" Habar Jeclo Qarankana Wanaag Bay Ugu Talisay, Iyaguna Wanaag Bay Isugu Taliyeen"Axmed Cali Baynax.

  Рет қаралды 4,373

SAHAN TV

SAHAN TV

Күн бұрын

" Habar Jeclo Qarankana Wanaag Bay Ugu Talisay, Iyaguna Wanaag Bay Isugu Taliyeen" Siyaasi Axmed Cali Baynax.

Пікірлер: 36
@cabdiraxmansaalax8732
@cabdiraxmansaalax8732 12 сағат бұрын
Mashalaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Mashalaah
@hassanyasin5820
@hassanyasin5820 5 сағат бұрын
@WadoCad
@WadoCad 11 сағат бұрын
Waa nin ehlu sharafa
@mohamedcabdirashid130
@mohamedcabdirashid130 11 сағат бұрын
Mnsh Allah musulidu ama hogamiyaha wuxuu leyahy hadal wanagsan guul kaah iyo wadani hadaanu nahay habar jeclo
@Md-waagub
@Md-waagub 12 сағат бұрын
Waa hadaal waaya araag ❤
@abdijama6977
@abdijama6977 11 сағат бұрын
Guul guull KAAH KAAH
@CabdiFaarax-u9y
@CabdiFaarax-u9y 12 сағат бұрын
Kaah.iyo.wadani.guul.somalilan.guul
@maxamedcabdillahi5279
@maxamedcabdillahi5279 12 сағат бұрын
Geesi geesi dhalay
@farahabdi2205
@farahabdi2205 11 сағат бұрын
Muuse caadimaha waalayaab! muuse qaranka inooga qabta
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 10 сағат бұрын
Saxane baacuur Mr lumiye qudhmiye wuu dhacayaa dalka wuu la anbaday!
@Xudeyfa
@Xudeyfa 12 сағат бұрын
Habarjeclooy hebel waakaas. Doorashadu waxay u muuqataa in lagu shubanayo, waxaanse in nabad ku dhacdo Amnigii ilaashada dadka deriska idinla ah na ka daaya gardarada
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 10 сағат бұрын
Hadalkaaga toosi oo ka daa xajiinta Habar jeclo waa ayo cida aay gardarada ku haysaa
@Xudeyfa
@Xudeyfa 9 сағат бұрын
@@yasinyusuf5629 Sowtan ma'ahan degaanadii Dhulbahante la idinka kari la yahay
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 11 сағат бұрын
Khayinal wadan
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 4 сағат бұрын
Television sare
@rabiilecumar7972
@rabiilecumar7972 7 сағат бұрын
Maxaa Loo Tartamayaa Hadaad guusha isku Hubtaan
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 9 сағат бұрын
Nin weyn oo hadlay uun, haday wanaag tareen maxay wax u hagaajin wayday taladoodu ee ay cadawga ugu adeegysaa ilaa maanta?
@abdirahimabdikhalak3592
@abdirahimabdikhalak3592 4 сағат бұрын
GUUDIDA ICTASAAM IYO BUURMADOW. HABER JECLO NAMA MATALAN. WAA GUUDI U SHAGAYASA XISBIGA WADAANI IYO KAAH WAA HUWANTA SOMALILAND
@rabiilecumar7972
@rabiilecumar7972 7 сағат бұрын
Adeer xaqiiqo Kama Hadlaysid madaxwaynuhu Waxba ma xoqin ee cida xoqday maxaad uga duwaysaa
@abdirahimabdikhalak3592
@abdirahimabdikhalak3592 4 сағат бұрын
HABER JECLO. SULDANKA GUUD SULDAAN CABDILAAHI SULDAAN ALI MUUSE AYAN AFKA HABER JECLO KU HADALI KARA. XISBIGA KULMIYE AYAN DORONAYAN. SOMALILAND GUUL GUUL GUUL
@abdirahimabdikhalak3592
@abdirahimabdikhalak3592 4 сағат бұрын
WARAYAHA WADAANI IYO KAAH WAA HUWANTA CADOWAGA SOMALILAND
@rabiilecumar7972
@rabiilecumar7972 7 сағат бұрын
YAA KUGU YIDHI DHINAC AYAA UMADU U JANJEEDHAA YAA KUU CADEEYAY INAAD KURSIGA KU GUULAYSANAYSAAN
@rabiilecumar7972
@rabiilecumar7972 7 сағат бұрын
WAAR DOONISTAADA AYAAD KA HADASHAY ADEER GUDIDII HANARJECLO AYAANA HADALKAAS DIB U SOO CELISAY EE MADAXWAYNUHU ISKAMA SOO CELIN
@abdirahimabdikhalak3592
@abdirahimabdikhalak3592 5 сағат бұрын
Warayaha kaah ku fahanay
@hassanyasin5820
@hassanyasin5820 5 сағат бұрын
والفتنة اشد من القتل
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 7 сағат бұрын
M/weyne muuse hadu nabarada uu sida xaqdrada xoqayo deyn waayo waxay reer S/L xasuusinaysa dadku hore u laayey
@abdirahimabdikhalak3592
@abdirahimabdikhalak3592 4 сағат бұрын
XISBIGA wadaani iyo kaah waa HUWANTA cadowaga Somaliland. Cidin doromayaso ha dalin
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 10 сағат бұрын
Muuse awelba waa lagula kufay masuul wadankan hadana wixiisu waa isku dir shacabka somaliland waana nasiib daro haysata somaliland
@abdirahimabdikhalak3592
@abdirahimabdikhalak3592 4 сағат бұрын
Warayaha kaah. Waan ku fahanay biyo dhacaga waxab mahayasidi cidili kawareere ayada tahay
@ismailali4339
@ismailali4339 12 сағат бұрын
Iska hadloow ina igare, guushu waa kulmiye
@saynabxiisxiis7248
@saynabxiisxiis7248 11 сағат бұрын
Kuwii gar naqayba sawkuwa dib uga noqday dhexnimadii waliba aan saxda ahayn ceelafwaynbaa balanfurku ka yimid gari allay taqaan afartii oday aduunyada iyo aakhiraba alle hawga towbad keenaan waxay sameeyeena muuse waxba kumay yeelin ee sharaftoodii ayay dhawaceenkaaga sii daran qaar wadaado ah oo aan islahaa gar eexo kama suurtawdaw ayaa ku jiray taageero aan kaw ka ahay anoo gabadha guri joogna ah ayaa go,aan sadayinaan cod ugu hiiliyo insha-allaah waligayna madaxwayne ka horeeya uma codayn Waar ninkaw ku xigeba dhinacaagaa kaa xiga ama beeshanarigaan ahaye mawaxaad garabsiin nimaka arinkii ay ka garnaqeen laftiissii dadkii ay u garnaqeen laftoodii badh raacaan run hadaad doonayso odaashaa waxaa u fiicnayd oo u sharaf badnayd inay dhexdoodii ku joogaan dibna way ka qoomamoon muuse iyofayssal iyo ururaduba waa dadkay yidhaahdeen na aamina dahana ay ka eexdeen maxaa ku jaban awalba xukun loo bogay muuahayne gebe ahaana igaa buriyay arinkaa
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 10 сағат бұрын
Odayaashu waa muwaadiniin xaq uleh inay doortaan cidey u arkaan inay dalka hogaamin karto. Arin ay mar ka garnaqeen iyo ikhtiyaarkooda ciday cumaamadayaan maxaa iska galey!
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 9 сағат бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa ma isagaa ku soo doontay oo lacag buu ku siiyey si uu fikraddiisa naaquska ah dadka ugu gudbiyo. 2.0. Mise adigaa doontey oo shaqo ayaad abuuraneysey si aad masruufka qoyska uga hesho. 3.0. Waxan dhahayaa koofiyad baclayaashu ma doorashada ayey hoggaamiyaan mise magaha ayey beelaha ukala qaadayeen. 4.0. Xaggeed ku aragtey koofiyad bacleh hunguri lacag ah inuu ka talliyo madaxtinimada qaranka awoodda xaggey ka keeneen.
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 8 сағат бұрын
Daahir jimcaale dhegataag 1.0. Ururka kaah waa urur habarjeclo waa urur muuse abokor mana aha urur qaranku wada leeyahay. 2.0. Habar jeclo waxay u qaybsantay muuse abokor iyo maxamed abokor. 3.0. Suldaankii guud wuxuu raacay xisbiga kulmiye. 4.0. Boqor buur madow lacag buu ka soo qaattey xamar waana tuug xun oonay ciddina dhegeysan karrin. 5.0. Waxad sheegtaa tuuggii afduubay juijuuleh miyaanu ahayn ee la galley gal iyo qax qawtada ka samaysan. 3.0. Waxana yaableh ururka kaah waxanu ku beddeleynaa xisbiga ucid oo haysta musharax madaxweyne. 4.0. Muxuu hayaa mudane maxamuud xaashi cabdi miyaanu ahayn ninkii madaaradii oo dhan soo cunay kii burco kii boorame iyo kii hargeysa. 5.0. Miyaanu ahayn ninkii hawadii somaliland gadtey ee ku iibsaday 18.0 million oo doollars. 6.0. Ilkacase alla ku qabay hore waxaad u sheegtey inaad cabdiraxman cirro ku sheegtey madaxweyne xaqqa waafaqsan. 7.0. Shaqadaadu waa masaariif ku dirir iyo hunguri aad u jaban oon micno baddan ku fadhiyin. 8.0. Waxay inkaartii illaahay ku dhacday saxaafaddii oon hunguri lala ordo iyo kamarad lala ordo mooyaane aan arrin kalleetaba haynin. 9.0. Kamaradda lala ordayaa waxay u baahantahay aqli iyo aqoon iyo dadnimo. 10.0. Kamaraddu waxay sheegeysaa ma jirto waana saxaafaddu inay saqiirtey oonay waxbaba ahayn. 11.0. Haddaba waxa yaableh cidda dhegeysanaysa iyadoo aanay waxbaba sheegeynin.
@MaxamedXasan-bw3wl
@MaxamedXasan-bw3wl 12 сағат бұрын
Maxaad kasheekaynaysaa kiilahaa waxaan ushaqaynayaa ciro miyaanad ahayn heeloy munaafaqyahaw ciro wuudhacayaa ha ooyin mardhaw
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 11 сағат бұрын
Maaduu kuu xidhnaa heegooy allh meel xun idindh masiibo aad modo oromo oo ciil qaba
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,4 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 21 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 31 МЛН
Talooyin Ku Socda Dadka Doorashooyinka Galaya  Sheekh Dirir
32:05
Baraarug Media
Рет қаралды 56 М.
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,4 МЛН