Masha Allah very good points.... Jazaka Allahu khiera
@MukhtarXasan-xe8kf2 күн бұрын
تخرجنا من ورب او وةببثغتمحهغا
@MuunaMohamed-be1vw2 күн бұрын
Jasakallaah khyr macln
@ZamzamAbdallah-r2nКүн бұрын
Media ayay ku walatay qof dumara odhaneysa shekhad ayaan ahay waxay radinaysaa Ateshin Tani waxay ku xidhatay dad sheshya ah oo prain wash garanaya Somaliand cadaw ku ah dumarkaada baabi inaya oo ka soo galaya xaga Diinta lakeen shekadu ka wayn hadaad muxadaranso iska daa camarada oo xishood dumar badan ayaa muxaderaya oo la arag
@Asli256Күн бұрын
dumarku in ay is reeban maha gabadhana kalintii abehed bay ku jirta ee ha ku daalin
@FathiaAbdilahi2 күн бұрын
Jasakallaah khyr wll
@osmanmuhumed2647Күн бұрын
You're very smart kidd, markaa reerkiina reer English bu aha
@abchirabdillahi30362 күн бұрын
Sidaa wax ugu sheeg
@mohamedkhadar68832 күн бұрын
Mansha alah walal ..jasaakallah khyr❤❤❤❤❤
@PastoreJavier-i7t2 күн бұрын
Macha allah walashay nasiba kuun adiga oo kale ah bay uu bahantahay somali odhan macha allah markad aqal tarbiyadleh lagugu soo barbarshay watan najijadedu ilahay abaha aden tarbiyadas all inugu soo koriyay jano haa ugu abal mariyo wayo adunka wuxu uga tagay dhaxal an laa qimen karin macha allah halkat qarna nin siyasad ku racan hada maba yaqano baa ayu leyihin wa àderkay kkk aderkaga kuu aqon aderka an abaha laa dhalan ama habra wadag ehen ama ilmader aderkagi 2bad ehen cajib aderkebu kuu yahay marka kasi ilahay hadalkaga haa fahan siyo
@hanalander2 күн бұрын
WAAR INANTII REERKA FIICAN KA TIMID MA MASHRUUC AYAA LOO SOO DHIIBAY? WAA AYAAN DARO SHEEKADAN MAXAA YADA DHEX GALIYAY. MAALINTI HORENA MID FAQASH AH OO KENYNA LAGA SOO DIRAY AYAA MAGACII KA XUMAYSAY
Waa sax in guurka la fududeeyo, islamarkaana , lays caawiyo Waxaanan ku talinlahaa in guurka ka hor cudurada faafa layska baadho, sida hiv aideska waayo bulshada aad ayuu ugu dhex faafayaa,
@amalfmohamed22 сағат бұрын
Dumarka in si saxlan loo furo ayeey ka baqaayan hadeey guurka fududeeyn lahaayeen. Adinko mida sahal ku heshaan maxaa si sahlan ugu sii deeysan. Adinka guurka isku qaaliyeeyay.
@DhilqoYare2 күн бұрын
Ninka camera duubayaa intaa uu ka qosoliye
@momindekk12 күн бұрын
guurka hala fudeediyo
@proudcitizen48832 күн бұрын
Ee Nsiibo Furaashkaasi Waata Layskaraacaye Ee Hadhow Uuku”odhandoono Naanagatag Naag high class ahbanlakulmaye😂
@hanalander2 күн бұрын
WALAAL INANTA MA MASHRUUC AYAA LOO SOO DHIIBAY. WAAYO WAXAY MMTV SOMALIA XAYAYSIISO WAA ARIN LAGA DANBEEYO. TA KALE GABADHII KENYA LAGA SOO DIRAY EE MLM WADATAY EE WAATII INANTA MAGACEEDA XUMAYSAY. MAANTA DADKEENA WAXA KU SOCDA SUBVERSION WAX LA YIRAAHDO OO KOLBA MEEL LOOGA SOO WAREEGO. WAA AYAAN DARO IN DALKEENII KOLBA TACTICS LOO ISTICMAALAYO
@HornMediainc2 күн бұрын
NIN BAAN HAYNA U DIYAAR AH INUU LABA AMA 4 ISKU GUURSADO OO HAL WADDO WADDA DEJIYO MID KASTA AQALKEEDA
@hanalander2 күн бұрын
MUNAAFAQ. DADKU MA XOOLAA.
@umxababa35452 күн бұрын
Duleyste ha soo horkicin
@hanalander2 күн бұрын
INANTAN MA MASHRUUC AYAA LOO SOO DHIIBAY. WAA TII NAAGTII KENYA KA TIMID EE MLM KA WADAY MARKII LA KHASIFAY BAXSATAY. UMADA SOMALILAND WALAWEYN IYO FAQASH AYAA MASHRUUCYO KOLBA U SOO DHIIBTA OO KOLBA MEEL SOO MARTA
@MunocabdirashiidMunocabdirashi2 күн бұрын
Mashrucna wa maxay bal
@dr.ahmedmohamed74452 күн бұрын
Master iyo PHD cidi waxba ma weydiisee qolodoodaaa la weydiiyaaa adeer wixii lawada lahaa siyaasiyiintaa loo nacay
@hodanibrahin15692 күн бұрын
Absolutely 💯😊😊
@محمود-ذ2ي-ث9س2 күн бұрын
Gabdhaha somaliyeed fadlan walalayal guurka no fududeeya haday tahay haasawe ama shukansi hadba sidi lo yaqaan iyo meherkina codsi weye intaas hadad no samaysan waxan idin balan qadayna hadanu nahay ragga somaliyeed inana idin furayn raggi wa dhamadeen wax yar ba ka haray dagaalo sokeye ba maasheyey fadlan guurka fududeya o ogolada ln laba iyo saddex ba an guursano
😂horta ani qaaligan waaba fahmi waye labada qof haday heshiiyan maxa ka qabtaa sheikh da Waxan ogahy lee ani nolosha guutka mrkabla dhisayo gbadhu waxa lga bixiya waaba caadiye waxa inta badan qaliga ah waa waxy dal bato suda sariirta nocaas iso dhig gogoshuu nocas ahed 😂😂 mrkaa taas xal u bahan mid waalano hady doonta mid marakyna ka yimi qabo u imaan ku odhan wxy gogasha ku taal naa uska bedel aroorta kuugila so ka lahysaa yaraw mxad iga jcshy khayrkay waxas utaalee xita ma fahmyso xppoty wadanki xalad adag bu ku jiraa noloshena ma la halgana habarteeday ka tahy bay odhan dunarka lama karo haday mid kle wax ku aragto xitaa hadaa iski daydi inaad si degan wax ugu sheegti waa laga yabaa inay tiraahdo haye lkn usbuuc kadib baa khalad yar dhcyaa halkii bay ka bilaabin oo dhahin awal ba diiq ba kuugila joognay wax yahaw sidan ah anagaba waleen marka nocas guursanayn inaa xfdyda iska joogno aheed 😂 ee bal is deji 😂 kama lafan waxa kale oo jira usbuc waa nar naar usbuuc waa iano usbuuc level ba mid 😂 hadaanad intaas baran xalimo lama hayn karo😊
@Somalibadboy2 күн бұрын
Kuma jiri karo buuqaas nio😅
@SamiiraXuseen-c3y2 күн бұрын
Shikhadu dadeda maxay uga Ben shegtay bentu wa xarane
@@fatimahashim5596 adigu qofkan eega, walaal adigu si kale wax ugu sheeg tan gabadha ee reply-ga soo gashay, kol ad tirah culimada lama caayo, laakin maclumaad dhan oo qoys leeyihin iyo magac reer ha la soo boodin ka xishood sheekhadda iyo qoyskeeda.