Sh Xassaan oo Kashifay Khiyaanada wadaadaha Yiri Dastuurka Sacdiyo Firinbi Diinta Ma khilaafsano

  Рет қаралды 155,668

Daarul Xadiith

Daarul Xadiith

Жыл бұрын

BOOQO daarulxadiith​​​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xadiith​​​​​​​​

Пікірлер: 163
@kurkakaska9944
@kurkakaska9944 Жыл бұрын
Jazaakalaahu khayran sheekh xasaan sida wadaadkaan wax ufahmay hadii umadda dhan wax ufahmilahayd gaalo waahore ayaan ka xoroobilahayn
@adamisxaaq5160
@adamisxaaq5160 Жыл бұрын
Masha allah sheekh xassaan xuseen (abuu Salmaan) ilaaheey haku xafido waxaa tahay libaax aan ka gambanin run usheegida dawaaqiida iyo wadaad xumayaashooda waana sida lagu yaqaano culimada rabbaaniyiinta ah . Ilaaheey cadoowga dhakartiisa iyo ishiisa hakaa xijaabo waxaana allah kaaka baryaa inuu diintiisa kuku sugo oo fitnada zamankaan socoto dhinac kaa mariyo jannadane abaal kaaka dhigo. Aamiin Aamiin.
@muxsinyare7980
@muxsinyare7980 Жыл бұрын
Jasaakallahi Khayran Shiikhanaa waxaan kugu jeclahay sidad diina Allah runta uga sheegeysid, Umadaada Soomaaliyeedna aad xaqqa ugu bayaanidaysid. Waxaan Allah SWC kaaga baryaa inuu diintiisa ugu dilo qitaabana daro sare ugu abaal bariyo. batihid sida wadaad xumayaasha diin dooda ku badeshay shilkin aduunyo ee liita ee mar wali Allah u shukri si uu ugu siyaadiyo u hiilinta sharcigiisa.
@Hassaansubey
@Hassaansubey Жыл бұрын
Jasaakalaahu shiikh xasan ilaaahayna haku xiftiyo, oo hakaa ilaaliyo sharta kuwa mujrimiinta, daalimiinta ah.
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Жыл бұрын
Allah amarkii SH.XASAAN WAN TAAGERA WLH جزاك الله خيراً وبارك الله ويحفظك ويسعدك يا 🌼شيخنا حسان حسين🦁🦁🦁🦁
@Saprina-uw1ii
@Saprina-uw1ii 2 ай бұрын
Hye maxa calanka kusaray walalow dowlada galda waba tagerta une
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 ай бұрын
@@Saprina-uw1ii Jaahilad inad thy aqoonta diintu ku yrty calanka mxaa ku qoran
@Saprina-uw1ii
@Saprina-uw1ii 2 ай бұрын
@@puresomalilander6951 walal inad icaysid wa kugu dambi dawalada Somalida kajiran wa galo oo anan kudhaqmin kitab ka quranka shequna wuxu kahadlyo wa intas
@ahmedw5
@ahmedw5 2 ай бұрын
@@puresomalilander6951 Calanka kalimad wanaagsan baa ku qoran laakin dawladda ay matashu kuma dhaqanto kalimadaas.
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 Жыл бұрын
بارك الله فيك يا شيخ حسان وضح الامور كوضوح الشمس
@mahadduale6944
@mahadduale6944 Жыл бұрын
Sheikh xasaan waxan ku nolahay NEWZEALAD CASHIRADADA WAN DHAGEYSAA ALLAHA KU XIFDIYO ADUN IYO AAKHIRABA
@arimahaislaamka7995
@arimahaislaamka7995 Жыл бұрын
mashaaa alaaah geesi waxaan ku jeckaayaday siduu xaqa umada ugu cadeeyo wakhti wadaadadi ugu badnaa in xiraafeen alaah swt ha sugo sheekh xasaaan sheekhul islaamka casrigan waaye
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi Жыл бұрын
Tusaale aad u wanaagsan, masha allah . Allaha kaa abaal mariyo Shiiq
@xassanbile1338
@xassanbile1338 Жыл бұрын
Sh xasaan iyo xasan guur guurta Waxaa udhaxeeya badda in eg walee isuma dhawa 2 daan nin cir iyo dhul Sidaay ukala fogyihiin bey ukala Fogyihiin sh xasaan iyo guur guurta
@Muhyadin_kullow2017
@Muhyadin_kullow2017 Жыл бұрын
My role model My leader Masha allah
@abdiladiifmohamud3272
@abdiladiifmohamud3272 Жыл бұрын
Wlhi shikhan runta ayuu kahadlaya ilaahay haxifdiyo shikhena hadii lagu dhaqmi laha quranka oo dastuur somaliya ka dhigan lahayd nabad iyo hormar ayanu gaari lahayn
@naomana.4415
@naomana.4415 Жыл бұрын
Ilaahay waxaan ka baryayaa in sheikh XASSAAN hogaan nooga dhigo 🤲🤲
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 Жыл бұрын
Amin ya rabbal caalamin
@ismailwardiidleibrahim3788
@ismailwardiidleibrahim3788 Жыл бұрын
Jazakallahu khayran Akhi Barakallahu feekum Akhi sheikh Hassan Hussein
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 Жыл бұрын
Shukran. Waku mahad santahay sheikh xassaan Xussein. Jazakallahu kheir
@saadaqcade3973
@saadaqcade3973 Жыл бұрын
Caalimka soomaalida♥🇸🇴
@ahmedraagedhaqane8117
@ahmedraagedhaqane8117 Жыл бұрын
جزاكم الله خير الجزاء
@faydefay2591
@faydefay2591 Жыл бұрын
مشاءالله تبارك الله شيخنا الفاضل
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
Ilaahy haku barakeeyo sheekh Xasaan Xuseen
@user-hn9xb3fl5o
@user-hn9xb3fl5o Жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء وبارك الله فيك احسنت احسنت
@macalinmaxamed9900
@macalinmaxamed9900 Жыл бұрын
Masha allah shekha wa calim cabid gesi wu dhama culimada qarkod
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
ماشاءالله جزاكم الله خيرا شيخ حسان حسين، بارك الله فيكم
@cawaleliban6853
@cawaleliban6853 Жыл бұрын
Inta aan wasaad soomaaliyeed oo dhagarta gaalada ka hadla arkayay Sh Xassaan iyo Sh Mustafe ayaa ugu run sheegid badan ma ogi wadaadadi kale miyey baqayaan.
@mohamudshukri5868
@mohamudshukri5868 Жыл бұрын
الله اكبر الله اكبر
@qanaatuqurtubah
@qanaatuqurtubah Жыл бұрын
ما شاء الله واضح كوضوح الشمس
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
Ilaahy haku barakeeyo Sheekh ummadana hakugu anfaco dhamaantood
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 10 ай бұрын
💯 💯 💯 ❤❤❤ Great Scholar. Masha'Allah. Xafidullah
@fadumomaxamed9916
@fadumomaxamed9916 Жыл бұрын
Masha alaah alaha xifdiyo shiiq xasan
@user-xr7kc4sl2j
@user-xr7kc4sl2j Жыл бұрын
جزاكم الله خيراً
@bukhaarihajji3227
@bukhaarihajji3227 Жыл бұрын
Xaqiiq wllhy hadan akhrinayay, sheikhu warunti wxakuqoran,saraynta waxa iskaleh shacabka iyo tastuurka
@cabdallacaraale7531
@cabdallacaraale7531 10 ай бұрын
Mashallah sheykhul islaam xassaan xuseen alle hku xifdyo Waajibkaga waad gudatay
@luulcaabi1003
@luulcaabi1003 Жыл бұрын
جزاكم الله خيرا
@luulcaabi1003
@luulcaabi1003 Жыл бұрын
ليهلك من هلك عن بينة ويحيا من حي عن بينة
@kheyrtuse9535
@kheyrtuse9535 Жыл бұрын
Allaaahu akbar walaal
@abdirahmansuleman7700
@abdirahmansuleman7700 Жыл бұрын
Ilaahoow na ilaali oo nahagaaji aamiin
@eyeopener9533
@eyeopener9533 Жыл бұрын
Luul, Waleee inaad tahay qof wax fahamsan, waxna aqriya.
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran Жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@ckaafimaxamed3821
@ckaafimaxamed3821 Жыл бұрын
جزاك الله خير يا شيخ
@appoozama7747
@appoozama7747 Жыл бұрын
Alhamdulillah alaa nicmatil salaam
@mohamudibrahim3924
@mohamudibrahim3924 Жыл бұрын
بارك الله فيك
@abuujacfarnuur4832
@abuujacfarnuur4832 Жыл бұрын
الخلافة سياسة الدنيا بالدين
@JamalAli-cl3wq
@JamalAli-cl3wq Жыл бұрын
Manshallah sheikh Hasan ilahay cimriga hakuu Dhere yo that is very clear
@haji352
@haji352 Жыл бұрын
Jazakallahu khaira Sheikh.Somaalida wa 100% muslimiin wanna xukunka kitaabu llah lakuxukumo.
@nimcocadnaan6422
@nimcocadnaan6422 Жыл бұрын
Masha Allah jazakalah sheikh xassan Abu salmaan xafiduhulaal
@mohaahassan9156
@mohaahassan9156 Жыл бұрын
كثر الله امثالك
@webcomltd6226
@webcomltd6226 Жыл бұрын
الله اكبر الله اكبر ولله الحمد
@OmarOsman-ps1eb
@OmarOsman-ps1eb Жыл бұрын
Sheeq xasan xuseen baarakaalah
@usaamemohamedhashi8348
@usaamemohamedhashi8348 Жыл бұрын
أحسن الله مثواك اليشخ فضيل
@luulkesaneey7315
@luulkesaneey7315 Жыл бұрын
sh xasaan Allah ku xifdiyo
@ju4965
@ju4965 5 ай бұрын
جزك الله خير
@cxaafidclaahi3684
@cxaafidclaahi3684 Жыл бұрын
ماشالله تبارك الله عليك شكرأ
@YahyaAwake
@YahyaAwake Жыл бұрын
Wa Sax wallahi Ma Sha Allah
@DaudShegow
@DaudShegow 4 ай бұрын
M.a sheikha ilaahay ha barakeeyo
@quruxgerikmb6572
@quruxgerikmb6572 Жыл бұрын
Xafiduhullah sheekh Xassaan
@samowade1300
@samowade1300 Жыл бұрын
Sheekhow gantaaladaan aad ku xasuuqeyso dhawaagiida iyo culamaa'u suu'a iney u fadhiwaayaan aan u maleynayaa, . Allow noo kaa xafid .
@xafso5316
@xafso5316 Жыл бұрын
Xafidollaah sheekh xasan kuwaan xaqa rabbi ha tuso
@MOHAMMADALI-jk5fl
@MOHAMMADALI-jk5fl Жыл бұрын
Allaw dowlad Islam oo kitabka rabi nagu xakunto
@user-cn5ef9ns3g
@user-cn5ef9ns3g Жыл бұрын
Wey jirtaa dowlad islaam ah ee uhiiliya🏴
@adamsacad8265
@adamsacad8265 Жыл бұрын
صدقت يا شيخ
@abbesomaliyed7894
@abbesomaliyed7894 Жыл бұрын
ماشآء الله تبارلك الله
@user-xr7kc4sl2j
@user-xr7kc4sl2j Жыл бұрын
سبحان الله
@ahmedjama5524
@ahmedjama5524 Жыл бұрын
Waxaan u Fahmay Democraadiyo iyo Islaam isma Waafaqayaan!!!!!
@user-ok9zk6ev3z
@user-ok9zk6ev3z 7 ай бұрын
💯❤❤❤❤❤❤❤❤ shq xasan allha hakubarakay shqn ❤❤❤❤❤❤
@abdifataax715
@abdifataax715 Жыл бұрын
Wadaadkani waa dhaqtarka kaliya ee garanaya cudurka caalamul islaami haya
@xassanbile1338
@xassanbile1338 Жыл бұрын
Maashaa allaah sh xasaan Somali gaalada bey ku wehelin doontaa jahanama in alla rumeydan ma ahane alla amar kiise la diidye Aakhira waa faral balse maxaa idiinka horeya sh xasaan ma shaa allaah
@ismailh6518
@ismailh6518 Жыл бұрын
Waxaas baa alle ka sugaya inuu u naxaristo balada ku dhaqmi jireen ilaa hada , xidhibadana hada jiraana dhuuntoodey u nool yihiin diin shuqul kuma lahan ,culumo doofaro like soomoow baa ayida. Qashinka aruurey dartiis baan horumarka noo diiday.
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 Жыл бұрын
Sheikul Islaam. Xassaan Xussein Abu Salman. Amiirul mu'minin. Guul iyo gobanimo wexee kujirta xariga Allah. Kalbax kitaabka ayaa qabo . Waaku farxay Saad usharaxdey oo no fahansiisey
@xuseencaliyare2993
@xuseencaliyare2993 Жыл бұрын
Subxaanallah
@user-dc7bg9mv3h
@user-dc7bg9mv3h Жыл бұрын
M.a
@abuujacfarnuur4832
@abuujacfarnuur4832 Жыл бұрын
لا يستقيم امر هذه الامة حتی تستقيم ولاتهم وهداتهم قاله عمر بن خطاب
@user-ok9zk6ev3z
@user-ok9zk6ev3z 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Adduunka wadaad baan ugu necbahay sababtana qofkasta ayaan kuqancinkaraa.
@isseabdirahmanweheliye9010
@isseabdirahmanweheliye9010 Жыл бұрын
Ok igu qanci aniga
@user-fv3vr7mq6b
@user-fv3vr7mq6b 4 ай бұрын
Dastuurku waa ka Alle wixii ka soo hadhaa waa baadil
@nuuramaxamuud9614
@nuuramaxamuud9614 8 ай бұрын
Libaax libaax run sheeg
@Muwaahibmuxumed-cp8ec
@Muwaahibmuxumed-cp8ec 6 ай бұрын
@halimawarsame9532
@halimawarsame9532 Жыл бұрын
SOMALIA ALLA KACABSI MATAQAN INDHA KACABI AYEY TAQAAN
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Wadaadada laftigooda lama aaminikaro waayo iyagaaban iskudhinac usocon.
@isseabdirahmanweheliye9010
@isseabdirahmanweheliye9010 Жыл бұрын
Adi yaa wadaad aamin kudhahay makutaabka quraankaa wadaad kaa xigaa?
@axmedhuseen5672
@axmedhuseen5672 Жыл бұрын
Ilaah ajir haku siiyo
@user-ko4wt8sq7r
@user-ko4wt8sq7r 10 ай бұрын
Wad mahad santahay
@user-wt1be4sl4l
@user-wt1be4sl4l 3 ай бұрын
xasaan weligiiba ilaa awooweyaashiis dastuur gaalo iyo. dalgaalo iyo gumeysi ayow kuhoosnoolaay ee maxaakagalay dad xora muslina ah car weligiis hakahadlo sharciga Kenya ee gaalada ee awkuhoosnoolyahay
@waayoaragagalmudug9759
@waayoaragagalmudug9759 Жыл бұрын
WALE Adiga Cida Diinta Kuu Dabo Fadhidaa Hoogtay Mad Iska Cadeysatid Inaad Tahay Dhashii Aadan Ceyrow Waa Adiga Leh Kuruus ba Dhusomareeb Kugu imanayo ,,,Waxa Tahay Sheikhsa Ku Caasi Weyn
@90films69
@90films69 Жыл бұрын
Muslim ka yaa lala hadlayaa ee maha munaafiqiinta
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 Жыл бұрын
Sacdiyo filinbi taas iayada ayaa isoo afjarta habaar bay qabtaaa
@abdihassan9239
@abdihassan9239 Жыл бұрын
KENYA KA BILOOW,,,,,,,,,,SOOMAALIYA HA KU SOO ORDIN.................
@90films69
@90films69 Жыл бұрын
Islaamka ayaa lalal hadlayaa maaha gaalada iyo munaafaqiinta sida adiga oo kale ah
@abdihassan9239
@abdihassan9239 Жыл бұрын
@@90films69 AFKIINA MUSLIMIINTA KAMA NABAD GALAAN..........KENYAN ILAAHAY HA IDIN KA ADEE JIYO........................
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 6 ай бұрын
Hassan adiga maadka hadashid Kan Kenya ma awoodid lakin. Waxaa halkaan ka dumisaa tansomaliya ilahey ha kuu soo diro wax Kaa xoog badan oo Ku dumiya. Waxaad tahay shabaab cade
@sheikhabdirahman6433
@sheikhabdirahman6433 Ай бұрын
Kenya ma islaamba
@saidaali412
@saidaali412 Жыл бұрын
Asc sheekh iska ilaahi sida ay u hadlaan dadka aan waxfahansaneen adiga diinta waad taqaanaa qofka muslimka ah magaciisa magac aan aheen looguma yeeri karo waxkastana iska hubi
@naomana.4415
@naomana.4415 Жыл бұрын
Abuu Jahal magaca ma isagaa la baxay mise raalli ma ka ahaa?
@updyrahmanalpha6241
@updyrahmanalpha6241 5 ай бұрын
Hassan gurgurte miya Muslim ah😂
@abdallaabdirahman6986
@abdallaabdirahman6986 11 ай бұрын
Hassan vipi dadka maluminaysa
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Sababta keentay cilmaaniga mayaqaan lkn in nidaam lagadhigtay oo keliya ayuu yaqaan.
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 9 ай бұрын
😏, Secularism is from Europe especially post France Revolution!!! Maxaad na mooday xoola dhagataa
@asadcumarcabdiasad9232
@asadcumarcabdiasad9232 8 ай бұрын
لولا العلماء لكنا في دياجير الجهل . يا شيخنا الفاضل شيخ حسان حسين آدم أبو سلمان الصومالي هو لايخاف لومة لائم. الذي كشف العلماء العلماء السوء الذين يخادعون الله ورسوله. وكذالك زرع نفوس هؤلاء المتمردين الرعب.
@fathumokyrane3825
@fathumokyrane3825 Жыл бұрын
Sheekh adiga waxa aad tilaami aad u tilaami hadaad saas u ogtay maad u istaagtid
@Mowliid2024
@Mowliid2024 Жыл бұрын
Umada Qaraxa kadaa, dil unbaad iftootaa
@mustafegadhka2720
@mustafegadhka2720 Жыл бұрын
Afkii gaalada ayaad ku hadashay.qarax haku meeraysane. Oradoo diinta soobaro. Mise nooca dimuquraadiyada diinta ay u tahy ayaad tahay?
@abubanin______2776
@abubanin______2776 Жыл бұрын
Caa,lamul cayaal lama joogo waxaa lajoogaa caalamul culumaa adeer isa sax
@abuujacfarnuur4832
@abuujacfarnuur4832 10 ай бұрын
adigu maxaad kenya oo gaalo ah maxaad uga taki wayday
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 9 ай бұрын
Joogtaan iyo Tagitaan kama hadal, wuxuu ka hadlay Xukunka iyo Imaamka Ummada
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 Жыл бұрын
Madaxda Xun Wexey Ka soo dhex baxayaan Umadda markay xumaato Ee ummad lawada Toosiyay waa Bulsho hagaagto Ileen bulsho islaam guri islaam bay ka sameysmataa marka koowad Allaha Xaqqa hana Tuso oo Umadda Nolosha Yaan lagu ciriirin.
@user-pk7dg3pt1b
@user-pk7dg3pt1b Жыл бұрын
Ninkaan waa ALSHABAAB 😍
@kurkakaska9944
@kurkakaska9944 Жыл бұрын
Ninkaan xaqiiqda ayuu kahadlay hadii alshaab saanyihiina waa saxanyihiin xaqqa alaha uhiiliyo
@kurkakaska9944
@kurkakaska9944 Жыл бұрын
Ninkaan xaqiiqda ayuu kahadlay hadii alshaab saanyihiina waa saxanyihiin xaqqa alaha uhiiliyo
@kheyrtuse9535
@kheyrtuse9535 Жыл бұрын
AL SHABAAB GUUL😍
@abdiladiifmohamud3272
@abdiladiifmohamud3272 Жыл бұрын
Xaqa haduu kahadlaya ma alshabab baa anagaa yaab aragnay kolay alshababtu waxayba kuxumyihiin in ay dadka waliba dadka muslimiinta ah dilaan oo qarxiyaan waxayna iskaga mid yihiin khawarij diintana maba banaynin in qof ladilo qof Muslim ah oo shahadanaya lkin haday leeyihiin waxaa lagu dhaqmaya kitabka ilaahay wan ku raacsanahay.
@adoonkialle
@adoonkialle Жыл бұрын
Shabaab hadey saan yihiin jihaadka maal galno
@fathumokyrane3825
@fathumokyrane3825 Жыл бұрын
Waxaad ku moodaa in aadan soomaali aheey oo daruuraha ku nooshahay u istaag dadkaada
@abdikarimaden
@abdikarimaden Жыл бұрын
subaxanalah hadalkan iyo duridaa sheqa wax badaan ayan arkay e ilahey ka baaq
@abdihassan9239
@abdihassan9239 Жыл бұрын
SHIIKHAAN KEENYA WAA KA BAQAA,,,,,,,,,SOOMAALI UUN BUU LA RABAA JAJAB.............!!!!!!!!!!!!
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 Жыл бұрын
Sheekh Hassan xadiisyo badan oo sheeko Carbeed ah buu dadka u sheegaa. Waxaan dhageystay isaga o dhahaaya naagtu ninkeeda ayaa xaq uuga leh Aabeheed iyo hooyadeed. Sheekh kalena waxaan ku maqlay nabi Maxamed scw oo yiri hooyada ayaa uugu xaq muddan isaga oo sadex yeer ku celceliyay. Su'aashaydu waxay tahay ma jawaabta nabigaa sax ah mise tan waddaankan somaliyeed?
@sheikhabdirahman6433
@sheikhabdirahman6433 Ай бұрын
Labada masaloodba laba sheekh baad ka maqshee mayna qurux badnayn inaad adigu baadho
@hamzeburhaani5024
@hamzeburhaani5024 Жыл бұрын
Wadaadow waxba hanokala gurin iyaga iyo kuwa kuracsan iyo wadadka aan gaalo inayihin uqoonba waa kufaar naftoda khiyameyay wadadow dadka runta usheega allihin kacabsado
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Жыл бұрын
Ok. Kali Muslimow wad mahadsantahay. Dabcan adigaa haysid liiska muslimiinta iyo gaalada. Janadana furaherda malaha aduu jeebka kuugu jiraa. Kaliya waxa kuu dhiman inaad masaajidka isku qarxiso ileen waa gaalo dadka kutukanayee, oo ilaahay ugu dhawaato dhiigooda.
@kheyrtuse9535
@kheyrtuse9535 Жыл бұрын
Hadalkaaga khawaarijnimaa kasoo urooyso 🤭
@90films69
@90films69 Жыл бұрын
@@saidhashi2856 sababta ay ku gaalooween buu kuu sheegay ee sheeg adigi sababta aad gaalnimadoo ku difaacayso kulu shay sabab wax walba waxy leeyihiin sabab qofka gaaloba kanridooba kan mushriga ah iyo kan qalbiga ka xanuusan sida adiga oo kel waxy ku qoran yihiin kitaabka iyo axaadiista halkaasbana laga soo dheegtaa ee adigu islaanimadoo xagaad ka soo dheegatay
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Жыл бұрын
@@90films69 Anigu caalim dadka kala soocaya maihi, kan Muslimka ah iyo kan gaalka ah. Lakiin waxan kuu shegaya Somali maanta waxay leedahay laba cadow oo diintooda iyo dadnimadooda khatar kuah. 1: waa khawaarijta Alshabaab iyo kuwa kufikirka ah. 2: Qolada demoqaradiyada reer galbeedka ladhacsan oo raba inay mabaadi'i gaalo laga hirgaliyo Somalia. Waa laba cadow oo umada midkoodna uroonayn.
@mohamedhajiisseilaak138
@mohamedhajiisseilaak138 Жыл бұрын
Ninkan wa shabaab cadaystay
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Iidoorku markay maqlaan gaalo halaga fogaado wayxanaaqi.
@Ahmed-ki3tb
@Ahmed-ki3tb 20 күн бұрын
Xaqu waa cad yahay ee ninkii xaaduqaan garane
@AIA-xk5dj
@AIA-xk5dj Жыл бұрын
Sheikhow suaashani miyuuna ka hadlin rasuulkeeni scw ,oo diinkani isaga ilaahay kusoo dajiyey? Aaway ya sheekh xasaan xadiithul thaqalayn oo bulhaari iyo muslim iyo aîmatul muxaddithiin ay wada wariyeen????? إني تركت فيكم الثقلين ما إن تمسكتم لن تظلوا أبدا.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Sunnaba hadduu sooqaaday wayga tufanyahay.
