaltv2282
@soomaaltv2282 2 ай бұрын
Thanks for this information brother , I was looking for this . Keep up the good work
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 2 ай бұрын
Waa dad ilaatahay swt u nimceeyay masha allah.allahayow u siyaadi Malaysia anakana na sii?aamiin❤❤❤❤❤
@cabdulaahiyaxye1285
@cabdulaahiyaxye1285 2 ай бұрын
Your home is beautiful 🎉❤😊
@rayaanahmed
@rayaanahmed 2 ай бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 2 ай бұрын
waa lagu gaarsiina iinsha allah
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 2 ай бұрын
Bravo. Waad iga haysa.
@fatiyahfarah3983
@fatiyahfarah3983 2 ай бұрын
We need information about universities
@HibaaqAhmed-kv4ml
@HibaaqAhmed-kv4ml 2 ай бұрын
Muniir ceelasha kadoo samee nh video 😊
@YasimiinIsmaciil
@YasimiinIsmaciil 2 ай бұрын
waa gurigii fartuun happy 😂
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 2 ай бұрын
Muniirow inagon jogin bn barane thnks
@samirahassan2023
@samirahassan2023 2 ай бұрын
Masha Allah Thanks bro. Su aal. Meeqo waye wax barashada ciyaalka iyo maleedahay dugsi quraan? Jawaab insha Allah ❤❤❤
@leylacumar1389
@leylacumar1389 2 ай бұрын
Malaysia schools caruurta Waa too much expensive $3,500 1 ciyaal. 1 year visa iyo 1 year Waxbarasho Waxaa waajib ah inoo Ilmaha 5 years ama kawaynyahy Talo ahaan Egybti aan kula talin lahaa Maciisgada Waa qaali . Gurigan qiimihiisa waa qaali $400-700 usd waye nasiibka Saad kuhesho guribo gurigii Oo kakushiin qurxoonyahy Waa qaali.
@kingahmaadi9952
@kingahmaadi9952 2 ай бұрын
@@leylacumar1389schoolka dowlada lageysanaa school private Maxaa ku kalifaayo
@istarlini
@istarlini 2 ай бұрын
masha allah thank you for your time
@maxameddeeqxasan9346
@maxameddeeqxasan9346 2 ай бұрын
Abdullahi carab sxb warbxin nooga keen sida lagu imaan karo qarashadaka lagu imaado iyo shaqo maaleeyahy qofka hdi labiilen maka shaqeesan karaaa qaxoitiga ka wran caawimaad malaga helaaa hdi malaga xreesan kraa group five iyo barnaamijadas fudeed miya mise waa adeeg
@maxameddeeqxasan9346
@maxameddeeqxasan9346 2 ай бұрын
Waxaa kaloo maqlay darawalnimo in lagu shaqeesan karo
@mustafemk829
@mustafemk829 2 ай бұрын
Good information
@Secularism25
@Secularism25 2 ай бұрын
Please brother tell us about the health 😅and hospitals for those who would like to come to Malaysia for medical treatment
@fatouali1448
@fatouali1448 2 ай бұрын
Merci beaucoup
@SuhuurcaliMzzuk
@SuhuurcaliMzzuk 2 ай бұрын
Muniir wamahadsantahay wll
@FatmaHdiamonD
@FatmaHdiamonD 2 ай бұрын
Waxbarashada nogasoowaran fadlan University iyo dugsi hoose iyo sdokle qoys ka kookooban 4qof intaas kufilan noloshooda biil ahaan
@Darik99
@Darik99 2 ай бұрын
Musica hesee ku jirta munir iso jawap pro bigfan🎉
@ibracade-pn5mh
@ibracade-pn5mh 2 ай бұрын
Heesta magaceed ma rabta😂
@Darik99
@Darik99 2 ай бұрын
@@ibracade-pn5mh aan kala xishoono abo ama igasoo daa hesta😂😂
@faransaofficial
@faransaofficial 2 ай бұрын
Wax baro waryaa hees iska dhaaf
@ruuncadaey5531
@ruuncadaey5531 2 ай бұрын
😂​@@ibracade-pn5mh
@MuhyidinAdan
@MuhyidinAdan 2 ай бұрын
Carabi wye sxb tsunami ala dhaha ahmed chowki aya qaday
@XBTM4
@XBTM4 2 ай бұрын
Wilasha aan raba inaan keeno habo
@djDeeqsi
@djDeeqsi 2 ай бұрын
Mhdsanid brother muniir official ❤❤❤❤
@SafiaAbdo-ft3zt
@SafiaAbdo-ft3zt 2 ай бұрын
Asc. Masha 😢 Allah hore usoco
@zuhuurmohamett5350
@zuhuurmohamett5350 5 күн бұрын
Thnks❤
@musnahibrahimabdi5944
@musnahibrahimabdi5944 2 ай бұрын
muniir wll vedio gan hada waa guri goglan guri madhan oo alaabta aad adiga dhiganayso vedio nooga soo sameee plz
@Maria_Team27
@Maria_Team27 2 ай бұрын
Ala wa mahadsantahay wll❤
@CjfjFfhj
@CjfjFfhj 2 ай бұрын
Maa shaa allh 🎉
@Maxamedaxmedcabdi-dy3qc
@Maxamedaxmedcabdi-dy3qc 2 ай бұрын
Masha allh
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 ай бұрын
Gawaarida qiimahooda soo sheeg fadlan mahadsanidiin
@KhalidYare-f3l
@KhalidYare-f3l 2 ай бұрын
Muniir video yadaan camal soo badi walaal
@Kingcayda21123
@Kingcayda21123 2 ай бұрын
Team ❤
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 2 ай бұрын
Mansha alaah inankani waliba waxa uyaala daawahii loxooxda lagu dubayay
@rasta023
@rasta023 2 ай бұрын
saaxiib muniir profesional iska dhig dadka aad waraysanaysid hadalka siii si ay war bixin uga bixiyaa meesha hadalka haku celin warbixibta ka dhuux suaalaha hadalkaagana soo koob
@Model___Ciiltire
@Model___Ciiltire 2 ай бұрын
Tnx sxb nosobadi
@Zakiabas-c9u
@Zakiabas-c9u 2 ай бұрын
Shugran sxb munir❤
@IlyaasLiban-ry4dp
@IlyaasLiban-ry4dp 2 ай бұрын
Tnx muniir aqaa
@Hurremedia
@Hurremedia 2 ай бұрын
Malaysia waan u xiisay wllhi 2018ki vaan mar tagay laba bil baan joogay Jawigeeda waa jawi macaan bulshadana waa bulsho soo jiidasho leh ku qadarinaaya Insha Allah inaan tago ayaan rajaynayaa
@naimaabdul4177
@naimaabdul4177 2 ай бұрын
Ani xataa I.A mustaqbalka inaa dagaa rabaa
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 2 ай бұрын
7 Eleven 24 buu furan yahay Danmark waa isku mida
@Ujeera_67
@Ujeera_67 2 ай бұрын
Sxp waxbarashada iyo maceeshada kaso hadal please ina imaada raba wll please
@Dubbe44
@Dubbe44 2 ай бұрын
Good job brother, xog fiicaan na siisey,sidookale apartment ma 3 qolbaa kuli mise kuwo hal aprtment oo woxooda wata waajiraan.by the way thanks alot. Real life youtube Muniir
@abuucade8295
@abuucade8295 2 ай бұрын
Reer saudi baqalada riyalenka yaa xasuusto
@djDeeqsi
@djDeeqsi 2 ай бұрын
Ok
@carafad05
@carafad05 Ай бұрын
Putrajaya soo duub car halkas somali halaga helo qaali waye Putrajaya ilmaha madaxweynaha kaliyah aya daga
@fatuuxaabdirzakomar3825
@fatuuxaabdirzakomar3825 2 ай бұрын
Allah maleysia xasuusa igashay maxan hbnkii dharfray lawaregay xafadeydiii maqayada khasarsaba maxan cunto ka cunay
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 ай бұрын
Hada inta jogta
@11naa44
@11naa44 2 ай бұрын
Mxa laga cuna meeshas
@nabiilahassan793
@nabiilahassan793 2 ай бұрын
Soo badi wll
@sdaabokar1978
@sdaabokar1978 2 ай бұрын
Ganacsiga kasoo sheekee please ma lagu ganacsan karaa?
@sureeryuusuf3030
@sureeryuusuf3030 2 ай бұрын
❤❤❤❤Maashallaah
@djDeeqsi
@djDeeqsi 2 ай бұрын
🎉🎉🎉
@Ujeera_67
@Ujeera_67 2 ай бұрын
Maceeshada iyo waxbarashada iyo shaqada in laga helayo kaso hadal wll macan
@leylacumar1389
@leylacumar1389 2 ай бұрын
Shaqo mataalo Yaan lagu Soo sirin. Shaqo hadey taalo KZbin ley manoqon laheyn inta Aad arakty Ee Malaysia joogto.
@kahaomar1829
@kahaomar1829 2 ай бұрын
Halkee diintana lagu bartaa ma meel kale mise gurigaa leh muslinkuna xagu cuto kaheli oo gurigu leeyahay
@CabdiraxmaanibraahinXuseen
@CabdiraxmaanibraahinXuseen 2 ай бұрын
O my edo
@Dubbe44
@Dubbe44 2 ай бұрын
We wait the high level apartments.
@umusumaya8186
@umusumaya8186 2 ай бұрын
Habo.waxbarashada.kahadal
@dhagabadanchannel7994
@dhagabadanchannel7994 2 ай бұрын
Muniiir sxb is tarees maa jira
@gureeydiini8520
@gureeydiini8520 2 ай бұрын
Sxb waxaad nosharaxda sida gaari ugu wadan karo qofka ku cusub wadan oo daralna ah sharciyadiisa
@djDeeqsi
@djDeeqsi 2 ай бұрын
Guriga hore kana ka shidn kana raqiisan❤❤😂
@Boqrada
@Boqrada 2 ай бұрын
Iyaa kii hore 50 lu aha Lkn kan qolyarah 150 waye 😂
@ladanahmed9630
@ladanahmed9630 2 ай бұрын
Amaaanka wadakaaaa 100% miyaana si nabad ma loogu noolaan karaaa
@aminaabdi2088
@aminaabdi2088 2 ай бұрын
Wa qaali ma hal qolban 270$ kudaga 😂😂😂😂
@layaanamohamud8933
@layaanamohamud8933 2 ай бұрын
GUrigii fartuun hapy weye😂😂😂
@saharwafa7539
@saharwafa7539 2 ай бұрын
Qol aan joogin qofka iska leh waa qalad inaa furtiin oo hadana ka hadashaan.
@qanciyeboi
@qanciyeboi 2 ай бұрын
M.a❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadarqalbifuran4752
@khadarqalbifuran4752 2 ай бұрын
Oo haragysa ka qalisan
@muwaadinsoomaaliyeed6865
@muwaadinsoomaaliyeed6865 2 ай бұрын
7 eleven waxooda waa qaali Sweden malesia normal miyaa.
@carafad05
@carafad05 Ай бұрын
Ex reer malaysia ciise gubta dj hiilka cabdle cigaal iyo jeeri iyo siraaji dadkas so qabo camera da haka so dhex muuqadan 2010 dadkii malaysia 🇲🇾 jogay
@balqiismohamed2979
@balqiismohamed2979 2 ай бұрын
Idman sutera iyo Idman putera soo duub munir
@HayatAli-o6v
@HayatAli-o6v 2 ай бұрын
Gutiga amiro qurux😅😮
@AlvaanoYare
@AlvaanoYare 2 ай бұрын
Team muniir ilke
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 2 ай бұрын
❤❤❤Malaysia 🇲🇾 ❤️ ♥️ 💖 from your bros in somaliland.de Djibouti somslia Kenya and ethiopia.❤
@somalishow5922
@somalishow5922 2 ай бұрын
Somali 10 sano hadu yahaye KZbin professional mahaaa
@NasiimCumar-wl5pn
@NasiimCumar-wl5pn 2 ай бұрын
Jamacadaha vedio ka soo samee
@11naa44
@11naa44 2 ай бұрын
Muniir Team 27 la shaqee mxa ka reebay
@Farhan-dd7mh
@Farhan-dd7mh 2 ай бұрын
Niyow maad noso gudbisid tusaale qofka rabo inu iibsado waa imisa lacagtiisa
@farhiaadan9887
@farhiaadan9887 2 ай бұрын
7/12
@Khadarlion1
@Khadarlion1 2 ай бұрын
Team muniir aqaaa one like ❤❤
@FartuunOsmaan-jd6bs
@FartuunOsmaan-jd6bs 2 ай бұрын
Muniir one like
@XBTM4
@XBTM4 2 ай бұрын
Asc habo muniir yare wa meeqo labada qol 3 qol 1 qol please ii so sheeg
@Feelingsongs99
@Feelingsongs99 2 ай бұрын
😂😂
@Abshir_Ahmed_hasan1
@Abshir_Ahmed_hasan1 2 ай бұрын
UNK SIDEE LAISKAGA DIWAAN GALIYAA
@brickyrobloxlol8183
@brickyrobloxlol8183 2 ай бұрын
Xisabta ka qaltan 270 +150+200
@MaryamaMuhudiin-go6pq
@MaryamaMuhudiin-go6pq 2 ай бұрын
Fast
@Garaaddhisan-k5w
@Garaaddhisan-k5w 2 ай бұрын
Muniiraw ka soo hadal sida loogu yimaado viza shaqo❤❤❤❤
@mohomadfaizel38
@mohomadfaizel38 2 ай бұрын
Visa la,aan weeyi zxp
@HaabaaBaahaa-gx8qt
@HaabaaBaahaa-gx8qt 2 ай бұрын
Shaqo may Tala nio 😅😅😅😅😅😅😅
@aragsanhazan9464
@aragsanhazan9464 2 ай бұрын
Gurigii taliye kasheey ayaan modayey u eeka 😂😂😂
@Fartuun-b3r
@Fartuun-b3r 2 ай бұрын
❤❤❤❤🎉
@Abdalla-Said
@Abdalla-Said 2 ай бұрын
See wax u wadaa Muniir qolalka qiimahoodu wa 270+150+200= 620 dollar weeye
@qanciyeyare8785
@qanciyeyare8785 2 ай бұрын
Waxaa noo ogaataa hal qof haduu qaadanayo meequu waayo
@salmaxayle6957
@salmaxayle6957 2 ай бұрын
270+200+100=570 ciyaar miyaa uma qalmo.
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 2 ай бұрын
Muniir 2 qol iyo fadhi ama qol iyo fadhi waa meqa xafadaan
@maryamchannel4928
@maryamchannel4928 2 ай бұрын
Abayo Ana dagan laba qol maleh ani 3dex daganahay
@habibamohamed1079
@habibamohamed1079 2 ай бұрын
Meeqo 3 qol ma xiran yahay gurigaan​@@maryamchannel4928
@BilanLuza143
@BilanLuza143 Ай бұрын
@@maryamchannel4928meeqo ku deganthay abyo inaa imaada raba warbixin iga sii
@mohanayaanfamily2265
@mohanayaanfamily2265 2 ай бұрын
Wllkey muserow 2qol iyo fadhiga o ugu raqesan kaso hadal family ka kufican
@MohammedmuuseMohamed
@MohammedmuuseMohamed 2 ай бұрын
Celasha bìyaha aawey
@zahrayussuf6187
@zahrayussuf6187 2 ай бұрын
Asc 620 waaye
@SaciiDMohamutt
@SaciiDMohamutt 2 ай бұрын
Qiimaha bishii miyaa misa waa sanadkii mafahmin wlaal❤
@ObbiCade
@ObbiCade 6 күн бұрын
Bishii waa
@NAJIIP_k
@NAJIIP_k 2 ай бұрын
Muniirow muqalas manoqonrabta😂😂
@umucali1851
@umucali1851 2 ай бұрын
Waxaa ku jeclaaday saq dhexe xitaa cuntaa soo gadanee yurub xitaa mataalo nolasha maleysiya taalo ❤
@11naa44
@11naa44 2 ай бұрын
Hhhhh yurub tuulo weynaatey
@11naa44
@11naa44 2 ай бұрын
Muniir hilib mxd u deysey
@FAAdumoSaduuln
@FAAdumoSaduuln 2 ай бұрын
✈1000$🥺
@KowtharDahir-bb3lj
@KowtharDahir-bb3lj 2 ай бұрын
Iskoobaha 4.80rm
@XBTM4
@XBTM4 2 ай бұрын
Macshada nolasha dollars meqa lagu sarifa
@CabdulahiLibaan
@CabdulahiLibaan 2 ай бұрын
Sidee loo imaankaraa wadanka Malaysia 🇲🇾 iskadaga hadaa isdhaho isee ku imaa karaa
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 ай бұрын
Fudeed Wye visa la'aan lagu tagaa iyada dhan waa kun dollar elaboorka Malaysia visa lagugu dhufana kadib UN iska diiwaan galineesaa
@MarwaFariido112
@MarwaFariido112 2 ай бұрын
@@mahdimohamed7056passport somali hadaaa ku imaaado intee in leeg ban lacag ku iman karaaa mida kale adi ma joogtaa malaysia
@shukriabdirahman7763
@shukriabdirahman7763 29 күн бұрын
​@@mahdimohamed7056 mahadsanid wll hadhow marka visa laygu dhufanaayoH lacag miyah layga qaadi karaa
@linaabdillahi586
@linaabdillahi586 2 ай бұрын
Xisaabta waakaa qaldantahy bro ku laabo Total waa 620$ hadaana aniga qaldaneen
MAXAN KU IIBSAN KARAA 10$ || MALAYSIA 24 HOURS !!!
27:27
Muniir official
Рет қаралды 45 М.
QAABKEE ARDAY UGU NOLYIHIN || NOLOSHA SARE EE MALAYSIA
16:39
Muniir official
Рет қаралды 59 М.
Accompanying my daughter to practice dance is so annoying #funny #cute#comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 25 МЛН
Turn Off the Vacum And Sit Back and Laugh 🤣
00:34
SKITSFUL
Рет қаралды 9 МЛН
Deadpool family by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 5 МЛН
HOYADA WAC KUNA DHEH NAAG KIRISHTAN AH BA I JECLATAY 😂
32:55
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 1,8 МЛН
Kashka iyo Luziina maxaa ka dhaxeeya.....
14:24
Xaaji Duco production
Рет қаралды 441
Xaafada somalida ee dalka Indonesia 🇮🇩 / kota wisata
10:12
Dhakhtarrr
Рет қаралды 114 М.
Safarkaygi Hargeisa,Dubai to Belarus 🇧🇾|24 hours
11:49
farxaan farkayso
Рет қаралды 53 М.
MEEQA CARUURU AH AYAA UU JOOGTO GABDHAHAAN
16:38
Muniir official
Рет қаралды 41 М.
GURIGA UGU RAQIISAN || MALAYSIA || THE CHEAPEST HOUSE IN MALAYSIA 
15:06
Accompanying my daughter to practice dance is so annoying #funny #cute#comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 25 МЛН