GUUL REER CEERIGABO KHAATUMO TAAGEERAY,IIDOORKII DAGAAL CULUS KU HANJABAY,AXMED KARAASH TUUTE XIRTAY

  Рет қаралды 19,305

Darwiish Tv

Darwiish Tv

23 күн бұрын

GUUL REER CEERIGABO KHAATUMO TAAGEERAY,IIDOORKII DAGAAL CULUS KU HANJABAY,AXMED KARAASH TUUTE XIRTAY

Пікірлер: 48
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 22 күн бұрын
WAA XAQ WAA IN SI DEDEGA LOO GAARAA DAKEEBA OO DHAN. INTII HORENA WAA IN LA SOO CELIYAA. INSHAA ALLAAHU GUUL GUUL GUUL. REER SSC KHAATUMO GUUL GUUL SOOMAALI WEYN. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💪💪💞💞💞💞🌸🌸🌺🌺🌺🍀🌿🪻☘️🌷🎉🎉🌷🍀🌿🪻🌹🌺😂🌸🌸🌺🌸🌺🌺🌺🌸🌸🌺🌸
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 22 күн бұрын
Dhulbahante shaqada kali ahi ee uu yaqaan xirfad xeell dheerna uleeyahay waa dagaal reerka ugu hanjabayana waa indho kugaraadle aan dib waxa ka iman doona kafikirin rag rasaasta ridideeda ujubooda ayeey ugu goodinayaane alloow yaajooga kudhaha iminkaad nabad tihiine cabtan caduun taliye waan kusalamy🤝💯❣️☂️
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 22 күн бұрын
Adigoo maxbuus ah ayaan sugayaa iidoor wagaash no more canshuur dadkena lagu laayo
@Nasra-w2k
@Nasra-w2k 22 күн бұрын
Ax,med karaash dhulkuu leryahay ubuu u tashaday cidna wax uma dhimin iidoor waa lagu ogaa dhuusada iyo faanka waxna aaan lagu tarayn iidoor mara ayery semesten, ha wataan rer qaatumostadna calankooday wataan ayagaa leh
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 22 күн бұрын
cerigaabo wa dhul harti waxana laga taagaya calanka ssc khaatumo idanka ilaahay
@XaawoCabdiweli-rb5oi
@XaawoCabdiweli-rb5oi 22 күн бұрын
Ssc❤ khastumo guil❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 22 күн бұрын
Waxaan huba hadii afxumada ay joojin wayan isaaq weli inaad khasab idinku noqon SSC Khaatumo State of Soomaalia from GK
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 22 күн бұрын
SOMALILAND DHUL AY SOO DEGEEN OO AYSAN LAHAYN BAY SHEEGANAYAAN. HADAY DAGAAL KEENAAN WAY BEELAYAAN😂
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 22 күн бұрын
Snm cerigaabo marti bay ku tahaye haday nabad diidaan ka sara marti edeb leh ma ahee buuray ka yimaaden oo sagarada loga magi jiraye waa dhul D5 ha ku riyoonina haday nabad diidaan
@CaliCabdalla-lx7pn
@CaliCabdalla-lx7pn 22 күн бұрын
Saskatoon somaliyed waxa ugubaqdan mid month shanta somaliyed
@CaliCabdalla-lx7pn
@CaliCabdalla-lx7pn 22 күн бұрын
Lafayette kalqybint somali
@abdirahman6614
@abdirahman6614 22 күн бұрын
Hadanu nahay shacabka somaliyed waxan leenahay iidoor cuqdadland way kibreene waa in ay jamaahiirta SSC kawada saarta kana xoreysaa oo kawada caydhisa iidoor af dhogor cuqdadland Somali diid ka SNM waa in dhaman ceerigabo laga wada xoreeya isaaqa iidoorka waayo ceerigabo waxa iska leh harti guuuuul guuuuul guuuuul SSC khaatuma off somaliya guuuleysta waligiin cadowgiina dal iyo dibadba kala jooga oo uu ugu horeeyo muuse juudan muuse Oromo muuse biixi iyo SNM oo dhan iyo abiy ahmed hawada jabaan oo ha dhacaan allahuma aamiin aamiin aamiin yarabii
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz 22 күн бұрын
ADEER MEESHU WAA GOBOLKA SANAAG WAANA MAGAALO HARTI WAA IN LAGA SAARO IIDOOR ABAARSO
@samirvf
@samirvf 21 күн бұрын
🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🧿🧿🧿
@ShakibJama-mh5du
@ShakibJama-mh5du 21 күн бұрын
Kan hargeisa kahadlayaa muxuu ahaa
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 22 күн бұрын
faankii iidooro iyo baraqa waa layasakala tegeye ee waxa iska celiya hadalka Ahomed karaasha waa muqadisi see dareeme iidoor😉
@zamzamali4347
@zamzamali4347 22 күн бұрын
Iidoor waa hasha geela cunta ee cabaada
@luvccupid
@luvccupid 21 күн бұрын
Maakhir iyo qatumo weeye harti
@CabdixakiinjaamacAwmaxamuud
@CabdixakiinjaamacAwmaxamuud 22 күн бұрын
Asc wll
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 22 күн бұрын
WAR MAP KA ADUUNKA IYAYBA KU TASWIIRANTAHAY BADHKOODA IYO BADHKEENU😊. GOOGLE KA DAAWADA OO KU DHUFTA SANAAG. SIDA LOO KALA DEGENYAHAY BAA LA ARKI KALAA. SIDA RUNTA AHNA SANAAG SSC BAA LAHAYD
@qaliabdi290
@qaliabdi290 22 күн бұрын
dherbigii maraykanku maksiko halayli diyaariyo nin waliba buulkiisa haiimansado
