GUUL REER BURCO TAALO U DHISAYA SIYAAD BARRE,U DUCEEYEEN AMAAN KALA DULDHACEEN,MUUSE BIIXI HABAAREEN

  Рет қаралды 31,182

Darwiish Tv

Darwiish Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 115
@Emi92546
@Emi92546 Ай бұрын
Wa runtood marqaati Baan ka nahey maxammed siyaad allaha u naxariste dowlad ka danbeysey maanan arag
@maryammb7064
@maryammb7064 Ай бұрын
😢 dadka waa la duufsaday qabyaalad looga faaiideystey😢
@omerjibril7318
@omerjibril7318 Ай бұрын
Mohamed Siyad he was great Somalia 🇸🇴 President Allah rahimo
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
Siyaad Barre hortiisa jabhado Somalia kama jirin, Siyaad Barre cid dooratay ma jirto xukunkana xoog buu ku qabsaday. Wuxuuna la yamid dil, xabsi iyo car juuq dheh.
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
@@امةالله-ج6و4ي Iska difaac bay kaa tahay. Jabhadii u horeesay waxay bilaabatay Siyaad Barre oo 9 sanno madaxweyne ah oo dil iyo xarig aayadihii quraanka beenin ku jeesjeesid waday.
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
@@امةالله-ج6و4ي Siyaad Barre laftirgiisa wuxuu ku yimid afganbi cidna ma dooran. Marka maxaad u leedahay afganbi baa lagu sameeyn lahaa Siyaad Barre. Afganbiga isku dayida iyo jabhadaha waa Siyaad Barre oo 9 sanno dil iyo xarig waday
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
@@امةالله-ج6و4ي Siyaad Barre aad difaaceyso wuxuu Somali u bilaabay in xoog iyo qoray caaradiis xukunka lagu raadiyo. Waayihii u danbeeyay sanooyinkiisa wuxuu si dadban u dhihi jiray qoray caaradiis baan ku imi.
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
@@امةالله-ج6و4ي Somali qaar inta ay saas u munaafaqeyneyso oo dulmi iska difaacayso beena sheegeyso, dhibkaas ayay ku jirayaan ducana lagama aqbalayo marka ducada beenta ah meesha kala tag.
@Mahad-b3l
@Mahad-b3l Ай бұрын
A.s.c Walaal daarood waxbuu dhisaa ee siyaad bare alaha unaxariisto
@hassanabdibashar2169
@hassanabdibashar2169 Ай бұрын
Hagaag réer burco waan bokaadinaya waa daad wadanin ah
@yasmiinhaji2119
@yasmiinhaji2119 Ай бұрын
Inshaalh Somalia 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴guul thanks wariya yr update always 🙏🙏🙏
@MohamedDaahirAli-o8r
@MohamedDaahirAli-o8r Ай бұрын
he was real Somali and he was Somali nationalist Allah bless him amin
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Ай бұрын
Siyaad bare nin ka wanaagsan masoo marin wuxuu qalad galayna allaah baa kula xisaabtamaya
@israwadani9113
@israwadani9113 Ай бұрын
Maansha allaah wallaahay illaahay baa xaqa waafajiyey siyaad bare wadani buu ahaa dalkana gaadhsiiyey meel sare balse cawaan baa uga dambaysay oo ku burburisay iyo qabyaalad iyo kala qaybin umada soomaliyed
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Ай бұрын
Siyaad Darajatil-ula mina l-janati InnshaAllah jaanada ❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 Ай бұрын
Walahi wakuwan dadki cafimadka qabay
@axmedjanagale6845
@axmedjanagale6845 Ай бұрын
Reer burco guul run sheeg allah dad wanaagsan xumaha iyo wanaaga kala saari kara garashada allaah ha idiin siyaadiyo anigu waxaan ahay reer burco reer sheekh reer go ood godada yar
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Ай бұрын
Maashaa allaah xaqu ma qarsoomo ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@TmmmChcc
@TmmmChcc Ай бұрын
M.ziyaad bare.ilaahay ha,unaxariisto janatul farduus qasri haka siiyo War isaaqa dhaladka ah waa dad sharaf leh waxa cayda iyo kala dilka soomaalida kashaqeeya waa itoobiyaanka af soomaaliga.bartay
@axmedyare2404
@axmedyare2404 Ай бұрын
Amiin
@fatimaelmi5360
@fatimaelmi5360 Ай бұрын
Soomaali waa soomaali❤️. We need Somali unity 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴.
@RoodacaliJaamac-u9x
@RoodacaliJaamac-u9x Ай бұрын
MAsha allaah
@Salamin77
@Salamin77 Ай бұрын
Dhibaatadu ugu weyn oo na haystaa Waa qabyaalad aan dhamaanayn iyo amni xumo.Hubka fara ha badan ee naga soo gala Ethopia iyo Yemen baan isku gumaadnay.Fakhrigii iyo shaqa la’aantiina waa halkeedii.
@abdullemahdi4504
@abdullemahdi4504 Ай бұрын
Illhahay ha u naxariisto Jaalle siiyaad baree AAMIIN Yaaaarabi
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Ай бұрын
Waxa hada aya geeseten horogaladu maxamed siyaada bare mageyesan ilaahaya hawa naxariisito yaa rabii🤲🤲🤲🤲🇸🇴✅❤️❤️
@musaBISHAR
@musaBISHAR Ай бұрын
mashallah siyad bare janatul firdws allah swt haka warabiyo
@Umo580
@Umo580 Ай бұрын
SIYAAD BARE WAXUAHA CADWO JEBIYE ETHIOPIA NAMA HAWEESTEN ALLAAH HAUNAXARIITO ☝️🤲🙏
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Dadbaa maanta waxay oranayaan axamed Siyaad ayaa moo Keenay Itoobiya
@asheekh15
@asheekh15 Ай бұрын
Maasha allaah guul puntland guul reer garacad baarakallaahu fiihim
@Umo580
@Umo580 Ай бұрын
SOOMALIYA HANOOLATO 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@adanmaalim3592
@adanmaalim3592 Ай бұрын
Learn from the past and prepare for future generations
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 Ай бұрын
🇸🇴🫡🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Ай бұрын
Aamiin allaha u naxariisto Mohamed Siyaad Barre. Walee dad iyo dalba waa u darsaday. Walahi iska dadka ee waxaa u darsaday xataa doorjoogtii soomaali. Waayo doorjoogtii xataa waa qaxday!!!! Waxaa u darsaday bad iyo berri iyo cir inta ay Somalia ku fadhido.
@axmedyare2404
@axmedyare2404 Ай бұрын
Amiin 🙏
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 Ай бұрын
Ilaahoow u Naxariiso
@axmedyare2404
@axmedyare2404 Ай бұрын
Amiin
@axmedyare2404
@axmedyare2404 Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Runta Isma Qariso Reer burco Siyaasinta Hargeyso Joogta wey Ogyihiin. Siyaad barre kadib. Inaan dhismo iyo Wato karoon diyaararad, Deked iyo warshad kabis la dhisin Siyaad debadii la dhisin in la burburiyey mooye 34 sano. Xata Madaxdooyada S/ land. Dekentahay Isaga dhisay
@CumarCalinur
@CumarCalinur Ай бұрын
waasax daraawiish waad mahad santahay issukeen umada soomaliyeed
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot Ай бұрын
dadkan reer burco waa dad mucjisa magaalo somaliyeed oo lamida. majirto from buuhoodle
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 Ай бұрын
Maasha allah allah xummaa nta allah ha kasaaro soomaali ha midawdo
@cabdiaxmed231
@cabdiaxmed231 Ай бұрын
masha allah
@nasroadan2221
@nasroadan2221 Ай бұрын
Kkkkkk siyaad barre isagaa yiri taariiqda iyadaa is qori
@saidaabdi6566
@saidaabdi6566 Ай бұрын
Allah janda farduso ha ku wariyo gadashiis dowladnimo lama arag
@axmedyare2404
@axmedyare2404 Ай бұрын
Amiin 🙏
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 Ай бұрын
AMIIN YARBI 🤲
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 Ай бұрын
Mashallah jalle SIYAD BARRE WAS AND STILL THE BEST PRESIDENT EVER OF SOMALIA SO FAR ALLAH YARXAMUHU
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Ай бұрын
He was somali national hero❤❤❤❤❤
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 Ай бұрын
Umada somaliyeed guul cadow geena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifaceen manta waa malin teena wana dhifaceyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Ай бұрын
Maatadii baa guruyaha biyaha ugu soo gelayan muuse juudan iyo ku Wii ka horeeye toona waxabo uma qaban dhaliyarada soomaaliye uun baya isnacasiiyen isku madhiyen oo qori isgu dhiiben naceyeb qabayaalad ku kala diline😉
@munamohammed2186
@munamohammed2186 Ай бұрын
Waa sax
@AhmedJilbo
@AhmedJilbo Ай бұрын
❤Hakabeen❤ ❤ Sheegin Sxb❤ Dekada Boosaaso iyo Laamiga Boosaaso
@AbdikadirYussuf-cu8wd
@AbdikadirYussuf-cu8wd Ай бұрын
Guul ayuu u horseeday umada Soomaaliyeed
@Ramadan-ng4lb
@Ramadan-ng4lb Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂Somaliland 😂😂😂Siyad Barreh vivement S😂
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 Ай бұрын
Madaxweyne aan khalad samayn majiro
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 Ай бұрын
That’s true walaahey
@omarmohamud9803
@omarmohamud9803 Ай бұрын
Anigu waxaan ka mid ahay dadkii xukuumadii siyaad bare siisay wax barasho iyo agab waxbarasho caafimaad iyo biyo bulaasha af aan ku caayo iyo mid aan ku habaaraa midna iguma yaalo waxaan leeyahay rahimahu allaah Nafar reeer burco ah
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Inta xanuunsaniyo inta qaadiraysan bay noo soo duubi jireen
@mohamedyusuf6210
@mohamedyusuf6210 Ай бұрын
Anigu waxaan ogahay inkatoo dhimashadii ugu badnayd iyo barakicintii ugu badnayd iyo dhicii ugu badnaa uu dadka daaroodku ku dhacay hadana in aanay dawladii s/gaas m siyaad bare u dardan waaya waxababa mayn haysan
@Tamsim3358
@Tamsim3358 Ай бұрын
Ha wa run design ka aniga haya 🧻🚽⚰️ ka warama🤔
@CaliCabdalla-lx7pn
@CaliCabdalla-lx7pn Ай бұрын
Warun anigu hargaysa anugadhsilaha
@maryami2299
@maryami2299 Ай бұрын
Waxaan maqli jiray taariiqdu ayadaa is qori siyaad bare markuu yimid xamar tuil Iyar bay ahayd soomaaliya maalinkaasaa la dhisayxafiisyo yar oo talyaani Gu ku shaqaynjiray kaliyaa jiray
@manineima4398
@manineima4398 Ай бұрын
Allah uma naxariisto
@umuahmedumukhalid412
@umuahmedumukhalid412 Ай бұрын
Ninkaas hada madhimane maxaa qaldan qof fiican markii yawaye latawaa
@Fardawsacc
@Fardawsacc Ай бұрын
Odaygaasi runbaa fcnee xitaa xiligiisii Warshaduu lahaa dalku away warshadihii iyo diyaaradihii io dhamaan wxy lahayd somalia qaarbaa wixi iibsaday dad damiirki ka tagy baa madax inoo ah oo wadama shisheeya un barya uf
@maliunabdiahmed9766
@maliunabdiahmed9766 Ай бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@adansuleyman7495
@adansuleyman7495 Ай бұрын
ISKUUL BILASHA DHAKHTAR BILAASHA XITAA CAYDH BAY QAADANAYEEN BOOLISKU KAADHIINKA HJ
@Salamin77
@Salamin77 Ай бұрын
Ama siyaasad Barre ha ahaado ama mid kale ha ahaado dhibaatadu waa isku mid Fakhri,Jahli,iyo nabad gelui xumo qabaailkii baa ka hub badan Dawladdii.
@XuseenCali-ie7ws
@XuseenCali-ie7ws Ай бұрын
Aloowsooliya siyaadbarookale usoosaar waayo dowladkamadanbeyn ninwaliba gurigiisuu calal kataagtey
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 22 күн бұрын
Faan badanaa war heedhe fanka naga yaree
@AhmedCoomey
@AhmedCoomey Ай бұрын
Madax weyn kaliye ee so maray somalia
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 Ай бұрын
Runtii wax la Qariyaba waa kuwaas Reer BurCo intiii Fiyoobeed wa kuwa Runta Arintaas naceybkaas oy Siyaasiyiinta reer hargeysa oo muuse biixi saamiri jufadiiiiss iyo inyaro kaloo yaroo ku raacdey Shacabka reer hargeysa berbera iyo jufooyinkaloo beesha ISaaq ah been Shacabka reer isxaaq dhex mariyey naceybkase dadka somaaliyeed ku dgex faafiyeyn jiilkiiiii horoo 1988--------2024 Ilaa maanta jabhadiii dadka iyo dalka soomaaliyeed burburiyey waxey Cuqdad ku beertay shacabka somaaliyeed odhan koofur iyo waqooyi galbeed odhan Yey jabhadaasi burburiyey dawladdii Somaaliyeed waxaa kasii darnaa wixii jabhadihii Shacabkii isku direyn una kalo qeybiyeyn qabiil qabiiiil waxa ka jira dalka soomaaliya jabhadaas yaa burbur iyo kalo qeybinta Shacabka somaaliyeed oy qabiiiil qabiiil uqeybiyeyn shacabka somaaliyeed odhan. ? Xaqiiiiii wa daahaa lakiiiiiioon udanbeyn saas okaloo usoo baxaa goorwalba? Wa salaam marxuuum madexweyne maxamed Siyaad barre wax badan yuu uqabtey dadka iyo dalka soomaaliyeed odhan? Waa taas Runtii masnta Soo baxdey.
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah Ай бұрын
Waaw
@maryami2299
@maryami2299 Ай бұрын
Soomaaliya maalinkaasaa ladhisay xamar meetlat bay ahayd markaa daa dhisme lagu bilaabay
@farxiyacabdilaahi4843
@farxiyacabdilaahi4843 Ай бұрын
Naac du naacda ayay doonataaye annagaa reer burco ah siyaad barrena dhegayagu ma maqlikaraane Noodling magacayaga naacyahay Afka baqtita lihi
@naimaali6913
@naimaali6913 Ай бұрын
Hadad wada qabiil iyo qabyalad burco iyo hargaysa somaloo Dhani baa dagan adigu qabiil ku dhagantahay
@CaliCabdalla-lx7pn
@CaliCabdalla-lx7pn Ай бұрын
Waxbmayqabsan
@subraarm4381
@subraarm4381 Ай бұрын
Waxaan u sheegayaa dhalin yarada Isaaq Marka Hore dilkaa is dili jiray waxaan Hargaysa la I geeyay 1969 waxaan kala badad galayn Awdal iyo Garxajis oo dooxa kala badha Hargaysa waxaa Aroortii laga heli jiray maydad la soo afduubay oo halakaas lagu dili jiray. isla Sanadkas dhamaadkiisi ayaan Xamar tegay 1970 Siyaad wuxuu bilaabay inuu Ilma walba Xaq u leeyahay inuu helo wax barasho iyo Dhaqtar bilaasha oo lagu dhiganayo dharka balcad Taas oo Agoonka iyo Firiirku helay een waxay ugu mihiimsan nolosha Qofka. Siyaad wuxuu dhisay warshado gaadhaya 35 oo midiiba 3000 u shaqa tagaan Siyaad Ragii u horeeyay ee Jahbad samaystay waxay ahaayeen Majeerteen Ragii laynayay Isaaq bay ahaayeen oo Soomaali oo dhan ayaa la dagaalamaysay waayo waxay duminayeen dalka iyo Dawlada mana ooyaan oo Lafo ma Sitaan Soomaaliyana Aqligay ku Caawiyaan.
@hodanc6255
@hodanc6255 Ай бұрын
Jamhadi o dhan inkar bay qaben carura hargaysa iyo xamer dadsan jidka ma oli jirin dowlada xananayn jirtay cafimad waxbarasho ila jamacad bilash ah nabadgalyo
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q Ай бұрын
Meeshuu mudnaa allaha geeyo allaha u naxariisto dhihi makaree
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 Ай бұрын
Naxariis adiga kaama rabo waayo adigu naxariista mahayso ilaahay baa bixiya isagaana wax janayya waxna cadaaba marka adigu taada naar ka bad baadi tiisa lagu weydiin maayee.
@IbnuAhmedMaal
@IbnuAhmedMaal Ай бұрын
bakh hhhhh hada lee soo duminayaa anigu
@adanmaalim3592
@adanmaalim3592 Ай бұрын
Ameniguza vibaya
@axmedjanagale6845
@axmedjanagale6845 Ай бұрын
Hada waxaan ku noolahay bosaaso
@CaliCabdalla-lx7pn
@CaliCabdalla-lx7pn Ай бұрын
Wasax shanta somaliyed amidoban
@amnoali8348
@amnoali8348 Ай бұрын
stop fake news man 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@art_lto2450
@art_lto2450 Ай бұрын
𝙱𝚞𝚁𝙰𝙾 ma nikiyaan zxb😂
@ijaabo77
@ijaabo77 Ай бұрын
Ethopia somali is ku dirtay ilaa manta
@mohamedyusuf6210
@mohamedyusuf6210 Ай бұрын
Dadka daaroodku uma darsan waayo waxbaba mayn haysan
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 Ай бұрын
Soomaliya oodhan wixii ubey istacmalaan
@apdiaziizpaazhe2991
@apdiaziizpaazhe2991 Ай бұрын
balaayo uducaysay hush balaayo taale udhistay🤮🤮🤮
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 Ай бұрын
Hhhhh. Ma Guul ba Nacala waalidka ku yaal Kan Cuqdad naftu haysa
@abdicaweli9214
@abdicaweli9214 Ай бұрын
😂😂 sanamdo waa kaa manco somaliland ama waqoyi dhanqanka iyo diinta diidya af talyanka tallao
@maliunabdiahmed9766
@maliunabdiahmed9766 Ай бұрын
❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️🙏
@ClrasaaqDucaale
@ClrasaaqDucaale Ай бұрын
Waar balday odaygadhaneeyiri anaga ooisaaqaa soomaali ladle samaroon xaguumarshay ciise xaguumarshay kaasidawlad makasheekaynkaraa
@ClrasaaqDucaale
@ClrasaaqDucaale Ай бұрын
Waarwaxay sooduubijiren dadwaal waalan caafimaadqabku .waasidaa
@aminamahamoud4645
@aminamahamoud4645 Ай бұрын
Waad riyoonsaysaa ee marka hore seexo hawfadhiyin in burco looga dhiso taalo
@amnoali8348
@amnoali8348 Ай бұрын
daarood stop fake dreaming 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 Ай бұрын
Caqligu ha shaqayyo wll bal is kadaa qabiilka baas ee aad isku safe garaysayoo maxaa micne haysaa maxamed siyaad gadaashiis
@hodanc6255
@hodanc6255 Ай бұрын
Aniga darod ah wixi dowlada naga burburiyay iyaga ka kow aha ssdf iyo spm u s c snm
@yaasircumar6558
@yaasircumar6558 Ай бұрын
Qabiiliiste xun ayaa tahy
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
Siyaad Barre hortiisa jabhado Somalia kama jirin, Siyaad Barre cid dooratay ma jirto xukunkana xoog buu ku qabsaday. Wuxuuna la yamid dil, xabsi iyo car juuq dheh.
@redback043
@redback043 Ай бұрын
Siyaad bare af,weyne musqul 🚽ku baqtiye 💀waliba dal,shisheeye Naayjeeriya ayaad u qiildayeeysaan duli foowqal duli 🖕. I
@fadumoabtidon3586
@fadumoabtidon3586 Ай бұрын
Layaab!!! Maxaa. Siyaad. Bare. Laga. Dhaxley. Eetaalo. Loogu. Dhisayaa. Horta. Daaroodku. Faan. Iyo. Qabyaalad. Jecelaa. Beenta. Intaa la eg. Balfiiri. War. Isku. Xishood. Wiilyarbaa. Tahaye. Dacaayada. Iyo. Xayeysinta. Qabyaaliga. Ah. Ilaa. Inteen. Kujireynaa
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow Ай бұрын
Adeerkaa muuse juudaan dhiigyacab orod arag oo abaarso soo kordhiyey
@goudhassanaden4627
@goudhassanaden4627 Ай бұрын
Ma gaalkii Culimada laayay ee maydkoodii gubay ee quraanka beeniyay ee dalkii dhammaa ee nabada ahaa ee uu afgambiga ku qabsaday burburiyay. Ninka ninkaa Amaanayaa malaha xalaal laguma dhalin.
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 Ай бұрын
Lacnad baa isagiyo aabihiiba kutaala
World’s strongest WOMAN vs regular GIRLS
00:56
A4
Рет қаралды 34 МЛН
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 201 МЛН
PIZZA or CHICKEN // Left or Right Challenge
00:18
Hungry FAM
Рет қаралды 15 МЛН
9: SAACDOOD AYAAN BAS KU QATAY |my SAFARAKEYGI HARGEYZA TO BURCO
12:01
World’s strongest WOMAN vs regular GIRLS
00:56
A4
Рет қаралды 34 МЛН