DEG DEG Faadumo Siciid Oo Loo Diiday Inay Gasho Madaxtooyada

  Рет қаралды 87,188

Kaydka TV-GA

Kaydka TV-GA

6 жыл бұрын

ERYAL TV

Пікірлер: 154
@hibohagi_nur9254
@hibohagi_nur9254 6 жыл бұрын
Faadumo faadumo faadumo faadumo ....Mandela of somaliland !✔✔✔✔
@slandbuuhoodle8378
@slandbuuhoodle8378 6 жыл бұрын
Waa halkii sooraane faadumo waa lagu waalay gurigaaga fadhiiso ka bax sheekada nimanka dadka xumaan haw horseedin no. Buuqa inaga yaree
@raegeomar2123
@raegeomar2123 6 жыл бұрын
Laaska Aqoonta cirro xiniin yihiisa maxaa kutusay?....yaab!
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
raege omar islaama war iska soo duubay oo imgiriiska ka soo cabaadaysaa baa u sheegtay oo lahayd cirro ##$$kiisii buu miiska saaray. waxan dhiman ee jaahilkaa oo miidhan baa ciyaalka loo soo diraa oo kiciya.
@boqoradasomaliland4503
@boqoradasomaliland4503 6 жыл бұрын
Oo maxay ka doonaysay madaxtooyada miyaanay kaga horayn aamina weris
@misseuro6108
@misseuro6108 6 жыл бұрын
Gooood u deserved naag walan baad tahay waxay u waalanaysaa kursi
@mxamedvip3609
@mxamedvip3609 6 жыл бұрын
mamo fadumo siciid alle haku dhawro mansha Allah
@hodanabkor7816
@hodanabkor7816 6 жыл бұрын
walle waa fariid ruun bay sheegtayyyy
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 6 жыл бұрын
faaduma faqash waxii naceb muuse baaxi waa faqash
@mustafahassan6581
@mustafahassan6581 6 жыл бұрын
Faadumo miyaad weli mucaarad santahay my Queen Sweet dawlada xusub xil u doono
@cmccabdalemaxamedcismaan4030
@cmccabdalemaxamedcismaan4030 6 жыл бұрын
xukuumadii silaanyo aqoonsi u mey keenin Somaliland balse xukuumada talada dalka la wareegeysa ee uu muuse hogaaminayo ayaa aqoonsi keeneysa, muuse biixi Cabdi waa nin go'aan leh oo wax qaban Kara markaa waa laga sugayaa markey xukuumadiisu talada dalka la wareegto mbc aqoonsi insha allaahu tacaalaa waanu heli aqoonsi hadaanu nahay Somaliland reer Somaliland waxay dooratay madaxweyneha daacada oo go'aan leh waana muuse biixi Cabdi xildiid
@malmahaaduunkahd257
@malmahaaduunkahd257 6 жыл бұрын
Umada waxba iskaga qaldan Hadi wafti yimaado siyasiyiinta odhan way so dhawayn karaan xisbiguu dono ha noqdee lkn hadii madaxtoyada la keeno waftigaas dawlada aya qabilsan Lana shiraysa heshiisna la gaadhi karta aderayaal mesha yaan laga dhigin meel halaq mareen ah madaxtoyadu waxay la mid tahay ta wadamada aduunka okale
@aishadiamond4131
@aishadiamond4131 6 жыл бұрын
hhhhhh Amina weris baa kaa Ohiysey🤣🤣🤣🤣
@maxamuudshide2644
@maxamuudshide2644 6 жыл бұрын
very well said Faadumo it was really a shame ful what happened today to you and the MP's delegation, you have always defended the cause of somaliland, you really deserve to be part of the new government of musse bixi, and work side by side together for the sake of our country insha allah.
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Saalax jamac i think she wrote this BS. herself or one of her surrogates she is shameless and fabricates whatever she teaches lying constantly is this drama queen' s way of life. Very sad
@hamzegalool102
@hamzegalool102 6 жыл бұрын
Saalax Jamac well said bro.....
@muxumedbiidhe4288
@muxumedbiidhe4288 2 жыл бұрын
anigu cawuban dhegestay hadalkaga wan ladhacay
@nuuramoha2185
@nuuramoha2185 5 жыл бұрын
Ajanabi iyo dad wax ay yihiinba la garanayn ayey lasoo ordaysaa qoosi aqooni wax kasta wakhtigoda ayey ku wngsan yihiin aqoonsiga aad ku walaay goorti allah qoray ayuu imanayaa tan kle aqooni maxad uga bahanatahay maxa kaa maqan
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 6 жыл бұрын
Jeegaantu shacabka & dhulka dan kamale balse waxay dhaceen, hantidii shacbka, 7 sano faqri, abaar, hanti urursi, qabyalad. dan kamale shacbka iyo dhulka. Good job Fadumo Said. Muse waa Jeegan Bis shaqadi jeengata buu dhameytiri.
@mohomudfadhiyare3034
@mohomudfadhiyare3034 6 жыл бұрын
Kkkkkkkk rer kulmiye malha madaxtooyada Muuse ana malaha waa gurigii shacabka Somaliland walhai ina raali lagahanana arkaas
@abwaanganaarochannel882
@abwaanganaarochannel882 5 жыл бұрын
Caqli xumidaaa faadumo yaad utaqaanaa waaa naag habar awlo ciise muusaaye Hadana uma fikirayso sidaaada
@warsaniyoweedhsan9417
@warsaniyoweedhsan9417 6 жыл бұрын
intaay leeg tahoo wax isa soo marisay iyo libis subxaan maxaa waalay waaba 50jire dhalmo daysee
@sir-jamatube
@sir-jamatube 6 жыл бұрын
Halaga xishoodo gabadha waa hooyo dadka caytamayow.
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 6 жыл бұрын
Allaylehe waa lagu edbiyey kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@nasroadan2221
@nasroadan2221 6 жыл бұрын
War naagtaan eed jecelaaa ma school ka daahir calasoow bay kasoobaxda waxay kadashaa mucaarad soomaalild waxbo kalamà maqna aqoonsi iyo ixtiraafka aad sheegaysa nabad bay hastaan hawshana waa kala socotaa
@marwoahmed8712
@marwoahmed8712 6 жыл бұрын
nasro adan kkkkkkkk waad iga qoslisey habaryar
@keyseaxmed2980
@keyseaxmed2980 6 жыл бұрын
caruurta la joogaa madaxa tooyadaa raga baa joogee
@khadarchannel1
@khadarchannel1 6 жыл бұрын
Vivaa aamina siciid waa Gobta Somaliland,,,,,,, mida kale Somaliland in ay is caayaan lama ogala see siyaasada waa lagu kala duwanaan kalaa, ee ku caytamayaa cayda ha ka joojiyaan gabadha ,,, waa ceeb,,,,,ok Faduma waa gabadh qiimo iyo qaayo badan leh, waxayna mudantahay in la maamuuso oo la xishmeeyo,,, Ilaahay ha inoo xafido madaxdeena faadumo siciid,,,,,
@xamsestar6818
@xamsestar6818 6 жыл бұрын
mashallh ragbaaaydhataa gesiyabweeyffffffriiiiddffff. anigooah. xamse. caliAxmed
@Suusuumo
@Suusuumo 6 жыл бұрын
Tanaa nacay. Ciyaal miya. Baga lagu diday. UFF
@ukrimaali9415
@ukrimaali9415 6 жыл бұрын
Yarta Landerad ah dhilo aduu xage haysatay
@Suusuumo
@Suusuumo 6 жыл бұрын
Waxyahow aan xishoonayan ma Abukor Ciisaa tahay? waadigan cayda la soo bodaye. Tani anigaa si fiican u aqaan waxay tahay baa iska yar. Reerkana waxaa igatala ah inay gurigeeda ku ilaaliyaan oo qoraana ay saaraan way waalatah.
@warsaniyoweedhsan9417
@warsaniyoweedhsan9417 6 жыл бұрын
intay leeg taho wax isa soo marisay subxaan 50jir libis marsanaaya waaba dhalmo daysexaa waalay
@ahmedhassanhassan1647
@ahmedhassanhassan1647 6 жыл бұрын
Walaal ha caytamin. .. waa walaashaa. . Hooyadaa.. xaaskaaga... iyo gabadhaada
@cabdihanadkkloveyousoomali6194
@cabdihanadkkloveyousoomali6194 6 жыл бұрын
waan ka xumahy wllhi wax ka dhacya Soomalilnd waayo muwadin ayaan ahy waliba waxn tagero u ahy kulmiye lakin hadi heerki qabsada madax tinmada hadi heer kodu ka botarinyan inagu kala kexya ku dhaha muse bixi
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
cabdi hanad k k Love you soomalilnd madaxctooyadu dulkaan maaha xafiiska nadaxwaynahaa kuyaal inta kale waa hoygiisii dadkan jaahilsanaa horta barta sharciyada madaxtooyooyinka caalamka gaal iyo muslimba meel dadkoo dhan u furan ma jirto sida dadka qaar qorayaan,ma Balkan bay la lahayd xafiiska madaxtooyada ilayn waji kaamuu dhaxayn inay iska booqato MIDA kale nimankan waftiga ahi ma iyadayu yimaadeen iyo wadani hadii ay baroordiiq wadani wadeen may cirro gurigiisa geyso.
@fowziaabdiyasin9611
@fowziaabdiyasin9611 6 жыл бұрын
Saqajamad baga loceliyaay sacad cali shirad wasaradisi wax ka shegtay
@aminaali1158
@aminaali1158 6 жыл бұрын
good doqonta baga logu diiday bilaa waajii
@mamasoomaali
@mamasoomaali 6 жыл бұрын
Faduma hadii gobalkan tar laguu diiday 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴qabadh aqliban oo Soomaalia oo Dhan wax ku badali Karta ayaa tagay madaxtooyada Soomaali Ku dhawoow
@dahabizizy
@dahabizizy 6 жыл бұрын
cidii videogan dawaty on fadumo siciid aqoon reply dheh😁😁😁😁
@GareenMedia
@GareenMedia 6 жыл бұрын
Ina adeer, Waqooyi illaa Koonfur, hadba kii fariista madaxtooyada unbaa is mooda inuu isagu leeyahay.
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 6 жыл бұрын
Horra faadumo in madaxtoyada loo diidaa waa xaaraan waana ceeb iyo sharaf daro. Fadumana inay gasho dawlada iyo shaqadeeda iyo ictiraafkaba waa qalad. Waayo dalka dawlad ayaa ka talisa faadumana way ogtahay wax kasta
@a.kadiromar2477
@a.kadiromar2477 6 жыл бұрын
aad baan uuga xumahay in Faadumo Sicid la celiyo MBC nadaxwaynuhu waa madaxqayne qaran
@ahmedomer9519
@ahmedomer9519 6 жыл бұрын
Naagtan ya u bahaan sax maddaxtoyda maxaad mooday ma tukaan
@xayaadmohamed5333
@xayaadmohamed5333 6 жыл бұрын
Baaga ayaa lagu celiya
@xamseabdisamed2444
@xamseabdisamed2444 6 жыл бұрын
sax alaylehe waykuhagaajeen adeer dantaada garo dawladan dadbaa loodoortee
@guutaale
@guutaale 6 жыл бұрын
Habartan miyaan loo sheegin in xisbigeedii laga guulaystay oo kuway necbayd ka guulaysteen oo Muse na kuwaa ka mid ahaa
@abdirizak2540
@abdirizak2540 6 жыл бұрын
tv ga eryal mucaarid bad kusoo galaysaan bad isleedihiin ogow in la xidhayo dhawaaan
@same6001
@same6001 6 жыл бұрын
Wallahi waa ceeb. Muse Shaani iyo xulafadiisa waxay cadaysteen dictatorship. Aqoonsina lama rabo in la ina siiyo
@muxumedbiidhe4288
@muxumedbiidhe4288 2 жыл бұрын
angu waxn u arka madaxtoyada lagceliyay enu calamku layabo xaga cidirafka somaliland
@mohamedadam7603
@mohamedadam7603 6 жыл бұрын
Madaxtooyado maqaaxi maaha, askarto ma galin karto qof aanu ka diwaan gashanayn inu galo madaxtooyada taasina waxa masuul ka ah Abdirahman oo madaxa PROTOCOL qaabilsan madaxtooyada ciddu doono ha ahaado qofkan Waddani & Kulmiye & Ucid.
@suularts3529
@suularts3529 6 жыл бұрын
faadumo siciid horta camera jecelaa lkn waa gabadh qurubadan waxay ku fiicantahy inay flimada soo jisho atershad quruxbadan... siyaasada kuma soo baxayso
@same6001
@same6001 6 жыл бұрын
Madaxweynaha jeegaanta . Faadumooy hal xaaraan ahi nirig xalaal ah ma dasho
@a.a.4791
@a.a.4791 6 жыл бұрын
Runtii naagtani nin bay u baahantahay waayo waxan oo qaylo ahi waa frusrtation, midda kale madaxtooyada ma nin baa kaga horreeya.
@AhmedMohamed-dw3eh
@AhmedMohamed-dw3eh 6 жыл бұрын
Wariye sidaa lagu manoqdo eee doqonimada iskadaa badrow waaa lugugu madsadaaye??!!
@Bn99757
@Bn99757 6 жыл бұрын
Naagtan haday la dhalan lahayd reer koonfur GUS ayay ku fadhisiin lahayeen lkn nasiib daro isaq ayay ka dhalatey.ee umada ka fadhiisiya .xaal ayaan ka siinaya caruuurteeda iyo Allah ha uu naxariatee ninkeediii hore....lkn naagtani waa baahal dhimatey .casi.munafaq iyo cuqdad ka buuxdo
@somalilandhakuriyooncalank3088
@somalilandhakuriyooncalank3088 6 жыл бұрын
Waa tuugo doonaysa wax ay lacag ka qaado markaa waxba way ka liqi wayday Aamina Waris lacagtii ay isku duraysay ayaa wadani ka dhameeyay markaa waa lacag Doon ee erya khaayimada
@mataancabdi102
@mataancabdi102 6 жыл бұрын
Kii rag ahaa magac kaliya kasi jooga waar miyaan hooyo idin dhalin inantu arin ku dhacday ayay ka hadashay ee idinku ma afhayenki silanya tihin shame on you
@muxumedbiidhe4288
@muxumedbiidhe4288 2 жыл бұрын
fadumo anigu somalilan madax weyna kagadhigila markan arkay sida ad calamka ugu xidhanta mar kan arkay mesha maskaxdadu gadh sisntahay markan arkay waxqabadka dal ka somalilan
@zackmismail6333
@zackmismail6333 6 жыл бұрын
badriyaw ri baa xaafadayada agteeda ku dhashee kaalay war ka duub ilmahaas war xuma lagu cadaabaya
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Zack M Ismail walee qof jiraad tahay noolow afku kuma go'o
@zackmismail6333
@zackmismail6333 6 жыл бұрын
asal hargeisa thank you zhp
@Ragiihore
@Ragiihore 6 жыл бұрын
+Zack M Ismail waad naga qoslisay imikan LA yaabane badrigan xagu kasi galaxy warbahinta ridaa dhashay xitaal wuu waraysan
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 6 жыл бұрын
Zack M Ismail Inaader Horta Yaa Ka Xidhe U Ah Inaader Shame On U Waryaa wariye Akhlaaqiyan Xun Oo Aan Waxba Garanayn Ayad Tahay
@AhmedMohammed-wy3zn
@AhmedMohammed-wy3zn 6 жыл бұрын
Faadumoy hal xaaraani nirig xalaala ma dhasho.
@sahramohamudmohamud2634
@sahramohamudmohamud2634 6 жыл бұрын
Faaduma siciid miyaanay ahayn muwaadinad mise waa laaji
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 6 жыл бұрын
waa farxad Habartii doqonta ahayd ee qaylada badneed haddii lo diiday madaxtoyada in ay gasho
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 6 жыл бұрын
aqoonsiga aad sheegeyso, maxaytahay? ma, waxaan jirin buu waqti isga luminayaa, Kulmiye, habrtaan, baleeg, aqalka ay wadankii ka, dhisatay, intuu weeynin la, egyahay, iyo waxa , buul, ku hareeysnaa, dad danyara, oo cooshash degen, iyadana, caro alleey oo datay, walee waa lgu qiixnayaa, 50 metir, aad Uk, ka, degeneeyd, ayaa laguugu kuusayaa,, habar waalnbaatahay, dalka, u horseedaysa, Dagaal iyo burbur, iyo is qab_ qabsi
@kariinokaka3670
@kariinokaka3670 6 жыл бұрын
Madxtooyadu suuq maaha Cid walbaaba iska gasho Faadumo siciid marhadii aaneydaan soo bixin waa in aad iska joogtaan mdxtoyada dad ayaa loo doortey dadkaasana u talinayah 😎
@dekaiman566
@dekaiman566 6 жыл бұрын
Indha adaaga ma diktoor is nacayba madaxtooyada lay diiday kulaha kkkkkkkkk---
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 6 жыл бұрын
Adeer Muuse Wax Looma Akhriyo Fadumoy Edo
@doogdhodkon7291
@doogdhodkon7291 6 жыл бұрын
Waajibkeedee lamariyey madaxtooyada noocaa inay gasho waa ceeb aad uxun
@FarahAbdul
@FarahAbdul 6 жыл бұрын
Saw ka tagi maayaan wasiirnimada hadii ilkahooda laga guriwaayo dariiqa maba nihin Wadani.
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
xaaji Abdulqadir wadani sii jirayaaba ma jiro imika madaxa iskula wada jiraan oo midba mid farta ku fiiqayaa inuu SABAB u ahaa guuuuuuldaradiiiiii ku dhacday
@daldeeqducaysan882
@daldeeqducaysan882 6 жыл бұрын
Tani wali fidnadi ayay sii wadda
@wararkahabarjeclo10
@wararkahabarjeclo10 6 жыл бұрын
xaaji Abdulqadir ana adiga iyo hooyadaa baan wasayaa wasiirada ma bilaa dad baad mooday maxamuud xaashi iyo cali mareexaan garxajisow waa la idiinka taaglaayay car agtooda mara
@hibohassan8939
@hibohassan8939 6 жыл бұрын
Amina waris ayaa albaabka kasoo xidhatayi,naagta aad cayaysayi maxaad gurigeeda kadoontayi ,
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 6 жыл бұрын
ixtiram ma lihid fadumo siciid cay mooye sharaf ma lihid baga laguu diiday wayo khayr ma lihid waa gabadhii sanduuqa xaday eelagu qabtay
@ukrimaali9415
@ukrimaali9415 6 жыл бұрын
Samiya Omar aduu xagad haysatay naa soomalida badhka ugu xubad ka muuqta sharaf iyo edebna adiga kagama fadhido ogaw
@mujahidsomalilander5979
@mujahidsomalilander5979 6 жыл бұрын
Hhhh waar gabadhan odaygi qabay mee. Ayeeyo cayda jooji oo Nabada ka shaqe iyo xafadada
@hibohassan8939
@hibohassan8939 6 жыл бұрын
Muse wuuya qanaa wuxuu yeelayo,dadkii lasoo halgamayina abaal ayuu uhayaa siilanyo iyo musana waa midkaliya fadumo tuugo shaqo yeelo
@asomaliland
@asomaliland 6 жыл бұрын
😂😂😂😂 cadho baa ku haysa Kulmiye haysku dirin qucdad yahay fadhidaa. Reeraha aad afka ku taagayso. Orad xishood oo ilaahy ka baq oo gurigaaga ka adkow.
@nuuramoha2185
@nuuramoha2185 5 жыл бұрын
Wagareey naa madaxtooyada ma gurigagii ayaad modaysaa markaad cid walba ku xaraynayso Ajanabiga malaha wax qarxa ayad modaysaa waa inaad balan u qabataa iyo ogolanshiyo madaxtooyadu wa meel nidaam leh mar kasta juq lama yidhaa uff naagtan waa necbahay hadalkedaa badan gurigaga iska fadhi pls
@iiqjooadann56
@iiqjooadann56 6 жыл бұрын
waar dee qabsada naaqtan qooqday ee raga caayaysa, hadii kale kab ayaanu kaga shaqayn.sawtii doorashada dhexdeeda ku dagaalamaysay.
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 6 жыл бұрын
Xifiltan hoose ee aynaan ogayn baa jira lkn maha in manta mucarad iyo muxafid lookala saro maha dadka
@ahmed-nurahmed3285
@ahmed-nurahmed3285 6 жыл бұрын
Ahmiyaddiii Islaanimada, cizaddiii gabadha Somalilyeed lahayd ayaa ku dul tumanaya?
@mmcnuur2678
@mmcnuur2678 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@hassanabdi7242
@hassanabdi7242 6 жыл бұрын
Qabxadan umda halga fadhiisyo kuwaas oo midhan aya dalka lugta haya
@nawaalsharmaake1969
@nawaalsharmaake1969 6 жыл бұрын
Kkkkkkk sixun kkk
@cltcthuganomics2570
@cltcthuganomics2570 6 жыл бұрын
Muuse isbedel iyo wadashaqayn daacadnimo balan buu meeldhigaye,dharaar aan dhalana dhaliili kadheer, khalad, khalad lagumasexee marti soorbay mudnayd siyaasad horteede balse hunguf haweenoo aan hadhayn baa horjoogsata heybsiga horumareede, niyad saafiyaa uunbaana barwaaqo lagu beegsadaa.
@raegeomar2123
@raegeomar2123 6 жыл бұрын
Faadumo Siciid edeb ha yeelato! Adeer madaxtooyadu aqal la iska soo galo markii la doono maaha.
@nabadonbadri1574
@nabadonbadri1574 6 жыл бұрын
wlhi waa akhiru saban maxa haya gabadhan. markasta cidbay dhakada ka saran tahay af dheerideedu mayna ahayne tii lahayde siiraayo uu xanuun sanaya ma taliyo . maseerka wadanka meesha rsgu kaga hadlayan maxa ayada geeyey maxa raga daba dhigay ayadu wafti baa. reerkaga caruurtada dhaqo yaa idhaahda
@fatumafashiondesigner1461
@fatumafashiondesigner1461 6 жыл бұрын
Wey kumahadsanyihiin haa loo dido waayo edab malahan
@dhagoolaydhookar7095
@dhagoolaydhookar7095 6 жыл бұрын
madaxtooyadi waa guri xaas first lady ayana gurigeeda xoor ciday albaabka ka fuurayso iyo kay ka xidhanayso
@Istahil416
@Istahil416 6 жыл бұрын
faaadumo saciid cida kuu diiday waa amina waris ood col aheydeen ood is caydeen that is all
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Istahil416 Faysal iyaduun baa caytamaysay aamina waris umabay jawaabin intaa ay caytamaysay
@Istahil416
@Istahil416 6 жыл бұрын
Dumar coloobey uun iga dheh, faadumaba may yareysan laakiin labaduba waa laba marwo oo dhankeyga sharafka mudan
@saadaali932
@saadaali932 6 жыл бұрын
Waxaasi waa ceeb
@warsamejamal9828
@warsamejamal9828 4 жыл бұрын
Faadumo futo buur
@barud2386
@barud2386 6 жыл бұрын
Gus bay rabtaa
@nimcocise6276
@nimcocise6276 6 жыл бұрын
bashiir yare baaruud xasan waar waa hooyadaayo kale
@salebanibraahim2763
@salebanibraahim2763 6 жыл бұрын
waa nasiibdaro dadka Somaliland loodiido
@iiqjooadann56
@iiqjooadann56 6 жыл бұрын
saleban ibraahin nasiibdaro ma jirtee naagtani xoolaha qaranka ayay u waalatay oo wasiiro ayay iska eedaynayasaa waxay sheegaysaana waa been.goorma ayay somaliland soomaaliya lacag kasoo qaadatay.waa doqon qalin wax ku baratay.oo loogu yeedhay mutacalimad. qalinku caqli ma keene caliga illaahay ayaa bixiya!!
@asalcabdalesaciid531
@asalcabdalesaciid531 6 жыл бұрын
Kkkk fadumo xageed ka soo casuumtay cadaankan mise waad ku daba dhuumanaysay hhhhjjjj xishoo jiliceey wadani waad aasteen
@maymunaali200
@maymunaali200 6 жыл бұрын
madaxtooyadu ma suuqba layska gal galo.
@rossrays695
@rossrays695 6 жыл бұрын
doqontan uf necbiye
@abwaanganaarochannel882
@abwaanganaarochannel882 5 жыл бұрын
Hooyadaa siilkeedi nebiyaaa anigu cidiii necep necbiyaaa
@sheekhmohamed1934
@sheekhmohamed1934 6 жыл бұрын
maxay ka doonaysay
@qalanjohadrawi2103
@qalanjohadrawi2103 6 жыл бұрын
Duqdaan caruurtaada ka waran jeelasha ku jidha masuulku waa inuu gurigii sa ka bilaabo qofku masuulku maxa tihide mana noqon kartideed kuwii adeerkaye ciro adhaxda ka jebiyay àyaad ahaydeen adiga iyo wasiir dii hore ee qashinka ahaa
@omarxashiixashii5930
@omarxashiixashii5930 6 жыл бұрын
Asc habartan idor ee ragaa dhex ordaysaa idor miyuu fadhisin wayay nagtaa ka fadhiso dhahaa meshaa
@OmarAli-wx4lf
@OmarAli-wx4lf 6 жыл бұрын
omar xashii xashii waryey wa mxy idor
@iiqjooadann56
@iiqjooadann56 6 жыл бұрын
Omar xaashii xaashii dumarkii gaaladaa waashay kas caana galeen caqli magalo dumar waa dumar!!sikasta wax haw bartaan, tanise waa tu qabyaalad futada ka gashay, siil weyn been badanaa.
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 6 жыл бұрын
omar xashii xashii IIdoor ma wasaan garacda
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 6 жыл бұрын
iiqjoo adann Xabagle la waseena mxd ku Caayeysaa dumarka Somaliland ma Gaastad cabtaa ,
@omarxashiixashii5930
@omarxashiixashii5930 6 жыл бұрын
Isaaq La,aantii Waqooyi Iyo Koonfur Midoobi Maayan qabil iyo qudhun idor ayaa ku dhaqmaa ku dhee fakinkii hargaysa dhex istag
@isaaqkingdom7375
@isaaqkingdom7375 6 жыл бұрын
adigu ma abal ayad u dhigataay yaa ku idhi guriga amina waris tag iska sug inta muuse la wareegayo walagusoo dhawayne
@shavichannorwy
@shavichannorwy 6 жыл бұрын
gabadhoY talo kusiinayaa ka xishood diintaada .... marlabaadna kaxishood madaxdaada ... sadexaadna kaxishood ninkaaga oo sharaftiisa ilaali waa hadii lagu qabo ......waayo gabadha waxa la raaciyey guriga ninkeeda inay ilaaliso iyo sharaftiisa halakaasa maamuskaagu yaala
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
shavichan norwy walaal wuu DHINTAY ninkeedii aun ilaahay janadii ha geeyo wasiirkii xanaanada xoolaha dawladii riyaale kolkuu Noolaa xitaa xisbigiisii udub laguma arki jirin media shaqo kumay lahayn.
@warsamejamal9828
@warsamejamal9828 4 жыл бұрын
Somaliland habar xun oo futo buurani adeer waxba ma yeeli karto bal ku soo xaar somaliland aan ku arkee
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 6 жыл бұрын
somaliland qofka ugu xun ayaad tahay bal aynigad tahay eed afka casaysatay eed madaxda uun cayayso na orod reerkaga hayso qof wayn ayaad tahay oon xishood lahay
@naasirismaciil2480
@naasirismaciil2480 6 жыл бұрын
Naa odaygaaga orodoo u maydh oo ciyaalkaaga hayzo dulli yahow
@dheman1418
@dheman1418 6 жыл бұрын
Naasir Ismaciil kkkkkkkkkk runtaa weeyi
@abdulwelidaud6584
@abdulwelidaud6584 6 жыл бұрын
Naasir Ismaciil dumarka caydoodu waa mamnuuc jaahil yahow
@bahsanjama8309
@bahsanjama8309 6 жыл бұрын
dumarka yaa udiiday iyado reer iyo caruurba haysata inay mujtamaca kadhex muqadan ooy dalkoda iyo dadkodaba wax uqabtaan.
@naasirismaciil2480
@naasirismaciil2480 6 жыл бұрын
bahsan jama Cidna waxpa ha u qapanina ee ninkiina iyoh caruurtina uun ka adkaada
@bahsanjama8309
@bahsanjama8309 6 жыл бұрын
layaab malid o waxgarad ayaanad ahayn intaad shegayso iyo inkabadanba wayqabtaan wanayku filanyihin himliloyin badana wayhigsanayaan. e maxad dadka ugu filantahty adigu o afxumo ahayn
@sadiafarah7486
@sadiafarah7486 6 жыл бұрын
habartan igu sawirta ee jecel uun kamirada in laga arko naa durba ma calcal baad bilawday iyo cabasho kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk 5 sano sasad u calaacali doonta iyo 5 kale oon uGu darayno muuse
@hasanciise7314
@hasanciise7314 6 жыл бұрын
Sadia Farah wllhi iska hadlaysaa tan dirqibaad ku hesheene iska haysta lkn ta danbe macal duco ma jirto iska sii dhiga meesha
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 6 жыл бұрын
Hasan Ciise kkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkk yartu way qiiro hadashey sxb
@hasanciise7314
@hasanciise7314 6 жыл бұрын
Isaaq La,aantii Waqooyi Iyo Koonfur Midoobi Maayan haa way iska hadashy tan bay duco ku heleen iyo sharfta lagu hayey clamka ta danbe ma jirayso shrf iyo duco ha fiicndo muuze bixii ama ha u xaamdo haka dhargo inta uu haysto meezhu hagbad noqonmayso
@sadiafarah7486
@sadiafarah7486 6 жыл бұрын
kaalaxadan afka cas ee ku dhex walatay xusbiyada naa aamina waris taad cayaysay saw maaha bagay kazoo eriday jkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@mahdiabdirahman4941
@mahdiabdirahman4941 6 жыл бұрын
Sadia Farah Wll xishood hoyadaa oo kale weeyaan KA waran haday hoyadaa bos kan tagnan lahayn Maka ralli ahaan lahayd in la caayo? Jawatu waa Maya saan filayo
@sheekhmohamed1934
@sheekhmohamed1934 6 жыл бұрын
saw tii lahayd maydbay sidataa
@abokormahamed2866
@abokormahamed2866 6 жыл бұрын
Hooyo faadumo madax tooyada Inikaa iskaga tanasulay markaas iska daa doqmahan hal xarana nirig xalaala ma dhasho
@jockerdualleh6449
@jockerdualleh6449 6 жыл бұрын
Faadumo siciid WllHy wàanku taageraa ABAALNA WAANKUHAYAA
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 61 М.
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
WAAR DEEG DEEG AH.
16:07
somalia media News
Рет қаралды 47 М.
Marwo: Faadumo Siciid oo kabaha la dulmartey Ilhan Omar
27:52
Suxufi Yaxye Nairobi
Рет қаралды 1,4 М.
Riwayaddi Beenay Waa Run Qaybta 5aad
15:20
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 692 М.
Kabaka is BACK,Family speaks OUT.
11:30
Kasuku Live
Рет қаралды 38 М.
DEGDEG: Faadumo ibraahim oo ula Soo Baxday Fihiima Quuje
16:21
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 32 М.
xiisada dagaal ee cabudwaaq
32:08
DFC Somaaliya
Рет қаралды 835