Guryaha kama soo baxaan 13ka Jimcaha reer-Yurub.

  Рет қаралды 34,873

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Пікірлер: 203
@mahmudcaaqil1064
@mahmudcaaqil1064 4 жыл бұрын
Ustaad codkaaga waxa ka yara muuqda is bedel hadii aad xanuunsanayso allah ha ku caafiyo fadlan u duceeya walaalkeen
@axdwaijaylaani8261
@axdwaijaylaani8261 4 жыл бұрын
Hubaaal wax badan oo waqti badan laga qaadan lahaa ayaa noo sahashay thnkz wlkeeeen muqdishan kaa soo salamayaaa first one❣❣❣
@shucayb939
@shucayb939 4 жыл бұрын
Alle ayaa mahad u sugnaatay mar kasta kaas oo nagu barbaariyeey muslinimo💝
@XASILLONICHANNEL
@XASILLONICHANNEL 4 жыл бұрын
Wll aadan haka caajisin in aad bulshadaada daaha uga rogto beenta iyo qiyaanada reer galbeedka ku dhaga barjeeyeen ee ballaayiinta ay ku bixiyaan alle haku xafido wll
@wadasocoshomedia4167
@wadasocoshomedia4167 4 жыл бұрын
Waanu ognahay zp kaalintaad bulshada ugu jirto dhalinta kale cilmiga lehna waanu ku dhiiri galinayna adna alababa aduun iyo jannoba alle haku furo
@xasancabdiraxmaan9816
@xasancabdiraxmaan9816 4 жыл бұрын
Allah towxiidka hanagu dilo🤲🏻🤲🤲🤲🤲
@wanaagsamemedia2532
@wanaagsamemedia2532 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad (Allah) haku xifdiyo waxaad kaloo muuqal nooga soo diyarisa khuraafadka ay sameeyan sanadka cusub. Mahadsanid
@khadaraidid2870
@khadaraidid2870 4 жыл бұрын
Aqoontu waa waxa kaliya ee aanu qofku iibsan karin masha Allah wll rabi hakaa yeelo kii diintiisa iyo dadkisa difaaca isha Allah
@maxamedmaatan8618
@maxamedmaatan8618 4 жыл бұрын
hore usoco zhp aden
@abdulkadirofficial5349
@abdulkadirofficial5349 4 жыл бұрын
masha allah mahadsanid wll sida aad noogu soo gudbiso wax walba
@mahamoudchirdonhared9017
@mahamoudchirdonhared9017 4 жыл бұрын
Mashallah Wll allah kuu daayo wayo Waxa badan ayan kaafa ideeysdeey
@hamsemahdi8811
@hamsemahdi8811 4 жыл бұрын
Sanadkan 2020 13th November waxay ahayd Ama kuso beegantay jimce. Waxan ku nolahay Europe ‘Sweden’ dhaman macalimiinti schoolka shaqalaha dhan walba dawlad iyo ganacsi waxa laga dareemayy cabsi iyo inay malinkasi uga gadisnayd malmihi hore kadibna ani ayay igu qal qaaliyen badankoodu inan wadada marka aan marayo ama guriga joogo aad u digtoonado kadibna waxan ugu jawabayay dhamanton anigu ma aaminsani waxa sbbto ah waxan ahay Muslim wayna ila yabayen
@honestman4046
@honestman4046 4 жыл бұрын
Adaan, update, mahdsanid brother 💯💯
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 4 жыл бұрын
Mahadsanid macalin 😍
@khdwlimm6903
@khdwlimm6903 4 жыл бұрын
Masha allah Sahanka xogaha allaha cilmigaga kuu siyaadiyo 🔥
@c.raxmaanodawaay5539
@c.raxmaanodawaay5539 4 жыл бұрын
1234567890
@mahamoudmouno8228
@mahamoudmouno8228 4 жыл бұрын
Mashallah Wll allah kuu daayo wayo Wlh Waxa badan ayan kaafa ideeysdeey Nolow wll mcn 👍♥♥♥♥👍👍👍👍👍👍👍👏👏👏
@abdulfatahmohamed7939
@abdulfatahmohamed7939 4 жыл бұрын
Aadan wll qli wxaan kugu mahad celiyo magarnayo wllhi malmahan black friday aYaa layaabana wxay thy niyadana wnku hayay balse wdiga maanta iga qanciyey mhad sanid bro
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 жыл бұрын
Wcs mahadsanid
@feysalyare4432
@feysalyare4432 4 жыл бұрын
Sxpool HarGab Miyaa Kuugu Dhace Codkaga Wuu isbadaley Ilaah haku CaFiyo 🥰🥰
@hindaismail8701
@hindaismail8701 4 жыл бұрын
Mansha allaah 💞❤ Horey uzoco
@mahamoudchirdonhared9017
@mahamoudchirdonhared9017 4 жыл бұрын
Waa liigaa Nolow Wll 👏👏
@kuulman9240
@kuulman9240 4 жыл бұрын
Saxiib waa wax jira oo Runa waayo waxa dhintay Dadkan aduunka ugu Jecla 13.3.2013 walalkay Qaali 13.3.2014 Inadeerkay Qaali 13.3.2015 Habaryartay Qaali 13.3.2017 Aabahay Qaali Dhamaana Alleh Haaw Naxaariisto insha allah
@ABUCADOOD77734
@ABUCADOOD77734 4 жыл бұрын
Aadan codkaaga ku jirto alle haku caafiyo
@AyanDhaladShow
@AyanDhaladShow 4 жыл бұрын
Mahadsnaid wllkeyoow barnaamijka wanagsan eednoso xushay
@Khaalid155
@Khaalid155 4 жыл бұрын
Jimcihi hada Ina dhaafay 13 ayuu ahaa switzerland ayaan jooga waxba maanka dareemin lkn waad mahadsantahay ustaad aadan waa iifaa iido kolyba
@ملكةالقلوب-ج7ك
@ملكةالقلوب-ج7ك 4 жыл бұрын
الحمد لله على نعمة الإسلام
@ansixintawararka2881
@ansixintawararka2881 4 жыл бұрын
Wllll Adam hore usoco waxad tahay qof qaliya
@888ph3
@888ph3 4 жыл бұрын
Aadan hore uu soco wll Wll book mah so saartay
@suhaibosmanhassan3096
@suhaibosmanhassan3096 4 жыл бұрын
Adan sahan 👍❤❤
@calamishow4806
@calamishow4806 4 жыл бұрын
Hore Usoco Aadan aad bad umahadsantahay
@Trendingvibewave
@Trendingvibewave 4 жыл бұрын
Walal Hadi ad aragto farinteyda video ka saame Iberian Religious War The longest continual war in history , Thanks you I'm waiting you bruh , Farintan halaiga garsiiyo walalkey ❤️👏
@xasandaahir6324
@xasandaahir6324 4 жыл бұрын
Scw scw scw 💓
@ahmedaymanofficial8196
@ahmedaymanofficial8196 4 жыл бұрын
First one like dhac kusii
@ayaanabdi9895
@ayaanabdi9895 4 жыл бұрын
Yaxfdu allah macalin
@nasriabdale4552
@nasriabdale4552 4 жыл бұрын
Waa halkii dhaqan keena aynu ka odhan jiray amma aynu ka aamin sanayn arbaca bil udambaysa Lama guro Lamana guursado ilmaha dhasha maalintaasna aynu baasaysan jirray
@muktarcadde6413
@muktarcadde6413 4 жыл бұрын
Aadan sahan mahdsanid
@mustafeshide3176
@mustafeshide3176 4 жыл бұрын
Masha allah wall alle haku sharfo
@TheOmaani
@TheOmaani 4 жыл бұрын
Galadu sababta ay u necebtahay Lambarka 13 waa si falsafadaysan Taaso aH Xarfaha Latinka Ee A b c d . Xarafahas tiri marka ad ka marayso Xarafka 13 waa xarafka M sababtana wabad Garan adon OgaN Taso aH M wxaa ka BiLaabma Nabigeena suuban ee muhamed NNKH Ma fahaNtaY wlaLkayoW🤩😊
@Awesome-ww7zj
@Awesome-ww7zj 4 жыл бұрын
Keep going bro
@hassandaaad1911
@hassandaaad1911 4 жыл бұрын
Wll horay usocod kuu rajeena
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 4 жыл бұрын
Qurafaadka ay yurub layaaban thy Aadan sahan
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 4 жыл бұрын
Mashaallah aadan 👏👏
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 4 жыл бұрын
@Dhul barwaaqo haye waa ku saare
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 4 жыл бұрын
mahadsanid wll adam
@dhufsay6924
@dhufsay6924 4 жыл бұрын
ماشا الله ماشاء الله ❤❤❤❤
@yoomeyare6397
@yoomeyare6397 4 жыл бұрын
Wll aadan hordhaca bedel
@abdiaziizomer2333
@abdiaziizomer2333 4 жыл бұрын
Imika anoo ku dhagaysanaya ayaan ku qoray number 13 and Friday waana run wiishku ma laha tirada 13. Waa 12,14,15.
@imanyare5776
@imanyare5776 4 жыл бұрын
Wcs wr wb Ustadii Jazakllah
@ipraahimaadenjaamac7656
@ipraahimaadenjaamac7656 4 жыл бұрын
Inta ugu soolexty ereyg quraafad👍
@dubaddeeq3564
@dubaddeeq3564 4 жыл бұрын
Masha allaah aqoonyahan
@cabdirisaaqmaxamed9951
@cabdirisaaqmaxamed9951 4 жыл бұрын
Ustaad horey usoco
@ADS-FTBL3
@ADS-FTBL3 4 жыл бұрын
Wczln Ustaad Waxaad Leedahay Cadow Farabadan Alle Cadowgaaga Haka Jeediyo Frist Daawade
@khalidsefudiin5757
@khalidsefudiin5757 4 жыл бұрын
Asc wllo aadan
@shaaifahmedabdkani8167
@shaaifahmedabdkani8167 4 жыл бұрын
Waa run jimcihii lasoo dhafay dadka badankood dalka aan jooga bananka uma soo bixin, xitaa wuka asxaabnahay. War walibana way kajirta arintan. Balse inkasto ay jiraan dad kamid ah iyaga aanan aaminsanayn, sida Kuwa katooliga ahii qaarkood way soobaxaan, dugsiyada iyo waydhigaan, goobaha wax barasho.
@najibsaid8215
@najibsaid8215 4 жыл бұрын
Bro ❤️👍🏾
@jamaalhussien8818
@jamaalhussien8818 4 жыл бұрын
ASC wll Aadan adoo mahad San soo badi taariikhaha IP Man iyo kuwa la midka ah
@xasanxarago4168
@xasanxarago4168 4 жыл бұрын
مساء الله
@anushkamohamed4214
@anushkamohamed4214 4 жыл бұрын
Mancha allah wll
@dhufsay6924
@dhufsay6924 4 жыл бұрын
Wll aadanaw ilaahay hku xifdiyo lkn turkiga kahadlin
@daadiryare1679
@daadiryare1679 4 жыл бұрын
Fast views💖💖
@abdiwahab77
@abdiwahab77 4 жыл бұрын
Thanks bro
@hoodahooda1688
@hoodahooda1688 4 жыл бұрын
Wll 2017kii ayay mar ku beegantahay hadal ahayn way jirtay lkn shaqda was u soo baxeen Xaga guryaha waay jiraa lambar 13
@maishamandeq5816
@maishamandeq5816 4 жыл бұрын
Wan arky aad aye u baqan malinta 13nad hade jimco ku so adana ma ugu sijirto
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 4 жыл бұрын
Asc wll mcn aduun cisi ku noolow aakhirana janada allaha kuugu casuumo 🤲 1k🙏 subscribe 👈 inagu caawi waa codsi wll mahadsanid ✅🙏
@cilmicismaan4448
@cilmicismaan4448 4 жыл бұрын
Waa ay sharaystaan lambarkaas oo ama way ka boodaan ama 12A ayey dhahaan
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj 2 жыл бұрын
walaal aniga ayeey igu dhacday arintaan, 2012kii anigoo jooga Finland, ayaa 13 marso ama abril waxeey aheeyd midkood oo jimce ahaa, ayaan waxaan lahaa balan wareeysi, markaas beey qareenkeeygii wuxuu igu yiri, 13 iyo jimco war ninyahow balantaan dib u dhig oo bedel, waa maalin aad u xune, markaa baan ku iri jimce waa maalintaan ugu jeclahay ee ma bedelayo ayaan ku iri, waxeey iigu jawaabtey hadaba anigu ma imaanayo maalintaas ee wixii wareeysigaaga ku saabsan email ha leeygu soo diro, marka aniga arintaan aad ka hadleeysid aadan aniga horey ayaan u soo arkey oo ay iigu dhacday
@ahmedmuhiadin1828
@ahmedmuhiadin1828 3 жыл бұрын
waxa ay ka mataleen film Hollywood ah magaciisu ahaa Friday the 13th , ka dibna waxa aan is weydiiyey waxa ay uga jeedaan filinkaas in badana waan raadinayay inan helo xogtiisa balse Aadonow adiga ayaaba noo sharaxay xogtaa ku saabsan Friday the 13. Mahadsanid.
@mohamedyasenalyamani5737
@mohamedyasenalyamani5737 4 жыл бұрын
2021 Aught 13 will be afriday
@QIShow
@QIShow 4 жыл бұрын
Hoteeladu way leeyihiin qol leh number ka 13 aad yurub inteeda badan. Macluumaadkan wax badan ayaa ka qaldan
@liibancabdi6969
@liibancabdi6969 4 жыл бұрын
Anigu waxan basestaa kabta rogan waxan ka aminsahy inu sheydaan ku tukado
@cabdicasiisaxmad4756
@cabdicasiisaxmad4756 4 жыл бұрын
Maalinta jimcadaa annaga ka muslim ahaan waa maalin nagu weyn oo waaba maalin cibaado iyo nasiino lkn yaanaan hilmaamin in aduunka maalin jimcaa larogayo oo maalinta jicmahaa dugaaga iyo dhirtuba cabsi saaida ayey dareemaan. Dadka dhankoodu waxba madareemaan oo wayba nastaan
@roodaabdikariim6383
@roodaabdikariim6383 4 жыл бұрын
Ma dareen santihiin in macalin keeni weynaa ee aadan sahan in hargabkii ba anaa haleelay oo codkiisi is yara badalay
@Teamakram1
@Teamakram1 4 жыл бұрын
Wllo aniGa wxn dawaday filin la magac baxay 13th Friday oo cabsi ah
@Hasaam930
@Hasaam930 4 жыл бұрын
Wllo ma maqliin anigu haladalkas 13 jimce dhow marmar ayaan arkay wllo
@dhamme0
@dhamme0 4 жыл бұрын
Ana joga Europe wanan ogahay iney khuraafaad aaminsanyihiin.
@hindakeyseismaciil16
@hindakeyseismaciil16 4 жыл бұрын
aad baad umahadsantahay aadan zxp
@abdirahmanomer9358
@abdirahmanomer9358 4 жыл бұрын
Asc wll aadan alle haku barakeeyo wll waxan ku weydiinayaa barnaamijyadii aqoon kororsiga ahaa maxad u joojisay
@abdirahmanomer9358
@abdirahmanomer9358 4 жыл бұрын
@Dhul barwaaqo mxd soo gudbisaa horta
@HalimaAhmed-m3o
@HalimaAhmed-m3o Жыл бұрын
Subxaana Allah
@abdiallah614
@abdiallah614 4 жыл бұрын
August, 2021,13, Friday
@Naji0704
@Naji0704 4 жыл бұрын
Bishaan xtaa 13.11
@sacadcumaradam786
@sacadcumaradam786 4 жыл бұрын
Bishan hada ayay isku beegantay baraha bulshada waxaa qabsaday black Friday waanay iska cadahay
@nuurakiin1022
@nuurakiin1022 4 жыл бұрын
Arbaca bil udanbasa kasoo hadal wll adan
@xasanturky1935
@xasanturky1935 3 жыл бұрын
Keep going zxpqali
@abdiqaniqumane
@abdiqaniqumane 4 жыл бұрын
alxm she qofkastoo Caafmaad kusoo toosay
@khadaraidid2870
@khadaraidid2870 4 жыл бұрын
Wll qiso ayaan kuu hayaa ee hadii aad wakhti hesho lanbarkaa igala soo xidhiidh
@xaajimaquste
@xaajimaquste 4 жыл бұрын
I love 13
@abdimajid1287
@abdimajid1287 4 жыл бұрын
Walal waxan ahy qof kugu xeran marar badan ayan ka codsade in aad (Martin Luther King jr ) so galiso plz iitix gali codsigan mhdsnid
@DrAarka2019
@DrAarka2019 4 жыл бұрын
#####Medusa plan#####wax inooga sheeg walaal.
@letme6782
@letme6782 4 жыл бұрын
Wxn xasuusta film kii 13 friday ee musiibada ka sheekeenayey
@hanadhandz3797
@hanadhandz3797 4 жыл бұрын
Haa wlhi wxa dawaday film la yidhaahdo 13th Friday
@hajiyoqadro6415
@hajiyoqadro6415 4 жыл бұрын
December sunday 13
@amazingtranslator8234
@amazingtranslator8234 4 жыл бұрын
Aadan alla mxd nin raged tahay
@mustafaadams790
@mustafaadams790 4 жыл бұрын
Quraafada waa madhamaato! Bulsho walba waxay leeyihiin quraafaad ugaar ah... Quraafada waa kala heer ee waa nadar bulsho ka xor ah quraafkani u muuqdo madhamaadka....Allow inaga kori...
@maxamafjaamaacxuseenmaxama9339
@maxamafjaamaacxuseenmaxama9339 4 жыл бұрын
Wll manta mayara xanunsatahay codka xogaa xabeeb ah kugu jiree
@maxamafjaamaacxuseenmaxama9339
@maxamafjaamaacxuseenmaxama9339 4 жыл бұрын
Ok pro
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 4 жыл бұрын
Facebook maradona uga soo tagay🤣🤣
@A...A09888
@A...A09888 4 жыл бұрын
Hhhh
@Fadka213
@Fadka213 4 жыл бұрын
Third to be honest 🥶💕
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Friday the 13th is the day Jesus gone to the Heaven🗣️
@raaliyocadeey5605
@raaliyocadeey5605 4 жыл бұрын
Hhhh who says that🙄
@ngolokante7805
@ngolokante7805 4 жыл бұрын
Dilkii nimankii fransiiska sixroolayaashii fardoolayda macbadka soo tii ahayd 13 jimce ah
@tomtmds5076
@tomtmds5076 4 жыл бұрын
Brother aad ayaan kugu xiranahay. Somalia dhaba ayaana tahay. Waxa aad amin San tahay ayaan kula amin sanahay. Barnaamij yada soo badi. Dadka qaar waa wax magrato. Una sheeg somali cedeey tahay iyo in aan nahay dad family ah meel waliba aan joogno. Ilaah Haku nabad galiyo meel waliba aad joogto.
@ahmedabdikani8329
@ahmedabdikani8329 4 жыл бұрын
Sxb waxd ka soo heshy waa mxy black friedy
@mowliidcaynab7741
@mowliidcaynab7741 3 жыл бұрын
Sxb wajelahey kilibyadhigti sxb waxan kudaraya waxyalaha kale oo ayshegayan wabor isku qarin runtu wa alifbetada xarafka m tuwuxukagajira number 13 m tana walacaybkay uqaban subanaheene Mohammed csw
@sicidoaxmed6899
@sicidoaxmed6899 4 жыл бұрын
macalin halloween ka waxay ka aaminsan yihiin kasoo hadal reer yurub
Motorola | Shirkaddii dhashay moobillada.
11:13
Sahanka
Рет қаралды 27 М.
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
Trump announced the end date of the war / Emergency plane landing
14:05
70 jirkaaga | maxaa ku sugaya? | maxaad ku sugan tahay?
11:35
Xorriyatul qawl ayaan rabnaa | Maxaa naloo cabudhinayaa?!
13:05
110 | Wax kasta oo ninka Soomaaliga ah ku saabsan.
1:08:45
Sahan Podcast
Рет қаралды 47 М.
Dalkayaga waanu u dhimanaynaa | Afkanool itaal baranbaro.
11:25
Xikmadaha Dostoevsky | Murtiyo maangal ah.
13:53
Sahanka
Рет қаралды 139 М.
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН