GUUL RAGII UGU BADNAA AJAANIB DAACISH BOOSAASO QARXIN LAHAA LAQABTAY,SIR CULUS BANAANKA USOO BAXDAY.

  Рет қаралды 20,729

Darwiish Tv

Darwiish Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 84
@ahmedpjamac7238
@ahmedpjamac7238 Күн бұрын
MANSHA ALLAH GUUL GUUL GUUL WADASHAQEN CIDAMADA SHACABKEDABA WAA INLAHELA WADA SHAQEN FEJIGNAN DHERI AH INSHA ALLAHU QEYRA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Күн бұрын
ASC Masha Allah🙏💯 VIVA Buulshad reer puntland Allaha kuxafido GUUL iyo gobanimo Insha Allah From SSC KH 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇱🇸🇱💪💪
@abdiasmigaud2647
@abdiasmigaud2647 Күн бұрын
Ciidanka Darawiishta Jamaahiirta Puntland, sacii geesa weyna kaso gowracaa umada soomaaliyeed. Guul iyo Gobanimo. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@FartunDirie-h4c
@FartunDirie-h4c Күн бұрын
Dawlada puntland waa inay cadeysaa nimankaan telephonada ay wataan cidii usoo furtay
@user-zv6ec8hht
@user-zv6ec8hht 23 сағат бұрын
Yaaa allah garab nasii guul puntland insha allah 🇸🇱 ❤
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 Күн бұрын
Runwaaye masaxda puntland maskaxdooda waxaa ku jira muqdisho inay madax ka noqdaan waxaa la rabaa madax u shaqayso puntland oo wax walbo ka hor mariyo puntland oromadana ha iska ceyriyaan guul Ayaan u rajaynayaa ciidanka puntland
@mrjamac
@mrjamac Күн бұрын
carabtan bososo buuxda melaha ay degan yahiin waa in la baraa oo lala socdaa socodkooda iyo ficilkoodaba insha alaah
@iiillltt
@iiillltt Күн бұрын
M.sh.alaah guuuuuuuul iyo gobonimo ilaahay ha,idin xafido ❤❤❤❤.ajaanibta hala saaro
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 16 сағат бұрын
Mashaa Allah saxiix dhar cad in la shaqaaleysiiyaa oo xitaa hoteelada maqaayadahana lafariisto oo suuqyada meelkasto iyo dhaq dhaqaaqkasto lala socdo Guuleyo aboowe
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 23 сағат бұрын
Guul ciidanka difaca dowlada puntland guuleysta
@Positive-Energy-Vibes
@Positive-Energy-Vibes 13 сағат бұрын
👍 shaqo weyn oo ay dawlada puntland ka samaysay khatarta dadka oromada ah 👍
@snw9257
@snw9257 Күн бұрын
Shacab Somaliyeed miya lawaayey ? Dhamaan ajaanibta joogta Puntland meel kasta haka yimaden hala tarxiilo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Күн бұрын
Waa la soo dhaweeyey Markaysay dilayaan Illaahow naga qabo
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Күн бұрын
Ana ing kama shaqeyn karo caduunow dakadda no, Ajaanib looma baahno , dhoofin iyo eri waa in lagu amraa dhoofkiisana la hubiyaa 😅,
@iiillltt
@iiillltt Күн бұрын
War reer khaatumow toosa oo baraaruga intay goori goortahay iska saara ajaanibta deegaanadiina soo buux dhaafiyay reer butlaana alle haxafido guushana hasiiyo❤❤❤
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 Күн бұрын
Guul guul Puntland.❤❤❤😂❤❤
@MaxamedCismaan-mc6jd
@MaxamedCismaan-mc6jd Күн бұрын
Alaahu akbar
@ayandiiriye6769
@ayandiiriye6769 Күн бұрын
Noolow danii ❤❤❤
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Күн бұрын
Ajaanimba hala wada qabto , dhamaan waa daacish , waxay wadanka u joogaan maaha wax kale ee shaqo kale ayay hayaan ,😅 dadkey kayimaadeen waa loo masruufaa, tana waa tu kale oo isku qaris ah😅.
@saciidocabdrahman1277
@saciidocabdrahman1277 Күн бұрын
Waan. Kusallamaya. Ina. Cabd. Cabdulahay. Guuleso
@osmangure6040
@osmangure6040 Күн бұрын
Waa in la kulmiyaa hotelada oo dhan Makhaayadaha cuntada oo dhan Qof kasta oo seexda qof kasta oo wax ka cunaya lala socdaa
@sahraqasim486
@sahraqasim486 Күн бұрын
Kabtan caduunow warkaasi wa sax. Wainsirtoonka dharcaad lagadhigaa. Dawuladu waxkabadashaa qaxootiga wadanka jooga
@abshiraisse135
@abshiraisse135 Күн бұрын
Scww sidaan galkacyo uga saaenay ayaa laga rabaa inay isaga nadifiyaan
@AliKhansoy
@AliKhansoy Күн бұрын
Walal muwadan Somali baad tahay.
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Күн бұрын
Waa in gebigoodaba ajaanimita llaga saara puntlland iyo soomaaliya oo dhanba👁️
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 Күн бұрын
Guuuuuuuul guuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ PUTLAAND POWER
@qofcilmileh335
@qofcilmileh335 Күн бұрын
208 baa mid wuxuu dhexgeshey manbo niis gurilagudhisayey marakasawsxa arkay dumar markiba boliskalooshegay oosaray alxamdulilah bosasay ahayd
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 19 сағат бұрын
KA DAAWADA WARSAMA MEDIA SAWIRADII JOURNALIST CAALAMKA KA YIMID OO U DAAWASHA YIMID HOGAGII DACASH BUURAHA PUNTLAND KA QODOTAY😊
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 Күн бұрын
WAA in TAlaabo Adag laga qaadaa kuligoodba Si deg deg ah in lala xisaabtamaa Laguna maxkamadeeyaa dhakhso waxkastoy galo
@omargass-o5y
@omargass-o5y Күн бұрын
Dadkii qaxootinimada iyo islaamtinimada lagusodhoweeyey haddayba argagaxiso noqdeen waa in dalka lasifeeyo.
@joharonurr5611
@joharonurr5611 Күн бұрын
Cantaro baqash baad mash laso fariistay Iyo Puntland inaad cadiid nag amuuse Yurub xun batahay o falastiin dabodhiif u ah🥸
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Күн бұрын
Shat up You are Foreigner We know you are enemy
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon Күн бұрын
😂😂😂 xiimaay kisalaami.
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 Күн бұрын
Deni 🐐🔥🇺🇿👀💪🏽
@AhmedAden-m6x
@AhmedAden-m6x Күн бұрын
hadalka Taliyaha soo daa pls
@FartunDirie-h4c
@FartunDirie-h4c Күн бұрын
Puntland waa inay shaqo u sameyso dhalinyarada si amniga loosugo
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 Күн бұрын
Absolutely tusbaxas waa dhagar larabo in dadka khataloh ,marka please please please wake up now young People of puntland, ajnabiga joogah puntland out out out out out out out out out out out out out please please please 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Күн бұрын
puntland 26 sano bay jirtay wana maxad kanool halaq mareena dee dagaalkay daacish kuqaadena ssc khaatumay kabarten in cadowga layskakicin karo ee puntland aad iyo aad bay uhabacsantahay
@yusufmohamedfarah2347
@yusufmohamedfarah2347 21 сағат бұрын
Caduun fadlan ciidanka iyo dawladnimada ee aad leedahay waa 0 Ku Bedell Canaan qarsoon waayo Cadogan pl.daacish Kariya maahan mahadsanid
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Күн бұрын
Putland meeshi lagu Dilay Dr Sheikh Axmed iyo Sha Cadulqaadir Gacamay Ma ahayn inay heerkaan Sirdoonka joogaan .
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 Күн бұрын
That’s true
@oom2daz
@oom2daz Күн бұрын
Xero qaxooti
@OsmanAbdi-s2y
@OsmanAbdi-s2y Күн бұрын
Ok ❤❤❤❤❤❤❤❤
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Күн бұрын
ciidanka puntland guul gacan fudeydka ay kaga hortagen dagarta argagixisada inkasto waahore ahayd in ajaanibta layskasaaro
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 Күн бұрын
Guuuuuuuuuuul ❤😊
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 Күн бұрын
Ha la tarxiilo sharci wadanka ha loo sameeyo waa la qurunsan yahay Golis telka ha jarto dadka ha la tarxiilo qayrkii loo sameyey ayaa shar naloogu badalay
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 Күн бұрын
Madaxda puntland waxaa laga rabaa inay ka ceyriyaan oromada puntland joogto ciidamasa puntland waa geesiyaal ku filand wadankaaakiin masaxda waxaa laga rabaa orom oo dhan in la tarxiilo waxaa dhici karto haday soomaaliya iyo itoobiya is dagaalaan oromada dhabar jabin ayey ku suubin karaan soomaalida
@hjama4878
@hjama4878 Күн бұрын
Dadka gurayaha kiraynayaa, gaar ahaan ajaaniibta, waa in ay guryahooda waxa yaal iyo waxa lagu sameeyo ay ka war qabaan oo galaan.
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 16 сағат бұрын
Fariid baa thy ina abti How adag baad inoo heysaa waa in hurdada si fiican hurdada looga toosa why reer Boosaaso u ilaashaneynin Dalkooda waa iney Amniga xil iska saaraan oo Dariskooda yacni reer reer iskaga war hayaan ,
@JamaHasan-q1c
@JamaHasan-q1c Күн бұрын
Waxa ahay nin dhalin Yara ah oo kunool karkaar kaar Ahsan Roko raaxo waxan tagay itoobiya. 2jeer waxan maray dhulka dhinaca ciidka wardheer marwalba marka aan sooscdo waxa jigjiga waxa nasoo raaca uguyaraan 20qof ooitoobiyaan ah. Oowata xaadaskoodii .kuwaa soo usocda puntilaan gaar Ahsan boo saaso marka dhulkaan waa dhul laqabsaday oo ajnami qab saday eeha kaco siaday ooaday
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Күн бұрын
War ssc khaatumoy intay goor goortahay iskanadiifiya ajaanibta iyo eeleydaba waad aragtan puntland siday ajaanibtu dhulka uga qaadi rabto
@silverloola726
@silverloola726 Күн бұрын
Waxaa tahay, Habar fadhida lagdin u fududaa. Puntland waa wadanyar, kuwa aduunka ugu hormarey ayaan Argagixisa Kasata aan qabankaran. Isxilqaan tag meesha oo ka qeebgal dagaalka sida walaakeey Cabtan Ayuub uu ugu jiro. Action is loader than words.
@qofcilmileh335
@qofcilmileh335 Күн бұрын
Suriyaan haduu muslinimo udagaalamayo buu wadankisa kudagaalamo😅
@Bilekhyr
@Bilekhyr Күн бұрын
Waar oroomada kudara Guuleysta guuleysta Rabi hadinla kaalmeyo Dalka gacanta halaguqabto Wa in oromada cadowga Shari halgaso saaro dabar gooyna
@wamuajani54
@wamuajani54 Күн бұрын
balaayada imaaraaad baa kaqayb aheee iskjira. dhalinyarada dharcada ah dhowr kun gaarsiiya.
@mahamudnuur7850
@mahamudnuur7850 Күн бұрын
WAR ADEER NIN YAR BAAD TAHAYE WAX ISKULAHAR AKHLAAQNA YEELO ARGAGIXISADU ADUUNKA OO DHAN AYAY WAREERSHAN TAN KALE PUNTLAND AJAANIB BADAN BAA JOOGTA BOSASO HOW UGU BADNAADEEN WAYNA ADAGTAHAY IN XOG WALBA LA HELO ADUUNKANA KAMA DHACDO IN XOG KASTA LAHELO AMA LAGA HORTAGO WAXAAN QABAA IN PUNTLAND AY DADAAL KU JIDHO INTII ITAALKEEDA MARKA AKHLAAQDA IYO AFKAAGA HAGAAJI DULIYAHOW VIEWS KA RAADINAYAA PUNTLAND CADOWGEEDA WAA ADI
@dhafoorqiiqahmed9529
@dhafoorqiiqahmed9529 Күн бұрын
Caacda mesha kalatag inagumed yahow sheeg mesha kaliye laqarxiyey mase kuwaad unageysid baad ugudbineysa arintaan
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Күн бұрын
Guul reer puntland wadankiina xafida ilaahayna wuu idin xafidi ammaankiina suga ajnabi erya xidha wuxuu u joogo hala weydiiyo aduunka eega sey ula dhaqmaan nin jooga dalkooda ?😅
@ugassabdilleiman7004
@ugassabdilleiman7004 Күн бұрын
Raaga laa qaabtay waa inaay cameraada hor keenan waayo baaqtiiga daciish laa maa keeno baar yahaan
@amalahmed6812
@amalahmed6812 Күн бұрын
War shacabka ku dar oo guryaha ka ijaarayo iyo nimanka shaqalaha keensado iyo is gaarsiinta intaba wey ka dambeeyaan
@awalemusa5466
@awalemusa5466 Күн бұрын
War ninyahoow americadaa aragtay ayaa maalin dhaweed nin baa sidaa oo kale dadka ugu dhax dhuuntay oo waliba gobal kale qarax u geestay marka sidaa weey dhacdaa ee dadka eeda ka daa weey dadaashay doolada
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 Күн бұрын
