Heestii Kugu Badhaadhay - Codkii Ahmed Zaki iyo Nasteexo Indho HD 2015

  Рет қаралды 1,135,458

Haataf Abdi

Haataf Abdi

Күн бұрын

Heestii Kugu Badhaadhay
Codkii Ahmed Zaki ft Nasteexo Indho
Video Directing N Editing
HaatafStudio

Пікірлер: 595
@CadnaanSomali
@CadnaanSomali 9 жыл бұрын
Wow heestan inaba caadi ma ahan runtiii nasteexo indho tageero wayen ban u ahay codkeeda dahabiga ha baa wax lasiisto jirin mansha allah
@MohamedSaid-jr6tr
@MohamedSaid-jr6tr 4 жыл бұрын
Yaa daawnya 2020 dhac kusi liketa sxb lacag ma ahne
@omarmahdi697
@omarmahdi697 9 жыл бұрын
Thanks ayaa leeyahay labada fanaan ee aannkala dhicin aadka u codka macaan afkiina caano iyo malab lagu qabay Waxaan dhihi karaa heestaan ayada oo kale lama soo saarin sanadahaan Erayada iyo Laxankaba waa cajiib codadka dahabiga ayaa sii laba qarxiyey waxaan leeyahay Mar labaad thanks #Nasteexo indho iyo #AhmedZaki iyo Abwaan oog ,Furinle
@mariabulhan1106
@mariabulhan1106 9 жыл бұрын
Wwwwwthis is my fav song 2015 masha allah Ahmed zaki n nasteexo indho La ha idin dhawro Best song 4ever keep it up 💘💖💚💚
@sarahsuldan2195
@sarahsuldan2195 9 жыл бұрын
Codkooda, midhaha iyo soo saaristuba aad bay u wanaagsan yihiin. Laakin waxaan meesha qaban is qabqab siga!! Mr Haataf shaqo wanaagsan baad qabatay. Muuqaal la isku wada raacsan yahay ayaanu kaa sugaynaa marka danbe. Way salaaman yihiin Somalida oo dhammi.
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 9 жыл бұрын
haha! Thanks Sarah Suldan! Glad you liked it :)
@fardosaahmed1586
@fardosaahmed1586 9 жыл бұрын
Haataf Abdi
@abdirahmanawil7096
@abdirahmanawil7096 9 жыл бұрын
Sarah Suldan heesta fahan horta walaal,,KUU BUSEYLAY , waaa laba qof oo meel dher kala jira
@mohameddaljir3784
@mohameddaljir3784 9 жыл бұрын
caleeek caleeeeek one of best song 2015 inaba caadi maahan balse waxa xusid mudan camira mahan mucjiso ah sidow wax uduubay 2015 awadrs ayuu u qalmaaa thnks haataf abdi iyo nasteexo indho ahmed zaki runtii kala madhacaaan
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 9 жыл бұрын
Thats so nice. mohamed daljir Thank you :)
@mahadmuhammad7838
@mahadmuhammad7838 9 жыл бұрын
dsea
@faizarashid2503
@faizarashid2503 8 жыл бұрын
m.a
@faizarashid2503
@faizarashid2503 8 жыл бұрын
m.a
@sagroaxmedsiciid4192
@sagroaxmedsiciid4192 7 жыл бұрын
sxb
@alimumin548
@alimumin548 9 жыл бұрын
HATAF studio waxa tha'ain studio igu fican Somali oo dha'aan. Clip ka waa masha'allah qa'abka & sida oo saamysan. Best Somali studio ( 2014 -2015) waa HATAF studio. Thank you for your jobb Hataf studio.
@sayidxoday
@sayidxoday 9 жыл бұрын
caadi maaha heestaan miraha iyo duubistaba mahadsanid Haataf Abdi waa heestii soomaliah oo ugu horaysay aan u bogay dhinaca duubista labiska stylka dhinac walbaba 100%
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 9 жыл бұрын
Thank you sayid xoday Means a lot!
