GUULEED RASTA HEES CAJIIB AH l AF DABARE l ALANGTY AAWKEY l MMC OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 748,897

MMC Pro Studíos

MMC Pro Studíos

Күн бұрын

Пікірлер: 254
@anwaralikumar7996
@anwaralikumar7996 4 жыл бұрын
M.a afkeyga hooyo dabare dadkii la iga beerey aad aan u jeclahay alfanan gulled rasta hori u soco
@saidjama4581
@saidjama4581 2 жыл бұрын
Am from Degodia Somali clan, best song ever
@boqolowboqolow5931
@boqolowboqolow5931 25 күн бұрын
Reer abtigay
@alimacruf5889
@alimacruf5889 6 жыл бұрын
Team Musharraf like isiiya baqiilnamada iska dhaafa
@Cabdiwahaab-Rabaax
@Cabdiwahaab-Rabaax 4 ай бұрын
Wow ❤❤ I from sanaag Somalia waan jeclahay reer baydhabo
@inahahmedkooz5197
@inahahmedkooz5197 6 жыл бұрын
heestan wey iga gadantey inta taagerta fanaankan lik ha ila agmarina❤❤❤❤👈
@hawacookingchannel0
@hawacookingchannel0 4 жыл бұрын
Hees dawara iyo iroole caadi ma aha anigana uma dhalan luuqadan iyo may maygaba sidaasoy tahey waan ku hadlaa hal xabo ima dhaafo masha Allah
@aahassan
@aahassan 5 жыл бұрын
Caadi mi eh ki haaysidi like iin saara reer arlaadi
@NOFarah-jl1du
@NOFarah-jl1du 4 жыл бұрын
wiilka with green shirt.....rocks the hell of bay and bakool world!!! love from Lasanod Somalia!!!!!!!
@MindMeldMedia94
@MindMeldMedia94 5 жыл бұрын
Viva my dhiiga from Hakaba ❤️
@wakandabrrr2737
@wakandabrrr2737 5 жыл бұрын
Mohamed Hassan wariyaa mad Baraf inte mey ky sheeny
@sahrokiinqueen834
@sahrokiinqueen834 6 жыл бұрын
Wooow nice hesta wey shiidan thy ilove Raxweyn Qabiilkeyga Aan jclhy
@TiyeeglowTV
@TiyeeglowTV 5 жыл бұрын
Rahwen qabilkaga miyaa kkkk wax waalan? Rahweyn qabil ma ahan Qabil kale ka dhex raadi waa Qowmiyade Digil iyo mirifle dad badana way yihiine ok
@najibbalaalaofficiallnajib554
@najibbalaalaofficiallnajib554 5 жыл бұрын
Tiyeeglow Tv Thanks
@Umareineacademia0196
@Umareineacademia0196 5 жыл бұрын
Tribal line up will finish Somali people
@Mdirrp
@Mdirrp 2 жыл бұрын
DAbare ma digil iyo mirifla
@jaajarboy5273
@jaajarboy5273 4 жыл бұрын
Reer beydhabo keep going hormar wacan guled beydhabo hadaan imado wan is qabanaynaa in sha allah
@maryamruun8285
@maryamruun8285 6 жыл бұрын
Guuled runti aadban kuu taagyeeraa nolow intey nolol jirto
@cadnaanjama3284
@cadnaanjama3284 6 жыл бұрын
Alanti aawkey Alanti aawkey kooy Aranoo sugung shaagee Alantii abtiigiithoo Iyow amaantey Saki deertey Sithy lagung amaany Etaa ama ma ihiithii Wal ini ogo oo ethii ugun Inilee ogoo Sugung edaash Alaa kaa Alaa kaa ogoo Ini iheesh Abaay idhee Kiijeelathey Afki oo kung buugsithii Erey thihii Eheltamaataa Kkkk wale waan isku dayay qalad badana waa ku jiraa afmaay inaa barto waaye
@ibravoibravanoviche5200
@ibravoibravanoviche5200 6 жыл бұрын
MASHALLAH..MUCH RESPECT FOR UR GIVING A TRY TO WRITE AS A LYRICS BRO.. YOU MADE IT EASY FOR ME TO SING ALONG WITH HIM LMAOOO!
@GarissaTVChannelnews
@GarissaTVChannelnews 5 жыл бұрын
Thanks
@ahmeymaster6613
@ahmeymaster6613 5 жыл бұрын
Bro heesta af dabare waaye af maay ma ahan
@abdinasiribrahim3579
@abdinasiribrahim3579 5 жыл бұрын
@@ahmeymaster6613 true brother anigaa dabare eh sifeecana ufahmey from Diinsoor
@Umareineacademia0196
@Umareineacademia0196 5 жыл бұрын
Holy shit
@IbrahimTripleM
@IbrahimTripleM 2 жыл бұрын
Gulled rasta Withay walahi kin'g Betrayed ✌ From south Africa 🇿🇦
@khadarbj2322
@khadarbj2322 5 жыл бұрын
Wow hees ani eed ingjeelu wlhi waani kifaraxsiny ini any dheegi msha Allah xidigaha jinawkey go ahead thanks
@Abdalladhiif.
@Abdalladhiif. 3 жыл бұрын
2009😭😭😭 xasuus aad uweyn ayey igu leedahay lkn Nasiib xumo mafahmayo, plz walalhey Dabare ifahmsiiyo heesta waliba Qeybtiida dhexe ayaan aad u jeclahay Waan idinjeclahay Dabare, From Mareexaan
@rahmomohamedadanrahmomoham4516
@rahmomohamedadanrahmomoham4516 2 жыл бұрын
Aniga wan fahmey🥺❤❤
@Abdalladhiif.
@Abdalladhiif. 2 жыл бұрын
@@rahmomohamedadanrahmomoham4516 ifahamsii hee
@amoonsomail4331
@amoonsomail4331 4 жыл бұрын
Mashallah🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿👌
@imsohappy7476
@imsohappy7476 6 жыл бұрын
Nice Song Lkn Heesta Waa Hees Horay Ujirtay Mar Hore Aya Laqaday Iyado Qaaci Ah Fanan Kale Aya Lahaa Lkn Ajap Top 10
@amaaraosmaan8546
@amaaraosmaan8546 5 жыл бұрын
masha allah dadka see ufaraxsanyihiin ayaa aad iifarxad galisay beydhabo janaay allah somali midee
@nuurufashiyal
@nuurufashiyal 3 жыл бұрын
as c
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Wow, aar wiilka garan cagaarane ii geeya ciyaarta meesheedii buu dhigey. 👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍👍
@khadarbj2322
@khadarbj2322 4 жыл бұрын
2020 ka hadad daawaneysid like ku qabo meshan sxp👍👍👍
@fatumalovely40
@fatumalovely40 6 жыл бұрын
Alanti abtigeey iyoow amantey saki deertiya sidi luguun amaani agtaa ami ami ma agiiidi❣❣❣❣❣❣😘😘😘
@MMCPro
@MMCPro 6 жыл бұрын
Mahadsanid Maasha Allah Waan Kaheley Lyrics Kaaga.
@nimcaan12mohamud34
@nimcaan12mohamud34 6 жыл бұрын
Fatumo lovely waad mahad santahay aad baan u dhagaysta mayga waana jeclahay amarka illahay mana aqaan bal naga caawo abaayo
@ahmedmohamud1619
@ahmedmohamud1619 2 ай бұрын
Reer Dooy ❤❤
@abdirahmannoor2086
@abdirahmannoor2086 Жыл бұрын
Sielewi maana yaa wimbo hii lkin naipenda sana one Love somali Mohames🌺
@leysanbarriorsi6723
@leysanbarriorsi6723 6 жыл бұрын
The boy with the green T-shirt he is dancing amazingly and funny 😄
@xxsam2597
@xxsam2597 5 жыл бұрын
I know 😂😆😄
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Yeah, absolutely.
@rahoibrahim4655
@rahoibrahim4655 4 жыл бұрын
@@xxsam2597 jdgishwoi djoeifiw9😃😁😄😄😊🤣😄😃🤣🤣😄😂😅😂😄💋💕💖💖💔💘💕❤💗💗💔💝💝🖤💜💛💗💙💙💙💙💙💞💞💞💞💞💞💞💞💙❤❤💚
@malikmursal1066
@malikmursal1066 4 жыл бұрын
He's another mood😁
@mahirabukarmohamed1629
@mahirabukarmohamed1629 2 жыл бұрын
So funny😂😂😂🥰
@macamarzaki4721
@macamarzaki4721 6 жыл бұрын
Innaba caadi ma ahan 😍😍
@axmednanies1001
@axmednanies1001 5 жыл бұрын
Mafahamo mayga lakiin ii qabo 1sano anaa harasajooga ayaan kubaran hadii ay dhici wayado baydhabo ayaan tagi qafna kama aqaan waa inaan yaga bartaa ingriisi carabi maxaa iga galay aar badhabo igaaya from hargaysa
@xamdaxilkas6199
@xamdaxilkas6199 4 жыл бұрын
Inoo kaalay wll anagaa kuu joogne
@Gift606
@Gift606 4 жыл бұрын
Wa dhulkaga walal qali dadkaga aya kaga so horeyo anaga ku joogno ina adeerr
@yahyekaka2626
@yahyekaka2626 4 жыл бұрын
Sxb kan maay ma ahan luqadaan waxaa kuhadla daware qawiil ladhaho wXey degaan diinsoor
@baxnaano1436
@baxnaano1436 4 жыл бұрын
Axmed nanies 1 yrs wuu kuu dhamaaday ee ma baratay afka maayga
@abdiaziiz290
@abdiaziiz290 3 жыл бұрын
Heestaa mafahmaayo lkn laxankeeda lahelay
@husseinleo30
@husseinleo30 4 жыл бұрын
Heestaan kama caajiso ❤
@yoonisjuba9073
@yoonisjuba9073 6 жыл бұрын
Maayga hala shido fanaaniintaan cml saan u shidan af maay ku heesaayo waaloo baahan hees bar Hol mar wcn
@gacamadheerem.x.d.2984
@gacamadheerem.x.d.2984 6 жыл бұрын
Afka soomaaliga kan sax da ah waa afmaay iyo mirtidiisa
@Gift606
@Gift606 4 жыл бұрын
Xaqiiq afkaga caano mac lagu qabey ina adeerkey
@zaliimmursal6543
@zaliimmursal6543 2 жыл бұрын
أكيد 💞💞💞💓💓💓💓
@hayatdugsiya5811
@hayatdugsiya5811 6 жыл бұрын
Hees cajiib ah runty reer baydhabo jinaay salaamantin team jina aaawky si qaas eh sin salaamy
@adnankhalif6345
@adnankhalif6345 6 жыл бұрын
Bilang abadiye sokorey salangta wal ko gudomy ⚘
@Daahir037
@Daahir037 6 жыл бұрын
Anisa Diamond asc
@Daahir037
@Daahir037 6 жыл бұрын
alaha kuxafido
@hayatdugsiya5811
@hayatdugsiya5811 6 жыл бұрын
Mahadsantin arigyogang baydhabo jinaay eed inky xiisi illahy nebed waarty sing siya
@adnankhalif6345
@adnankhalif6345 6 жыл бұрын
@@hayatdugsiya5811 amiing alinty awkey ❤⚘
@ahmooycade8496
@ahmooycade8496 4 жыл бұрын
Manshallah bro guled rasta🥰🥰🥰🥰🥰
@aminamohamed7531
@aminamohamed7531 2 жыл бұрын
Walaah af dabarah aad ayaa ujacalahaywalaalehee dabare
@nuur1433
@nuur1433 6 жыл бұрын
What a dance a boy who wear green T shirt nice one really
@hassanabdi2341
@hassanabdi2341 5 жыл бұрын
Woooooow guuled nolaaw my bro big respect an olso salute
@hodanfaqi5282
@hodanfaqi5282 6 жыл бұрын
Alah qof igu qali ah cumar cade ina aderkeyga mcn inta ugu jedo ale haku xafido my brother
@dambigalgalo2238
@dambigalgalo2238 Жыл бұрын
I'm also an artist, even though I don't understand rahween, but the beats and the song is very appreciative 👏👏👏
@fadumoluulmaxamed5306
@fadumoluulmaxamed5306 5 жыл бұрын
Guuled wllke iinolow inte nolol jirto allah ikadayo
@NajmoXusencali
@NajmoXusencali 7 ай бұрын
Jarertan intee laga keney dabare wa dad nasab ah❤
@NOFarah-jl1du
@NOFarah-jl1du 4 жыл бұрын
#50....with green shirt....is the best in the crowd!!!
@maxamedbr5221
@maxamedbr5221 6 жыл бұрын
SXPYAAL WAN KAHELEY SII WADA WXY NOO THY DHIIRI GELIN
@KaboHoo
@KaboHoo 11 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤marka cadey dawarow good
@hodanfaqi5282
@hodanfaqi5282 6 жыл бұрын
Alantii aawkii alantii aawkii kooy arinoo suguun shaagee alantii caqli liidoo iyow amantee saga deertee sidii luguun amaani agtaa ama ma aqiidi wal ini agoo idi in aguuni iniley agoo suguun edaash alaaka ale kaa agyoo ini iheesh af dhaay idee ki jeedadii afkii woo kuun buugsidii eri idi ii ehel nimaada af dabare afkeyga aan Kufaano alow dooy nabd inoga dhig iyo somali oodhan
@bowsi9
@bowsi9 5 жыл бұрын
Hodan aad iyo aad baad ugu mahadsantahay soo qorista erayada heesta. Dabare waa dad aad u wanaagsan kuna faana dhaqanka Soomaaliyeed. Markii iigu horeysey ee aan qof dabare ah arko waxay ahayd 1991 Magaalada Sablaale. Waxayna ahaayeen barbaar Geelley ah oo madax tuuran (afro hair), barshin na garabka u surran yahay.
@adanabdullahi2986
@adanabdullahi2986 6 жыл бұрын
Waaaaw hesta wey shidantahay horey usoco bro
@nehliitabae75
@nehliitabae75 6 жыл бұрын
Gabaryahay waa ku jeclhy bes aan fahmay gurigeena hade anaa laii daba fadhiistaa luuqadan 🙈
@abdishaafi1shaafi462
@abdishaafi1shaafi462 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 adoo inta ka fahmay🤣🤣
@abdisalamsiidow9668
@abdisalamsiidow9668 6 жыл бұрын
Axsan heeees alan ti aawky
@TiyeeglowTV
@TiyeeglowTV 5 жыл бұрын
Hesta magaceda ina adeertey aya la yiraha wuxu si yiri Abay idheh wan ku jecalahy
@cabdimalikcisman4120
@cabdimalikcisman4120 2 жыл бұрын
Heestan Afmay Ma ahan ee Afa Dabarre Ha iliska Barto🇳🇱💉✊
@notoneofthem4996
@notoneofthem4996 2 жыл бұрын
Af dabbare waa qeeyb maayga ka mid ah
@mohanyareofficial7343
@mohanyareofficial7343 2 жыл бұрын
Waaaw dabare laandheere
@Cabdiwahaab-Rabaax
@Cabdiwahaab-Rabaax 4 ай бұрын
Wow ❤❤
@cilaamogeele2348
@cilaamogeele2348 5 жыл бұрын
Nice song ini iheesh
@MohamedAhmed-qy4xr
@MohamedAhmed-qy4xr 5 жыл бұрын
Guleed rasta aanaa kujecel walahi iinoolow quruxow
@abdimajidali8770
@abdimajidali8770 5 жыл бұрын
I have been listening this song for a full day,this is an amazing song dear brothers and sisters I love all of you from Kuala Lumpur Malaysia. I can speak Maay but I also love af dabarre I suggest you send us the lyrics I will develop you a good Video and upload again. Thanks
@MMCPro
@MMCPro 5 жыл бұрын
Thanks bro Ayadoo Lyrics ah Waa Kuu diyaar ee Karaadi KZbin Ka Musharaf Media Center MMC Raaci Qoraalkaaga MAAY LYRICS
@mohamedusmanmohamedusman
@mohamedusmanmohamedusman 2 жыл бұрын
​@@MMCPro !!A
@diyaadmaadker285
@diyaadmaadker285 Жыл бұрын
Keep going❤❤❤❤❤
@sahrokiinqueen834
@sahrokiinqueen834 6 жыл бұрын
Wooow nice m.a wn ku hestaa hestan Raxweyn ha noolaato intey noolol jiirto
@MMCPro
@MMCPro 6 жыл бұрын
Mahadsanid Sahro soo dhawoow Oo Subscribe Saar Channel ka si aad udaaawato kuwo kaloo badan. Thanks
@sahrokiinqueen834
@sahrokiinqueen834 6 жыл бұрын
Ok wllo wn saaarey wn dhowahy
@abdiwahabhussein9872
@abdiwahabhussein9872 5 жыл бұрын
hanolato raxweyn
@abdiwahabhussein9872
@abdiwahabhussein9872 5 жыл бұрын
my tolekeyga asal asal waye
@fatumalovely40
@fatumalovely40 6 жыл бұрын
Hormar wacan ku rajeyna fanankeyga 😍😍😍😍😘😘
@Abasadam2024
@Abasadam2024 6 жыл бұрын
Masha allah
@uunsinay8911
@uunsinay8911 6 жыл бұрын
Cajap
@mohamedbagey5940
@mohamedbagey5940 6 жыл бұрын
Nice erayadii fanaankii weyna muxudiin lamadarashood fanaankana sifcn ayu ukeeney mirtidii hore kof halaqaado
@mohomedomar2825
@mohomedomar2825 5 жыл бұрын
wow cod macan baad leedahay guled yare
@abdikaniadan7814
@abdikaniadan7814 3 жыл бұрын
Anigo udhashey ma fahmayo
@ayansharif1815
@ayansharif1815 5 жыл бұрын
Waaw viva reer arladi ❤
@wakandabrrr2737
@wakandabrrr2737 5 жыл бұрын
Heestan anigoo maaymaay ku hadla %20 ka fahmay qof maxaa tiri ku hadla warkiisaba iska da 😂😂😂
@mariaibrahim386
@mariaibrahim386 4 жыл бұрын
Af daware waaye hoogoho yar ayuu ka diwanyahay maayga
@leylaluul1106
@leylaluul1106 4 жыл бұрын
Wlhi heestan wn jeclhy lkiin ma garanyo🙇🙇❤❤
@leylaluul1106
@leylaluul1106 4 жыл бұрын
Afkan maayga waa inaa bartaaa sidaan xal maaha
@mariaibrahim386
@mariaibrahim386 4 жыл бұрын
@@leylaluul1106 baro abowe
@MaxamadeyMohamathey
@MaxamadeyMohamathey 3 жыл бұрын
Fiiri yaa kudhaxay qaad aabihis wasaha
@cabdifitaax2387
@cabdifitaax2387 5 жыл бұрын
Nice song afkena beesha dabare
@ilmisheikhabdinor955
@ilmisheikhabdinor955 5 жыл бұрын
Waaw nice song boqorka codka Al fanaan Gulled Rasta
@mujaahidgeesi9514
@mujaahidgeesi9514 7 ай бұрын
Dabare language ❤😢
@minxofiican5294
@minxofiican5294 Жыл бұрын
I love my language maay maay❤😢😊
@mohamoudadan5885
@mohamoudadan5885 5 жыл бұрын
Move move two badboys caming through dance boys 😭😭😭😭😭😭😭
@diiffarah3663
@diiffarah3663 3 жыл бұрын
I like this song though idont understand this language
@salmanhussain4681
@salmanhussain4681 6 жыл бұрын
M.a fanaka guuld rast keep going my brother
@abdulkadirahmed9230
@abdulkadirahmed9230 6 жыл бұрын
Fananka qadayo somalilander waaye af mayga hala barto
@hassanabdi2341
@hassanabdi2341 6 жыл бұрын
Salman Hussain tnks abaanka qoray xitaa I now very well Gulled Rasta well done bro
@chanelkatiyeeglowxasan2513
@chanelkatiyeeglowxasan2513 5 жыл бұрын
Masha allah Nice song
@Md-Mohanad
@Md-Mohanad 6 жыл бұрын
Nice song alinty aawky😂🤣🤣😂😂😂
@Buurhakaba003
@Buurhakaba003 6 жыл бұрын
Please please ayadoo qoraaal eh ( lyrics ) noo soo qora i like walahi
@fanaanintajinaawkey7924
@fanaanintajinaawkey7924 5 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/n3aydH2dr6Z1q7M
@noormohamedabdi8344
@noormohamedabdi8344 6 жыл бұрын
Hestii Nuurto Arlaadey masha Allah
@MohamedAhmed-qy4xr
@MohamedAhmed-qy4xr 5 жыл бұрын
Fanaankeena gulled rasta hormar wacan
@husseinojey8753
@husseinojey8753 4 жыл бұрын
Dabare love you guys iin koy alanti awki
@ibrahimsheikh6510
@ibrahimsheikh6510 9 ай бұрын
2024 Haddad soo booqatay love ii Saar
@sultancarte4258
@sultancarte4258 6 жыл бұрын
Heestaan waan ka helay wanse fahi wayay
@wardoxasan6608
@wardoxasan6608 5 жыл бұрын
Kkk wasomali heesta
@muunodegan2317
@muunodegan2317 5 жыл бұрын
My dhigeyga waa aan idiinku faana hor mar wacan
@cabanaaxaji3233
@cabanaaxaji3233 Жыл бұрын
Waxan maxay yihiin😂 he waana macyihiin 😚 mana fahmooyi Iga soo gaar fasiraad ubaahanhy yaa ifahmsiinaayo erayadaan
@shadiyo066
@shadiyo066 2 жыл бұрын
Heesstaan kama cajiso manaa karanayo af may mayaakaa waan iska jclxy
@abdihafiidmahamed7981
@abdihafiidmahamed7981 3 жыл бұрын
Wwww keep going
@sokorrayahmed4749
@sokorrayahmed4749 5 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️guuleyso
@romiyowcade3311
@romiyowcade3311 6 жыл бұрын
Hestaan wa iga gadantahay
@Mohamud-Bay
@Mohamud-Bay 5 жыл бұрын
Wiilka fananada cagaarta dance waalan iga dheh
@mankeymarash3604
@mankeymarash3604 2 жыл бұрын
Beste T.green diiga kacsan 🤣🤣👍👍
@luulmacalinjeleluulmacalin518
@luulmacalinjeleluulmacalin518 6 жыл бұрын
Alla mcna hestan ada oga helle
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 5 жыл бұрын
Wwww best song liked it
@nuurufashiyal
@nuurufashiyal 3 жыл бұрын
Asc
@muftiweyn9481
@muftiweyn9481 7 ай бұрын
Afkiii aayow😢
@dalmaradhan7575
@dalmaradhan7575 6 жыл бұрын
Mashalah-walalkey-
@abdulayabdi8731
@abdulayabdi8731 4 жыл бұрын
Maanshaallah bro kip it up
@umusihaam787
@umusihaam787 4 жыл бұрын
Sii laguun amani aktaa ama ma agiidii my dadkeyga
@dalmaradhan7575
@dalmaradhan7575 6 жыл бұрын
Hormar-wacan
@maxamedbr5221
@maxamedbr5221 6 жыл бұрын
WAAAAW MASHA ALLAH
@cabdulaahibinucali9125
@cabdulaahibinucali9125 2 жыл бұрын
Saas waaye ok
@muxudiinyare6281
@muxudiinyare6281 5 жыл бұрын
wiilkan dayax u ekyahay marku garland laha. dayax qofki igu raacsn like ha ii saro
@leylaluul1106
@leylaluul1106 4 жыл бұрын
Horta heesta mafhnty wll waan garn waye aniga
@luulmacalinjeleluulmacalin518
@luulmacalinjeleluulmacalin518 6 жыл бұрын
Allanki aaawkii hormar wacan
@najma8198
@najma8198 5 жыл бұрын
baydhabo janayo woooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooow
@khalidcanada6106
@khalidcanada6106 Жыл бұрын
Heesta Wan ka helay Mac jug waye kalay iska arag
@silfaana2949
@silfaana2949 6 жыл бұрын
Waaaaaw nice song
@hawafaqi253
@hawafaqi253 6 жыл бұрын
Woow waa heesten
@abukarbariire2875
@abukarbariire2875 6 жыл бұрын
Masha Allah 💋💋💋💋💋💋💋
XAMDI BILAN | YAAN CUDUR KEYGA USHEEGTA ? | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2019
5:36
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
Кого Первым ИСКЛЮЧАТ из ШКОЛЫ !
25:03
MAXAMED WARDI HEES MAAY | WENAADEY FARUURSHE | OFFICIAL MUSIC VIDEO BY MMC
3:49
AXMED AARSHE 2018 | HEESTA BUNIYO SALOOL | BARNAMINKA SANADKA CUSUB
7:41
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,8 МЛН
MAANAAY MAANAAY BEST SOMALI MAAY MAAY SONG WITH LYRICS
10:51
GALEYR MEDIA
Рет қаралды 837 М.
SAIID YEROW HEESTI DEYNABO
9:02
Siidow12film's
Рет қаралды 120 М.
Hagardaamo
7:25
liban farah
Рет қаралды 1,9 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН