HABEEN: duuliyayaasha Asraa'lll ee duqeeya habeen iyo maalin gasa oo lagu arkay arimo mucjiso ah iyo

  Рет қаралды 42,827

Nadaara Show

Nadaara Show

Күн бұрын

Пікірлер: 261
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 4 сағат бұрын
اللهم انصر إخواننا في فلسطين وغزة و لبنان، وارفع عنهم الظلم والاضطهاد، وثبت أقدامهم على الحق والعدل. اللهم أعز الإسلام والمسلمين، وأنصر المظلومين في كل مكان.
@AliAbdi-g6t
@AliAbdi-g6t 3 сағат бұрын
😊😊
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 сағат бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AliAbdi-g6t
@AliAbdi-g6t 3 сағат бұрын
0l
@AbdiAli-fe7rn
@AbdiAli-fe7rn 3 сағат бұрын
Aamiin Aamiin yaarabi
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 4 сағат бұрын
ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR
@Amira_Abdalla
@Amira_Abdalla 4 сағат бұрын
اللهم لا تترك غزة وحدها 🤲🏻 نحن واثقين بنصر الله لاكن إلا الله المشتكى ☝️
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 4 сағат бұрын
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 3 сағат бұрын
اللهم آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 4 сағат бұрын
Allahu akbar allahu akbar allahu akbar
@braziliano12
@braziliano12 4 сағат бұрын
Allaha u gargaaro reer falastiin kuwa dulmiga wadana halaag bay u dhiman sida duuliyaha qaar badan way soo socdan ileen masakiin bay iska laayaan uun allah waa u jeeda marka cashar bay ku baran yuhuuda insha allah
@MohamedAhmed-go2cb
@MohamedAhmed-go2cb 4 сағат бұрын
الظلم ترجع عقبال إلى الندم تنام عيناك والمظلوم منتبه يدعو عليك وعين الله لم تنم الله اكبر ولله الحمد اللهم شتت شملهم وفرق جمعهم
@MaxamuudCali-k4y
@MaxamuudCali-k4y 4 сағат бұрын
Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin Yaa Allah qahhaar yaa xayyu Yaa Allah Yaa qayuum allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin
@marwobuni9872
@marwobuni9872 3 сағат бұрын
Allahu Ma Amiin 🤲😭🤲 Ya Allah Damarhum Tadmiiraa 🤲 Rabbiyow tus Awoodaada sidaad u tustay Fircoon Awoodaada 🤲
@Waano23
@Waano23 4 сағат бұрын
Allaahu Akbar! Mucjiso Allaha kurido yahuudoo dhan qaasatan kuwa duqeeyo har iyo maalin walaalaheena dulman
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 сағат бұрын
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
@FaisaMahamed-zl4lg
@FaisaMahamed-zl4lg 2 сағат бұрын
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud iyo mareykan cirib tir aamiin yaarabi
@mohamedjamaaar3633
@mohamedjamaaar3633 3 сағат бұрын
Waa Run Oo Waa Run وماذا لك على الله بعزيز . Allaah S .W Waa Karaa Oo Waa Awoodaa !
@husseinibrahim5438
@husseinibrahim5438 2 сағат бұрын
Thanks brother Nadara for the update 👍
@nuurismail3003
@nuurismail3003 4 сағат бұрын
Ducadan habenkii uduceeyo reer falastiin in Allah naga aqbalo ayan rajenaya insha Allah tan waa dhamoodkii jabka Allah usiyadiyo cadowga yahuuda amiin yaa Allah
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 сағат бұрын
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
@Sakisa3dSakisociid
@Sakisa3dSakisociid 4 сағат бұрын
Ilahay muslimiinta ha ugar gaaro inshllh❤❤❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 сағат бұрын
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
@kingartshargeisa
@kingartshargeisa 57 минут бұрын
Alahu akbar kabiiraa alow adaa mahad alow iyagana ku ciqaab siday u duqeeyeen oo kale alow aamiin yaa rabi
@caadilcade
@caadilcade 4 сағат бұрын
الدعاء المظلوم المستجاب
@CabdiGeedi-ku2ur
@CabdiGeedi-ku2ur 4 сағат бұрын
Wcs nadaara show.Guul Falastiin gasa❤❤❤❤❤❤
@aarenuur
@aarenuur 4 сағат бұрын
الحمد لله رب العالمين Waa cibaaro lagu tusayo inta hadda wali dulmiga isku garab taagan. Gardaradda Alle mataageero , Allena madluumka ducadiisa waa aqbalaa ee Yuhuudda Alle ha isku diro
@IdleAdow-bs7mu
@IdleAdow-bs7mu 4 сағат бұрын
Manshalah ilHayow fLstin iyo muslimint gusha si
@MahadMaxamedcabdi
@MahadMaxamedcabdi 4 сағат бұрын
Alle ayaa garbkoda kabaxay gaalada allahu akbar guul muslumiinta
@IsmaaciilGaaweeto
@IsmaaciilGaaweeto 4 сағат бұрын
IINSHA ALAAH WEY DHACEYSAA HADUU ILAAH YIRAAHDO SABABTOO AH UQUBADA WEYQABANEYSAA INSHA ALAAH GUUL XAMAAS
@xasancaade8127
@xasancaade8127 4 сағат бұрын
Ilaheey musiibo haku rido duliyayalka nidamka sihyuniyada
@___keyglock___
@___keyglock___ 4 сағат бұрын
Congratulations 300k subscribers Abti Nadaara❤
@maryami2299
@maryami2299 4 сағат бұрын
Sheekadaan Waa noo soo shirqooleen camas’s Ileen ruushkay joogaan soonoqda aan idin laynee
@fadumoali7402
@fadumoali7402 4 сағат бұрын
Allah ha u gargaar reer Falastiin. Allah ha u sahlo xalaad kasta oo ay ku jiraan. Intii shihiidey Allah ha u naxariisto🤲🏼inta dhawacan Allah ha u boogo dhayo🇵🇸🤲🏼🇵🇸🤲🏼🇵🇸
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 сағат бұрын
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
@VibrantPrints
@VibrantPrints 4 сағат бұрын
Nadara Allaha kuubarakeeyo Soobadi xogta dhabta ah ee jirta
@fathiya5106
@fathiya5106 4 сағат бұрын
InshaAllah InshaAllah 🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲🤲🇵🇸🤲🤲
@sadikaden9085
@sadikaden9085 4 сағат бұрын
اللهم عليك باليهو فا نهم لا يعجزونك يارب العالمين ءامين
@MohaSiraaj-hm6qp
@MohaSiraaj-hm6qp 4 сағат бұрын
Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal qaali Soo dhowoow
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 59 минут бұрын
Mahadsanid ustaad Nadaara watching from Canada 🇨🇦
@deeqaaden62
@deeqaaden62 4 сағат бұрын
Allahu Akbar ☝️ma dad illahay magan galaaya oo dhahaaya حسبان الله ونعم الوكيل miyaa qasaraaya illahay ha u siyaadiyo duliyaasha Israel io ciidamada io madaxdooda Israel ha hoogaan Akhiro io Aduunba walalaleheen Reer falastiin Allah dhibka ha ka dul qaado cadowga Israel io Reer galbeedka io madaxda carabtaa ee munaafaqiintaa laynaya Reer falastiin illahay masiibo xun ha ku rido intii ka qayb qaadatay layn tooda io Bara kicintooda Amiin 🤲