@farhiyacadey869
@farhiyacadey869 8 жыл бұрын
hani faraax huseen
@janagalemuuminallaale1633
@janagalemuuminallaale1633 9 жыл бұрын
Woow camera man ku caadimaha wlhi wan la dhacay qaabta loo duubay iyo quruxda fanaaniinta iyo walibka heeska miraheeda
@mohsaed8244
@mohsaed8244 9 жыл бұрын
Www dhinac walba hestan wa mid isku dheeli tiran siiba duubista quruxda bdan, what a best video! Haataf Abdi good job
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 9 жыл бұрын
haha! Thanks Moh Sa'ed! Glad you liked it :)
@kingliver6841
@kingliver6841 9 жыл бұрын
waaw axlaa hees al fanaan zaki iyo nastexo indho noolaada (The best song of 2015) haataf studio jira sxp kuwas iyo kuwo kasi qurux badan ban ka sugayna Noolaada...
@abdinasirhassan8352
@abdinasirhassan8352 9 жыл бұрын
sxbkay zaki my stars wooooooow waaban ka hellay heestaan erayada miisaanka culus iyo laxamka misic erayga midhaha heesta ee uu abwaanku xushay asal wlh thanks so much
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 9 жыл бұрын
Heestan kulli waa loo wada hagar baxay waa hit aan innaba caadi ahayn.
@abdullahicagayare9763
@abdullahicagayare9763 7 жыл бұрын
indho waxathy waxkalle o aan lahelikarin
@khadaradawe255
@khadaradawe255 8 жыл бұрын
Nin caytamo asagey dhibeesa , ciil qaboow barafka serbia kudhimo, viva nasteexo indho, abaayo Go Go
@latefaadem3535
@latefaadem3535 8 жыл бұрын
😂😂😂Serbia walah cadi ma tihid halkas me kaga shidantahay
@mrkeyse-nq9wq
@mrkeyse-nq9wq 9 жыл бұрын
wow. this is the best clip..ever ..... sxb. key ahmed saki.. aad baan kuu salaamey..how is geneva, bro buuraha sheekh iyo bixinduule. alleylehe. hadaad. xasuusdhigtey. ragedii. 2 diinaba. codbaa. mancha allah. nice song. and brilnt outstnding....
@mahadiadawe
@mahadiadawe 9 жыл бұрын
aad baan uga helay duubista iyo habka labada fanaan ay usameeyeen stylka ilke that haataf studio sxb qaali ah caadi maahan
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 9 жыл бұрын
Mahadi Adawe Mahadsanid
@Muud04
@Muud04 9 жыл бұрын
best song 2015 so far ❤❤❤❤ best mirro + laxan + cod ❤❤❤❤
@Muud04
@Muud04 9 жыл бұрын
❤❤❤
@leylaleylaluula8362
@leylaleylaluula8362 9 жыл бұрын
Maxamud Bashir Carab aass-ass-wwwaa
@zaharmuri1622
@zaharmuri1622 9 жыл бұрын
Maxamud Bashir Carab ا
@zaharmuri1622
@zaharmuri1622 9 жыл бұрын
ل
@abdimusa895
@abdimusa895 4 жыл бұрын
Subxanalah ilahay ha so hadyio. Sadly this is a Muslim women. She also is a mother as well as a wife to a poor Bastard.
@nasteho100
@nasteho100 9 жыл бұрын
Haatuf si aan caadi aheyn ayad u duubtey oo quruxbadan... heestuna way jirtaa halkaa kaga hay ❤️👍
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 9 жыл бұрын
Thanks so much Nasteho Hussein:)
@shooshoyusuf4727
@shooshoyusuf4727 9 жыл бұрын
Haataf Abdi well done Bro
@ahmedabdi597
@ahmedabdi597 9 жыл бұрын
+Haataf Abdi well well done bro nice job. you deserve gold price
@libanhassan5242
@libanhassan5242 9 жыл бұрын
Ahmed Abdi OAA
@dgwarryaa3630
@dgwarryaa3630 9 жыл бұрын
Wwwwwww Hestu Cadi maha wali hees lamida Dubista iyo isku daba ridka wala aragna bilahi Wxn leyahay heesta videoga laga duba so saray fananinta somaliyed ninkay tabayenba hada LA helay the only one Haataf Abdi big sln halka kaga hay god job bro lkn woxoga indho markay jifto iiiiiii anu uma bogin intas cml ka booti ado xaga Alla firinayo and thnks
@queenlubna2435
@queenlubna2435 8 жыл бұрын
wow😍😍 amazing am in love all the videos tht recording by Haataf Abdi he is so talent mashallah the song is😘😘😘 cadi maha thanks u haataf much❤️❤️❤️
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 8 жыл бұрын
+queen Ismah Thanks so much for saying that.
@queenlubna2435
@queenlubna2435 8 жыл бұрын
+Haataf Abdi u most welcom walal😊
@farhiyacadey869
@farhiyacadey869 8 жыл бұрын
ietuivj uatijvobcyxn ugcncfjt njkkkk
@hindoali5234
@hindoali5234 8 жыл бұрын
heesso goaded a
@badriahmed1916
@badriahmed1916 8 жыл бұрын
farhiya cadey
@AminaMaandeeq
@AminaMaandeeq 9 жыл бұрын
Labadan indha ayeey iskaga egyihiin
@sharmaakemuuse282
@sharmaakemuuse282 9 жыл бұрын
Beat vedio an dhihi laha ani haataf nice bro halkaaas ka haay fananinta adban ula dhacey heeestan iyo heesihiinabo viva zaki&indho
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 9 жыл бұрын
Sharmaake Muuse thanks :)
@alishaally6022
@alishaally6022 8 жыл бұрын
go East go West Haataf is the best of all
@MaryamAbdi19April17Sep
@MaryamAbdi19April17Sep 9 жыл бұрын
Caadi mahan heesta Iyo style-keeda loo dhubay .. Great job 👍💓
@eartrail
@eartrail 8 жыл бұрын
The Best Song I ever heard both camera and lyrics best best best thats want I all about. ku dayda heestan dadka doonaya inay sameyan heeso ama tano kale keena ama naga daaya. thanks ahmed saki iyo nasteexo and furinle. guys you made a wonderful song keep it up.
@abdilaahipersia528
@abdilaahipersia528 9 жыл бұрын
Well Done Haataf Abdi Esh Cala Hees Inaba Caadi Maaha Walee Tumps Up Ahmed Zaki & Nasteex Indho
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 9 жыл бұрын
Abdilaahi Persia Thanks :)
@abdilaahipersia528
@abdilaahipersia528 9 жыл бұрын
Haataf Abdi U Most Welcome
@zaharmuri1622
@zaharmuri1622 9 жыл бұрын
Abdilaahi Persia
@dahirluky4587
@dahirluky4587 9 жыл бұрын
viva Ahmed iyo Nastexo, heesta dareen iyo action ayaad ku qaadeen, hidahana kama marno, my brother Haataf vidio clipka waad u hagar baxday, thanks all
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 9 жыл бұрын
Mansha Allah waa hees see wacaan looga soo dhaqeeyey ❤️❤️❤️💞💞👑👑👑
@indhoindho1879
@indhoindho1879 9 жыл бұрын
axyaa hees laba fanaan oo kala dhicin weeyi ahmed zaki boqorka codka feat basteexo indho qurux badan gabadh ka qurxoon majirto fanka ya salaam
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 5 жыл бұрын
Heestan ya ila dawaday sanadkan 2019 like igu sharfa waxn ahay qof jacal kedi ka dheer yahe😭😭
@intifaacmuuse2030
@intifaacmuuse2030 4 жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅
@abdimusa895
@abdimusa895 4 жыл бұрын
Waxan niin bay naag u tahay u qaba. Subxanalaha ilhayio so hadi
@cadoowmahamad9253
@cadoowmahamad9253 9 жыл бұрын
Wwwwwww sooyaha shinsheeyaha adigoo kusuganoo suuradadu meel dheer sowdkaagu maqan yahay sawirkaagu Waaa wehel fananiinta qadeysa iyo codka jaaska duubista inaba caadi mahan I love idil barkhad and ahmad zaki
@hothanmohamett3201
@hothanmohamett3201 Жыл бұрын
Hdaa ila dawanyso 2022 io wixii ka danbyey like dhac ku siihi cimri caafimaad taam ku rajeenya✊
@mumtazfarah9138
@mumtazfarah9138 8 жыл бұрын
Ouch who is the this camera man is very a awesome video and the song is the best cajab
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 8 жыл бұрын
+Mumtaz Farah Thanks Huuno! I'm glad you enjoyed.
@alishaally6022
@alishaally6022 8 жыл бұрын
wooooow what a video clip the man who made is generally a good one love it
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 8 жыл бұрын
+alisha ally Thank you :)
@dheelalowcigaal8528
@dheelalowcigaal8528 8 жыл бұрын
+Haataf Abdi pir
@ayaanabdi3302
@ayaanabdi3302 7 жыл бұрын
Mumtaz Farah ijjnoiihjub ojmccfedp
@bellaxaax
@bellaxaax 9 жыл бұрын
Best of 2015 love the song n the video n them... ❤️❤️Nasteexo Indho
@dahermusa231
@dahermusa231 8 жыл бұрын
eesh calaa hees haatuf thanks a lot bro
@B38688
@B38688 9 жыл бұрын
Haataf abdi thankx for this song I like it absolutely nice song
@omardiriye6689
@omardiriye6689 9 жыл бұрын
Abwaan keeni qaliga ahaa abwaan oog biga salan adi iyo asxaabyi sacuudi arabai waan idin soo salaamaya
@momtaaazhassan737
@momtaaazhassan737 9 жыл бұрын
Haataf Abdi thank you very much
@aanoleosman3157
@aanoleosman3157 9 жыл бұрын
wow qoftaan xanuun waaye wlhi kkk icaadi maaha heestan
@Shaquille4037
@Shaquille4037 9 жыл бұрын
omg best song eva n best video eva... madddd love wallahi love diz chuuuune.....!!!!!!
@abdifatahkayse8689
@abdifatahkayse8689 8 жыл бұрын
zaki and nastexo waad isku soobaxdan really!
@libanmohamed6845
@libanmohamed6845 9 жыл бұрын
Good job liked dis song mudo badan hees sidaan ah ma arkin well done👍👍👍
@ubaxcadeey1135
@ubaxcadeey1135 8 жыл бұрын
nice song mashalah wele anigu yaabay nasteexo quruxdu ale ku manaytay ilahay ku hadayo quruxeey dadku wa xaasidin naagu gadhab quruxda badan way ka masayran o ay cayan ragun naagta waxab ku fili wayday e aan kabted ka aqoon ayay cayan yaahu ha cawuur yina inanta axmed zeki nolowu wll wan idin tageera wlhy
@farhiyacadey869
@farhiyacadey869 8 жыл бұрын
fshfdkcnim mczjdufncncmcbcnv
@mohammedgabow8323
@mohammedgabow8323 9 жыл бұрын
Kugu badhaadgay daymada wa ereyo micno xambaarsan oo wadnaha wax jecel taaban kara aloow iskusoo dhawee quluubta is jecel thanks
@SOMALINEWSTAR
@SOMALINEWSTAR 9 жыл бұрын
ONE OF BEST HIT 2015 DUUBISTA QURUXDA BADAN LABADA FANAN AAN KALA DHICIN INDHAHAA KA DALEYNIN ONE AND ONLY HAATAF STUDIO
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 9 жыл бұрын
Thanks SOMALINEW STAR ABKOOW I appreciate that!
@ateyeelmi3550
@ateyeelmi3550 8 жыл бұрын
Subxaan! xishooda oo ilaahay ka xishooda sianiin la isku qaqabsado ayaa baneeyey. Waxaad sameyneysaan hees ka badan waa suuqa isku fuulaay.
@eartrail
@eartrail 8 жыл бұрын
badow jaahila.
@farhiyacadey869
@farhiyacadey869 8 жыл бұрын
fudbxnhcmobcmehxm kcknvmebxibcnvcobcmcjgdm
@luqmanmahamudhashi9744
@luqmanmahamudhashi9744 4 жыл бұрын
inta dawaneysa 2020 like ta yan la iga bakhilin
@nasramohamed1459
@nasramohamed1459 9 жыл бұрын
Wow wow nice video and the song as well really fantastic. I love you Nastexo indho so much
@horeusocod3448
@horeusocod3448 8 жыл бұрын
#haataf studio cadi maha dubistisu good job caaamu
@zakiahmedhd5618
@zakiahmedhd5618 8 жыл бұрын
waw caadi maha hestan waliba ahmed zaki waad shidanthy bro
@ramlamuse8147
@ramlamuse8147 9 жыл бұрын
Waaaw hees hees dhaaftay waxaase kasii darn hatif abdi shaqadaada waa ku mahadsan thy
@najadadan6532
@najadadan6532 9 жыл бұрын
Alice keys ft Usher aa la iska dhigaa. MARYOOLEEYDAAN yaa meel naga fariisiyo
@gureygaraadgaraad7671
@gureygaraadgaraad7671 9 жыл бұрын
hello Ahmed first mudalab ambassador
@Yussuf352
@Yussuf352 9 жыл бұрын
Ya salaaaaaaaaaaaaaaaaaaaam dubista an ka helay ruuntiii best song so far!!!!
@naiimoabdi7818
@naiimoabdi7818 8 жыл бұрын
walee nasteexo illaah qurx wuu siisay maasha allaah
@shushumohomoha6310
@shushumohomoha6310 9 жыл бұрын
bisinka bisinka heesta wa jirtaa walle duubis style cod waxkasta wa ku dhanyhn wow ♥♥♥
@yonizamin5298
@yonizamin5298 9 жыл бұрын
waxaa gacan u taagay camira manka inaba wuu u hagar baxay best song
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 9 жыл бұрын
Aw yay, thanks Yoniz Amin !!!
@fowziismail5690
@fowziismail5690 9 жыл бұрын
haku mashquulina 2 fanaan ee iska nuuga heesta
@risak4687
@risak4687 9 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkk faniiin waaa kala saraysaa wleee tan qofka fanan uhaysta ayaaan layaaabaaaa
@maxamedciise2644
@maxamedciise2644 9 жыл бұрын
Waaaaaw new saado cali ayaa ka soo baxday meesha
@nuurmaxamed6530
@nuurmaxamed6530 8 жыл бұрын
wwww wad shidantihiin Axmed zaki Cadi maha heestan way isaawday gabigaygab ee bro iraxaysta
@sayfislam100
@sayfislam100 9 жыл бұрын
1) Nasteexo indho 9/10 2) Ahmed Zaki 7/10 Nasteexo waxaan halka uga jaray roseetaday afka ku badisay timahana waa nagu dul fooxsatay inay qiiqa naga qarisaa larabay wadaadaan qabnaaye lkn inta kale waa (TOP) waliba siday isku carfisay iyo is lagadka sariirta xaaaaax
@mohamakaraan2289
@mohamakaraan2289 9 жыл бұрын
Fantastic singers waa laba fanaan eee aaan kala dhicin weligin jiroo jooga
@omarab7273
@omarab7273 9 жыл бұрын
Shakir Ciida hadaan kala mashquulno tan ila dhageyso. Caadi maahan waan hubaa inaad horay u dhageysatayee. Kugu baraaray daymada Barwaaqeystay aragtida Bu'da wiilasheydaa kuu buseeylay eegmada
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle 9 жыл бұрын
'Wiil' ama 'Wil' ayaa la yiraahdaa isha dhibicdeeda yar ee madow ee bu'da ku dhex taal. 'Wheels' adigaa u qaatay....Lolz
@omarab7273
@omarab7273 9 жыл бұрын
M. Mohamed M. Hassan kkkkkkkkkkkkkkk Aad aan kugu mahad celinaa. Aniga inaan maqlo heestaan ayaa iigu horeeysay Waxana iigu fasiray sidaas Qof deegaanada waqooyi ka yimid oo aan kutuhunsanahay ineey erayo badan britishki kala hareen. waana ku qancsanaay saacadaan ka hor. Hada wixi ka dambeeyana wiil ayaan u aqanaa kkkkkkkk
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle 9 жыл бұрын
Hees Cumar Dhuule qaado waxaa ku jiray "Waa wiilashoodiyo indhaha wilkoodoo Way ii wacnaydoo i waaninaysee Waayay inan warkeeda helo.."
@ShakirMohameda
@ShakirMohameda 9 жыл бұрын
Omar Abdullahi Omar mahadsanid sxb.. heesta waa tu yaab leh.. waxaan ka helay sawirka ay bixineyso... gabadha iyo wiilkuna waa codad baxsanyihiin. M. Mohamed M. Hassan Hassan siduu sheegay waaye ereyga wiil=wil=iran=isha birteeda... 'wheels' oo lugo ah malaha hal-abuurkii kuugu sheegayay markaas wuu gaajaysnaa :) sxb heesta ku mahadsanid mar kale... ciid wanaagsan hor maris adi iyo abwaan Indhageellaba
@omarab7273
@omarab7273 9 жыл бұрын
Shakir Mohamed kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Gaajeysnaay markaa tiri waxbaa igu soo dhacay. Inuu sida kale ahaay u badiba, taayarka wareegiisa madoow ayaa laga wadaa uu i yiri laakiin iyadoo english ah ayaaba la heli karay waxa taayar loo soomaaliyeeyay anba weyga maajisay. Inaan asagoo caadiya mar kale la sheekeysto waaye bal inuu sidi kusoo celiyo iyo inuu markan bal saxo kkkkkk THNX
@abdimajidyusufibey3938
@abdimajidyusufibey3938 9 жыл бұрын
nice songs wd isku nureysa
@BashGuevara
@BashGuevara 8 жыл бұрын
this camera man is awesome.
@Kaarloose
@Kaarloose 8 жыл бұрын
+Bashiiros Guevara how are u shahaari what the f**K
@Kaarloose
@Kaarloose 8 жыл бұрын
oh sorry i interested in women not like u men
@Kaarloose
@Kaarloose 8 жыл бұрын
Bashiiros Guevara
@alaminmohamed5936
@alaminmohamed5936 8 жыл бұрын
good songs
@arrimahajacaylka4360
@arrimahajacaylka4360 9 жыл бұрын
Heestan waa daarantahay wallee meesha fanaaniin qaaliyaa ku dhan haatuf cabdi waaad mahadsantaahy sida quruxda badan ee aad nooogusoo gudbisay
@wiilkadirsadadadkatahriiba8789
@wiilkadirsadadadkatahriiba8789 8 жыл бұрын
good job haataf studio
@gullyk8195
@gullyk8195 9 жыл бұрын
Axyaa music wàa furinle waan ku ogaaaa musigaa
@Quruxleey94
@Quruxleey94 9 жыл бұрын
Best video of 2015
@kowsarhoney4489
@kowsarhoney4489 9 жыл бұрын
This song is absolutely advanced. I Rate it 10/10.
@susuususana2808
@susuususana2808 9 жыл бұрын
www wad ka baxsaten laba isku kanaqsan cadi mahan i loveee
@realynastah9122
@realynastah9122 9 жыл бұрын
Waaaaaaaw axyaaa fanaan kayaga swerzland ahmed zaki l hoppe you long life
@samiiraahmed8040
@samiiraahmed8040 9 жыл бұрын
Wooooooow nice song best for ever ♥♥♥♥♥♥nasteexo indho♥♥♥♥ ♥
@princessamal5959
@princessamal5959 8 жыл бұрын
this is fantastic camera realy what a camera man
@nimcomohamed2162
@nimcomohamed2162 8 жыл бұрын
mansho allah aad ayaan ugaa hela heestan
@zeinababdi183
@zeinababdi183 9 жыл бұрын
Waxn idin weydiiyey ahmed zaki nastexo indho ma is qaban wey isku fiican yihiin nic song
@abdikarimjabril9264
@abdikarimjabril9264 2 жыл бұрын
This song is 2015 is the best song I ever heard 100%
@ujlaan5
@ujlaan5 9 жыл бұрын
Heestaan oo kale wali ma arag fanka soomaali wax weyn ayaad ku soo saa idiseen hataaf na wax weyn oo hollywood aysan sametn karin ayaad sameysay heestaan oo kale iima soo marin good job
@canabquen380
@canabquen380 4 жыл бұрын
Still 2020 axmad zaki oo bidaartii beertay😂🤣😍
@maxamedrashida686
@maxamedrashida686 9 жыл бұрын
Kkk gabadhu waaa daahir yaa shamis cabdi good halaga qariyo
@asmafani3413
@asmafani3413 9 жыл бұрын
Qofkaa arkin u sheeg nasteexo aad uma dheera lkn dumarka all kabo dhaadheer way xidhaan wayna xidhnayd viva #ahmed #zaki
@SaygaHormar
@SaygaHormar 9 жыл бұрын
waraa nasteexo indho dhafar miyaa waa yaabanahayee
@ethnahazzan7472
@ethnahazzan7472 4 жыл бұрын
Omg 5 years 😢😢😢😢hbenki ay so baxdy ban dawanyay
@cabdifataaxmaxamuud1201
@cabdifataaxmaxamuud1201 8 жыл бұрын
quruxdi xaal ha qaadato ,nasteexo indho ayey qurux ku sheegeen
@caashaismaaciil343
@caashaismaaciil343 8 жыл бұрын
hhh
@abdikarimosman1216
@abdikarimosman1216 8 жыл бұрын
ilaahay qurux buu ugu deeqay nasteexo indho iyo foolxumo kala dheer sxb ha wareerin kkkk
@tfarahan27
@tfarahan27 9 жыл бұрын
Wow and Wooow! Ahmed zaki and nesteexo are off the hook. I hope the other singers look up to you guys as role models.
@s.valentino4345
@s.valentino4345 8 жыл бұрын
I love this song ❤️
@sadiqhasan4212
@sadiqhasan4212 3 жыл бұрын
Kuligeen
@sawdojama2522
@sawdojama2522 2 жыл бұрын
Still watching 2022💥❤️💯
@abdikanimohamedsaeedhabeey7709
@abdikanimohamedsaeedhabeey7709 5 жыл бұрын
Hestan ya ila dawanaya 9/4/2019
@abdikarimhussein3621
@abdikarimhussein3621 8 жыл бұрын
haataf abdi walhi camera cadi maha sida heesta laysku gu duba riday waaaaw axmed saki nastexo indho waad shidan tihiin nolda
@cabdifataaxmaxamuud1201
@cabdifataaxmaxamuud1201 8 жыл бұрын
xamda queen ,waa Runteeda walaahi ,Run ayey sheegtey ,hargeysa waa loo diidey ,dhaqan xumadeeda darteed
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Жыл бұрын
Ahmed Zaki Ft Nastexo Indho ❤
@salancabdilahi9197
@salancabdilahi9197 8 жыл бұрын
yep that's the voices I was looking for go for it guys
@mohamedabdikhadir7424
@mohamedabdikhadir7424 5 ай бұрын
Who listen 2024😂😂
@Princesssena-cp4qm
@Princesssena-cp4qm 5 ай бұрын
Me❤😂
@fadunomahdi4820
@fadunomahdi4820 8 жыл бұрын
nasteexo indho halkaas kasii Wad sharafeey i love you codka i dilay ahmad zaki asigana caadi mahan heestaan waa ku heestaa runtii
@moupdynaser5004
@moupdynaser5004 8 жыл бұрын
masha allah nastexo best song inta dhillo hargeysa jogta waligood ku gaarimayaan allaha ku dhowro
@wa3dichannel598
@wa3dichannel598 8 жыл бұрын
saaas weye #mo updynaser#sxb
@farhiyacadey869
@farhiyacadey869 8 жыл бұрын
san
@Abrahan-biihi
@Abrahan-biihi 7 жыл бұрын
Mo Updy Naser Kolay wxaad Cadaysay inay Dhilo Isnacday Thay
@qanciyemedia8374
@qanciyemedia8374 6 жыл бұрын
Mo Updy Naser w
@kidstoysfactory9888
@kidstoysfactory9888 9 жыл бұрын
Cabdi Good arintan maxuu ka yiri in caarkayaga sidaan loogu dhag dhago.
@TheMusta187
@TheMusta187 8 жыл бұрын
this is good...well done u guys r getting there..
@arwadegan4045
@arwadegan4045 9 жыл бұрын
well done Haataf Abdi Allayacisk akhiii best video ever Nasteexo indho and Ahmed Zaki keep going forward mnsha allah calek
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 9 жыл бұрын
Arwa Degan, thats so lovely of you to say.
@asmafani3413
@asmafani3413 9 жыл бұрын
Haataf Abdi thanks
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 9 жыл бұрын
Asma fani you welcome sis
@hamdhammo2881
@hamdhammo2881 9 жыл бұрын
Walee waa hees lagu googa.ay axyaa ahmed zaki iyo indho
@داعيةإلىالله-ش5د
@داعيةإلىالله-ش5د 9 жыл бұрын
My qalideyd nastexo quruxley 😍😘👍👏👏
Kugu Badhaadhay - Ahmed Zaki iyo Nasteexo Indho HD 2015
8:53
Haataf Abdi
Рет қаралды 4,1 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 29 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 45 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Ruwaayadii Lacala, Jayte Iyo Ilkacase. A.H.N
27:27
MADADAALO TV
Рет қаралды 1 МЛН
Duufanada
6:07
Ahmed Zaki - Topic
Рет қаралды 18 М.
dayniile song 2012 OFFICAL VIDEO
7:32
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 3,3 МЛН
AHMED ZAKI | NASTEEXO | "(Official Video)" 2015
6:57
Haataf Abdi
Рет қаралды 1,8 МЛН
HEESTII INDHA DEERALEEY LYRICS  BY HUSEIN Y TARABI
9:57
WIIL JALAQSAN
Рет қаралды 30 М.
Idil Barkhad iyo Ahmed Zaki - Sawirkagu Wa Wehel  (Official Video)
7:06
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 556 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 29 МЛН