HABAD MUUSE OLAD | HEESTA RASHIDA | NEW MUSIC VIDEO 2019

  Рет қаралды 1,773,858

Waqal WStudío

Waqal WStudío

5 жыл бұрын

Habad Muuse Olad
Song: Rashida
Lyrics & Melody: Habad Olad
Music: Arido
Video & Editing: Waqal
Directed: Jubi
kiin jaamac, hodan abdirahman, ugbaad aragsan, dalmar yare, mursal muuse hooyo, awale adan, yurub geenyo,

Пікірлер: 543
@fahanuah6562
@fahanuah6562 4 жыл бұрын
Inta heesaha neceb ee qur aan ka jecel plze like ha dhifin👍
@ubaxqalanjo8986
@ubaxqalanjo8986 3 жыл бұрын
heesta iyo qur'aan ha is agdhigin fadlan
@mayamohamed5562
@mayamohamed5562 2 жыл бұрын
Mx halka ka samenesa adi ad necebthy heesaha 👀🤭😂😂
@zamiirdaacad...3474
@zamiirdaacad...3474 2 жыл бұрын
Hadaad hees necebtahay adaa fudude iskaga bax
@xasanmaxamed6545
@xasanmaxamed6545 11 ай бұрын
Wll marka maxa meesha ku keenay😂😂😂
@user-dr2rn4wj8n
@user-dr2rn4wj8n 9 ай бұрын
Ani❤❤
@zamuudaahir4300
@zamuudaahir4300 5 жыл бұрын
inta dawanesa muqalkan waxan urajeynaa farxad iyo cafimad plz liketa haila dhafin👍👍
@subeerdhaladka2709
@subeerdhaladka2709 3 жыл бұрын
Das Geld
@suldaan55laki24
@suldaan55laki24 3 жыл бұрын
@@subeerdhaladka2709 aqqaq0
@user-oq2pw8mf7d
@user-oq2pw8mf7d 3 ай бұрын
⁰o0¹1q​@@subeerdhaladka2709
@user-oq2pw8mf7d
@user-oq2pw8mf7d 3 ай бұрын
°°0
@asmaqaali7739
@asmaqaali7739 5 жыл бұрын
Aroos aan haben dhaweyd tagay ayaa heestan la shidey'kadib wiilashiii joogey meeshaas sidey heesta iskula jaasayeen ayaan yabeyba🤔 anigoo heesta guuxeedii wali maskaxda igaga sii jirto ayaan ka imi kadib sidaan u raadinyey cawan helley ❤from burco zomaliland waan salaney fanaanka👋7/8/2019
@hassannur9830
@hassannur9830 2 жыл бұрын
Maxaa ula Jaasi weysay yaaqey wllaalo🤣🤣
@samiraahmed3024
@samiraahmed3024 2 жыл бұрын
@@hassannur9830 🤣🤣🤣🤣🤣😜😜
@Updirisak_Caano
@Updirisak_Caano 2 жыл бұрын
maxa ula jaasi wayday😂
@deeqa445
@deeqa445 Жыл бұрын
😂😂 somaliland
@maryammahamuud3224
@maryammahamuud3224 Жыл бұрын
.
@depressed8108
@depressed8108 3 жыл бұрын
Aan ka raysto rafaadka aduunyado Aan ku rayno Ray's iyo barwaaqo Aan ku roorno raaxiyo wanaageed Rashiiday rug iyo reer aan yagleelne Hayga hayga raacin aduun Haygu haygu raajin wll Razhiiday rug iyo reer aan yagleelne Waqal studio another level ✌🥵🔥🥰
@safiyomohamed4044
@safiyomohamed4044 4 жыл бұрын
2020 hada dabaneyso Liketa ha iLa dhaafiN👍👍👍👈😘🤭
@zamiirdaacad8066
@zamiirdaacad8066 3 жыл бұрын
Sidoo kle 2021
@ladannuur7377
@ladannuur7377 3 жыл бұрын
Mgushr
@asadthomass8909
@asadthomass8909 3 жыл бұрын
maxa ka dheefaa
@abdimalikgaaz96
@abdimalikgaaz96 5 жыл бұрын
Saxardiid Mohamed Saxardiid intii codkiisa kudhagysan jirty 2011kii Farta taaga
@fatouali7310
@fatouali7310 5 жыл бұрын
Saxardiid malee heesta huno ninkan aya iskalee
@hafsaaideed8721
@hafsaaideed8721 5 жыл бұрын
SMS aan ku maqli jiray anba kana goormu yeshay 😂😂😂
@ijmaanhamze3871
@ijmaanhamze3871 5 жыл бұрын
Ciyaalkii hore sms paa heezta lahaa
@abdimalikgaaz96
@abdimalikgaaz96 5 жыл бұрын
Hhh waataan garan waayayba goortuu ninkani yeeshay
@sosodeff8230
@sosodeff8230 5 жыл бұрын
@@abdimalikgaaz96 heestan orginal video habad toutube waad ka heli si fiican u raadi
@Quran.allkarem
@Quran.allkarem 5 жыл бұрын
226 any one after me hit Happy independence days 26 June all Somali people I'm from somaliland hargeisa 😍😍😍
@cabdirsaaqguure2235
@cabdirsaaqguure2235 5 жыл бұрын
Rabigay hayna mideeyo
@zermahdi8817
@zermahdi8817 5 жыл бұрын
Allow hana mideyn
@zamzamomar842
@zamzamomar842 5 жыл бұрын
hooyada was
@Quran.allkarem
@Quran.allkarem 5 жыл бұрын
@@zamzamomar842 anoo adiga ku wasi Kara hooyaday maxn ka dooni Mala waa lguguso koriyee hoo baaruud
@omar-rachidyonis7172
@omar-rachidyonis7172 4 жыл бұрын
Kkkkkkk zamzam
@emraky8971
@emraky8971 5 жыл бұрын
Lyricska heestan❤️👇part 1❤️ Indhahayga❤️ urooneey Rajada aan sugayay Cashaq ba ii rito Raadgoobka dartaa Rubuc Saac Ma Lado Wayga raari hurde Anka Raysano raafaadka aduunyado Anka ronaano Rays iyo barwaaqo❤️😩 Anku rooro Raaxiyo wanaage ❤️🌎 Rashiidaay rug iyo Reer aan yagleelne Hayga raacin Aduun Haygu raajin walal Raashiday Rug iyo Reer aan Yagleelne❤️👸🏻 ~~~~~~~ Part2🥰 rabii Tu Asturey Qurux lo Rigrigaay ❤️ ay Toosan Yartaaan Ku rafiqnay Runtaay Hidu Tay rabteeeye ❤️ Anka raali Noqdaay ❤️ Anka Raysano rafaadka aduunyado ❤️ Ankara ronaano rays iyo barwaaqo❤️ Anku roorno raaaxiyo wanaage ❤️ Raashiday Rug iyo Reer aan yagleelne❤️ Haygu raacin aduun ❤️ Hayga raajin walal ❤️ Raashidaay Rug iyo Reer aan yaglelne❤️
@sumayaadan9272
@sumayaadan9272 5 жыл бұрын
Heesta instrankaga kaso racay luv❣🥰
@emraky8971
@emraky8971 5 жыл бұрын
Sumaya Adan ❤️💋
@saynabjamac8720
@saynabjamac8720 5 жыл бұрын
Wlshy qali emra ky shukran Instagram kaga kaso arky
@hafsaofficial1902
@hafsaofficial1902 4 жыл бұрын
Emra ky ❤❤❤
@hassanmoussa1900
@hassanmoussa1900 5 жыл бұрын
Xabad waa fanaan qudha een u bogay intaan fanaan baranaayey waa nin afgaaban oo rabi ku maneystey asluub iyo dhaqan wanaagsan jir oo joog xabad
@libinabdale4316
@libinabdale4316 5 жыл бұрын
Happy independence day to all my friends and family from beauty land ( jabuutia 27 Jun 1977
@user-hi3sz7pv8r
@user-hi3sz7pv8r 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-jr7uz1ul9u
@user-jr7uz1ul9u 5 жыл бұрын
Heestan Inta bari hore maqashay iyado Bila muuqaala like iisaara 😍🥰❤
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
HABAD MUSE OLAD Fanaankii Reer Djibouti
@Kadar_osman99
@Kadar_osman99 9 ай бұрын
I love it my contry Djibouti 🇩🇯 ❤
@ahmedader4283
@ahmedader4283 3 жыл бұрын
Heestan markaan ka xiiso dhacaba waan usoo noqdaa hadana ✌😂 habad waa legend
@AA-fu6xg
@AA-fu6xg 5 жыл бұрын
waraa ilaahey kacabsadee like nasiiya tuugsiyaa nagaarsiiseene 😂
@amalahmed1873
@amalahmed1873 3 жыл бұрын
😂😂
@nasroabdilahiabdi7005
@nasroabdilahiabdi7005 5 жыл бұрын
waaaw Masha Allah Nolow in badan fananaka reer djibouti 🤗
@lastkaftan5126
@lastkaftan5126 5 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@hindaqaaali7458
@hindaqaaali7458 5 жыл бұрын
Waqal best One keep going🤗 Wixi iga dambeya like ta ha ila dhafina waligay 10 like ma heline🤗
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 2 жыл бұрын
2021__2022 Hadad DawanaYizo Maxad HeezTan Kazoo RaadisaY 😅
@fatimaissoufi9771
@fatimaissoufi9771 Жыл бұрын
2022 daawadey hadana waa 2023 😅😅🙆🏻‍♀️
@maajidkariim5097
@maajidkariim5097 2 жыл бұрын
Hayga hayga raacin aduun🥺🔥🔥
@apdyzhakour6537
@apdyzhakour6537 5 жыл бұрын
QoFkazta oo qoraL kaYGaN arka waxaN u rajaYnaYa GuuL iYo Farxad
@zuuzuhajji6981
@zuuzuhajji6981 5 жыл бұрын
HaBad muuse fanankan aduunka ugu jeclahy😍
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 6 ай бұрын
Still watching 2024 hebad olad muuse faV fanaaN❤🥺
@Ahmedsacii
@Ahmedsacii 6 ай бұрын
Same😊
@Ibnxashi
@Ibnxashi 5 жыл бұрын
Xabad heestiisa saddaxad miya for you ever
@hargeisaboy6045
@hargeisaboy6045 5 жыл бұрын
Habad legend 🙏🏾🦁 I did listen song 2010 for my first time.
@user-op6cp2tq9f
@user-op6cp2tq9f 7 ай бұрын
Aboowe codkaaga mcn quranka ku aqrii we love 😢😢😢😢
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 5 жыл бұрын
Woow Fanan la waayey caadi ma ahan muqalka waxa. Ka dawaneysan best KZbin waqal studio
@asmaahmed7208
@asmaahmed7208 5 жыл бұрын
xabad wlhi waa top waan jeclhy cod kisa
@akaadirmohed8310
@akaadirmohed8310 5 жыл бұрын
Rashiida heestuu xabad kusoo shaac baxay heestii loogu jeclaa safarada 2012 kii hees shidan inuu soo cusboonaysiiyo way kusoo baxaysay
@aliaideed3957
@aliaideed3957 5 жыл бұрын
Heesta wixii dhagysan jiray 2012 gacanta taaag 👍👍👍👋🤚
@liiii736
@liiii736 5 жыл бұрын
Ali Aideed Lipah naagti igu horeysay ee aan la sheegyasto u qadi jiray😅😅 Markay ila joogtana mobile yaro china ah oo sidan Jiray uga gayan jiray wlhi😅😅😅 Xasuusta ax waqti waa ka yaraan kuso Mara🤗🤗
@zackianyazin9360
@zackianyazin9360 5 жыл бұрын
HabaD mouse olad fanaN jiRe 💥💥🙋‍♂️
@Harirtube
@Harirtube 5 жыл бұрын
rashiidaaay rug iyo reer aan wadaagne hayga raacin aduun haygu raajin wlal xabad colaad iyo WAQAL STUDIO wan idin waTAA
@abaaliofficial9576
@abaaliofficial9576 2 жыл бұрын
One of the best singers in Africa.. guul iyo gobanimo
@rmohamedmattan1040
@rmohamedmattan1040 11 ай бұрын
I agree I love his songs
@rahmayousuf
@rahmayousuf 5 жыл бұрын
Somali weyn like hyla dhaafina 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 26 june🎉🎉
@zohanajoseph573
@zohanajoseph573 4 жыл бұрын
Fanaan jira wlhi noolow tageero number one ☝🏻 love from Hargeysa ❤️😍
@ahmettelqardhawi807
@ahmettelqardhawi807 Жыл бұрын
Laxanka heesta somaali maahan lkin miraha somaali ah iyo fanaanka
@amuraaliguray8370
@amuraaliguray8370 5 жыл бұрын
Fanaankan waan jeclay dar Alleh iyo music heesihiisa iyo ciyaartisa❤
@huseintayyib8416
@huseintayyib8416 5 жыл бұрын
Hhh heestan horaa loo soo qaaday anigoo yar dhageestay saxardid heestan laha😂
@MahadGouled
@MahadGouled 9 ай бұрын
​@@huseintayyib8416maya wll heestan ninkan ayaa iska leh
@worldtoday1331
@worldtoday1331 2 жыл бұрын
😍😍😍😍 haiga raacin aduun Haigu raajin walaaal Macaaaaneeey rug iyo reer aaan yagleel neee
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 5 жыл бұрын
Eesh Qiyazak #Waqal best video ♥️ Heesta inTii hore u aragtay Like sar wll🙏👍😢
@ibrahimfarah1050
@ibrahimfarah1050 5 жыл бұрын
codkiisa kuheesta erayadiisa xoogaha mafahmaayo jabuutiyan one love
@qoodaarmedia3468
@qoodaarmedia3468 5 жыл бұрын
habbad Olad Best Song Fanaaanka Heesihiisu Caaadka la dariska ah KeepGoing Fanaaankeey
@idiriscadho5027
@idiriscadho5027 7 ай бұрын
Heestan waxaa dhagaysan jiray 2014 markaas oo aan wakhti nimcadiisa wata ku jiray
@zuhoormahamed6845
@zuhoormahamed6845 2 жыл бұрын
This song reminds me of my childhood!!🥺❤️
@xasancabdi6678
@xasancabdi6678 2 жыл бұрын
Mᴇ Tᴏᴏ...
@abdukadirabdullahihassan8786
@abdukadirabdullahihassan8786 3 жыл бұрын
December 2020 yaa fiirsanaayo?!
@rahmaadan5053
@rahmaadan5053 5 жыл бұрын
Heestan marhoruu qaaday ee muuqal buu usameeyay yaa ila og
@KidaxBreak
@KidaxBreak 5 жыл бұрын
rahma adan heestani Muuqal hore way ulaheyd youtubeka daawo
@rahmaadan5053
@rahmaadan5053 5 жыл бұрын
Waraysi ban umaleeyaa ciid laga qaaday
@jimcalenuur9847
@jimcalenuur9847 5 жыл бұрын
Musica cusub xata
@raabciiseraab4559
@raabciiseraab4559 5 жыл бұрын
Haaa heestan mar hore ahayd
@zamzamomar842
@zamzamomar842 5 жыл бұрын
@@raabciiseraab4559 Hooda was
@tolmoonmohamud1716
@tolmoonmohamud1716 5 жыл бұрын
oh finally i got my song rashiiiday how many rashiida are there
@ugbaadabdiqadir6719
@ugbaadabdiqadir6719 3 жыл бұрын
Inta 2020 daawanatsaa like🔥😘
@ugbaadabdiqadir6719
@ugbaadabdiqadir6719 3 жыл бұрын
😜
@mustafehusein5039
@mustafehusein5039 5 жыл бұрын
Xasuus gaar ahaan Malin aan boorama Tagnay baan dhagaysanay Aniga iyo qaar aan saaxibo nhy Heestii xasuus ah
@bbenacnac
@bbenacnac 5 жыл бұрын
Legend Habad muuse olaad ❤🙏 Waqal WStuido keep going wllo 👏🔥
@iamaworrier3649
@iamaworrier3649 5 жыл бұрын
Wow nin fanka.ka.lumay hadana dib ugu soo.laabtay heesta waxkale Mudnaanta kowaad waxaa iska Leh waqal studios isku daba.ridka iyo muuqaalada qurxon Again Keep it up waqal studios
@ashaisse2240
@ashaisse2240 5 жыл бұрын
Fanaankan waa No 1 somalida hesta
@kingmahad7474
@kingmahad7474 5 жыл бұрын
Ha iga raacin aduun best song like isaara hadad ka heshay
@user-th7on8jy2y
@user-th7on8jy2y 4 жыл бұрын
Inta heestan tik tok ku so aragti yutub kaso radisi like isara😂😂
@macalimaadxaliiso2192
@macalimaadxaliiso2192 3 жыл бұрын
🤣🤣👍🏻🔥
@Kingmoha91
@Kingmoha91 Жыл бұрын
Ha Iga Racin Aduun Ha Igu Raajin WaLaaL What A song Laxanka Codka Music Duubista Cajaip waye ❤
@sacadabuxaniifa4680
@sacadabuxaniifa4680 Жыл бұрын
This song reminds me of my childhood🥺🙈❤️
@MarWaMusTafe-kf4kj
@MarWaMusTafe-kf4kj Жыл бұрын
Wq
@user-oq2pw8mf7d
@user-oq2pw8mf7d 5 ай бұрын
Kgkk ouuk😂hióiuujuo
@nastimoha1053
@nastimoha1053 5 жыл бұрын
Garacdan bal eeg Hadu somali ku hesayn ma af jini baa? Guul inader 🇩🇯❤️
@israbbe7461
@israbbe7461 5 жыл бұрын
Ar habadkii lawaayey soo laabtay thanks waqal studio 😘💕💔😍💖
@user-ti1qz2nj1u
@user-ti1qz2nj1u 8 ай бұрын
Welcome back legend
@aminadahir6409
@aminadahir6409 4 жыл бұрын
Masha allh kal iyo laab uga hela fanankaan insah allh ado soconaya alle hykaa keno😥😥😥😥😥🤲🤲
@tabantaabofilmsvlog4400
@tabantaabofilmsvlog4400 5 жыл бұрын
Wllhi waan ku taa geera geesi geesi dhalay guulayso zxp
@indhozalma4347
@indhozalma4347 5 жыл бұрын
Eeezh Cala VoiCe Codkaaaga zida malaBka uu Macaanyahy HNo
@ahmedwael7133
@ahmedwael7133 5 жыл бұрын
Saxardiid Maxamed saxardiid Ayaan moodaayay marki hore en maqlay🎤heesta👂
@radak6396
@radak6396 5 жыл бұрын
🇩🇯🇩🇯🇩🇯 habad moussa olad noloww aboo #notre star team +253 🇩🇯👏👏😜😜
@baadisooc2220
@baadisooc2220 5 жыл бұрын
Gacantii #Waqal_studio keep going ayan idin leeyahay, no viwies😜😘
@apdalahothman
@apdalahothman 5 жыл бұрын
Waqal go forward Haygu raajin wll 😉 Like🖒
@mr.t5011
@mr.t5011 3 жыл бұрын
heestan anigoo niyad dhoof ah ban dhagaystay 07/06/2021
@suleimanabdirahman6929
@suleimanabdirahman6929 5 жыл бұрын
Ninkii yaqaannay ba yaqaanney 2012 ✊
@shacabtube1100
@shacabtube1100 5 жыл бұрын
wooooow u rock it my star. Honesty this song touched my heart so deeply
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 5 жыл бұрын
Xasuus wlhi wakhtigan Primary-ga dhamaynayey aad baan u dhagaysan jiray 2012-2013
@nimcodauud9193
@nimcodauud9193 5 жыл бұрын
Woow all.maxn yara barigey so baxdey kal faatxa ayaan u qaybey man aqoon cid qaada manta bartey 😁😁 xabad legend ❤
@mustafakhadar5077
@mustafakhadar5077 5 жыл бұрын
Habad olaad go forward fanan jira 😊
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 6 ай бұрын
Caawa 4sano ka dib heestan usoo raadshay allow khatumada kheyr nogu khatin cimriga rabow noodheere
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 5 жыл бұрын
Habad muuse ❣️fanan aan jeclahay ❤️
@Weriyeaxmed
@Weriyeaxmed 5 жыл бұрын
Waa heestii ugu horeysay ee ninkani leeyahay ee aan muuqaal ahaan u daawado
@abdillahiallek6352
@abdillahiallek6352 5 жыл бұрын
Habad quand est-ce que tu vas chanter pour Rahma sinon tu es mon préféré👍👍🙏🙏
@hoygafanka7
@hoygafanka7 5 жыл бұрын
Heestani waxay ahayd 2012 isaguunbaa laha dib uunbuu u soo saray
@deekaabdifitaah274
@deekaabdifitaah274 6 ай бұрын
❤Mashalah Nice Song Keep Going Bro ❤❤❤❤❤❤
@hamdasagal1868
@hamdasagal1868 5 жыл бұрын
Caaadi maaaaha heesta iyo fanankuba l like it
@captaingamer1440
@captaingamer1440 3 жыл бұрын
2021 likta dac igu sii hee
@madiinagalaydh123
@madiinagalaydh123 5 жыл бұрын
Ilahay kacabsada dadkiinan heesta dhexdeeda dhahaya nbiga kusali dambibay kgu tahy hooooy isku xishood oo ilahay iyo nabigiisa kaxishod
@haliimosacdiyo642
@haliimosacdiyo642 4 жыл бұрын
Ninkan cod ku dhamaaday tlhi😁❤️
@deqaali5866
@deqaali5866 5 жыл бұрын
Waqal studio is the best
@bisharabdiaziz1176
@bisharabdiaziz1176 5 жыл бұрын
Wow xabad muse waa jiraa m.a hees an inamo cadi
@azhravsoomaal1246
@azhravsoomaal1246 5 жыл бұрын
Habad olad bucul lpxx sare inta taageerta like Legends
@AliOmar-nl9fz
@AliOmar-nl9fz 3 жыл бұрын
Wawwww notre chanteur 🤗🤗🤗❣il faut pas retourne à Djibouti
@liibanhalacofficial9599
@liibanhalacofficial9599 5 жыл бұрын
habad colaad waa fanaan aan aad u taagero wlee hore u soco pro
@warsamedacad123
@warsamedacad123 4 жыл бұрын
heestan kaama daal qofku jecel haayo uba dareemi kara♥️♥️♥️
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 3 жыл бұрын
2021 ya dawanaya Lkn heestan 2010 bad dhagaysan jiray
@mawliidyareofficial9007
@mawliidyareofficial9007 5 жыл бұрын
Mashallah Alle haku daayo codka mcn hno😍😍😍😍
@Zulthan_Yarre
@Zulthan_Yarre 5 жыл бұрын
Heesta Beri Hore Ayuu Qaaday Hadana Wuu Soo Cusbooneysiiyey Habad Muuze Olad Like inta Taagerta👏👏😍❤
@abshirabdulkader10
@abshirabdulkader10 5 жыл бұрын
Great cod bedelen ayuuu leeyahay # cod hagaagsan keep going on
@Nimo-abiib
@Nimo-abiib 5 жыл бұрын
xabad oromo ina ku hesaysid ayaa la moda kkk loolz hore u soco xamad muse colaad❤️
@djadrahan354
@djadrahan354 5 жыл бұрын
Al fanaan habad🇩🇯🇩🇯
@urzatyare7127
@urzatyare7127 4 жыл бұрын
Indhahayga u roon pestSong habadmuuse fanan aad u jeclahy❤💋😘😙
@maskapoy3759
@maskapoy3759 5 жыл бұрын
Wllh waligey 10 Like ma gaarin somaliyey 🙏🏼🙏🏼😭😭🙈
@bilanismael9480
@bilanismael9480 5 жыл бұрын
Kkkkkk
@MohamedAli-gc5rn
@MohamedAli-gc5rn 5 жыл бұрын
Waxkadheef wakaas waa 10like
@zalmaancade1432
@zalmaancade1432 5 жыл бұрын
You cn get 100 dislikes bro 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@rabiaroun4475
@rabiaroun4475 5 жыл бұрын
😂😂😂
@abdirzakkaahin4920
@abdirzakkaahin4920 5 жыл бұрын
Waanagaa kuu hiilinay hadaa wax kale dalban lahydayna waad heli lehyd
@ASADINHO9
@ASADINHO9 5 жыл бұрын
Hees macaan weeyi 😍😍😍😍😍😍
@mubarakmk133
@mubarakmk133 4 жыл бұрын
Ninkan heesihisa jeclahay walahay 😘😘😘
@Salaad2024
@Salaad2024 6 ай бұрын
best song rashiida
@liibaandaahir4844
@liibaandaahir4844 5 жыл бұрын
Hees Shidan #Waqalka 🙌
@qnluul5146
@qnluul5146 5 жыл бұрын
Wlhy love weyn kuu hayaa habad olad
@xamdabintumuuse7410
@xamdabintumuuse7410 4 жыл бұрын
Hayga raacin aduun haygu raajin wlloh❤️💕🙌🏼❤️❤️❤️
HABAD MOUSSA OLAD l TOOSAN l 2018l  (OFFICIAL VIDEO)
7:43
Tusmo Films
Рет қаралды 2,3 МЛН
Habad Muse Olad| Bilan | - New Somali Music 2018 (Official video )
7:17
Pleased the disabled person! #shorts
00:43
Dimon Markov
Рет қаралды 31 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 11 МЛН
MURSAL MUUSE 2018 | HEESTA BILCAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:21
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
Habad Olad | Filsan Dheeman | Official 2019 Music Video
5:06
Waqal WStudío
Рет қаралды 375 М.
HABAD OLAD MUSE | GAARI LAGU FAANO l 2018 (OFFICIAL MUSIC VIDEO)
4:53
AXMED RAYS LADABAALO CAASHAQA NEW VIDEO 2018 HD
6:39
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
AWALE ADAN |  XAYAATI  | New Somali Music Video 2021 (Official Video)
4:29
ABDIRAHMAN NASRI - WAA BALANE OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:51
Waqal WStudío
Рет қаралды 4 МЛН
HABAD OLAD HEESTII XARIIR 2022 MUSIC VIDEO DIRECTED BY JUNDI MEDIA
5:43
NAJMA NASHAAD KU SIYAAY NAFTA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:18
Najma Nashaad Official
Рет қаралды 12 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
HABAD OLAD - DON'T WORRY OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
4:06
Liibaan Jama
Рет қаралды 467 М.
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 83 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,7 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 736 М.
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 433 М.
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,4 МЛН