MAXAN KU IIBSAN KARAA 10$ || MALAYSIA 24 HOURS !!!

  Рет қаралды 46,639

Muniir official

Muniir official

Күн бұрын

Пікірлер: 165
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi 3 ай бұрын
Aduunka Maso marin rux ka kheir badan Nabigena udgoon mohmed scw❤❤adigo akhrinaya waxan ka codsanaya in aad ku salido xabiibu Raxmaan❤❤
@MustafMaxamed-l2p
@MustafMaxamed-l2p 3 ай бұрын
Qofki ugu horeyey ayan ahay e like isar😂
@Teamceyda-f7q
@Teamceyda-f7q 3 ай бұрын
Kusaliya nabiga muxammad scw scw scw ❤❤❤scw scw scw 🎉🎉🎉❤❤❤
@HanadyoonisAhmed
@HanadyoonisAhmed 3 ай бұрын
Tan iyo waayihii hore waa video gives labaad aan ka helo beejka muniir waxaan oo kle noo soo duub
@Mustaphe_Cabdi_Official
@Mustaphe_Cabdi_Official 3 ай бұрын
Taliye muquaal nooga soo samee jamacadaha iyo qiimahooda
@ZuldanHassan
@ZuldanHassan 3 ай бұрын
I really liked this video so my bro Muniir Aqaa thanks A lot
@saacidabdikadirhassan768
@saacidabdikadirhassan768 3 ай бұрын
Dhanka #Transportation ka Muqaal noga soo samey Bro
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 3 ай бұрын
(وَكُلُّ صَغِيرٍ وَكَبِيرٍ مُّسْتَطَرٌ) سورة الرحمن ( WAX WALABA OO YAR AMA WAYN WAY QORANYIHIIN ) Surat Al-Raxmaan Waxan ku hadalno BEEN - RUN iyo waxaan samayno WAX XUN -WAX FIICAN Oo dhan yar iyo wayn way qoran yihiin ADERR XUSEEN
@MaxamedCabdiwali-c2u
@MaxamedCabdiwali-c2u 3 ай бұрын
Saaxiib guulayso wan jecelnaha videoyadaadaguulayso bro❤✊✊✊✊✊
@mohas007
@mohas007 3 ай бұрын
Muniir brother aad ayaad umahadsantahay malaysia sanadka soo socda ayaan rabaa inaan waxbarasho ahaan ku imaado
@TikTokBlend1
@TikTokBlend1 3 ай бұрын
Aniga xitaa waan rabaa sanadka soo socdo ee xagee joogta wllka
@ibrahilwa5587
@ibrahilwa5587 3 ай бұрын
Adi intee jogtaa ​@@TikTokBlend1
@CabdikariinCrasaaqaxmad
@CabdikariinCrasaaqaxmad 3 ай бұрын
Zxp ani waarabaa intee lagutgaa zxp visso​@@TikTokBlend1
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 3 ай бұрын
Muniir dadka ganacsatada ah hortooda laguma yirahdo waxaan waa cheap ama raqiis hadeey ogaadaan inaad raqiis u aragto waa qaaliyeynayaan berrina waxaad oran doontaa noloshii waa qaaliyoowday laguma noolaan karo dalkaan, waa loo aamusaa ama waa qaali dheh
@hawaahmed1502
@hawaahmed1502 3 ай бұрын
Sax
@MaxamedCabdiwali-c2u
@MaxamedCabdiwali-c2u 3 ай бұрын
Saaxiib horay usoco runti qoof daacada taha cidna ha ucadayn waxba kaliya wax noso gudbi Malaysoa wadan qaali ah ba moodi jire balse adaa na fahansiiyay wwaa very cheap nolosheeda thank you saaxiib ❤✊ waa noo dadaashe ddadaalkaaga wa helaysq mirihiisa thank you
@MADARA111
@MADARA111 3 ай бұрын
Good vidro bro thanks for the information make videos like this more, the expenses of this country
