GUUL SHACABKA HARGAYSA WEERARAY MUUSE BIIXI CADEEYEEN INUU AMXAARYAHAY,HUBKOODA QAATEEN HANJABAAD

  Рет қаралды 106,299

Darwiish Tv

Darwiish Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 153
@kaafikaafi
@kaafikaafi 9 ай бұрын
MASHAA ALLAAH REER HARGEEYSA WAA "GOBOLADA SOMALIWEEYN" UGU WADANISAN. ALLAHA BARAKEEYO SHACABKA SOOMAALIYEED. #HALASOOCELIYO SOOMAALI GALBEED IYO NFD, IYO JABUUTI.
@Hani-f5q
@Hani-f5q 7 ай бұрын
Walaahi run Waaye ilaahow noo daa wiilasherna
@habibamahad8009
@habibamahad8009 9 ай бұрын
Guuleeysta Guuleeysta midnimo somaliyee midnimo
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 8 ай бұрын
Masha allah difaacda dhulkiina iyo badiina dhalinyaradii wey hadleen
@haboonmaxamed3019
@haboonmaxamed3019 8 ай бұрын
Mazhalah Allah guuuul soomaaliyeey
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 9 ай бұрын
Maashaa allaah Hambalyo Hambalyo dadkaygii waxbay fahmeen❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@nailsissak3207
@nailsissak3207 9 ай бұрын
Mashallah reer hargaysa horay u socda guuuuuuuuuuuuuuuul waa sax weeye
@xawasomalia1538
@xawasomalia1538 9 ай бұрын
Masha allah ayaan lenahay shacabka Soomaaliyeed melwalbeey jioga🇸🇴♥️💙🇸🇴
@luulsharib
@luulsharib 9 ай бұрын
Guul Somali wayn Guul Somalia hala difaacdo wadabnka
@SagalMohaned
@SagalMohaned 9 ай бұрын
ISAAQU WAA GOB WALHY MUUSE DOWN INSHAA ALAAH
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 9 ай бұрын
Exactly no individual is responsible to sign for the National resouxrs
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 9 ай бұрын
Somalia 🇸🇴waa mid midnimo waa muqadas Somalia 🇸🇴
@ruqiyaabdulle4618
@ruqiyaabdulle4618 7 ай бұрын
Yaa Allah dhalinyarad Somaliyeed noo badbaadi waa rajada kalia ee aanu haysano, Allow odayaashana soo hadee. Aaamiin
@ilhamelmi5930
@ilhamelmi5930 9 ай бұрын
Somaalia somaalibaa iska leh ❤❤❤❤❤❤
@saciidahmeddauud8376
@saciidahmeddauud8376 9 ай бұрын
Yes yes yes❤❤❤❤❤
@CaliXamari-fw2ps
@CaliXamari-fw2ps 9 ай бұрын
We're soomaaliya all of us and don't forget our enemies wants to take our country and we're seeing our enemies and our president is around our country from time to time and so happy to see our president powerful ❤❤❤❤❤
@aminadaud7256
@aminadaud7256 9 ай бұрын
Lacalahu Khayr
@Hani-f5q
@Hani-f5q 7 ай бұрын
Ooh soo nice
@امعادلشيخ
@امعادلشيخ 9 ай бұрын
ما شاء الله اللهم صلى وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
@ruqiyaabdulle4618
@ruqiyaabdulle4618 7 ай бұрын
Allah baa idin ictiraafay markii uu kaa dhigay Somaali muslimiin ah. Walaalayaal you belong to rest of the Somalis and we Somalis belong to you/Somaliland.
@mohammedkeinan8040
@mohammedkeinan8040 9 ай бұрын
masha allah hadda ayaad dareenteen afada muse bixi waad kumahadsantiin iska dhiciyo oromka idindhexfadhiyo
@MaryanAli-v4k
@MaryanAli-v4k 9 ай бұрын
Dadka reer waqooyi waa gob iska ilaawa dhexdeena xitaa dhibkii shalay igaadhay waan cafiyey waa idin garab taaganahay from sool
@jamahussein6860
@jamahussein6860 5 күн бұрын
Somali weynee wehel kiyo walaaleen somali weeyaan, 😮 waan idiin walaacee somali weynee,❤.
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 9 ай бұрын
Masha Allah guul shacabka somalilnd ❤️🏆🌹
@Ruun-finder
@Ruun-finder 9 ай бұрын
Sharaf iyo ciso shacab run sheegay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 9 ай бұрын
Guul Soomaaliwayn waxaan cadow iska dhicin karnaa oo aan Badeena iyo Dhulkeena ku difaacan karnaa waa Midnimo 🇸🇴💪👍🙏
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 9 ай бұрын
Wala xassan wal ceedna bada Shacabka leh nin kutakrifalaya wadanka marabno
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 9 ай бұрын
Guuleyista guuleyista
@halimahassan1981
@halimahassan1981 9 ай бұрын
Saxiix Somalia Soomaali waa leh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Viva Reer Hargeyso
@nailsissak3207
@nailsissak3207 9 ай бұрын
Mashallah dhanyarada caliga waa shaqeeyay
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 9 ай бұрын
Somaliyeey guuul iyo gobanimo ❤is ❤❤❤❤❤❤❤
@SCribblesports
@SCribblesports Ай бұрын
Manlawaha walee wuyahay shisheeye shacabka waa sax in kacdaan duliga erya bad mala siinayo anaga is leh
@samatarahmed4303
@samatarahmed4303 9 ай бұрын
il est temps de se réunir thé people of somalia l, union fait la force
@SCribblesports
@SCribblesports Ай бұрын
Ansha allah diiga allah diiga asal soomaali rag rag dhalay waan wada taganahay iska saara dufarka
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 8 ай бұрын
Waa suurta gal asalka waa ma guuraan Nina tolkiisa Kama tago ❤❤❤
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 9 ай бұрын
Masha Allaah ilaa shaada dalkiina
@OmaHooyoo
@OmaHooyoo 9 ай бұрын
Oui oui oui ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 machaal Allah vous set bien parle Dieu aide le jen utopie il Son vin il na pa du manche Somaliland Son Somalië 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@ubahguled5047
@ubahguled5047 9 ай бұрын
Itoobiyaanka gobalada somaliayeed halaga saaro
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 9 ай бұрын
Good war iska cesha oromka iyo ethopiyanka waad ku saxantihiin marka kaca oo kaca iska cesha waa la idinku soo duulayee oo indhaha kala fura
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 9 ай бұрын
No enemy no one come to us
@jamahussein6860
@jamahussein6860 5 күн бұрын
Axmmaaro bad u waa latey xaramkey ku socdaan , kacbada ilaahay,😊
@abshirocabdiroble
@abshirocabdiroble 9 ай бұрын
Sax sax weye
@habibahassan7290
@habibahassan7290 9 ай бұрын
Guuuuuuul soomaalliland
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 9 ай бұрын
Isgaa. Axmaar. Dameerku
@alfagrtrading-tg9oc
@alfagrtrading-tg9oc 9 ай бұрын
Muuse biixi wuxuu qaatay maahmaahdii CIIL CADAAB KA DOORO
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan 9 ай бұрын
Guuleeysta reer waqooyi galbeed
@HabibaAhmedOmar
@HabibaAhmedOmar 9 ай бұрын
Sax mashallah ❤❤❤❤❤❤
@adelwaliadan3522
@adelwaliadan3522 9 ай бұрын
Dalka Dadka Diinta DOOLADA SOMALIYA AYAN KA RAB NAA FADLAN XUUDUUDKA LOYCADEE NISSA IYO DANAB GORGOR HA LA GEYO FADLAN❤❤❤❤❤
@nailsissak3207
@nailsissak3207 9 ай бұрын
Waa run Ethiopian maxaa nogu darsan Somali Somali baa leh
@nastyamedasan4070
@nastyamedasan4070 9 ай бұрын
Wadaaniyo siyasad ciyara wa hurudiin walii. War musee iyo ismacil cumar xidhiiki kala go'ay ka faiideysta oo jabuti xidiid la yeesha,ismaciil an i tagaero.wani sidee garxajiso ma qooriga uunba ku roontihin???
@mohamedbashir5633
@mohamedbashir5633 9 ай бұрын
Mashlh ❤❤❤
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 9 ай бұрын
It is shame a country give her resources to other country we as a people of Somalia no one can abuse our intikigency and insult as and take our resiucrs
@Abdourahman-t8i
@Abdourahman-t8i 9 ай бұрын
Itopia waligeed ma aqonan samalia tarikhid diib raaca . Mabkaa iskuuk lagudhito don doona....
@HassanBulale
@HassanBulale 9 ай бұрын
Well done
@SurprisedBarn-pz3ct
@SurprisedBarn-pz3ct 8 ай бұрын
Jhhhhhhh wa saxan tihin
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 9 ай бұрын
Reed Hargayat guuulayata
@hasey6479
@hasey6479 9 ай бұрын
War ethiopa ha qaadato somaliland oo dhan , meeshii aad ka soo tarxiili jirteen reerkoonfurka maaha. It is good for you, and welcome ethiopia and take take somaliland dhul iyo bad iyo weliba corkana ku dara. Mac sokor
@hirsifow2183
@hirsifow2183 9 ай бұрын
Muuse Juudaan Waa Orom Xarshin ka yimi. Weligeenba waa ogeyn.
@SurprisedBarn-pz3ct
@SurprisedBarn-pz3ct 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@hawoali120
@hawoali120 9 ай бұрын
Itoobiya allow qorta hano galin boqol milyan oo bahan
@YaxyaSiyad
@YaxyaSiyad 9 ай бұрын
Naxus gars
@sahrowaawcdeeynooloow6297
@sahrowaawcdeeynooloow6297 9 ай бұрын
Ka Sara soomaaliyeey meel walba oo ay joogaan orom cayriya wa tay lahaayeen intaa hurudeen ama aad qayilaysseen baan baranay
@ShafeecAdeen
@ShafeecAdeen Ай бұрын
Wlhi wa runtod shacabkan
@Fowsiya-p4m
@Fowsiya-p4m 9 ай бұрын
Sax Sax sax Sax sax sax sax
@saciidomire6372
@saciidomire6372 Ай бұрын
Soomaaliya alaha mideeyo
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 9 ай бұрын
Hooyadii waa reer shiikh isxaaq bin axmed Lakiin aabihii maaqaan
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 9 ай бұрын
Bada iyo dhulka iyo circa iyo petrolka niin afdubanaya uu dawlada kale sax ex la geleya majirto dada ja mafiyo baa hesta
@AbdisahalMohamed-g4i
@AbdisahalMohamed-g4i 9 ай бұрын
Muuse icterafki waxu ku badashay badda somalia
@aadenabdule-fw1dl
@aadenabdule-fw1dl 9 ай бұрын
Asc waan u hanbalyeynaya Reer Soomaali leyn hor istaaga ay hor istaageen muue juudaan hanbalyo
@iidacalas8939
@iidacalas8939 9 ай бұрын
Muuse biixi waa inuu ogaada in abii Achmed shirkii kambala ka yiri anagu bad ma lihin waana nagu qasab inaan bad ka helnaa somaaliya marka soomaaliyeey waxi dhexdeena waa inaan xalisana 130 milyan oo itoobiyaan ah hadaan badeena u ogolaano wey na liqaayaan waanaga badan yihiin waa gacalo badan koodu diinteena dhulkeena badeena waa inaan u baqnaa ka dhiidhinaa waxii dhexdeena aangaa xalisaneeyno diida 20km markey saldhig ciidan ka sameysato weyna soo dul degeysaa soomaaliyeey aan danteena dalkeena u naxno war anaka yaan nalaga faaiideysan 20km hadaan ogolaano waa qasaare halis ku ah jiritaankeena ama falastiin baan noqoneynaa walee war dhiidhiya ka dirira itoobiyaan iney na qabsadaan soomaaliyeey toosoo isku tiirsada war toosa ka dhiidhiya in dad Naga badan nasoo duldegaan badeena dhulkeena isku fidiyaan walee wanaloo yaaba war fakara soomaaliyeey 😮😂
@yasminjama2703
@yasminjama2703 9 ай бұрын
Welkom Darwiish t.v
@abdirashid4016
@abdirashid4016 9 ай бұрын
War cusub noo keen
@abdirashid4016
@abdirashid4016 9 ай бұрын
Mar hore weeye waxaad soo daynasaa
@gacanlibaax-q3w
@gacanlibaax-q3w 9 ай бұрын
WAA XABASHI ASAL AH
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 8 ай бұрын
Mara Kay. Isaaqa. Isaka. Hoore. Yimadaam. Isaaqa. Waa. Goob. Midskiina. Yaab. Bisiinka
@HassanAbdille-t6g
@HassanAbdille-t6g 9 ай бұрын
Gul iyo gobonimo shacabkow kacaa
@zahrasaidmohamed7927
@zahrasaidmohamed7927 9 ай бұрын
Shacabka reer waqooyi noolaada soomaali baan wada nahay itoobiya waxbKuuma ahan
@HassanQatar-wq2sk
@HassanQatar-wq2sk 9 ай бұрын
Masha Allah keep it up good work 💯🥰💪
@faadumo12331
@faadumo12331 9 ай бұрын
Guuulisto
@hassankhyre232
@hassankhyre232 7 ай бұрын
Walalayaal dhaliyarooy odyahan gaboobay EE mudo badan nagu dulnoola dalkiina way iibsanayaan waxay baabi inayaan masiirkiini fadhiga Ka kaca
@sacdiyafarah5746
@sacdiyafarah5746 8 ай бұрын
Madax wax layiraa majiraan , shacabka ayaa kamasuul ah, aan iska celino madaxda cumaaliinta ah ee na iibsaneysa .