@sayidmaxamud
@sayidmaxamud 10 ай бұрын
Maxaa kala jeeddaa
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 10 ай бұрын
@@sayidmaxamud luqadda iyo diinta soobaro lkn wax aad dad kamaqashay diin noqonmaayaan
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 10 ай бұрын
@@sayidmaxamud dadka badankooda wey waalanyihiin ama waa lasixray waayo waxay kala garanwaayeen run iyo been ama xaq iyo baadil. Nebiguna sunna mayeelankaro ee ilaahay ayaa sunnah yeelankara quraanka ayaana lagu kalabaxaa.
@abdihassan9239
@abdihassan9239 Жыл бұрын
↘↙ ↘↙ ↘↙ ↘↙ ↘↙ ⭕⭕⭕⭕⭕⭕⭕⭕⭕,,,,,far aa kugu mudan SHIIKH.............Don't CAUSE TERRIBLE.........SHIIKH WAX WANAAJIYO WALI WAA LA SUGAA........
@abdihassan9239
@abdihassan9239 Жыл бұрын
NABADA AAD DHEX JOOGTID YAA KEENAY,,,,,MA MUSLIM BAA KEENAY??????????????
@90films69
@90films69 Жыл бұрын
Gaalada iyo munaafaqiinta uma jawaabno
@abdihassan9239
@abdihassan9239 Жыл бұрын
@@90films69 CAQLIGIINA WAA KOOBANYAHAY,,,,,,,,,GALAADA KURIGOODA ADAA JOOGTID.....................
@tantaniaaj2304
@tantaniaaj2304 Жыл бұрын
@@abdihassan9239 yahuu war gaalyhow naga amus waxaso kle nala nool subxanallah
@abdihassan9239
@abdihassan9239 Жыл бұрын
@@tantaniaaj2304 munaafaq,,,,,GAALNIMO KU DHIMO,,,AHLU QURUN YAA KA MID TAHAY.................AL SHABAAN XAARAAMIYAH.......UF
@adoonkialle
@adoonkialle Жыл бұрын
Alle kalamkiisa wax kafiican majiro quraanka aan kudhaqano janno ayaa Alle noobalan qaaday marka Alle haku soo hanuuniyo
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Shiico iyo wahaabi iyo suufina halacaayo, dimuqraadiyad iyo cilmaanina haloo hogaansamo. Soomasliyeey hanagu taagnaato.
Qiso Naxdin Leh || Sh Xassaan
20:10
Daarul Xadiith
Рет қаралды 122 М.
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 120 МЛН
🌊Насколько Глубокий Океан ? #shorts
00:42
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 20 МЛН
Xamse Cabdi Bare Iyo Kuwa Lamidka Ah Diintina Ayey Badali Rabaan Sh Xassaan Abu Salmaan
21:00
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 53 М.
Qisooyin Qosol badan (kaftanka culimada)
21:10
DACWA MEDIA CENTER
Рет қаралды 406 М.
Ali Harare, Sh Xassaan Xuseen Iyo Jawaabti Majeerteen La Siiyay
18:44
Sh Xassaan Oo Allah Ka Barye Iney Rushka Guulestaan Guul Musliminta Ka Faaidestaan
14:32
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 69 М.
Qisadii Shurayx ibnu haani || Sh Xassaan
15:00
Daarul Xadiith
Рет қаралды 80 М.
Sh Xassaan oo ka hadlay Coldoon iyo Dhaalibaan
15:53
Qalaafe Media
Рет қаралды 456 М.
Q9-Dhacdooyinkii Noolashii Cumar Binu Khadhab Sh Xassaan
2:00:33
Qalaafe Media Official
Рет қаралды 71 М.
Qissadii Abii Dar Alqifaari iyo Dhibkii loo gaystay Sh Xassaan
19:40
She saved others
0:20
V.A. show / Магика
Рет қаралды 6 МЛН
😁💸 @karina-kola
0:16
Andrey Grechka
Рет қаралды 3,5 МЛН
Ужасное свидание🤯 #стальноймужик #жиза #еда
0:50
SteelMan XXL | Стальной мужик
Рет қаралды 1,5 МЛН