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 4 сағат бұрын
Yuhuda way jaabi insha alaah
@KhadracaliCabdilaahi
@KhadracaliCabdilaahi 3 сағат бұрын
الله أكبر اللهم ٱنصر إخواننا في فلسطين ولبنان وجميع المسلمين والسلمات
@sacidomu2794
@sacidomu2794 3 сағат бұрын
ان بطش ربك لذيذ ilaahay ha ka qabto muslimiinta
@Waano23
@Waano23 Сағат бұрын
Rabbiyoow waxaan kugu weydiisaneynaa magacyadaada wanaagsan iyo sifaad kaada sarreeyo in Diyaaradaha ay u soo cabeesteen GAZZA in ay ku duqeeyaan Rabbiyoow ay kufaarujiyaan deegaankooda iyo dadkooda kulaayaan Allahayoow isku holci ayaga dhan oo isku baabi'i awood mahaystaan Ahlu GAZA ay ku duqeeyaan Yahuud ee ayaga isku duqeey Yaa Allaah.. Aamiin Aamiin yaa Rabbi.😢
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 4 сағат бұрын
Inaalilaahi wainaailaahi raajicuun yuhuud ilaahowkamuuji ifka cuqubada caruurta falastiin ee saacad walbba dhimanaya
@SaamiyaAbdirashiid-u3c
@SaamiyaAbdirashiid-u3c 4 сағат бұрын
Allah akbar😢😢😢 xaqa umada islam ka rer qasa baa ka so baxay 😢😢yaa allah ❤☝😭
@deqa868
@deqa868 4 сағат бұрын
Alahaa ducadeen alaha noqabaley sidaan u habaareney alaha ku wado😢
@AbuqudamaAssomali
@AbuqudamaAssomali 31 минут бұрын
الله اكبر ولله العزة ولرسوله وللمومنين
@AbdirizakFarah-wg4tb
@AbdirizakFarah-wg4tb 3 сағат бұрын
Masha Allah xaq baniaadam waliba qof islaam ah ma yara Deg deg xaqooda allaha u keeno Yaa qahhaaru Yaa allaaaàaaaaaah yaa caliimu Yaa allaaaàaaaaaah
@MustalifoMuqtaar
@MustalifoMuqtaar 4 сағат бұрын
ILAAHAY.HA.U.SIYAADIYO WAALIDA.YUHUUDA
@AliTaajir-zn8lq
@AliTaajir-zn8lq 4 сағат бұрын
ILaahay ha mariyo
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 4 сағат бұрын
Alahu akbar qasa ilaahayba duufaci insha alaah
@musemohamed4508
@musemohamed4508 4 сағат бұрын
Asc. Ustaad. Yaa. La. La. Hadlaayaa. Sin war. Oo u. Danbeeyey. Madaxdii. Reer. Qaza. Iyagaa. Dilaye. Yet. Rabaan. In. Ay. Kala. Xaajoodaan Mise. Waxaa. La. Rabaa. In. Masaakiintaas. Ay. Sii. Layso. Hayuudu. Ilahow. Bad. Baadi. Reer. Gaza. Aamiin
@hodanc6255
@hodanc6255 3 сағат бұрын
Kuwoda haday duqayn ku dilen yay ka naxayan o kale
@aminakhadar581
@aminakhadar581 Сағат бұрын
.Allah haukaso inuu talabiib raaxada uu kaqaado askarta yuhuuda falastiin Yaarabi guusha sii
@AshaAhmed-w9w
@AshaAhmed-w9w 28 минут бұрын
Illaahay haysku Salido bi,idmilaah illaahay waa awood badane , cuqubadii caruurta yaryar ha ka soo saaro iinsha allaah ,yaa rabi wax tus sahnuuniyada & xulufadooda 🤲🙏✌️❤️🇪🇭
@sadiyoali286
@sadiyoali286 4 сағат бұрын
Wareriyo idinku dhac dhe iyo cuduran la aqoon rer qasa illahey ma dayacayo qarabo maqabanh ehelna ma qaban illahey ha xifdiyo guushane garbkooda allah ka dhigo
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 3 сағат бұрын
Nasriga MUMINIINTA ALLAAH HA SOO DEDJIYO BIDNILLAAHI KARIIM YAHUUUUUUD ALKHAASIRIIN IYO ASAXAABTOODANA DUUFAN IYO GOBLAN IYO GAAJO ALLAAH HA KU SALIDO BIDNILLAAHI RAXMAAN
@munamahmed1572
@munamahmed1572 4 сағат бұрын
Ilaaheyoow adoomadaada u kala xaq qaad. Madluumka garabkiisa gal yaa Allah yahuud damarhum.
@MaxamadGaciye
@MaxamadGaciye 4 сағат бұрын
ilaahay shog iyo waali idiinkuri wa inkaarti dadki ay dukhaayn ta ku haayyen
@CabdiGeedi-ku2ur
@CabdiGeedi-ku2ur 4 сағат бұрын
Kuweed. Sadam xuseen.marku.weraay.falastin.waxay.tageraan.sadam xuseen
@taamirsharif6716
@taamirsharif6716 4 сағат бұрын
Xaqa walaaladeena laga galey isha allah maqarsoomayo in alaala inta israil garab ku siisey daadinta dhiiga reer falastiin si xun ayey u dhimanayan aaqirana jahanama ayaa udamben doonto isha allah anaga waa waajib nagu ah inaan habeen iyo maalin uduceyno ❤❤❤
@ahnettek3298
@ahnettek3298 4 сағат бұрын
Alxamdulillaah caawa waxad sheegtay war lagu farxo.allaah ayaan uga baryaa waqti kasta inuu junuudisa aan la.aqoon u soo diro oo diyaaradaha israaiil.marki hubka lagu cabeeyo oo gazza loo wado iyo hado lubnaan lagu dray .in allaah talaabiib ku qarxiyo.waliba talaabiibta weyn oo madaxdu degan tahay iyo meelaha hubka mareykan uu soo guray ay yaalaan iyo meesha ay ka kacaysaba .markay ku u kacdo allaah ku sii daayo oo diyaaradaha kale iyo duliyayasha ay ku holcaan allaaha ka dhigo allaah baryaha reer qazza asagaa ka aqbalay mar kastana allaaha ka aqbalo anagana sidookale.allaahu akbbar guuul guul.guul mujaahidiinta .quwada hawada ay sheegten afka dhulka allaaha u galiyo allaahuma.aammii
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 3 сағат бұрын
Ilaahow Jebi Yuhuuda InshaAllah
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 4 сағат бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته.
@ArdoYussufBarre-qp4tp
@ArdoYussufBarre-qp4tp 4 сағат бұрын
Allaha haciseeyo islaamka❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 сағат бұрын
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
@yussufmuhamed713
@yussufmuhamed713 4 сағат бұрын
Allahu Akbar allahuman surhum aqwanana palastine lebnan
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 3 сағат бұрын
Ya alah Eebow ku siyaadi wareerka iyo isdilka oo ka dhig kuwii u duqeeyo dadkoda amiin amiin ya alah ya rabi ya kariim
@madiino7uuutaxmud491
@madiino7uuutaxmud491 4 сағат бұрын
Ilaahey mulimiinta meelkasata oyjoogaan qaasatan reerqasa haka qabto dabka kusocda
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 сағат бұрын
Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
@ZakarieAbdilatif-np6mi
@ZakarieAbdilatif-np6mi Сағат бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين ولبنان 😢
@Cumaridiriscali
@Cumaridiriscali 2 сағат бұрын
Waxa soo dhawaday burburkii israaiil insha allah alle haburburiyo yuhuuda aamiin aamiin
@hassanjimale7256
@hassanjimale7256 3 сағат бұрын
Quwadda milateri ee gumeystuhu ku xasuuqayo maatada bir mageydada ee Qasa ma ahan mid abadi ah ee waligeed socon doonta ee maalin uun bay dhammaan doontaa, insha Allaah. Markii quwadda gumeystuhu daciifto waxaa sugi wax ka daran waxa ay maanta geysanayaan. Taasi waa hubanti
@waliyocadga9985
@waliyocadga9985 4 сағат бұрын
Marekan iyo Israail hada heshiis marabaan waana maaweelo waxa ay wadaan lakiin inshaalaah markii ay cagaha dhulka la wayaan ayagaa baryootami doona
@caadilcade
@caadilcade 4 сағат бұрын
57 dhimasho Alx Alx Allow Yahuuda dhulka Ku dar
@libaaxliqe7062
@libaaxliqe7062 51 минут бұрын
Allaha ha u ziyaadiyo cudurada nafsiga ee askarta yuhuuda ku dhacaayo iyo isdilka dhexdooda, insha Allah.
