No video

Guur Sidan Ku Bilaabmay, Waa Waxa Gabdhihii Oo Aan 20 Gaadhin Garoob Ka Dhigay 🥲🤔

  Рет қаралды 19,858

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Ealing Borough London
+44 7404 996516
Ruqiyo
Layla South London
+44 7538 579481
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Sweden: Saadia Osman
Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Nairobi, Kenya
0722997917
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Turkey
+905013296778
Garowe: Trendy collections
Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
0907635086
Jigjiga
+251 91 574 4595

Пікірлер: 184
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 2 ай бұрын
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Ealing Borough London +44 7404 996516 Ruqiyo Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595
@MaimounaMahamoud
@MaimounaMahamoud 2 ай бұрын
Asc fathia waxan raba seramkaa huno jibouti ayaan joogaa
@zainababdi781
@zainababdi781 2 ай бұрын
Waa guurka degdega ah dad yaryar oo aan garanayn guurka macnihiisa iyo qiimihiisa sababtuna waxay tahay gabadhuhu waxay badanaa ka cararayaan nolosha guriga waalidkeed oo culays badan ka haysto waxay moodaa meel dhaanta inay usocota aabe wanaagsan oo gabadhiisa meel gaarsiinaya oo og inay qiimo leedahay ma haystaan badan kood
@AK-lk6hc
@AK-lk6hc 2 ай бұрын
Qoyan even burnt her skin for duleyste beauty standards. No wonder he doesn't give a damn about her feelings
@Loveforbeauty442
@Loveforbeauty442 2 ай бұрын
I hate all beauty standards. Ati you have to look like this as if I had chosen my looks. Say NO to this nonsense please
@Lamahuraan.
@Lamahuraan. 2 ай бұрын
😂😂😂
@Rose_1s
@Rose_1s 2 ай бұрын
Thank god someone is talking about skin bleaching thanks Fathia.💗
@Xalimo421
@Xalimo421 2 ай бұрын
Ilaahayow caqliga iyo damiirka ha naga qaadin.Bal cadaan mxy tarta?😢Caafimaadkaga nooc kasta oo ad u eg thy maaha Inaad ku ciyaarto. Ilaahey caqli iyo iimaan ha siiyo dadkaan doqonimada dishey.Farxiya caqliga Ilaahey ha ku barakeeyo Masha allah.
@user-ku5qk9fi6n
@user-ku5qk9fi6n 2 ай бұрын
Alhmduliaah hada waxaad mooda in haragaysa ay soo yaraanayso oo dadku fahmin ay soo yaraanays special habalah yarayar kuma badan
@ikranabib7919
@ikranabib7919 2 ай бұрын
This is extremely fadxiya Xagey ku noolyihiin dadkani Cajiib!!
@maryancali6576
@maryancali6576 2 ай бұрын
Soomaalidu wax walba oo wanaagsan oo Ilaahay siiyey way qubeen hada quruxdii baa u danbaysa
@aminaomar6271
@aminaomar6271 2 ай бұрын
Subxanallah, gabdhiih Somalida sankii makaljacksan bay yeeshan dawadan wadanka ha laga qabto.
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia 2 ай бұрын
Aniga wixi caleen ah hurud qasil dhaman caleenta aya walaahiu scrup diyarsan aya kuqosyta malab yougar ka mansha alah skin cafimad qaba cas aya leyahay ukahay kimiko iguma iga wajigayga hurud cano bolash cano wajiga mirayd kunoqonaya alx waligay lacag kuma bixin kiimiko
@zainababdi781
@zainababdi781 2 ай бұрын
Haday ka dhabtahay iyagaa joojin kara inay iska diidaan gabadha iscadaysa guur keeda oo ay medabkena quruxda badan promote gareyaan waayo iyaga ayay suntan iyo drags ka isu mariyaan Naagahaas waxaa samaynaya niman baa dhalay oo ay la dhasheen oo qaba akh gabdhaha ku dhashay western countries ka waxaa ma ogola midab kooda ayay proud ku yihiin waana la jecel yahay midab keena
@korruptnovellst4751
@korruptnovellst4751 2 ай бұрын
16 year old divorcee?? I didnt realise that divorce was so crazy over there
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 2 ай бұрын
Waa run gabdhaha soomaaliyeed waxba madiidaan
@Xalimo421
@Xalimo421 2 ай бұрын
Naag ayada dhibaato oo dhan ogolastay,Midaas aya keeneysa in waxwalba Nin ku ciqaabo.Xanaaqa ka muuqdo wiilkan wan ka naxay😀Aroos xanaaqsaan.