@AboudiM
@AboudiM 22 күн бұрын
Hadaa xafadana jooga wadaan igaa wale liibaxyado hiliibkana ah cuuni Doonan nacaas Nimda Mal kale kaa feri
@AbdiMohamed-je6bz
@AbdiMohamed-je6bz 21 күн бұрын
Indoor fanmadayo carara madayo ader cergaabo wadan daroor indoor iyo na wakala dhintay waxnaxarisa kamadhaxeyo waninki xogbadnada ader
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 21 күн бұрын
Adeer gacaliye hadal intaa ka sokeeyaa ahbin waa liid annaan ahayn. Didig weeye luuqda gadho afku xoog dareen cabasho badan
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 21 күн бұрын
Ma axmed karaash oonaaleeye acmed ah ookudhashay ceerogaabo buu ugasheekeynaya
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 21 күн бұрын
Ceergabo waa lawada degan yahay qolo walba calankeda ayey xaq u leedahay inay ka taagato
@mudiali719
@mudiali719 22 күн бұрын
Reerkan hadal ka soo harey iyo nabsi
@ramirezmirov9042
@ramirezmirov9042 22 күн бұрын
Waxba ma dhici karto hadal meel wayey ...waaye
@israwadani9113
@israwadani9113 20 күн бұрын
Oo ninka ooyayaa ilayn wuu ooyayaaye ma wuxuu ka murmayaa inay barbar degaan weliba 3 meelood meel oo uumeel ka degaan isku jirka isaaq dhankayaga waan umadax banaanahay
@akafi1212
@akafi1212 22 күн бұрын
Masha Allah tabarakallah Not fight peace we need 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯❤️❤️❤️❤️❤️
@qaliabdi290
@qaliabdi290 22 күн бұрын
Ala cidu caqli xumaa derbi baa ladhexmarinayaa
@AbdullahApshir-gb1wi
@AbdullahApshir-gb1wi 22 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi 22 күн бұрын
Is booked boox
@qomayoxildiid
@qomayoxildiid 22 күн бұрын
Walaahi, jahilin bad tihin.War yaan la idiin diliin Warsangali wuxudi ingiriisi bey siyiin. How old are you 18year wlaal . 😂😂😂 war shaley bad dhalatey
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z 22 күн бұрын
Ceergaabo Harti iyo Isaaq umada Dagan ayay kamid yihiin. 11 qabil aya dagan, Naga daaya calaladan Qabiilada oo cawaale ha laga taago
@osmangiire1349
@osmangiire1349 22 күн бұрын
Meeshaas Leftinegaa part two ayaakasoofool leh😂 kzbin.infoBTZ1PJsj7BE?si=S23N98nUxaSu12hi Belo! Hadhow yaan layaacin😊
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 22 күн бұрын
Been maha intena hadan rabno waanba iibsaneyna e intina ku ekada ceeb maha!Braxley 2 weye hadad diidan iskasi guura!#
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 22 күн бұрын
Cabaadka xejista hadal way ka tagtaye xininyo ayaa layska rabaa
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 22 күн бұрын
Hadalkan inad eden o iska deysen ayann u heystay e wali naf miya idinku jidha!🏃🏃🏃🏃
@deeqojaamac-l4w
@deeqojaamac-l4w 20 күн бұрын
Sax
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 22 күн бұрын
Stop crying dude Muse Ismail oo afar xabbo ah
@user-up8cf6ob4q
@user-up8cf6ob4q 22 күн бұрын
Maxaa duleedka ceregabo uga hadashan gahayre sAwaqron baa idin dhama waa kuwa ceregabo gudaheda ku nool dagaal haday noqotana halka qof oo gahayre baa ka fican100qof oo muska cerigabo ka hadla xiliga dagalka hadii la tabtano ceregaabo danbe isaaq ku nolan mayo wAanu u hiilin waa mejerten gahayle
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 22 күн бұрын
Isaaq waa amxaaro waxba iyan la dhawrin xabad ha laga saaro waayo nin ku yiri amxaa baa iiga kaa dhaw maxad ka sugi.
@Motivationlife-cz9fk
@Motivationlife-cz9fk 22 күн бұрын
Soomali dagalka hajoojiso Garbe Ciise iyo Cundhufu baa kaalma ubaahan
@deeqojaamac-l4w
@deeqojaamac-l4w 20 күн бұрын
Sax
@deeqojaamac-l4w
@deeqojaamac-l4w 20 күн бұрын
Sax
@deeqojaamac-l4w
@deeqojaamac-l4w 20 күн бұрын
Sax
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
OOMAAR BARBAR OO NORWAY LAGU DILAY LIVE DAAWO
17:32
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 35 М.
Oomaar Yaa sixray Waa tuma Ayaan maxkamada daahir calasow
Maxkamada Dahir Alasow
Рет қаралды 297
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 25 07 2024
13:06
Universal TV
Рет қаралды 10 М.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 113 М.
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42