No video

2- Salafi Baan Ahay Laakin Jihaadka Dhib Baan U Arkaa~Sh. Xassaan Xuseen Xafidahullaah 2/2

  Рет қаралды 51,250

Daarul Xadiith

Daarul Xadiith

Күн бұрын

BOOQO #daarulxadiith​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xa...

Пікірлер: 71
@Daarul_Xadiith
@Daarul_Xadiith 5 жыл бұрын
Kusoo Biir Channelkeena #Telegram Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada... 👇👇👇👇👇👇👇👇👇 t.me/Daarul_Xadiith
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 11 жыл бұрын
Sheikh xassaan waa, mujaahid ee laakiin hadalkiisa ayaa dadbadan kaxanaaqa, waana luubaahanyahay xanaaqooda , ee sheikha ilaahay ha,ka ajarsiiyo , muxaadaradihiisa aad ayaan kudhegysanaye waayihi danbe sida uu xaqqa kuufahansiinayo ayaa cajiib ah waa haybad ilaahay kumanneestay, waa nin aad u,da yar ee halaga faa,idaysto.
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE adiga gaal buu kuu yaqaanaa
@towxiidtv7717
@towxiidtv7717 5 жыл бұрын
@@abdim.m.q3127 beenlow ma adaa weydiya ale ka baq oo udama isku dirida kadaa hoy
@ajah1503
@ajah1503 4 жыл бұрын
Hafidulllah Wa geesi hadi u ka jeediyay khutbadan Toronto, Canada. Alhamdulilah
@libanabdijaliljibril8509
@libanabdijaliljibril8509 2 жыл бұрын
2022 yaa daawanaya sheikhul islaam abuu salmaaaN. Sh xassaan madaxaagu haraaago.
@omarmohamud3335
@omarmohamud3335 4 ай бұрын
2024
@sharifnasiibdaraykudhacday5334
@sharifnasiibdaraykudhacday5334 4 жыл бұрын
ماشاء لله. والله هو رجل من العلماء والأدباء في الوطن
@nasruddiincambuulo914
@nasruddiincambuulo914 4 жыл бұрын
شيخ حسان حسين ءادم أبوسلمان حفظه الله ورعاه
@abdiraxiim4583
@abdiraxiim4583 8 жыл бұрын
شيخ حسان حفظك الله
@tawxiidmedia8606
@tawxiidmedia8606 8 жыл бұрын
mashaa alaah ifinta xaq alle ku gu mannaystay allaaha ku xifdiyo
@drmursalhassan4346
@drmursalhassan4346 10 күн бұрын
Alaha akbar 🤲❤️
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 3 жыл бұрын
Mansha allah waa nin aaad uda yar ooo wax badan umada ufaaiideyay allah ubarakeeya cilmigiisa masaaidhana allah ayaa fahamsiiyay
@user-bd2wj8sj4c
@user-bd2wj8sj4c 2 ай бұрын
الشيخ حسان حسين آدم أبو سلمان حفظه الله ورعاه ❤❤❤❤
@khadarbariise844
@khadarbariise844 9 жыл бұрын
masha allah shaikh allaha daysto
@risktaker9119
@risktaker9119 4 жыл бұрын
Masha Allah walee wu bayaaniye xaqiiqda gaalada Waa in la iska celiyaa oo cudhuda la jaro
@Jelle628
@Jelle628 9 жыл бұрын
manshaalah illah haino xafido sheikhinta muslinta meel walbo oo aay dunida iyo daafaheeda eey ka jogaan
@mustafeali1707
@mustafeali1707 11 жыл бұрын
assalaamu calayka nikaas carsanaya ku soo gala miyaadan ilaahay kabaqayn sheikhu muxuu kaa galabsaday waaba ninka kaliya ee xaqqa maanta kahadlee hadaad leedahay diin ayaan ku haystaa ahlan walaal hadii kale ilaahay masiibo carabka hakaa galiyo insha.allah waad helaysaa abshir
@cabdiqaniabdinasir3382
@cabdiqaniabdinasir3382 6 жыл бұрын
Wlhi sheikha waxaa cayo mid an rabin diin
@ABUCABDALLA23
@ABUCABDALLA23 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@abusubeyr2921
@abusubeyr2921 7 жыл бұрын
Allow Ku xafid sheikh Xasaan Abu salmaan waxa tahay sheikh xaqa iftiinsha laakiin caamadu Kuma fahmayan eh inoo wad Afkaynu ka dagalamayna inta aynu Nasriga helayno
@Sudey355
@Sudey355 12 жыл бұрын
Alla muxuu xasaan xaqa caddeyay allaha inoo dhowro
@hebeldafearless9786
@hebeldafearless9786 8 жыл бұрын
Nin culus! Alloow ku dhowr.
@nasruddiincambuulo914
@nasruddiincambuulo914 4 жыл бұрын
الجهاد ماض إلى يوم القيامة
@shiikhmaxamed4050
@shiikhmaxamed4050 2 жыл бұрын
الفنون ابو الوفاء بن عقيل
@MegaCawaale
@MegaCawaale 8 жыл бұрын
hero
@MucaadNuur-ep3nf
@MucaadNuur-ep3nf 3 ай бұрын
Intan sheekhan dhagaysiguusu bilaabay umbaan kabaxay jahwareerka
@yasserzh76
@yasserzh76 4 жыл бұрын
30,748 views
@cabdiqaniabdinasir3382
@cabdiqaniabdinasir3382 6 жыл бұрын
Sheikhan yala cayn hadaa rabtit mas aladha kala niqaash wu jogayi wahadha rabtit xaq
@-m9198
@-m9198 10 жыл бұрын
Khaaariji
@zeynepabdalla1699
@zeynepabdalla1699 4 жыл бұрын
Mayee qabuuri dheh ileyn waxkaloo sheegto meesha kuma heyside
@somalimaryoley5223
@somalimaryoley5223 5 жыл бұрын
Lkkkkkkkkkkkkk Maxaad Nairobi u joogtaa haddii jihaad soomaaliya ka socdo? Waa cajiib in kenya ay noqoto dal muslim soomaaliyana gaalo noqotey....
@user-fn3mb2zd1w
@user-fn3mb2zd1w 9 жыл бұрын
alle umada haka qabto sharkaaga
@everybodydie4777
@everybodydie4777 4 жыл бұрын
jihaadka ma diido i munaafiq mooyaanee
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 3 жыл бұрын
Adi iyo jadiidiyada adoo kale ah ayaa umada jahanama ukaxeeyay allah idinka qabto ree jadiidiyo
@abdiali2478
@abdiali2478 4 жыл бұрын
Waa u egtahay in mahdiga Sugeeyno wax kale ma arko
@user-fn3mb2zd1w
@user-fn3mb2zd1w 9 жыл бұрын
jihaadka layskama galee shuruud ayuu leeyahay
@user-bs6zf3bv9p
@user-bs6zf3bv9p 3 жыл бұрын
Bal sheeg shuruuda aad sheegayso
@sh.khalid1186
@sh.khalid1186 3 жыл бұрын
Noosheeg sharuuda naagyahay
@khadraawiaxmed7471
@khadraawiaxmed7471 2 жыл бұрын
Jadiidiyooy hhhhhh maxaatiri 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@user-fn3mb2zd1w
@user-fn3mb2zd1w 9 жыл бұрын
kadaa dadka waxaad ukeentay oo bidco ah
@hassanmohamedahmed1397
@hassanmohamedahmed1397 11 жыл бұрын
waar waxba muucadyne wuu laaqay ilaahy ka baq sxb
@abdiali2478
@abdiali2478 4 жыл бұрын
Sheeqoow arinta Somalia markeey ku ekeeyd madhabu shaafici ok beey aheeyd but markii madhabo kale yimideen dhaheeyn aamus macalin dugsi qur aan kiciyay 40 times la gu dhahay waxa aad dadka bartay waa qalad toow jiidka mataqaanid dad kaas markeey wadanka imaadeen markaas dhib noo yimid because dadkii waa wareereen saa sheegtay ninkii dhahay cml kor aan ukaadinaa marka somaliya dib haloogu celiyo imaami shaafici
@user-fn3mb2zd1w
@user-fn3mb2zd1w 9 жыл бұрын
waxaad isku bndayaysaa inaad ka hadashid masaail aanad cilmi ulahayn
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 3 жыл бұрын
Bal adi kitaab sooqaado oo wax noo sheeg sheydaan jadiidi ah
@khadraawiaxmed7471
@khadraawiaxmed7471 2 жыл бұрын
Jadiidiyo iyo gaalojeceel maxaakakaheesto hhhh
@zakrieali2830
@zakrieali2830 6 жыл бұрын
hadalkaan badan marabee 2shey oon janada Ku gallo iisheega
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 3 жыл бұрын
Waa jihaad iyo caqiida wanaagsan
@ismacilfiidow6487
@ismacilfiidow6487 10 жыл бұрын
sheik xassan waa fcn yahay lkn waxaaa lagu haystaaaa in uu gaaleysiiyo dowlada somaliya hadan asiga uu ayido dowlada kenya iyo dastuurkeeda ayadoo aysan dadka daaah ka saarneen labadaas dowlad waxa ay kala yihiin somali waa muslim kenyana waa gaalo marka sheik waaaa fcn naan laheed in uu asiga is saxo marka hore jihaadka waaa rugni ka mid ah islamka cidii diidana waaaa ku gaaloobee lkn waxa uuu leeyahay sharuud iyo arkaan iyo munaasab marka sheik xassaanow waxa sax
@BilalAhmed-vb5jr
@BilalAhmed-vb5jr 6 жыл бұрын
jaahil baa tahay.wah sobaro.gaal maath udodi ama sheikh salaf ah miyath wah kashegi.awoth malihith.listen and shut up
@hassanmohamedahmed1397
@hassanmohamedahmed1397 11 жыл бұрын
ilaahay dadka xasaan ha ka qabto dhib mooyee khayr uuma laha waa takfiiri khabiisa shubhaat iyo hadal dadkii ku furay insha allana maalin dhaw way u cadaan wuxuu wadaa dadka waxaan kula talin lahaa inuu ilaahy ka boqo oo uu waxan uu wado iska daayo nacuudu bilaah min sharih
@qojeliban8975
@qojeliban8975 6 жыл бұрын
hassan mohamed ahmed muxuu wadaa adeer?.bal noo sharrax!.
@libanabdijaliljibril8509
@libanabdijaliljibril8509 2 жыл бұрын
Hassan mohamed ahmed || hyeh xaqii sh xasaaan waday makuu cadaaday mise wali shaki baa kugu jira
@abdiali2478
@abdiali2478 4 жыл бұрын
Somali yeey nin kii rabo in wax ka ogaado sacuudiga ha dhageeysto (sheikh imran Hussein)
@elmiroble4608
@elmiroble4608 4 жыл бұрын
Sacudigu wabiladu tawxid
@abdirahmanfala7910
@abdirahmanfala7910 2 жыл бұрын
imran hossen wa gal
@Najibabdirahman
@Najibabdirahman 11 жыл бұрын
ilaahey dadka hakaqabto nin jaahila adiga camal
@om-os2wc
@om-os2wc 4 жыл бұрын
Bal adigu wax nosheg
@risktaker9119
@risktaker9119 4 жыл бұрын
om 123 hhh hhh waad ku aamusisay wlhi lol
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 3 жыл бұрын
Bal adiga kitaab sooqaado oo wax noo faaiidey
@bashimoalin4542
@bashimoalin4542 10 жыл бұрын
Jihaadku haduu dagaal yahay yaa lala dagaalamayaa? Waxaa isga daran wadaadada xiligii xadiisku yimid iyo sababta uu dagaalku markaa u waa jibay. Hada ma aha. waarun ma awoodno dagaal. mana loo baahna..In la dhagaysto ma aha kuwa dagaalka wada.
@zeynepabdalla1699
@zeynepabdalla1699 4 жыл бұрын
Waa ta koowaade way cadahay cida lala dagaalamayo waa gaalada dhulkeena ku soo duushey.tan labaadse waxay tahay qof walboo fulaya waxaa caadadiis ahaan jirtay waligeedba inuu ku marmarsoodo waa layka xoog roonyahay.tan ugu dambeysana waxay tahay hadaynu caalimkeena aynan dhagaysan ma adoo jaahil dhagaweynaan kudhageysan laheyn ??
@aadhiin8477
@aadhiin8477 4 жыл бұрын
markaa caano ayaa laguu lisayaaye sug goormaad xoogaysaa ma markaad dhimato
@nasruddiincambuulo914
@nasruddiincambuulo914 4 жыл бұрын
شيخ حسان حسين ءادم أبوسلمان حفظه الله ورعاه
@nasruddiincambuulo914
@nasruddiincambuulo914 4 жыл бұрын
شيخ حسان حسين ءادم أبوسلمان حفظه الله ورعاه
@nasruddiincambuulo914
@nasruddiincambuulo914 4 жыл бұрын
شيخ حسان حسين ءادم أبوسلمان حفظه الله ورعاه
@nasruddiincambuulo914
@nasruddiincambuulo914 4 жыл бұрын
شيخ حسان حسين ءادم أبوسلمان حفظه الله ورعاه
@nasruddiincambuulo914
@nasruddiincambuulo914 4 жыл бұрын
شيخ حسان حسين ءادم أبوسلمان حفظه الله ورعاه
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 24 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 39 МЛН
02 Bidcada Isu Soo Dhawaynta Diimaha~Sh  Xassaan 2/2
1:19:13
Daarul Xadiith
Рет қаралды 33 М.
Xaqa Oo Lacadeeyo~Sh. Xassaan Xuseen
1:55:46
Daarul Xadiith
Рет қаралды 42 М.
Q 2aad Muxaadaradii  ll Al-Qowlul Amiin ll Sh Xassaan Xuseen
2:09:27
03 Bara'tu Dimmah Fii Nasiixatil Ummah~Sh. Xassaan 3/3
1:46:53
Daarul Xadiith
Рет қаралды 62 М.
01 Bidcada Isu Soo Dhawaynta Diimaha~Sh  Xassaan 1/2
1:28:32
Daarul Xadiith
Рет қаралды 52 М.
Q4aad ll Muxaadaradii Al Qowlul Amiin ll Sh Xassaan Xuseen
2:27:32
Sunna Media
Рет қаралды 25 М.
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 24 МЛН