GUUL HABARGIDIR FARMAAJO RAALI GALISEY,XASAN SHEEKH DAGAAL UGU HANJABEEN,MAJEERTEEN IYO MAREEXAAN

  Рет қаралды 19,829

Darwiish Tv

Darwiish Tv

20 күн бұрын

GUUL HABARGIDIR FARMAAJO RAALI GALISEY,XASAN SHEEKH DAGAAL UGU HANJABEEN,MAJEERTEEN IYO MAREEXAAN

Пікірлер: 92
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 18 күн бұрын
Maxamed Siyaad Bare, Dowlad iyo Dadnimo Somaaliyeed kama dambaynin, Allaha raxmaan ha unaxariisto, amiiin yaarabi🤲
@batulasmail8261
@batulasmail8261 18 күн бұрын
Farmaajo waakii aad la haydeen waa Mareexaan oo Qabyaalad kaliya aad ku cayrsaneyseen Ee dhulka Dowlada ka guura
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 18 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@jamahussein6860
@jamahussein6860 18 күн бұрын
Ilaahay ha u naxariisto ( Siyanda bare) wuu habaarey habargidir iyo abgaal , markey ku kaaceen,
@yasminjama2703
@yasminjama2703 18 күн бұрын
Waa runtaa Darwiish we love Darwiish tv❤
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 18 күн бұрын
Asc indrky wn ku salamy,ilahy somali ha heshiisiyo
@nadifomohamed4095
@nadifomohamed4095 18 күн бұрын
ASC galsoor guuleyso horay usoco viva
@jamahussein6860
@jamahussein6860 18 күн бұрын
Qabyaalad baad samayneyseene ma ka macaashteen? Qabyaalada habergidirey daaya haddii kale saasaad u ooyeysaa!
@ahmeddahir8482
@ahmeddahir8482 18 күн бұрын
Waa guil abaalkoot weye Masiibay doorteen
@geenyodila9095
@geenyodila9095 17 күн бұрын
Hg dad runta ku faana aya ku jira oo xalaasha cuna ee Soomaali midee ❤
@geenyodila9095
@geenyodila9095 17 күн бұрын
Waa runta kuwii riday ayaga ugu horeeyey oo dani bantu ugu horeeyo Famaajo❤insha allh wuu soo noqon dhalinyaroy difaacda Farmaajo waad noolaaneysaane
@Tasniim1
@Tasniim1 18 күн бұрын
Maxaa kamaqnaa jamhadaa? Qaska bilaabay iyo kuwii kadaba kacay sow maanta gelgelin mafadhiyaan?
@Mahamed-pc7tw
@Mahamed-pc7tw 18 күн бұрын
ماشا الله
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 18 күн бұрын
Cumar maxamud ha Kala Saar adeer 👍👍
@bashirjama1835
@bashirjama1835 18 күн бұрын
Asc. War wiilkaas yar intaas waxbuu reer Puntlaan kala soocaa ee see laga yeelaa?
@user-jm5fp3gj2s
@user-jm5fp3gj2s 18 күн бұрын
Mnsha allaah xaqii ayaa cadaaladu soomaalay qabiilkii waa kee soon waayey
@user-th1jp6vw3h
@user-th1jp6vw3h 18 күн бұрын
((( XASAN. DHIIQO. WAA XAAL. QOTE. XAARAAN. RUUTE. XASUUQAY. SHACABKII. UMADA. SOMALIYEED❤❤❤
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 18 күн бұрын
Yes that’s right yes that’s right farmaajo Allah şoceleyo markale yes that’s right.
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 18 күн бұрын
FARMAAJO HADUUW SOO NOQDO IDIMA ALLAAH HALOO BUUXIYO HAL MAR TOBAN SANADOOD SI AAN U KOBACNO OO AAN U GAARNO ADUUNYADII NADHAAFTAY EE XASAN DHIIQO ILAAHAAN KU DACWEENAY AA NAGA QABANAYO
@AwesCabdulhi
@AwesCabdulhi 16 күн бұрын
Scw scw scw
@aadanfood7473
@aadanfood7473 18 күн бұрын
Asc
@ftshmh4761
@ftshmh4761 18 күн бұрын
Hadday soo hadleen 😂😂😂😂😂😂😂 aduunyqdu waa iska saas! Oo maxaa markii hore la waalateen??
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 18 күн бұрын
Goormaad ogaatay sawtuu mareexaanka ahaa allow alle
@AbwaanDaadihiye
@AbwaanDaadihiye 18 күн бұрын
Wwiilow majeerten. Danimaaha
@ahmeddahir8482
@ahmeddahir8482 18 күн бұрын
Waa gal tusbixiisa rooble😂
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 11 күн бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲
@2009noor1
@2009noor1 17 күн бұрын
Waakaa👉👉👉👉👉salka qabyaaldada.
@MadaxeeyAhmedmohamed
@MadaxeeyAhmedmohamed 18 күн бұрын
Ilaahay hadaadkabaqaysid dhulkadanka kabax
@abdibare5825
@abdibare5825 18 күн бұрын
Waa edebdaran tahay
@bazeera5520
@bazeera5520 18 күн бұрын
Saas la raba inaysan qabyaaladi raasumaal ahayn hadda waan isla aragnay Marka xigta wanaaga anago ujeedna yaanan kableexan Qabyaaladu aqoon laawe ba adeegsada ,qabyaalada ssc lafojooda iyo gurigooday difaacdeen iyo cirdigooda Laakiin anagu qabyaalada.si xun oon sax ahayn baan u istaalay.taana anfac maleh
@ARSHAAD01
@ARSHAAD01 18 күн бұрын
NABSI BAA ADEEGEE WAXAAD NABAD KU HURUDAAN DAB DAMISKA HADA CAGAF BAA LA IDIN MARIYAY
@user-rq2ti3fc7f
@user-rq2ti3fc7f 18 күн бұрын
Lakiin nabsigii ayaakudhacay
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 18 күн бұрын
Abgaal iyo habar gidir waa soomaali midna lugooyo uma baahna iyo dadka kale ee soomaaliyedba. Balse aan eegno Meeshaynu u ordaynay
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 18 күн бұрын
Xasan dameer wa inlagu dhaca vilada bahahinka somali o dhanbu madaxisku geliyey rerkisa wa inlo laya waxmagratada tuugada ah
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 18 күн бұрын
Walaal waxaa la barayaa Hawiye dowladnimo, Farmaajo ma uu qaban karin howsha socota oo isagaa Xamar ku joogay cabsi.
@wiilosaeed6159
@wiilosaeed6159 18 күн бұрын
Baklee caawa
@Hurusocod
@Hurusocod 18 күн бұрын
Walee Mareexaan danbe inaanan waxba ka sheegin, anigu waxaan ahaa kuwa muacaaradsanaa, balse waxaan oggaaday, in Mareexaan ayba yihiin , wadaniga dhabta ah, ee wadankaan Soomaaliyeed.
@11naa44
@11naa44 18 күн бұрын
😢😢😢😢
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 18 күн бұрын
Tareen Walden qofki raco qomamo aya xiigo😂
@ZElmi-sv5wh
@ZElmi-sv5wh 17 күн бұрын
Waxaad tiraahday waa run ma diidni ina adeer, laakiinse anigu laftirkeyga waxaan ahay nin Cumar Maxamuud ah markaas oo Awoowayasheyda waxeey ka tirsanaayeen Poliska ee Iskool buloosiyo ee Muqadishu, ninkaan Siyad Barre goorta ay Cumar Maxamuud ay leynayeen faamiligayka xitaa ma'aysen dhaafin awoowahayga ilaahay ha u naxariisto inteey aroorta usoo kalahaan after Salaada Subax ayeey kaxeysan jireen kabacdina salad Cisho asagoo la jir dilay beey inoo soo celin jireen ma garatay sxb. Marka anigu waan kasoo jeedaa Siad Barre iyo wixii oo nidaamkiisa oo kaleyto wado.
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 18 күн бұрын
Remember farmaajo WAA MAREEXAN KA XAAXAABIYA.
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 18 күн бұрын
Farmaayo wuu ka cabsanjiray Hawiye oo awood uma uusan laheyn inuu dhulka dowlada soo celiyo. Madaxweyne Hassan sheekh waxaa taageersan Daarood iyo cidi taqaan dowladnimo.
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 18 күн бұрын
Dna waxay cadaysay in Hawiye oo dhammi Daarood yahay ama Daarood iyo Hawiye waa isku Dna. Sidas daraadeed qabyaaladi waa hadhay ee waa ya dalka u fiican. Period
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 18 күн бұрын
Aslm w w
@maryanali9871
@maryanali9871 18 күн бұрын
Farmaajo jacayl Uma lihid ee in Aad hawiye soo hilin lahaa baad ogtahay
@Asanbile
@Asanbile 18 күн бұрын
Waxaan maqli jiray xaqu feeraha maka dilaacay
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 18 күн бұрын
Mw xasan shiiq guul
@aadanaxmadmaxmuud1957
@aadanaxmadmaxmuud1957 18 күн бұрын
WAKAAN WUXUU KUSOO AADAY MAR AAN TAABADDA LA AQBALIN!!! HORAA LOOGA BAAHNAA EE HADDA ISKA AAMMUSA.
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 18 күн бұрын
Rooble hadu rali gelin bixiin ruux kale waxba ma shegayo
@user-jj7tc2dh2v
@user-jj7tc2dh2v 18 күн бұрын
Madah. Weyne. Farmajo. Solawo. Marlawad. 2 adokale masomarayo. Dalka. Wallahi. Solawo markale. Nawad. Iyo. Nolol. Guleysta
@omarmohamed-nf9to
@omarmohamed-nf9to 18 күн бұрын
Farmaajo waxa uu ahaa geesi Somali ah . Nabsibaa laga gali
@AbdiAdaad
@AbdiAdaad 18 күн бұрын
Warka uu dambeyay
@user-dc5ug4sk8n
@user-dc5ug4sk8n 18 күн бұрын
Waa abaalkoodi weeye masiibay doorteen
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 18 күн бұрын
Farmaajo dadka iyo dalkaba wuu u fiicnaa
@user-um6hy6mc5c
@user-um6hy6mc5c 18 күн бұрын
Adiga ayaa kamid ahaa kuwa naceybka u qabey farmaajo e waxba hays dhaafin 1kow baad ka ahayd adigu e maxaad ka amaani imika 🫣🫣🫣
@user-rq2ti3fc7f
@user-rq2ti3fc7f 18 күн бұрын
Farmaajo habargidir iyo majeerteen ayaa meesha kasaaray
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 18 күн бұрын
Wataase wax ka gurta. Waydinkii lahaa farmaajo waa mareexaane
@leed.duulaa3794
@leed.duulaa3794 18 күн бұрын
Nabsi reer tolkeeyoow Daarood hala idinka cuudsho nin aan kuu jeedin ayaad ku waalateen Farmaajo Daarood Farmaajo Nabsi waaka
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 11 күн бұрын
farmaajo isga oo idiin shaqeeyo si daacada baa qabayaalada ku saarateen🥹
@abdibare5825
@abdibare5825 18 күн бұрын
Waryaa khuuy
@bazeera5520
@bazeera5520 18 күн бұрын
Habargidir oo dhan farmajo lama diririn koox yar oo mucaarada oo lacag.wata baa farmajo ku kacay.yaan habargidir oo dhan loo gafin.
@Roteyaani
@Roteyaani 18 күн бұрын
farmaajo haduu camar kusoo laabto waaba nacas wadkiisii doontey. Garoowe caasimad haloo diyaariyo
@user-rq2ti3fc7f
@user-rq2ti3fc7f 18 күн бұрын
Reerkaan nabsigii farmaajo ayaakudhacay asay tuug doormen. Aanba lahadleeynin
@shaybaaraxmed245
@shaybaaraxmed245 18 күн бұрын
kaxaaxabi...wadanigii....dhabptayo ...nabsi...soo dadana...nagtu...duili...olas.... ...pfarmaajo...guilguulgiuul..
@AbdukadirSulfe
@AbdukadirSulfe 18 күн бұрын
Beenta Ha Iska Dha,dhicin Dadkan Dhulka Dowlada Walaga Kicina Hg Ma Matalan Hana Ka Yabiin in Farmajo Beenaale Mar Danbe Nagu So Labto Hadan Masuul Daar,ood Sh Dooraneyno Waxa No Doran xamza Cabdi Bare Mida Kale Xurmadle Madaxweyne Xasan Shiikh Wan Tageersanahay No Calacal
@natureanimalsonearthandund163
@natureanimalsonearthandund163 18 күн бұрын
BOOBKII HANTIDA QAEANKA WUXUU KEENAY FARMAAJO AYAAN TAAGEERSANAHAY CAJIIB
@11naa44
@11naa44 18 күн бұрын
Nabsiga farmaajo aya helay beenta iyo dembiyada ay ku nabayeen srry farmajo 😢😢😢😢😢😢😢
@OmarXassan-rr4eh
@OmarXassan-rr4eh 18 күн бұрын
Ka hari weyde way ku haysata,shalay waa tii farmaajo la dagaalayseen maanta ma tabar baa idiin diiday,mise qabyaaladii baa weli idinku qufulan?
@sadia3718
@sadia3718 18 күн бұрын
War yaa cabdullahi yusuf u amaanee soo kii isaga iyo amxaarada xamar dadka ku xasuuqay
@yasminjama2703
@yasminjama2703 18 күн бұрын
Welkom 🤗 Darwiish
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 18 күн бұрын
kkkkkkkkkkk
@FadumoKeenan
@FadumoKeenan 18 күн бұрын
Kkkkkkkkk. Yaaaaaa. Is gaaaray. Farmaajo. Waaaa wadani dacad. Ah waaaa gob gob dhashay. Waaaa geeesi. Cadowga. Cayriyo. In badn waaad u. Calalayaan hawye. Fadiido. Maleh. Madaxa ma galo. Mana. Ogala. In la hogaamiyo
@user-ol4pc4cm5b
@user-ol4pc4cm5b 18 күн бұрын
Ninkasta oo Majeerteen ah oo Siyaad Bare Wax Kasheega waydii wuxuu Asagu keenay? Ninkii Siyaad Bare iyo Marexaan wax Kasheegana waa dayuus dobo dhilif ah!
@maryammb7064
@maryammb7064 18 күн бұрын
Wuxuu keenay in itoonbiyaanka farta ugu yeerto 😢😮
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 18 күн бұрын
Buuqa yareeya dhe farmaajo xolo kolba saad rabtaan ayaad kayeelaysaan maahee celiya xoolaha dawalada anagaa xasan kasoo horjeednay hadana anagaa kuraacsan inuu idinka kiciyo no more mooryaan
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 18 күн бұрын
Waxa ader runhamodin hawiye hawiyihi horad moday warwa ka horayan hoyadadi afka cadayd wase
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 18 күн бұрын
Dhila ku dhashaye amus dameer dameer dhalay darood hg wala heshinayan meshad gashan radiya hawiyana abgaal ba.cebeyey tuugayohow meedka qufta
@Tasniim1
@Tasniim1 18 күн бұрын
Adiga maxaa kaa galay oo kusoo dhex geliyey Soomaalida sowtaad Xabashi raacday oo aad soomaaliba kabaxday ina lafta nagaa abaagadhaa. Meel walba nafis karaadinaya hawiye iyo cidkale toona wanaag umahayside shaqo yeelo.
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 18 күн бұрын
Amuse eeey eey dhalay ooo xaraan lagu koroyay weligaaa difaac Lee maa kujirtaaa hawiye baa runta ku shegayoo kuligiiin tuug baaa tihiin dad jiran haal malin xalaal cunin
@Tasniim1
@Tasniim1 18 күн бұрын
Walaaleey hooyo maxaa kuu geeyey magac dumarna waad wadataaye? Ninkan HG & AB midna ma’aha waa Reerka soomaalida kacarara.
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 18 күн бұрын
Meesha Hawiye iyo Daarood ma joogto, shacabka waxaa la barayaa sharcigq iyo kala danbeynta. Dhulka dowlada ayaa leh, waana in gacabta lagu soo celiyaa. Howshan waa howl idinka weyn oo laga soo ahaqeeyey mudo. Qof kasta oo wuxuna laheyn haystaa waa laga qaadayaa 🇸🇴❤️
@abdulazizd
@abdulazizd 18 күн бұрын
Haku waso farmaajo weligis denbe inusan soo noqon doonin odayaal reer baadiye. Warkoda waxba kama jiraan
@DarwiishTVSSC
@DarwiishTVSSC 18 күн бұрын
Si aad ulasocota muuqaladan so gudbino fadlan nasoraca
@Darwiish391
@Darwiish391 18 күн бұрын
War dee maxaa kaqaldan muuqalaadayda hasoo qaadan walahi hawadaan kasaarayaaa jooji dhaqan xumada adeer
@wiilosaeed6159
@wiilosaeed6159 18 күн бұрын
Asc
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 201 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 9 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН