No video

XAMDI BILAN | BEST SONG - NAXARIISTU WAA DHALAD | QISO DHAB AH | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 8,086,368

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

DHAGAR QABAHA WAAYUHUU
KALGACAYL MA DHOORTEE
CID KASTOOY IGU DHEER BAAN
DARAADDAA U DHAAFAA
LUGTU WAA DHAQAAJAHA
NOOLAHA DHOWEEYEE
HADDAAD DHBARKA BEESHAA
DHAKHTARKAAGAAN NOQON LAHAA
…….TRUE LOVE STORY
NEW HIT SONG - XIDDIGTA XAMAR
XAMDI BILAN - XAMDI AHMED
NAXARIISTU WAA DHALAD
………………….
 EREYADA: SADE SOOMAALI
 LAXANKA: HOBOLKA GAYIGA - XARIIR AHMED
 MUSIC: CABDI ABIIB
 CAMERA: BY INJEEDEY
 EDITED BY ABDI ASKARI
 ©ABDIASKARITUBE 2020
 MAKEUP ARTIST - INDHO UROON BEAUTY SALON
.............................................................
ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
HOODO GARAYS
-------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 1 400
@indhauroonbeautychannel411
@indhauroonbeautychannel411 4 жыл бұрын
Sharaf wey ayey itahay in aan walashey macan hamda bilan aan kalin kaqaado so bandhiga heestan oo aan ugu kalin qatay dhanka mekup iyo labista ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏
@nimcocali1371
@nimcocali1371 4 жыл бұрын
💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤
@samiiryare2110
@samiiryare2110 4 жыл бұрын
Quen keep going halkaa kasii wad alle hakula garab galo
@cuudeyluul8110
@cuudeyluul8110 4 жыл бұрын
Hadaan muqdisho joogo wankuso boqan lahaay xabibty makeup maaaaac weeye
@inadaahir9384
@inadaahir9384 4 жыл бұрын
Omg ma, xbbti caadi mha wlh lbiska iyo make upkba
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
Wlhi waa zhiday qli tnkx wax noOL baathy😍😍🎸🎶
@farhiamohamed7788
@farhiamohamed7788 Жыл бұрын
Soo dhaweyn tii maleysia kadib inta fiirsanooso 👍
@ayanwarsame7044
@ayanwarsame7044 Жыл бұрын
Anigaa kamida sodhaweynti malesheya ayan kamaqlay waana wada dhageystay
@jeeyowboqor1335
@jeeyowboqor1335 Жыл бұрын
Ani xita
@hafsahassan1009
@hafsahassan1009 Жыл бұрын
Hhhhh
@xamdisiciid228
@xamdisiciid228 2 жыл бұрын
Heestaan ma anay igu socotaa laba sanaa odagayga iga xanunsan yhy ana uu samraaa waa qof nazariis iyo jacayl yaaqaan waxaa is idhahdaa asagoo kale heli mayso mana rabo inaa ka tago igusoo duceyaaya 😍😍😍
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 2 жыл бұрын
Abyo maxaa haleelay odayga ?
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 Жыл бұрын
Ilahey haku cafiyo bayo 😥
@mohaaadam9335
@mohaaadam9335 Жыл бұрын
Ilaahay ha caafiyo adna wll u dulqaado alla ha ku sharfo aduunyo iyo aakhiroba runtii hadalkaaga waan ku farxay ❣
@fanprojtv3096
@fanprojtv3096 Жыл бұрын
Alle Haku caafiyo
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 Жыл бұрын
Muu caafimaaday weli mise Waad ka tagtay?
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{scw ﷺ } ❤️
@maxamedaadan8422
@maxamedaadan8422 Жыл бұрын
Scw
@dunidacusub1
@dunidacusub1 Жыл бұрын
Scw
@YuuYusuf
@YuuYusuf 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-ry8ht4de9z
@user-ry8ht4de9z 9 ай бұрын
Scwscw❤❤❤
@user-ov9id1gd8w
@user-ov9id1gd8w Ай бұрын
Scw scw scw
@MaxamedXaashi-jy7oz
@MaxamedXaashi-jy7oz 11 ай бұрын
Heesaha waxaa ka macaan kalaamka ilaahay.
@muhiimibrahim5214
@muhiimibrahim5214 3 жыл бұрын
Heestan Asad HaGio ayaan ka Soo arkay kadibna waan Soo raadiyay.🥰🥰
@maryanosman8603
@maryanosman8603 3 жыл бұрын
Heestan in badan wan raadinayey wlh kula mid ban ahay
@adnoaxmed8519
@adnoaxmed8519 3 жыл бұрын
Ani xitaaa wan radinayay
@dekaahmed1232
@dekaahmed1232 3 жыл бұрын
Kula mid ahy
@hamdilast1223
@hamdilast1223 3 жыл бұрын
Me too
@umumahamed4410
@umumahamed4410 3 жыл бұрын
Ana sidokaleh
@whizbieuropian3680
@whizbieuropian3680 Жыл бұрын
2023 HADAD DHEGEYSANEYSO VOICEKAN MCNKA BADAN LOVE SAR🖤❤️
@dahirhussein8557
@dahirhussein8557 Жыл бұрын
Hhhh
@aaziaiise7485
@aaziaiise7485 Жыл бұрын
𝒉𝒉𝒉𝒉
@Ahmedmohamed77883
@Ahmedmohamed77883 Жыл бұрын
Hhhh
@ahmadmahamed8973
@ahmadmahamed8973 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Dahruuja2276
@Dahruuja2276 Жыл бұрын
Hh
@bashkacade4642
@bashkacade4642 3 жыл бұрын
Heestan barnamijka mid kaliya dooro e asad hajio kaso raacay aad ayey u cod macantahy hamdi bilan💋💋🔥🔥❤🎤🙏🙏
@fadxa1238
@fadxa1238 3 жыл бұрын
Yap yap heestan asd hchiyow kaso arkay misana so apdi doonay ya salaam❤❤❤❤
@voasomaliradio3198
@voasomaliradio3198 3 жыл бұрын
Wlhi iskumidaa nahnany runtii
@nimc_8
@nimc_8 3 жыл бұрын
Kula mid baan ahy🥺🥵
@cabdirisaaqantonio7661
@cabdirisaaqantonio7661 2 жыл бұрын
Me too
@isramoktar1525
@isramoktar1525 2 жыл бұрын
@@fadxa1238 me too
@cadowmohamed4086
@cadowmohamed4086 Жыл бұрын
Heestaan inta 2023 ila daawaneyso like hala ii saaro
@saidabdihakim2976
@saidabdihakim2976 Жыл бұрын
Aniga aya kula dhageysanaya 04/01/2023 galab arbaco ah khamisna soo galeyso 05:06 liketu waa iga xasuus
@ahmedkaahin9770
@ahmedkaahin9770 Жыл бұрын
Waan kusoo celceshadaa pro
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 11 ай бұрын
I’m half Italian half Somali reer abtigeey guuleeysta oo midooba Soomaaliya ha israacdo 🇸🇴 Love from Canada 🇨🇦 🇮🇹
@kingkang3024
@kingkang3024 8 ай бұрын
Beenlay 😂😂😂😂somali dalnt bathy ware
@MoJe-hn9fy
@MoJe-hn9fy 2 ай бұрын
😂😂
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 3 жыл бұрын
Xamdi Bilan ❤ Qurux iyo Cod macaan iyo Asluub wngsn bay isku darsatay 😍 hadu calafka i saamixi laha 100 geel iyo faras iyo qori BKM ah ban ka bixi laha 💯
@aminmohamed1864
@aminmohamed1864 3 жыл бұрын
Anoo aderka ah ba kulahira
@apdirizaksareeye6642
@apdirizaksareeye6642 2 жыл бұрын
Hadii aybo dhici lahayd ugaaas garab ayan ku noqon lahaaa garab taagan hamigaada oo aan ka dhadhansaday in qalbiga ad ka hadashay
@MTooyo
@MTooyo 2 жыл бұрын
Ayda qori iyo BKM HG u ahe wax kale sheeg.
@minhaajmataan6165
@minhaajmataan6165 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 qoriga bkm iga gadan hhhh
@halimoali9248
@halimoali9248 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@maryancabdiqaadir4381
@maryancabdiqaadir4381 3 жыл бұрын
Hestan waxan ka maqli jiray asad hagio sidan u radinaye ugu dambeyn wan hely yaa ila mid ah ismujiya
@wenadiakite1737
@wenadiakite1737 3 жыл бұрын
Coooool ❤❤❤❤❤
@thoughtsandfeelings3972
@thoughtsandfeelings3972 2 жыл бұрын
Me too
@hamseibraahim5899
@hamseibraahim5899 3 жыл бұрын
Lugtu waa dhaqaajaha Noolaha dhaweeyee Hadad dhabarka beeshaad Dhakhtar kaaga noqon lahaa amazing song.
@qadrasuleiman
@qadrasuleiman Жыл бұрын
❤Naxariistu waa dhald 🥺 ❤Rabi kugu dhex aase🥺 ❤Qofka aad Mar dhugtaa 🥺 ❤Soo nasiibka uma dhexo🥺
@abdullahiibnucomar9292
@abdullahiibnucomar9292 2 жыл бұрын
Team 27 meshan ma jogan
@munomohamed4766
@munomohamed4766 Жыл бұрын
Haaa
@moustafasensiojr4649
@moustafasensiojr4649 Жыл бұрын
💛✅
@jamalwarsame4770
@jamalwarsame4770 Жыл бұрын
Asaga hada kaso maqlay wa si.radiyay amg😂😊
@boqoradaofficial1653
@boqoradaofficial1653 Жыл бұрын
Haaa😂😂
@yasminhassan-lx8xh
@yasminhassan-lx8xh Жыл бұрын
Haaa
@Aaamina12
@Aaamina12 2 жыл бұрын
Wlhy hesa ma jecli ina dawado kumana xiri meshan lkn hestan dhowr mar an ka maqlay azad xajiyow ayan is iri radi bal cajiib ❤lugtu wa dhaqaja nola dhoweye❤ allow cafi walalken
@hodancabdulaahi160
@hodancabdulaahi160 Жыл бұрын
Waw hees cajiib oo qalboga taabanaysa Cidkastooy igu dheerbaan daradaa udhaafaa🥺
@maxamedkaraama4265
@maxamedkaraama4265 4 жыл бұрын
Codka 100% Laxanka 100% Musika 100% Camerada 100% Hees iyo badh😍👍
@husseinabdullahisalaad2732
@husseinabdullahisalaad2732 4 жыл бұрын
Micnahaaga erayada maa wax ku jiraan
@dhalboqortooyogm5252
@dhalboqortooyogm5252 4 жыл бұрын
maxamed karaama iyo waliba ereyada waa dhashii mudugeed👍
@sakahusen7726
@sakahusen7726 3 жыл бұрын
👌👌👌👈
@fathijama9333
@fathijama9333 2 жыл бұрын
Haa walaahay 👌
@khairecadde6262
@khairecadde6262 4 жыл бұрын
Jacaylkaygi aad baan u salaamayaa qabriga waxan galayaa anigoo qoftaan jecel alle dartiis jacaylkaygi u gaarsiiya bilan 🙏♥️😭
@adeecofaarax3714
@adeecofaarax3714 4 жыл бұрын
Ana kuu geynaa walhi pilhi
@khairecadde6262
@khairecadde6262 4 жыл бұрын
Hadmaad ii gayn wll
@bileabdi9615
@bileabdi9615 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk war gabadha waa lawada gaadayaa ee qof kale jeceyl ha u dhiibanin waa dhurwaa hilbo ku raro
@mohamedosmaan5999
@mohamedosmaan5999 4 жыл бұрын
inta kunool Muqdisho salaan baa INA Sarah idinka Xamdi bilan waxanhy her somalind
@amiiraabuukar1235
@amiiraabuukar1235 4 жыл бұрын
Weynu kaa qaadney abwe
@roodamaxamuud5311
@roodamaxamuud5311 4 жыл бұрын
Waan nuka qaadney dadkayagiiyow❤
@shakirgararsg7207
@shakirgararsg7207 4 жыл бұрын
Mahamed osman hamdi waxaa isku haysto galmudug iyo xamar kalasaar ninyahow hhhhhh
@somalibestfolg7472
@somalibestfolg7472 4 жыл бұрын
@@amiiraabuukar1235 wll alle dartii iigu saar subscrib
@somalibestfolg7472
@somalibestfolg7472 4 жыл бұрын
@@shakirgararsg7207 wll alle dartii iigu saar subscrib
@abdulkadirh.ibrahim1013
@abdulkadirh.ibrahim1013 4 жыл бұрын
Dhagar-qabaha waayuhu Kal-gacayl ma dhowrtee Cidkastooy igu dheerbaa Dartaa u dhaafa! Lugtu waa dhaqaajaha Noolaha dhaweeye... Haddaad dhabarka beeshaad Dhakhtar kaaga noqon lahaa Dhakhtar kaaga noqon laa...
@queennaima2109
@queennaima2109 4 жыл бұрын
Tani waa boqord wna gabdha kaliya eee alle edeb iyo asluub u dhamestiray waxansa ku si jcelaaday isma qawiso xmdi abayo sidada un si ahaaaw insha allh ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@xilwalove716
@xilwalove716 4 жыл бұрын
Beentu waa xaaraan xaasidnimo ma fiicnee gabadhaan waaa iftiinka muqdisho kasoo baxay
@somalibestfolg7472
@somalibestfolg7472 4 жыл бұрын
Wll alle dartii iigu saar subscrib
@sagaladan7666
@sagaladan7666 3 жыл бұрын
Wlh quruxly wye
@halimaali431
@halimaali431 3 жыл бұрын
Asc Xilwa Masha allahi alle ha xifdiyo Hamdi yar waa runta in ay tahay Iftinka Muqdisha caye raabi ha no dhafo🤲💖💯🌹
@fadumoibrahim6466
@fadumoibrahim6466 3 жыл бұрын
@@somalibestfolg7472 ll🐽
@alichinoofficial5947
@alichinoofficial5947 3 жыл бұрын
Ww hees qiimo badan xamdi bilan isha baxarka Naxariisto waa dhalad yacni iska yeel maha sax bilan love you 😍❤❤❤❤from 🇿🇦🇿🇦🇿🇦
@aadancnaasir2710
@aadancnaasir2710 Жыл бұрын
From team asad hagio like sara 👋
@dharqaale
@dharqaale 4 жыл бұрын
Cid kastoo igu dheer baa daradaa u dhaafaa lugta waa dhaqajaha noolaha dhaweeye heeee hadaad dhabrka beeshaa dhaqtrkaga noqon laaa
@maxamuudidoowmaxamuud2725
@maxamuudidoowmaxamuud2725 4 жыл бұрын
The
@Anuusha.
@Anuusha. 4 жыл бұрын
Hesteydi kama daalo dhagesiga cod malabta xidigta xamar xamdi bilan ❤😍🙏
@denglual7218
@denglual7218 3 жыл бұрын
Nice voice, beautiful people, and good culture 🇸🇴😍 love from South Sudan 🙏
@shariifwarcadaday3424
@shariifwarcadaday3424 2 жыл бұрын
Thank
@sarakookie
@sarakookie 2 жыл бұрын
thank you 🤗👍❤❤❤
@dahirrofficialpage1113
@dahirrofficialpage1113 2 жыл бұрын
Haye sxb
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 2 жыл бұрын
Thank u bro
@mouparekahmett9079
@mouparekahmett9079 Жыл бұрын
Waa nagii idinka badiney ciyaartii football somalia win...
@ginnirshow6648
@ginnirshow6648 3 жыл бұрын
I'm oromoo from in Oromia I love you songs Somale peoples / brother and sister perfect😍
@aliabdirahmanaden3467
@aliabdirahmanaden3467 2 жыл бұрын
galatoomaa
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Жыл бұрын
Thanks oromo and somali are cushitic brothers
@sukur1313
@sukur1313 4 жыл бұрын
Somaliye tol iyo qaraawo hada nahay igu camaamada xamda bilan 💓💓💓💕💕🙏🙏🙏
@somalitv9331
@somalitv9331 4 жыл бұрын
Lala tag midaniye mid kle dalbo
@tigerisac
@tigerisac 4 жыл бұрын
Yes my dear xamdi
@cakiimomaxamad8278
@cakiimomaxamad8278 3 жыл бұрын
Asc
@cakiimomaxamad8278
@cakiimomaxamad8278 3 жыл бұрын
Asc
@sukur1313
@sukur1313 3 жыл бұрын
@@cakiimomaxamad8278 wcs
@mariaofficial3997
@mariaofficial3997 4 жыл бұрын
Mnsha allah wan kugu fanaa qli dumarey xamdi bilan xidigta muqdisho ❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘
@abdulkadirh.ibrahim1013
@abdulkadirh.ibrahim1013 4 жыл бұрын
Naxariistu waa dhalad Rabbi kugu dhex aasee Qofka aad mar-dhugataa Qofka aad mar-dhugataa Sow nasiibku uma dhaxo Cishqi aan la dhuubtaa Fartuun iigu beertee Dhalanteedka maalmaha Sideen kuula dherarshaa
@gesigaaamohamed3129
@gesigaaamohamed3129 3 жыл бұрын
I have copied this msg of yours....
@Zakariaxaajijanikedajanikeda
@Zakariaxaajijanikedajanikeda 4 жыл бұрын
wlh gabadhaan uma qalanto in ay fanaanad ahaato coz wa gabar yar oo aad quruxbadan qaab cajiib ah na u samaysan walal hadii aad comment gayga aragto oo uu damiir kugu dambeeyo fanka iskaga bax uma qalantid waxad ka mid tahay dumarka soomaalida intooda ugu quruxda badan 1 iyo 2 ayaad ka tahay
@bileabdi9615
@bileabdi9615 3 жыл бұрын
Haa waa runtaa waa quruxley akhlaaqda iyo xishoodka ay leedahay ayaaba ka daran
@safiadhool8626
@safiadhool8626 3 жыл бұрын
Mashaallah tala wanagsan ayat sisay walal
@mohamedkhadar9830
@mohamedkhadar9830 3 жыл бұрын
Quruxdii iyo fankii oo lugo leh God bless habar gidir from isaaq🙏
@qaliqurux2612
@qaliqurux2612 2 жыл бұрын
Gabadhan habaryara u ahay aadban unaxa marka arko heesaheda hakusidhiraglin wll adigana qurux qasarta u arkaa runti inay quraan ku aqrisan allah kabaryaya codkedas
@anisawarsame2060
@anisawarsame2060 Жыл бұрын
😊🥹iiiii😊😊
@anisawarsame2060
@anisawarsame2060 Жыл бұрын
😊🥹8iii😊😊😊😊
@anisawarsame2060
@anisawarsame2060 Жыл бұрын
1:13
@maryancb1351
@maryancb1351 Жыл бұрын
2022 10 27 waxa lgayaba anoo dhintay inaa comontigayga aragte iso ducee wll
@farahjama1093
@farahjama1093 4 жыл бұрын
Hadii ay dhab kaatahay Dhaymadiisa caashaqa Haygu dhawran anigee Dhaawac buu igaliyee Kaalay dheefi unugyada
@calicumar8370
@calicumar8370 4 жыл бұрын
Farah Jama
@ji8698
@ji8698 4 жыл бұрын
Nice
@maryanabdirahman8565
@maryanabdirahman8565 4 жыл бұрын
Naxaristu waa dhalad 🥰 Rabi kugu dhax asaye ☺️ Nin yaro naxaris badan marka heysto erayada qalbiyan udaremeysa😂💛
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 Жыл бұрын
Somaha😁🥰
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 4 жыл бұрын
Midho nin wayn Oo jacayl yaqaan Iyo gabadh iyo gabadh degan Oo asturan
@hindiyaisaakmohamed3851
@hindiyaisaakmohamed3851 Жыл бұрын
yaadawanooya after 4.8m hamdi billan is another lever song
@dhowrsancaliofficial3299
@dhowrsancaliofficial3299 Жыл бұрын
Ani
@nasteexacabdiraxmaan5122
@nasteexacabdiraxmaan5122 Жыл бұрын
Ani
@xaawoluull3716
@xaawoluull3716 Жыл бұрын
Ani hddan dawanoyaaa
@upthizalaamhassan8588
@upthizalaamhassan8588 Жыл бұрын
Ani
@ramlamohamudali5368
@ramlamohamudali5368 Жыл бұрын
Ani
@dareen-id7ec
@dareen-id7ec 4 жыл бұрын
Msha allh gabadhani waa gabadh akhlaqle. Qaarbaa. Iyagoo. Qawan. Fankasoogala. Lkn. Gabadhani. Waa gabadh. Asturan.msha.allh.halkakagahay Akhlaaqsan kahelay Runtii
@malyunmohamud8033
@malyunmohamud8033 2 жыл бұрын
My favorite music I always listen when I feel tired so sweet voice xamdi bilaan 💕💕
@Sheekhaawi-
@Sheekhaawi- Жыл бұрын
Team 27 ayaa heestan iska leh ❤❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Great emotional song inkastoon ka dhiidhiyo dhibta aanan kula qabin misana dhaawacaagaan dhaymadiisa Oggolahay✅
@raagefarah3001
@raagefarah3001 4 жыл бұрын
Aad iyo aad xamdaay xamdaay Bilan Bilan god bless you queen u the queen 👸 all the time aad iyo aad axyaa hees and voice and nice acting loooooool kal iyo laab I support you queen all the time long life loooooool
@quruxdumar6034
@quruxdumar6034 2 жыл бұрын
Hadaad 2022 dhageeysaneeysit like👍 thx jcylka ha waaro💯💯🤝🤝
@abshiranbishar6695
@abshiranbishar6695 Жыл бұрын
2022
@zuperzadri854
@zuperzadri854 4 жыл бұрын
Quruxda dumarkenu waa asturnaan walee wll keep goin
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Hamda bilan 🥀🙋‍♀️2020 ayaa dawanaya👀😋 2 September 🤦‍♀️
@khaliidsaleeban1282
@khaliidsaleeban1282 3 жыл бұрын
28 December 2020💃😍🤣
@alibashirosman329
@alibashirosman329 3 жыл бұрын
Reminds me of a place called dauder, a place in the backwater of mandera County, Kenya, a fairy tale of how love life can sometimes fuck up. Beautiful moments those days are. Nostalgic.
@mohamedabdi1713
@mohamedabdi1713 Жыл бұрын
It reminds me the old days.....
@nasramohamed5604
@nasramohamed5604 4 жыл бұрын
Wow best song Xamdi qof kaad mar dhugata sow nasiibka uma dhaxo ❤️😘
@arafatabdilahi7344
@arafatabdilahi7344 Жыл бұрын
Golden Voice Hamda Bilan Queen 💯🔥🔥
@Muubebilecali
@Muubebilecali 9 ай бұрын
Ax waaa hees dareen xambaarsan ilaaa 100 jeer baan xalay dhagaystay from Boorame
@samawade282
@samawade282 4 жыл бұрын
Fanka labba Xamdan ku haystay midi way ka baxday Jacaylkii iyo kalgacalkii aan u qaybiyey labadooda, hada waxan isugu geeyey oo aan wada siiyey Xamda Bilan
@dhalboqortooyogm5252
@dhalboqortooyogm5252 4 жыл бұрын
Ax ax yaaaa Xamdi bilan. Waa saldanadii duriyadii Habargidireed cadawgaa unooloow inder❤️❤️
@muscabthelegendaryboy1130
@muscabthelegendaryboy1130 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@izaqueen711
@izaqueen711 3 жыл бұрын
😍😍😍😍😍
@umuabdimalik4961
@umuabdimalik4961 2 жыл бұрын
Aniga darood baa ahy qabiilna uma dhageysto heesaha lkn waxa ahy tageeraheda xamda bilan heestan sidaa u dhageysanayy lugba ka dhaawacmy
@dhalboqortooyogm5252
@dhalboqortooyogm5252 2 жыл бұрын
@@umuabdimalik4961 hhhhh wale lugbaad ka dhaawacantay alaha kuu dhib dhaamo
@umuabdimalik4961
@umuabdimalik4961 2 жыл бұрын
@@dhalboqortooyogm5252 Wall qof dhaawac ah laguma qosle dee alhamdulilah caafimadka rapi I siyay iyo wadanka ku nolahy ad igu fidiyay GARGAAR CAFIMAAD
@abshirinhoofficial6065
@abshirinhoofficial6065 Жыл бұрын
Hestaan hadaa 2023 dawaneyso legend aa tahay like ii sar
@khadarjaylani2066
@khadarjaylani2066 3 ай бұрын
2024
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Жыл бұрын
Fanaaninta gabdhaha fanaanada kaliya dhageesto hamdi bilan heestaan kama daalo dhageesideeda galab casar liiqad ah 12/9/2022 dhageesanoya anoo si fcn uu dhuuxaayo micnaha Erayada heesta ku jiro laxanka iyo codka macaan ee hamdi bilan wow caadi ma ahan heestaan ❤️❤️🥰
@ishwaaqali8305
@ishwaaqali8305 4 жыл бұрын
Hamdi bilan qurux gaber live you so much keep going qaalbii 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🤫💯💯💯moqdisho cadey 💐💯❤️❤️❤️
@ridwaanmohamed9140
@ridwaanmohamed9140 4 жыл бұрын
😥😥Hdad dhaparka beshaad dhkhtarkga noqon lhaa😘😥❤🌹🌹 Ax yaaa sawt💞
@THOMAZ623
@THOMAZ623 Жыл бұрын
Heestaan waxa aan kuso arkay team washeko kale sihaam kadibna waso radiyay 🥰
@muhamedadanosman3334
@muhamedadanosman3334 4 жыл бұрын
Xamdi bilin wllo mcn aad baad U cod macaan thy balsa isku Dey heesaha khadro daahir Wllo aad baad u Dagan thy Heestaan xiliyada danbo baan Yara gaab sadaa
@yousra52
@yousra52 4 жыл бұрын
Xamda bilan ar sheega hadey joogto muqdisho fanaanad ka qurxoon oo ka dagan ka cod macaan car sheega,fanaanada muqdisho cdey guuleyso waligaa halkii wacan baan kula rabaayeee Allena haku soo hanuuniyo wll qaali dhamaanteenba Aamiin Aamiin 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Aamaliaaaaa
@Aamaliaaaaa 4 жыл бұрын
Najmo Nashaad huuno majirto waa boqorod Edeb qurux cod Mashallah
@yousra52
@yousra52 4 жыл бұрын
@@Aamaliaaaaa intaba waa loo daayey wllhi allh ha xafido dhamaanteenba ❤❤🙏
@eilmimohamedeilmi1813
@eilmimohamedeilmi1813 4 жыл бұрын
😰
@ceynicayuuni6666
@ceynicayuuni6666 4 жыл бұрын
Ar xamdi bilan wey cayishe yaa ila arge cishqi aan la dhuubtaa markey tiri aa sifcn ufiirshe m.a u soo qor gabar cod iyo qurux ku gaardo mlhanee😍😍💕😋
@somalibestfolg7472
@somalibestfolg7472 4 жыл бұрын
Wll alle dartii iigu saar subscrib
@ceynicayuuni6666
@ceynicayuuni6666 4 жыл бұрын
@@somalibestfolg7472 kuu saare pro
@craxmaancali107
@craxmaancali107 4 жыл бұрын
Xamdi pilan Waa Gapadh Aan taageero xidigta Xamar Hore Uzoco kuleYahaY Queen from to Zomaliland purco
@somalibestfolg7472
@somalibestfolg7472 4 жыл бұрын
Wll alle dartii iigu saar subscrib
@mohamedhajiali2849
@mohamedhajiali2849 Жыл бұрын
I'm proud of my childhood brother ...Abwaan sade ....I appreciate for releasing such a song....greetings from Pretoria
@onlyquen8387
@onlyquen8387 4 жыл бұрын
Oohin unba iskakayqabnysa markan dhgysto hestan ax😭😭😭
@muniirmohamed3818
@muniirmohamed3818 4 жыл бұрын
Beentu maficne muqdisho haduu alle igeeyo gabada Kali eee an gacanta soqabsan lahaa waa xamdi bilan ..dahab weeye inantu dabti
@ausanqueen364
@ausanqueen364 4 жыл бұрын
Wllyalow allah dartii igu so duceeyo muraad ayaa leyahay
@halimaali8768
@halimaali8768 4 жыл бұрын
Asc Alle ha ku sahlo muradkaga wixi ku qeyr ah.
@ausanqueen364
@ausanqueen364 4 жыл бұрын
@@halimaali8768 amiin amiin yarabi wlo
@somalibestfolg7472
@somalibestfolg7472 4 жыл бұрын
@@halimaali8768 wll alle dartii iigu saar subscrib
@somalibestfolg7472
@somalibestfolg7472 4 жыл бұрын
@@ausanqueen364 alle. hakuu sahlo wllo muraadkaada
@somalibestfolg7472
@somalibestfolg7472 4 жыл бұрын
@@ausanqueen364 alle dartii iigu saar subscrib wllo
@husseinyare8927
@husseinyare8927 3 жыл бұрын
inkastoo kadhiidhiyay dhibta anan kula qabin misna dhawacagan dhaymadiisa unoolahay dhagar qabahu kalgacel madhortee cidkastoo igudherban daradaa udhaafaa ❤️❤️❤️❤️❤️💯
@abdimohamed7915
@abdimohamed7915 4 жыл бұрын
maasha allah Xamda bilan fanaanad cod qurux iyo akhlaaq iyo asturnaan isku darsatay
@yahyehargaysawi9177
@yahyehargaysawi9177 3 жыл бұрын
Caawa oo ay tahday haben jimce anoo magaldaydii hargysa caawa heestan si fican ayan ugu mirqmayaaa masha alllh hamda bilan aad bam ku tageraa
@abshiraden8309
@abshiraden8309 4 жыл бұрын
Emotional song really I melt Amd am still listening Actinging with unigue voice And beautiyfull girl
@bintuismail6148
@bintuismail6148 2 жыл бұрын
I too melted inside my heart💔🥲
@fayaliboujemaa1728
@fayaliboujemaa1728 14 күн бұрын
Moi j'adore la musique africaine, surtout celle de l'Eritré, le Soudan, l'Ethiopie et la Somalie... J'ignore les langues sauf le Soudan, mais qu'importe, la musique ( langue sans frontière ) et les très belles voix des chanteuses et chanteurs me suffisent largement...
@hodomohamed4949
@hodomohamed4949 3 жыл бұрын
Hestan wan ku daly radiakeda asad hagiyo ayan ku maqla waban radiyay waban wayay dirqi ayabn ku hely wan ka hely 😭❤
@muniiroali4552
@muniiroali4552 3 жыл бұрын
Kula mid ahay
@user-ll1yx5br3q
@user-ll1yx5br3q 3 жыл бұрын
فر
@user-ll1yx5br3q
@user-ll1yx5br3q 3 жыл бұрын
فر
@abdazwilkishaadiyasharaf6375
@abdazwilkishaadiyasharaf6375 2 жыл бұрын
Hesti hajio blse codkagaa kuhestaa bilaney cadawgaa unolow Habo love you so much
@nashadhajji915
@nashadhajji915 Жыл бұрын
Cid kasto igu dherbaa darada udhafaa😌😥
@hassandakanedakane2341
@hassandakanedakane2341 3 жыл бұрын
Waxan jeclhy markey ledahy Naxarista waa Dhalad Rabii kuu deex asee qufka ad mar dugataa so nasib uma daxoo?
@mohawakilali4489
@mohawakilali4489 4 жыл бұрын
I'm from Kenya ..I prefer Hamdi bilan music's are the best and I always fan her..... Lajoogagaa maxan jeclaaaa
@Mahdi-yl4dw
@Mahdi-yl4dw 4 жыл бұрын
Gabadhaha cidayda hg ee heesa xamdi bilan iyo sacdiyo siman iyo qaali ladan xijaabka idinku ogahay
@diamondd2246
@diamondd2246 4 жыл бұрын
dahir ali Shaadiyo sharaf iyo Xaawo dagan baad ilowday🤣
@Mahdi-yl4dw
@Mahdi-yl4dw 4 жыл бұрын
Diamond D Hhhhhh Xawa dagan waba unuka waa sax lakin shaadiyo maqan runtii cideda
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 4 жыл бұрын
@@diamondd2246 shaadiya waa ashraaf
@rafiifhaaji7368
@rafiifhaaji7368 4 жыл бұрын
dahir ali fatima haryan ayad ka tagtay
@dhalboqortooyogm5252
@dhalboqortooyogm5252 4 жыл бұрын
dahir ali sacad saciid weeye shadiya sharaf.
@shakibabdi6330
@shakibabdi6330 Жыл бұрын
Azad xaji yow ayan kaso racay run ahayn ti 2023
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 4 жыл бұрын
Omg i love her songs my beautiful sister iam number fan i don't listen that much somali song but now iam listening to u thanks to my aunty from muqdisho send me one of your video love FROM 🇺🇸 🇲🇽 Mexico
@iam_yaass
@iam_yaass 4 жыл бұрын
Hadaad Dhabarka Beesha 🥺 Dhaqtarkaada Noqon Lahaaa ''Xidigta Muqdisho Hamda Billan''❤️❤️
@muuseaxmed9235
@muuseaxmed9235 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@ansalcisman6886
@ansalcisman6886 4 жыл бұрын
Wax kale oo macan
@saadaqclaahi5637
@saadaqclaahi5637 3 жыл бұрын
Hees ka badan tani🙏🙏 Naxariistu waa dhalad rabbi kugu dhexbeeree huuuuh😪
@sahankawararka9922
@sahankawararka9922 4 жыл бұрын
Laxanka nin weynaa u jilba jabsaday xariir axmed legend
@daadyare2181
@daadyare2181 3 жыл бұрын
Mashlha codba kudhan maca midho
@husseinosman2826
@husseinosman2826 4 жыл бұрын
Xamdi bilan Heesaha kaligeed Qadayso kalay iska arag 😍🤩🤩🤩
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 жыл бұрын
Fannanada kaliye ee somatashay markay gabdha somaliyeed guryaha joogan hogoogta gabadha somalida ah😍😊😗😘😙😚
@nadaarasoomali6107
@nadaarasoomali6107 4 жыл бұрын
Cod, music, iyo styl iskularan iskuna jaan go,an
@themahdi5249
@themahdi5249 3 жыл бұрын
My abwaan keyga Sade somali ♥️ U did a nice melody 😍
@Rakio618
@Rakio618 3 жыл бұрын
20/01/2021 baan dhagesanayah hestan wanka helay saaid sanad wcan guys 🥰🥀💥🔐🥰🙏
@saidohajiosoble5965
@saidohajiosoble5965 3 жыл бұрын
Aniga kula dhagaysanayi caawa
@umushamsaabdinoor2625
@umushamsaabdinoor2625 3 жыл бұрын
Hestan waan dagesti 24/1/2021 😔
@said347bnichikar
@said347bnichikar 3 жыл бұрын
Love From Morocco ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@JamaMohamed-cp4gm
@JamaMohamed-cp4gm Ай бұрын
Okey❤
@Sheekhada
@Sheekhada 8 күн бұрын
@@said347bnichikar 😂😂😂💔
@adammaalim4896
@adammaalim4896 3 жыл бұрын
Naxariiz2 waa dhalaD Rabi kugu dhex aaaze Yaac😌😌
@nasrakiineerkole7300
@nasrakiineerkole7300 4 жыл бұрын
Xamdaay Maal mahaan Caada Ku socotaa Xidigta Muqdishaawiyiinta Waa Ku wadanaa My Fanaan ❤🥰
@yusrahaajihusein5242
@yusrahaajihusein5242 4 жыл бұрын
M.a xamdi pilan xidigta mugdisho Xmr ada iskleh qofba waqtiga sacida keep going xbbti😗😗😍😍
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 10 ай бұрын
Hadii gabdhaha soomaliyeed sodaan oo lale u heesi lahaayeen.fankuba xaaran ma ahaan lahayn. Gabadhani asturnan iyo edeb ayey muujisay..guuleyso ina adeer
@kingkiimzola6646
@kingkiimzola6646 3 жыл бұрын
Dhabarka markaan beelo sabab aad igu noqoneysaa dhaqtar wanba hestaa dhaqtar kahor inta aan beelin maad wax ii qabatit hesaha somalida waa wali tlhi🤗
@ziyaamaxamuud2086
@ziyaamaxamuud2086 Жыл бұрын
😜🤣🤣
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 Жыл бұрын
Saas ma ah wax loo sameeyey gabadh uu jacaylkeedii curyaamahau oo lugaha beelay .
@saalaxmaxamad4104
@saalaxmaxamad4104 Жыл бұрын
2023 ilaa hadaa dawanayaa hestan 🥰 🫀 🎶
@feasalhanad1094
@feasalhanad1094 4 жыл бұрын
Naa Dhabar la'aan xay iidhigee beenteed weeeye kolbo wey iga carar lahayde.
@manalmohamed4829
@manalmohamed4829 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@luqmaanomer7163
@luqmaanomer7163 4 жыл бұрын
Hhhh run weeye zhp
@mideyeadde1470
@mideyeadde1470 4 жыл бұрын
Maadan garan. Waxey ula jeedaa hadii dhabarku buuxsamo oo macdanta ragga heyn waayo, dawaan kuu noqon lahaa oo waan faarujin Laha,hhhhh waa fahankeyga uun 😂🤣😅
@garadbadaninhanad333
@garadbadaninhanad333 3 жыл бұрын
Aduunka waan ka waayay cid dhibkeega dhaydo balse maalin ayaan heli donaa qof uu dhibkeega uu dhibi doono il Dareemi doono dhib iyo dheef Dabka qal bigeeyga ka shidan wuu dami donaa insh Allaah😥🧕🤲
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 2 жыл бұрын
Ma heshay wlle
@daahiryare1067
@daahiryare1067 4 жыл бұрын
Forza HG xamda bilan ❤
@moseskipkemboi266
@moseskipkemboi266 2 жыл бұрын
Go go go XAMDI BILAN...much love from Eastleigh Kenya
@abdirahmanelmi3032
@abdirahmanelmi3032 2 жыл бұрын
Codka best 100% Laxanka best 100% Music best 100% Muuqaalka mid dagan 100% Fanaanada best style 100%
@muhalikpro95
@muhalikpro95 2 жыл бұрын
InTa...Ila...DaWaNeSo...HeesTaN...2022...Wa...IdiN...SaLaMaY🙏😁
@osmandahir8486
@osmandahir8486 4 жыл бұрын
boqorada HG ❤️ naagta muqdisho iskaleh🙏
@diamondd2246
@diamondd2246 4 жыл бұрын
shaadia official Habar jeclo cad xage ku aragtay🤣
@fardowsoomarfardowsoomar7325
@fardowsoomarfardowsoomar7325 4 жыл бұрын
Waaaaaaw
@dhalboqortooyogm5252
@dhalboqortooyogm5252 4 жыл бұрын
Diamond D habarjecelo lagama hadal caweeroow😂😂😂 habargidir duriyadii qureesheed baa laga hadalayaa❤️usaaar
@dhalboqortooyogm5252
@dhalboqortooyogm5252 4 жыл бұрын
Diamond D waa alx hadaadan Hg nagu sheegan waaba naxaye😬
@diamondd2246
@diamondd2246 4 жыл бұрын
Dhal boqortooyo GM Naag Hg caaneyso ayaa idinka difacaaye oo comment geeda mesha ka delete gareyday adna aniga miya igu soo kala fireysay
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 61 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 15 МЛН
Barnaamijka Heello | Heesta Waligeed Aduunyada | Xamdi Bilan
7:58
ISMAIL AARKA & AYAAN WADANI | NEW SOMALI MASHUP | OFFICIAL VIDEO 2023
7:48
XAMDI BILAN NAXARIISTO WAA DHALAD II HAYSTAY  WELLCOME TO MALAYSIA
9:23
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,5 МЛН
NADIIRA NAYRUUS | NAF KU JECEL ADDUUNYADA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
6:44
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 2,8 МЛН
RAHMA HASSAN DIBUU KA HAGAAGI 2024 hees cusub | somali music
6:43
Gidheys official
Рет қаралды 8 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 61 МЛН