GUUL TOOGASHADA YACQUB SIYAD PUNTLAND KUDHAWAAQDAY,CIIDANKA INTERPOL LAGU AMRAY IN JARMAL LAGA QABTO

  Рет қаралды 31,029

Darwiish Tv

Darwiish Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 139
@fadumoahmed3647
@fadumoahmed3647 14 күн бұрын
Kaptan caduunow nooloow eedo qaali cadowgaa ha jabo ❤❤❤❤
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 14 күн бұрын
Maashallah GUUUUUL PUTLAND 🇸🇴 ❤❤❤❤❤
@zahraadan2098
@zahraadan2098 14 күн бұрын
GOOD JOB PUNTLAND HA LA SOO QABTO WAA ARGAGIXISO YACQUUB
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 14 күн бұрын
Aniga Jermalka jooga waana gudbineyna inu yahay qod ku xiran Argagixisa codna u ah usago jooga ku nool Jermalka. Dad ku Soduuley Dalkaga iyo Degankaga cadowku ah Aabaha iyo Hooyada Ehelkaga oo dhan Side baa garab u siisa?🫤
@NastaOmar-y4t
@NastaOmar-y4t 14 күн бұрын
Msha Allah guuuul ha la soo qabto cadowga Puntlad
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 14 күн бұрын
Anaa Ciise Mohamud ah waana ku faraxsanahay in mudankiisa la mariyo wasakhda
@Gudbiye1
@Gudbiye1 14 күн бұрын
Waan ku raacsanahay, waana taageersanahay go’aanka Puntland, ma jirto cid carqaladayn karta Soomaaliya, welina ku nabadgeli kara Yurub, suurtagal maaha
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 14 күн бұрын
Maashaaallaah guuuuul Puntland idankaallaah ❤❤❤❤❤❤
@ZeezoCumar
@ZeezoCumar 14 күн бұрын
Reer putlan allaha idiin xifdiyo
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed 14 күн бұрын
Puntland guul iyo gobannimo from ogadenia
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 күн бұрын
Allaahu Akbar Alxamdulilaah mar hadi laso qabtay jaajuska argagixisda daacish yaacyuub siyaad weliba yacquub siyaad ciindanka puntland bu warkoda ugudbiya daacish
@fadumoahmed3647
@fadumoahmed3647 14 күн бұрын
Puntland guul guul guul, guulaysta ciidamada xaq u dirirka inta shihiidayna Allaha u naxariisto aamiin Puntland guulaysta ❤❤❤❤❤❤
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 14 күн бұрын
Mansha allah wax alla wixii taareega daacish waa in meeshay joogaa. Lagu qabtaa Siiba yacquub siyaad oo ka tirsan kooxda daacish
@SagalMohaned
@SagalMohaned 14 күн бұрын
Maxaa ka galay tirada inta udhimatay dalkoda puntland yaaaaab Cadow kalakaal allaah hhasoʻ qabto Aaaaaamiin
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 14 күн бұрын
Guul iyo gobanimo boqortoyada sharafta leh ee puntland somalia guul ilma adeerro yaal gacal iyo sokeeyeba idinku farax gunta ciillan cay iyo habaar toona waxba idiin kuma dhimi karaan sharaf iyo karaamo kunoolaada waanu idinku faannaa sooma jeeste yaasha difaaca puntland iyo qaran nimada somalia guuleysta goor kasta iyo goob walba inshallah 🇬🇲🇬🇶🇬🇲🇬🇶🇬🇲🇬🇶🇬🇲🇬🇶🇬🇲🇬🇶🇬🇲✅️👍🇸🇱💪🇸🇱❣️🇸🇱🇸🇴💯🍇☂️
@joeokieh43
@joeokieh43 14 күн бұрын
Mashalllah good job
@MohamettCabdinasir
@MohamettCabdinasir 14 күн бұрын
Masha Allah Masuul Horey usoco
@xaawo1
@xaawo1 14 күн бұрын
Good news hassan shiikh mr biiq beey lacag ka soo qaateen hala soo xiro hane la toogto
@alia8971
@alia8971 14 күн бұрын
ما شاء الله وتبارك الله
@madinamusse5141
@madinamusse5141 14 күн бұрын
Wadawanaagsan oo beenaalayaasha lagu soo afjaro ayey Puntland furtay✅✅ Guul🩷🩷👏👏👏💪💪💪🙏🙏
@AniisoAhmad
@AniisoAhmad 14 күн бұрын
Waa ku wanagsan tahay in Sharciga lagu qaado waa guuul u soo hoyatey reer putland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jamahussein6860
@jamahussein6860 14 күн бұрын
Tuugan youtubeka ayuu ka soo hadlaa, waa in laqabto tuugaas,😅cadduun waa geesi ❤. Guul iyo geesinimo😅.
@Darwiish-Sool
@Darwiish-Sool 14 күн бұрын
Kabtan Caduun wadadii Kabtan Ayuup buu hayaa legend yar weeye ilaahay cadawga hakaa xifdiyo fariid.
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 14 күн бұрын
Maashaaallaah guuuuuuul WAA in lagu Xukumaa Dil Toogasho ah. MAMA. MADAXAA HA KU FURTO.
@Mahmeedahmed-b5z
@Mahmeedahmed-b5z 14 күн бұрын
GUUUUL GUUUUL SSC GUUUUUL PUNTLAND GUUUUUUUL DAARROD ❤ GUUUUULESTY
@فاطمةعيسى-ع8د
@فاطمةعيسى-ع8د 14 күн бұрын
Wallahi waruntaa marhore baan iriy war isimada iyo culmada afka kallabax baan dhehijiray waana sugeynaa waxa kadhasha
@SagalMohaned
@SagalMohaned 14 күн бұрын
Allaah waxaanka rajaynayaa inlaso 1abto YACQUUB SIYAAD imisuu jeclaa inay Puntland dunto 😢
@abdirahmandahir5750
@abdirahmandahir5750 14 күн бұрын
Daba-casar waa in lagu daraa asaga ayaa ugu daran haddii kale caddaalada puntland waan ka fiirsanaynaa
@ybootaan4890
@ybootaan4890 14 күн бұрын
Wiilkaa xunkaa ee Yacqub Siyaad waan ku faraxsanahay in la Xiro waa kala fogeeye tolka dhexdiisa ah
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 14 күн бұрын
Subxaanallah waxaa laayerii shibir dulduul badanii af libaaxa bay gasha yacquub siyad waxaa haysata cuqubo
@BasraXuseen-r2h
@BasraXuseen-r2h 14 күн бұрын
Caduun wiil cigale Wiil jira Waynow edo Waan kutaageernaa wanna kucejlanahy edo Lkn waxaan ku odhanlahaa erayada caydaa kadhowrso edo
@afbile1
@afbile1 14 күн бұрын
Waa arrin sax inla ciqaabo Af-shito
@safiamuse5060
@safiamuse5060 14 күн бұрын
Waa in la ogaado in aan lagu dhaqmi karan fal xun meelkasta oo aad joogtid; weldone ha lasoo qabto
@zakariyeabdi-lu4wu
@zakariyeabdi-lu4wu 14 күн бұрын
Guul Puntland pawer form Jubbaland 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😂😂🇸🇴
@simaasma3095
@simaasma3095 14 күн бұрын
Guul putlan ilaahay manta sare idinsii aamiin guulaysta walaaladayo guulaysta ilaahay hadiin hiiliyo❤❤ 👍🔥🔥🔥💪💪💪💪🦬🦬🦬🦬🇸🇱🇸🇱🇸🇱🦬🦬🦬🦬🦬🐎
@AbshiroYaasiin
@AbshiroYaasiin 14 күн бұрын
Guul guul aloow nala jir❤❤❤❤
@FayGo-m3k
@FayGo-m3k 14 күн бұрын
YACQUUB SIYAAD ha la dilo
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 14 күн бұрын
Yacquub af dameer ha la dilo Waa cabtooy
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 14 күн бұрын
Yacqub dhako Gus WA in la so qabta argagixisada Daacish ayuu Ka mid yahay kaas wa qof dulaysan 😮
@ubahguled96
@ubahguled96 14 күн бұрын
Kaptqnka waq nin af xuun afakq lagu dhuufato waa wasaaq
@yusufabdullah1262
@yusufabdullah1262 14 күн бұрын
Libaax caduun waa halyeey
@AniisoAhmad
@AniisoAhmad 14 күн бұрын
Guuuul ciidanka difaaca putland geeesiyasha garabkiina allaah hagalo halganku waa muqadis hala tirtiro argagixisada daacaqudhun
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 14 күн бұрын
BAGA❤. ANAGOO DAAROOD AH IYAA KU FARAXSAN IN YAQUUB SIYAAD AFXUMADIISA LAGA NASTO😂
@chicken4820
@chicken4820 14 күн бұрын
Sharmuuto siyaad waa la toogan waa daacish
@luulsharib
@luulsharib 14 күн бұрын
It doesn’t matter haday dhintaan waa rag dalkooda difaacayay
@abdirahmanahmed3267
@abdirahmanahmed3267 14 күн бұрын
Shiine Culey fataalki Hassan Tuug, isagana ha lagu daro!!
@wamuajani54
@wamuajani54 14 күн бұрын
cidkasta waxaa ka mudan ciidda iyo calanka ✅ puntland alllaha guuleeyo ❤ puntland waa iney seef kurka uga jartaa cidkasta oo cadow la safata🙏
@MaxamedCali-j8b
@MaxamedCali-j8b 14 күн бұрын
Ninkaas waa in sidagdag ah loo sooqabtaa oo mudankiisa lamariyaa
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 14 күн бұрын
Yacquub Waa garac aan la aqoon!
@Ahmed-hg8gq
@Ahmed-hg8gq 14 күн бұрын
Khaniskas meeshii lagu Arko halagu dilo qarash kasta halagu baxsho xitaa gangiska yurub joga lacag halasiyo si lodilo
@Fowzia69
@Fowzia69 14 күн бұрын
ALSHABAAB HADUU YAHAY SAFARADA GERMANY KU DACWEEYE HA LA SOO TARXIILO EYGA EYGU DHALAY EE ALSHABAAB AH
@AFDiini1722
@AFDiini1722 14 күн бұрын
Ruunsheeg waa ceebsheeg. Yacquub runtaad ku nacdeen
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 14 күн бұрын
Beenta goormay run noqotay
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 14 күн бұрын
Jacquub waa daacish awalna wuxuu ahaa alshabaab hadana damu jadiid ayaa lacag kusiisa dhiiqada damu jadiid waa alshabaab
@Sahra-ye2hv
@Sahra-ye2hv 14 күн бұрын
Cuquubo haku dhacdo cid kasta oo dalka hooyo khiyaanta ama cadaw taageerta
@sheikhmuuse-o1x
@sheikhmuuse-o1x 14 күн бұрын
"Dawlada" puntland iyadu aduunka lama ririiri karto miyaa.
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 14 күн бұрын
DENI MUCAARAD MAAHA EE WAA DOQON WUXU AA DAAQAA WUXU
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 14 күн бұрын
Interpol. Waa in loo Gudbiyo yacquub Aadn Siyaad. Oo. Maxkabad la Saaro.
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 14 күн бұрын
Nacskas afka baliga leh. Mar hore ayey ahayd in la soo qabto oo la xiro ilaa uu baqtiyo ,isagah Fahiimo & shiino coley
@AyuubAbdirisaaq
@AyuubAbdirisaaq 14 күн бұрын
Adiga xitaa hadii aad niikada joojin weydid waa lagu tooganaya niow
@HalimaWasays
@HalimaWasays 14 күн бұрын
Masha Allah hala so qabto nagaha walan & ninmanka homeless ka ah qurbaha joga qabilada isku dira iyana hala dacweyo wasaqda
@AbdirahmanIsse-pw8lj
@AbdirahmanIsse-pw8lj 14 күн бұрын
Yaaquub siyaad. Waa. Dembiie
@AbwaanDulmidiid-h8d
@AbwaanDulmidiid-h8d 14 күн бұрын
intarboolku Buntland Maba Yaqaan Ee Beenta Naga Daa
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b 14 күн бұрын
kkkkkkkkkkkk dameer adeer aduunku puntiland waayaqaan waataa maantaba iyadoon cidna usoomarin maraaykan uduqaaynayo daacish dameer
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 14 күн бұрын
Yacquub Germany qatar ku yahay wlhi wey soo wabanayaan
@MohamedDubad-v4x
@MohamedDubad-v4x 14 күн бұрын
Free afbiijo xage bad bixi guul puntland 🤣🇸🇱❤️
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 14 күн бұрын
Afhayeen qaaqle Yaaquub af-xumo waaba ku’ogaaye laakiin kuma ogeen uu argagixisada iyo Khawaarajiinta u yahay afhayeen.
@SabriyeAadan
@SabriyeAadan 14 күн бұрын
Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Argagixisad
@XaliimoMuuse-n8r
@XaliimoMuuse-n8r 14 күн бұрын
War qofkaan waa doqon waliba waalan xasan dhiiqo iyo aaran jaan baa adeegsadah
@islaanka1198
@islaanka1198 14 күн бұрын
Finally Puntland have made good decision,doqon afsiil 😂xira
@CarfiAbdi
@CarfiAbdi 14 күн бұрын
Bisinka maxay sameyeen cayda qabiilada waan ku ogaaye ma qolodii bay tagereen
@FaeduusMaxamuud
@FaeduusMaxamuud 14 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 14 күн бұрын
Yacquub Siyaad ibnu xalaal horta ma yahaan is waydiiyaa mararka qaar kood
@museosman8296
@museosman8296 14 күн бұрын
Waa in laga dacweeyo meesha uu joogo caado qaataha af shuube xaarufkii labaad ee nugaal hala toogto
@khadarIbrahimsiciidkhadarIbrah
@khadarIbrahimsiciidkhadarIbrah 14 күн бұрын
GuuL
@Umo580
@Umo580 14 күн бұрын
MAANSHALLAA WACALKA IDOOR E BEEN MADWO
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 14 күн бұрын
Doqonkaasu suu ulahaa tare tare buu waashay
@AbukarCadde-p1h
@AbukarCadde-p1h 14 күн бұрын
Daacishka ugu ween waa dani
@fadumaabdi9765
@fadumaabdi9765 14 күн бұрын
Masiibo kugucadhday belaayada afka futo ah leh
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 14 күн бұрын
Maxaa noo soo arkay nin isimadayada caayaya anagaa Ciise Mohamud ah waana in mudankiisa la marsiiyo isimadana waa in xaal la siiyo
@ugassabdilleiman7004
@ugassabdilleiman7004 14 күн бұрын
Shimbirti buudbuudka baadananeed Yaquub siyaad wn ogeen inaay af diiji kudaaceysa
@sudiissa5701
@sudiissa5701 14 күн бұрын
Waa doqon yaaquub waana jahil isla kala tagaye aniga edo u ahaye hase yeeshe ma jeceli siduu u dhaqamaye mida kale aduunka Argaagixso qof taageera waa yax yax caaydu waa caadi cidna ma disho anigu MJ dhabata ahaye caaye ma qoro iyo waa laye caaye Qof jira waa la caaya ama reer jira sida MJ soomaali odhan u caayan Nimaan ciilaba I caaya yaaquub isaga god isku ridaye
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 14 күн бұрын
QOF KASTA OO DAACISH KU LUGLEH MAGACIISA CAALAMKA HALOO GUDBIYO OO CADAYMAHA HALUGU DARO DACWADA😊
@ummuisra6721
@ummuisra6721 14 күн бұрын
Yacquub dhiiqo xasan baa lacag siiyey
@SabriyeAadan
@SabriyeAadan 14 күн бұрын
Inlasoo. Qabto
@safiamuse5060
@safiamuse5060 14 күн бұрын
Hade armuuba ka tirsanyahay argagixisada , ha lasoo qabto duf ku baxaha
@xuseenaxmed5513
@xuseenaxmed5513 14 күн бұрын
Beenlow wasaq
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 14 күн бұрын
Jarmal iyo interpol shaqo la'aan ayaa kajirta...ina yacquub siyaad wey keenayaan isagoo wuu hadley lagisoo eedeeyey 😂😂
@Gmaaad
@Gmaaad 14 күн бұрын
Maxaa interpol ah waala yaqaan meshu jooga maa lasooxiro
@bby6
@bby6 14 күн бұрын
War ninkan yacqub wa qof nolosha ka dhacay o an xishoon brother cidi khamriga ushubta habenkas bu leflefa wan diin lawe an adun iyo akhiro rajo ka laheyn runti
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 14 күн бұрын
Wu u qalmaa.
@AbuAli-kx6nw
@AbuAli-kx6nw 14 күн бұрын
Guul wacal Ada halasoo qabto haba latoogto hartiga oodhan garacda halasoo qabto hana latoogto
@muheidinismailmose1083
@muheidinismailmose1083 14 күн бұрын
Asc, waxa yaab ah, Tim Tom waxa uu marayaa Interpol,
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 14 күн бұрын
Adkaatay waa saxa nin kasato. Oo mooroyana oo barha bulushada kawado dhibika waa saxa in llasoo qabato👁️
@DahaboHagarGuleed
@DahaboHagarGuleed 14 күн бұрын
🙏♥️🙏♥️🙏🎉🎉🎉🎉
@Xaqiiqda-ku3yc
@Xaqiiqda-ku3yc 14 күн бұрын
Dalka yurub waxaa ka jira wax la yiraahdo xoriyatul qowl . qofku wuxuu doono ayuu ku hadli karaa, sidaa darteed Puntland wey is daalineysaa ninkaas sharci lagu soo qabto ama cadeyn inuu dhibaato geystay hadaan la hayn lama soo qaban karo.
@DahaboHagarGuleed
@DahaboHagarGuleed 14 күн бұрын
🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@luulsharib
@luulsharib 14 күн бұрын
Saqajaan weeye kaas Hala cadaabo
@madinamusse5141
@madinamusse5141 14 күн бұрын
Kan ilaahay isaga iyo kuwa la midka ah Soomaali ha ka qabto. Kan nacasnimaa guri ka dhigatay iyo been abuur.
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 14 күн бұрын
Waa la Soo qabanaya deg deg
@silverloola726
@silverloola726 14 күн бұрын
Dabcasar waxuu la jira Daacish. D
@Bilekhyr
@Bilekhyr 14 күн бұрын
🤍💚🩵👀🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 🔦💪
@FaaidMahmod
@FaaidMahmod 14 күн бұрын
Ĥhh sheeko dhilo wada taaa kalay bal wax ka badely yacquub waa wiil iise ruush ah lo yhy
@CabdalaIbrahimceeje
@CabdalaIbrahimceeje 14 күн бұрын
Guul iyo gobonimo hala soo qabto yacquub nacaska
@MaxamuudCismaan-os9ps
@MaxamuudCismaan-os9ps 14 күн бұрын
cabdirashiid dahab shii ayaa hubka iyo qaraxa uga keena yaman
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
DEG DEG GUSHA CIDAMADA PUDLANDI IYO SIR FAKATEY
23:18
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 19 М.
WAAR DAG DAG AH
11:51
dhaxal media
Рет қаралды 5 М.
Trump oo durba qaaday tallaabooyin xasaasi ah | Qubanaha VOA
29:59
ISKUDEYS oo chickenka loo diiday😁😁😁 sheeko waalan 😁😳
14:23
ISKUDEYS CHANNEL
Рет қаралды 129 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН