HABEEN: Ceebta ku dhacday imaaraatka iyo sida uu uqiyaamay Falastiin, iyo wararkii ugu dambeeyay

  Рет қаралды 41,335

Nadaara Show

Nadaara Show

Күн бұрын

HABEEN: Ceebta ku dhacday imaaraatka iyo sida uu uqiyaamay Falastiin, iyo wararkii ugu dambeeyay Gasa iyo lubnaan.

Пікірлер: 215
@nuurismail3003
@nuurismail3003 4 сағат бұрын
Emeraat waa carabta sahnuuniyada ayaga kaxun yahuuda Ilaahey hajabiyo gaalo iyo gaalo raacyo amiin yaa Allah
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 4 сағат бұрын
Guulayso
@nuurismail3003
@nuurismail3003 4 сағат бұрын
@@AnjcabdiSiciidinsha Allah reer falastiin guul
@IkraanSharif
@IkraanSharif 3 сағат бұрын
Aamiin insha Allah
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 3 сағат бұрын
Imarad qofka amino muslimba mahan imarad srael ushaqeyan mana qarsadan bilowga dagalka arkay willw awow uyahay ninka hesto imarad oo diyaradah duqeynta gaza mid kamida wado oo duqey nayo
@aminakhadar581
@aminakhadar581 3 сағат бұрын
waa nahaab cadow imaaraatka Allah hajabiyo cadowga muslimiinta InshaAllah
@luulsheikh7156
@luulsheikh7156 Сағат бұрын
Ilaahey subxaanahu wa tacaalaa ayaa kashifay dhagarta imaaraadka ey ku hayaan ummadaha Islaamka. Ciqaab adag ee Alle oga timaada Allaha ku rido ayaga iyo kuwa la midka ah ee u adeegaya cadowga Islaamka meel kasta oo ey joogaan daalimiinta.
@HousseinFourreh-to1zm
@HousseinFourreh-to1zm 3 сағат бұрын
Eemaratka akbar munaficiine illahawo jabi yayuuda iyo munaficiinta u adeekesa amine
@AyaanGaylan
@AyaanGaylan 3 сағат бұрын
Allaah idiinma danbi dhaafo oo idin halaag waliba degdeg ah aamiin yaa rabul caalamiin yaa raxmaan yaa raxiim yaa qaadir yaa casiis
@khadarilyo4838
@khadarilyo4838 3 сағат бұрын
Waa yahuud iyo walaaladood.waala kala baxay munaafiqiintaasi iyo yahuudaba dhulka allah halajaro
@Laylimedia
@Laylimedia 4 сағат бұрын
Allahaw yahuuda jabka u ziyaadi Soo taageera wll ❤❤ Layli media❤❤
@abdulahihussein8702
@abdulahihussein8702 3 сағат бұрын
Madaxda UAE, urdun iyo Morocco waa yahuud lagu beertay carabta ee caraba maha 99 % sida laga Aaminsan yahay 100% ficilkooda ayaa mujinaya ee Ilaahay Reer falastiin ha u gargaaro Aamin aamin aamin
@Geele_jire
@Geele_jire 4 сағат бұрын
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar
@snw9257
@snw9257 3 сағат бұрын
Illahay cadhadisa iyo ciqaabtisa haku dhacdo maamulka Imaaraad
@ashasalah2835
@ashasalah2835 4 сағат бұрын
IMARAAD, WA LAGU YAQAAN, INAY YIHIIN CADOWGA MUSLIMIINTA CAALAMKA.
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 3 сағат бұрын
Waa halkay ku baabi lahayd. Imraadka iyo xulufadiisa. Xaqa soo iftiimay🙏🏼Quul🇯🇴way guulaysan. Imraadka iyo israiil qaxoontiga xaqar dheer baynu ku soo dhowayn.
@FaisaMahamed-zl4lg
@FaisaMahamed-zl4lg Сағат бұрын
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan cirib tir aamiin yaarabi
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 3 сағат бұрын
Asc wll was waa Cadow ga Muslimka ee illah ha ka qabto umada aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah
@MuhiyadinHassan-ov3rs
@MuhiyadinHassan-ov3rs 4 сағат бұрын
Asc walal mcne let us stand with our religion and Makkah because Makkah is not Free
@calibare1641
@calibare1641 3 сағат бұрын
Soomaaliyeey imaaraad kaxun yuhuuda waa argtaan waxay dhibaato kuhayaan muslimiinta sida reerfalastiin iyo suudaan waxahoray usooburburiyeen liibiya iyo yaman waxay burburiyaa midnimadii somaaliya iyo wadajirkiinii hadaanlaladagaalamin laiskacelun waacadawfaraha inakuhaya waxacamiil uah muusebiixi deni xasansh axmad madoobe.dhulkiinii wayhaystaan waxaankujiraa gumaysi carbeed iyomidyuhuudeed talakeena maiskadhaafnaa qabyaaladaiyo kalaqaybsanaanta siaanwax isagacelino mase waogolaanaa gumaysiga xun intaanlainaqabsan ilaahow nabadbaadi nafahamsiicadawgasomaaliyed aamiin aaamiin aamiin aamiin
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 4 сағат бұрын
Dhulka hoostiisa layrka kaliya ayaa laga bakhtiiyaa yuhuudu aad ayay unecebtahay mugdiga magaalooyinkaa inta badan iyaga ayaa qabzaday maleh tuugo weeye haday meelsaari waayaan ilaahay ayaameel saaraya aamiin
@Fadxi-p5h
@Fadxi-p5h 4 сағат бұрын
Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 сағат бұрын
Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin ❤❤❤
@dahaboawalehdirieh6335
@dahaboawalehdirieh6335 3 сағат бұрын
Carab ma faiido leh reer qaza ilahay haa ugargaro 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪💪
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 сағат бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara waan dhownahay qeyr sheeg insha allaah
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 4 сағат бұрын
Allaahu akbar allaahu akbar illaahay hajabsho kuwa sooduley ee muslimiinta dhibay
@Sakisa3dSakisociid
@Sakisa3dSakisociid 4 сағат бұрын
Ilahay muslimiinta ha ugar gaar yahuudana jabi yaa rabi
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 сағат бұрын
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 4 сағат бұрын
Subxanallah walee aduunku waa ayaamo halkaad gali doontaa balaayo idinku dhacday ilaahay swt idamkii
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 3 сағат бұрын
Allah ha jebiyo yuhuuda Kufaarta ah iyo dabadhilifkoodaba muslimiinta qazaiyo kuwa kaleba calamakana Allah haw gargaaro garabkooda ha galo gusha hasiiyo marwalba bi,idnillaah Amiin Amiin Amiin yarabi
@AishaBarre-m9f
@AishaBarre-m9f 2 сағат бұрын
Waa dabadhilif uqubo ilaahey hakudiro imarat iyo wixikale ooqarsoon ilaahaa kaweyn
@abdifarah3545
@abdifarah3545 4 сағат бұрын
Imaaraad waa duli baqti ah dawlada imaaradka waa dawlada urtay oo sheydaamad ah
@umuhamza1551
@umuhamza1551 2 сағат бұрын
Khayr allaah haku siiyo nadaara marwalba waan dhegeysta war kaga ad na wan ula socda in ta warka kale laga garayo masugi karo san u jeclahay war kaga from Minnesota
@kingartshargeisa
@kingartshargeisa 3 сағат бұрын
Allow jabi yahuuda alaa mahadleh insha alaah khayr
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 4 сағат бұрын
Allah Ha Caawiyo 🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@NessarHassan-ny9xr
@NessarHassan-ny9xr 4 сағат бұрын
Asc
@NessarHassan-ny9xr
@NessarHassan-ny9xr 4 сағат бұрын
Naadar imaardadka bal dib haloobadho ma saxna inay asaal yuhuud yihiinbaa laga yaaba waayo yuhuudi kasoogurtay madiina may tagin gabi shaam imbaa lmeelahaa ku hadhay yamaan ilaaisutaga cimaardaka markaa sifiican haloobadho
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 4 сағат бұрын
@@NessarHassan-ny9xr I agree with you SAX🇵🇸❣️
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 4 сағат бұрын
@@NessarHassan-ny9xr Ahlaan wllo❣️🇸🇴
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 сағат бұрын
Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi
@AhmedCabdi-k4d
@AhmedCabdi-k4d 4 сағат бұрын
Imaarad alàyàanacalàg waayuhuud khàmiisyole ilaahàbà ka àbaalmarin insha alaah
@ayubmaad1183
@ayubmaad1183 3 сағат бұрын
Thank you for your time
@UMUABUKAR-hl1kw
@UMUABUKAR-hl1kw 3 сағат бұрын
Illaah Muslim naga dhigay ayaa mahadda iska leh alxamdulillaah
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 54 минут бұрын
Xuutigu wa in ay Imaraadka la wareegaan inshallah
@ashasalah2835
@ashasalah2835 4 сағат бұрын
XAMAAS, CIIDANKA IMARAADKA, WA IN AY KU DALDALAAN, MEEL LAGA DAAWADO, SAWIRADOODUNA CAALAMKA HA SOO HOR DHIGAAN, SI AY CARAB U QUUSTAAN.
