HEESTII BOORAMA - Idil Barkhad

  Рет қаралды 583,167

Haataf Abdi

Haataf Abdi

Күн бұрын

THIS VIDEO CAN NOT BE RE-UPLOADED OR USED IN ANY WAY WITHOUT WRITTEN PERMISSION FROM HaatafStudio

Пікірлер: 420
@sharmaarkecalicabdi5613
@sharmaarkecalicabdi5613 2 жыл бұрын
Idil barkhad inaba caadi maahan😍👌 reer Boorame waa nii salaamay👋 anigoo ah reer muqdisho✌ From Melbourne 🇦🇺
@leyyyla95
@leyyyla95 Жыл бұрын
Kaa qaadney ❤🎉
@abdihashi1863
@abdihashi1863 Жыл бұрын
Wow golden voice ✨️ watching 2023 from somalia 🇸🇴 Mogadishu 👋
@NaciimamahdiXayd
@NaciimamahdiXayd Жыл бұрын
Absolutely kula daawanaYaaaa❤❤❤😂
@canababdi823
@canababdi823 8 жыл бұрын
idiil Heeskaan caadii mahaa huuno i love mahi reer borame hadana wan jeclahay from DDSI huuno nolada
@queendaynile1472
@queendaynile1472 7 жыл бұрын
I love borama mar uun waan tagi insha allah from muqdisho 😍
@6ix9inecopypro
@6ix9inecopypro 11 ай бұрын
Wan idin salamay rer borame ano Ah rer muqdisho from Canada 🇨🇦 wan idin jeclahay 2023
@simanzakariye7182
@simanzakariye7182 8 жыл бұрын
aniga heesa boorama waan jeclahay reer xamar baan ahay mar uun inaan taga jclhy
@raxmaasad6538
@raxmaasad6538 8 жыл бұрын
Cali Zakariye soo dhawoow hno
@simanzakariye7182
@simanzakariye7182 7 жыл бұрын
+raxma Asad waan dhawahay sharaf ku nolaw
@cumarshide2927
@cumarshide2927 7 жыл бұрын
Cali Zakariye maxad naga soo dooni muqdisho may ku hayn weyday
@simanzakariye7182
@simanzakariye7182 7 жыл бұрын
meel kasto somali joogto cid igama xigto
@hooshhno242
@hooshhno242 7 жыл бұрын
Cumar Shide hh waryaaa borama waa mglda umda soomaliyeed ha ilawin inay camuud oo ilaa marka cday looga imdaa ku taal markaa soo dhwaynaa anku dadka
@fansfarhiyafiska2411
@fansfarhiyafiska2411 7 жыл бұрын
I love you Boorama wlh allow iikas inaan tago anigoo cfmd qaba I love you dadkii leyga beeray booramay ♥♥♥♥♥ from muqdisha I love you boorama nabad kuwaara
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 4 жыл бұрын
Watching after 6 years, love u reer borama gob baad tihiin wlalayaal Muqdisho💙🇸🇴💙
@queenofsmile6732
@queenofsmile6732 2 жыл бұрын
Casimda umada somliyeeda miqdisho caday ilove to walhi🥰
@halimoibrahim7810
@halimoibrahim7810 8 жыл бұрын
iam from muqshisho ilove borama iyo dadkeena kunool noolaada guul iyo gobamino kuwaaro aameen
@ayanasweaty9812
@ayanasweaty9812 5 жыл бұрын
Aamin hn dhmnteenba anakuna idin jecelnhy Ayan from borama
@MohamettRenzo
@MohamettRenzo 6 ай бұрын
Aoh 8 years ago haliimo ma nooshahay 😊
@fansfarhiyafiska2411
@fansfarhiyafiska2411 7 жыл бұрын
Bulshada reer boorama waa dad gob ah waliba jecel midnumada somalia iyo jaceylka wlltinimo waa hoygii aqoonta wlh dar alle ayaa ujeclhy boorama waa magaaalo aan jeclhy inaan mustaqbalka dego Insha allah reer boorama ♥♥♥♥
@Dek759
@Dek759 Жыл бұрын
After 8 years maanta aan heestaan dhagaysanayo maanta waxa kusuganahy boroma waxaana ku jiraa safarkayga wax barasho🥰
@fatimafariido612
@fatimafariido612 7 жыл бұрын
Baradii Aaqoontiyo Baladkii wacanaayoo Baradii wax garadkiyo halkii layga beeraay baryaan kaa maqnaayoo qalbi kuu buseeliyo xiisaan la buruuree Booramaay MA Nabadbaa❤❤❤❤❤❤
@idrissvalga669
@idrissvalga669 8 жыл бұрын
amiiiin amin amin BORAMA iyo AWDAL oo dhamba ILLAHOW balayo oo dhamba hareer mari. fananadayada qaaliga ah ee IDIL BARKHAD oo codkeda macan nagu so gadhsisay heesta macan ee BORAMA, i say for her thanks so much.
@alimohamed5463
@alimohamed5463 7 ай бұрын
Balad u qalmo iyo heestisiii wan idin slaamay rer bom❤
@abwaanzamiirzamiir7262
@abwaanzamiirzamiir7262 Жыл бұрын
M.alah inaaderty idil barkhad dhashii borama waan ka haynaa mid cusubna wan ka sugaynaa 2023
@liibaankadiye1140
@liibaankadiye1140 9 жыл бұрын
dadka borama wa dad wanagsan oo jecel midnimada iyo dhaman umada somaliyed balaayada illahay hareertiina baal mari hambalyo ☆☆☆from mogadishu
@cabdilaahidabshid9531
@cabdilaahidabshid9531 8 жыл бұрын
thanks bro we love muqdisho casimada👌
@liibaankadiye1140
@liibaankadiye1140 8 жыл бұрын
+Cabdi Laahi Dabshid adiga mudan bro olso we love borama and people
@leonmuffett6552
@leonmuffett6552 8 жыл бұрын
Liban kadiye , thanks a lot bro, you are one of our beloved Somali blood brothers. May Allah protect you and the rest of our brothers and sisters.
@simanyurub8305
@simanyurub8305 7 жыл бұрын
thanks wllkey Aad bad u mahdsanthy
@cabdisalaamaomar232
@cabdisalaamaomar232 6 жыл бұрын
Waligay matagin borama lkn heestan jclhy guul soomaaliya
@jajundidiya1347
@jajundidiya1347 7 ай бұрын
Alla codka Mashaalah Allaha Deysta fanaanada
@AliNuuryaasiin-zs6qs
@AliNuuryaasiin-zs6qs 5 ай бұрын
Idil barkhadle hees kuma fiicno qur.aan soo aqri dheh sxbow❤❤❤
@xanaancabdi9984
@xanaancabdi9984 Жыл бұрын
Wlh wan jecelahay gabadhan io boramaba from hargeisa 🟩◻️🟥
@mohamedibrahimq.1223
@mohamedibrahimq.1223 8 ай бұрын
❤❤❤
@thestrongperson519
@thestrongperson519 4 жыл бұрын
Masha Allah dadka reer boorma waa gob wn jecelhy boorma waa baladkii aqoonta mar uun baan tagi doona insha Allah haduu alle NAFTA iidaayo
@asmaaosman6201
@asmaaosman6201 8 жыл бұрын
boorama waan jeclahay waligeey matagin mustaqbalka inaan tago waan jeclahay insha allah heestaan kama dhargo 100 mar baan dhagesta #haadif thnks walal
@raxmaasad6538
@raxmaasad6538 8 жыл бұрын
Asmaa Osman qaaliyeey waagaad timaadaba soo dhawow hno
@basharabshir3427
@basharabshir3427 7 жыл бұрын
Asmaa Osman aad iyo aad baan kuguso dhawaynaynaa malintad timado walashaya
@asmaaosman6201
@asmaaosman6201 7 жыл бұрын
thnks walalhey waan dhowahay
@asmaaosman6201
@asmaaosman6201 7 жыл бұрын
Bashar Abshir and raxma asad😍
@xamdaqaali6796
@xamdaqaali6796 7 жыл бұрын
booramay ma nabadbaaa??????
@nimcoshmohamednincosh2616
@nimcoshmohamednincosh2616 8 жыл бұрын
baradi aqontiiyo baldiki wacanaye halkii LA iga beeray boramay manabadabaa mashaa alah iga dhee hees mcn wwwwww mahadasaniid iidil ilhow borama balayad balamarii
@abdoulwahabkaafi536
@abdoulwahabkaafi536 6 жыл бұрын
Nimco Sh Mohamed Ninco Sh
@farhaancali7337
@farhaancali7337 3 жыл бұрын
@@abdoulwahabkaafi536 masha alllah
@sowdoibrahnamin7663
@sowdoibrahnamin7663 6 жыл бұрын
Boorama waan iska jeclahay wallhi waligeyna matagin😢😍😍
@NaciimamahdiXayd
@NaciimamahdiXayd Жыл бұрын
Xagee joogtaaa wllo❤
@munaabdi1899
@munaabdi1899 8 жыл бұрын
baradii aqoontiiyo boormarmay ma nabdadbaa maashallah aad baan u jecely reer boorma waa adad aad uwacan oo waliba soomaalimadu ku dheertahay i,m from khaatumo inshallah soon soomaaliy one bey noqon
@qaalib3622
@qaalib3622 10 жыл бұрын
Bravo Idil Barkhad keep going. Haataf Abdi well done. U have my vote.
@jajundidiya1347
@jajundidiya1347 7 ай бұрын
Boromay Beerkad igaga taala ❤
@mahamedahmedgoosaar
@mahamedahmedgoosaar Жыл бұрын
I am Jalalaqsi Hiiraan somalia i love this song💪
@anasbahalooz
@anasbahalooz 10 жыл бұрын
Nice song idil barkhad Haataf ♥♥♥ big respect mesha kasiwad broh ★
@IsmaAragto
@IsmaAragto 3 жыл бұрын
I am from Galkacyo Puntland and I love this song 🎵
@queenofsmile6732
@queenofsmile6732 2 жыл бұрын
Wanaagaaaga madax korkiisa
@sadia.1607
@sadia.1607 2 жыл бұрын
YOU ARE GAALKACYO?😳
@muusevivo9461
@muusevivo9461 Жыл бұрын
RIP english😢 1698-2023
@Khaalid155
@Khaalid155 Жыл бұрын
@@sadia.1607 he is in galcayo and his name is Mr galgacayo'😂😂
@MaanJamaal-mz5cp
@MaanJamaal-mz5cp 11 ай бұрын
Yes
@ahmednaasir847
@ahmednaasir847 8 жыл бұрын
Mashaaaa allaaaah waxaaan jecelahay idil iyo codkeeda boorama allow daaa caasimada aqoonta idil waanku salaamay wllo
@fatimafariido612
@fatimafariido612 7 жыл бұрын
Anigu waxan ahay Reer hiraan hasa Yeshee Boorama waan jecelahay sii kaliyo laab ah iyo dalkastoo aay Somalia dagtoo
@farxaandaahir686
@farxaandaahir686 5 жыл бұрын
Fatima fariido masha allah walal wadankeena allah noo hagaajiyo isagaa yurub noga fecane
@aminspeedy3109
@aminspeedy3109 8 жыл бұрын
Macha allah Borama ilove u so much Haataf Studio wish u long life iooved ur production thnk u Haataf Studio
@CaynaaN_hefow
@CaynaaN_hefow Жыл бұрын
30 August 2023 walalahy aan jeclahay samaroon saciid from wiil surre ah ❤
@sahromohamed5668
@sahromohamed5668 6 жыл бұрын
Love borama eebbow igu beeg in aan tago waa halkan dhulka somaliyed ogu jeclahay 💗💗
@farhanphilipen7029
@farhanphilipen7029 2 жыл бұрын
Axya hees iam from DDS jigjiga and ilove this song we love borama together idil barkhad sharaf iyo ciso alle haku siiyo ❤️❤️❤️❤️🤍🖤🖤🖤❤️
@nimcoaxmed413
@nimcoaxmed413 5 жыл бұрын
Bormaa waa meel qali ah aan qabiil ahyn qabylada aqoon waayo 7days ayaan jogaye wan ka helay vive borama
@shakurahmett6126
@shakurahmett6126 3 жыл бұрын
From qardho NoLada reer BoraMa aad ban idin jecLahY wllhi PaLaYada iLaheY harertada bal mari♥️❤💪
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 8 жыл бұрын
Magaalada sadexad ee somalia ugu dadka & dhismahaba badan dhanka kalana Caasimada labaad ee somaliland #VIVA_BORAMA
@roroci5061
@roroci5061 8 жыл бұрын
viva borama
@cabdisodhawow515
@cabdisodhawow515 7 жыл бұрын
cabdi weli hhhhhhh teeba caasimada labaada
@cumarshide2927
@cumarshide2927 7 жыл бұрын
cabdi wali sxp beenbay kuu shegen ee xaafad burco kna mida ma leka daanbaanay leekayn lkin waa caasimadeenii saddexaad mansha allh waana dhulkeeni hooyo
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 7 жыл бұрын
Cabdi Sodhawow Dee BORAMA Waar Burco Anigu wan tagay waa tuulo bro maynu maranaa
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 7 жыл бұрын
Cumar Shide Hhhhhhhhh burco 200 000 mu nool Burco halka BORAMA ku noolyohiin 1000.000 ma tuulo noqon mayso caasimada labaad Abti Aniga Somaliland Dalkayga laygama wan aqaan iskama doodee
@qadarmaxamed2994
@qadarmaxamed2994 10 ай бұрын
Boorama big city horumar wacan janatul fardowsa alaha nagu kulmiye dhamaan muslimiinta
@abdikadirabdirahmanaden7552
@abdikadirabdirahmanaden7552 3 жыл бұрын
Wooow cood macan I'm from Nairobi Kenya i love Borama😘👌
@SalmaCumar-l4w
@SalmaCumar-l4w 11 ай бұрын
Iam boosaso puntland and I love this song❤❤
@sadaamhanad8668
@sadaamhanad8668 10 жыл бұрын
Mansha allah waa hees qiimo badan runtii Borama way u qalantaa heestan iyo qaar kale oo ka sii wacan ba waayo waa hooyo dii jamhuuriyadda Somaliland Borama waana magaalo Somaliland tariikh ku leh Lknse clip ka in Hargeisa ah ba ku dhex jirta any way Somaliland hanolaato ♥♥♥
@omarhassan1816
@omarhassan1816 9 жыл бұрын
Sadaam Hanad waa runtaa clipka inyaroo hargaysa ayaa ku jirta laakiin waa marka ay leedahay nabad lagu bariistiyo nimcadiyo badhaadhaha halkii laga bilaabay... micnuhu waa nimcada somaliland ama hargaysa taala halkii laga bilaabay !!
@osmanbinuaqsa7024
@osmanbinuaqsa7024 10 жыл бұрын
wooooooooooooooooooooooooooooooow hees aan aan runtii uga halay midhaheega ..alow borama iyadoo barwaaqo iyo nabadba igu siman,, baradii aqoontiyo baladkii wacanaayooo baydii wax garad kiyo halkii nalaga beeray..nice salan gobed idil barkhad.thanks alot
@sayidmaxamedtabaarak3896
@sayidmaxamedtabaarak3896 6 жыл бұрын
Waxan ahay muqdishaawi hadana borama xaq iyo abaalba weey igu leedahay waxa la igeeyay anoo yar waxaan ka bartay malmacada qur aanka waana ku noola mudo dadkeda waa dad wanaagsan somalinimaduna ku wayntahay allaha barakeyo
@maagidmuhiyadiin7245
@maagidmuhiyadiin7245 6 жыл бұрын
Thnks sxp qaaaai siyd
@maanmohaosman
@maanmohaosman 6 күн бұрын
runtii Borama wa meel nolosheyda xusus weyn kuleh meel walban dunida katago mrnba ma ilaawi dono hoygii aqoonta iyo xadaarada ❤
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 8 жыл бұрын
Love Idil Barkhad codkeeda😍. Nys song btw😘😘.
@fathiafarhan6458
@fathiafarhan6458 10 жыл бұрын
Ax ya borama merci pour cette bel chanson IDIL CADAY et tous les groupes que dieu vous bénis
@أنالنفسي-م8غ
@أنالنفسي-م8غ 7 жыл бұрын
boorama _ awdal - maamul goboleedka soomaaliland -soomaaliya . salaam sare idil waa cod macaantahay wll ❤✋🌷
@farhiyamohamed3178
@farhiyamohamed3178 5 жыл бұрын
أنا لنفسي ٢٠١٧
@zoviechulie5133
@zoviechulie5133 8 ай бұрын
Wll ma nooshahy😮
@somalimaryoolay3561
@somalimaryoolay3561 2 жыл бұрын
Alle ha Barakeeyo dhaman Umada Somaliyeed Raaskanbooni ilaa Ali sabiix oo Djabouti ah wan Jeclahay dhaman Deegaanada ay Umada Somaliyeed ku dhan yihiin " Midnimo ayaa wax lagu yahah" Baradii Aqoonta Boorama Allow Barakee 💛
@jesto12
@jesto12 10 жыл бұрын
woooooooooooooooooooow cadi mahan viva borame iyo idilba nice hees
@hassanire1248
@hassanire1248 7 жыл бұрын
Jj qoftaan waa ku heesta heesahiida oo idil baan hawen walba dhageysta haley geeyo idil
@lamin.yamal1
@lamin.yamal1 8 жыл бұрын
idil barkhad top hees kaa gudoonay hadaanahay reer boorame
@mohamedyusuf6427
@mohamedyusuf6427 5 жыл бұрын
Alle Boorama ha dhawro wanaagbaad idinla jecelahay ♥ From Burco
@MahamudAbdulahi-t4k
@MahamudAbdulahi-t4k 14 күн бұрын
Reer muqdisho ayaan ahay hadana boorama waa magaalo aan jeclahay sababtoo ah gabadheyda ayaan kudaaweystay Alle ayaa mahad ISKA leh iyo intii icaawisay
@mohamedhoussein6791
@mohamedhoussein6791 6 жыл бұрын
proud to be from awdal state
@araksanmeraneh7118
@araksanmeraneh7118 4 жыл бұрын
Me to
@maxamedbarkhad9489
@maxamedbarkhad9489 9 жыл бұрын
masha alah wll qaaali idil barkhad cumar xaaji qayre ilaahay haku xafido adiga iyo abwaanka heesta sameeyay iyo baladka aqoonta soomaliyeed borama cadeey ilaahaw dhamaan soomalina dhawr dadka reer borama waa dadka ugu somalinimada jecel waa dad daacada oo qalbi furan viva awdal waa wada muxaafid
@Ayaal466
@Ayaal466 Ай бұрын
This comment was 8 yr ago 😢❤manoshahay huno
@xamdixargo2906
@xamdixargo2906 3 жыл бұрын
Boorme meshii abtiyaash wlhi waan jeclhy rer abtigy iyo borm inan martgoh weyeh insh alaah from mudug
@hassan-92y23
@hassan-92y23 8 жыл бұрын
nolow idil waa hees runti shidan waa jeeceshay borama ameen allaha ku dhawro :) fier de toi
@samirasafi4581
@samirasafi4581 5 жыл бұрын
Borama2015 ana tagey cadi mhn wa somaliya magaloyinkan ugu jecelhy wayeh dad fcn iyo jawi macan insh allh boshasho labad ,hotal rais Qurx
@salmaabdi9635
@salmaabdi9635 7 жыл бұрын
Baradii Aqoontiyo Baladkii Wacnaa iyo Beeedkii Wax Garadkiyo Halkii Laygu Beeraay Beryan Ka Maqaanayo Qalbi Ku Buseeliyo Xiisaan La Bururee Boooramaaay Ma Nabad Baaaa ✋🏽✋🏽✋🏽✋🏽✋🏽✋🏽 Awdal Waan Jeclahay Wallahil Cadiiim ❤️❤️❤️❤️😭😭👑👑👑👑
@fathiahmedabdikarim887
@fathiahmedabdikarim887 5 жыл бұрын
Baradii aqoontiyo baladkii wacnaa iyo beedki wax garadkiyo Beryan ka maqnaayo qalpi ku buseeliyo xiisaan la bururee boramay ma nabad baa🔥💖nabad lagu baristiyo farxadiyo bararaha halki laga bilabaay🔥
@foziemohamoud1054
@foziemohamoud1054 5 жыл бұрын
Huno haa ooyiin...raag baa Awdal ilashanayee.....Wallahi...Wallahii...
@muusemohamut7088
@muusemohamut7088 5 жыл бұрын
Boorame My Home Guul Awdal Wan Idin Jeclhay Wllee 💚💙💚💛💜💟❤
@cabdilaahidabshid9531
@cabdilaahidabshid9531 8 жыл бұрын
waaaaw eeshcala Hees iga dheh oo codka dahabiga ee idil barkhad lagu qaaday Bartii layga Beeray Boorama 💗👌
@waajiraajacel7801
@waajiraajacel7801 7 жыл бұрын
heestaan waan kuheystaa ♥♥ boramay manabad baaa
@idmanciise6875
@idmanciise6875 7 жыл бұрын
masha allaah huuno ilahii samroon inaga dhigay ayaaa mahdleh qurxeey jirjoog
@mustafaaxmed5371
@mustafaaxmed5371 7 жыл бұрын
haatuf studio muuqaalada qurxoon ayaan ku jeckahy boorama alaw balaayada hareer mari masha alah
@farhanfarah6866
@farhanfarah6866 9 жыл бұрын
Borama hoygii aqoonta,beertii jcylka,hoygii fanka, fanka cabdi sinimoo ayaa ka bilaabay wllahi dadka reer awdal waa bilaa cuqdad somaalinimadu ka dhabtahay noolaada farhan from DDSI Ethiopia
@leonmuffett6552
@leonmuffett6552 8 жыл бұрын
Farhan Farah, thank you dear, you really know us very well. Mayy Allah be with you. Form baki, Awdal
@hassanmajiza2446
@hassanmajiza2446 6 жыл бұрын
Heesta waa jeclahay buuraha buurama 💗💗💗💗hoyga barbartiyo hooyge jecelka
@amiinasaid8899
@amiinasaid8899 11 ай бұрын
6/11/2023😂😊❤ Gaalkacyo Mudug puntland baan idinka soo salamaya walaahey Reer Borame waan idin jeclhhy anoon qofna ka aqoon 😭😂
@mahamedothman223
@mahamedothman223 7 ай бұрын
Waan kaa qaadnay abayo kal iyo laaab❤❤❤❤❤❤❤😊
@abdiqeyzstarka9849
@abdiqeyzstarka9849 3 жыл бұрын
Woow boorama marka aad bay u yarayd hada lkin waa waynatay xoog bay u fiday masha allah
@Marwadahir23
@Marwadahir23 3 жыл бұрын
From b.weyne wlhi qof yeey status ka u sarnyd waan soo raadiye Waan jeclhy borama iyo meel wlba oo ay dagto umdda ku hdsha afka soomaaliga❤❤❤❤❤ Waan imaan I.a boorame waan jclahy ilaahoow dhoowr❤🤲
@AbdisalamMohamd
@AbdisalamMohamd 10 ай бұрын
Majeeerteenow waaan idin jeclahay cadawgiiina unoolada from og ❤❤❤❤❤❤❤
@nimanosman4200
@nimanosman4200 2 жыл бұрын
Aduunka ayan u jecelhy boorama waligayna ma arkin hal saaxip xataa kuma lihi wan idin salamayaa Aqoonyahamiin😪 hal zxp oo borama isoo qaba walal Jigjiga
@Mucaadcloth
@Mucaadcloth 2 жыл бұрын
Wad jeclaan kartaa lkn meel aad waligaa arag seed ujeclaan?? Mind blowing!
@suhaybsamowade1504
@suhaybsamowade1504 Жыл бұрын
BOORAME WA IDIN XIISEYA NABAD KUNOOLADA FROM OGAADENIA 🇪🇹
@guledyahie255
@guledyahie255 7 жыл бұрын
Wooooow idil barkhad omar 😍😍😍😍😍😍 maansha alah allaha baarmariyo insha alah
@sulekhibraahin1191
@sulekhibraahin1191 5 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2019 like isaar
@indheergaradwaxweydii8656
@indheergaradwaxweydii8656 4 жыл бұрын
Proud to be and from the great Empire Adal Gabiley,Awdal,and Zelel the land of wisdom and knowledge The unionists people Love you for ever Indrtey ila dhalatey Idil Barkhad Cumar x/khayre
@wll____zool5983
@wll____zool5983 3 жыл бұрын
♥️♥️
@sharmaarkekhadar442
@sharmaarkekhadar442 10 жыл бұрын
woow allow noo daa gabdhaha samaroon ka odhan idil waxaad tahay gabdh uu alle sharaf iyo qacliba u dhaliyay noolow
@SOMALINEWSTAR
@SOMALINEWSTAR 10 жыл бұрын
WAAAW ASXAAN CAALAA HEEES INABA CAADI MAHAN BOQORADA CODKA QURUXDA LOO HABEEYAY WELLDONE HAATAF STUDIO BEST EVER SEEN SXB
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 10 жыл бұрын
SOMALINEW STAR ABKOOW Mahadsanid saaxiibkeey :)
@aminaayanle322
@aminaayanle322 7 жыл бұрын
aaamin balayda booramay hareertada baaal mari from puntlnd baa ahy wana jecalahy rer awdal alla ha idin xifdiyo
@bashirhirsiarab161
@bashirhirsiarab161 3 жыл бұрын
From galgaduud Riyadayda ilahay ha ii rumeeyo inaa mar uun tago oo aan gashaanti kala soo baxo
@samelmi1235
@samelmi1235 10 жыл бұрын
gorgeous singer huno idil horey u soco..........
@mohammedyonis9351
@mohammedyonis9351 10 жыл бұрын
Baradi aqoontiyo, Baladkii wanaagiyo Baydkii wx garadkiyo Halki la iga beeray Princes idil waa ka baxsatay runtii viva Awdal
@bilanayanle6883
@bilanayanle6883 7 жыл бұрын
Aaaamiin
@NaciimamahdiXayd
@NaciimamahdiXayd Жыл бұрын
My country jir ooo joog inaadeer mcn idil barkhad omar❤❤❤❤
@abrahmnjama3037
@abrahmnjama3037 10 жыл бұрын
Mahadsanidin Haataf Abdi YOu are the best bro si wacan baad Yeeshay Hada Rayo tv xataa waan arkaa ,,, Idil Barkhad huuNO afkaagu ma gudho guuleyso abwaanka da,da yar abdifataax Hore u soco indr
@mohamudaden2940
@mohamudaden2940 3 жыл бұрын
Wll manoshahay
@thestrongperson519
@thestrongperson519 4 жыл бұрын
Inta jecel boorma amma ku dhalatey like ta ha igala bakhylina
@asmadaganiloveawdalsallal1620
@asmadaganiloveawdalsallal1620 8 жыл бұрын
thanks ilahay hay xafiido dadkayga iyo dalkayga viva borame
@haawamohamed6280
@haawamohamed6280 9 ай бұрын
İnshallah one day boorama waan kudalxiisi doona mesha waan iska jeclahy 😢😢
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 Жыл бұрын
Booramaay eebehey ku barakeee from ogaadenia 14/11/2022 hadii aad iga danbayso like dheh 👌💯
@somalitiktok32
@somalitiktok32 3 жыл бұрын
*2021 hadad dawaneyso iyo team tik tok **#like** ta iskumujiya*
@hindahabonehabone1519
@hindahabonehabone1519 9 жыл бұрын
wow qali aad bad umahadsantaye inader viva borama cadayyyyyyyyyyyyyyyyy
@cabdirisaaqfaysalcali2745
@cabdirisaaqfaysalcali2745 3 жыл бұрын
Boorama waan jeclahay bilaahi noolaada ilmaadeerayaal waan iman mar uun from hargaysa
@naymarjohn8172
@naymarjohn8172 10 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaw baryaan kaamaqnaayooo qalbi caaadi maaahan afkaaaga caaano lagu qabay axyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa fanaaaan idil iyo waliba awbaanka heesta sameeyay abdifatax sh muumin
@asmafani3413
@asmafani3413 9 жыл бұрын
Idil wll qali qurux ilaahay baa ku siiyey ee dawada iska yaree wajiga wuu ku cascasaadee
@Dek759
@Dek759 Жыл бұрын
Borama hoygii cilmiga 🥰
@daahiryare1067
@daahiryare1067 3 жыл бұрын
From Tiktok heestaan xaggaan kusoo arkay
@aynleabdilahi6133
@aynleabdilahi6133 9 жыл бұрын
Alaa yacisak Idil barkhad nolow hadad magaladada u heesin xageebad u heesi reer awdal nolada
@YusufAhmed-w3r
@YusufAhmed-w3r 16 күн бұрын
Boorma wa nabad hogii aqoonta soomalyeed❤
@xamseabdi7573
@xamseabdi7573 10 жыл бұрын
woooooow inaba cadi mahin buseel walee adil barkhad sis noolow
@alimohamed5463
@alimohamed5463 7 ай бұрын
Hees iyo balad aan jeclahy Salama rer borame from baladweyne
@zadaamlandhere2087
@zadaamlandhere2087 3 жыл бұрын
Jecliyaa walalahyga 😭😭Hargaysa inaga salaamaya
@asmaasamiyaaslamiya3880
@asmaasamiyaaslamiya3880 9 жыл бұрын
Wow well done idil barqad
@manavkahlon6807
@manavkahlon6807 3 жыл бұрын
Runtii aad baan ugu xiizy Borama 2015 igudanbeysey
@abdijabarabdillahi3223
@abdijabarabdillahi3223 6 ай бұрын
Me too
Heestii Barac Kibir - Codkii Idil Barkhad (Official Video)
6:02
Haataf Abdi
Рет қаралды 502 М.
Heestii Wiilasha Indhahayga - Idil Barkhad Omar - Official VIDEO
6:02
Haataf Abdi
Рет қаралды 3,1 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,2 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 19 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
daadiroow21
Рет қаралды 260 М.
Jooqle iyo Nimca Dareen
8:46
Som Adam
Рет қаралды 1,9 МЛН
Maku Diray Jaceyl Weli
7:35
Idil Barkhad - Topic
Рет қаралды 206 М.
Nimcaan Hilaac Labac Labac 2013 HD
6:33
Taajir Studio
Рет қаралды 1,7 МЛН
Maxamed Adam Isaaq 🔥Iyo Heesta "SIDA DHUUXI BOORAME"
7:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 84 М.
IDIL BARKHAD MAKU DIRAY JACEYL
6:56
Eng Sharma
Рет қаралды 7 МЛН
Idil Barkhad | Wabi Ila Jano
6:14
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 33 М.
Heestii Awdal Salal iyo Gabiley - IDIL BARKHAD Official Video HD
7:55
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4 МЛН
IDIL BARKHAD OMAR - Heestii " BEERDUMAR "
4:39
Haataf Key
Рет қаралды 398 М.
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,2 МЛН