@mahajama3891
@mahajama3891 2 ай бұрын
Poor guy he looks like he doesn't want be there!! She probably forced him to be on the stage. Or evening have a wedding that he couldn't afford. 😂
@ahmett5979
@ahmett5979 2 ай бұрын
Habo dukankaan kaliya maha xamar oo dhan waxaan baa haysta waxana gada oo xayesiya waba kuwa tiktok caanka aka ah,habo marar badan ka hadal wlhi dumar nooma harin
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 ай бұрын
Ethiopia ayaa idin dhow oo 100 kiiba 45% Muslim yahay ismana cadeeyaan haday christian yihiin ama muslim. War halkaas aada gabdho Somaliyeed ma jiraane o ka guursada. Ha shukaansan fabadh us cadeesay hana guursan us bedelka waa in nimankan ka yimaadaan naagahan waxba ma maqlayyaane.
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 ай бұрын
Ururo sameeya, banaan baxa "Naag is cadeeysay oo qadhmuun ma rabo" udinkoo dhahayya. Fadhiga ka kaca dhaqdhaqaaq isu yeela codkiina ha laydiin maqlo
@ssm3933
@ssm3933 2 ай бұрын
Skin Bleaching rag Somali ma raba ku soco fathia original color. Leh rag Somali raban 💯❤️
@fatimaikhtii5563
@fatimaikhtii5563 2 ай бұрын
subxanallah goormu madowgu cay noqday
@user-tr7pk5qe3r
@user-tr7pk5qe3r 2 ай бұрын
Axxxxxxxx Waleeee. Iyo Bileeeee. Wax shama majiraaaan Orginalka Ilhay ku siiiiiyay Wayooooo. Ilhay wuxuuu. Yiri Laqad khalaqnanl inaaana Fii Axsani Taqwiiiiiim❤
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 2 ай бұрын
Maryaha waa diin waa aayad quraan ah wax hakasheegin qofka wax ka sheeg yes waa lagu dhex dhuuman karaa
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 ай бұрын
😂war warunta walahi arinkan daqan xumo iyo is cades ayey umadi rer magal nimo uhestan wa umad din iyo aqlaq laheyn wa kugu racsanhay nagtan halaso xeero wa qurun gabdow gurka dagdag ah iska dafa ado gursan ayad sharaf kunolaw am qof wanagsan aya heli donta inshallah aqiro camal kaga aya lagu wedin dona nin iyo carur lagum weydi dona ilahey u nolada
@dahaboadow3892
@dahaboadow3892 2 ай бұрын
❤Saxiix naagtaan waa in tilaabo laga qaado waa in la xiro ayada iyo Dukaan kaba belo ku degtay
@khadrasaid5165
@khadrasaid5165 2 ай бұрын
Rag baaba marsaday dawadan. Ilaa quyaamihii aya wadeen yaa karaya
@lovepeace1286
@lovepeace1286 2 ай бұрын
afkii baa juuqda gabay laxawla wala quwata ilaa bilaah caruurta la bi'nayaa ugu daran 😢
@bisharonurfarah2293
@bisharonurfarah2293 2 ай бұрын
Saliidan iyo serumtan Somalia aad Bay qaali ugu yihiin
@Loveforbeauty442
@Loveforbeauty442 2 ай бұрын
Bisinka. Nothing to love about wlh 😢. Waaba khatar cadiim. Alhadulillah with years of marriage ninkeyga weli waxaan kuma arag. Let’s eradicate dulayste
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia 2 ай бұрын
Malagufaana garooban ahay inta dhib ugacararaya moye lakim nagahan yacaya waside guur la an iscadayn alaah bay kafogadeen walahiy