@Maxamed-f3v
@Maxamed-f3v 9 ай бұрын
Dhulka.somàliyed.waxa.leh.shacabka.somaliyed.meel.ay.jogan
@CarbaxsoCabdi
@CarbaxsoCabdi 9 ай бұрын
waryaaheebeenbadanida madhimaneysid miyaaa dhinte
@sahrowaawcdeeynooloow6297
@sahrowaawcdeeynooloow6297 9 ай бұрын
Erya erya itooobiyaan
@elmiahmed9906
@elmiahmed9906 9 ай бұрын
Manta onba rounta laisgou shegey hanbalyorer hargeysa
@iidacalas8939
@iidacalas8939 9 ай бұрын
Itoobiya waa cadow somaaliya iney qabsateey rabtaa haleyska ilaaliyo soomaaliyeey 😮
@saidaahmedmohamed4996
@saidaahmedmohamed4996 9 ай бұрын
لعله خير arinkaan in uu khayr yahay ayaa laga yaabaa insha.allaah waa arinkii soomaali wayn ku midoobi lahayd
@ismail-zb1vy
@ismail-zb1vy 9 ай бұрын
Muuse WANTtED hala soo xiro
@hawaahmed9614
@hawaahmed9614 9 ай бұрын
Qabill maxad ku jecesha adigu naga daa qabilka somLi ka hadal
@ismail-zb1vy
@ismail-zb1vy 9 ай бұрын
@@hawaahmed9614 wll qabiil Kama hadlin
@iidacalas8939
@iidacalas8939 9 ай бұрын
Soomaaliyeey aqliga ha shaqeeyo itoobiya yanaan soo dhaweysan faaiido maleh waa 130 million people Anika mugoo xataa 20 manihin hadhow sida ban moodayey itoobiya kuma baxeeyso war hooy soomaaliyeey is daba qabo inta is naceeyno yey amxaaro na qabsan😂😂😂
@YaxyaSiyad
@YaxyaSiyad 9 ай бұрын
Garsa naus
@abdirashid4016
@abdirashid4016 9 ай бұрын
Warar cusub raadi sxb
@امةالله-ج6و4ي
@امةالله-ج6و4ي 9 ай бұрын
Aduunkan waa cajaaib subxaana laah ninkii noolow maxaa aragti kuu laaban yaa isla haa qof soomaali ah ayaa xabashi gurigooda intuu ugu tago u saxiixaya hantidii wadanka dhubuq dhubuqda madaxdeenu itoobiya u dhubuq dhubuq lahayd waxaan ayay noo keentay diyaaradahooda hala joojiyo jaadka hala joojiyo kenya itoobiyaba oromada halagu celiyo dhulkooda soomaaliduna kuwa maamulka noo haya quraanka ha isku aqriyaan
@Iphone20249
@Iphone20249 8 ай бұрын
Huwantii ahayd dadqaladii buuraha xargago kunoola ee maysadka qalanayay yaahuu ma beenta yididiilo kuunoqon somaliland waytagtee ogow 😭😭 ilmada ceshobanku idhii haahaa ilmada cesho ban ku idhii haa haa haa nafyay calafkeesulumee
@mariohasterok2616
@mariohasterok2616 9 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Mohagnito94
@Mohagnito94 9 ай бұрын
Somalinimo haladifaaco
@simple0re100
@simple0re100 8 ай бұрын
War Brent’s iska days Ina biixi waashikhsi isku carat laakiin Dunkin’s iska daaya Waxa aad ku Ardayda hooyadii waaa a taqaan Waana islaan ciida qale a, alle haga baqo oromo maaha
@nurowehliye23
@nurowehliye23 7 ай бұрын
Kkkkkk walaĥi waa runtood halkii qof kun qof bakusoo adesah
@nuhmohamed7521
@nuhmohamed7521 9 ай бұрын
QABIIL EEYNU KA GUDUBNO OO QARAN EEYNU U GUDUBNO.
@yonismahamoud5245
@yonismahamoud5245 9 ай бұрын
Muse bixi iyo rerkisu waxay u necebyihin Calanka béluga e somalida Wuxu raba in Calanka Ethopiya e u eeg ka somaliland in laga tago Zaylac iyo Awdal 😂😂
@saciidomire6372
@saciidomire6372 Ай бұрын
Runlow fariid
@iidacalas8939
@iidacalas8939 9 ай бұрын
Soomaaliyeey instaan is cadow saneeyno yaan itoobiya soo dhaweysan waa iga talo soomaaliyeey 😢😂😂
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,3 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,7 МЛН
SHEIKH SHARIF IYO FIQII IYO HAMZE AMAR ALLE LAAKIN 20 October 2024
19:59
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,3 МЛН