Waa talo loo baahnaa. Waa in dadku aanay is luggoyn oo qofku "maya" barto.
@maaxmideeye55214 ай бұрын
Dad badan ayaa u baahan in kalsoonidooda la dhiso, taladanina si weyn ayey u anfacaysaa.
@gurey_muzeh4 ай бұрын
Waatalo wllhi lkn waa run weligaa qofaad wx u balanqaaday hka maagin inaad runta usheegto Aniga Qofbaa ayaa waqtigii secondary ga dhiganayey iyadoo 2 class ii hadhsanthy buu dibada ka suu iyidhi anaa Kusoo DIraya Markan saa Unoqdo i xasuusi waayahay Wuu Noqday ana waqtigaa igu adkayoo waan la hadaly wuu Ii Aamusay farintayda wuu eegaa iima soo jawaaba hada waa qof iidhow walidkay ah Mar aan ka baxay oo jacamad dhigto Free ah aan aqoontayda ku helay BAA AABAHAY BAA DHINTAY 😢😢alh yaa Raxma Igu Soo Duceeya Buu ila Soo hadalay o isoo tacsiyadeeyey mxn dhihi karaa waa waalidkay aameen baan u qoray wxuu ahaa qof aan jeclaa ilaa hada waalidnimadiisa waan u xiisay 😢
@HeersareMedia4 ай бұрын
Ilaahay SWT aabbo ha u naxariisto oo ha u denbidhaafo. Waa sidaa aad u sheegtay oo luggooyadu waa halis, oo cuqubo iyo inkaar ayaa ka dhasha.