NASTEEXO INDHO GALBIS BEST AROOS SONG 2015 HD

  Рет қаралды 13,581,912

Haataf Abdi

Haataf Abdi

Күн бұрын

Пікірлер: 2 600
@simanmacalin2075
@simanmacalin2075 4 жыл бұрын
Heestan arooskeyga ku xasuusta masha allh alle lamanayasha musliminta ha isku barakeyo
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 5 жыл бұрын
Inta markay heestan dhagystan aroos niyeeya farta taag☝️😂😂
@kaldeeqadaahir3088
@kaldeeqadaahir3088 4 жыл бұрын
Anigah waye
@kingfj1892
@kingfj1892 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@quruxsanmohamed5197
@quruxsanmohamed5197 4 жыл бұрын
Caawa ma aroosta ayaa i qabtat
@ikraanibraahim2625
@ikraanibraahim2625 4 жыл бұрын
Kaaaa
@abdallaali3582
@abdallaali3582 4 жыл бұрын
Shuubo
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 3 жыл бұрын
In ka badan 100 aroos oo aan dhambaaladooda hambalyada ka Akhriyay idaacadaha Daljir iyo Sahan Radio oo ku yaal Garoowe ayaan ka shiday Heestan. Intii u dhaxaysay sanadihii 2015 ilaa 2018 oo aan barnaaminka Hambalyada Daadihinayay. Ilaa hada ayaan dhagaysanayaa 2021 Alxamdulillaah . Waxaan ku suganahay oo arimo dhoof iyo waxbarasho u joogaa dalka Uganda.
@rooblecade8845
@rooblecade8845 3 жыл бұрын
Sxb ale haku fududeyo dadkaaga waxbadan waa soo mededaalisay una so shaqysy
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 3 жыл бұрын
@@rooblecade8845 Mahadsanid brother
@MahadXasan-cf5zx
@MahadXasan-cf5zx 5 ай бұрын
Waa run
@saynabcabdullahi5486
@saynabcabdullahi5486 Жыл бұрын
Waqtiga an dhagesayo waa malin axad ah waliba sacadu ahed 2:48 galabnimo tarikhadana ahed 14/5/2023 imtixan isocday wana waqti ay hoyadey mcn safartay🥺imtixanka dowlada galileo raba iso duceya insha allah xasuse igu noqo donta😌❤😢
@mohanzanmahad7711
@mohanzanmahad7711 Жыл бұрын
Mmmnp
@Abdallehmoha
@Abdallehmoha 4 ай бұрын
Qof yahay ilaa waagii waku ducaynayay 😂😂 Stahay walashay meeshan guur aa lagafajaraya adna exam aa is dhigee mia guilty ku rajayn
@abdishakurahmed5891
@abdishakurahmed5891 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@kundiidahmed7615
@kundiidahmed7615 4 жыл бұрын
Me from toronto trkh waxey mareysaa 6,,aprl 2020 bls wllalahey somaliyed waxan ku,hami weynahay 14,,aprl,2020 inan aqal galo aniga io shimbirteyduba inoo duceeya qof walboo meeshaan iiga dambeysa nolol mida ugu sareysa ayan eebe uga rajeynaya io cimri io cibaado suuban insha,allh
@muktarmohamud8094
@muktarmohamud8094 3 жыл бұрын
Inshaa Allah guurkina guur barwaqo bro. Isku waara ubad kheyr qabo ayan Alle idinkaga baryaya
@malmo4235
@malmo4235 3 жыл бұрын
Ma aqal gashay boowe congrats
@tashamoh2459
@tashamoh2459 3 жыл бұрын
Congrats
@Ibtisamah10
@Ibtisamah10 6 ай бұрын
Meeqa lagu dhalay hada😂
@abdifatahsaid3328
@abdifatahsaid3328 3 ай бұрын
😂😂😂😂​@@Ibtisamah10
@katerina-df3eq
@katerina-df3eq 4 жыл бұрын
2020 ado single ah hada heestan dhagaysanyoso oo aad iga dameyso ina like isaarta rajaynayah👍
@quenofmind4667
@quenofmind4667 4 жыл бұрын
Single ka madaxdood
@luuloomarluuloomar5060
@luuloomarluuloomar5060 4 жыл бұрын
Singalnimo waxdhaamo lawaa
@almasyousuf4894
@almasyousuf4894 4 жыл бұрын
Weekan ka baaxay tii kalinimo ahaaayd 😂
@quenofmind4667
@quenofmind4667 4 жыл бұрын
@@almasyousuf4894 run sheeg
@bushraashkir635
@bushraashkir635 4 жыл бұрын
@@luuloomarluuloomar5060 Haa walahi single dhimo peace waaye
@abdishakurmohamed182
@abdishakurmohamed182 Жыл бұрын
Allahayoow guur xalaala ku waydiistay
@MohamedAmiin25
@MohamedAmiin25 6 ай бұрын
Waa heli doontaa I.a
@Niciima5543
@Niciima5543 4 ай бұрын
Inzha Allah ❤waad hEli Wllo
@The4a.m
@The4a.m 2 ай бұрын
Ameen dhamaantenaba
@namcaqalif9129
@namcaqalif9129 8 ай бұрын
2024 ado single aah hada dawaneysid like saaar😂😫
@latesttrends8339
@latesttrends8339 4 ай бұрын
Isoo qabo mcnto
@ifraaxclaahi5883
@ifraaxclaahi5883 Ай бұрын
Ilahay anagana nasi
@namcaqalif9129
@namcaqalif9129 Ай бұрын
@@latesttrends8339intee❤😂
@RealCute1
@RealCute1 24 күн бұрын
Wali single ma tahay mise commentigan 7 bilood ka dib wa aroostay ado dacad ka hadlaya 😂😂
@JaylanAli-c8y
@JaylanAli-c8y 16 күн бұрын
Hadaanan gaarin qasab miya guur😂😢
@saidalimohamud5365
@saidalimohamud5365 4 жыл бұрын
Walalo beri waa arooskeyka hestaan baan shidhan raaba ihabaleyeya walayaal zaid baan u faraxsanahay Alx jclka noloshedeyde baan aroosaya😍😍
@quenofmind4667
@quenofmind4667 4 жыл бұрын
Kawaran arooskii ma macaan mise qadhaadh
@kkk-rh7hz
@kkk-rh7hz 3 жыл бұрын
Wiil maa lagu dhalay mise gabar bro
@apdallasuudixasan
@apdallasuudixasan 5 ай бұрын
Hmblyo hmblyo
@nuurcabdi301
@nuurcabdi301 2 ай бұрын
Bal kawrn manta xagad 😢mareysa
@LaylaMus-s5h
@LaylaMus-s5h Ай бұрын
Talawo maa nolyihiin reerkan
@ifraahabdiabdilaahi8069
@ifraahabdiabdilaahi8069 2 жыл бұрын
Heestan wxn dhagaysanya ano sugaya qof an aad u jecelhay inan dhawaan helo alle haysku kaya daayo♥️♥️
@onlyqueen7405
@onlyqueen7405 7 ай бұрын
Maheshay huno😢❤
@AliMohamed-eu1zi
@AliMohamed-eu1zi 7 ай бұрын
2024 adoo single ah hadaa daawaneeyso like saar😅
@KookoYareey
@KookoYareey 5 ай бұрын
@user-suhana1122
@user-suhana1122 5 ай бұрын
😂❤
@Janno66
@Janno66 3 ай бұрын
Inan single ahay adaa iso xasuusiyey😂😂
@FeysalMuuse-cj1fv
@FeysalMuuse-cj1fv Ай бұрын
My aniga xasle aaah😂
@FadumoJamac-fu8bk
@FadumoJamac-fu8bk 23 күн бұрын
😢😂
@IsmaaciilMaxmed-u7w
@IsmaaciilMaxmed-u7w 9 ай бұрын
Hooyadii fanka Nasteexo indho welcom backa hadaysoo laaban lahayd aduunbaa qarimi lahaa
@Teambarmudo
@Teambarmudo 2 жыл бұрын
6 years later, if you’re still watching this song you’re legend 🔥🥰 2022
@imthecaptainnow4367
@imthecaptainnow4367 2 жыл бұрын
🔥
@amiinaabdulahi1543
@amiinaabdulahi1543 2 жыл бұрын
@@walaldon1234 me to
@leylayussuf8346
@leylayussuf8346 2 жыл бұрын
@yamosaid6683
@yamosaid6683 2 жыл бұрын
Here legemad 😅💪
@xamdiwalisiraad1991
@xamdiwalisiraad1991 2 жыл бұрын
@@amiinaabdulahi1543ĺl0
@moha658
@moha658 Жыл бұрын
2023 adoo single ah hadaa daawaneysid like saar😂😂
@AhmedMohamed-uz2qz
@AhmedMohamed-uz2qz Жыл бұрын
Imtixaaan😂😂😂😂
@rahaahmedali7179
@rahaahmedali7179 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@FartuunTahliil-my9ou
@FartuunTahliil-my9ou Жыл бұрын
Kkkk
@abshirkoofi4009
@abshirkoofi4009 Жыл бұрын
W22😊2W😊😊2wC32😊3😊2C😊cc2Z😊C2😊c2f😊😊
@amiiraahmed23
@amiiraahmed23 Жыл бұрын
kkkkkk😂
@ashahusein8963
@ashahusein8963 3 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2021 iyago single ah like dhac igu siiya singlnimo ilhow naga sar oo wax qeyr qaba nasi
@mj-club123
@mj-club123 3 жыл бұрын
Aamiin🤣🤣🤣
@jagacmedia2793
@jagacmedia2793 3 жыл бұрын
Inagu ma isku baxnaa si aan single nimada uga baxno
@jamaljiite2471
@jamaljiite2471 3 жыл бұрын
Caawaan daawanayaa inkastoo habeen kasto daawado😁haddana single xitaa xiriir laheen ahay😂
@hafsadahir5518
@hafsadahir5518 3 жыл бұрын
Amen ya rabi
@jagacmedia2793
@jagacmedia2793 3 жыл бұрын
@@hafsadahir5518 kkkk inagu maysku baxna
@HORMAAL
@HORMAAL 4 жыл бұрын
23. 05.2014 waa Malin iguwen👩‍❤️‍👨 Malinta Nolamash xaraday. Mantayneh waxaan kakobanahay labadeena, wiil iyo gabar. Waxaan rajeeheena nunihii sadaxad laba bilood gudahood. Insha Allaha nosoduceeya inooo alle nabad kukalakeeno. Dhamantiin waxaa nirajeenaa sidokale nolal farxad leh.
@quenofmind4667
@quenofmind4667 4 жыл бұрын
😂 mashalah caruurti kala korso
@Ednaehmed
@Ednaehmed 4 ай бұрын
Mashallh ❤
@fatxibotan9606
@fatxibotan9606 4 жыл бұрын
Hestan wxan dhagaystay marki ay soo baxay say ilaa hdana wn dhagaysanayaa walina ma guursan b/c wali wn yarahay ❤❤
@quruxdumar6862
@quruxdumar6862 4 жыл бұрын
2020 hadaa dawaneyso like igu qapo🥰
@jamalhussein668
@jamalhussein668 4 жыл бұрын
asc
@hodosharif7911
@hodosharif7911 4 жыл бұрын
Waad iga qoslisay maantaa iigu horaysa oon daawaday
@quruxdumar6862
@quruxdumar6862 4 жыл бұрын
@@hodosharif7911 4 sano kahor beey eheed huno
@anabsabriye3066
@anabsabriye3066 4 жыл бұрын
8ååå777u7656
@aymanbashir9286
@aymanbashir9286 4 жыл бұрын
ani iyo adi ma is aroosna😂😂
@maslahabdalla861
@maslahabdalla861 5 жыл бұрын
Markaad maqashay inee guursatay cidii heestaan maskaxdooda kusoo dhacday ☝🏽 farta taag Isku waara indho iyo seegeda🥰
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Waa geesi hanadoo.. Golo laisku siiyiyoo.. Gacan qaad af garasha lehee😍intas ba ugu jeclahay heesta😁Caadi maaha hestn qofkii arooskiisa ka shita iga qor taas😂😂
@Maahir397
@Maahir397 Жыл бұрын
Hhh
@Farhiashire2019
@Farhiashire2019 Жыл бұрын
Kula jeclahay ❤
@nimcosiciid3761
@nimcosiciid3761 Жыл бұрын
Guri bila haweeniyo waaa geesi hanadoo golle laysku siiyiyo gacan qaad afgarasho leh Gayaanadii is doortay Ka gungaadhay caashaqaad Soo gardaadinyseen Hadaaad cwa gogol iyo guri qudha uhoyateen Intaasaaan ugu jeclahy heeska heeskan aroooskyga ayaa shidanayy inshllh ❤
@tayoonline8857
@tayoonline8857 8 ай бұрын
Wali anoo guur kalin ayaan heestan iska jaclahay gabar fiican allh isiiyo❤
@boqoradafarxada330
@boqoradafarxada330 3 күн бұрын
Amiin ❤anaga mid ficaan allaha no sahlo
@tayoonline8857
@tayoonline8857 21 сағат бұрын
Aaamiin
@amiindeeqsi6400
@amiindeeqsi6400 4 жыл бұрын
-Guulahaan ka barinayee!! -Aaaaaamiiin Aaaaamiiin!! -Gurigaad yagleesheeeen!! -Allow guri barwaaqiyooo!! -Ku gasiiman ubadoo noqo!! -Ged harweyn lahoo mirihiisa!! -Gurataan Aaamiiin Aaamiiin!!
@VianatheIcon
@VianatheIcon 7 жыл бұрын
best Somalia 😍from Kurdistan we love u our brother's and sisters
@salmaali4213
@salmaali4213 7 жыл бұрын
adam bell we love you too
@xaashiyarekalayhee7353
@xaashiyarekalayhee7353 6 жыл бұрын
adam bell welcome my brother
@deeqomaxamuud6201
@deeqomaxamuud6201 6 жыл бұрын
Thanks
@oma2635
@oma2635 5 жыл бұрын
Adeer hayaa mayaaleda caraatay Wi go home
@zeitunali840
@zeitunali840 5 жыл бұрын
💖💖💖 too
@SimanMahamed-ne1gh
@SimanMahamed-ne1gh 14 күн бұрын
Heestan markan dhagysto aroos baan niyeysta😩❤️
@Irfo143
@Irfo143 4 жыл бұрын
Allow singlenimo hanoo cadaabin 🤲 Singles lives matter😂😂
@mustafeahmed2547
@mustafeahmed2547 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk run baan u qoslay singles lives matter hhhhhhhh I can’t brith
@mk_jabir7480
@mk_jabir7480 3 жыл бұрын
Qalbiga ad kahadashy 🤣🤣🤣
@Xaali95
@Xaali95 3 жыл бұрын
Hhhhh so funny
@hafsadahir5518
@hafsadahir5518 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@jamaal_cademaazim1487
@jamaal_cademaazim1487 3 жыл бұрын
😆🤣😂😹😆🤣😂😹😆🤣 dhulka wllhi
@mohamedsaleh4173
@mohamedsaleh4173 3 жыл бұрын
2021 aado single ah hada dawanesid like sar🤣😅🥰🍯🤍
@maxamedmaxamuud4626
@maxamedmaxamuud4626 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk single waliba isku tuntay😂😂😂
@queenoftheworld4616
@queenoftheworld4616 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@najmaaa7549
@najmaaa7549 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@xawalulxawalil675
@xawalulxawalil675 2 жыл бұрын
2022 oo single ahay😂😂😂😂
@amiyowchahi7956
@amiyowchahi7956 2 жыл бұрын
Waan saaray wlhi
@faantoali5562
@faantoali5562 8 жыл бұрын
nasteexo waaa fananad somaliweyn dhola cadeeska idilay viva nasteexo from muqdisho
@Chadmali
@Chadmali 2 жыл бұрын
this song never old waxan xasuusta aniga sxbkey dhagaysan jirnay Boqoradii majeerteen 😚❤❤
@saredodegan9277
@saredodegan9277 3 жыл бұрын
Thanks heestan anay ii qaday inbtiday nazteexo kuu xiisnay
@hannalovely4176
@hannalovely4176 7 жыл бұрын
ii duceeya walaloyaal 15 July 2018 waa maliinta arooskayga aniga mataanka nolosheyda 👪. wish me luck
@mohaabdalla8742
@mohaabdalla8742 7 жыл бұрын
Hanna lovely I wish u endless happiness and dailly increment of your love am saying this with sincerity Wlhi bt lemi request one thng plz, dnt allow music to be played on ur wedding day. Best of luck.
@aishaleyla7615
@aishaleyla7615 7 жыл бұрын
Moha Abdalla waaw masha allah ana keyga waa 14 april 2017
@mohaabdalla8742
@mohaabdalla8742 7 жыл бұрын
Aisha Leyla hhhhh kaaga waan imaanaaa inshaAllah.it will be an awesome wedding inshaAllah.
@abdullahi110310
@abdullahi110310 7 жыл бұрын
sidee ahaa arooska?? lol nooga waran
@hannalovely4176
@hannalovely4176 7 жыл бұрын
MovieTrailers manshallah walal
@Salmanlucky-hw1ut
@Salmanlucky-hw1ut 6 жыл бұрын
Nastexo huno qaali cod macanida oo hadana qurux badnida huno mashallah allaha Ku dowro sharafay
@myare386
@myare386 5 жыл бұрын
Ufffffffff caleeedeek nasteexo indho alloow noo kaaa daaa waxaaa tahay fanaanad dadka dhan jecelyihiin Xushmad weyn baan kuu hayaa arooskeygana waan kugu casuumi donaa hadaa helo xabad u qalanto inaad amaabtaas duldhigo
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 4 жыл бұрын
Ish calaa dheh , uuuf caleek kulahaa
@sabirinabubakar8617
@sabirinabubakar8617 8 ай бұрын
M.a nasteexo cod dahab waku wa fananntii caadiga aha o waxay lahayen qaadi jiray intas inad koobi laso shirtagto ma fiicna qofku wuxu isagu samaystay ba fiican jah gorman maqlay heestan 6 sano kahor iyado cusub bal gabar ban arkay kobiyaysay nadiiro nayruus erayada sidaas qiimaha u leh bay khaldaysa waxay ahayd gayanadii isdortow ka gulgadhe cashaqad gawaha uculaysen hadad cawa godolkiyo gaaxadiisii mashen weye saasa sax ah waxay ka dhigtay gogolkiisii mashen yaab bal maxay kawada waxadan lahayn xumaa😎 ciil walahi heestu music kasa kow arayadu wa duco ilahow u aqbal wixii wanagsan ee is doorta ❤💫💯🙏
@ZalmanIbrahim
@ZalmanIbrahim 6 ай бұрын
Ala heestan wlhi arooskayga ka shid islaha 10 sanno ka hore hadana wli singal ahay 2024😢
@AishaAwale-wq2fe
@AishaAwale-wq2fe 5 ай бұрын
Guur wngsan Allah haku sahlo abyo
@ifraaxclaahi5883
@ifraaxclaahi5883 Ай бұрын
isku mid ayaynu nahay wll ilahay wax khayr qaba hayna siiyo
@caaqilmedia6962
@caaqilmedia6962 3 жыл бұрын
Anigoo single ah 2021 ayan daawanayaa cajiib🙈
@shushuu7912
@shushuu7912 3 жыл бұрын
Nasteexo indho waa legend walahi kama caajiso heesteeda 2021 daawanayaa dumaashiday alow daa ❤️❤️💯
@cabdirisaaqmaxamed9223
@cabdirisaaqmaxamed9223 8 ай бұрын
Hadaa iga danbaysid like ii saar 24/1/2024😢😂
@axmedcabdullahi3097
@axmedcabdullahi3097 3 ай бұрын
Back in days 2018 baan Dhagaysan jiray anoo lasheekaysta gabadha hada xaaskayga ah Alx hada 5 years baa noo dhacday Alx marwo qaali ah qiimo badan caqli badan aragti fog ubadkeeda tusale fiicn unoqon karta ayaa illahay igu irsaaqay
@abdiasisahmedhurre
@abdiasisahmedhurre 6 жыл бұрын
InkasTo dad badan iga horeYsay hadana ilmaderayaaL like igU qabTa 👏
@caaqilsahal3552
@caaqilsahal3552 4 жыл бұрын
🤩🤩🤩😍
@faraxnuur3566
@faraxnuur3566 3 жыл бұрын
Fhfh
@faraxnuur3566
@faraxnuur3566 3 жыл бұрын
Sgjwrx 😂😂😂😂
@kundiidahmed5074
@kundiidahmed5074 4 жыл бұрын
Trkh 23 april 2020 heesta galbis hadii ad iga dambeyso cafimad ayan kuu rajeynayaa liketa iguugu cimaamad ok thnks
@Its.su3da
@Its.su3da 4 жыл бұрын
Me here 6th of june 2020😂 Ana wixii igadambeyo cafmad urajeynaa
@fatumamaslah4443
@fatumamaslah4443 4 жыл бұрын
Heesta lakini dhambi waye wlh
@aishadheman5154
@aishadheman5154 3 жыл бұрын
11 april 2021 hesta glbis ma noshahy sand kadib
@hamzegalool102
@hamzegalool102 7 жыл бұрын
I really like Nastexo Indho. ... even heesaha Puntland oo aanan Weligey dhegeysan ayaa jaceylkeedi iila galey lol... Noolaada reer Puntland peace and love
@honeylove4100
@honeylove4100 6 жыл бұрын
Hamze galool thanks wllo😍
@filsenali8300
@filsenali8300 6 жыл бұрын
thank you bro or sister noolaada zoomaaliland asmeen
@hamzegalool102
@hamzegalool102 6 жыл бұрын
Filsen Ali i am bro sistah....
@hamzegalool102
@hamzegalool102 6 жыл бұрын
Honey love you welcome sistah princess honey
@qalidqays8901
@qalidqays8901 6 жыл бұрын
Hamze galool OK here we go again you will never miss an idiot who says same bullshit again again and there is nothing we separate each other
@tayibabdirahiim6219
@tayibabdirahiim6219 4 жыл бұрын
Markii la i dhaho hebel ama heblaayo wuu aroosay/aroostey heestaan ban sawirka qofka usaaraa 👌🙏❤
@xasanxwerrgasan2380
@xasanxwerrgasan2380 4 жыл бұрын
asdf
@xasanxwerrgasan2380
@xasanxwerrgasan2380 4 жыл бұрын
asffhmn
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf 11 ай бұрын
2023, wali heestan galbis waa top 1 of then only nasteexo indho can do it hoyada fanka keep going boqoradeeyna Puntlander we love you nasteexo indho allaha ku dhowro walasheen cadowgaaga cagtaada hoos. Boqarada fanka aan heesaheeda igu socdo
@wacan698
@wacan698 11 ай бұрын
Sidoo kale ina adeer ❤❤❤❤❤🎉
@sharmarkabdiali9846
@sharmarkabdiali9846 3 жыл бұрын
Heestaan 2015 bishii 12aad waxaa layga daaray arooskeyga waana hees xasuus igu leh runtii.
@hodancabdi9641
@hodancabdi9641 3 жыл бұрын
13july 2018 wa mlinti jacelkeygi dhofay allow nabad iyo farxad nagu kulmi soduce😭🥰🥰 like isar
@alexabliss3242
@alexabliss3242 3 жыл бұрын
I’m an American but y’all Somalian are incredible foods,songs, and dress everything about y’all is perfect and also have beautiful woman’s ❤️
@geletoz
@geletoz 3 жыл бұрын
Thank you bro
@udgoon4842
@udgoon4842 3 жыл бұрын
Oww Thank u
@fardowsaali1124
@fardowsaali1124 3 жыл бұрын
Ooh thnks pro welcome to soomaali family 🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴 and me to I like the American people 🇺🇸
@xamdixubbicali5327
@xamdixubbicali5327 2 жыл бұрын
wow thanks❤❤❤
@halimahashimhalimahashim7593
@halimahashimhalimahashim7593 2 жыл бұрын
Thnx king to our family Somali ❤️❤️
@kinmohamed5710
@kinmohamed5710 8 жыл бұрын
Abaayo , Mansha Allaha cod maan yaad ledahay waanad quruxbadantahay Allah kuxifdiyo
@wiilxamar7856
@wiilxamar7856 8 жыл бұрын
Adiga maka qurux badan tahay
@abduqaadirmohamedsaney1602
@abduqaadirmohamedsaney1602 7 жыл бұрын
Kabax
@Samiraqurux125
@Samiraqurux125 10 ай бұрын
Illahow guur ban rajeynaya irumeey 😢❤
@QamarIbrahim-dk9sl
@QamarIbrahim-dk9sl 7 ай бұрын
Amiin
@Msssuuro-o2p
@Msssuuro-o2p 8 ай бұрын
Waxaa siibaran rabaa arooskA saaxibtay San udheli lahaay ❤😂😂😊😅
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 6 жыл бұрын
Never get old this Song . jiil walba arooskiisa ayuu ka shidan doonaa
@nabiilamohamad5774
@nabiilamohamad5774 Жыл бұрын
Heestan arooskayga laga daaray top1 waye nastexo indho ❤️
@mahmedahmed7893
@mahmedahmed7893 3 жыл бұрын
2021 hadaad daawayneysid love ka ii saar please 🥰🥰🥰🥰 Nice music ♥️♥️♥️👈🇸🇴👈
@tayoonline8857
@tayoonline8857 21 сағат бұрын
Heestan waa iska jaclahay xariir baan lee yahay kalsooni badan kuqabaa qofteyda waxaan sugi la ahay xiliga heestan ani lee shidi lahaa hodaney ilove you ppe❤🎉
@nimanosman4200
@nimanosman4200 23 күн бұрын
I.a habeenka aroskayga ayan daaran donaa aniga io boqoradeyda, wali manan ka heshiin wakhtiga runtii aad ayaan u jeclahay ilahayow mustaqbalkayga ka dhig Rajo wayn ayaan kala leenahay oo wax kasta waa noo soo dhamaaden , qof aan iyada ahyan ma rabo inan la guri galo(I, A , B)
@yusufjama8819
@yusufjama8819 5 жыл бұрын
Asc nasteexo waan ku salaamayaa marka hore mar labaad nice song nice music thanks nasteexo Best Yusuf jama UK Birmingham
@khaliddiriyexusen830
@khaliddiriyexusen830 2 жыл бұрын
Wlalaheyga muslimiinta ahow wax walba kalmada Laa ilaaha ilalaah muxamadu rasuululaah Zalalaahu caleyhi wasalam
@mahamettabdiaziiz5108
@mahamettabdiaziiz5108 5 жыл бұрын
Reeer GogoL dhigiiisiyo waa GaaF arooso GipLad iyo Ciyaariyo Gelbis Iyo mashxaradba leh From Punt Garwe Nugaal somalia
@A.A.E93
@A.A.E93 2 жыл бұрын
Yaabka aan arkay shalay magaalkan aaday waxaan arkay gabar dirac iyo garbasaar bas wadato aaway gorgoradii nigiskiu iyo surweelkii wlhi waan yaabay.
@cilmiaxmed378
@cilmiaxmed378 5 жыл бұрын
Maasha ALLAH Qurux Badanaa Waaban Usoo Geed Fadhiisan Lahaa Markaas Ayaan Waxaan Ubax Iyo Lacag Hayo Ku Dul Daadin Lahaa.
@hayaatmohamed3650
@hayaatmohamed3650 6 жыл бұрын
waan ka xumahay waqtigaan aroosay heestaan majirin lakiin next arooskayga danbe ayaan rajaynayaa inaan isku casuumo kaligay jacaylka aan uqabo cml😎😎
@Sxunduss
@Sxunduss 4 жыл бұрын
This song will be played on my wedding day inshallah 😘😘😘😘😘
@quenofmind4667
@quenofmind4667 4 жыл бұрын
Na bila aroose horta soon😂 joke
@Sxunduss
@Sxunduss 4 жыл бұрын
@@quenofmind4667 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@cgf383
@cgf383 4 жыл бұрын
🤣😂🤣😂🤣
@Sxunduss
@Sxunduss 4 жыл бұрын
@@cgf383 😀😀😀😀😀😀
@bushraashkir635
@bushraashkir635 4 жыл бұрын
Hey sirad I think I saw you on Ek duje ke vaaste serial. Right?? But I wasn't expecting to see you here😀😀
@xiinkaboy123
@xiinkaboy123 5 жыл бұрын
Still 2019❤ Inta guur rabto allow kheerka waa fiji oo aroos qurux badan u rumeey 👉say #amiin👉👍
@qummanqalanjo4570
@qummanqalanjo4570 5 жыл бұрын
Aamiin wllo anaaba koow ka ah
@ibrahimxaashi2526
@ibrahimxaashi2526 5 жыл бұрын
Aamin😍😍
@queenabyan4666
@queenabyan4666 5 жыл бұрын
Aamen
@adhanmahmud9990
@adhanmahmud9990 5 жыл бұрын
Amiiin thumma Amiiin😍
@fatumahussein2534
@fatumahussein2534 5 жыл бұрын
Amiin
@honomarnuuraani1003
@honomarnuuraani1003 2 жыл бұрын
Inta heestan 2021 Single ku waayanaysa is kala bxiya Ana bisha kowaad iso bn aroos gelaya isolated ducay In shape Allah
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 2 жыл бұрын
Ma jirin aroos aan tagay oon laga shidin heestan 2015-2020
@misamal6695
@misamal6695 8 жыл бұрын
gabadhan waanba iska jeclahay ilaahey amarkiis mar walba waa happy nastexo love you😙😙😙😙💖💖
@kunkaroon530
@kunkaroon530 8 жыл бұрын
me too sister
@MohamedHassan-ri4tu
@MohamedHassan-ri4tu 8 жыл бұрын
kkkkk amal waxa jeclatid mawayday
@husseinsalahabdi380
@husseinsalahabdi380 8 жыл бұрын
+kun karoon me too sister like her eyez,
@husseinsalahabdi380
@husseinsalahabdi380 8 жыл бұрын
+Mis Amal me too sister waxay isku magacyihiin my younger sister
@kunkaroon530
@kunkaroon530 8 жыл бұрын
+Hussein Salah Abdi waalawada jeclaaday Allah noodaayo nasteexa happy
@ahmedkhayr7534
@ahmedkhayr7534 5 жыл бұрын
2019? hadaa Fadhi Kudaawanayso Like iisaarr💜
@fartunmahamed9237
@fartunmahamed9237 5 жыл бұрын
omg 😂 waa isheegtay walhi waa fadhiya kkkkk
@khadijomahamad5033
@khadijomahamad5033 5 жыл бұрын
@@fartunmahamed9237 ykbfkkmboojfqfboj
@fartunmahamed9237
@fartunmahamed9237 5 жыл бұрын
@@khadijomahamad5033 hhh j..
@carfaymahamuud6867
@carfaymahamuud6867 5 жыл бұрын
Khadijo Mahamad o ozzz
@asmomaxamed9122
@asmomaxamed9122 5 жыл бұрын
jardiin gurigena Udhow ku dawanaYa😁😁😁😁
@Qaxwayste.Mohammett
@Qaxwayste.Mohammett 10 ай бұрын
2023 Dhamaadkeeda hadaa daawaneeso love saa❤😢
@abdisalanabdihassantimacad8150
@abdisalanabdihassantimacad8150 4 жыл бұрын
Axyaa hees walahi heestaan waa isoo jiidaty m.....a 2020 heestaan masii dhageesan karo anoo single ah isoo duceeya wan is tuuraya ee
@saaramohamed3472
@saaramohamed3472 2 жыл бұрын
Heestan mar kasta oo aan dhegeysto jawi aroos ayaan iska galaa hadana ma guursado allow aroos iyo say khayr qaba mid walba marabee.23/11/2021
@nadritaeyval6329
@nadritaeyval6329 7 жыл бұрын
farxd dreemaa wllhi arooskyga,soo dhawoo markn fhgysto waxaan dreema inuu guurku farxd yahy nasteexo ku jclhy bbe
@cabbeeycali
@cabbeeycali 7 жыл бұрын
waaw heestaan markaan dhagaystay Waan qoslayaa Aniga quftaan indheheda farxad ayaanbakaqaaday
@qalbiali3826
@qalbiali3826 8 жыл бұрын
Always smile like nastexo mansha allah heestu waa shidan taha lkn waxaa sii shiday beauty ga & smile ka indho coool
@guluc2005
@guluc2005 5 жыл бұрын
Heestaan markaan nasiinada kujiro oo shaqada aan kasoo boxo ayaan dhagestaaa...😍😍😍
@ladnanabdi487
@ladnanabdi487 2 жыл бұрын
Me and my love inkasto hada xld adag an mareno lkn inshllh wan kabaxena then our weeding day hestan shidanena Ameen yaa Allah 😢
@nadasmile6498
@nadasmile6498 4 жыл бұрын
Hestan haben ba hudheel anigo jooga mid mesha DJ ka ahaa kula dagaly hesta galbis ee nasteedo daar kol ay ahayd 10 habenimo oo inanta lasii kaxayn rabay😂 wllhi marka dhagysto wasp xasuusta dagaalkas😉 nastexo indho❤💋🌹🍁🇸🇴
@sofianoor4776
@sofianoor4776 2 ай бұрын
2024 wali ano single ayan hestan dhagesanaya😂 talow gormen gursana 😢
@khalidAbdilahi-cb1rx
@khalidAbdilahi-cb1rx 2 ай бұрын
Maku guursada😂😂😂
@hafsahussein1533
@hafsahussein1533 8 жыл бұрын
mansha allah nasteexo ilaahay hanoo kaadaayo saado cali warsame baad noo badashay nooloow also haataf studio xoog bad idin ku mahad celinayaaa thanks
@CazaamXasan-j9o
@CazaamXasan-j9o Жыл бұрын
Hestaan insha Allah aroos keyga ayaan shidi doonaa -1-1-2029
@c58pro50
@c58pro50 6 ай бұрын
The one and only indho since 2016-2024 and still is going on wow
@AbdiAbdi-ey9hv
@AbdiAbdi-ey9hv Жыл бұрын
Somalia music to the world, Gantaal keep it up to the international level
@Caaliyofilms
@Caaliyofilms Жыл бұрын
20/3/2023 galab isnina sacadu tahay 5:43 galabnimo jah walina single layahay aroskeyga I.a🎉😂❤
@maxamedmaxamuud4626
@maxamedmaxamuud4626 3 жыл бұрын
28/7/2021 like dhac ka siiya Iskaabulanimo aa lagu daawanayaa xabad nolosha lala qeybsadana lama haayo Insha allah 2021 aakhirkiisa ama 2022 bisha March kama dambeyn in la xaroodaa la rabaa indha adeygii oo qof ah😂😂😂✌❤
@mohameddahir9749
@mohameddahir9749 2 жыл бұрын
Habeeenkeyna heeestan ee nagu sharftay ayadoo gacanta i qabatay anooo ciyaaar aqooon😂 24/12/21 Sweden
@salaaxudiinmohamoud2101
@salaaxudiinmohamoud2101 2 жыл бұрын
Ilayn jacaylkuba waa ka daran yahay hub iyo raasaas hobiyayaal. Falaadho iyo warmo lagugu soo soo ganay ilaa waa ka daran yahay jacaylku markuu kula soo darso . Ee aad weydo garabkii qofkuu kuu galay jacaylku. In jacaylku yahay awood qarsoon aniga iga qora bulsha yahay.
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 5 жыл бұрын
Best song wlhi heesaha arooska hestan ujeclhy kama daalo dhagysigeda mlintay so paxdey ilaa hada dhagaysata 8/12/2k18
@aminoomar1024
@aminoomar1024 3 жыл бұрын
Ilahow guur xalal ah ku weydistay 🤲
@kkk-rh7hz
@kkk-rh7hz 3 жыл бұрын
Best Song in Nastexo indho 3/8/2021 Subax Talaado Saacaduna tahay 8:20 Inta iga danbeeso oo dawandoonto hadaa qoralkan aragti like iisaar
@saidamaalin9731
@saidamaalin9731 2 жыл бұрын
1
@quenqosol764
@quenqosol764 Жыл бұрын
2 ♥️♥️♥️
@izabeela8558
@izabeela8558 Жыл бұрын
0
@gaawowugaas7616
@gaawowugaas7616 Жыл бұрын
@@quenqosol764 qaA
@ayaanabdiwale
@ayaanabdiwale Жыл бұрын
@@saidamaalin9731hmmm j
@katrafarah8061
@katrafarah8061 7 жыл бұрын
I like dis song alot...it just make me recal ma sister's wedding... I love you so much lady... 😇😇😇😇
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Axsan caleeg mid ka mid ah heesaha aan ugu Jecelahay ee ay qaado Qu'een Nasteexo Indho.
@zaprinaqueen936
@zaprinaqueen936 29 күн бұрын
wxn dawanaya 16/9/2024 13:38 isnin ah jogta kampala i.a hamiyo bdn leyahy alaha irumeeyo ❤
@abdullmohaa3691
@abdullmohaa3691 2 жыл бұрын
7 years later. Only Legends can make
@muntaasbashiir9039
@muntaasbashiir9039 2 жыл бұрын
Wan joogna😂
@munomohamud7235
@munomohamud7235 2 жыл бұрын
😂😂
@a..b8253
@a..b8253 5 жыл бұрын
Waa faraxsanahy alx waa illaah madiis waxa caawa go aan kagaarney aniga iyo ina abtigey guurkeena
@unknowlos2927
@unknowlos2927 3 жыл бұрын
Waan ku salaamay wll Waxaan Rajaynayaa Inaad nooshahay
@ayanmohamed972
@ayanmohamed972 2 жыл бұрын
Wiilkaan jeclaa oo aan isheli weyney Khadar Goomey … I love u wherever u are ❤️
@abshirahmed7575
@abshirahmed7575 2 жыл бұрын
Hadad jeceshahay raadi
@calizaki-i1b
@calizaki-i1b 7 ай бұрын
Hestaan wlhi markey soobaxday ilaa hda waan dhakestaa manta ay thy 8mrso 2024 saacadu ay thy9:30 heben nimo🥺
@ZamzamMohamed-xp3tq
@ZamzamMohamed-xp3tq 4 жыл бұрын
Nice song our diva inshLlaj asaxbta iso duceyna waa Arossgryka 15 Aoút 2020 Inshallah aniga iyo maata Noslaheyta
@cumarcabdi5953
@cumarcabdi5953 5 жыл бұрын
Nasteexo maxamed warsme iyo Xuseen cabdi biite ayaan halkan hanbalyo aroos uga diray soo dhawoow dumaashi heesatan manta aday ku qusaysa
@abdikadirknaan4206
@abdikadirknaan4206 3 ай бұрын
Can’t wait to play this in my wedding dancing with my Fiancé insha allh. Allha igu simo Right person
@Bilan-8481
@Bilan-8481 Ай бұрын
Amin
@sayidholac5382
@sayidholac5382 4 жыл бұрын
Heestan markan dhagaystaba wxan niyaysta qof aan jclahah oo anan is hayn wali lkn alle ha isku kayo keene amin no dhaha
@farahhaybe2092
@farahhaybe2092 3 жыл бұрын
amiin
@nimconimco538
@nimconimco538 3 жыл бұрын
Inigoo singl eh aaaiskajehy wallahi heestaan maalinta aroozkeyga wacdaro ayaankadhikidona 2021/5/26❤️❤️❤️❤️❤️
@marwayusuf830
@marwayusuf830 9 ай бұрын
One day iyo heesta Insha alalh ❤
best Song Nasteexo Indho  - Xishood Dumar 2015 HD HaatafStudio
6:19
Haataf Abdi
Рет қаралды 5 МЛН
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
daadiroow21
Рет қаралды 262 М.
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,3 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 1,3 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Xasuustii I KHADIIJO HIIRAAN   Nasteexo Indho   2018
5:57
Dhedo Media
Рет қаралды 456 М.
NASTEEXO INDHO | WAR HADAADAN TUMEYN | "(Official Video)"
6:51
Haataf Abdi
Рет қаралды 7 МЛН
Barbaarta
6:45
Nasteexo Indho - Topic
Рет қаралды 60 М.
ROODA KAYF - TIRTIRAY - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:46
Rooda Kayf
Рет қаралды 76 М.
GALBIS XAFLAD AROOSKA FARXIYA KABAYARE iyo FAARAX AKHIYAR FARSAMDII AHMED UGAASKA
6:10
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 8 МЛН
Kugu Badhaadhay - Ahmed Zaki iyo Nasteexo Indho HD 2015
8:53
Haataf Abdi
Рет қаралды 4,1 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4 МЛН
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,3 МЛН