"Habar-jeclo Iyo Somaliland Talay Gaadhi Doonaan Shirkii Ceel-afweyna Waxba Kama Jiraan"War Cusub

  Рет қаралды 12,814

Arabsiyo News

Arabsiyo News

Күн бұрын

"Habar-jeclo Iyo Somaliland Talay Gaadhi Doonaan Shirkii Ceel-afweyna Waxba Kama Jiraan"War Cusub
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Пікірлер: 48
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 4 сағат бұрын
Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar xisbiga mujaahidiinta guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 2 сағат бұрын
Guuuuuul iyo gobanimo insha aallaahu somaliland guuuuuul iyo gobanimo insha aallaahu 💚
@nimonimco3063
@nimonimco3063 3 сағат бұрын
Habar jeclo dad hunguri xukumo ka wayen. Boqor Buurmadaw wuxuu ibsaday masiirkii reerkisa.😂😂😂
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 сағат бұрын
waa waa belaayomadaw waa kii ciidanka jebiyay ee cadaw taageeray iska jira bilaash buu muuse u cafiyaye
@khadarshiikh6003
@khadarshiikh6003 4 сағат бұрын
SL guul insha Allah ♥️💚🤍
@abdillahimohamoud7750
@abdillahimohamoud7750 Сағат бұрын
❤ Guul Somaliland ❤
@artist_marwa01
@artist_marwa01 4 сағат бұрын
Waxa la fashiliyay guddigii habarjeclo...ictisaam in ay yihiin baa caddaadtay...
@YahyeIbrahim-hl8he
@YahyeIbrahim-hl8he 27 минут бұрын
Mansha Allah habalyo ❤❤❤
@MohamedGabgriel
@MohamedGabgriel 4 сағат бұрын
IBTILADU WAXAY TAHAY MARKII LA OGAADAY ICTISAAM BEEN MADAW WAXA UU LEENAHAY DHAMAAN ASTAAMAHA IYO TILMAAMAHA ALLAAH KU SHEEGAY MUNAAFAQA BAL AKHRIYA UGU YARAAN SUURADA NUUN IYO MUNAAFIQIIN.) ODAYADA XALAY HADLAYAW ALLA H JECLO IDINKA FOGAA!!!!
@a.mohamed9655
@a.mohamed9655 4 сағат бұрын
Shirkaa ceelafweyn, turxaan la tahriibinayo oo Magafayaal tahriibiyeen buu ahaa, waana waxba kama jiraan 0%.
@HusseinHasanDirie
@HusseinHasanDirie 3 сағат бұрын
Geesiyaal geesiyaal noolaad inbadan
@mohamedcabdirashid130
@mohamedcabdirashid130 6 минут бұрын
Habar jeclo manta waa wadani soo raaca
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 Сағат бұрын
GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL SOOMALILAND SOOMALILAND SOOMALILAND
@abdillahimohamoud7750
@abdillahimohamoud7750 Сағат бұрын
Habarjeclo Suuragal maaha inay faqash iyo huwan iyo dadka la socda codkooda siinayaan waa reerka ugu lexejeclo badan Somaliland habarjeclana dhamaantood waa Kulmiye ❤ Guul Somaliland ❤
@roodanuur461
@roodanuur461 3 сағат бұрын
Laaya raaga huwanta iyo huuwan kaallkalka laa soocoda suuldan maaxamud guuled waa laabar waan yuusf cabdicawed waa arga giixiso waallahi waa raagl cabadii laahi yuusf laa daagalamay waan ogahay
@mustafecabdi913
@mustafecabdi913 Сағат бұрын
Guul Somaliland, Kulmiye come back to Somaliland peesidency,
@Zara1168
@Zara1168 45 минут бұрын
Guul somaliland in shaa Allah 💚🤍❤️
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐰𝐚𝐚𝐝 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐬𝐚𝐭𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧
@abiabi2393
@abiabi2393 3 сағат бұрын
Habajecyl 💪👍✅❤️
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 сағат бұрын
habarjeclo waa kulmiye xisbigii ay usoo halgameen ee xooga geliyeen buurmadaw oo cadaw ah iyo wadani oo cadawah iyo yusra oo cadaw ah iyo ciro caanyo oo cadawah lagama yaabo inay raacaan
@alijama6723
@alijama6723 2 сағат бұрын
HABAR JECLO INAY SULDAAN GUUD LEEDAHAY LAGU KALA BAYDHI WAA INAY BEEN MADOOW YEELATAYNA WAABA ISKA CADAHAY DHAQAN QOF KA BILAWDA ISAGANA KU DHAMAADA DATAN BAY DARAN
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 3 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 22 минут бұрын
Labada odayaashan ayaa run sheegaya, kuwa kale waa odayaal wadani u ololeeynaya.
@CamuudAwed
@CamuudAwed 3 сағат бұрын
Sacabka hadaan Xeeladi ku jirin Habeenkii loo tumaa Ictizaam wey fadhilantay Habarjeclo Gudi kaambayn u ah Xisbi ma mateli karto Afka Habarjeclo na kuma hadli karto taasaa tun ah 💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️✅
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 2 сағат бұрын
Guul kulmiye waa kuwaas raggii reerka matalayay Mancha alh noolada geesiyal jira. Tuugta wadani iyo ictisam inaga qabta😮😮
@NOREDIN666
@NOREDIN666 4 сағат бұрын
Been ma aha hadalka odayga gadhcade ah. Shir Gashi bax ah ee nimanka Diinta ku qadhabanaya & magaca HJECLO. Ku GASHI bxayeen LACAGO ay dad ka cuneen. Lkn aWelba ASHABAB bay ahayeen qof aan u aqoon lahayn khaldayeen.
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 3 сағат бұрын
Runtood waaye tuug baa heshay nimankan
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 Сағат бұрын
WALAAHI GURUUBKAA CEEL AFWAYN KU SHIRAY WAA GURUUBKII ISKU DIRAY LABADA BEELOOD EE WALAALAHA AHAA IMIKANA COLAADII WAY BILAABAYAAN EE ISKA JIRA REER CEEL AFWAYNOW
@Janno190
@Janno190 Сағат бұрын
Shirks habarjeco waxad maaha waa shir aan habarjeco shaqo ku lahayn Waxa ay ahaayeen shir ictisaam Buur Madow a waa caloodhii u dhaqayste Habar jeclo inta ka balaadhan guuuuul tol Kayga xalaasha ah
@MOHAMEDAli-vv6kw
@MOHAMEDAli-vv6kw 2 сағат бұрын
Anba waanyaabaayay habarjeclo ayaa saacad go aankusoosaartay
@burjilibax
@burjilibax 4 сағат бұрын
Walwaalate xerada galkulmiye rafashada jojiya
@SaleebaanCabdi-z7o
@SaleebaanCabdi-z7o Сағат бұрын
Kaa gadhka cadi kabaxa caaga ah yuu ku iibiyaa,,,,,, kaasaa habar jeclo ah oo aanu aqbalayi. Koofiyada baasto,, ina kaahin yaa soodirayi
@mohamoudabdullah
@mohamoudabdullah 30 минут бұрын
kula noqo farahaaga futadaadi huwanta ahayd. kuuma taalo, arrinka odayaashanu ka hadlayaan. Stay away from our affairs. polite notice.
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 3 сағат бұрын
Waar waxan yaa garanaya buuqayaa ? Alla maxaa jini baahan jooga dhulka
@mohamoudabdullah
@mohamoudabdullah 28 минут бұрын
adiga garac dhillo ku curatayaw ku noqo huwantaadii ku noqo MF.
@ibnuabdirahman05
@ibnuabdirahman05 3 сағат бұрын
Jin dagaagay basto ku niikiyaal
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 сағат бұрын
Jin magaagay oo baastaba waayay oo lafaa dixda feenfeenta kkkkkkkk gaajo cunto uun ka hadla masaloo yin kaagii maxaa dheri ku meer meershay kkkkkk
@elijahheyele1708
@elijahheyele1708 4 сағат бұрын
Kkkkk,h.jeclo manta wa waddani ee so raaca
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 4 сағат бұрын
Wadani maxa dhexyaala ee lagasoo raaca
@nuurashaqale-sd4rw
@nuurashaqale-sd4rw 4 сағат бұрын
Wadani wuu uqaadanlayahay !
@NOREDIN666
@NOREDIN666 4 сағат бұрын
Habaar waa debeda. Nina walba waa xor .
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 сағат бұрын
Been baad usheegteen naftiina beesha Habar jeclo Way ka balaadhan tahay 10 ka oday ee Afduubka waday kkkkkll
@elijahheyele1708
@elijahheyele1708 3 сағат бұрын
@@Xasancabdilaahi-u9m hee dee,maanta meyna markeena ahayn??reer kulmiyow calafkina wa qadateen ee markan naso rqaca ilmaderayaal
@NOREDIN666
@NOREDIN666 4 сағат бұрын
😂😂😂 waa ku Salaamay ina Cali jabaanoow. 😂 Buur madoow dantiisa wa yaqaan marku idiin diidey Shirka. 😂 . Aynu is aragno Kuwwena HJ ah.. afkeda haysan weydee.
@khadarshiikh6003
@khadarshiikh6003 4 сағат бұрын
SL guul insha Allah 🤍💚♥️
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 111 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 111 МЛН