@halimayusuf4989
@halimayusuf4989 2 сағат бұрын
mujrimka weyn ee Imaaraatka haysta ILAAHAY masiibo haku rido wuxuu dhibaato ku hayaa muslimiinta meelkasta oo ay joogaan,
@snw9257
@snw9257 3 сағат бұрын
Alxamdulilaah Allahu Akbar Allahu Illahayow reer Qaza iyo Falastiin uu gargaar 😢😢😢😢😢😢😢
@yassinsheikh8241
@yassinsheikh8241 3 сағат бұрын
Guul inshaallah
@cabdirisaaqismaacil4622
@cabdirisaaqismaacil4622 4 сағат бұрын
Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar
@Faysal-x7v
@Faysal-x7v 4 сағат бұрын
Yaaa allah Yaaa allah Yaaa allah Gatgaarkaaga
@osmanabdirabi
@osmanabdirabi 4 сағат бұрын
Imaratka waa yahuud nacalad alle haku ridee
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 4 сағат бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@UMUABUKAR-hl1kw
@UMUABUKAR-hl1kw 3 сағат бұрын
Subaxaanalaah subxaanlaah
@MohamedNoor-y4h
@MohamedNoor-y4h 4 сағат бұрын
Muslimnta guul marlabawa🇵🇸💪
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 3 сағат бұрын
Emirate hore ayaan usheegay in ay cadowga islaamka yahuuda iyo maraykan waxba kama duwana islaamka alle Wayne haka qabto
@omarishirwa
@omarishirwa 4 сағат бұрын
IMARADKA IYO BOQORTOOYADA SUCUUDIGA ASALKOODU WAA YUHUUD WAA XAQIIQO
@omarsharif015
@omarsharif015 3 сағат бұрын
Allah ha ka qabto ummadda yuhuudiga bin zaid ummadda islaamka wuu dhibay meel walba.
@daudabdulle4450
@daudabdulle4450 3 сағат бұрын
Waxaas iyo waxkale waan kafilayaa Imaraatka waayo waxa uu rali gelinayaa Natanjahu
@fadumoali7402
@fadumoali7402 4 сағат бұрын
Allah ha u gargaaro reer Falastiin🤲🏼🇵🇸🤲🏼
@yusufhassancumar3603
@yusufhassancumar3603 4 сағат бұрын
Roob wayn oo godadka ka buuxiya allaha u keeno
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 2 сағат бұрын
Dhib aan carabta siiba qalijka ahayn ma lihin Alaaha naga qabto amiin yaa Alaah Emarat io sucuudi Alaaha jabiyo insha Alaah falastiin guul
@mohamedfarahshirwac7318
@mohamedfarahshirwac7318 3 сағат бұрын
waa dhamaadka yahuuda iyo caamiliinta u shaqeeya sida sacuudiga iyo emaraatka waana ogyihiin muqaawamada
@AdanDera
@AdanDera 4 сағат бұрын
Wcs macalin nadara show
@saafi1302
@saafi1302 4 сағат бұрын
Xuutiyiin laba saalbo haku dhuftaan haamaha shidaalka iyo korontada air portka
@OSMANIBRAHIM-l3k
@OSMANIBRAHIM-l3k 3 сағат бұрын
The Almighty God is surely, perfect judge and injustice has no place. The superpower nations may unite against Palestinians but unite with the Almighty God, supreme power, supreme judge,All knowing, creator of all is the only hope for Gaza. Insha Allah Palestine people will be final winners and freedom is at their door step while pray for peace everywhere including the innocent people of Israel.
@eviethebaby
@eviethebaby 4 сағат бұрын
Asc nadaara nakta maalmahaan siyaaro malaha miyaa
@umuhamza1551
@umuhamza1551 2 сағат бұрын
Ilaahay cadhadiisa ha ku dhacdo imaaraadka daba dhilif ka ah iyo gaaladaba
@SidahmedAbdikadir-ds4cx
@SidahmedAbdikadir-ds4cx 2 сағат бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar
@MaxamadIndhocol
@MaxamadIndhocol 2 сағат бұрын
Inzha allh waalakala soocmi doonaa wax badan aala isku qarsoonaaye imaaraad iyo kuwakaloo badan aasoobixi doona oosicad utaageera yuhuuda maxaa wadamada muslimiinta qof gaal hoos fadhiya madx looga dhigay badanaa oo badanaa
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 Сағат бұрын
Imaradka Urdun&MARACO Waa Dabadhalifka Sahnuniyada ilaahey ha cadaabo, 🥺🥺🥺🥺🥺
@mounahoussein-wo7qu
@mounahoussein-wo7qu 4 сағат бұрын
ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️
@mohamedkorane9717
@mohamedkorane9717 4 сағат бұрын
Mash alahh nadara horay usoco wan sug na barmamujkaga baba
@safiaissa5917
@safiaissa5917 7 минут бұрын
Haday runtahay Inay yuhuuda ushaqaynayaan Allaah baan uga dacwooney😢
@shindonunowhussein9312
@shindonunowhussein9312 4 сағат бұрын
300k is coming ❤
@Umu_Issa
@Umu_Issa 4 сағат бұрын
Imaaraadka waa maska kaliya ee wadankasto oo muslim ah dhabarka ka qaniino
@badmaceywaye233
@badmaceywaye233 4 сағат бұрын
Nadara waad mahadsanthay sida wanaagsan aad warka nogu soo gudbiso
@KaaamilCarabcalidaahir
@KaaamilCarabcalidaahir 3 сағат бұрын
Madaxda imaaradka waa yahuud
@safahussen8381
@safahussen8381 3 сағат бұрын
Yahuuda waye emarad. Masibo allahkurido
@UmuAsma-f8x
@UmuAsma-f8x 2 сағат бұрын
Ilaahay baa kashifay sanadkan waa lakala baxaya wixii munafaq ah oo dhan waa soo bixi doonaan
@axmedAbdulkadirmohamed
@axmedAbdulkadirmohamed 4 сағат бұрын
Wcs wrxm nadaara
@calibare1641
@calibare1641 4 сағат бұрын
allahajebiyee yuhuudu dagaal beyudiyaargaroobeen kow dadkooda waxay udiyaariyeen godaddhulkahoostiisakuyaal 2labo waxaydiyaalsadeen gantaalo gantaalahakahortaga 3dexwaxayhaystaandiyaaradacasriya oomareykansiiyay iyo banbooyin culus iyotaageerada reergalbeedka kirishtaanka waxan ilaahka baryeynaa inillaah.burburiyo aamiinaamiin
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 3 сағат бұрын
Waxaan Jackman lahaa in xutiga in uu books ka kiciyo wcs wll mashaallah
@yahyesinwarro1cn
@yahyesinwarro1cn 4 сағат бұрын
Welcom nadara u wlcm
@AbdulkadirOmar-x3x
@AbdulkadirOmar-x3x 4 сағат бұрын
Imaaraadka waa kaba qaad yahuud
@CabdishakurJaamac
@CabdishakurJaamac 4 сағат бұрын
Kabcada ayaubaahan inlagaxoreeyo boqortoyada waxay dhibkuhayaan culimadii.kudhawaaqilahayd xaqa sijiihaadka lowadagalo.dhamaan.muslimka odhan. Imaradka.warkiisa.igadhaaf.waxas.iyo.wakadaran.wankafilayaa
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 3 сағат бұрын
Subxana laaah imaraadka waaba masibo musliminta ku dhax noool ayaga maaba israil iyo yuhuud ila nool
@ibrahimsheikh8898
@ibrahimsheikh8898 4 сағат бұрын
Wcs ww.carabta naclad baa ku dhacday waa aduunyo doon.waa dad ka fakaraaya kheeyraatkooda oo aan daryeelin gumaad walaalohood
@BacnanBacno
@BacnanBacno 4 сағат бұрын
falastiin guul ❤❤❤❤❤nadaara guul ❤❤❤
@muhudinafareh3768
@muhudinafareh3768 4 сағат бұрын
Guul
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 4 сағат бұрын
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran inshallah
@mohagedi8874
@mohagedi8874 3 сағат бұрын
#EMERAAT(QATAR) WAA DOWLDA DUMISAY DOWLADHAHA SIDHA SOMALIA, SUDAN IYO YEMEN... WAA DOWLAD MUNAAFAQADA AY KU WEYNTAHAY SIDHO KALE DHAWA DILIF U AH GAAL IYO GAAL LA JIREE... #KUWAN ILAAHAY UMADA MUSLIMIINTA HAA KA QABTO.. VIVA HAMAZ❤ VIVA HIZZBULLAH❤ VIVA AL HUUTHI ❤ VIVA AL IRAAQI❤
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 4 сағат бұрын
War waxaan shaashashka sida naagaha wata waa yuhuud yuhuudeyna u qidmeeyaan kalaabiin weeye
@RachidAlialaleh
@RachidAlialaleh 4 сағат бұрын
pravo nadadra
@MohamedAhmed-k1f7m
@MohamedAhmed-k1f7m 58 минут бұрын
Xasan sheekh ha loo sheego imaaraadka arintiisa,ninkii imaarad dadnimo usoo dhaweysto waa ximaar ibnu ximaar,imaaraadka wadankeyno madaxweynihii noo keeno waa dameer,dameerna mw nooma noqon karo
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 Сағат бұрын
Asc nadaara show.habeen wanaagsan
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 4 сағат бұрын
Guul falastiin kusaliya suubanaha scw scw scw scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 3 сағат бұрын
Wcs wr wbr akhii
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 2 сағат бұрын
Soo daa sxb
@KaltounAbdo
@KaltounAbdo 4 сағат бұрын
Cebta weena
@istaradan9237
@istaradan9237 4 сағат бұрын
Imanka allha idinka qada imaradow 😂 waa markana is idhaha Muslim ana Iran ahayan majiro bala waxasa daya
@luqmancilmu
@luqmancilmu 3 сағат бұрын
Asc sheikh abdul qadir waxad inoso radisa bin Zahid iyo bin qafiir waxa ey waddagan koley sheydankan imaradka hogaamiya dhaqan Muslim kama muqate
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 4 сағат бұрын
Wc nadaara show
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 4 сағат бұрын
Malaa waa been haday run tahay carab waa u dhamaatay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@CabdulQaadir1
@CabdulQaadir1 4 сағат бұрын
Dameradka carabta Allaha ka Qabto islamka kale
@AbdulahiAhmed-mm2fb
@AbdulahiAhmed-mm2fb 3 сағат бұрын
Imaaraadku Waa Daba Dhilifka Yuhuuda
@AbdirizakFarah-wg4tb
@AbdirizakFarah-wg4tb 2 сағат бұрын
Imaaraat iyo carabta tuugta ah allaha ku qabto ku laayo Gaza Xaqa walaahood allaha ku qabto Yaa caziizu yaa allaaaàaaaaaah
@AbdirahmanAbdirahman11
@AbdirahmanAbdirahman11 3 сағат бұрын
Ilaahayaw jabi yuhuuda
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz 4 сағат бұрын
Imarat iyo yahuda wa isku mit
@OmarAbdi-mi9dt
@OmarAbdi-mi9dt 3 сағат бұрын
Asc
@MaxamedCabdille-v2b
@MaxamedCabdille-v2b 4 сағат бұрын
.xisbulah waxaa udhiman in aay dad sooqafaashaan sidii alqasaam oo kale
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 37 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 25 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Дартс
41:09
ASTANATV Movie
Рет қаралды 374 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 55 МЛН
FILO PART 130
30:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 233 М.
Kaftanka Siyaasada 530 oo aad u xiisa badan
37:18
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 5 М.
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 37 МЛН