Soomali hadii lacag loo sheego waa ka kireynayna ee tarxiila dadka markii hore ayagaa jilicsan ah tuugo ku jirtaa maraykan wuu soo tarxiilay ee gaalkayo halaga tarxiilo iyo garoowe eelayda ha aado baydhabo janay
@Marian-p9n
@Marian-p9n Күн бұрын
Fanbadana waa jooga wanka muu wax kasheqeyo wadan ka yaaa kaaleh 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@ahmedroble219
@ahmedroble219 Күн бұрын
Ka saara p.land oo dhan ajaanib ta si Gobalada kale idinku daydaano U done good job
@AminaALI-y6w
@AminaALI-y6w Күн бұрын
raafa itoobitana wasakh weeye
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 Күн бұрын
Guryaha kirada haloo saaro gudi waliba lagu koontorolo hala dadaalo waxaa ugu daran Gaalkayo
@AminaALI-y6w
@AminaALI-y6w Күн бұрын
mashalaah❣️❤️💗🩷💗❤️❣️💙from khaatumo
@KhadroFaarax-b3k
@KhadroFaarax-b3k Күн бұрын
2:16 2:21 2:22
@fastaryare971
@fastaryare971 Күн бұрын
Waxaad usheegtaa dowlada in guryohoodhan labaaro xaaladu dhiin dhiin
@khadarIbrahimsiciidkhadarIbrah
@khadarIbrahimsiciidkhadarIbrah Күн бұрын
GuuL
@KhadroFaarax-b3k
@KhadroFaarax-b3k Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fardawsa9423
@fardawsa9423 Күн бұрын
Kula ka day adiga iyo Kuwaiti qarsoon Reagan laarkikarin
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Күн бұрын
war anigu imisa laha puntland ajaanib ba lawareegi rabta ee toosa dowladu way hururdaye markasay been mooyen
@oom2daz
@oom2daz Күн бұрын
Waryaa barta dawladnimada ninka qaxootiga waa in lageeyaa si loo hubiyo amaankiisa iyo amaanka dadka soomaaliyeed
@aminaali2334
@aminaali2334 Күн бұрын
Bisinka
@ugassabdilleiman7004
@ugassabdilleiman7004 Күн бұрын
Saa caada daabka
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 Күн бұрын
Aafo Allaha ku Ridee dager badana Carabta yuhuuda qoratey yuhuudul carabta okuligoodba kuso duuleyn dadka iyo dalka soomaaliyeed odhan? Waa laysu Sheegaa ola wada Baaraa dalkana lagu Saaro olaga Eryaa dalka soomaaliya odhan waA tuug khiyaano kuso wado galeyn dalla Somaaliya kuligoodba wa Tuuuugta dalka soomaaliya wareeryey?? Ajaanibta duulaanka oo ITOOBYA deegasno badan So galiyeyn gobolo badan dalka soomaaliya odhan.
@SiciidoElmi
@SiciidoElmi Күн бұрын
Waryaahe inagoodhan ayaa cirka ujeednee maxaan u arkiwaynay nimankaan 4 xaboo tubax ah gadaya hadana huteelo dagan
@HiboCabdicismaan
@HiboCabdicismaan Күн бұрын
Halaraafo waxan
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Күн бұрын
Juxa Hala cayriyo wuxuu Ku mushquulsanyahay dhaqan xumo. Ragaas Nashaadka Ka muuqado inuu dhaqaale haysto way Ka muuqata
@mahadabdi3195
@mahadabdi3195 Күн бұрын
Kkkkk
Howlgallo amni oo dad lagu xir xiray oo ka dhacay Boosaaso
3:14
Hilarious FAKE TONGUE Prank by WEDNESDAY😏🖤
0:39
La La Life Shorts
Рет қаралды 44 МЛН
24 Часа в БОУЛИНГЕ !
27:03
A4
Рет қаралды 7 МЛН
Война Семей - ВСЕ СЕРИИ, 1 сезон (серии 1-20)
7:40:31
Семейные Сериалы
Рет қаралды 1,6 МЛН
🎈🎈🎈😲 #tiktok #shorts
0:28
Byungari 병아리언니
Рет қаралды 4,5 МЛН
Beer lagu nasto loona dalxiiso oo laga hirgeliyey Boosaaso.
2:19
XAALADDA MW XASAN SHIIKH (5427)
1:37:22
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 307
Hilarious FAKE TONGUE Prank by WEDNESDAY😏🖤
0:39
La La Life Shorts
Рет қаралды 44 МЛН