GUUL AXMED MADOOBE FASHILAY SHIRKII XASAN SHEEKH KISMAAYO KULAABTAY DAMUL JADIID OOHIN AFKA FURTEEN

  Рет қаралды 7,052

Darwiish Tv

Darwiish Tv

Күн бұрын

GUUL AXMED MADOOBE FASHILAY SHIRKII XASAN SHEEKH KISMAAYO KULAABTAY DAMUL JADIID OOHIN AFKA FURTEEN

Пікірлер: 45
@yasminjama2703
@yasminjama2703 2 сағат бұрын
Axmed madoobe Guul ku soco
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 2 сағат бұрын
Maashallah GUUUUUL ADREE AHMED ❤
@dahirCade-u5i
@dahirCade-u5i 2 сағат бұрын
Sayid axmad ha ubaqìn❤❤❤❤❤❤boqor boqor dhalay❤❤❤
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 сағат бұрын
Kkkkk Maanta Waa Laga Filaayey Inuu Sidaa ugalo Wuuna Ku Saxan Yahay MD Ahmed Madoobe❤❤❤
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 maashaa allaah waa geesi qaran sayidka
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Сағат бұрын
ASC Masha Allah 5 Darood just need UNITY qasaab ayeey maamul goboleed ku tahay. Hassan dhiiqo waa nin Hawiye oo xanuunsan.
@user-zo8vs8xh4g
@user-zo8vs8xh4g 2 сағат бұрын
asc darwish tv wllalo marka hore an ku shego axmad madobe hadu gulaystay allah aya kalmeyay mida kalena ninka wa darod darodna warkisa wa cad yahay gesinimo wa lo qaray darood io wadaninimo wa lo qiray mda kale ya ka gesisan sscid dani ya ka sìyasisan saciid dani gacan wu ku dagalamay gacana dorasho ayu qabtay gacana ehelkii ayu ugu gargaray tasturkii ya hor istagay somaliya o god ku dhacday ya u gargaray hadan darod nahay cid saciid dani ka gesisan ma jiro mana maqli karno saciid xumantisa axmad wa waqti lo bahna wa manta io axmad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AshaMohamed-o5j
@AshaMohamed-o5j 2 сағат бұрын
Waryaadanibaa ku Waalatay uquurdani. Ilaahay. Waakaraameeyay
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 2 сағат бұрын
Dhulbahante harti iyo dowlda somalia in ay cayan .aha war adinka wax noqda
@osmangure6040
@osmangure6040 2 сағат бұрын
Aad baan u jeclahay warka Mar caddduun walllee caaqil baad tahay.
@osmangure6040
@osmangure6040 2 сағат бұрын
Hadbanwaxan la xarkaadayaa waa xogtaan helaye xawliga durdurada ayaan ka biqi xeerb innan tago.
@yasminjama2703
@yasminjama2703 2 сағат бұрын
Welkom 🤗 Darwiish tv wallo
@CabdixakinAadan-e1i
@CabdixakinAadan-e1i Сағат бұрын
GUUL GUUL AXMED MADOOWE WAA GEESI BAD BADIYAY MAGACA DAROOD M.A
@AxmedshkiikhShiikh
@AxmedshkiikhShiikh 2 сағат бұрын
Fursadaas Waxa iska beeldareeysy Lafta gareen
@laylosiciid781
@laylosiciid781 10 минут бұрын
Jaaniskii dani buu uga adkaaday maanta Danina waa libaax kale
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 2 сағат бұрын
axmed qurux ubaneeya
@milyarawes6425
@milyarawes6425 Сағат бұрын
Deni waa Axameq wanika Farmajo oo aahi Iina Adeerki ayuu uu gahiliyey Xaqderi
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 Сағат бұрын
Axmad madoobe farmaajana amaani meyen laf dhuun gashay ayuu ku ahaay
@CabdixakinAadan-e1i
@CabdixakinAadan-e1i Сағат бұрын
zGUUL GYYL AXMRD MADOOWE
@MahamedSubagle
@MahamedSubagle Сағат бұрын
Mahsxa. Kuhelay. Darwish.
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 57 минут бұрын