@MahadBoy-u7k
@MahadBoy-u7k 3 ай бұрын
Muniroow celasha biyaha kaama haayo spp lkn 😮
@milgocadeey-og5vm
@milgocadeey-og5vm 3 ай бұрын
Maasha allaah nice waaye ❤
@NafizaDahir-fw9rh
@NafizaDahir-fw9rh 3 ай бұрын
10 ushega anne 5 kuhayn kara😂😂
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 3 ай бұрын
Maasha alaah habbo muniir hooyo shukri maka soo tagtay??? Mida labaad telkaada sii soo qor insha alaah asc
@QueenHappy-e4j
@QueenHappy-e4j 3 ай бұрын
Waa meel wanaagsan wlhi wan imanaya insha allaah ❤❤
@imhmd1080
@imhmd1080 3 ай бұрын
Barnaamijyadaan soo badi muniiroow❤😂
@xasanxuseen7549
@xasanxuseen7549 3 ай бұрын
Cameraman Naf Malaho miyaa 😂
@IbraahimXusen-nn5to
@IbraahimXusen-nn5to 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@_Jakat_1
@_Jakat_1 3 ай бұрын
Asaa wax hor cunoh❤
@Odaybahal-i8k
@Odaybahal-i8k 3 ай бұрын
Legend Junior waku salaamay sxb
@hindisac7758
@hindisac7758 3 ай бұрын
Mash Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@safiyamuse5952
@safiyamuse5952 3 ай бұрын
Habo Allahabad ku xifdiyo❤
@Kaltuun2000
@Kaltuun2000 2 ай бұрын
Realy waan dalay ani xita saan kuu daba socday😅
@samriyepoi1065
@samriyepoi1065 3 ай бұрын
Saxiib dalkan ayaa rabaa inan so aado cidnana iima joogTo wxna rabaa inan guri ka dago ama ka kireesto sidee mrka u kiresanaya guryaha ❤
@Taliso3344
@Taliso3344 3 ай бұрын
Mrka hore dad ladegee hdad rbto somalidu intay guri qadato qolalka siikireeyan qolka wayn uguqalisan lcg 250 dolr grysa lgukireya kandhexe 130 melaha kankale uyarna 100 dolr wxyar dheer
@SaadiaKhadija-z2x
@SaadiaKhadija-z2x 3 ай бұрын
Muniir aqaa keep going legend 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@HooyoCabdiyo-g6t
@HooyoCabdiyo-g6t 3 ай бұрын
Muniir dha dhamis ku dhameusey😂
@FathiFaaahd
@FathiFaaahd 3 ай бұрын
First one 😢
@NajahIndho
@NajahIndho 3 ай бұрын
Horta indha yartaan maxa bariiska daba dhigey❤😂😂
@rayaanahmed
@rayaanahmed 3 ай бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
@safiyamuse5952
@safiyamuse5952 3 ай бұрын
Mash Aa Allaah
@ashaomar6719
@ashaomar6719 3 ай бұрын
OREO waa xaaram.😮
@QabyaaladdiidCabdixakiim17
@QabyaaladdiidCabdixakiim17 3 ай бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@IkraanIlyaas-l5g
@IkraanIlyaas-l5g 3 ай бұрын
Walalkay.muniir.orto.masha.allhaa.side.aan.uu.iimaan.karaa.wadaanka.malashiya.waan.ku.salamaay.takiyu😅😅😅😅
@deqoomar3625
@deqoomar3625 3 ай бұрын
Waaw walali waa qatar❤
@yasminabdullhixasaan2789
@yasminabdullhixasaan2789 3 ай бұрын
Xafada sitipak kawa sowaran muniinow 😊
@Farhan-dd7mh
@Farhan-dd7mh 3 ай бұрын
Camera manka sidaale muu kuudaawana maskiinka iimaankaaba kadhece😄
@NajahYousuf-s8w
@NajahYousuf-s8w 2 ай бұрын
Qays qaysr ayuu ku dayanayaa
@cilmiilaahey1281
@cilmiilaahey1281 3 ай бұрын
Nice video bro
@mustafmascuud2769
@mustafmascuud2769 3 ай бұрын
Munir😂😂
@safiyamuse5952
@safiyamuse5952 3 ай бұрын
Alle haku xifdiyo
@Dubbe44
@Dubbe44 3 ай бұрын
Nolol jaban waaye Malasia.aniga 10 hal kafee haddaan ku cabo waxaa iisoo haraya 3 dollar😂quraac iyo waxaas waaweynka waaye bishii hal ama Labo jeer magaalka! Ma idin xumeeyey.sxb thanks
@QueenHappy-e4j
@QueenHappy-e4j 3 ай бұрын
Adi xagad joogta 😂
@ruwaydaseid
@ruwaydaseid 3 ай бұрын
Hadi kale afsomali ku dheh raqis yaa afka ku haysata😂
@hhg7287
@hhg7287 3 ай бұрын
Maa shaa allh
@seynabseynab-oc3kf
@seynabseynab-oc3kf 3 ай бұрын
Wan ka qadnay❤
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 3 ай бұрын
10$ dollar 💵 kob Cafe aya kucaba 😷😷😷😛😛😛
@mohas007
@mohas007 3 ай бұрын
Waxaan rajaynaa shaqada wadankaas iyo sharciyadiisa ugu muhiimsan ee laga rabo qofka ajanabiga ah inuu ilaaliyo inaad muuqaal ka soo sameeyso
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 3 ай бұрын
Ad iyo ad mhdsnid faaidenta ad walalaha 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 liya ufhnsisay wey fcnthy runta in ad kashekto nolosha taalo dad baleh hafahnsinin raqiis hadhihin wey kicinayane sasmhan wyo dalkani wa malesiya somali mhn de wxkstana weliga runta kashek illheybaa kugu jcle Muniir sobadi wxn daawano wllken ku mhdsn thy
@QueenSiraat
@QueenSiraat 3 ай бұрын
Wllky malesiya ii wad adoo mahadsan
@QueenofArab
@QueenofArab 3 ай бұрын
kamir manka wax malasiyo miyaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AyaanMaxamud-qi9ht
@AyaanMaxamud-qi9ht 3 ай бұрын
Hhh wan ila qadyny😂😂
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 3 ай бұрын
Cuntada waa raqiis Jizakallah qeyr sida wanaagsan aad noola wadaagtid Guriga xafadaha lebalka sare noo soo duub Please 1 qol iyo fadhi jiga weyn iyo 2 qol iyo fadhi Please
@Cumarcadde27
@Cumarcadde27 3 ай бұрын
Saaxiibo ringid ringid mafahmoone caadi u sheego Taliyow❤
@Ogaalka10
@Ogaalka10 3 ай бұрын
Zxp Google geli isagaa dollar kuugu bedelaya
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 3 ай бұрын
10 kii lacagta malaysia waa 2 dollar iyo 31 cent maraykan ah.adigu xisaabto ama 1 kii ringgitis malaysia waa 23 cent amaerican ah
@tOnix_143
@tOnix_143 3 ай бұрын
Wllkei muniir ka soo hadal imaatanka malsia sida lagu imaan karo iyo jaamacadaha
@IkhwachanneL
@IkhwachanneL 3 ай бұрын
Thanks huno❤
@umufartuun4959
@umufartuun4959 3 ай бұрын
Shaah.amaqaxwo.ku.bilaabaa.qaasatan.shaah.aysnku.bilaabtaa❤❤❤❤
@Hannad4
@Hannad4 3 ай бұрын
kamiro manka cunto marabo miya😂
@KhadarMaxamedali-r8u
@KhadarMaxamedali-r8u 3 ай бұрын
M.a sxb aamin
@UmiMunye-i6n
@UmiMunye-i6n 3 ай бұрын
Masha allah
@Nuuriyofarxaan
@Nuuriyofarxaan 3 ай бұрын
Haa wsc🎉🎉
@Khadarlion1
@Khadarlion1 3 ай бұрын
Team muniir aqaaa one like ❤️❤️
@Dhacdooyin__media
@Dhacdooyin__media 2 ай бұрын
Zhp daawada biyo qabow laguma cabo soobaar iska ilaali
@kaziiwiilhoog
@kaziiwiilhoog 3 ай бұрын
Sxb barnaamijyadan cml noso badi si aan dalka wax uga sii faaido i.a goor dhow iman rabaye❤❤❤
@HAAMPE19
@HAAMPE19 2 ай бұрын
Gacabka kuhayaah waad kusoo celcelisey tankale markahoreba aan kusaxee bro 10$doolar sooqad sarif hadalkagu haku ekado waxaad kugadato illaa ay dhamaato ok 👌 bro
@hamsenour2714
@hamsenour2714 3 ай бұрын
Camera man ka wax ma cunaayo miyaa ugaas 😂
@jacfarmohamed5073
@jacfarmohamed5073 3 ай бұрын
Camera manka naf malahan miyaa😂
@MuniiraAxmed143
@MuniiraAxmed143 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤ muniir 🎉🎉🎉🎉
@directsiciid
@directsiciid 3 ай бұрын
Hargeisa qaddo ayey goysaa kkkkkkkkkk
@muminhussein7604
@muminhussein7604 3 ай бұрын
Xaafada Taman malati muuqaal kaso samee sxb iyo hotel ka somalida
@eagleadvert
@eagleadvert 3 ай бұрын
WAA MAXAY MAQAAYAD MAAN KA SHAQEEYAA MARKAAN TIR TIRAAYO
@NaadiyoAbdirzak
@NaadiyoAbdirzak 3 ай бұрын
Anaga caawa waan ku xanaqsan nhy deeqsi meeshu dagnaa plan b iyo plan c noso duub habeen danbe
@MahamedhassanLio7890
@MahamedhassanLio7890 3 ай бұрын
Malaysia 10 dollar 💵 1 malin lkn somalia 10 maalin 5 dollar 💵 😅
@maxamedamiin560
@maxamedamiin560 3 ай бұрын
Pls sxbow waxbarashada malaysia kasoo hadal
@FooziyoCabdullaahi
@FooziyoCabdullaahi 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@odayxayow3958
@odayxayow3958 3 ай бұрын
Ceelasha biyaha muuqaalkiisa waa sugeeena epow
@AsmaCabdi-tc7we
@AsmaCabdi-tc7we 2 ай бұрын
Wali manu kaso hdlin abyo
@AbdiAli-n7i
@AbdiAli-n7i 3 ай бұрын
❤❤❤
@Mohamed10-v7o
@Mohamed10-v7o 2 ай бұрын
3$ Mogadishu waxaad kucuni kartaa saxan beer ah 10 canjero galas cano ah koob shaah ah 1 moos ah seen kuyelay
@hawaahmed1502
@hawaahmed1502 3 ай бұрын
Akh gacmaha iska dhaq
@Moha-AkVlogs-j1j
@Moha-AkVlogs-j1j 3 ай бұрын
Lagend Shaxdaa fahmaa tahay malmahan Travel kashidantahe wlh
@AbdiHusseinDahir
@AbdiHusseinDahir 3 ай бұрын
Xal xalkaas iga wad nio
@mumtii538
@mumtii538 3 ай бұрын
Muniirow iska ilaali inaa daawada biyo qabow ku qabto khatar ayey ku keneysa 😱😱😱 talo walaalnimo
@ZidiikAhmet
@ZidiikAhmet 3 ай бұрын
Camer man ku duubaya macalimo😢
@abdallahersi3479
@abdallahersi3479 3 ай бұрын
$10 somalia 🇸🇴 waa hal funaanad😢
@Apdale45
@Apdale45 3 ай бұрын
Muniirow garaabka meeqo wye so sheeg
@YaasirJr-v6n
@YaasirJr-v6n 3 ай бұрын
Nio ringid makaseyne ee dollars nosheg
@TikTokBlend1
@TikTokBlend1 3 ай бұрын
Video xiga waxaad kaso dhigtaa. Ardayda waxbarasha utimaado shaqo part time maheli karaan. Soo baar sxp
@degan8661
@degan8661 3 ай бұрын
Hargaysa ayay ka maciishad jabanyahay malaysia xitaa
@rashiid187
@rashiid187 3 ай бұрын
Somalia markad tagtid sidaa samyn maysid
@Hassanhandule
@Hassanhandule 2 ай бұрын
10$ oo aad kuciyaartay ban aragnay qoys dhan baa isticmaala
@yasminfarah9787
@yasminfarah9787 3 ай бұрын
Kamira maanka naf maleh 😂😅
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 3 ай бұрын
Qofka kaduubayo Asiga hor cuno saas ula soco😷😷😷😛😛😛
@brickyrobloxlol8183
@brickyrobloxlol8183 3 ай бұрын
Wa 630 waye
@Eng-Shuuke
@Eng-Shuuke 3 ай бұрын
war niyow muniirow adi nimanka hada sxbo tihiin ani see igu yeelan 1 ringit jikada in la igasho ma rbta alabta dhaq cml
@Abdalla-Said
@Abdalla-Said 3 ай бұрын
War Malaysia saan moodayey inay qaali u tahay maba ahane Uganda iyo Kenya way ka wax raqiinsantahay kawrn.
@MuxiAdan
@MuxiAdan 3 ай бұрын
Kan camerada haya. Wax macunayo miyaa? . Kkkkkk
@SahroMaxamed-m9z
@SahroMaxamed-m9z 3 ай бұрын
10 bila dhana Quudr kadhigta ina adeer
@HAAMPE19
@HAAMPE19 2 ай бұрын
Cuntaan isladoonanananah meesha kasaar eregaas anaga namadan dhalin ? Xaskagiina manihin ? Akhlaaq yeelo mandhoow nacasoow nasahaleh
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw 3 ай бұрын
Wiilkaan wuxuu madsxa u xanuunay mafamteen::: waa biyo la aan maanta dhan biyo ma uusan csbin
@mohamedbullale452
@mohamedbullale452 3 ай бұрын
Bro waxa warbixin Kaso sameysa ganacsiga somalida iyo sharciga wadanka lagu joogo Thanks
@xasanzhaafi
@xasanzhaafi 3 ай бұрын
$10 Muqdisho 3days ayaa la isticmalaa
@abshirbacadle10
@abshirbacadle10 3 ай бұрын
10 ringed wa imisa dolar ahan
@dehunter3847
@dehunter3847 3 ай бұрын
2.40 $$
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 3 ай бұрын
2.5
GURI QUXROON HADAN RAQIIS AH || QAALI MA AHA
20:25
Muniir official
Рет қаралды 45 М.
MA SOCOTAA vs QOF LA DAG || CHALLENGE QOSOL BADAN !!!!
12:12
Muniir official
Рет қаралды 145 М.
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
SURPRISE AYEEY IIGA DHIGEEN DABAALDAGA 700K SUBSCRIBERS !!!!!!!
14:28
Muniir official
Рет қаралды 73 М.
GURIGA CUSUB EE MALAYSIA AAN KA QAATAY!!
8:08
Muniir official
Рет қаралды 63 М.
WAX KA OGOW WADANKA SWITZERLAND IYO SHARCIYADIISA IYO NOLOSHIISA
15:07
QAABKEE ARDAY UGU NOLYIHIN || NOLOSHA SARE EE MALAYSIA
16:39
Muniir official
Рет қаралды 61 М.
QAADO AMA KA TAG || STEAL OR NOT STEAL || THE BIGGEST GAME EVER!!!
22:21
MEEQA CARUURU AH AYAA UU JOOGTO GABDHAHAAN
16:38
Muniir official
Рет қаралды 41 М.