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 2 ай бұрын
Dadna ka tag dugaagna gaadhi waa baa meesha ka dhacday bal mxaa diirkoda ku diray 😢😮
@Tomioka_gyuu_demon_slayer
@Tomioka_gyuu_demon_slayer 2 ай бұрын
Jidhka coka jaaha fanto walee waalidku masuuliyadbuu leeyahay waayo hablaha dadnimadooda dintooda muu dhisin ninka naag cas isago madoow raadinaya sidoo kale xukuumadahuna waaka masuul qasqaska waayo iyaguna xeer xakameeya meysoo sarin
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 2 ай бұрын
Allaahuma Baarik Sister qali ❤
@user-hg3ft4yg4q
@user-hg3ft4yg4q 2 ай бұрын
Haa ilmaha yar xata modowba lagu cayaya dadkani cadi mah
@beautiful1423
@beautiful1423 2 ай бұрын
Hasbunallah wanimal wakeel.those creams are so horrendous.😢💔💔💔
@muna6298
@muna6298 2 ай бұрын
Nin ii qabay baa igu odhan jiray yurub ayuu jiro markan ku imanayo ado cad aan ku imado bac tolo oo jidhko dhan iska cade ii qanci iman lawe haa wan ka cararay mariin ayan ahay wlhhi midab dadku jecel yihin weeye
@Saamiya33
@Saamiya33 2 ай бұрын
😂😂😂 bac aa wlhi yaab wye
@muna6298
@muna6298 2 ай бұрын
@@Saamiya33 walal kasii wax aynu aragnay mu ahayn naftu ikeenay bac gasho habeen iyo maalin igu odhan jiray
@Saamiya33
@Saamiya33 2 ай бұрын
@@muna6298 dadka midabkooda ayaa lagu diray
@Haashimhassanhh
@Haashimhassanhh 2 ай бұрын
13 minutes waa iga qoslisay habo thanks 😂😂😂😂
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 2 ай бұрын
Shimbir gamlay
@sweetuntamedsoul4045
@sweetuntamedsoul4045 2 ай бұрын
Jumah Wanasagsan Habo 🙏🙏🙏🙏🙏💯💯💯❤️❤️❤️❤️ God bless You daily You iyo Adero and the Family
@mariakhalif3615
@mariakhalif3615 2 ай бұрын
Fatxiyaay odayga maskiin Lao gabdhis doontay o bosaso maraykanka lo dhiibay o 15 sano ku xiraa kaso hadal daawo muuqalka halo diro plz
@user-hg3ft4yg4q
@user-hg3ft4yg4q 2 ай бұрын
Farxiyay markay nagaha is cadeeya kashekaynayrn urta walahi 2000 ayay ahayd oo nag lagursaday lagulaha dawadu way ortaye naag ninku yu ku famin
@bintialichannel3770
@bintialichannel3770 2 ай бұрын
Ilaa hada aniga maba arag naag original ah wa boqolki wa 10 inta kale we is dhaqen allhamdulilah kalarkeyga aya ku faraxsanahay mar waxa xasusta an 13 years aya gabar is cadeysay ba sku kursi fariisan jirnay walahi gacabamaheda dhagdhag iyo shiir qof wasaq ah cml so hada raggii xita we is dhaqan uf ilahow adiga ka magan galay 😮
@amanijama9597
@amanijama9597 2 ай бұрын
I have some girls so sad their arms look like they were bleeding walahy but they were looking like omg maxaad isuu Yaara Cadan waayday they just want you to be on same boat with them 😢
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 2 ай бұрын
Urka waxaa keenaya waxaa kimacalka ay marsanayaan ilmaha dhiciska ah iyo mandherta ama ibida dumarka dhala laga sameeyaa caanaha naaska dhiga umadahaha ayey usoo uraan markey dhididaan marka qof naftiisa qaribay Cid rabto malaha
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 2 ай бұрын
Ninkan😢wuuxanunsanaya🎉 Salan sare❤❤❤farxiyay😍😍😍😍😘😘😘
@aishahibo8796
@aishahibo8796 2 ай бұрын
Walahi qosolka iga dhamaaday 😂😂qashin la gubay bay usoo uraan marwalba waxad is odhanaysa maxaa gubanaya 😢
@allahbawayn
@allahbawayn 2 ай бұрын
Walalo qasqaska Nairobi aya ugu horaysay hargaisa waymarsadan lakin layskumadari jirin qasqascamal
@bisharonurfarah2293
@bisharonurfarah2293 2 ай бұрын
Kkkkkkk qosol baa iga dhamadaay maanta illaahoow naagahqs carruurta laqabo cudur dhan iyaga keenay
@user-pd4pc6tl9t
@user-pd4pc6tl9t 2 ай бұрын
abaayo lkn waa qali ee jabiya 40 saliida
@user-tr7pk5qe3r
@user-tr7pk5qe3r 2 ай бұрын
Samirrr mahiraaaan
@bongasasa3895
@bongasasa3895 2 ай бұрын
Guurka Somalida oo dhan I love you kama belowdo! Some start from war waad na uureysayee na astur…..wah!
@AK-lk6hc
@AK-lk6hc 2 ай бұрын
😂😂😂 "naa i dhaaf.. wah"
@bongasasa3895
@bongasasa3895 2 ай бұрын
@@AK-lk6hc and if that don’t work Odayaal ba la isku wacdaa!
@AK-lk6hc
@AK-lk6hc 2 ай бұрын
@bongasasa3895 and it ends with duleyste running away from his mess
@niyaaladem
@niyaaladem 2 ай бұрын
😂😂😂 Bonga adiga waxaad tahay qof wax badan og. Maasha'Allaah ayaad tahay.
@bongasasa3895
@bongasasa3895 2 ай бұрын
@@niyaaladem I am always listening to mandem in maqayada bariska keenly! Oneday I am going to write a book about Duleyste and his shenanigans
@amiinaali779
@amiinaali779 2 ай бұрын
Wax ha isku qaldin walal. Xijaabka ha ugafin.
@ifsaraismail2495
@ifsaraismail2495 2 ай бұрын
Ninka caadi maaha , guur qasaba
@HoDan386
@HoDan386 2 ай бұрын
Habo farxiyaay walahi beentaaa maaaha 😭😭😭 waxwlba u sabab ah galgacalkii waalidka maqan hablaha somaliyeed wali wxay radinyaaan galgacal mana helin meel ku nastaan rabaaan 😭 habo
@batulamohammed857
@batulamohammed857 2 ай бұрын
Habo Minnesota Mel walba o laga shaqeeyo waa lagugadaa walh Waan yaaby
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 2 ай бұрын
Markey katagtey inkarow ka dabaturey😅😅😅😅 Nin Somali Wu dalanyahay
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 ай бұрын
Kaasu waa dulaystihii aad horey, usheegtay oon car ismarinin😂
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 2 ай бұрын
Walahi qosolka iga dhamaaday subxanallaah😂😂😂😂😂
@Realistic9
@Realistic9 2 ай бұрын
Fathiya you make me laugh Istaqfuruaala
@raysiyoxareed5553
@raysiyoxareed5553 2 ай бұрын
Caawa waan fuuray saan uqoslayey markaa comments ka akhrinaysay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂saa u akhrinaysid walhy
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 2 ай бұрын
Hhh kolay waa qof walan oo qurbaha laga keenay gabdho maskiin ah baa gaajo looga faiidaysdaa
@soohorcashaqa1670
@soohorcashaqa1670 2 ай бұрын
Wllaahi sidaan u qoslaAyay aroosku waa waalan yahay ama waa mirqaan sanyahay
@zahrahashim2870
@zahrahashim2870 2 ай бұрын
Gabdhaha soonaliyed qaarkod oo mooda in is cadaynta la is ticmaalayo kimikada inay qurux gadanayan ogow inaad malakamodkaga iibsanayso ood ilaahay siduu kuu abuuray badalayso ilaahay ha soo hanuuniyo
@anfacadan6458
@anfacadan6458 2 ай бұрын
Waa nin xanuunsan
@muna6298
@muna6298 2 ай бұрын
Qasqaska waxa ku qoran arday yacni wakii ardayda midna caruusa oo kii aroosada ah 😅😅 yaab anago aan iscadayn ba hadan kulayl daremo qasab uur yesho mise waa ano is cadeyey
@sadiyomohamed303
@sadiyomohamed303 2 ай бұрын
Walahy naagha somaliyed wanka yabay naag ilaa shaqysa igu cayi jirtey wad madowdahy iyado USA jogtay is cadaysa
@aminahirsi2334
@aminahirsi2334 2 ай бұрын
Ascw Subxanallah
@SahraCali-gk4pc
@SahraCali-gk4pc 2 ай бұрын
Hadana maskiinta dharkii jecelka uxiratay yaab 😂maba jecela
@siradm
@siradm 2 ай бұрын
Waxbaa siya kkkkk, waa iga qosliyay, hadduu rabana waa reera kale, wax aan caadi ahayn meelkasta waa joogaan
@KimgAziz
@KimgAziz 2 ай бұрын
Mid waxaa jirta tiraahdo taan is cadayneey waad urtay oo midabkii madowga ahaay ayaaba caay laga dhigay
@fardusa411
@fardusa411 2 ай бұрын
Marqaan baahaya in uuqayiluu rabaa ama uuseexdo
@anab9951
@anab9951 2 ай бұрын
Fadxiyey hoodh ma aha ee waa xoodh
@shukrimohamud9402
@shukrimohamud9402 2 ай бұрын
Nairobi iyo Adis Ababa Dumarka waa ween ba ilma yar yar gadah raga qurbaha ka tagey laga gadah biriq biriq bey saqiir ku bila ba yan
@khadrasaid5165
@khadrasaid5165 2 ай бұрын
I thing was prank Is not a true
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia 2 ай бұрын
Wlo maxa pranka waba waxjira sowkuwam life kuwada jira ba wlo
@sudajibril7117
@sudajibril7117 2 ай бұрын
😂😂😂😂 kaan waa la soo qasbay malaha waba cabsan yahay
@amanijama9597
@amanijama9597 2 ай бұрын
Muxuu ka daba tuuray😂😂😂😂😂
@user-ft9qg3uh5x
@user-ft9qg3uh5x 2 ай бұрын
Asc Fathia
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 2 ай бұрын
Khaladkoodhan waa iyada maxa wiilka ku haysataa isaga soo jeedina oo ma eegayso keegii danaynayso inay fiiso iskuma dayeyso
@user-hg3ft4yg4q
@user-hg3ft4yg4q 2 ай бұрын
Haa
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 2 ай бұрын
Hood talaw ma kula garanayaan
@Zahrasahra709
@Zahrasahra709 2 ай бұрын
Way is cadaysay tana😂😂😂😂😂😂😂 ala beerka
@user-ku5qk9fi6n
@user-ku5qk9fi6n 2 ай бұрын
Wll hargaysa xagee laga helaa
@user-ft9qg3uh5x
@user-ft9qg3uh5x 2 ай бұрын
Ascdhamaantiin
@Samar54402
@Samar54402 2 ай бұрын
Kuwa qasqaska gadaya hadi la dhaho, Dawada aad isku daraysan ineey cafimad Dara sababayso iyo ineysan is qadanayn ma ogtihiin? Tolow maxay ku jawaabi lahaayen😮
@Twa917
@Twa917 2 ай бұрын
Kkkk farxiya haada raagi oo dhimi waxaay marsadan qasqaska Wiil baa ilaa dagan aniga qasqasbuu marsada
@ZAhmed-jn2yq
@ZAhmed-jn2yq 2 ай бұрын
😂😂 oo ruuna wll inalilaah
@marwoali6189
@marwoali6189 2 ай бұрын
Malaa debeday ka tagtay oo lacag buu ku galay iyo dhoof.
@ssm3933
@ssm3933 2 ай бұрын
Salid and oil. Ke tahay. Kulah 🤭😂. Ignores person wey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@SaynabAxmed-je1zi
@SaynabAxmed-je1zi 2 ай бұрын
Malaa wuu xanuusanayaa
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 2 ай бұрын
Waa nin la soo qasbay wuuba didsan yahay kkk
@samiiragurey6812
@samiiragurey6812 2 ай бұрын
Armuu wiilku xanuunsanyhy
@kadraelmi9766
@kadraelmi9766 2 ай бұрын
Markay gaboobaan bay sii foolxumadaan oo wey duuduubmaan😂
@user-mf8dh3ui6b
@user-mf8dh3ui6b 2 ай бұрын
😂😂😂 wllhi qof walan ayay guuursaty
@oz-cf4fi
@oz-cf4fi 2 ай бұрын
Tii igu yaabka badnaa jigjiga baan diyaarad karaacayay to addis ababa waxaa diyaarada ilasoraacday gabar dirac shiid ah iyo dacas dawana wajiga umarsan. Waxaan is waydiiyay ma musqul bay soo aday mise diyaarad public ah bay raacaysaa
@maymuuncabdisomalilandjece6231
@maymuuncabdisomalilandjece6231 2 ай бұрын
Maha rer Somaliland waa rer jigjiga
@OumalkerOsman
@OumalkerOsman 2 ай бұрын
Yu sharabay
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz 2 ай бұрын
Kkkkkkk.... I DON'T THINK THOSE ARE COIUPLE MAY BE ACTING OF WEDDING GONE WILD LOL!
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia 2 ай бұрын
Wlo cadan markay noqdan dharka kuwa ugu qawan ayey xidhan kadib haben ki sodareeran habenki kaliya la arka lama arko malinki duhurkina habenki dhaman way isqawiyan ninkuna habenki bu kahela cadanka beenta nurada kimikada bes haben aya lahasawa kadib wagursadan kadib wakalayacan habeen bes ayey ba shukansi dhan wadan malinki laysma arko habeen moye wataa walida hargeisa taal na
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 2 ай бұрын
Naasoco i dhaaf uu tagan yahay qosol😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@korruptnovellst4751
@korruptnovellst4751 2 ай бұрын
Damn did you look like that?;😂😂
@marwoali6189
@marwoali6189 2 ай бұрын
Iyadaa is casaysay ee hays eersato.😢😢😢
@nuriageele9844
@nuriageele9844 2 ай бұрын
EEG midaan adaabo yaabi dooneeh
@HayanStudio763
@HayanStudio763 2 ай бұрын
Hye ShuubadA Ugu Akhliga Badan Shuubooyinka
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 2 ай бұрын
Saliid Qunbihii isku marmariya idinku 😂😂😂😂
@sadiyomohamed303
@sadiyomohamed303 2 ай бұрын
Habo kuwa qurbah kadarn qooyan
MUSALSALKA ILMADII QARSOONAYD S2  XALQADDA 8 AAD
22:25
Xogmaal Media
Рет қаралды 128 М.
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 28 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 23 МЛН
The Destruction of Madinah and The Greater Israel | Ustadh Wahaj Tarin
51:59
OnePath Network
Рет қаралды 1,2 МЛН
Robert Greene: A Process for Finding & Achieving Your Unique Purpose
3:11:18
Andrew Huberman
Рет қаралды 12 МЛН
Somalida iyo Carabtu ma isku DNA baa?
31:33
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 19 М.
Finding the Right Wife | Part 1 | Iman Cave with Sh. Abdullah Oduro
1:04:50
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН