No video

Hab aad wakhtiga uga faa'idaysan karto | 90 maalmood Noloshaada ku wanaaji .

  Рет қаралды 11,265

Mubarak Hugur

Mubarak Hugur

Күн бұрын

Muqaalkan waxa aan kusoo bandhigi doonaa dariiqo cajiiba oo dadka mashquulsani ay wakhtigooda ugu faa'idaystaan inta badan .
90 days productivity waa sir ay ku shaqaystaan dadka aadka u mashquulsan wakhtigoodana ay kaga faa’idaystaan .
• Sidee ayaa looga fogaa...
• Sirta wax isbarida xir...
• Tijaabi Talooyinkan | ...
• 7 qodob oo aad ku qii...

Пікірлер: 78
@user-kl8ji3fc6l
@user-kl8ji3fc6l 2 ай бұрын
techniques aad umuhiima oo qofkii qaata uu arkayo result waa in aadan halmaalina aadan dhaafin howshaas oo aad ka dhigato habit respect sir
@MaahirDeeq-jb3th
@MaahirDeeq-jb3th 2 ай бұрын
Ustaad guul wacan. Runtii wax badan baan kaa faa'iiday, wax badan oo nolosheyda ah ayaad ka qeyb qaadatay.
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 2 ай бұрын
Mahadsanid wll
@abdirahmanceenaanshe338
@abdirahmanceenaanshe338 2 ай бұрын
Mahadsanid wllo casharka youtubeka sida wax loga barta wan ku faidey ilahy cilmiga haku barakey
@xaawocnafic9305
@xaawocnafic9305 Ай бұрын
Allaha ku xifdiyo wxaan kaa faiiday wax bdan oo dhan aakhiro io adduun ba ah
@NasrinYusuf-n3o
@NasrinYusuf-n3o Ай бұрын
Macalinkaygiiii quraanka
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 ай бұрын
Ilaahay hakugu guuleeyo wax barashada walal Mubarak, guleyso sidad bulahada guusha ula jeceahahay! Thank you & Baraka Allah fik!
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 2 ай бұрын
Mahadsanid wll ustaad ishraq . rabbi haku barakeeyo adiga iyo caruurtaba
@IsmaaciilMaxamuud-cx1lb
@IsmaaciilMaxamuud-cx1lb 2 ай бұрын
M.alaah Ustaaad gormaad wadanka kusoolabanaysaa.
@yusufabsiye7526
@yusufabsiye7526 2 ай бұрын
Ma shaa allah ustaad guulban ku rajeynaya ❤
@SalmaAhmed-jc2ze
@SalmaAhmed-jc2ze 2 ай бұрын
Wad ku mahadsanithy suda qurux badan ee bilaa hagarta ah aad wax nola wadagty jazaka Allahu khayr ilahay ha kaa abal mariyo wll
@ahsanmohamed2000
@ahsanmohamed2000 Ай бұрын
Allah hakugu guuleyo wll I.A
@asmacabdi7102
@asmacabdi7102 2 ай бұрын
Insha Allah guul baan kuurajaynayaa Kii dalkiisa iyo dadkiisaba anfaca Allah hakaa dhigo
@abdinaasirr7993
@abdinaasirr7993 2 ай бұрын
Ustaad mahadzanid waxan kahelay qaabka ad dib uxuzuuzin ad uguzmaynayzo vedioga oo ah qayb cajib ah guul wacan dhamanten
@XmdaiIbrihm
@XmdaiIbrihm 2 ай бұрын
ما شاء الله شكرا جزيلا ،اكثر الله امثالك
@Aixasm
@Aixasm 2 ай бұрын
Ustaad guuulban ku rajeynaya Incha Allh 😊
@user-xl9mk8nw5y
@user-xl9mk8nw5y 2 ай бұрын
guul baan kuu rajaynayaa wax badan baa kaa faaiidnay walaalo
@ugaaskacidda499
@ugaaskacidda499 2 ай бұрын
Ustaad sida ugu fudud ee qur,aanka loo xifdin karo muuqaal noogasoo samey
@user-dz1ws4cv3m
@user-dz1ws4cv3m 2 ай бұрын
Aad baad u mahadsanthy wll mubaarig guul aduun iyo mid aakhiraba
@ilhanrabileh6190
@ilhanrabileh6190 2 ай бұрын
Guuul dhamaan❤🎉
@Abdulkadir46mahomuud
@Abdulkadir46mahomuud 2 ай бұрын
Thanks, adna ilaah hakuu gududeeyo anaga hadaad bachelor aan bilaabnay alla noo fududeeyo❤
@maidomohmed7828
@maidomohmed7828 2 ай бұрын
Thank ustad wn ku sugaynay welcome back ❤Insh alh guul bdan ku rajyn
@user-dp9cd3ze7w
@user-dp9cd3ze7w 2 ай бұрын
Maanata Waa 17 June 2024 At 11:24 pm weeye waxaan muuqaalkan Dib ugu soo noqon doonaa 17 September 2024 anno Isbadal dhab ah sameeyay INSHALLAH DUCADA IGU SOO KAALMEEYA WLLYAAL 😢
@StarMm-hl7yh
@StarMm-hl7yh 2 ай бұрын
2 days Ayan ka danbeya
@IbtisaamHassan
@IbtisaamHassan 2 ай бұрын
Ugu danben wasolbty www m.a❤😊
@sowdobashiirxayle477
@sowdobashiirxayle477 Ай бұрын
Mnsh allah wlle
@hoodomuuse4301
@hoodomuuse4301 2 ай бұрын
Insha'allah anuu bishan waxaan ufadhiisanaya examkii dawadda ii soo duceeya in Alle igu guuleeyo❤😊
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 2 ай бұрын
rabbi hakugu guuleeyo wll
@Abdifkafi
@Abdifkafi 2 ай бұрын
Zxp sidee uxaliyaa fikirada aana rabin ee igu soo dhacaya xiliga wax akhrisks
@sahroomar8149
@sahroomar8149 2 ай бұрын
thankis walalal
@MahamedNuriyeYusuf
@MahamedNuriyeYusuf 2 ай бұрын
Guulayso walalkayo
@Abdifkafi
@Abdifkafi 2 ай бұрын
Mahadsanid wllo aad iuo waliba intaa kadib zxp waxaad noo sheegtaa nala wadaagtaa channel aan wax kabarato
@zamzammahadfarah003
@zamzammahadfarah003 2 ай бұрын
Wll wxn rabaa wx kaa weydiiyo qaabka aan master ku diyaarin karo ❤
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 2 ай бұрын
Instagram ayaad fariin iigu reebi kartaa wll @mubarak_hugur
@gabyaaawtaad7608
@gabyaaawtaad7608 2 ай бұрын
جزاك الله خيرا.
@MahadAhmed-ju7eo
@MahadAhmed-ju7eo 2 ай бұрын
Thanks maclin wax badan ayaa ka fa" iiday
@Sharmaake__Shiine
@Sharmaake__Shiine 2 ай бұрын
Thanks 😊👍
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 ай бұрын
Baarakalaah mahadsanid ustd
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad 4:42 xaqiiq waaye
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 2 ай бұрын
Mahadsanid wll
@user-rm4wo4wp8w
@user-rm4wo4wp8w 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤guulayso ustaad inshalah
@user-js6kf1uy7w
@user-js6kf1uy7w 2 ай бұрын
Guulayso wllo abidka
@user-ck6tx9ok7m
@user-ck6tx9ok7m 2 ай бұрын
Ustad alle haku ha Kula garab Galo Markaa aaad master dhamayso ana digree dhamayn 😂😆😂😆
@user-fl6mx3et2v
@user-fl6mx3et2v 2 ай бұрын
Saacad iyo badh ❤
@IsmaaciilYuusuf-zf7se
@IsmaaciilYuusuf-zf7se 2 ай бұрын
good job ustaad
@cubtankhaliifabshir8327
@cubtankhaliifabshir8327 2 ай бұрын
wll Qali Thanks ❤
@Abdifkafi
@Abdifkafi 2 ай бұрын
Muqaal kasoo samee
@mustafemohamoud3392
@mustafemohamoud3392 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@AMiNBushuP
@AMiNBushuP 2 ай бұрын
Mahadsanid prother
@hindiya11m
@hindiya11m 2 ай бұрын
Asc Guul ayan ku rajeyna
@abdisamadahmed5016
@abdisamadahmed5016 2 ай бұрын
cajiib, ku mahadsanid wllkay cilmigaas aad nala wadaagaty.Runtii aniga, si gaara ayay iitaabteen qodabadani maxaa yeelay isla maantaan rabay inaan hawl bilaabo, lkn mahaynin halkaan kabilaabi lahaa imikase laga bilaabo maanta waa inoo 3 bilood kadib insha Allah.
@apdirahmaanoday1373
@apdirahmaanoday1373 2 ай бұрын
Jasaa kala khayer pro❤
@abdijibaarjaamac
@abdijibaarjaamac Ай бұрын
Mahth sanid ustaad
@cashoabukar1691
@cashoabukar1691 2 ай бұрын
Guuleyso wllo qli❤
@user-wc4wq1if1p
@user-wc4wq1if1p 2 ай бұрын
i.a wan kaa faaidnay
@Mohamettali8
@Mohamettali8 2 ай бұрын
Guul wacan sxp 👍
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr 2 ай бұрын
Guul kurijeyna
@ShukriyaBbb
@ShukriyaBbb 2 ай бұрын
Thanks will ❤️
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 2 ай бұрын
Shugran ustaad
@ogaancusb
@ogaancusb 2 ай бұрын
pakitan waxbarashadeeda nooga soo waranay wlle, iyo si aan ku heli karno schoolership qaabka aad ku heshay adiga noohsheeg
@user-vu6sg1bc7x
@user-vu6sg1bc7x 2 ай бұрын
Asc macalin aniga shaqsiyadeeyda wax badan ayaan kaa faaiiday waad mahadsantahay
@user-nt8bn4dw4e
@user-nt8bn4dw4e 2 ай бұрын
Iam waiting
@user-xf8xj3bc3u
@user-xf8xj3bc3u 2 ай бұрын
Mhdsnid ustaad🎉
@AwilMohamud-rd8kv
@AwilMohamud-rd8kv 2 ай бұрын
Let me press notify me,so that i would miss the next video
@AwilMohamud-rd8kv
@AwilMohamud-rd8kv 2 ай бұрын
Ok it is still on the uploading process
@farxaanmuusemaxamuud3333
@farxaanmuusemaxamuud3333 2 ай бұрын
Talo waxaan kulatalilahaa walaalkaan cashirada faa iidada badan inuu ka,ilaaliyo sawirada qaawan
@SakariyeHusein-mn8rc
@SakariyeHusein-mn8rc 2 ай бұрын
Asc
@aaminacismaanaadan2970
@aaminacismaanaadan2970 2 ай бұрын
Inshllh
@yaxyeiid3637
@yaxyeiid3637 2 ай бұрын
Allow ii fududee immtixaan ka dawlada oo aan galayaa 22 6 20 24😢
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 2 ай бұрын
Rabbi hakuu fududeeyo insha allah
@Abdishakur_Hassan
@Abdishakur_Hassan 2 ай бұрын
Sxb mubarkow kwrn hadi mashqulkga u badanyhy hadan dhanka edit kagala shaqeyo ❤
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 2 ай бұрын
Mahadsanid wll Yarbaa ila shaqeeya hada
@adbinuurmohamud8539
@adbinuurmohamud8539 2 ай бұрын
Mahadsanid wll waxaan is baraa forex shidaalka aan adeegsadaa waa adiga
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 2 ай бұрын
Guulayso wll
@adbinuurmohamud8539
@adbinuurmohamud8539 2 ай бұрын
Thanks
@queenliza596
@queenliza596 2 ай бұрын
Forex hada Maa bilowday
@SakariyeHusein-mn8rc
@SakariyeHusein-mn8rc 2 ай бұрын
Vedio ga ma fasxna miyaaa
@nimcomaxamed9111
@nimcomaxamed9111 2 ай бұрын
Mahadsanid mclin
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 90 МЛН
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 39 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН
Webinar: Sidee Graphic Designer uu noqon karta, sidee anigu uu bilabay?
10:36
Soma Design & Marketing
Рет қаралды 9 М.
Qaabka wax looga barto youtube ||  qodobadan  raac
10:32
Mubarak Hugur
Рет қаралды 34 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 90 МЛН