@FaisaMahamed-zl4lg
@FaisaMahamed-zl4lg 2 сағат бұрын
ilaahow u siyaadi xanuuno iyo cuduro kuwa duqeeyo falastiin qasa shacabka laayo
@ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
@ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 2 сағат бұрын
Ilaahay ha u gargaarovreer gasa aamiin yaa rabi
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 3 сағат бұрын
Yaarabi Yaarabi ugargaar walaalaheen falastiin Yaarabi
@qanciyeyare8785
@qanciyeyare8785 4 сағат бұрын
Ilaahow guul sii islaamka
@AbdixaafidAbdullahi-n2v
@AbdixaafidAbdullahi-n2v 4 сағат бұрын
Allaahu Akbar guusha islaamkaaleh insha allaah
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 сағат бұрын
Insha allaah
@calibare1641
@calibare1641 56 минут бұрын
allaha xasuuqo yuhuuda.aamiin iyo nisaarada iyo munaafaqiinta illaah aduunka korkiisa iyobednigiisa hakucadaabo cadaakiisaweyn
@mokocisman5386
@mokocisman5386 3 сағат бұрын
أكبر الله أكبر الله
@zahramaow2052
@zahramaow2052 4 сағат бұрын
Israeli waxey kudanbey doonan qaxooti insha Allah muslimiinta guuleysan donan, waxan ilaahey uga barya yuhuuda qaar dhimasho, waali, intaso harteyna laajiyiin qaxooti ku ah daafaha dunida.
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 4 сағат бұрын
Kuwait waa hal xaafad ay iska leheed dowladda Ciraaq , wax awood ah ay leedahay ayaanba jirin , labada Aala Sabaax oo meesha jooga waxii ay sameeynaayaan waa uun wax lagu amraayo .
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 4 сағат бұрын
Anuu kuwada salinorasulka❤scw❤scw❤
@MohamedAmin-op3bq
@MohamedAmin-op3bq 4 сағат бұрын
Muslim is best with war
@ubah_cx
@ubah_cx 4 сағат бұрын
Aniga uk jooge markaste habaare kuwa gaza dila ciyaalka iyo dumarka
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 4 сағат бұрын
Alaahu akbar alaahu akbar
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 4 сағат бұрын
Allaah subxaanahu watacaalaa how gargaaro walaalaheen reer Falastiin
@KhalifHeybe
@KhalifHeybe 4 сағат бұрын
Allhu akbar
@HassanSamatar-vk9th
@HassanSamatar-vk9th 4 сағат бұрын
Wlll nadar soo dhawow
@Farh940
@Farh940 3 сағат бұрын
Mahadsanid nadaaro show yuhuuda allha jabiyo cuqada caruurta reer GAZA baa haysa Washa oo burbura illhay idiin burburi
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 4 сағат бұрын
Asc Nadaara show. habeen wanaaagasan
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 4 сағат бұрын
MAREY KA ILAALINAYAAN OY KUWEIT DILAAYA.ASAGA DOONAYA INUU FADHIYO MAREIKAANKU KOWEIT.
@cabdicali8952
@cabdicali8952 3 сағат бұрын
Allaahu akbar. Illaahay masiibo. Haku salido. Cadawga isa soo bahaystay.
@degaghedi1738
@degaghedi1738 3 сағат бұрын
Allaahu Akbar allaahu Akbar allaahu Akbar illaahow raxmaanoow raxiimoow isreal iyo inta lajirta wax aynan waligood malaynayn oo baasoo dhan ah kurid illaahow raxmaanoow raxiimoow guuleeh Palestine,Gaza lupnaan huuti hasbullaah Iran iyo inta lajirta oon Muslim ka dhibayn Aamiin Aamiin
@HooyoMacaan-i9s
@HooyoMacaan-i9s 4 сағат бұрын
Guul
@YuuMaa-z4j
@YuuMaa-z4j 4 сағат бұрын
Sxbka yuusuf jàwan sthy taliye
@HooyoMacaan-i9s
@HooyoMacaan-i9s 4 сағат бұрын
@@YuuMaa-z4j hhhh ok
@deeqaaden62
@deeqaaden62 4 сағат бұрын
Allah akbar ☝️ma Dad dhaha حسبنا الله ونعم الوكيل miyaa qasaraaya walaleheen Reer falastiin dhibka Allah ha ka❤dulqaado isdilka Duuliyaasha Israel illahay ha u saaidio ayaga io madaxdooda io ciidamada Israel illahay ha hoojiyo Akhiro io Aduun muslimiintana guusha Allah ha siiyo Akhiro io Aduunba Amiin 🤲
@HooyoMacaan-i9s
@HooyoMacaan-i9s 4 сағат бұрын
@@deeqaaden62 aamin walashey
@abdirashiidabdi6729
@abdirashiidabdi6729 4 сағат бұрын
Gaaladii waa yaabanyihin mar Lee sidee uga lug baxnaa arintaan taaganyihiin wlhi dhaqaale ahaan io moral ahaan iyo naf ahaanba waa u jabeen
@safiaissa5917
@safiaissa5917 4 сағат бұрын
Allaah wax ha ku salido ku waa
@maryannur4299
@maryannur4299 4 сағат бұрын
U sadex jibaar 20 7
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 4 сағат бұрын
Ilaahow adiga ayaagagaar leh ilaahowugargaar falastiin iyo lubnaan
@XuseenliverpoolXuseenliverpool
@XuseenliverpoolXuseenliverpool 4 сағат бұрын
Tilapia angatkaa
@SururDayib
@SururDayib 4 сағат бұрын
Allahu akbar
@tvrarisdanguud4980
@tvrarisdanguud4980 3 сағат бұрын
Guul guul guul iyo gobonimo falastiin Qof walba dagaalka ka socoda Gasa mooqafka uu Qof walba oo muslimah kaqaato alle uu arkaa illaahayow hiili aamiin aamiin aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aden3425
@aden3425 12 минут бұрын
Inshaallah falastine guul. Dunida muslimka Inshaallah guul iyo gobanimo dhamastiraan amiin.
@sahramumine3727
@sahramumine3727 Сағат бұрын
ASC Nadaara Shaw Madaaxda muslimiinta ee ku daawanaaya diyaaradaha iyakuna wakhti dhaw ayay isku Wada buuqayaan oon maqli doonaa iyakoo Dabaqyada quruxda badan iska soo Wada tuuraaya . Dawlad umad masaakiina dulmi ku dilaysa umadii Islaamka Sheega-naayayna ay ku daawanayso lakuma saamaxaayo ee Illaahay uu kala xisaab-tami doonaa Isha’Allaah wa bi’idnillaah
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 4 сағат бұрын
Allahu Akbar 😢
@XasanmaxamedCumar-n3y
@XasanmaxamedCumar-n3y 4 сағат бұрын
57 waa 570 askari dad
@MohamedDahiyeMaalimMaalim
@MohamedDahiyeMaalimMaalim 4 сағат бұрын
💪💪💪❤️❤️❤️👏👏👏
@Cabdi231-y7m
@Cabdi231-y7m 4 сағат бұрын
Madhawo.
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 21 МЛН
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 10 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | IRAN | ISRA | HEZBOLLAH
27:28
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 23 М.
DEG DEG : Erdogan Oo Aargutay Dunidana Ka Yaabiyay Iyo Warar Kale
9:08
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Dilkii Yahya Sinwar Kadib Qadiyada Falastiin Siday u Ekaan Doontaa?
58:16
Kaftanka Siyaasada 534 oo aad u xiisa badan
54:21
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 7 М.
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 21 МЛН