GUUL PUNTLAND NINMANKA YACAYA MALAGAYAABA IN UJEEDO KUJIRTO O CIIDANKA FOGEESA NAYAAN MEL KHATARA KAHOREESO CIIDANKA❤🎉❤🎉
@Abc-sp6gcКүн бұрын
Waxaa ayaan daro ragii lashaqaynayay 34sanno iney maanta ay yahiin kuwo ayaandaran guuleysta puntland illaahay haidin z
@mohamedbenahmed1834Күн бұрын
Asc, Darwiish sawirada no weynee.
@lulanor9383Күн бұрын
Adiga ogow Sarakil ciidan baa taas leh goankeeda afoo shacab ha faragalina cidna iyo afarihisa kaliya dhiiri galin in bay afin ka rabaan
@firdowsmusay-ze9gsКүн бұрын
puntland aad iyo aad bay useexatay bal fiiri imisay qodayen buura argagixisadu
@Madaxey-r2fКүн бұрын
Soomaalida qalad bay ka fahmeen wax duubida! War cadowga xitaa ma ahayn in uu ogaado in aad hawada ka duubaneeysa ood dhaqdhaqaaqooda la socoto!!! Dagaal waa khiyaano ee wixii aad nimanku ka ogaataan qarsada, mase wayba idinku dhex jiraan?! From Gedo
@XawoCabdinuur-l6fКүн бұрын
😂😢😅😊❤❤❤❤❤
@qofcilmileh335Күн бұрын
Oo. Hadiiladuubayo olalasocddo baa laba qeybod layskadhigo kuwo horka kaga yimaada iyo kuwa gadaasha kagayimada oo laqabqabto
@firdowsmusay-ze9gsКүн бұрын
daacish firxadkodu gaajay ubadhtiyayan ee kadigtoonada in magaaloyinka looga gurmado oo wixi magaaloyinka kaso baxa ladilo oo argixiso usocda
@SafiaJama-s4cКүн бұрын
MAAFIYO IYO DANBIILAYAADHII ADUUNKA OO DHAN BAA SOOMAALIYA SOO GALAY
@batulasmail8261Күн бұрын
Soomaaliya Waa Lagu soo duulay Argaxisadu waxay u noqotay meel ay isugu yeertaan Jubada dhaxe waxay Ka dhigteen Wadan Ka Kaadax banaan Soomaaliya inteeda kale Illaahow Ka dulqaad ciqaabtaan.
@SafiaJama-s4cКүн бұрын
BAL AJAANIBTA DHULKAAS MARAYSA OO KU NOOL QARFAHAAS IYO KULAYLKA ULA JEEDADEEY LAHAAYEEN FOGAA
@faadumoabdi2894Күн бұрын
Mundane sidee Lloyd qoraa ... spelling
@abdiganidagane3567Күн бұрын
Argagaxisada siddaas uqaxayaan why loogu weerari la’yahay diyaaradaha drones ka ee turkiga iyo mareeykanka? Waddamadii lahaa ladagaalanka argagaxisada 20kii Sano ee udambeeysay
@fadumaabdi9765Күн бұрын
War miinada ciidadu ha iska ilaaliyeen ,argagixisadu waa wuxuush guuuuuuuuuuul iyo gobanimo
@wamuajani54Күн бұрын
waa khalad waana khatar waxaasoo kale guugal lagama baar baaro⚠️☝️
Khaliijka kulahaa Soomaaliya aan xoog ku qabsanno si aan xaggeeda nalooka soo weerarin. War waxaan khaliijka iyo CIA ayaa dabada ka wada Dani wuxuu rabaa inuu daacishna la dagaalo CIAna uu lasaaxiibo. Waa soo dhaanshay haddaan lawaalan.
@qaranimowagoob2405Күн бұрын
Codgaa lama maqlo😊
@mustg4891Күн бұрын
Waa adiga xagaaga
@roodakarreiyehkaire4714Күн бұрын
Eedo caduun waxaad i ga gaadh sii saa ciidamad waa inay wadooyinka mari waa inay qadajeex maraan
@mohamedhassan3937Күн бұрын
Hadaan la HAYN daroono lagu duqeeyo laakin la hayo kuwa taswiirta oon maxa SAMAYN KARTA? Shacab kana waxa duqeeyay wa DACISH?
@saynabdaye7382Күн бұрын
Ciidanka waa igaanayaan meesha ay marayaan wadooyinkii ay mareen soo laga dictionary maayo
@lulanor9383Күн бұрын
In la duqeyey maxa ka og tihiin Laguma talo galin in ay idintusaa
@sahraahmed-fv6rjКүн бұрын
Waa ku saxanyihiin
@abdia9872Күн бұрын
Cidanku inu ku tuso maha marki laayo. Shaqadada maha in lagu tuso natijada dadka iyo cidi la dilo
@AishaAli-p5vКүн бұрын
Dudumiya yey kusonoqon qarxiya
@firdowsmusay-ze9gsКүн бұрын
in hal jiho laga weerayo daacish way fiicantahaye daa ciidanku way saxsanyihin wayo hadi meelo badan lagaso weerayo iskudhex yaac bu noqon faaiido weyn maleh
@fatimaadam3312Күн бұрын
لماذا سميته. دواء هذا ايس دواء بل مخدرات
@FOsman-zv4bkКүн бұрын
Waxad bilawday sheekoyinki dadka lagu xukumay e orod dagalka ad habar fadhida legdan lafududa
@SaMo-y6oКүн бұрын
Ina baahiyo ma aheene in latoogtay aheed nacalada yaa la baahin
@fuaadabdalle7331Күн бұрын
Nio jileeca kala tag cidanka! dhulkana mataqanide,mesha. Ma waxad moday, meel banan wa buur iyo keymo wana boqolal km,,mida kale 4 dhinac wa lagada so socda!Hanoqon habar fadhida lagdin lafudud!#
@Timir104Күн бұрын
Yarkan amarka uu bixinayo Ma wasiirkii gudaha miyaa?
@firdowsmusay-ze9gsКүн бұрын
ciidanku way kusaxsanyihin inay baahiyan firxadka argagixisada si dad shacabka meelahas degan ulasocdan meeshay marayan si ay uga digtonaadan
@KafiyajamaElmiКүн бұрын
Ciidamada qaarna waxay sooduuban wad kutaageerta ina adeer qaarna wad dhaliilee war saraakiisha gushas gaartay uwada hanbalyee
@SafaMarwa-ww8wcКүн бұрын
Waarun. Maxaa. Loo. Duqaynwaayey
@FOsman-zv4bkКүн бұрын
Marka ma adig bay kutusi lahayen markay qarxiyen ninyahow talk sense
Wixii dhimanaya ha dhinteen dab halla saaro doofaarta
@Timir104Күн бұрын
Adigu ma taliyihii ciidankad tahay
@saynabdaye7382Күн бұрын
Waryaa habar fadhidaa landing la fududaa ayaad tahay orid dagaalka gal ciidanka kama cali badnidee marbaba ciidanka waxba kama sheegi kartid iyagaa kaa og oo furinta jooga mar Dan e ha isku dayan inaad ciidanka iyo generate wada aa iska dhigtid inaad ka cilmi badantahay adoo furinta jooga kaliyaa wax noo sheegi kartaa
@mrhirsiothmanabdullahiКүн бұрын
Guul ciidanka hawiye
@AbunawafAljabartyКүн бұрын
INTUU JOOGAA CIIDANKA daacish hawiye 😂 KU SEEXO CAGTA AYAA LAWADA SAARAY. YAANA HOYGAGA LAGUUGU IMAAN EE NACALAA CAQLI MOORYAAN KUWADA TAAL 😂😂😂