Guul axmed islaam waa geesi wuu fahmey sheekadaan
@MahamedSubagle
@MahamedSubagle Сағат бұрын
Joji. Qapyaalada... dantisaa. Nin. Wataa. M ayad. Amanaisa.
@FarxiyaYuusuf-xp7lt
@FarxiyaYuusuf-xp7lt Сағат бұрын
😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😊
@KhadarAhmed-tz8xs
@KhadarAhmed-tz8xs 2 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o 48 минут бұрын
Ahmed CADE ✅❤️😆🇸🇱
@charmarkecabdullahi8765
@charmarkecabdullahi8765 Сағат бұрын
Manta ayaa run sheegeysaa
@AbdiGabow-r7u
@AbdiGabow-r7u 2 сағат бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 сағат бұрын
xasan sheekh daarood nacayb darted dowlada wuu kasaaray harti ssc iyo puntland war muqdisho waxka kuso hadhay abgaal waxas ma dowlad baa
@dahirCade-u5i
@dahirCade-u5i 2 сағат бұрын
Waxa intaa sii dheer caqli xumadooda khaladkiisa baa iyagu lasaxan😂😂😂 hal xabo dowlad famaayo xitaa malaha aga agoowgiin lagub kkkkk
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 2 сағат бұрын
Abagal yu ku wasiin
@LajeclowMoha-jr7fq
@LajeclowMoha-jr7fq 2 сағат бұрын
Ssc khatumo hadii laga dhigo ogow kuwo hawiye ah oo iyagana gobol hiran state asna aqooonsi uu rabaa wado in uu isku furo uu diidayaa
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 2 сағат бұрын
Xaa laa didaa baqyar hawiye ku wala yeyn jini naceb hawiye aya ni hayo cuqdada hawiye waa laa dimina sanaa
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 43 минут бұрын
Waxaan Xaq ahayn laguma heshiiyo
@HassanKhaliif-o6v
@HassanKhaliif-o6v 2 сағат бұрын
Cadun ,,,,waakansarka yutubka
@laylosiciid781
@laylosiciid781 6 минут бұрын
Imisuu ka galiyay oo diiday Libaaxa ugu wayn oo siyaasadu waa dani ee libintiisa sii
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 Сағат бұрын
Free calijibrahil free calijibrahil...gumeysigii mxamud saleban uu so dhamaday sida Israel uu wakhtigodi u dhamaday oo aduunyadi u ogatay iney dad xunyihiiin..by from ufeyn somalia 🇸🇴
@KaranleForso
@KaranleForso Сағат бұрын
Kenyan waye DOWLADA federal a wax ukabadali karo malahan
@Nadifo-gm4dr
@Nadifo-gm4dr Сағат бұрын
Fasc
@Nadifo-gm4dr
@Nadifo-gm4dr Сағат бұрын
Acs darwiush dheh mashaa. Alaah Sayidka meadow waa nin raga ilaahow nabad yeel
@Nadifo-gm4dr
@Nadifo-gm4dr Сағат бұрын
Nabad yeel SOOMALI
@ummuisra6721
@ummuisra6721 12 минут бұрын
Axned madoobe jubba land hayskaga dhiiqaysto balse waa nin rag ah hadduu meel iska saaray xasan
@BayleWali-ov9nb
@BayleWali-ov9nb Сағат бұрын
warkii xasan munaafaq baanfaafinaysaa axmed maanta tani ma,ahan dantiisa keliya ee wuxuubadbaadiyey somaaliyoodhan
@SadiqAli-pb3zs
@SadiqAli-pb3zs 8 минут бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@حليمهسعديهمحمد
@حليمهسعديهمحمد 25 минут бұрын
🕷😛👎
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 84 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 126 МЛН
SAWAARIIQDA KU DHACAYSA LAFTAGAREEN MAANTA (4744)
47:21
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,3 М.
DEG DEG RAGII SAYID CALI TOOGASHADA KA BADBAADIN RABAY OO SOO HADLAY
16:30
Zaki honest Official
Рет қаралды 1,6 М.
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 84 МЛН