Guulihii IYO Guuldaradii Kacaanka Q1 Wax Qabadkii Maxamed Siyaad Barre

  Рет қаралды 8,431

QARNI JOOG

QARNI JOOG

Күн бұрын

Пікірлер: 18
@QarniJoog102
@QarniJoog102 3 күн бұрын
Buuga Waxaa Ka Hali Kartaa Brarakaat Book Shop kala Xiriir WhatsApp Nomberkan +252615451245
@ANYPODCASTS
@ANYPODCASTS 3 күн бұрын
waa ku salaamay lph
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 13 сағат бұрын
Masha Allah Buugaagta Cabdi qaadir Oromo waa buugaag Aad u qiimo badan oo raasamaal Leh Alle ha u naxariisto DHAXAL FIICAN AYUU NOOGA TAGAY ❤❤
@apdallah56
@apdallah56 2 күн бұрын
Mahadsanid qarni joog Qaybta xigta guuldariidii kacaanka waan sugaynaa
@CandhufWeyne
@CandhufWeyne 2 күн бұрын
Wakaa hayaa sxp
@MustafaKamaaludiin
@MustafaKamaaludiin 2 күн бұрын
Run ahaantii buuggan qaybta aada ka soo qaadatay waa qayb muhiim ah laakiin aniga waxaan dhihi lahaa soomaaliya mar laba in aysan dowlad mar labaad samaysan doonin waayo dhexdeennu qabyaalad ayaynu ayaynu wax ku maamulaa qabiil ayaan shaqo isku siinaa anigu waxaan dhihi lahaa haddii meel laga soo wada jeesto qabiilnimadu in dawlad awood badan waddanka ka hirgalayso waa in aan ka fogaanaa qabiilnimada iyo qabyaaladda qurunkooda
@abwaanjannaale
@abwaanjannaale 2 күн бұрын
Sxb buugii qab iyo quursi hal xalqad nooga soo samee ama pdf isagoo ah haddaad garanayso meel iigu sheeg buugaasi cajiih buu ahaay❤
@QarniJoog102
@QarniJoog102 2 күн бұрын
Waa Dhameyna Insha Allah
@abdirisaqfeysalaxmed4321
@abdirisaqfeysalaxmed4321 3 күн бұрын
Part 2 lasoo dhaqso sxb mahadsanid
@leylasheekh6368
@leylasheekh6368 3 күн бұрын
Walal adiga o mahadsan sheekadi guban no dhameystir please
@SahalAbdirahmanMohamed
@SahalAbdirahmanMohamed 3 күн бұрын
Hee❤❤
@AhmedAbdiCoon
@AhmedAbdiCoon 3 күн бұрын
Mahadsanid Sxb
@SahalAbdirahmanMohamed
@SahalAbdirahmanMohamed 3 күн бұрын
Vg❤❤😂
@najiibcabdi4735
@najiibcabdi4735 3 күн бұрын
Qalalaso dagal baa loo qiil dayayaa qimihii nolosha la qasarinya xasuz 2006 qab qablayashi iyo maxakimnta ziizi gal galto suqa xolaha deynile gashandhiga Hon afric shabele STN WALEE walo xiisa inkaso xumayeen dagalada😅
@QarniJoog102
@QarniJoog102 3 күн бұрын
Team Kaagan Ahay
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 13 сағат бұрын
❤❤​@@QarniJoog102
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 13 сағат бұрын
​@@QarniJoog102 zxp aad kuu taageera Clip aad Ayaan ugu xidhanahay Thnks wllo
Maxaa keenay heshiiska barika dhexe ? Waa kuma qofka keenay ?
25:05
Xogmaal Media
Рет қаралды 69 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
Guuldarradii Kacaanka Q2  Iyo Maxamed Siyaad Barre
22:42
QARNI JOOG
Рет қаралды 5 М.
Taariikhda Ururkii USC | Burburkii Dowladdii Kacaanka
28:48
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 113 М.
Kaftanka Siyaasada 574 oo aad u xiisa badan
54:37
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 25 М.
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Waaberi Media
Рет қаралды 1,7 МЛН
Mahaad Kaoktaxay Taariikhda Burburka Soomaaliya? Daawo Muuqhaalkan
1:44:22
Somali Bantu TV
Рет қаралды 387 М.
Raacdaynta Taariikhda - Cabdillaahi Aadan Cumar
1:12:37
Somaliland National Museum
Рет қаралды 2,2 М.